Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    203,519
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) - Somali Deputy Minister of Ports and Marine Transport, Sadam Mohamud Abdi, resigned on Tuesday night, becoming the third minister to step down in the last few days. Source: Hiiraan Online
  2. AQOrNKbASgOA24KXrc8O7wDB_4wJk3BvNFSQKBERpFjSFlyrPxGxTqO73SFvdFNxtYkJ5aLa3GW5JBGokccVPiUT Qaran News
  3. AQN1rAaEQCot6_V8g2OEBWWTGMQtiJv4adKBb9MCm99mW3jdrgv81_ZslAuCtOU9BkiUFJIJtF22gGlMS1ggf5TD Qaran News
  4. Berlin (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan dalka Jarmalka ayaa kulan gaar ah Berlin kula yeeshay Chancellor-ka dalkaasi, Mudane Olaf Scholz oo ay ka wada-hadleen arrimo kala duwan oo ku saabsan iskaashiga labada dawladood iyo xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed. Inta uu socday kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray danaha labada dal iyo joogteynta iskaashiga dhinacyada; cimillada, horumarinta dhaqaalaha, taageeridda dadaalka DFS ee la wareegidda mas’uuliyadda amniga ka dib dhammaadka hawlgalka ATMIS, tababbarista iyo tayaynta ciidankw Booliska Soomaaliyeed si ay ugu filnaadaan xaqiijinta nabadgeliyada dalka, iyo arrimaha kale ee ahmiyadda weyn u leh geeddi-socodka dawlad-dhiska Soomaaliya. Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaaday xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha waddanka Jarmalka, iyada oo labada dhinac is weydaarsadeen sidii xal loogu helaa dhibaatooyinka ay wajahayaan muwaadiinta Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalkaasi. Chancellorka Jarmalka oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in Soomaali kummaanaan gaaraysa ay qeyb ka yihiin dadka magangalyada ka helay Jarmalka, kuwaas oo hadda kaalin wanaagsan ku leh horumarka iyo wada-noolashaha guud ee bulsho-weynta dalkaas. Olaf Scholz ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in ay jiraan tiro aad u yar oo muhaajiriin Soomaaliyeed ah oo sharc idarro ku jooga dalka ka dib markii ay dambiyo galeen oo sidaas ay ku lumiyeen xuquuqdii magangalyo. Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo isna soo hadal qaaday arrinta qaxootiga ayaa meesha ka saaray cabsida ay qabaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Jarmalka, wuxuuna sheegay in dowladdiisu danaynayso in dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ah ay helaan xuquuqda caalamiga ah ee ay ku leeyihiin shuruucda magangalyo-doonka, isaga oo caddeeyay in aysan jirin baahi loo qabo dib-u-celin qasab ah, balse qofkii si sharci ah u lumiya xuquuq magangaliyo ee iskiis u doonaya in uu dib u soo gurya-noqdo ay mar kasta u furan tahay in uu dalkiisa iyo dadkiisa ku soo laabto. Xasan Sheekh ayaa sidoo kale boggaadiyay kaalinta Jarmalka ee soo-dhawaynta iyo fursad-siinta qaxootiga Soomaaliyeed, maadaama ay qaabileen Soomaali badan. Ugu dambeyn, kulankan oo qeyb ka ahaa booqasho rasmi ah oo uu Madaxweyne Xasan ku joogo Jarmalka ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad dhabbaha u xaaraya sii-joogteynta wada-shaqaynta labada dal oo ah mid ka tamar-qaadaya xiriirka saaxiibtinimo ee soo jireenka ah. The post Maxaa ka jira in DF ay dib usoo celineyso qaxootiga Soomaalida ee Jarmalka? appeared first on Caasimada Online.
