Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    208,065
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Hargeisa (HOL) — Protests erupted at Hargeisa University on Monday as students clashed with police over reports of increased tuition fees and newly introduced service charges. The demonstrations, which lasted several hours, resulted in damage to university property and heightened tensions on campus. Source: Hiiraan Online
  2. Mareykanka ayaa la sheegay inuu u adeegsaday xiisadda biyaha Masar si uu cadaadis ugu saaro Qaahira inay ogolaato qorshaha barakicinta khasabka ah ee Falastiiniyiinta Gaza, sida uu werinayo wrageyska Al-Arabi Al-Jadeed. Intii lagu guda jiray booqasho uu toddobaadkii hore ku tagay Qaahira, sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Trump ayaa kulamo gooni-gooni ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar Badar Abdelatty iyo Madaxa Sirdoonka Guud Hassan Rashad. Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray qorshaha muranka badan dhaliyay ee barakicinta dadka reer Gaza iyo xiisadda ka taagan biyo-xireenka Grand Renaissance ee Itoobiya. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegay in danjiraha Mareykanka uu soo jeediyay in taageerada Mareykanka ee xallinta xiisadda biyo-xireenka Itoobiya ay ku xirnaan karto sida ay Masar uga shaqeyso qorshaha lagu barakicinayo shacabka Gaza, looguna wareejinayo gudaha Masar iyo Urdun. Si kastaba ha ahaatee, mas’uuliyiinta Masar ayaa si adag u diiday soo jeedinta Madaxweyne Donald Trump, oo ku baaqay in Gaza la “nadiifiyo” isla markaana dadka halkaas ku haray oo tiradoodu gaareyso 2.3 milyan lagu wareejiyo dalalka deriska la ah. Mas’uuliyiinta Masar ayaa walaac xoogan ka muujiyay qorshaha, iyagoo ka digay caqabadaha iyo cawaaqibka ka dhalan kara, kuna adkeystay in hirgelintiisu ay aad u adag tahay. Danjiraha Mareykanka ayaa sidoo kale la kulmay shakhsiyaad caan ah iyo laba hoggaamiye xisbi oo siyaasadeed si uu u qiimeeyo mowqifka Masar ee ku aaddan qorshaha barakicinta. Wadahadallada ayaa lagu gorfeeyay in dibadbaxyada ka dhan ah qorshahan ay ka tarjumayaan dareen ballaaran oo ka dhan ah Mareykanka, ama haddii ay si gaar ah ula xiriiraan diidmada qorshaha barakicinta. Sida laga soo xigtay Al-Arabi Al-Jadeed, danjiraha Mareykanka ayaa si furan uga hadlay bannaanbaxyada, isagoo sheegay in ay si toos ah uga falcelinayeen qorshaha ay wadaan Mareykanka. Sarkaal sare oo ka tirsan diblomaasiyadda Masar oo xog ogaal u ah kulammadaasi ayaa sheegay in ay adkaan doonto in Qaahira iska caabiso qorshaha Trump haddii aysan helin taageero ballaaran oo ka timaadda dalalka Carabta. Trump oo ku dheggan qorshihiisa Sarkaalka ayaa xusay in Trump uu si adag ugu taagan yahay dhaqaajinta qorshahan, inkasta oo Masar si cad uga hortimid. Mas’uuliyiinta Masar ayaa ku celiyay inay diyaar u yihiin sahminta xalal kale oo xaqiijin kara ammaanka Israa’iil iyada oo aan si khasab ah loo barakicin shacabka Falastiin. Labo ilo xog ogaal ah – mid diblomaasi ah iyo mid siyaasadeed – ayaa sheegay in booqashada danjiraha Mareykanka ay u badan tahay inay tahay kulankii Trump uu todobaadkii hore sheegay xilli uu la hadlayay saxafiyiinta isaga oo saarnaa diyaaradda Air Force One. Trump ayaa sheegay inuu qorshaha barakicinta kala hadlay Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi, hase yeeshee sarkaal sare oo Masri ah ayaa xilligaas beeniyay in wadahadal noocaas ah uu dhacay. Sabtidii, madaxtooyada Masar ayaa war rasmi ah ku xaqiijisay in Madaxweyne Sisi uu habeenkii hore taleefoon ka helay Trump. Afhayeenka Madaxtooyada Masar Mohamed El-Shenawy ayaa sheegay in labada hoggaamiye ay “wadahadal togan” ka yeesheen hirgelinta wejiyada koowaad iyo labaad ee heshiiska xabbad-joojinta Gaza, kaas oo ay garwadeen ka ahaayeen Masar, Qadar, iyo Mareykanka. Sidoo kale, waxay hoosta ka xariiqeen muhiimadda ay leedahay dedejinta gurmadka bani’aadantinimo ee loo dirayo Gaza. El-Shenawy ayaa intaa ku daray in Madaxweyne Sisi uu markale ku celiyay baahida loo qabo in la gaaro nabad waarta oo gobolka laga hirgeliyo. Wuxuu sidoo kale xusay in beesha caalamka ay Trump u aragto qof muhiim ah oo door ka ciyaari kara xalinta khilaafka muddada dheer taagnaa, isagoo soo xiganaya sheegashada Trump ee ah inuu “u heelan yahay nabadda”. Source
  3. Puntland ayaa sheegtay in ay ciidamadeeda ka dagaalamaya buuraleyda gobolka bari dagaalka maanta dhacay ku dileen in ka badan 24 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Daacish, dhammaantoodna ajaanib ahaa. Afhayeenka Ciidanka Puntland Janaraal Maxamuud Faadhigo oo warbahinta la hadlay ayaa sheegay dagaal Ciidanka difaaaca iyo kooxda Daacish ku dhex maray buuraleyda Calmiskaad lagu diley xubnahaas, asagoo intaa ku daray inay jiraan dhaawacyo soo gaaray askartooda. Puntland ayaa wadda howlgal xooggan oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka Bari, waxayna saraakiisha gulufkaas hoggaaminaysaahi sheegeen in guulo waaweyn ay gaareen ciidamadu, islamarkaana ay cagta mariyeen goobo badan oo dagaalamayaasha Daacish ay ku sugnaayeen. Source: goobjoog.com
  4. Mogadishu (HOL) — A 102-year-old elder was killed by an armed clan militia in Halfooley village, located in Somalia’s Hiiraan region, in what authorities and residents describe as a revenge attack linked to clan grievances. Source: Hiiraan Online
