Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    209,267
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. President Donald Trump is taking his battle with progressive congresswomen to a new level, telling advisers he believes Israel should ban two Democrats from entry, Axios and other media report. Source: Hiiraan Online
  2. Abdilahi Elmi is set to be deported on Aug. 21 but supporters say government failed to secure citizenship Source: Hiiraan Online
  3. Attack took place on al-Shabaab positions near town of Awdhegle in Lower Shabelle region Source: Hiiraan Online
  4. Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa hogaaminaya qorshe xooggan oo dalkiisa uu ku doonayo inuu ku helo xubin ka mid ah 10-ka dal ee aan joogtada ahayn ee 15-ka dal ee Golaha Ammaanka QM. Kenya ayaa dooneysa inay xubunnimada Golaha Ammaanka u adeegstao fursad ay golaha uga dhaadhiciso inay taageeraan mowqifkeeda ku aadan in wada-hadal lagu dhameeyo muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya, islamarkaana Soomaaliya ay ka laabato kiiska horyaalla Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ). Haddii Kenya ay ka mid noqoto 10-ka dal ee aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka, ma heli doonto awood ay uga codeyso arrimaha muhiimka ah sida amniga, hase yeshee ka mid ahaanshaha golaha ayaa u saamixi doono fursad ay taageero ku raadsato, islamarkaana qiil ugu hesho in laga laabto kiiska maxkamadda. Tusaale, Golaha Ammaanka, ayaa haddii Kenya ay ku dhaadhiciso in muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya uu halis ku yahay nabadda iyo ammaanka caalamka, wuxuu labada dal ku boorin karaa inay wada-hadlaan, taasi oo ah waxa Kenya ay dooneyso. Si kastaba, dadaalka Kenya ayaa waxaa fashilanaya hal arrin oo ah, waqtiga oo aad ugu gaaban Kenya. Xubinnimada Kenya ayaa waxaa loo codeyn doonaa marka Golaha Ammaanka uu codka qaado bisha June ee sanadda 2020, waxaana haddii Kenya ay ku guuleysato ay kursiga ku fadhin doontaa inta u dhaxeysa January ilaa December 2021. Dhinaca kale, dacwadda Kenya iyo Soomaaliya, ayaa waxaa mar kale ay maxkamadda ICJ dhageysan doontaa inta u dhaxeysa 9-ka ilaa 13-ka September ee 2019, waxaana la filayaa in go’aanka maxkamadda lagu dhowaaqyo sanadka 2020 dhexdiisa. Sidaas darteed, xitaa haddii Kenya ay hesho xubinnimada Golaha Ammaanka, waxay u badan tahay inay kusoo aado mar go’aanka ICJ la gaaray. Waa suurta-gal in go’aanka ICJ u dhaco ilaa sanadda 2021, balse uma badna sidaas. Waa taas sababta Kenya ay mar isugu dayday in ayada oo soo mareysa Itoobiya ay Soomaaliya ka codsato inaa hal sano la hakiyo kiiska, lana wada-hadlo, taasi oo Soomaaliya ay diiday. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Geeridii Duqii magaalada Muqdisho iyo guddoomiyihii gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisoow kadib, markii laga gudbay tacsidii qarameed waxaa soo baxay murashaxiin fara badan oo xilkan u taagan. Seddax ka mid ah waxay kasoo jeedaan beesha Da’auud oo xilkaasi doonaya in ay hantaan, hase ahaatee mid walba uu dhinac u ordaayo, siyaasiyiin beesha ahna taageerayaan. Warar hoose oo Caasimada Online heshay ayaa xaqiijinaaya in sedax murashax oo ku heyb ah Eng. Yariisoow Allaha u raxmadee balse kala jufo ah inay xilkaasi xusul duub ugu jiraan, kuwaasi oo beesha Daa’uud ee ay ka dhasheen ka dhex abuuray loolan adag iyo in mid walba jufadiisa dhinac u orodo. Seddaxda murashax ee xilkaasi u hanqal taagaya ee kala ah AVV. Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhegeey) oo ahaa guddoomiyihii guddigii doorashada baarlamaanka xiligaan haddana ah La-taliyaha ra’iisul wasaaraha ee dhinaca sharciga isla markaana ah aqoonyahan dhinaca sharciga bartay waaya aragna ah. Cumar C/llaahi Xasan, qurba joog soo noqday Guddoomiyihii degmada Wadajir, balse xilkaasi laga qaaday, iyo Cali Gacal oo Agaasimaha Gaadiidka cirka iyo dhulka. Dhamaantood waxay kasoo wada jeedaan beesha uu ka dhashay Marxuun Yariisoow. Kulamo gaar gaar ah oo lagu mideynayay murashaxiintaasi ayaa guuldareystay kadib markii waxgaradka beesha ay ka dhasheen ay soo jeediyeen in ay haboon tahay in hal murashax lagu midoobo, xooggana la isla saaro si loogu guuleysto murashaxiinta kale ee xilkaan dooneysa in loo magacaabo. Tafaraaruqa iyo midnimo la’aanta in hal murashax ay isku raacaan ayaa noqotay mid niyad jab ku riday waxgaradka beesha, oo uu ugu horeeyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaa tacsida Eng. Yariisoow ee madaxda dowladda iyo bulshada Soomaaliyeed ugu imaanayeen. Hase ahaatee, waxaa socda dadaalo lagu mideynayo murashaxiintaasi, inkastoo beesha ay dooneyso in xoogga la saaro aqoonyahanka rug caddaaga ah ee Abuukaate Cumar Dhegeey oo ay u arkaan inuu mudan yahay in xilkaasi qabto, halka Cali Gacal loo sheegay inuu xilkiisa agaasinimo dhuuqsado, Cumar C/laahi Xasan isna horay loo soo tijaabiyay oo uusan madaxda dowladda qaarkood taageero ka heysan, sababta xilka guddoomiye degmo looga qaadayna ay meesha ku jirto. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Xeer ilaalinta Soomaaliya ayaa fasaxday ugu yaraan 8 qof oo masuuliyiin ah, kuwaas oo ku eedeesnaa dembiyo isugu jira Dil wadareed iyo Barakicin dadweyne. Dadkaan ayaa dhamaantood ah masuuliyiin Xilal ka haya maamulka Jubbaland saameen siyaasadeed iyo mid amni oo oculus-na ku leh degaanada Maamulkaasi, gaar ahaan Gobalka Gedo. Xubnahaan ayaa waxaa kamid ah Wasiirka amniga ee maamulka Jubbaland, Taliyaha Ciidamada NISA ee maamulka Jubbaland u qaabilsan Gobalka Gedo, Guddoomiyihii hore ee degmada Beladxaawo, masuul katirsan qaybta amniga ee degmada Doolow iyo dhowr qof oo kale. Liiska dadkaan ayaa waxaa loo gudbiyay hey’adaha u dooda Xuquuqda Bini-aadamka iyo Qaramada Midoobay, sida ay noo sheegeen masuuliyiin katirsan hey’ad maxalli ah oo Gobalka ka shaqeysa. Masuuliyiintaan ku eedeysan tacadiyada ka dhacay Gobalka Gedo ayaa dacwad ka dhan ah laga furay magaalada Muqdisho markii uu Madaxweyne dalka ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud, balse tan iyo markaas marna ma imaanin maxkamad iyadoo sidoo kale Garsoorka Soomaaliya aysan u yeerin masuuliyiinta la eedeeyay. Sarkaal sare oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kana-tirsan hey’adda Faanoole ee ka shaqeysa Gobalada Jubbooyinka ayaa Caasimada Online u sheegay in Xeer ilaalinta Soomaaliya ay fasaxday dadkaan 8-da qof ah ee ku eedeysan Dil wadareed iyo Barakicinta dad Shacab ah. Dilalka ugu badan ayaa ka dhachay Gobalka Gedo ee Soomaaliya waxaana ugu sii daran degmooyinka Doolow, Beladxaawo, Luuq iyo Baardheere halka qaar kalane ay ka dhaceen Gobalka Jubada Hoose gaar ahaan magaalada Kismaayo ee Jubbaland. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  7. Muqdisho (Caasimada Online) – Prof. Cali Maxamed Geeddi oo R/W kasoo noqday dowladdii Mbagathi lagu soo dhisay ayaa si kulul ugu hadlay dhismaha maqaamka Muqdisho iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee maalmahaan waday ololaha maqaanka caasimada. Geedi ayaa su’aallo ka keenay sababta madaxweyneyaashii hore u laaleen maqaanka caasimada yeelato iyo su’aal uu is-weydiiyay oo aheyd madaxweyne Farmaajo goorta uu xukunka ka dego miyuu dhihi doonaa maqaamka caasimada hala sameeyo. Cali Geeddi oo xiligaan ah la-taliyaha madaxweynaha ayaa hadalkiisa u muuqday weerar cad oo ku wajahan madaxweyneyaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo uu ku tilmaamay inay baabi’iyeen xaquuqdii caasimada iyo maqaankii ay yeelan laheyd. Waxa uu tusaale usoo qaatay in xiligii uu R/W ahaa in xukuumaddiisa ay diyaarisay sharciga maqaamka Muqdisho iyo in golle deegaan rasmi ah oo la dhisay ay doorteen guuddomiyaha gobolka iyo duqa Muqdisho, balse sharcigaasi uu baabi’iyay Sh. Sharif, Xasan Sheekhna dib u fiirin, sababta hadda ay u doodayaana ay tahay wax lala yaabo. “Madaxweyne Farmaajo marka uu xukunka ka dego miyuu marka dhihi doonaa maqaamka caasimada Muqdisho hala sameeyo, intuu madaxweynaha yahay ayaa laga rabaa in maqaamkii Muqdisho la helo, in ummadaan madalaad yeelato, in 4-taan milyan ee bulshada xaquuq yeelato oo dad ay la xisaabtanto yeelato ayaa la rabaa” ayuu yiri Cali Maxamed Geeddi oo ugu baaqay siyaasiyiinta iyo xildhibaanada mucaaradka inaysan iska hor keenin shacabka iyo dowladdooda. Wuxuu eeda maqaanka Muqdisho oo lasoo dhicin waayay ku eedeeyay xildhibaanada labada qaran oo mas’uuliyadooda uu sheegay inay gabeen, loogana baahnaa inay baarlamaanka mooshin ka geeyaan xaquuqda caasimada, isagoo tilmaamay in aysan jirin xildhibaan maalin ka hadlay iska daayeen aysan xitaa qalbiyadooda kusoo dhicin. “Shalay anoo madaxweyne ah ayaa diidanaa, shalay anoo wasiir ah ayaa diidanaa in xaquuq yeelato caasimada Muqdisho, waxaasi caqli soconaayo ma ahan ee umadda ha isku noqoto, madaxda qaranka ee maanta jirta yeysan noqon kuwaan maanta sheegayo oo kale, ee markeey xilka ka tagaan dhihin hala sameeyo, halagu dhaqaaqo ayaan qabaa” ayuu yiri Cali Geedi, oo hadii ay sameyn weydo DF maqaanka caasimada ay xilkeeda ku weyn do onto. Ugu Danbeyntii mar la weydiiyay Porf. Cali Maxamed Geeddi caasimada Muqdisho in ay dad gaar ah leeyihiin ayuu wuxuu ugu jawaabay. ” Soomaalida seddax waaye, qof deegaankaan asalkiiba loogu yimid oo u dhashay, qof yimid ee xuquuq ku yeeshay, iyo qof ku dhashay oo xuquuq yeeshay, waagii deegaan aheyd dowladnimada intaan la qaadan ayey aheyd markii dowlad la noqday deegaanka dadkii loogu yimid xaquuq gaar ah ayey yeelanayaan, adduunkeeyna ka jirtaa, caasimadaha adduunka dadka ay qabtaan xuquu siyaasadeed oo gaar ah ayaa la siiyaa, xuquuqda amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda waa lala wadaagaa, macnaha waxay tahay iyagaa xukumaayo waase lala wadaagaa, lkn meeshaan caasimad waaye, caasimadna waxyna noqotay dad deegaanoo loo yimid iyo dad deegaan oo dhaqaale ku leh oo canshuur laga qaado” ayuu yiri Cali Maxamed Geeddi oo macho daro ku tilmaamay in la yiraahdo caasimada ku dhashay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  8. Kismaayo (Caasimada Online) – Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa jawaab degdeg ah ka bixiyey warqad uga timid xubnaha Beesha Caalamka, oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka dhacay bishan. Warqadaasi oo uu ku saxiixnaa ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, James Swan ayaa lagu muujiyey walaac ay ka qabaan saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka doorashadda Jubbaland. Qoraalka James Swan ayaa qayb kamid ah lagu yiri: “Sidee Guddiga u xaqiijin karaa in dhamaan musharixiinta si siman uga wada qeybgali karaan tartanka?”