  5. madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo ku suganyahay dalka Jarmalka, ayaa kulamo kula duwan la qaadatay madaxda dalkaas oo uu ugu horreeyo Ra’iisul wasaare Olaf Scholz iyo masuuliyiin kale. Hoggaamiyaasha labada dal ayaa ka wada-hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Jarmalka, soo noolaynta tababarradii farsamada gacanta uu dalkaasi xirfadleyaasha Soomaaliyeed siin jirey, isbadelka cimilada, hormarinta adeegga ay boolisku qabtaan, iyo arrimaha howlgalka midowga Afrika. Kulanka madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Olaf Scholz ayaa ku soo dhammaaday is afgarad, balse waxaa jira qodob hadal-hayn baaxad leh dhaliyay oo arrimaha ay isla soo qaadeen kamid ahaa, kaas oo warbaahinta dunidu ay si weyn u qorayso. Arrinta hadal-haynta dhalisay ayaa ah warar laysla dhex-marayay saacadihii la soo dhaafay, kuwaas oo tilmaamaya in madaxweyne Xasan Shiikh uu oggolaaday in dalka dib loogu soo celiyo Qaxootiga Soomaaliyeed ee Jarmalka ku nool. Dowladda Soomaaliya oo arrintan ka hadashay ayaa sheegtay in madaxweynuhu uu keliya hoggaamiyaha Jarmalka kala hadlay inay Xuquuq iyo fursado helaan soo galootida Soomaaliyeed ee dalkaas ku dhaqan, islamarkaana lagula macaamilo xeerarka caalamiga ah ee magangelyo doonka dunida. Madaxweynaha ayaa sidoo kale la sheegay inuu Jarmalka u caddeeyay inaysan jirin qaxooti Soomaaliyeed oo si qasab ah dalka loogu soo celinayo, inkastoo madaxda Jarmalku ay kala hadleen mustaqbalka dadka Soomaaliyeed ee dalkaas sharci-darrada ku galay iyo dembiyada loo haysto. Si kastaba ha ahaatee dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka midkoodna ma sheegin Qaxooti dalka dib loogu soo celinayo, kumana jirin qodobadii laga soo saaray kulanka madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha dalkaas, balse warbaahinta dunida ayaa hadal-haysa in madaxweyne Xasan Shiikh uu oggolaaday in Qaxootiga Soomaaliyeed ee Jarmalka ku nool dalkooda dib loogu soo celiyo. Source: goobjoog.com
  6. Dowladda Ruushka ayaa beenisay eedeymo la xariira inay ku lug leeyaday hanjabaado la xariira in bambaanooyin lagu weerarayo goobaha codbixinta doorashada Mareykanka. Moscow ayaa aflagaado ku tilmaantay in hanjabaadaha bambaanooyinka ah ee lagu hagayo goobaha codbixinta ee afar gobol oo lagu dagaalamayo doorashada Maraykanka – Georgia, Michigan, Arizona iyo Wisconsin in lagu eedeeyo Ruushka . Farriimaha qalqal-gelinta ee ah in bombaanooyin lagu weerarayo goobaha codbixinta doorashada ayuu mareykanku tilmaamay inay ka yimaadeen email-lo Ruushka laga leeyahay, taas oo lagu sheegay inay qayb ka yihiin hawlgal faragelin ah. Dhowr goobood oo codbixineed ayaa lala beegsaday farriimo cabsi-gelin ah, kuwaas oo tilmaamaya in lagu weerarayo bambooyin, taas oo ujeedkeeda lagu tilmaamay in lagu carqaladeeyo isku soo baxayaasha goobaha codbixinta. Source: goobjoog.com
  7. Wasiir ku xigeenkii Wasaarada dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya Xil. Sadaam Maxamuud Cabdi oo ka soo jeeda Puntland ayaa xalay xilkii iska casilay. Xildhibaan Sadaam oo qoraal Rasmi ah u gudbiyay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa caddeey in uu xilkii iska casilay waxaana uu xukuumaddii uu ka tirsanaa ku eedeeyay abuurista dagaallo sokeeye iyo kala qeybinta bulshada Reer Puntland. Xukuumadda Ra’iisul wasaare Xamse ayuu sidoo kale ku eedeeyay in ay siyaasadeysay mashaariicdii horumarinta ee laga fulin lahaa degaannada Puntland islamarkaana diiday in gebi ahaanba wax mashaariic ah la geeyo Puntland. Wuxuu sidoo kale ku eedeeyay Xukuumaddii uu ka tirsanaa in ay ku hawllan tahay abuurista Colaado Sokeeye iyo xasilooni-darro laga sameeyo degaannada Jubaland. Halkan ka akhriso Is casilaada PUNTLAND POST The post Wasiir ku xigeenkii Wasaarada dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya oo xilkii iska casilay appeared first on Puntland Post.
