-
Content Count
208,731 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Wasaaradda amniga dowled gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntiland ayaa ku dhawaaqday in cid weliba oo ajnabi ah, oo soo galeyso deegaanada uu ka taliyo maamulkooda, gaar ahaan kuwa ka yimaada dalka dibadiisa laga doonayo fiiso. Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil, oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in arrintaan looga dan leeyahay in lagu sugo amniga deegaanada Puntland, waxa uuna intaas ku daray amarkaan inuu samaynayo qof waliba oo Ajnabi ah oo imaanaya deegaanada Puntland. Yuusuf oo arrintaasi ka hadlaya waxaa uu yiri“ Annagu waxa aan ka hadnaynaa waxaa weeye dalka diyaarado laguma soo galo xuduudahana waa laga soo gala, waxyaabo badan ayaa jiro, waa inaan dalka koontaroolnaa amnigiisa iyo caafimaadkiisa waa wax aan xaq u leenahay, waana wax naloo idmaday”. Wasiir ku-xigeenka oo hadalkiisa siiwato ayaa carabka ku dhuftay in dadka Soomaaliyeed aanu quseynin sharcigaan Puntland ay waa jib ku tahay in ay ilaaliso xuduudaheeda“ Umadda Soomaaliyeed, annagu wax dal ku gal ah in ay Puntland ku soo galaan, waxaan kawada hadalnay maahan, Puntland xaq ayeey u leedahay in ay koontaroosho xuduudaheeda”. Dhanka kale, Yuusuf Maxamed Ismaaciil, ayaa ku booriyay dhammaan dowled gobaleedyada dalka ka jira in dadka dibadda ka imaanaya la koontaroolo caafimaadkooda iyo fayaqabkooda. “ Cid waliba oo maamul sheeganeysa , waan ku boorinaynaa in ay dalka xuduudihiisa adkeeyaan, oo wax waliba Soomaaliya khatar ku ah ee ka soo galaya”. Ugu daneyn wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in Puntland aysan aheyn meel qofkii rabo uu iska soo galo ee ay tahay dowled dhisan.“ Meel la iska soo galo ma ahan, waa dowlad madaxweyne leh, national security leh, wadanka inta aan maamulno haddii aan koontaroolno, Soomaaliya inteeda kalena waan u sii gudbinaynaa”. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Nairobi (SMN) – Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday qaab cusub oo lagu xallinayo khilaafka xudduudaha badda ee kala dhaxeeya dalka Soomaaliya. Kenya ayaa sheegtay inuu raadinayo faragalinta Qaramada Midoobay ee xiisadda diblomaasiyadeed ee sii kordhaysa taasoo laga baqdin qabo inay saameym ku yeelato amniga gobolka. Sida laga soo xigtay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya, Monica Juma ayaa sheegtay in dalkeeda uu u qoray warqad Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay oo ku saabsan khilaafka badda ee Soomaaliya. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa la sheegay in uu si rasmi ah ula wadaagay qoraalka Kenya 15-ka xubnood ee Gollaha amaanka, iyadoo lagu soo daray ajandaha uu ka doodayo. “Labo todobaad ka hor, arrinta (muranka badda xudduudaha), ayaa waxaa saxeexay Xoghayaha Guud ee QM maadaama muranka uu khatar ku keeni karo nabadda iyo ammaanka gobolka,” ayay tiri Juma. Bishii Febraayo ee sanadkan, Kenya waxay u yeertay safiirkeeda Soomaaliya, iyada oo sheegtay in ay ka soo horjeesatay Shirkii London, ee lagu soo bandhigay macluumaad la xiriira sahmin lagu sameeyay goobaha shidaalka uu ku jira ee xeebaha Soomaaliya. Sanadkii 2014-kii Soomaaliya ayaa dacwad ku aadan muranka xuduuda badda u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaalada taasoo lagu wado inay dhawaan go’aan kazoo sartay kiiskan. Sannadkii 2017, Soomaaliya waxay ku guuleysatay kiiskii ugu horreeyay ee dacwadda badda ee hortaalla Maxkamadda ICJ. Soomaaliya waxay dooneysaa in maxkamadda ICJ ay go’aamisay muranka badda ee kala dhaxeeya dalka Kenya. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xubnaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka horyimid War-Saxaafadeed ay wasaaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya ka soo saartay arrimaha doorashooyinka ee maamulka Galmudug. Xildhibaan Mahad Salaad oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook ayaa sheegay in warka ka soo baxay wasaaradda uusan laheyn sal sharci ah oo la daliishado. Waxa uu tilmaamay in Galmudug ay leedahay Dastuur gaar ah, madax la doortay iyo maamul lagu heshiiyay. Sidoo kale waxa uu carabka ku dhuftay in dowlad goboleedyada dalka ay xaq u leeyihiin in ay ku dhaqmaan awoodahooda, inta laga gaarayo is waafajinta Dasuurka ay gaarka u leeyihiin iyo kan dowladda dhexe oo uu xusay in ay ku cadahay qodobka 42-aad ee Dastuurka KMG. Mahad Salaad ayaa intaasi ku daray in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda arrimaha gudaha aysan door toos ah iyo mid dadban ku laheyn faragalinta doorashooyinka dowlad goboleedyada hoos yimaada dowladda dhexe ee Soomaaliya. “Wasaaradda arrimaha gudaha ee Xukuumadda Federaalka door toos ah iyo mid dadban midna kuma lahan faragelinta doorashooyinka dowlad goboleedyada, War-Saxaafadeedka xalay saqdii dhaxe ka soo baxayna malahan wax sal sharci ah oo la daliishado” ayuu yiri Xildhibaan Mahad Salaad. Dhankiisa Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray qoraalka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya. Fiqi ayaa marka hore ku tilmaamay warqadda ka soo baxday wasaaradda wax loo yaqaano yac-yacood oo dhexeeya bisayl iyo cayriin, sida uu hadalka u dhigay. Waxa kale uu xusay in aysan u cuskan qodob Dastuuri ah, islamarkaana ay ka gaabiyeen sanad iyo barkii la soo dhaafay khilaafkii ka taagnaa Galmudug. “Warqaddan ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha waa mid hareermarsan dastuurka dalka, sidaas ayayna wax kama jiraan ku tahay, tallaabo kasta oo damaca Farmaajo lagu fuliyana waa uun wax bulshada Galmudug sii kala qaybinaya, oo aan lagu gaari doonin u jeedooyinka gurracan ee laga leeyahay” Ayuu yiri Xildhibaan Fiqi. Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay Galmudug in ay ka tashato madax uu ugu yeeray in ay kala qeybiyeen, iskuna direen mas’uuliyiinta maamulkaasi. Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Nairobi (Caasimada Online)– Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Cabdullaahi Cali Xassan ayaa maanta la kulmay Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Somalia, Danjire Mehmet Yilmiz. Wasiir Eng Abdullahi Ali Hassan iyo safiirka ayaa waxay ka wada hadleen xiriirka dhaqan, dhaqaale ee labada dal ka wada dhaxeeya iyo sidii loo horumarin lahaa ganacsiga iyo maalgashiga warshadeynta. Sidoo kale, waxaa qeyb ka ahaa kulanka isdhaafsiga kheyraadka labada dal iyo sidii loo adkeyn lahaa xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal. Safiirka Turkiga ayaa sidoo kale sheegay muhiimadda heshiiska dhaqaale ee TEPA (TEBA Agreement) kaas oo ah heshiis dhinacyo badan taabanaya sida; Maalgashiga iyo Ganacsiga, heshiiskan ayaa labada waddan ka wada xaajoonayeen soona bilaabmay 2018. Wasiirka ayaa safiirka ku ammaanay dadaalka dheeraadka ah ee uu Turkigu ka wado Somalia, waxaana dhanka kale uu wasiirku ballan qaaday inay halkaas kasii wadayaan xiriirka dhaw ee Wasaaraddu la leedahay dhiggeeda Turkiga. Ugu danbeyntii, Wasiirka ayaa amaanay taageerada dowladda Turkiga, isagoo tusaale usoo qaatay xiligii adkaa ee uu booqashada Muqdisho ku yimid madaxweynaha Turkiga iyo mashaariicda baaxadda leh ee ay ka fuliyeen Somalia, haddana dalka ka wado mashaariic kala duwan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Qatar Charity (QC), with the support of people in Qatar, has inaugurated a mosque in the Somali capital Mogadishu. Source: Hiiraan Online