  5. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii hakiyay canshuur-kodhinti uu saaray badeecadaha ay Canada iyo Mexico u soo dhoofiyaan Mareykanka, canshuurtaas oo gaareysay 25%. Go’aanka madaxweynaha Mareykanka ayaa yimid kaddib marki uu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Mexico haweeneyda lagu magacaabo Claudia Sheinbaum iyo Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau. Qoraal uu soo dhigay baraha ay ku xiriirto bulshada ayuu Trump ku sheegay, “in u uku faraxsanyahay natiijada horudhaca ah ee arrintan kasoo baxday, isla markaana muddo 30 maalin ah la hakiyay tacriifta si uu u arko in la gaari karo heshiis dhaqaale oo kama danbeys ah oo uu la galo Canada. Ra’iisul wasaaraha Canada Trudeau ayaa isna dhankiisa sheegay, in Canada ay geyn doonto xadka ay la wadaagto Mareykanka ciidan iyo qalab cusub oo tiknolooji ah ah, si loo joojiyo qul qulka daroogada fentanyl. Wuxuu sheegay in uu khadka telefoonka kula hadlay madaxweyne Trump,” “Canshuurta lasoo jeediyay waxaa la hakiyay muddo 30 cisho ah, halka aan sii wadeyno wada shaqeynteenna.” Ayuu yidhi. Madaxweynaha Mexico Claudia Sheinbaum ayaa sheegtay in ay xadka Mexico uu la wadaago Mareykanka u direyso ilaa 10,000 oo askari oo ka tirsan millatariga, si ay u xakameeyaan daroogada nuuceeda dilaaga ah ee loo yaqaanno fentanyl, taas oo Mareykanka kasoo gasha dhanka Mexico. Waxay kaloo sheegtay in dowladda Mareykanka ay u ballan qaadday in ay wax ka qaban doonto joojinta hubka awoodda badan ee loo dusiyo dhinaca Mexico. Waxay intaasi ku dartay in madaxda labada waddan ay sii wadi doonaan wada hadalladooda ku aaddan dhinacyada ammaanka iyo ganacsiga, isla markaana arrinta canshuurta muddo bil ah la hakinayo. Inkasta oo la hakiyay tacriifti uu madaxweyne Trump saaray Mexico iyo Canada, haddana waxaanan wali waxba laga baddalin canshuurti uu saaray Trump badeecadaha uu Shiinaha u soo dhoofsho Mareykanka. Source
  6. Fallaagada ay Rwanda taageerto ee dhawaan qabsatay magaalada muhiimka ah ee Gomo ee bariga Congo, ayaa Isniintii shalay ku dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah sababo bani’aadannimo dartood. Hadalka kasoo yeeray M23 ayaa yimid kaddib baaqyo is daba joog ahaa oo dalbanayay in la furo waddo nabad ah oo dadka barakacay lagu gaarsiiyo gargaar bani’aadannimo. Fallaagada M23 waxay sheegtay in xababad joojinta ay billaabaneyso maanta oo Talaada ah. Ku dhawaaqista ayaa sidoo kale ku soo beegantay saacado yar kaddib marki ay Qaramada Midoobay shaacisay in dagaalki todobaadki hore ee Goma lagu dilay ugu yaraan 900 oo qof. Dagaalkaas ayaa u dhaxeeyay jabhadda M23 iyo ciidamada dowladda Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo. M23 ayaa la sheegay in ay ku sii siqeyso magaalada Bukavu ee caasimadda gobol kale oo ku yaalla Bariga Congo. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Dowladda Congo oo ku aaddan xabbad joojinta halka dhinac ah ee ay ku dhawaaqday M23. Urur goboleedyada Koofurta iyo Bariga Africa ayaa todobaadkaan ugu baaqay dhinacyada ku dagaallamaya Congo shir deg deg ah, kaas oo ay dowladuhu ku dalba doonaan xabbad joojin. Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in madaxweynayaasha Congo iyo Rwanda ka soo qeyb gali doonaan shirkaasi. Source
  7. Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in weerar ay diyaarado drones ah u adeegsatay oo ay militarigeedu fuliyeen habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay ay ku dishay 8 xubnood oo ka tirsan kooxaha argagixisada ah ee deganaa deegaan ku yaalla xuduudda Jabuuti ay la wadaagto Itoobiya. Weerarkan, ayay dawladdu sheegtay inay ku dhinteen dad rayid ah oo aagaas ku dhowaa, iyadoo aanay tiradooda shaacin. Source
  8. Beledweyne (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo saaka ka dhacday deegaanka Xalfooley oo dhaca xadka ay wadaagaan gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, kadib markii sabab yaableh loogu dilay Oday 100 sano jir ah oo kamid ahaa dadka deegaanka. Marxuumka oo ahaa xoolo dhaqato ayaa waxaa lasoo wariyay inay dileen maleeshiyaad beeleed hubeysan, kuwaas oo kadib goobta isaga dhaqaaqay. Sababta loo dilay odeyga waayeelka ah ayaa waxaa lagu sheegay inay la xiriirto aano qabiil, balse dhacdadan ayaa argagax ku reebtay dadka deegaanka, maadaama waayeelada, carruurta iyo haweenka ay kamid yihiin dadka birimageedada ah ee aan la taaban. Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen, wuxuuna sheegay in odeyga la dilay loo tegay, isaga oo la joogo xoolihiisa, kadibna si arxan darro ah loo dilay. “Deegaanka Xalfooley nin 98 sano jiro oo iska socdo oo waayeel ah ayaa lagu dilay, xoolaley ayuu ahaa waxaana loogu yimid xoolihiisa waana la dilay” ayuu yiri. Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Dhacdadan waxay ka mid tahay colaadda meesha ka jirto iyo dagaal beeleedyada ka socda xadka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe”. Dhacdadan dilka ah ayaa kusoo aadeyso, xilli maalmahan ay xadka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ka socdeen dadaallo nabadeed oo lagu doonayo in xal nabadeed looga gaaro colaadda beelaha ee ka taagan halkaasi, taas oo saameyn ku yeelatay HirShabelle.
