Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    209,056
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. When the racist chant began Wednesday night — “Send her back! Send her back!” — President Trump paused to let the white-supremacist anger he had stoked wash over him. George Wallace would have been so proud. Source: Hiiraan Online
  2. Kismaayo (Caasimada Online) – Qaar ka mid ah Musharraxiinta Jubbaland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubbada Hoose ayaa shaaciyey inay kalsoonidii kala laabteen guddiga doorashada maamulkaasi. Musharraxiintan ayaa tilmaamay in xubnaha guddiga ay garab u yihiin Axmed Madoobe, islamarkaana ay u Ololeynayaan, sida ay hadalka u dhigeen. Sidoo kale waxa ay ku eedeeyeen inay hareer mareen habraaca doorashada dowlad goboleedka Jubbaland, iyaga oo sheegay in waajib ay aheyd in korjoogto ka noqdaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka. “Kalsoonidii waan kala laabanay guddiga doorashada Jubbaland, haddii doorasho dhacdo natiijadii ka soo baxdo ma aqbali doono.” Ayuu yiri Cabdiraxmaan Daqare oo ka mid ah Musharixiinta isbeddel doonka ah. Arrintan ayaa ku soo aadeysa, xilli shalay guddiga doorashooyinku ay soo saareen shuruudo adag oo la hordhigay Musharraxiinta sanadkan u tartamaysa hoggaanka sare ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Isdiiwaan gelinta ayaana shalay si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Kismaayo, taas oo ku eeg beri oo Sabti ah taariikhduna ay tahay 20-07-2019-ka. Halkaan ka daawo Fadeexad culus oo lagu eedeeyey Farmaajo Caasimada Online Xafiiska Kismaayo Caasimada@live.com
  3. As the NBA renews its multi-million dollar push into the African sports market – launching a new league on the continent, hosting US teams in flagship South African fixtures and setting up training academies and youth programmes – local stars such as Embiid offer an unparalleled opportunity to win over new fans and boost the commercial potential of the brand. Source: Hiiraan Online
  4. Over the last two decades, the levels of trade and investment between China and Africa have increased significantly. Source: Hiiraan Online
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Sarreeye gaas Cabdi Xasan Maxamed oo ah ku simaha taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xubno isugu jira Dhaqaatiir iyo Kalkaaliyaal Caafimaad oo la Dalacsiiyey u xiray darajada Sarkaalnimo. Saraakishan la Dalacsiiyey oo gaaraya illaa 83 xubnood ayaa dhawaan ku soo biiray ciidanka Xoogga Soomaaliyeed. Taliyaha ciidanka Dhulka S/Guuto Odowaa Yuusuf Raage oo munaasabad loo qabtay saraakiishan ka hadlay ayaa u sheegay Dhaqaatiirta iyo Kalkaaliyaasha Caafimaad in ay aqoontooda wax ugu qabtaan Ciidanka dowladda Soomaaliya. Dhankiisa ku simaha taliyaha ciidanka Xoogga dlka, Ahna taliye ku xigeenka S/gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa kula dardaarmay xubnaha darajada la siiyey in ay u diyaar garoobaan shaqo adag, maadaama uu ciidanka Xoogga dalku ku jiro dagaal ka dhan ah Al-Shabaab. Saraakiisha la Dalacsiiyey oo dhalinyaro u badan ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaqo bilaabay bishii December ee sanadkii hore 2018-kii. Habeen hore ayey aheyd markii Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) uu Dalacsiiyey saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Somaaliyeed, gaar ahaan kuwa ka howlgala gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Halkaan ka daawo Fadeexad culus oo lagu eedeeyey Farmaajo Halkan hoose ka daawo Sawirrada: Halkaan ka daawo Jubbaland oo burbur qarka u saaran iyo nashqadii Shabaab u fududeysay Qaraxii Kismaayo Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  6. A newly elected member of the European Parliament has made his mark with a searing criticism of far-right Italian politician Matteo Salvini. Source: Hiiraan Online
  7. Minnesota U.S. Rep. Ilhan Omar returned to a joyous welcome in her home district Thursday, following a string of racist remarks President Trump and his supporters aimed at Omar and three members of Congress — all women of color. Source: Hiiraan Online
  8. Almost one week after Hodan Nalayeh’s untimely death, friends and family gathered for a celebration of life remembering the former Toronto journalist. Source: Hiiraan Online
