Axmed1508736699
Nomads-
Content Count
262 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Axmed1508736699
-
Somaliland: Minerals and gemstones discoveries in Somaliland
Axmed1508736699 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Awdallites must attack the cadaan and the traitors. Slaughter them as a warning and to remind them that life is too short to be deceived by traitors. That is if awdallites show signs of manhood. But if they are women, then stop the screaming and submit. -
Elders from North Mudug visit Cadaado centre state is reality
Axmed1508736699 replied to malistar2012's topic in Politics
Tillamook, what can butuland do against bartamaha state? All talk. We know butuland's capacities in war niyoow They cant defeat alshabaab and the traitors. -
Talaado, Janaayo 06, 2015 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, C/weli Max’ed Cali Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe gellinkii dambe ee maanta ka hadlay dagaallada Gal-gala ku dhexmaraya ciidamada Puntland iyo Al-shabaab, isagoo xusay in dagaalladaas ay ku dileen 20 ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayna kaga qabteen saraakiil sar-sare. C/weli Gaas ayaa sheegay in dagaalladaas ay guulo waaweyn ka gaareen oo ay ka saareen Al-shabaab meelihii ay kaga sugnaayeen deegaankaas; ayna hadda si buuxda iyaga gacanta ugu haraan. “Dagaalka Galgala waa wajigii labaad ee dagaallada aan Al-shabaab kula jirnay, waxaana ku gaarsiinnay dagaalladan dambe khasaare aad u xoog badan,” ayuu yiri madaxweynaha Puntland C/weli Gaas. Sidoo kale, madaxweyne Cabdiweli Gaas ayaa hadalkiisa ku daray inay ciidankooda kaga qabsadeen deegaanno ay ka mid yihiin; Guri-xoor, Dhagax-dheer, Guri-xiis, Guri-dhakeyn, Diin-digle iyo kuwo kale oo badan oo uu sheegay inay ka hooseeyaan buuraha Galgala oo ay saldhigyo ku lahaayeen kooxaha argagxisada ah. “Waxaan Al-shabaab kaga dilnay dagaallada u dambeeyay 20-qof, waxaan ku dhaawacnay 29-kale. Waxaana kaga qabannay saraakiil ay ka mid yihiin; Mukhtaar Cabdulle Axmed oo ku magac-dheer (Axmed Gurey) oo ahaa sarkaalkii ugu muhiimsanaa ee dagaal-gelinta iyo Axmed Cabdi Maxamed,” ayuu yiri Gaas. DHAGEYSO: Shirka Jaraa'id ee Madaxweynaha Puntland Madaxweynaha Puntland oo sii hadlayay ayaa xusay in dagaalladaan socda ay yihiin kuwo ay ku doonayaan inay xoogaga Al-shabaab kaga saaraan meelaha ay weli kaga sugan yihiin deegaanka Galgala. Gaas oo ka hadlayay khasaaraha dhankooda kasoo gaaray dagaalladan ayaa sheegay inay kaga dhinteen illaa hadda shan askari; ayna dhaawacyo kasoo gaareen afar askari oo kale. Dhanka kale, mar uu ka hadlayay go’aankooda ku aaddan Al-shabaab ayuu sheegay inay yihiin cadow caadeystay inay daadiyaan dhiigga shacabka Soomaaliyeed, aysana wax gor-gortan la geli doonin, balse ciddii ka tirsan oo si nabadgalyo ah isku soo dhiibta ay diyaar u yihiin inay soo dhaweeyaan. “Xubnaha lagu qabtay dagaalka waxaa la horgeyn doonaa maxkamad taas ayaana go’aan ka gaari doonta. Cid walba oo dagaal lagu qabtana mowqifka aan ka taagannahay waa in maxkamad lasoo taago,” ayuu C/weli Gaas ku sheegay shirkiisa jaraa’id. - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Jan/wararka_maanta6-89645.htm#sthash.wExvKqUj.dpuf
-
Tillamook, Are the weapons not made to use them? When Hannibal rebelled against the Romans did he run to the mountains and scream from there? Look at Alshabab rebels. They are defeated but they practice strong version of insurgency. Warya i hope iam wrong about Mujahid Wabar. I dont want this great man to be called Habar Wabar. From Mujahid Wabar to Habar Wabar?