  9. Illegal tuna fishing by Chinese vessels off Somalia’s coast has reached alarming levels – with yellowfin tuna, one of the world’s most commercially important fish, central to this concern. Its high global demand and economic value make the species a target for criminal networks. Source: Hiiraan Online
  10. The United States has been conducting attacks in Somalia since at least 2007, with airstrikes skyrocketing during Trump’s first term. From 2007 to 2017, under the administrations of George W. Bush and Barack Obama, the U.S. military carried out 43 declared airstrikes in Somalia. Under Trump, AFRICOM conducted more than 200 air attacks against members of al-Shabab and the Islamic State group. The Biden administration conducted 39 declared strikes over four years. Source: Hiiraan Online
  11. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Xeerka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaasoo horey ay usoo ansixiyeen labada Golle ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Xeerkani wuxuu muhiim u yahay in la xaqiijiyo xuquuqda shaqaalaha iyo in loo abuuro jawi shaqo oo cadaalad ah, kaas oo ku saleysan mabda’a sinnaanta iyo xorriyadda shaqaalaha. Waxaa sidoo kale diiradda lagu saarayaa in shaqaalaha Soomaaliyeed ay helaan xuquuqda ay ku leeyihiin goobaha shaqada iyadoo la ilaalinayo danta guud iyo horumarka dhaqaalaha dalka. Ugu dambeyntii, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Yusuf Mohamed Adan ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha JFS saxiixa sharciga xeerka shaqada Soomaaliya, kaas oo markii ugu horreysay 52 sano ka dib wax ka beddel iyo casriyeyn lagu sameeyay. Xeerkani wuxuu la jaanqaadayaa hannaanka dawlad dhiska, ganacsiga xorta ah ee dalka ka hanaqaaday iyo xaqsiinta shaqaalaha si waafaqsan Diinteena suubban iyo xeerarka caalamiga ah ee shaqaalaha. Source: goobjoog.com
  12. Finland’s Special Envoy on Peace Mediation in the Horn of Africa, Suldaan Said Ahmed, recently engaged in discussions with Somaliland President Abdirahman Mohamed Irro in Hargeisa. The Tuesday talks centered on bolstering regional peace and stability in the Horn of Africa through dialogue and mediation efforts. This meeting underscores Finland’s commitment to supporting conflict resolution and fostering cooperation in a region that has faced significant political and security challenges. By engaging with Somaliland, Finland aims to contribute to broader stability and peacebuilding initiatives in the Horn of Africa Qaran News
  13. Bayaan kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa xaqiijiyay in ciidamada difaaca Puntland si buuxda gacanta ugu dhigeen degaanka Dharin ee togga Jeceel, halkaasi oo ay ku xoogganaayeen mileeshiyaadka Daacish. Bayaanka oo soo baxay kaddib dagaal culus oo maanta in ka badan 9 saacadood ka socday degaannada ku teedsan togga Jeceel ayaa lagu sheegay in ciidamadu gacanta ku dhigeen degaankaasi istiraatiijiga ah ee Dharin oo ay si xooggan ugu dagaallameen kooxda Daacish, ka hor inta aan ciidamadu cagta marin kooxdaasi. Ciidamada difaaca Puntland waxay sheegeen in ay wax dhintay iyo wax firxaday noqdeen dagaallamayaashii ISIS ee laga qabsaday degaanka Dharin ee togga Jeceel, kaddib markii ciidamadu halkaasi xoog kaga saareen kooxda oo isku dayay in ay xejistaan, balse laga awood roonaaday, sida uu tilmaamay bayaanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. “Ciidanku xoog ayeey Argagixisada kagala wareegeen deegaanka Dharin ee Togjaceel, Argagixisadii Daacish wax la dilay iyo wax firxaday” ayaa lagu yiri bayaanka kooban ee ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Ciidamada difaaca Puntland. Ka hor inta aysan degaanka Dharin la qaban, waxay ciidamada difaaca Puntland mileeshiyaadka Daacish ka saareen ilaa lix saldhig oo yar yar, kuwaasi oo ay ku dagaallameen ISIS, ha yeeshee ugu danbayn dhammaantood laga kiciyay, kaddib markii ciidamadu dusha ka mareen. PUNTLAND POST The post Puntland: Mileeshiyaadkii Daacish waxay noqdeen wax dhintay iyo wax firxaday appeared first on Puntland Post.
  14. President Deni endorsed the jurisdiction of the Somaliland administration in Ceerigaabo but did not call for any criminal investigations into the crimes committed by militias allied with Somaliland administration. Badhan (Letter sent by email) — I have read the editorial on the political statement by the Puntland President Said Abdullahi Deni regarding the situation in Ceerigaabo. President Deni did not explicitly mention the dispossession and loss of life caused by militias organised by Buurmadow and other warmongering traditional leaders. Earlier this week, Buurmadow claimed that only his clansmen, of the Isaq lineage, have a right to live in Ceerigaabo peacefully. These violations occurred shortly after Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi was elected in November 2024. Militias loyal to the Somaliland administration looted businesses, homes and killed and maimed Somali unionists. President Deni endorsed the jurisdiction of the Somaliland administration in Ceerigaabo but did not call for any criminal investigations into the crimes committed by militias allied with Somaliland administration. Victims have a right to live in Ceerigaabo and to receive compensation for the incompetence and connivance of the Somaliland administration when militia mobs from Burco carried out the forced displacement of Somali citizens in Ceerigaabo. Earlier this week, Buurmadow claimed that only his clansmen, of the Isaq lineage, have a right to live in Ceerigaabo peacefully. President Deni said that the victims of the forced displacement “are from Puntland”, yet no legal processes have been initiated in Puntland to record the extent of the damage, deaths and injuries suffered in Ceerigaabo by the displaced and dispossessed persons. The Puntland President’s advocacy for the property rights of Puntlanders who have been forcibly displaced from Ceerigaabo is at odds with his downplaying of the total breakdown of the 1995 Ceerigaabo Agreement at the hands of the Somaliland administration. The post Ceerigaabo Forced Displacement: No Justice for the Dispossessed appeared first on Puntland Post.