-
Kismaayo (SMM) – Ciidamada ammaanka ee maamulka Jubbaland ayaa maanta howlgallo ka sameeyay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxa ay Ciidamadu ka fuliyeen xaafado ka tirsan magaaladaasi. Saraakiil ka tirsan kuwa Jubbaland oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in u jeedka baaritaanadan ay ahaayeen kuwa lagu xaqiijinayay amniga Kismaayo. Dhinaca kale wasiirka wasaaradda amniga ee maamulkaasi C/rashiid Nuur Xasan (Janan) ayaa digniin adagay u diray Musharraxiinta ku sugan halkaasi. Wasiir Janan ayaa tilmaamay in aan loo baahneyn in Musharraxiinta ay cadow ka dhigtaan Ciidanka amniga, balse ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo nabad galyada. Dhawaan ayaa la filayaa in doorashada Madaxweyne iyo mida Baarlamaan ee Jubbaland ay ka dhacdo magaalo Xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. View the full article
-
New York (Caasimadda Online) – U Qaabilsanaha Qaramad Midoowbay dhanka oo qaabilsan warbixinnada khaaska ah Agnes Callamard ayaa sheegay in dilkii loo geystay Jamal Khashoggi uu yahay dil ka baxsan sharciga ayna mas’uul ka tahay Dowladda Sacuudi Carabiya. Agnes Callamard oo soo saartay warbixinteedii ugu dambeysay oo ku saabsan Kiiska Jamal ayaa sheegtay inuu yahay dilkaan mid aan sharci aheyn isla markaasna uu xad gudub ku yahay heshiiska Vienna ee xiriirka Safaaradaha. Sidoo kale waxay sheegtay inay Dowladda Sacuudiga gashay dambi kasoo horjeedo mabaadi’da asaasiga ah ee u taal Qaramada midoobay taasoo ah in la ilaaliyo Xuriyadda hadalka iska dhaaf inuu qofka ku muteysto hadalkiisa in la dilo. Warbixinta ayaa lagu sheegay in la helay caddeymo macquul ah oo laga dalbaday Sacuudiga inay soo xaqiijiso waxaana lala wadaagay dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salman. Waxaa jira caddaymo loo qaateen ah oo muujinaya in Amiirka leh dhaxalka boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo masuuliyiin kale oo sarsare kuwaas oo shaqsiyaad ahaan loogu qabsan karo dilkii wariye Jamaal Khashoqji, sida ay sheegeen khabiir ka tirsan Qaramada Midoobay. Callamard ayaa soo jeedisay in Sacuudiga ay dilkii Jamal Khashoggi ku muteystaan cunu qabateyn la saaro dhaxal sugaha Sacuudiga iyo Hantidiisa gaarka ah ee taalo Dibadda. Warbixinta ayaa dowladda Sacuudiga ku eedeysay inaysan daacad ka aheyn in baaritaan dhab ah lagu sameeyo dilkii Jamal isla markaasna aysan diyaar u aheyn inay Saraakiisha Turkiga kala shaqeyso sidii loo gaari lahaa natiijo kama dambeys ah. Warbixintaa ayaa lagu sheegay in maxkamadeynta Sucuudiga ee eedeysanayaasha dilkii Jamal aan loo marin shuruucdyada iyo nidaamyada dambiyada iyadoo aysan jirin cid loo soo jeediyey qorsheynta iyo fulinta dilkii Khashoggi. Warbixinta ayaa sidoo kale Dowladaha adduunka looga codsaday inay Maxkamadda Dambiyada adduunka ka dalbadaan inay qaado kiiska Jamal oo ay Warbixinta ku tilmaamtay inuu yahay mid Caalami ah. Ugu dambeyntii warbixinta ayaa Sirdoonka Maraykanka ee FBI ugu baaqday inay furto galka baaritaanka dilkii loo geystay Jamal ayna dacwad oogista ka bilowdo gudaha Mareykanka.