  9. Garowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa amar culus dul dhigay golaha wasiirada maamulkaasi, kadib shir ay ku yeesheen magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal. Deni ayaa faray dhammaan wasiiradiisa inay fuliyaan wareegto uu shalay soo saaray oo la xariirtay in aan la deegaameysan dhul daaqsimeedka Dooxooyinka Waw iyo Bixin. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in marnaba aan la ogolaan doonin in la dego ama la dhisto dhul daaqsimeedyada ku yaallada deegaanada dowlad goboleedka Puntland. Madaxweynae Deni ayaa xusay in tallaaabo adag oo sharciga waafaqsan laga qadi ciddii lagu arko. Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay shacabka in ay fuliyaan amarkan, islamarkaana ay ka shaqeeyaan horumarka deegaankooda, Puntland oo ah maamulkii ugu horreeyey ee ka aas aasmay dalka ayaa waxaa muddada ay jirtay ay ku tallaabsatay horumar ballaaran oo la taaban karo. Halkaan ka daawo Fadeexad culus oo lagu eedeeyey Farmaajo Halkan hoose ka aqriso: Caasimada Online Xafiiska Garowe Caasimada@live.com
  10. Muqdisho (SMN) – Guddiga Owqaafta, Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Aqalka Sare baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku bogaadiyey Wasaarada Awqaafta xukuumadda federaalka sida ay Xujeyda ugu fududeeyeen in ay visaha ka helaan dalka. Shariif Sheekhunaa Maye, gudoomiyaha guddigaasi ayaa wax lagu farxo iyo talaabo taariikhi ah ku tilmaamay, isaga oo kaga mahad-celiyey mas’uuliyiinta Wasaarada dadaalka ay u galaan hirgelinta talaabadaasi. Dhankiisa, ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa soo dhaweeyay arrintan, isaga oo xusay in ay qayb ka tahay qorshaha xukuumada ee adeegyada loogu soo dhaweynayo bulshadda Soomaaliyeed. Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan 2019 xaadireysa gudashada mid kamid ah tiirarka Diinta suuban ee Islaam-ka ayaa waxay tiradoodu gaareysaa in ka badan 10-kun, taasi oo ka badan tiradii sanadkii hore oo ahayd ku dhowaad Shan kun. View the full article
  11. Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay markab labaatan kun oo ari ah siday oo dekadda Berbera ka shiraacday kuna xayirnaa dekadda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga laga soo billaabo july 11, 2019. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay dowladda Sucuudiga xariir kala sameysay markabka xoolaha siday hase yeeshee ay caddaatay in markabka loo xayiray in uusan soo buuxin heshiisyadii dhoofinta xoolaha ee ay labada dowladood horay u kala saxiixdeen. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay in DFS ay Sucuudiga kala hadashay in markabkaan arrintiisa si gaar ah loo xalliyo oo aan lagu xirin heshiisyadii si loogu daneeyo ganacsatada Soomaaliyeed, hase yeeshee heshiisyadii hore ee labada dowladood wada galeen ay sidoodii ahaadaan oo la wada ilaaliyo. Dowladda Sucuudiga ayaa kadib codsiga dowladda Soomaaliya ogolaatay in markabka ariga laga dejiyo si loogu iibiyo suuqyada xoolaha dalka Sucuudiga, waxaana caawa markabkii laga dejiyay dhammaan arigii saarnaa. View the full article
  12. Yabsira Tadesse had no trouble getting a new SIM card when he popped into an Ethio Telecom store in northern Addis Ababa the other day. He still thinks it’s terrible that the state-owned behemoth is the only option for phone and internet users in a country of 100 million. Source: Hiiraan Online
  13. Muqdisho (SMN) – Ku simaha taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/gaas; Cabdi Xasan Maxamed, ayaa Shalay garaadda siiyay 83 xubnood oo isugu jira Dhaqaatiir iyo Kalkaaliyaal Caafimaad. Dhaqaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha caafimaad ee la siiyay darajooyinka Sarkaalnimo ayaa waxay dhowaan kusoo biireen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xooga Dalka, S/Guuto; Odowaa Yuusuf Raage ayaa u sheegay Dhaqaatiirta iyo Kalkaaliyaasha Caafimaad in ay aqoontooda wax ugu qabtaan Ciidanka. Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka S/gaas; Cabdi Xasan Maxamed, ayaa kula dardaarmay Xubnaha darajada la siiyay in ay u diyaargaroobaan Shaqo adag maaddaama uu Ciidanka Xoogga Dalku ku jiro Dagaal. Bishii December ee Sanadkii Tagay ayey ahayd markii ugu horreysey ee ay si rasmi ah u shaqo billaabeen kooxdan ka kooban Dhaqaatiitar iyo Kalkaaliyaasha Caafimaadka. View the full article