  15. Q2aad: Guushii Duuliyeyaashii Itoobiya iyo guuldaradii duuliyeyaashii Somalida dagaalkii hawada 1977. Markii dagaalku bilaabmay 13july 1977,waxay duuliyayaashii dagaalka ee Ethiopia iyo Somalia si adag ugu dagaalameen dhinaca hawada (Dogfighting)hawada dhinaca Ethiopia ee Somali-galbeed dadka qaar u yaqaaniin Ogaadeenia,meelaha ay duuliyayaashu isku farasaareen waxa ka mid ah hawada Godey,Qabridahar,Dhagaxbuur,Qabri bayax, Wardheer,Xarshin,Jigjiga,Diridawa,Harar,iyo meelo kale. Duuliyeyaasha Ethiopia waxay ka soo kacayeen giroomada Diridawa iyo Debrezeit,Duuliyeyaasha Somalidu waxay ka soo kacayeen giroomada Berbera iyo Hargeisa. Inta badan duuliyeyaasha Ethiopia waxay ku duulayeen nooca dayuuradaha ( F-5E iyo F-5A )Jetfighters. Duuliyeyaasha Somaliduna waxay ku duulayeen nooca dayuuradaha ( Mig-21 iyo Mig-17 )Jetfighters. Dagaalkii dhinaca hawada ee duuliyeyaashii Ethiopia iyo kuwii Somalidu wuxuu bilaabmay 24july 1977,wuxuuna dhamaaday 1september 1977,laakiin dagaalkii dhulku wuu sii socdey ilaa bishii labaad 1978. Mudadaasi waxay duuliyeyaashii Ethiopia hawada ku toogteen soona rideen( 18 dayuuradood oo Mig-21 ah iyo 9 dayuuradood oo Mig-17 ah) oo somalidu leedahay( Dogfighting)inta badan duuliyayaashii way ku dhinteen,kuma jiraan tirada dhawr dayuuradood oo iyagoo dhaawaca ah cararay degdegna u fadhiistay giroonka Hargeisa. Mudadaasi Ethiopia waxaa laga ridey 3sadex dayuuradood oo keliya oo noocoodu yahay( F-5E , f-5A iyo canberra )sadexdaasi dayuuradood waxaa toogtey ciidamadii lugta( ground force ) oo ka xumaaday sida loo ridey dayuuradihii somalida iyo duuliyeyaasha la laayey,sadexdii dayuuradood ee Ethiopia laga ridey duuliyeyaashii way badbaadeen (Ejecting parachute)micnaha way ka boodeen dayuuradaha markii ciidanka lugtu la heleen lidka dayuuradaha( anti airkraft ). La soco Q3aad,oo xiisa badan leh. Yusuf Abdilahi Janale Oslo Norway contact.somalilandcitizen@gmail.com Qaran News
  16. Washington (Caasimada Online) – Toddobaadyo kadib markii Donald Trump dib ugu soo laabtay Xafiiska Oval-ka, Mareykanka ayaa Sabtidii fuliyay duqeymo cirka ah oo ka dhacay Soomaaliya. Weerarradan ayaa dad badan ka yaabiyay, maadaama uu Trump horey u amray in ciidamada Mareykanka laga saaro dalka intii uu xilka hayay. Arrintan ayaa sidoo kale imaneysa xilli Soomaaliya aysan ka mid ahayn meelaha ay dunidu sida weyn indhaha ugu hayso, iyada oo laba dagaal oo waaweyn ay ka socdaan caalamka. Bayaan ka soo baxay mamaulka Trump ayaa lagu sheegay in duqeymuhu ay bartilmaameedsadeen xubno ka tirsan kooxda Daacish ee waqooyiga Soomaaliya. Weerarkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee Mareykanku fuliyaan tan iyo markii Trump dib ugu soo laabtay Aqalka Cad. Wararka duqeymaha kaddib, Xoghayaha Difaaca ee cusub, Pete Hegseth, ayaa sheegay in qiimeyntii ugu horreysay ay muujisay in weerarradu ay ku dileen xubno badan oo Daacish ah, kuwaas oo ku sugnaa buuraleyda Golis, iyadoo aysan jirin wax khasaare ah oo soo gaaray dad rayid ah. Trump ayaa is bogaadiyay, isaga oo bartiisa Truth Social ku qoray in weerarka lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda argagixisada. “Weerarradan waxay burburiyeen goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen argagixisadu, waxaana lagu dilay tiro badan, iyadoo aan wax khasaare ah loo geysan dad rayid ah. Anigu ayaan go’aankaas qaatay, sababtoo ah Biden iyo kooxdiisu waxba kama qaban,” ayuu Trump ku qoray TruthSocial. Wuxuu intaas ku daray: “Farriinta aan u dirayno Daacish iyo ciddii Mareykanka cadow ku ah waa mid cad: ‘WAANU IDIN SOO HELI DOONAA, WAANUNA IDIN DILI DOONAA!’” Haddaba, muxuu Trump uga dan lahaa amarka weerar? Intii lagu guda jiray shir jaraa’id oo Sabtidii dhacay, Hegseth wuxuu xaqiijiyay in weerarrada ay fuliyeen diyaarado dagaal oo ay ka mid yihiin F/A-18, kuwaas oo laga