Yoonis_Cadue

Nomads
  • Content Count

    572
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Yoonis_Cadue

  1. ^^Je déteste pour vous informer que mais vous n'êtes rien mais un imbécile ignorant. Je ne suis pas la personne qui ruine le forum mais vous ruinez notre forum sans le savoir. Chacun sait que vous êtes Windtalker. La vérité émergera plus tôt plutôt que plus tard. ----------------------------------- How funny that you're applying that Iam ruining the forum. He's crying like a baby and accussing me of qoute "ruinging our forum". Waryaa grow up. What is the music in the background: I think it is "Cry me a horn....
  2. ^^La soeur I a simplement su qu'on l'a dirigé vers moi et je ne prennent pas des insultes ou la calomnie de vous. I'll bring the proof when you bring yours. You call me a thief I'll call you a thief. Ear for Ear, nose for nose.
  3. I agree with you Sky. This one goes out to the Horn: Vous êtes un imbécile triste n'êtes pas vous?
  4. Their aguments is just unfeasable to borrow a word or two from someone in SOL.. Whoo whoo. How can we make replies that swift in multiple nicks of ours or the same person. Surely if we had multple nicks we wouldn't be able to reply differently to the same thread. Therefore making it highly unlikely to have multiple nicks. I challenge the admin if they're still living and breathing to come forward and to cool down this situation by shaming the liars and accussers. Sky you know the most funny thing is the Horn wanting others believe that I made SOL my life. He thinks so, so let him think that. "Yoonis is a looser and he ain't got no life outside SOL and putting the Horn at his right place which is near the stinking bin in front of the ladies toilet.
  5. ^^Mind you Wordetta, the only person using multiple nicks and username in here is your friend Hornafrique a.k.a Windtalker and many more numerous multiple nicks. Please don't accuse me of a crime without having sustainable proof or evidence. I swear to you that I never had multiple nicks or double nicks. I have got only one nick and that is Yoonis. I request the admin to come out from his hiding place and to repulse those lies against me. It is really sad to see that the only arguments you can come up with is that I have multiple nicks. Is that your only criticism. I don't need multiple nicks because for the simple fact that I don't need multiple clan identities unlike some of our friends in here. We all know who they are. Peace! Mr. Yoonis Garoowe.
  6. In my view it doesn't make a difference to the situation in Somalia if the arms-embargo is lifted or not. The arms-embargo is not enforced and countries and illegal weapons-traders continue to sell weapons to Somali faction leaders. So I would argue for the ban to be lifted so the government can get heavy weaponary to fulfill their duty promised to the Somali people. The tanks, apache helicopters and long-ranging missiles are already ready for the Government but we can't use them because the nation or state that has supplied us with this modern weapons would be sanctioned and referred to the UN-Security Coucils. Lift the ban and get a credit from the World Bank and get the latest weapons to militarily defeat all your enemies this is the political ambition of the TFG. If we only could get this weapons the warlords would come "running to the TFG's fold and camp in Jowhar". All the nations are allowed to aquire weapons for selfdefence and the TFG must be allowed to get those weapons in order to defeat the enemy within aswell as the enemy outside.
  7. "Qul ku raag" is that even soomaali. I doubt it. BTW what does "Qul" mean? "ku raag" is understandable but "Qul", I doubt that it even exists in the soomaali dictionary of words, terms and phrases. Nor is it a soomaali saying only merely an imaginative wishful invention. I might be wrong. Didn't bother to read the story. So can't give my comments on it.
  8. I forget to ask you Windtaker: How was your encounter with Hornafrique? Did he manage to cool you down? Originally posted by Wind and addressed to Hornafrique: "Everytime, adi lee i fahma.." He must have a cooling effect on you because as you already put it he's the only one that "understands" you in here. How sad is that. From now on before addressing you I'll send a memo to your mentor warning him to prepare you for battle . Lol, ha ha Softie .
  9. To be honest Sky, I wouldn't give much attention to people like him cause at the end of the day they ain't worth it. Most of what he presents as facts are in truth baseless nonsense. He doesn't even have a clue what he's talking about most the time.
  10. ^^You didn't recognise him? It's Boqor Keenaadiid for good's sake. Anyway welcome bro Zafir.
  11. ^^Ha, Ha the only incohorent thing is you wanting us to believe: what was it again you told us last time: "70% rise in property in Gedo", where the people living on top of the trees before they finally decided to build houses. It must be that 7 out of 10 Gedonians were sleeping on top of trees before they got some development money to built themselves new homes supposedly houses but to be more accurate "huts".