-
Puntland oo shaacisay in Viso lagu soo galayo deegaanadeeda
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Garowe (SMN) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in Viso lagu soo gali doono haatan wixi ka dambeeya deegaanada maamulkaas. Wasiir ku xigeenka ayaa shaaciyay in la qaban doono cid kasta oo Viso la’aan ku soo gasha gudaha Puntland, islamarkaana sharciga lala tiigsan doono. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ay ka hortagi doonaAn tahriibka sharci darrada ah iyo kooxaha ka shaqeeya. Muddooyinkii la soo dhaafay deegaannada Puntland ayaa waxaa ku soo badanayay tahriibayaasha ka imaanaya koonfurta Soomaaliya iyo gudaha dalka Ethiopia kuwaasi oo inta badan uga sii gudbaya dhinaca dalalka Yemen. Hadalkan ka soo baxay Puntland oo ah maamul hoostaga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dad badan la yaab ku noqday, iyada oo la’is weydiinayo, sida uu ku dhaqan gali karo go’aankaasi. View the full article -
Muqdisho (SMN):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/06/Warka-Duhur-19062019.mp3 View the full article
-
Kampala (Caasimada Online) – Dowladda Uganda ayaa faah faahin dheeri ah ka bixisay sarkaal ka tirsanaa Ciidamadeeda oo dhawaan isku dilay magaalada Muqdisho, kadib markii uu toogtay Askari kale oo ay Saaxibo ahaayeen. Richard Karemire afhayeenka ciidamada difaaca Uganda oo la hadlay shabakadda wararka ee Edge.ug ayaa sheegay falkaasi todobaadkan gudihiisa uu ka dhacay xarun ciidamada AMISOM ay ku leeyhiin gudaha magaalada Muqdisho. Afhayeenka ayaa tilmaamay in sarkaalka is dilay lagu magacaabi jiray Edward Ssebagala, sidoo kalena askariga uu dhawaacay oo Haweeney ah lagu magacaabo Jackie Nabifo Sidoo kale Mr Karemire ayaa tacsi u diray Ehellada sarkaalka is toogtay, halka uu caafimaad deg deg ah u rajeeysay Haweenyeda dhaawaca ah oo ka mid aheyd ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya. Ma shaacin afhayeenka ciidamada difaaca Uganda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dhacdadan, balse waxaa uu xusay in uu jiray xiriir ka dhexeeyay askartaasi. Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa soo badanayay dilalka ay dhexdooda isu geysanayaan ciidamada ka socda dalalka Midowga Africa, iyadoo bishii la soo dhaafay ee May Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho lagu dilay 4 ka tirsanaa ciidamada AMISOM, kadib uu iska hor imaad ku dhexmaray gudaha Xeradaasi. Caasimada Online Xafiiska Nairobi caasimada@live.com
-
The Ministry of Foreign Affairs condemned Tuesday the terrorist attack that hit central Mogadishu and killed ten people and injured several, according to a statement released by the ministry. The attack targeted a security checkpoint in front of the Somali Parliament and the main road to the airport. Egypt extended the sincerest condolences to the families of the victims and wished the injured a speedy recovery, stressing that the Egyptian people and government stand by the people and government of Somalia against terrorism. The statement also highlighted Egypt’s support of the efforts to rebuild the Somali state institutions and regain security and stability across the country. Kenyan officials also announced on Saturday that at least 10 policemen were killed when their bus collided with an improvised explosive device in the province of Wajir near the Somali border. According to ABC American news, the policemen were clashing with a gunman who kidnapped a number of policemen. View the full article
-