qaaday markabka USS Harry S. Truman, oo ku sugan Badda Cas. “Hawlgalkaan wuxuu sii wiiqayaa awoodda Daacish ee ah inay qorsheeyaan weerarro argagixiso oo khatar ku ah Mareykanka, saaxiibbadeenna, iyo dad rayid ah,” ayuu yiri Xoghayaha Difaaca. Waxaa jira saddex sababood oo suurtagal ah oo duqeymaha Soomaaliya loo fuliyay: 1 – Tallaabo astaanta Ah Warbixin uu daabacay New York Times ayaa xustay in saraakiil ka tirsan Wasaaradda Difaaca ay aaminsan yihiin in duqeymahan ay ahaayeen tallaabo calaamadeyn ah oo aan lahayn saameyn militari oo weyn. Trump ayaa la rumeysan yahay inuu doonayay in uu isu muujiyo sidii hoggaamiye adag oo ka hortagaya argagixisada, taas oo mar walba ahayd astaan siyaasadeed oo uu ku faano. 2 – Aargoosiga weerarkii New Orleans Sanadka 2025 wuxuu ku billowday dhacdo argagax leh oo ka dhacday New Orleans, halkaas oo nin Mareykan ah oo horey uga tirsanaa ciidanka, islamarkaana la sheegay inuu ka mid ahaa dadkii Daacish dhiirigelisay, uu dad badan ku jiirsiiyay gaari intii ay dabaaldegyada sanadka cusub socdeen. Weerarkii Mareykanka ee Soomaaliya waxaa loo fasiran karaa aargoosi ka dhan ah falkaas, iyada oo sidoo kale muujinaysa in Washington ay si dhow ula socoto dhaq-dhaqaaqyada Daacish, xitaa meelaha ka fog sida Soomaaliya. Khubaro ka tirsan laamaha amniga Mareykanka ayaa horay uga digay in khatarta Daacish ay korodhay. 3 – Aamusinta mucaaradka gudaha Trump ayaa horey u shaaciyay xaalad degdeg ah oo la xiriirta xuduudaha Mareykanka, wuxuuna codsaday in ciidamo badan la geeyo halkaas. Mucaaradkiisa ayaa dhaleeceeyay go’aankaas, iyaga oo sheegay in tani ay carqaladeyn karto howlgalada kale ee militari. Sidaas darteed, weerarka Soomaaliya waxaa loo arkay mid uu Trump ku muujinayo inuu weli xoogga saarayo la dagaallanka argagixisada. Maxaa is-beddelay? Waxaa xusuus mudan in 2021, Trump uu amray in 700 oo askari oo Mareykan ah laga saaro Soomaaliya. Markii Biden xukunka la wareegay, wuxuu dib ugu celiyay 450 askari. Hadda, lama oga sida uu Trump mar kale u qorsheynayo in uu ula macaamilo Soomaaliya. Waxaa muhiim ah in la xuso in ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya ay inta badan tababar siiyaan ciidamada dowladda, balse aysan si toos ah uga qeyb qaadan dagaallada ka dhanka ah argagixisada. Xoghayaha Difaaca Hegseth ayaa sheegay in Mareykanku “diyaar u yahay inuu raadiyo oo ciribtirayo argagixisada halis ku ah Mareykanka iyo xulafadiisa, xilli uu sidoo kale xoogga saarayo sugidda xuduudaha dalka.” Al Shabaab vs. Daacish: Halista Soomaaliya Soomaaliya waxaa si weyn loogu yaqaan dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab, oo ah garab ka tirsan Al Qaacida. Warbixinaha sirdoonka Mareykanka ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay leeyihiin 7,000–12,000 dagaalyahan, islamarkaana dakhliga ay helaan sannadkiiba uu gaarayo $120 milyan, taasoo ka dhigaysa garabka ugu awoodda badan ee Al Qaacida. Halkaas marka la joogo, Daacish oo ka hawlgasha waqooyiga Soomaaliya weli ma gaarin awoodda Al-Shabaab, balse lama dhayalsan karo khatarta ay leedahay. Bishii May ee sanadkii hore, Mareykanka wuxuu fuliyay duqeyn lagu dilay saddex xubnood oo Daacish ah, inkasta oo markii dambe la ogaaday in mid ka mid ah uusan aheyn sarkaal sare oo kooxda ka tirsanaa. Soomaaliya oo soo dhaweeysay weerarka Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in xukuumaddu ay la socotay weerarka Mareykanka, islamarkaana uu bartilmaameedsaday Daacish. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay hawlgalka, isagoo xusay in “Soomaaliya ay garab taagan tahay dadaalka Mareykanka ee lagu ciribtirayo argagixisada caalamiga ah.” Weerarkaan ayaa muujinaya in, inkasta oo Soomaaliya aysan ahayn mudnaanta koowaad ee Mareykanka, haddana Washington ay mar walba diyaar u tahay inay wax ka qabato khatarta argagixisada.