. Sida ku xusan qoraalka jawaabta ah ee guddiga taasi oo uu GO arkay, waxuu Guddigu sheegay in ay kalsooni weyn ku qabaan in doorashada ay yeelato sifooyinkii looga baahnaa, ee ah inay si xor iyo xalaal ah ku dhacdo. “Geedi u socodka doorashadda waa mid loo wada dhan-yahay,” ayaa lagu yiri nuqul kamid ah bayaanka guddiga, iyadda oo ay jiraan tabashooyin ka imaanaya musharixiinta. Hadalka guddiga ayaa kusoo beegmayaa xili dowladda federaalka ay shuruud uga dhigtay aqoon-sashada natiijada kasoo baxda doorashada in la maro habraaca ay u dejisay. Habraaca ayaa waxaa ugu muhiimsan saddex qodob oo kala ah; In Wasaarada Arrimaha Gudaha Federaalka diiwaan-geliso odayaasha soo xulaya Xildhibaanada baarlamaanka cusub. In guddi doorasho la sameeyo kadib doorashadda gudoonka baarlamaanka kaasoo diyaarinaya doorashadda Madaxweynaha cusub, meeshana laga saaro midka haatan shaqeynaya. In doorashadda ay ka dhacdo midkood xarunta Qaramada Midoobay ee magaaladda dekadda leh ee Kismaayo ama Taliska Booliska xarunta Jubada Hoose. Si kastaba, Jubbaland oo horey u diiday soo jeedinta dowladda Federaalka ayaa ku adkeystay in arrimaha doorashooyinka ay yihiin kuwa u gaar ah maamulkan, oo isaga kaliya go’aamin karo. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo Jubbaland hogaaminaya tan iyo aas-aaska maamulkaasi, 2013-kii, ayaa hadda kamid ah musharixiinta, isagoo doonaya in mar 3aad la caleemo saaro. War-saxaafadeedka Guddiga Doorashooyinka oo English ku qoran Xigasho: Garowe Online
  9. The African Union Mission in Somalia sends its warmest wishes to the people of Somalia, and to all Muslims around the world, who are celebrating the special day of Eid al-Adha. Source: Hiiraan Online
  10. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal kamid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Shuhadada magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Carafo, isaga oo xujayda sannadkan gudanaya waajibaadka xajka Eebbe uga baryey inuu ka aqbalo acmaashooda suubban. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay iscaawiyaan si farxadda ciiddu ay u wada gaarto dhammaan bulshada. Madaxweyne Farmaajo ayaa ummadda Soomaaliyeed u rajeeyay inay sannadkan sannadkiisa ku gaaraan horumar, barwaaqo iyo isku duubni, isagoona ku boorriyay inay dowrkooda ka qaataan dib u dhiska dalka iyo la dagaallanka cadawga qawleysatada ah ee u taagan dhibaateynta dadka Soomaaliyeed. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. KISMAYO (HOL) - A section of elders in Jubbaland has petitioned the United Nations to intervene in the ongoing political stalemate ahead of the state parliamentary and presidential elections. Source: Hiiraan Online
  12. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa maanta qeybaha kala duwan ee Shacabka Muqdisho kula ciiday beerta Nabadda ee magaalada. Halkaan ka daawo muuqaalka iyo sawirada PUNTLAND POST The post Ra’iisul wasaare Khayre oo farxadda Ciidda shacabka Muqdisho la damaashaadayan appeared first on Puntland Post.