The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) has called on world leaders at the on-going 108th session of the International Labour Conference (ILC) in Geneva to support Somalia’s efforts to tackle unemployment if peace and stability must be attained. Dozens of world leaders and more than 5000 delegates of governments, trade unions and employers are attending the International Labour Conference, which marks the 100th anniversary of the ILO. The two-week Conference has a strong focus on the future of work, but also on violence and harassment at the workplace. Addressing the centenary conference at the United Nation Headquarters in Geneva, General Secretary of FESTU Omar Faruk Osman lamented the poor working condition of Somali workers, saying that the situation of the working poor in Somalia continues to deteriorate, creating room for young people to engage in violent activities. The trade unionist observed that appalling levels of unemployment and lack of decent work for youth are a root cause of instability in the Horn of Africa country, with a call for urgent solutions to the problem. Speaking at Monday’s plenary session of the Conference, which runs from June 10 to 21, Mr Osman said “we view unemployment as a major hurdle in realizing lasting peace, stability and development in Somalia. Youth empowerment and women emancipation programmes will definitely act as catalysts for social change in our country”. Osman, who was responding to the report of the ILO Director-General, concurred with the report that there is a need to emphasize more the advancement of the World of Work Initiatives and the need to focus on the historically neglected issue of gender equality. “Recently, we observed a microscope focusing on two issues affecting women at work, namely, problems of harassment and violence,”. The FESTU General Secretary stated that the goal of equality, justice and progress is still far from being achieved and remains unclear, stressing that ILO delegates needed to put much effort in negotiating and adopting an International Labour Standard that is indispensable of laying a solid legal basis to guide the fight against violence and harassment at the workplace. “Suffice it to say that the agenda item – violence and harassment in the world of work – is very important to us, both as a trade union movement and in the broader context of our country which has experienced years of ruinous and bloody violence at unacceptable levels.” “Every year, hundreds of Somali workers, especially women, die as a result of workplace violence. Therefore, allowing harassment and violence in the workplace without a solution is not only costly but totally unacceptable,” added Osman. On the national situation, Osman said since the last ILC, Somalia has taken concrete steps to foster inclusion, social dialogue and tripartism in policy formulation and implementation. “We need to maintain and sustain this positive development to promote a culture of respect for democracy, good governance and social justice in Somalia,” he noted. “Economic and development plans can only make meaning if there are decent work and respect for the principles of tripartism and social dialogue,” he further observed. Osman stressed the fundamental principles of the ILO remain unassailable and must be applied in Somalia effectively. “This means that labour is not a commodity; that freedoms of expression and association are essential to sustained progress in our country; and that poverty, anywhere, constitutes a danger to prosperity everywhere,” Osman declared. END View the full article
-
Jawaab tii ugu horeysay oo ay bixiso dowlad goboleedka Galmudug ayey ku sheegeen in ay sharci-darro tahay qoraalka wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah ee la xiriira doorashada Galmudug. Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ay diyaarinayaan jawaab ka dhan qoraalka sharci-darrada ah ee dowladda federaalka ah ka soo saartay doorashada maamulka. Dhankiisa, Cabdiraxmaan Cali Ciise oo ka tirsan xildhibaannada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo isna la hadlay Goobjoog News ayaa sharc-darro ku tilmaamay qoraalka wasaaradda, isaga oo intaasi raaciyey iney ka hor imaaneyso dastuurka Galmudug iyo midka KMG ah ee Soomaaliya. “Warqadaas waa sharci-darro, waxaa ay ka hor imaaneysaa dastuurka Galmudug iyo midka Soomaaliya, waxaa ay daba socotaa faragelinta ay dowladda federaalka ah ku heyso arrimaha Galmudug, waana waxba kama jiraan”. Xildhibaan Cabdiraxmaan Ciise oo sii-hadlaya waxaa uu yiri “ Qoraalka wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah waxaa uu ka hor imaanayaa oo kale heshiiskii Djibouti ee Galmudug iyo Ahlu-sunna, midnimada iyo wadajirka maamulka, waana kala qeybin aad looga xumaado”. Ugu dameyntii, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Ciise ayaa sheegay in aaney wax saameyn ku yeelaneyn qoraalkaas howlaha dowlad goboleedka “Arrinkaas wax saameyn ah kuma yeelan-doonto howlihii iyo shaqadii u socotay dowlad goboleedka Galmudug”. Yaa Ka Hadlay: Xildhibaan Saabir Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Warqadda DF ee Galmudug, Kana Hadlay Xalka iyo Doorashada Xildhibaan Mahad Salaad Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Doorashada Ay DF Rabto Iney Ka Dhacdo Galmudug Sii Akhri: Qoraalka wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Doorashada Galmudug: Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Xildhibaan Saabir Shuuriye oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, oo deegaan doorashadooduna tahay Galmudug ayaa sharci-darro ku tilmaamay qoraal ay soo saartay wasaadaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah oo la xiriiray doorasho ka dhacdo dowlad goboleedka Galmudug. Xildhibaan Shuuriye oo la hadlay Goobjoog News ayaa waxaa uu yiri” Waa go’aan aan dastuurka heer federal iyo mid Galmudug waafaqasaneen, laguna kala qaybinayo bulshada reer Galmudug ee ma aha war xal iyo isku soo dhawaansho keenaya”. Xildhibaan Saabir ayaan sidoo kale weydiinney iney dhici karto doorasho, isaga oo ka jawaabaya waxaa uu yiri “Waxaan is leeyahay iney dhacayso doorasho laakin dib u heshiisiin iyo is afgarad siyaasadeed ayaa ka horeeya, si xoog ah kuma dhici karto doorasho”. Ugu dambeyntii, waxaa uu xildhibaan Saabir Shuuriye wax ka dhahay sida uu xalka ku jiro “ Waxaan u arkaa in siyaasiyiinta ka soo jeeda Galmudug ay masuuliyadda qaataan, iskuna keenaan bulshada la kala geeyay, deegaanka tagaan dib u heshiinta dhab ah qabtaan, oo ay process galiyaan sidii ay ku qabsoomi lahayd doorasho loo dhan yahay, kana madaxbannaan faragalinta Nabad iyo Nolol” isaga oo sii raaciyey “Lakin wax dhici kara 4-ta July ee wasaaraddu sheegtay suuragal ma ahan ee waa war iska dhalanteed ah oo xalay 2pm la iska soo tuuray”. Arrintan xildhibaanka waxaa ay imaaneysaa kadib markii wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka ay xalay saqdii dhexe soo saartay qoraal ku aadan doorasho ka dhaceysa Galmudug, iyada oo ku baaqday in la qabto xilligii loogu talo-galay. Wasaaraddu waxaa ay sheegtay muddada xilheynta madaxda Galmudug ay ku egtahay 4-ta July ee sanadkan, isla markaana loo baahanyah in la qabto shirweyne arrimaha looga tashto. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Garoowe (Caasimada Online) – Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan ogolaan doonin in cid dambe ay Visa la’aan ku soo gasho gudaha Puntland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga iyo Puntland, Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay warbaahinta dowladda (PLTV) ayaa shaaciyay in la qaban doono cid kasta oo fiiso la’aan ku soo gasha gudaha Puntland islamarkaana sharciga lala tiigsan doono. “Dalkan Puntland waxaa lagu soo geli karaa waa fiiso,cid kasta oo tahriib iyo sharci –darro ku soo gasha dalka Puntland waa la qabanayaa maxkamad baana la horkeenayaa” ayuu yiri wasiir ku xigeenka Amniga Puntland. Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmaya xilli degaannada Puntland ay ku soo badanayan tahriibayaasha ka imaanaya koonfurta Soomaaliya iyo gudaha dalka Ethiopia kuwaasi oo qaarkood u sii gudbaan dhinaca dalalka Carabta. Puntland ayaa ah dowlad goboleedkii ugu horeeyay ee ku dhawaaqay go’aan ah in deegaanadeeda lagu soo galayo Fiiso,waxaana dalka ka jira marka laga reebo Iyada 4 Maamul Goboleed oo kale iyo maamulka Somaliland. Halkan hoose ka daawo hadalka wasiirka https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/06/AAAAAA.mp3Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