  17. President Donald Trump on Monday agreed to a 30-day pause on his tariff threats against Mexico and Canada as America’s two largest trading partners took steps to appease his concerns about border security and drug trafficking. Source: Hiiraan Online
  18. Taiwan welcomes new Somaliland envoy File photo courtesy of Ministry of Foreign Affairs for illustrative purpose only Taipei, Feb. 4 (CNA) A senior Taiwanese diplomat on Tuesday welcomed Somaliland’s new representative Mahmoud Adam Jama Galaal, who recently took up his post in Taipei. Speaking at a weekly news briefing in Taipei, Chen Yung-po (陳詠博), deputy head of the Ministry of Foreign Affairs’ Department of West Asian and African Affairs, expressed hope that Galaal would continue to enhance bilateral relations. Galaal was appointed by new Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi last month. In a Jan. 29 Facebook post by the Somaliland Representative Office in Taiwan, Galaal sent Lunar New Year’s greetings from his government and people to Taiwan. “On the joyous occasion of the Lunar New Year, the Republic of Somaliland and its Representative Office in Taipei extends its warm greetings and best wishes to the Government and people of the Republic of China (Taiwan). May this New Year bring you prosperity, happiness, and continued success.” “We cherish the strong bonds and friendship between our two countries and look forward to many more years of fruitful cooperation and shared prosperity. Happy New Year!” the envoy wrote in the post. Before taking up the post in Taipei, Galaal served as Somaliland’s representative to Ethiopia as well as its minister of planning and health minister. Politics Taiwan welcomes new Somaliland envoy 02/04/2025 03:15 PM Listen File photo courtesy of Ministry of Foreign Affairs for illustrative purpose only Taipei, Feb. 4 (CNA) A senior Taiwanese diplomat on Tuesday welcomed Somaliland’s new representative Mahmoud Adam Jama Galaal, who recently took up his post in Taipei. Speaking at a weekly news briefing in Taipei, Chen Yung-po (陳詠博), deputy head of the Ministry of Foreign Affairs’ Department of West Asian and African Affairs, expressed hope that Galaal would continue to enhance bilateral relations. Galaal was appointed by new Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi last month. In a Jan. 29 Facebook post by the Somaliland Representative Office in Taiwan, Galaal sent Lunar New Year’s greetings from his government and people to Taiwan. “On the joyous occasion of the Lunar New Year, the Republic of Somaliland and its Representative Office in Taipei extends its warm greetings and best wishes to the Government and people of the Republic of China (Taiwan). May this New Year bring you prosperity, happiness, and continued success.” “We cherish the strong bonds and friendship between our two countries and look forward to many more years of fruitful cooperation and shared prosperity. Happy New Year!” the envoy wrote in the post. Before taking up the post in Taipei, Galaal served as Somaliland’s representative to Ethiopia as well as its minister of planning and health minister. Galaal was previously critical of closer ties between Somaliland and Taiwan while in opposition. In a Feb. 2022 X post, he criticized Somaliland for having close relations with Taiwan, saying the move is a form of what he termed as “short-term megaphone diplomacy for local consumption only.” However, Galaal wrote in a Jan. 16 X post following his nomination that “foreign policy evolves with the times.” “You may embrace something you were once uncertain about… Taiwan has won hearts & minds with unparalleled assistance for the Republic of Somaliland,” he wrote. Asked about the new envoy’s previous comments, Chen told reporters in Taipei Tuesday that it is the ministry’s understanding that the representative’s remarks were aimed at a domestic audience based on the political situation at the time, without elaborating. Taiwan’s office in Somaliland has had “smooth communications” with the new government after President Mohamed Abdullahi was sworn into office on Dec. 12, Chen said. Chen added that Galaal himself was now very supportive of strengthening Somaliland-Taiwan relations. Ties between Taiwan and Somaliland have warmed since the two sides set up representative offices in each other’s capitals in 2020. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 and has functioned as a de facto sovereign state ever since, but is not officially recognized by any other countries. (By Joseph Yeh) Enditem/ASG by Taboola Sponsored Link Qaran News
  19. WASHINGTON – In a surprise move, the United States carried out airstrikes in northern Somalia on Saturday, targeting operatives of the Islamic State (ISIS) in what marked the first significant military action under President Donald Trump since his return to the Oval Office. The strikes caught many off guard, mainly since Trump had previously ordered the withdrawal of US troops from Somalia. The airstrikes were conducted against ISIS operatives in the remote Golis Mountains of northern Somalia, an area known for hosting extremist factions. According to the Trump administration, the strikes were aimed at dismantling ISIS’s ability to plan and execute attacks that could threaten US citizens, allies, and innocent civilians. “Multiple operatives were killed,” said newly appointed Defense Secretary Pete Hegseth in a statement, adding that no civilian casualties were reported. Hegseth confirmed that Navy and Air Force warplanes, including F/A-18 fighter jets from the aircraft carrier Harry S. Truman, carried out the strikes. Trump quickly took to his social media platform, TruthSocial, to claim credit for the operation, calling it a significant victory. “The strikes destroyed the caves they live in and killed many terrorists without harming civilians. Our Military has targeted this ISIS Attack Planner for years, but Biden and his cronies wouldn’t act quickly enough to get the job done. I did!” Trump posted, underscoring his commitment to taking strong action against terrorism. “The message to ISIS and all others who would attack Americans is that ‘WE WILL FIND YOU, AND WE WILL KILL YOU!'” Why Somalia? The question of why Trump ordered airstrikes in Somalia after previously reducing US military presence there remains central to the broader discussion. There are three likely reasons for the decision: 1- Symbolic Gesture Some defense officials suggest that the airstrikes were partly a symbolic gesture, reinforcing Trump’s image as a brutal “commander in chief” who would protect the US from terrorism from day one of his second term. This action was seen as an effort to portray Trump as decisive, particularly in the early days of his presidency. 2- Response to rising terrorism concerns The new year began with a high-profile attack in New Orleans, where a US Army veteran inspired by ISIS rammed a car into a crowd celebrating New Year’s. This tragedy underscored the growing concerns over ISIS-related threats, and the airstrikes could be seen as a response to these concerns. Analysts have warned that the influence of ISIS is resurging, with terrorist attacks increasingly linked to the group. 3- Deflecting domestic criticism The airstrikes could also be seen as a way to shift focus from domestic issues, such as Trump’s calls for military involvement at the US-Mexico border. Critics had argued that such actions could distract from other military priorities, including counterterrorism efforts abroad. By conducting the strikes, Trump may have sought to quiet criticism and demonstrate a proactive approach to national security. The changing US military stance in Somalia Trump’s decision to re-engage militarily in Somalia is shocking, considering his 2021 order to withdraw 700 US troops from the country. Under President Joe Biden, 450 US troops were redeployed to Somalia, focusing primarily on training Somali forces rather than conducting counterterrorism operations. The recent strikes have raised questions about the future direction of US military involvement in the region. Secretary Hegseth emphasized that the US “stands ready to find and eliminate terrorists” while also fulfilling its border protection responsibilities. This statement suggests that the Biden administration’s approach to Somalia may evolve, particularly given the recent uptick in military action. Al-Shabab and ISIS in Somalia While Somalia has long struggled with the militant group Al-Shabaab, which is linked to Al-Qaeda, the threat from ISIS in the northern part of the country cannot be ignored. Despite its smaller presence in Somalia compared to Al-Shabaab, ISIS has increasingly made its mark, with US airstrikes targeting its operatives in recent years. In May 2023, a US airstrike killed a senior ISIS leader in northern Somalia, marking a significant blow to the group’s operations. US Special Operations forces also eliminated ISIS financier Bilal al-Sudani in a January 2023 raid, further highlighting the importance of Somalia in the broader global fight against ISIS. Somalia’s reaction The Somali government welcomed the US operation, with President Hassan Sheikh Mohamud acknowledging the support of the United States in the fight against international terrorism. “The latest American operation reinforces the strong security partnership between Somalia and the United States in combating extremist threats,” Mohamud said. This statement reflects the Somali government’s ongoing cooperation with the US military in counterterrorism efforts. While the strikes may have raised eyebrows internationally, many in Somalia view them as a positive step toward eliminating the threat posed by ISIS, which continues to operate in the country’s northern regions.