  8. Donald Trump ayaa hoggaaminaya natiijada hordhaca ah , isagoo helay 240 cod halka Kamala Harris ay heshay 210. Waxay u baahanyahay si uu usoo afjaro waddada uu guushiisa ku gaarayo Trump inuu ku guuleysto kaliya Pennsylvania ama Michigan. Xisbiga jamhuuriga ee uu ka socdo Trump ayaa sidoo kale qarka u saraan markii u horreysay tan iyo 2020 inay guul weyn ka gaaraan aqalka senate-ka iyagoo ku dhow aqlabiyada golaha, waxaana suuragal ah inay sidoo kale la wareegaan aqalka Congress-ka. Kooxda ololaha Harris, ayaa laga soo xigtay inay aad cadhiidhi u tahay guul ay doorashada ka gaarto haweenayda, waxay sheegayaan inaysan rajada lumin, balse ay ku soconayaan waddo cariiri ah, halka Elon Musk oo ay hal miis wada fadhiyaan Trump uu sheegayo guusha ay ku dhowyihiin. Waxay u muuqataa inan galnay waqtigii jamhuuriga oo labada aqalka illaa aqalka cad si aqlabiyad leh ugu guuleysanaya! Waxaana u maleynaya inuu Trump taariikh sameyn doono oo kaliya cododka loo baahanyahay si uu u guuleysto ee 270 inuu dhaafayo..! Source
  9. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Berlin kula kulmay Chancellor-ka dalka Jarmalka, Mudane Olaf Scholz ayaa kala hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan iskaashiga labada dawladood. Kulankan ayaa qeyb ka ahaa booqasho rasmi ah oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku joogo Jarmalka taas oo ku timid casuumad uu ka helay Chancellor Scholz. Labada hoggaamiye ayaa kulankooda si qota-dheer ugu lafaguray danaha labada dal iyo joogteynta iskaashiga dhinacyada; cimillada, horumarinta dhaqaalaha, taageeridda dadaalka DFS ee la wareegidda mas’uuliyadda amniga ka dib dhammaadka hawlgalka ATMIS, tababbarista iyo tayaynta ciidanka Booliska Soomaaliyeed si ay ugu filnaadaan xaqiijinta nabadgeliyada dalka, iyo arrimaha kale ee ahmiyadda weyn u leh geeddi-socodka dawlad-dhiska Soomaaliya. Intii uu kulanku socday, waxa uu Chancellorka Jarmalka, Mudane Scholz soo hadal-qaaday arrimaha qaxootiga iyo magangalyo-doonka oo uu dalkiisu ka mid yahay meelaha ugu badan ee lagu soo dhaweeyo dadka ka soo haajira duruufaha colaadeed iyo kuwa nololeed ee ka jira meela dunida ka mid ah. Waxa uu sheegay in ay Soomaali kummaanaan gaaraysa ay qeyb ka yihiin dadka magangalyada ka helay Jarmalka, kuwaas oo hadda kaalin wanaagsan ku leh horumarka iyo wada-noolashaha guud ee bulsho-weynta dalkaas. Hase ahaatee, Mudane Olaf Scholz ayaa xusay in ay jiraan tiro aad u yar oo muhaajiriin Soomaaliyeed ah oo sharcidarro ku jooga dalka ka dib markii ay dambiyo galeen oo sidaas ay ku lumiyeen xuquuqdii magangalyo. Dhankiisa, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogaadiyay kaalinta Jarmalka ee soo-dhawaynta iyo fursad-siinta qaxootiga Soomaaliyeed. Waxa uu Madaxweynuhu la wadaagay dhiggiisa Jarmalka sida ay dawladdiisu u danaynayso in dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ah ay helaan xuquuqda caalamiga ah ee ay ku leeyihiin shuruucda magangalyo-doonka, isaga oo caddeeyay in aysan jirin baahi loo qabo dib-u-celin qasab ah, balse qofkii si sharci ah u lumiya xuquuq magangaliyo ee iskiis u doonaya in uu dib u soo gurya-noqdo ay mar kasta u furan tahay in uu dalkiisa iyo dadkiisa ku soo laabto. Kulanka labada hoggaamiye ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad dhabbaha u xaaraya sii-joogteynta wada-shaqaynta labada dal oo ah mid ka tamar-qaadaya xiriir saaxiibtinimo oo soojireenka ah. PUNTLAND POST The post Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada-hadlay dib celinta Muhaajiriinta Soomaaliyeed ee Sharci-darrada ku jooga Jarmalka appeared first on Puntland Post.