The Minister of Education and Higher Education in the Somali state of Puntland Abdullah Mohammed Hassan opened the Dar es Salaam Primary School, which was built by Qatar Charity in the city of Garowe, the capital of Puntland.Th e 400-sqm school has many classrooms and rooms for the principal and teachers and is expected to benefit 400 students. The project aims at supporting education in Somalia, contributing to increasing the literacy rate, improving education facilities, and creating generations capable of participating in the development of the country. At the inauguration ceremony, Minister Abdullah Mohammed Hassan expressed his great pleasure in opening the first school since taking office a month ago. He also pointed out that the Ministry of Education and Higher Education would move forward to strengthen its partnership and cooperation with charitable organizations, including Qatar Charity, for the improvement of education. For his part, Mr. Abdel Taher Abshar, director of the Dar es Salaam Primary School, applauded Qatar Charity for their continuous efforts to contribute to providing an appropriate educational environment and improving the level of academic performance of students. He also noted the humanitarian role of Qatar Charity in Somalia through its office in Mogadishu in the areas of relief and development, especially education, in addition to sponsoring orphans, students and teachers. It is worth mentioning that Qatar Charity has completed several multi-service projects in Somalia, including a center opened in 2017, which has a school consisting of several classrooms. In the same year, a specialized agricultural school was opened in Afgooye, a town in the southwestern Somalia Lower Shabelle region of Somalia, which is the first of its kind in the region. View the full article
-
Somali Federal Government has called upon Galmudug regional state administration leadership to conduct elections on it stipulated timetable. A press statement from the Ministry of Interior urged President Ahmed Gelle Haaf administration to coordinate free, fair and peaceful election process before 4th July this 2019. “The Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation of the Federal Republic calls upon the leadership of Galmudug administration to conduct the elections on time to ensure transparent elections that strengthen the democratic process and leads to healthy competition.” A statement from the Ministry said. The press statement further called for a reconciliation meeting for various interest groups from the federal member state to resolve their differences. “Putting into consideration the significance of consultation and unity of Galmudug state, the Ministry of Interior calls for a reconciliation meeting that brings together the elites and traditional leaders from the region to resolve the standoff in the state.” Galmudug regional state administration has earlier this month announced to halt all working cooperation with the Federal government in Mogadishu citing constant interference in its internal affairs by the Presidency View the full article
-
(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Ganafka Ku Dhuftay Codsi Uga Yimid Guddida Doorashooyinka Somaliland, Codsiga ka yimid guddida doorashooyinka ayaa la xidhiidhay martiqaad ay u direen xisbiyada siyaasadda, golaha wakiillada, wasaaradda arrimaha gudaha, ururada bulshada iyo daneeyayaasha kale ee doorashooyinka iyaga oo ku wargeliyey inay ka soo qayb galaan munaasibad lagu soo bandhigayo tayeyn lagu sameeyey hanaanka farsamo ee diwaan-gelinta codbixiyayaasha doorashooyinka. Halkan hoose ka akhriso warqado ay is dhaafsadeen guddiga doorashooyinka iyo xisbiga WADDANI Source