-
Waryaa i think awdal people are just talk man. How long does it take to assassinate one traitor in Borama? C'mon! They dont know the art of rebellion. It all starts with assassinations, bombs and results into street battles. The traitors should be afraid to walk in Borama, thats the whole point! Blow up their gatherings. Capture soldier and behead him. You must install fear inside their hearts.
-
CCC Sharmarke' s new cabinet...happening now
Axmed1508736699 replied to LayZie G.'s topic in Politics
Lol farax shiikh This marriage wont last for long. The new beef will be about galgaduud maamul. -
Will he also visit South Gaalkacyo?
-
But why in a house? Maryooleey will never stop embarrassing us! Do it somewhere else. It looks like house of my auntie sxb.
-
Awdal diaspora backs Aboubakar Cilmi Wabar crusade
Axmed1508736699 replied to Saalax's topic in Politics
I think war will happen if Siilaanyo is elected again in Maamulka Somaliland. Long live Burco Revolution. Reer burco are good people. A friend of my comes from there. -
Mujaahideenta Gaashaan cleans Xalane from Terrorist insects
Axmed1508736699 replied to Axmed1508736699's topic in Politics
Train 10k/15K somalis as Gaashaan special soldiers, i assure you the days of rats hiding in Xamar will be over. Gaashaan Mujahideen are loyal patriotic somalis, they are disciplined, well armed and dont know clan allegiance. Gaashaan is the future of Soomaaliya. I think we are witnessing the somali version of Iranian revolutionairy guard. Mujaahideenta Revolutionary Guard, the nightmare of isis and all other terrorist insects: LONG LIVE GAASHAAN -
Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane Published on December 26, 2014 by Ismaaciil Mukhtaar · No Comments · 1,850 views Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa goor dhow soo afjaray howlgalkii lagu nadiifinaayay maleeshiyaadkii weeraka ku soo qaaday Xerada Xalane ee saldhiga ugu weyn ee Amisom. Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan Hay’adda Nabad sugid iyi Sirdoonka Soomaaliya gaar ahaan kuwo loo yaqaano Gaashaan ayaa gudaha u galay goob ay ku go’doonsanaayeen maleeshiyaadkii weerarka ku soo qaaday Saldhigga Xalane. Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidanka Gaashaan ee Nabad Sugiida iyo Sirdoonka Soomaaliya ay gacanta ku soo dhigeen labo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku dayay in ay qal qalgeliyaan saldhigaasi, waxaana weerarkaasi ay soo qaadeen Al-Shabaab ku geeriyooday 5 ka tisan Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM iyo mid kamid ah Shaqaalaha rayidka ah oo xerada la weeraray ka howlgali jiray. Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in saraakiisha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ay war-fidiyeenka u soo bandhigan maxaabiista laga qabtay Al-shabaab iyo sida ay u soo geba gebeeyeen howlgalkaasi. Allow dhowr mujaahideenta Gaashaan.
-
Awdal diaspora backs Aboubakar Cilmi Wabar crusade
Axmed1508736699 replied to Saalax's topic in Politics
<cite> @Saalax said:</cite> Awdal has a advantage and that is they are a united community. Dude, warlord siilaanyo wants to destroy the stability of maamulka Somaliland. He is jaahuus working for the old regime of Siyad Barre. Long live the revolutionairy forces in Awdal, Burco and Buuhoodle. Siilaanyo clan favorism, nepotism and dictatorship must end -
Awdal diaspora backs Aboubakar Cilmi Wabar crusade
Axmed1508736699 replied to Saalax's topic in Politics
Awdal Jihad kicks off in January insha Allah. The blood of traitors will be spilled in the name of Somalia and sacred Unity. -
This is small clashes. The deviant group is defeated!
-
Turmoil in Somaliland violent uprise in the west & east
Axmed1508736699 replied to malistar2012's topic in Politics
You are liar and will continue to lie! The somalidiid traitors can never enter buuhoodle without being killed and defeated. They know this fact. Somalidiid Movement is very weak. Awdal state discovered that too. Warlord siil aanyo is feeling the heat.
-
Popular Contributors