  14. Boosaaso (Caasimadd Online) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xarig Khamiistii Shalay magaalada Boosaaso loogu geystay Saddex shaqsi oo Caan ka ah gobolka Bari, kuwaasoo ku howlanaa dhismaha wado ku taala xarunta ganacsiga Puntland. Sida wararku sheegayaan xariga ragan waxaa amray madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni, iyadoo loo heysto iney ka dhego fureysteen amar ka soo baxay madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Xubnaha la xiray ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay; Nabadoon Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax, Gudoomiyaha Amal Bank Boosaaso, Maxamed Faahiye iyo Injineer Maxamuud Maxamed Maalfo. Ilo wareedyo lagu Kalsoonaan karo, ayaa Warbaahinta u sheegay in talaabada lagu xiray xubnahan ay timid ka gadaal markii ay qabteen lacag dhan 150-kun oo dollar kana timid dowladda federaalka, taasi oo ay Puntland dooneysay in ay maamusho. Deni, ayaa mas’uuliyiintan amray in Xukuumada Soomaaliya ay dib ugu celiyaan lacagtaas, balse waa ay iska diideen, iyagoo ku andacoonayay in khilaafka labada dhinac aaney waxba ka quseyn u adeegida Bulshada. Halkaan ka daawo Axmed Madoobe oo afduubtay Doorashada Jubbaland Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  15. Hargeysa (SMN) – Maamulka Somaliland ayaa ka hor-yimid guddi uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay wada hadalada maamulkaasi iyo dowladda federaalka ah. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa sidoo kale ku eedeeyay xukuumada federaalka in ay kala kulmaan cadaadis. Sidda ku cad bayaanka, cadaadiska ayaa isugu jira dhinacyaddal; dhaqaalaha, siyaasadda iyo waliba dhanka diblumaasiyadda. Dhanka kale, wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa Nicolás Berlanga Martínez ayaa shalay tagay Hargeysa. Martínez iyo Biixi ayaa kawada hadlay arrimo ay kamid yihiin wada xaajoodyadda maamulkaasi iyo dowladda dhexe. Sikastaba ha ahaatee, wada hadaladda Somaliland iyo dowlada federaalka ayaa waxay hakad ku jiraan tan iyo sanadkii 2014-kii. View the full article
  16. A UK parliamentary report has severely criticised the way the British government treats visa applicants from Africa. Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (SMN) – Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulanka toddobaadlaha ah ee golaha. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay kulanka oo looga dooday Xeeraka marista waddooyinka iyo siyaasadda daryeelka bulshada. Shirka Golaha ayaa sidoo kale looga hadlay amniga guud iyo xoreynta deegaannada ay Al-Shabaab uga sugan yihiin gobolada dalka. Ciidamada xoogga ayaa mudooyinkii dambe waday howlgalo ay dib ula wareegayaan tuulooyin ay kooxdaasi gacanta ku haysay. View the full article
  18. Muqdisho (SMN) – Dhageysteyaasheena ku xiran website-ka waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Subax-19072019.mp3 View the full article
  19. CAPE TOWN (Reuters) - South African soldiers were deployed to gang-ridden Cape Town suburbs on Thursday to help quell escalating violence that has killed hundreds this year and that officials have likened to a war zone, a Reuters cameraman and community activists said. Source: Hiiraan Online
  20. Hassan Ghedi Santur’s novel The Youth of God is a heart-stopping story that traces the life of Nuur, a teenager growing up in a Somali neighbourhood of Toronto. This is also a story about Mr. Ilmi, Nuur’s kind-hearted teacher, who has experienced a sense of displacement from his own faith and culture. Source: Hiiraan Online
  21. Former South African President Jacob Zuma has spent three days testifying at a corruption inquiry that looks into numerous allegations of cronyism and undue influence on state organs during his time in office. But observers wonder whether Zuma is bringing answers to light, or just raising more questions. Source: Hiiraan Online
  22. UNITED NATIONS (Reuters) - United Nations aid chief Mark Lowcock called out Saudi Arabia and the United Arab Emirates on Thursday for only paying a “modest proportion” of the hundreds of millions of dollars they pledged five months ago to a humanitarian appeal for Yemen. Source: Hiiraan Online
  23. Baidoa – One hundred twenty-six former Al-Shabaab combatants today graduated from the Baidoa Rehabilitation Centre in Somalia’s South West State after completing an intensive rehabilitation programme. Source: Hiiraan Online
  24. ADDIS ABABA: Protes­ters set tyres alight and lobbed stones at security forces on Thursday in the Ethiopian city of Hawassa, where residents are demanding the creation of their own federal state. Source: Hiiraan Online