  10. European heavyweights Real Madrid and Manchester City both suffered big defeats in the Champions League on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  11. Donald Trump ayaa hoggaaminaya natiijada hordhaca ah , isagoo helay 240 cod halka Kamala Harris ay heshay 210. Wuxuu u baahanyahay si uu usoo afjaro waddada uu guushiisa ku gaarayo Trump in uu ku guuleysto kaliya Pennsylvania ama Michigan. Xisbiga jamhuuriga ee uu ka socdo Trump ayaa sidoo kale qarka u saraan markii u horreysay tan iyo 2020 inay guul weyn ka gaaraan aqalka senate-ka iyagoo ku dhow aqlabiyada golaha, waxaana suuragal ah inay sidoo kale la wareegaan aqalka Congress-ka. Kooxda ololaha Harris, ayaa laga soo xigtay inay aad cariiri u tahay guul ay doorashada ka gaarto haweenayda, waxay sheegayaan inaysan rajada lumin, balse ay ku soconayaan waddo cariiri ah, halka Elon Musk oo ay hal miis wada fadhiyaan Trump uu sheegayo guusha ay ku dhowyihiin. PUNTLAND POST The post Donald Trump oo hoggaaminaya natiijada hordhaca ah ee doorashada Mareykanka appeared first on Puntland Post.
  12. Doorashada madaxtinimada Mareykanka ee 2024 ayaa weli socota, iyadoo tirinta codadka ay gaabis ku socoto, gaar ahaan gobollada loolanka adag ee loo yaqaan “Swing States.” Donald Trump ayaa hadda haysta 230 cod oo ergada doorashada ah, halka Kamala Harris ay leedahay 210. Si loo xaqiijiyo guusha, musharax walba wuxuu u baahan yahay ugu yaraan 270 cod oo ergada doorashada ah. Waxaa jira gobollo badan oo aan weli go’aankooda la gaarin kuwaas oo noqon kara kuwa go’aanka kama dambeysta ah ka gaara natiijada doorashada. Gobolladan oo ay ku jiraan Pennsylvania, Michigan, iyo Wisconsin, ayaa muhiim u ah sidii musharax kasta uu ugu guuleysan lahaa. Waqtigan, Trump ayaa hoggaaminaya codadka la tiriyay ee Pennsylvania iyo Georgia, halka Harris ay ku dhowdahay Michigan. Inkasta oo aan wali dhammaan la tirin codadka gobolladan muhiimka ah, tirintu waxay ka dhigi kartaa mid si sahlan loogu guuleysto ama loolan adag ku noqota labada musharax oo weli natiijada laga sugayo. Source: goobjoog.com
  13. MINNEAPOLIS, Minn (HOL) — Somali-American Democratic Congresswoman Ilhan Omar has won her fourth term in Minnesota’s 5th District, comfortably defeating Republican Dalia Al-Aqidi in a race that drew national attention for its sharp ideological divides. With 89% of precincts reporting, Omar captured 76.4% of the vote in the deeply blue district that includes Minneapolis, a city central to recent national debates on racial justice and police reform. Source: Hiiraan Online
  14. Horn or Africa is often marked as a region known for instability, In the North West of the Horn, Somaliland has established a stable foundation of governance, security, and economic development since last three decades by declaring independence from Somalia in 1991. Yet, despite Somaliland’s demonstrated success as a state and completing elements of Statehood like define territory, permanent population, government, elections, defence etc., the international community continues to withhold formal recognition. This reluctance not only dismisses Somaliland’s progress but also overlooks a vital chance to support stability within the Horn of Africa. Commitment to Democracy and Rule of Law Somaliland’s journey is unique. Unlike many regions seeking independence through conflict, Somaliland has shown dedication to democracy and rule of law. It has held peaceful elections, ensured orderly transitions of power, and introduced biometric voter registration—steps rarely seen in this part of the world. These democratic practices stand in stark contrast to Somalia’s ongoing struggles with violence and political fragmentation. Legally, Somaliland’s case is compelling. In 2010, the International Court of Justice ruled