  13. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildh. Sadiiq Xirsi Warfa ayaa maanta boqollaal dadweyne ah salaadda Ciida kula dukaday magaalada Galdogob ee gobolka Mudug. Wasiirka oo khudbad u jeediyay dad weynihii uu salaadda la tukaday ayaa ballan-qaadyo cusub u sameeyay bulshada degmada Galodob. Hoos ka daawo khudbadda wasiirka iyo sawirada PUNTLAND POST The post wasiir ka tirsan xukuumadda Federaalka oo Soomaaliya oo ballan-qaadyo u sameeyay shacabka Galdogob appeared first on Puntland Post.
  14. Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa uga digay in dowladda Soomaaliya in faro-gelinta ay ka waddo Jubaland ay kasii dari doonaan un xaaladda, islamarkaana dhibaato horseedi doonaan. Axmed Madoobe ayaa hadalkan ka hor sheegay maanta mas’uuliyiin iyo dadweyne kala duwan oo uu salaada ciidul Adxa kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubbaland, isaga oo sheegay in dowladda ay dalka dib ugu celineyso halkii uu ka yimid. Madaxweynaha ayaa marka hore dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadan weyn isagoo u rajeeyay in ay is cafiyaan oo gacmaha ay is qabsadaan. Sidoo kale shacabka reer Jubbaland ugu baaqay in midnimadooda ay adkeeyaan oo ay nabadgalyada kala shaqeeyaan hayadaha amaanka isagoo xusay in nabadgalyadu ay cid walba ahmiyad gaar ah u leedahay. Arimaha doorashooyinka ayuu sheegay in qof walba uu Dantiisa ka hormariyo mida guud oo xukunku uu maalmo kooban yahay loona baahan yahay in shacabka loo adeego. Dowlada Federaalka ah ayuu sheegay in ay faragalinta iyo xaaalad abuurka ay wado uuna dan u ahayn shacabka taas oo mar walba xaalada uga sii daraysa isla markaana burbur ku keenaysa dadaaladii mudada dheer soo socday sida uu hadalka u dhigay. Hoos ka dhageyso codka Axmed Madoobe https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/08/Cod-Axmed-Madoobe.mp3Caasimada Online Xafiiska Kismaayo caasimada@live.com
  15. President Uhuru Kenyatta is leading a charm offensive in foreign countries to secure Kenya a seat at the UN Security Council and lobby for support on its position on Somalia as the confrontation between the two countries escalates. In the last three weeks, the President has met Heads of States or their representatives from 18 countries in Kenya and abroad. NON-COMMITTAL Already, figures from the Controller of Budget show the presidency — occupied by Mr Kenyatta and his deputy William Ruto — spent Sh190 million in the last nine months compared to only Sh36.5 million in 2017/2018, signifying the heightened foreign activities. On Saturday, President Kenyatta met Caribbean Head of States under the Organisation of Eastern Caribbean States (OECC) and the Caribbean Community (CARRICOM), in Bridgetown Barbados. On the sideline of the meeting, the President reached out to 10 leaders from the region, asking them to support Kenya’s bid for a non-permanent seat at the United Nations Security Council (UNSC) for the period 2021 to 2022. “Kenya’s candidature is informed by the critical role the UN Security Council plays in the maintenance of international peace and security,” President Kenyatta was quoted in a statement sent to newsrooms by the Presidential Strategic Communication Unit At home, President Kenyatta has lobbied the East African Community and leaders of Botswana and Namibia. Abroad, he has sent emissaries to meetings with leaders of China, Russia and the US, even though these were still non-committal. Kenya is seeking to win the seat when the UN General Assembly takes up the vote in June next year, hoping to sit on the Council from January 2021 to December of the same year. The UN Security Council, the most powerful organ of the UN, is charged with