-
Content Count
1 -
Joined
-
Last visited
Single Status Update
-
Toontu waa dhir daawo oo caafimaad badan waxayna leedahay faaidooyinka aan lasoo koobi karin, waxaan halkaan ku tilmaamahayaa qaar ka mid ah faaidooyinka toonta:
Jeexjeexa lugaha hadaad qabtid lugo jeex jeex, ogoow waxaa kugu dhex nool noolaha il-maqabatada ah ee fungi ee dhexgali cagta biyaha toonta, kuna xoq si aad uga takhalustid. jeex jeexa uu sababay fungi-ga.
Caafimaadka wadnaha: toontu waxay khafiisaa dhiigga cuslaaday ee isku beddela xinjirta kadibna ku xeendaabma duleelka xididka, waxay kaloo fududaysaa socdaalka dhiigga maadada iron ee dhiiga ku jirta iyadoo sifaynaysa halbolayaasha jirka.
Xasaasiyadda: toonta waxaa ku jirta maado anti-iflamatory ah oo awood badan taasoo isku xeendaabka dadajiyaasha jirka enzymes ee soo tuuraya maadooyinka ay ka samaysan tahay xasaasiyadu:
http://www.daryeelmagazine.com/faaidooyinka-cajaaibka-leh-ee-toonta/
-
Popular Contributors