in Kosovo’s favor, stating that declarations of independence do not inherently violate international law. Many countries recognized Kosovo afterward. Somaliland, with its distinct historical background as a former British protectorate before its brief, troubled union with Somalia, argues for a similar right to restore its original sovereignty. Economic Viability Against the Odds Despite limited resources and a lack of international aid, Somaliland has built a functioning economy in the region just like other nations with challenges of course due to the factors of recognition. Its private sector local businesses, telecom companies, and even multinational giants like Coca-Cola bottling plant—provides the backbone for growth. The Port of Berbera, a key strategic asset and backbone for the nation, has attracted investment from the UAE and private giants establishing it as a logistical hub in the Horn of Africa. This economic resilience strengthens Somaliland’s case. Just as South Sudan’s control of oil resources was crucial to its independence, Somaliland’s economic stability shows it can operate independently. Recognition would open the doors for more foreign investment and formal access to international markets, further bolstering its role in the region. A Stabilizing Force in a Volatile Region The Horn of Africa faces grave security challenges, from terrorism and piracy to human trafficking. Somaliland, however, has managed to create a haven of relative peace and stability. This record benefits not only its citizens but also international stakeholders concerned with regional security and safe maritime routes. The international community has recognized statehood in other cases to promote stability, such as Timor-Leste’s independence in 2002, where recognition brought peace to Southeast Asia. Recognizing Somaliland could provide similar benefits, fostering a more stable environment in the Horn of Africa and countering extremist threats. Learning from Other Recognition Cases Kosovo, South Sudan, and Timor-Leste all faced opposition but eventually achieved recognition. In each case, the decision supported both self-determination and regional stability. Somaliland’s case is similar: its achievements and long-standing independence make it a strong candidate for recognition. A Moral and Strategic Necessity Supporting Somaliland aligns with international principles of promoting democracy and stability. Neighboring states, like Ethiopia and Djibouti, could benefit from having a stable partner, while global powers like the U.S. and EU could see it as a strategic move. MOU between Ethiopia and Somaliland could be a game changer for the region and the State’s international image and relations. Ignoring Somaliland risks leaving a successful region vulnerable to external threats and instability. Time to Acknowledge Somaliland’s Achievements Somaliland’s pursuit of recognition is not just about political status but it has practical implications for the Horn of Africa’s security and prosperity. Recognizing Somaliland could validate its progress, support regional stability, and showcase the international community’s commitment to peace. Acknowledging Somaliland’s right to self-determination would not only reward its achievements but also help secure a more stable future for the region. By Abdul Rafay Afzal (Editor In Chief The Advocate Post) Somalilandcurrent Qaran News