maintaining international peace and security. It is also charged with admitting new members to the UN and can approve any changes to the UN Charter, the formative law for the United Nations. It has 15 members, but only five of them are permanent and hold veto powers, meaning they can stop a substantive decision such as sanctioning a Head of State seen as a violator of global peace. They include Russia, China, France, United Kingdom and the US. There will be one seat up for grabs for the African continent when the UN General Assembly convenes for a vote in New York in June 2020. MARITIME DISPUTE A brochure on the campaign says Kenya wants to contribute agenda of “the times that we live in,” citing new areas of building the economy by harvesting what it is in its waters, and preventing exploitation of its resources. This strategy, though, is endangered by a simmering dispute with Somalia, which sued Kenya at the International Court of Justice, seeking to redraw the maritime boundary in an area thought to have oil deposits. The trips by the President come as Parliament encouraged the government to intervene militarily to stop Somalia from claiming a chunk of Indian Ocean islands, which have oil and gas deposits. Ads By Google If elected as a non-permanent member, Kenya may not vote on substantial issues like those of security; but being on the Council allows opportunity for lobbying, officials argue. For example, the UN Security Council, if it sees the dispute as a potential threat to global peace and security, can encourage parties to negotiate. Kenya is also pushing for the listing of Al-Shabaab as a terror organisation to stop the flow of goods in the area they control, thus starving the terror organisation of funds it uses to launch attacks in Kenya. Kenya launched a diplomatic offensive at the UN last week, with Foreign Affairs PS Macharia Kamau saying that the addition of Al-Shabaab to the al-Qaeda/ISIL sanctions category would focus “global efforts in tackling the group.” “It has caused serious havoc, not just on Kenya but the region and the world in general,” Mr Kamau added. “It is important that all global efforts now come together to combat this.” A group of former high-ranking State Department officials, however, opposed Kenya’s proposal, urging the US to block Nairobi’s push at the United Nations. CONSENSUS The 16 former US government officials warned that the Kenyan proposal could cripple life-saving relief efforts in Somalia. Kenya’s proposal, the second in five years, could go to debate early next month, unless a permanent member of the 15-nation UN Security Council formally objects to it. Signalling its misgivings this time, the US has already placed a temporary hold on the Kenyan initiative. It expires on August 29, and the opponents of the proposed Shabaab listing are urging the US to block the move altogether. President Kenyatta has also taken charge of Kenya’s lobbying ahead of the African Union’s vote on who between Kenya and Djibouti should be nominated to contest at the UN’s most powerful body. Nairobi is seeking a nod from the African Union about its candidature. At the AU Summit in Addis Ababa in February, member states endorsed the continued joint bidding for UN positions. “The African Union reserves the right to select its representatives for election to the UN Security Council to act in its name and on its behalf,” a communique said then. Traditionally, countries contesting for the same position are often encouraged to reach consensus or surrender for one another. As Djibouti and Kenya have both remained in the race, the AU put up a vote on August 5. Kenya scored 33 out of 49 votes, but