Fuaad1508736701

Nomads
  • Content Count

    1
  • Joined

  • Last visited

  1. Asc. asxaabta salan kadib saxiibayaal waxa maskaxdaydu ku wareertay ee fahmi wayday afka soomaliga dadka lehi sow soomali ma ahan? haday tahay jawaabtu haa sow macnaheda soomalidu way yaqanan soomaliga ma ahan? haday taasnina jawaabteeda tahay Haa inta badan barta bulshada soomalidu ku kulanto waxa qofku oraahdisu u gudbinayso soo soomali ma ahan ama uma badna? haday taasina haa tahay hadaba maxay soomalidu afkooda hooyo wax ugu gudbin wayeen barta bulashadu ku kulanto sida facebook, twinter iwm. mise akhyaaray anan ogayne qofkii aan luqad qalad wax ku qorin wali ma ilbixin? Jawabahas bal iga jahli sara