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiir ku-xigeenkii wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya, xildhibaan Saddaam Maxamuud Cabdi ayaa noqdey wasiirkii saddexaad ee iska casila xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, muddo maalmo gudahood ah. Is-casilaadda Wasiirada ayaa salka ku haysa khilaafka u dhexeeya Dowaldda Federaalka ah iyo Jubaland. Xildhibaan Sadaam ayaa ka soo jeeda Puntland, waxaana uu ku eedeeyey xukuumaddii uu ka tirsanaa in ay baalmartay dastuurkii dalka, siyaasadeysey mashaariicda Puntland, burburineyso nidaamka federaalka, colaadna ka abuureyso deegaanada Jubaland. Xildhibaan Saddaam ayaa kamid ahaa Xildhibaanadii dhawaan oggolaadey casumaadii Puntland uga timid kadibna soo saarey baaqa ay ku taagerayaan mowqifka Puntland ee ku aadan Dowladda federaalka, waxaana uu ahaa Wasiirka keliya ee kamid ahaa dhawr iyo tobanka xildhibaan ee Garoowe ka degay dhamadkii bishii hore. Hoos ka akhri qoraalka ka soo baxay Xildhibaan Saddaam maxamuud ee iska casiley golaha xukuumadda: Ku: Ra’iisal wasaaraha XFS Og: Xafiiska Madaxweynaha JFS UJEEDDO: Is casilaad Mudane Ra’iisal wasaare: Markii aan arkay in horumarkii iyo howlihii Qaran in looga Mashquulay kala dhantaalida iyo dhaawacida midnimada iyo wadajirka ummada Soomaaliyeed. Markii aan arkay in shaqadii Xukuumaddu ku soo ururtay danaysi iyo damac gaar ah. Markii aan arkay in Xukumada shaqo ka dhigatay abuurida colaado sokeeye iyo kala qaybinta bulsha weynta Soomaaliyeed gaar ahaan dadka iyo deegaanka aan ku metalo Kursi Xildhibaanimo iyo kan Golaha Xukumada ee Dowlada Puntland. Markii aan arkay in la siyaasadeeyey mashaariicdii horumarineed si toos ahna loogu diiday dadkii iyo dowladii aan metelay ee Puntland. Markii aan xaqiiqsaday in XFS Shaqayso burburinta nidaamkii lagu heshiiyey ee Federaalka ahaa. Markii aan arkay in XFS ay baalmartay dastuurkii dadka Soomaaliyeed heshiiska ku ahaayeen. Markii ay ii cadaatay in XFS ku howlan tahay in ay deegaanada Jubbaland ka wadato abuurista colaado iyo xasilooni darro siyaasadeed. Hadaba, waxaan maanta oo taariikhdu tahay 05/11/2024 go`aansaday in aan iska casilo xilkii Wasiir ku xigeenka Wasaarada dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS. ALLAA MAHAD LEH. Xill,Sadam Mohamud Abdi The post Wasiirkii saddexaad oo iska casilay xukuumadda Xamza appeared first on Caasimada Online.
  16. Call him the new Alex Ferguson. Source: Hiiraan Online
  17. Mogadishu (HOL) — The European Union transferred military vehicles and equipment to Somalia's government on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  18. Saddam Maxamed Cabdi, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay iscasilaaddiisa xalay. Qoraal uu soo saaray, wuxuu ku tilmaamay dhowr sababood oo uu ugu go’aansaday inuu xilka isaga tago, isagoo ku eedeeyay xukuumadda dhexe arrimo ay ka mid yihiin: Wuxuu sheegay in xukuumadda uu ka arkay hab-dhaqan aan danta guud ku salaysnayn, oo ka fog ilaalinta midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, balse Wasiir ku xigeenka ayaa loo badinaya sababa uu isku casilay in ay yihiin kasoo helitaanka kursiga Xildhibaano mar kale Madaxweyne Deni. Wuxuu sheegay in xukuumadda ay siyaasadaysay mashaariicdii horumarineed, taas oo si toos ah loogu diiday in dadka Puntland ay ka faa’iideystaan. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa jiray dhowr Wasiir ku xigeen oo Saaxiibo dhow lahaa Madaxda maamul goboleedyada ee kasoo horjeedda Doorashada qof iyo codka ah ee iscasilay. Source: goobjoog.com
  19. Muwaadin, si aad u ogaato goobtaada codbixinta aad ka codeyn doonto maalinta doorashada Madaxtooyada & Xisbiyada Qaranka JSL 13-ka November 2024, fadlan garaac *318# oo geli lambarka kaadhkaaga codbixinta. Source
  20. Mogadishu (HOL) — A Turkish-made drone armed with missiles has reportedly crashed on Tuesday in the Al-Shabaab-controlled village of Farsooley, located in Somalia's Lower Shabelle region, according to local sources. Source: Hiiraan Online
  21. Hamza Abdi Barre, the Prime Minister of Somalia, met with with Mathieu Briens, EU Deputy Managing Director for Africa. Source: Hiiraan Online