there had been an agreement on whether the winner has to get simple majority or two thirds majority. “The August 5 vote went our way,” Foreign Affairs PS Macharia Kamau told Sunday Nation. “The overwhelming majority voted for Kenya. The 16 were abstentions, there was not even (one) against. We are hoping for final vote on 21 August.” Mr Kamau said Kenya is looking for another overwhelming majority win at the AU. In the campaigns, Kenya is using both bilateral meetings and conferences to lobby. Kenya will host the next session of the ACP-EU Cotonou Agreement Summit in December in Nairobi, which is expected to bring in hundreds of visitors and boost the local economy. DUPLICATION President Kenyatta is also lobbying the countries to support Kenya’s bid to host the Global Service Delivery Model (GSDM) as recommended by the UN secretary-general. Proposed in 2018, GSDM is expected to help unify fragmented UN functions as a way of cutting duplication. The $64 million (Sh6.4 billion) plan intends to move 750 administrative office jobs from the UN’s main duty stations to four new centralised centres in Nairobi, Budapest, Montreal and Shenzhen. In Barbados, local Prime Minister Mia Amor Mottley hosted a meeting between President Kenyatta and the Organisation of East Caribbean States (OECS) and the Caribbean Community (CARICOM) leaders, where they issued a declaration to enhance ties. The OECS is a bloc of ten countries in the Caribbean, seeking economic and political integration. The Caricom on the other hand is an overall grouping of 15 states in the Caribbean most of who are in OECS. While it wasn’t clear whether the entire bloc endorsed Kenya’s bid, President Kenyatta’s campaign has been hinged on pushing for reforms at the UN, something the Caribbean have argued for in the past. As part of the initial African Union committee known as the C10, Kenya has been pushing for reforms under AU’s document known as the Common Africa Position. “We believe our brothers and sisters in the Caribbean and Pacific will continue to be part of the journey that speaks cohesively with one voice in unity of purpose on all aspects of the reform process,” said Mr Kenyatta. Source: Daily Nation
  16. Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheikh Aadan Siiro) oo saaka khudbad u jeediyay shacab Salaadda Ciidda ku tukaday magaalada Hargeysa ayaa si adag u cambaareeyay madaxweynaha Somaliland oo uu sheegay in isaga iyo qoyskiisu ay boobeen wax walba isagoo ugu baaqay in madaxweyne Biixi uu ka waantoobo boobkaasi. Halkaan ka daawo khudbaddiis PUNTLAND POST The post Sheikh Aadan Siiro oo sheegay in Muuse Biixi iyo qoyskiisu ay wax walba boobeen appeared first on Puntland Post.
  17. Nairobi (Caasimada Online) – Dhawaan Xubno ka tirsan baarlamanka Kenya ayaa baarlamaanka dalkaas waxaa ay u gudbiyeen mooshin ay ku dalbanayaan in Ciidamo la geeyo Dhul Baddeedka Soomaaliya, oo ay Kenya muranka gelisay, waxaana tallaabadaas ka jawaabay Xildhibaano ka tirsan Baaralamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacbaka ayaa sheegay in Kenya derisminada Soomaaliya kala dhaxeysa ay wax badan xeerisay, hayeeshee Kenya ay horseedo in dhibaatada Soomaaliya heysato inay uga faa’iideysato aysan jirin wax uga daran. “Horay ayaa loogu maah maahay Nin degan Guri muraayad lehoow dhagax tuuryo ha bilaabin,laakin waxaan leeyahay Kenya hadaad isku-daydo in aad ka faa’iideysato Nabad la’aanta heysata dadka Soomaaliya ayna kuu gacan haatinayaan dad aan waxba kuu teri doonin” ayuu yiri Xildhibaan Dalxa. Sidoo kale Xildhibaanka oo Wareysi siinayay Tv-ga Somali Cable ayaa waxaa uu sheegay in hadii Baarlamaanka Kenya ay anisixiyaan mooshinka la horgeeyay ee ku saabsan in ciidamo la geeyo Badda Sooomaaliya oo ay Kenya muranka gelisay ay iyana Baarlamaanka Soomaaliya anisixin doonaan mooshin dalka looga saarayo Ciidamada Kenya. Dhinaca kale, xildhibaan Cali Jowhar oo ka mid ah Golaha Shacbaka ayaa dhankiisa waxaa uu sheegay in Xildhibaan Aadan barre Ducaale oo ah hoggaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya uu yahay Shaqsiga Baarlamaanka dalkaas u gudbiyay mooshinka,isla markaana uu ka leeyahay dano siyaasadeed oo u gaar ah. Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in hadiiba dowladda Kenya ay ku dhawaaqday tallaabo Millateri aysan ka dhaxeynin wax xiriir ah, waxaana uu sheegay in qorshaha uu wado Baarlamaanka Kenya aysan u socon doonin dadka soomaaliyeedna ay midoobi doonaan. Hoos ka dhageyso codadka xildhibaan Dalxa iyo Cali Jowhar https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/08/Codadka-xildhibaannada-Golaha-Shacabka-1.mp3Caasimada Online Xafiiska Kismaayo caasimada@live.com
  18. Hargeysa (Caasimada Online) ― Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane) oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida Kheyraadka Golaha ayaa maanta ka hadlay halka uu marayo Mooshin ay u gudbiyeen golaha wakiilada Somaliland. Xildhibaanka ayaa sheegay in mooshinka ay golahaasi u gudbiyeen lagu sameeyay is hortaag, balse ay ku guuleysteen in laga doodo Ciida dabadeed. Gaane ayaa sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyey in caqabadaha hor taagan qabsoomida doorashadu ay sabab u yihiin dibu dhac ku yimaada doorashooyinka Somaliland. Xildhibaanka oo warbaahinta kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxa uu yiri “Mooshinkan aanu ku gudbinay 15 Muddane ee labada Kulmiye nagu jireen, dagaal baa lala galay, waxaana la isku dayey in la hor istaago, laakiin taasi suurtagal wey noqon weyday oo Sharcigu wuxuu dhigayaa in tirada ugu yar ee Mooshin keeni karta ay noqdaan 11 Muddane, anaguna waxaanu noqonay 15 Muddane”. “Ciidda dabadeed ayaanu ka doodi doonaa Haddii ALLE yidhaahdo, haddii wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeynayo iyo haddii sidaas lagu daynayaba waa wax Xildhibanaadu dood dheer ka yeelan doonaan, wax se la isku dayey in wax nala marsiiyo ama nala jiidhsiiyo, taasina suurtagal wey noqon weyday”. Wuxuuna intaas kusii daray “Guddoomiyaha Komishanku hadda ayuu sheegay inay Doorashadu dib u dhacayso, laakiin anigu mar hore ayaan warbaahinta ka sheegay inay Doorashadu dib u dhacayso, waxyaabaha keenay dib u dhaca Doorashadana wax qarsoon maaha, ee waa wax loo baahnaa in mar horeba wax laga sii qabto”. “Doorashada oo la qabto waxaa ka horeeya in waddada loo sii xaadho, oo wixii caqabad ah ee jira in wax laga qabto, oo meesha laga saaro, ilaa haddana caqabadaasi wey taagan yihiin, markaas waa qasab inay Doorashadu dib u dhacdo”. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  19. Berhane Haileyesus is excited to board the Chinese built 756 kms Ethiopia-Djibouti electrified rail line even though he has been a regular customer of the rail service ever since it was commissioned in January 2018. Source: Hiiraan Online
  20. Berhane Haileyesus is excited to board the Chinese built 756 kms Ethiopia-Djibouti electrified rail line even though he has been a regular customer of the rail service ever since it was commissioned in January 2018. Source: Hiiraan Online
  21. In 1991, following a civil war that led to the collapse of the Somali Democratic Republic, the northern part of the country declared itself as the Republic of Somaliland. Source: Hiiraan Online
  22. A section of Muslims in parts of the country have thronged open grounds and mosques to mark Idd-ul-Adha. Source: Hiiraan Online