  20. Baardheere (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta isbeddal lama filaan ah uu ka dhacay gobolkaasi, kadib markii ciidamada Jubbaland ay dib ula wareegeen gacanta ku haynta xarunta degmada Baardheere. Isbeddalka ayaa yimid, kadib markii xalay ciidamadii horay u joogay gudaha degmadaas oo taabacsanaa dowladda federaalka ay ka baxeen Baardheere, waxaana saaka gudaha u galay Daraawiishta Jubbaland oo si buuxda hadda u maamulayo xarunta degmada. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in arrintan ay ku timid, kadib kala fur-furis lagu sameeyay ciidamadii halkaasi ku sugnaa ee taabacsanaa dowladda dhexe. Sidoo kale waxaa xarunta degmada Baardheere tegay guddoomiyaha degmadaas ee Jubbaland, Mudane Aadan Muxumad Axmed, isaga oo kormeer ka sameeyay Baardheere, kaas oo lagu qiimeynayay xaaladda guud iyo arrimaha ammaanka ee degmada. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in haatan wixii ka dambeeya ay gudan doonaan waajibaadkooda, xaruntana loogu shaqeyn doono bulshada deegaanka. Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha dowladda Soomaaliya ee jooga gobolka Gedo, kuna aadan la weerigaanka Jubbaland ee degmada Baardheere. Dowladda Dhexe iyo maamulka Axmed Madoobe ayaa indhowanahan si weyn ugu loolamayay gacanta ku haynta gobolka, taas oo salka ku hayso xiisadda labada dhinac.
  21. WAR SAXAAFADEED 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐨𝐨 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝. Hargeysa,(Qaran news)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) (oo ay weheliyaan Wasiirka Madaxtooyada, Afhayeenka iyo Xoghayaha Madaxweynaha) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay Guddida Nabadda Jamhuuriyadda Somaliland ee uu Madaxweynuhu dhawaan magacaabay. Madaxweynuhu waxa uu Guddida Nabadda ee JSL u sheegay in ujeedada iyaga loo aasaasay ay tahay in ay abuuraan jawi nabadayn ah oo ku saleysan wada-xaajood, isfaham, iyo ka qeyb-gal bulsho si Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland dhammaan Gobollada dalka uu u hanto nabad iyo xasillooni waarta. Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Guddida Nabadda u sheegay in ay leeyihiin Shaqsiyad Qaanuuni ah oo u xil saaran horumarinta nabadda, xasiloonida iyo ilaalinta midnimada Jamhuuriyadda Somaliland. Dhinaca kale, Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Guddida Nabadda u sheegay in samayntii Guddida Nabaddu ay yeelatay saamayn weyn oo heer Caalami ah, maadaama ay yihiin Odayaal Qaran oo magac iyo maamuusba ku leh bulshada Somaliland. Madaxweynuhu wuxuu Guddida Nabadda u sheegay in ay yihiin kuwa laga sugayo in ay hormmood ka noqdaan dedaalada ay Xukuumadda JSL ugu jirto nabadynta, xallinta khilaafaadka iyo dib-u-heshiisiinta bulshadeena, gaar ahaan degaanada ay ka jiraan shaqaaqooyinku. Madaxweynuhu wuxuu Guddida Nabadda u sheegay in Xukuumadiisu arrin iyo adduunba aanay Guddida waxba ka hagran doonin si ay awood buuxda ugu yeeshaan fududeynta wada-hadallada nabadda iyo abuuridda fagaarayaal iyo jawi wada xaajood si loo xoojiyo nabadda iyo xasilloonida bulshada loogana hortago khilaafyada iyo colaadaha deegaannada Jamhuuriyadda Somaliland; Guddida Nabadda Jamhuuriyadda Somaliland iyaguna dhinacooda waxay Madaxweynaha uga xog warameen dedaalladii iyo tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee ay Guddi ahaan qaadeen si loo bilaabo gogol xaadhka wada-hadallada nabadda dhinacyada ay khusayso, gaar ahaan hoggaannada dhaqanka ka soo jeeda degaanada ay ka jiraan shaqaaqooyinku. Guddida Nabadda JSL waxay Madaxweynaha u xaqiijiyeen in ay Guddi ahaan sii labanlaabi doonaan gudashada xilka culus ee uu Madaxweynuhu u igmadey, gaar ahaan qabashada, fududeynta iyo ka-midho-dhalinta shirarka nabadaynta iyo wada xaajooodyada bulshooyinka ay colaaduhu saameeyeen. 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫) 𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 Qaran News
  22. Mogadishu (HOL) – Jubbaland regional forces have regained control of the Bardhere district headquarters in the Gedo region after federal government troops vacated the area on Monday night. Source: Hiiraan Online
  23. Mogadishu (HOL) — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Monday reinstated the military rank and full entitlements of Colonel Ibrahim Moalim Abdullahi, a former Mogadishu intelligence chief with the National Intelligence and Security Agency (NISA). Source: Hiiraan Online
  24. Why Donald Trump Should Visit Somaliland: A Bold Move in Africa – The U.S. presidency is as much about symbolism as power. Foreign leaders, diplomats, and analysts carefully track the order of phone calls and where the president goes first. Most often, the president’s first overseas trip is to Great Britain, Canada, or Mexico. Since World War II, the only exceptions have been Dwight D. Eisenhower who visited Korea in December 1952, a symbolic move given the ongoing Korean War; Harry Truman and Richard Nixon, who stopped in Belgium respectively on their way to Germany for the Potsdam Conference and the United Kingdom to meet the Queen; and Donald Trump who, in his first term, chose to highlight the U.S. partnership with Saudi Arabia. Africa is seldom a priority for any president. For all his rhetoric about the importance of Africa, President Joe Biden visited sub-Saharan Africa for the first time only in December 2024, just