  22. All 2024 election polls are now closed, leaving voters to wait and see whether Donald Trump or Kamala Harris will win a historic presidential election. Source: Hiiraan Online
  23. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Berlin kula kulmay Chancellor-ka dalka Jarmalka, Mudane Olaf Scholz ayaa kala hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan iskaashiga labada dawladood. Kulankan ayaa qeyb ka ahaa booqasho rasmi ah oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku joogo Jarmalka, taas oo ku timid marti-qaad uu ka helay hogaamiyaha dalkaas Chancellor Scholz. Labada hoggaamiye ayaa kulankooda si qota-dheer ugu lafaguray danaha labada dal iyo joogteynta iskaashiga dhinacyada; cimillada, horumarinta dhaqaalaha, taageeridda dadaalka DFS ee la wareegidda mas’uuliyadda amniga ka dib dhammaadka hawlgalka ATMIS, tababbarista iyo tayaynta ciidanka Booliska Soomaaliyeed si ay ugu filnaadaan xaqiijinta nabadgeliyada dalka, iyo arrimaha kale ee ahmiyadda weyn u leh geeddi-socodka dawlad-dhiska Soomaaliya. Intii uu kulanku socday, waxa uu Chancellorka Jarmalka, Mudane Scholz soo hadal-qaaday arrimaha qaxootiga iyo magangalyo-doonka oo uu dalkiisu ka mid yahay meelaha ugu badan ee lagu soo dhaweeyo dadka ka soo haajira duruufaha colaadeed iyo kuwa nololeed ee ka jira meela dunida ka mid ah. Waxa uu sheegay in ay Soomaali kummaanaan gaaraysa ay qeyb ka yihiin dadka magangalyada ka helay Jarmalka, kuwaas oo hadda kaalin wanaagsan ku leh horumarka iyo wada-noolashaha guud ee bulsho-weynta dalkaas. Hase ahaatee, Mudane Olaf Scholz ayaa xusay in ay jiraan tiro aad u yar oo muhaajiriin Soomaaliyeed ah oo sharcidarro ku jooga dalka ka dib markii ay dambiyo galeen oo sidaas ay ku lumiyeen xuquuqdii magangalyo. Dhankiisa, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogaadiyay kaalinta Jarmalka ee soo-dhawaynta iyo fursad-siinta qaxootiga Soomaaliyeed. Waxa uu Madaxweynuhu la wadaagay dhiggiisa Jarmalka sida ay dawladdiisu u danaynayso in dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ah ay helaan xuquuqda caalamiga ah ee ay ku leeyihiin shuruucda magangalyo-doonka, isaga oo caddeeyay in aysan jirin baahi loo qabo dib-u-celin qasab ah, balse qofkii si sharci ah u lumiya xuquuq magangaliyo ee iskiis u doonaya in uu dib u soo gurya-noqdo ay mar kasta u furan tahay in uu dalkiisa iyo dadkiisa ku soo laabto. Kulanka labada hoggaamiye ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad dhabbaha u xaaraya sii-joogteynta wada-shaqaynta labada dal oo ah mid ka tamar-qaadaya xiriir saaxiibtinimo oo soojireenka ah. Source: goobjoog.com
  24. Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa Talaadadi shalay ceyriyay wasiirkiisii gaanshaandhigga Yoav Gallant, tallaabadaas oo dad badan yaab ku noqotay, xilli Israel ay ku jirto dagaal dhinacyo badan leh guud ahaan gobolka. Go’aanka xil ka qaadista Gallant ayaa markiiba ka kiciyay gudaha Israel dibadbaxyo, gaar ahaan bartamaha Tel Aviv oo uu ka dhacay bannaanbixii ugu weynaa. Netanyahu iyo Gallant ayaa si aad ah ugu kala aragti duwanaa dagaalka Gaza. Hase yeeshee, Netanyahu ayaa eryidda wasiirka awoodda lahaa ku aadiyey Talaadadi shalay oo ay indhaha caalamka ku jiheysnaayeen doorashada muhiimka ah ee madaxtinimada Mareykanka. Israel Katz, oo ahaa wasiirka arrimaha dibadda, kana mid ah dadka sida aadka ah daacadda ugu ah Netanyahu ayaa lagu baddalay Gallant. Katz ayaa u mahad-celiyay Netanyahu isla markaana ballan qaaday in uu hoggaamin doono dagaalka ka dhanka ah “cadawga Israel.” Source
  25. Mogadishu (HOL) — The United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) has been acknowledged for making strides in transforming the aviation landscape by training the next generation of Somali aviation professionals. Source: Hiiraan Online