weeks before he left office. Biden was not alone in neglecting the continent. Like Biden, George H.W. Bush visited the continent only in his last days, meeting with U.S. military personnel in January 1993, less than three weeks before he left office. Jimmy Carter visited Egypt frequently against the backdrop of the Camp David Accords but only took one trip to sub-Saharan Africa—the first by any U.S. president. Bill Clinton and George W. Bush each made two trips to sub-Saharan Africa over eight years, and Barack Obama made four trips to sub-Saharan Africa. Ronald Reagan never visited Africa as president, and Donald Trump skipped the continent in his first term. As Trump makes countering the People’s Republic of China the focal point of his second-term foreign policy agenda, he can no longer afford to ignore Africa. Not only should he make a visit, but he should also break diplomatic china by visiting Somaliland, a country that the United States does not even recognize. During Trump’s first term, the White House praised Taiwan for its partnership with Somaliland. Somaliland-Taiwan ties have only deepened since then. Not only has Somaliland rebuffed both Beijing’s threats and attempts at bribery, but its government has also deepened its ties with Taiwan in response. For Trump, Somaliland should be a model for other reasons: The country suffered ruin in the late 1980s at the hands of Somali dictator Siad Barre. While the international community and the United States pumped tens of billions of dollars into Somalia—all of which successive Somali governments embezzled, squandered, or diverted to China—Somaliland received next to nothing due to its lack of recognition. Today, Somaliland thrives not because it is a charity case but rather because of the ingenuity of the Somaliland people as well as its embrace of business and the free market. What once was an economy based on livestock now boasts multibillion-dollar businesses and a deepwater port that the World Bank ranks as the top in sub-Saharan Africa. Add into the mix that Somaliland, on its own, has denied it territory to terrorists and weapons smugglers, rejecting the immoral strategy used by other states, from Egypt to Somalia to Pakistan, to extort endless security assistance by never actually defeating the Islamic State and Al Qaeda affiliates. Its strength and denial of space to Al Shabaab and other malign actors is an asset to U.S. national security. The Somaliland diaspora in the United States, concentrated in Columbus, Seattle, Atlanta, and Washington, DC, contributes disproportionately to the U.S. economy. Somalilanders hold important leadership positions in corporations like Starbucks, in academe, and in medicine. Somaliland’s outgoing foreign minister Essa Kayd was chief of Neurophysiology at Brigham Women’s Hospital in Boston. In short, Somaliland is perhaps the top African country that demonstrates the self-sufficiency and accountability that Trump preaches. The Berbera Airport was once an emergency landing strip for NASA’s space shuttle program; it could easily accommodate Air Force One. Should Trump land there, he would be greeted with adulation on par with George H.W. Bush reception in Kuwait after that country’s liberation. Even Trump’s most ardent critics in Washington would have difficulty dismissing those scenes and images. Visiting Somaliland—just a 90-minute hop in Air Force One from Riyadh, Saudi Arabia, rumored to be Trump’s first visit of his second term—would be a shot across the bow to Beijing, the U.S. aid community, and those in the State Department who have for too long put Mogadishu’s feelings above U.S. national interests. It really is an opportunity almost too good for Trump’s team to pass up. Michael Rubin Qaran News
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka ee kasoo horjeedo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Fiqi ayaa dhaliilay hab dhaqanka madaxda hoggaamisa xisbiyada mucaaradka, wuxuuna tilmaamay inuu la yaabay sida ay ku diidan yihiin in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, ayna sii rabaan in xisbigooda guuleysto. “Waxaad arkaysaa Munaasabad ay ugu magac dareen shirweyne Xisbi, waxaana wada xaadir ah madaxda iyo xubnaha xisbiga, waxaadna la yaabaysaa nin sheeganaya hogaamiyaha xisbiga oo ka soo qeybgalayaashii ugu sheekaynaya “doorasho qof iyo cod ah ma rabno” ayuu ku yiri qoraalka uu soo saaray wasiir arrimaha dibadda Soomaaliya. Axmed Macallin Fiqi ayaa sidoo kale farriin u diray xubnaha muwaadiniinta ah ee ku jira xisbiyadaasi, isaga oo ugu baaqay inay isaga baxaan, ayna ku biiraan xisbiyo ogol in dalka ay ka dhacdo doorasho xor ah oo xalaal ah. “Muwaadiniinta Xisbiyadaas doorasho diidka ah ka tirsan, waxaa loogu baaqayaa in ay ku biiraan, xubno firfircoon iyo Madax ka noqdaan xisbiyada oggol doorashada ama in ay ayagu aasaastaan xisbiyo aysan cidna marti uga ahayn!” ayuu mar kale yiri wasiirku. Waxaa kale oo uu intaasi sii raaciyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya “Magac xisbi, shaqo NGO la iskuma wadi karo”. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo haatan xiisad siyaasadeed ay ka taagan tahay dalka, taas oo ka dhalatay qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aadan qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ay diidan yihiin Puntland, Jubbaland iyo siyaasiiyinta kale ee mucaaradka.