  12. Mr. Linguist firstly thank's for reading my long article. Secondly as a Historian I've got a complex and unique style of writing. Many people tell me that they're fascinated at my writing style. We historians use the first person to tell story's we aquired firsthandedly from primary sources that we've spoken or communicated too. I hope this will answer your question. On the other hand can you tell me as someone who has mastered the English language what you meant with this sentence? so you much have been Xamar for the last year Do you mean "must" instead of "much". The other thing I've noticed as your incohorency to see beyond your "comfortable zone". The most funny thing is that you want others to believe that I must have been to hamar in the last year or atleast in the last six months. Haven't you actually noticed that the Ban of Dayniile was only announced a week ago on the 27th of October 2005. English is not my first language nor is it my mother tongue but what I find amusing is your penalisation towards me although it is quite obvious that you have major linguistical and grammatical problems yourself. On the other hand you can spell. Proof is: so you much have been Xamar for the last year Iam not a linguist but Iam a historian who sees the importance of language and who wants to tell history as it is therefore I've to use complex and different style of writing, which is totally alien to you. I believe that you need adequate lessons and classes in order to improve your spelling because as someone who has lived in north-america for quite a lot and actually confuses the word "must" with "much" doesn't deserve to be accompanying as here in the precious fora of SOL. I don't want to humiliate you but to be on the safe side do you remember this "Soo Laabta, Soo Laabta", War xagee baad uu cararteen baan naiiwaydiyey". Soo laabta how funny. Better to be safe than sorry I guess.
  13. LIISKA DAGAALOOGAYAASHA SOOMAALIYEED! 1. Mohamad Farah Aidid 2. Adan C/lahi N. Gabyow 3. Osman Hassan Ali Atto 4. Col. Barre Hiiraale 5. Husien M. farah Aidid 6. Gen. Axmad Warsame 7. Ali Mahdi Mohamed 8. Hasan Muhammad Nur 9 Muuse Suudi Yalaxow 10. Ahmed Omar Jess 11. Omar Haji Mohamed 12. Huseen Haji Boot 13. Mohamed Said Hirsi 14. Mohamed Qanyare Afrah etc. The list goes on there are numerous more.
  14. Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ku soo jeeda Kismaanyo.. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo waxay sheegayaan in Magaalada Kismaayo gaar ahaan isbahaysiga Dooxadda Jubba ay diyaar-garow ugu jiraan soo dhaweynta Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan oo maalmaha soo socda soo gaari doona Magaalada Kismaayo kaddib markii uu martiqaad ka helay Wasiikra dib u dhiska iyo dib u dejinta Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale). Waxaa lagu waramayay in Guddoomiyaha Baarlamaanku uu halkaasi u tagayo dhex dhexaadin uu wado Barre Hiiraale oo la xiriirta sidii loo soo afjari lahaa khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka gaara haan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka. Ergo ka socota Barre Hiiraale ayaa Magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan, waxaana la sheegay in Guddoomiyaha Baarlamaanku uu aqbalay in la dhameeyo khilaafka u dhexeeya Dowladda Federraalka
  15. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka badbaadey isku Day Dil.... Muqdisho: Saddex Qof ayaa geeriyoodey markii miino lagu qarxiyey mid kamid ah gawaaridii soo galbinayey Ra'iisul wasaare Geedi.... Muqdisho | Nov 6, 2005 War Degdeg ah::: Ra'iisul wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya, Cali Maxamed Geeddi, ayaa maanta (Isniin Nov 6) ka badbadey qarax bombaano oo lala beegsaday gawaaridii waftiga Ra'iisul wasaaraha oo maanta soo gaarey Magaalada Muqdisho. Wararka ugu horeeya ayaa sheegay in saddex qof geeriyoodey, tobaneeyo qof oo kalena ay dhaawacmeen, kaddib markii bombaanadaasi ay haleeshay mid kamid ah gawaaridii waftiga kasoo gelbinayey garoon u dhow magaalada Muqdisho. Ra'iisul wasaare Geeddi waxa uu kasoo kicitimay magaalada Jawhar oo ah xarunta Kumeelgaarka ah ee DFKMG. [Warar kale ayaa tibaaxay dhaawacu garayaan labaatan qof). - Maxamed Cali "Americo" oo ah sarkaal ka tirsan xafiiska ra'iisul wasaaraha DFKMG waxa uu sheegay in ugu yaraan labo qof ay dhinteen, 12 qofna ay dhaawacmeen, waxana uu intaas ku daray in ra'iisul wasaare uu weerarkaas ka badbadey, oo uu caawa ku negaan doono Muqodisho. Dhaawacii iyo dhimashadii qaraxaas waxaa la geeyey hoteelka Ramadaan ee magaalada Muqdisho. Weerarkan bombano waxa uu ka dhacay meel u dhow hotel Ramadan. Ilaa hadda ma jiraan cid sheegatay qaraxaas in ay ka dambeeyeen. Warar ayaa tibaaxay in waftiga marka hore lagu soo tuuray bombaano gacanta laga tuuro, kaddibna ay qaraxday bombaano kale oo dhulka lagu sii qariyey. Waxaana miinadaasi haleeshay mid kamid ah gawaaridii waftiga, waxaana wararka ugu horeeya tibaaxeen in dadka geeriyoodey uu kamid yahay nin kamid ah waardiyayaasha khaaska ah ee Ra'iisul wasaaraha. Gaariga qarxay waa gaarigii ka dambeeyey gaariga uu saaraa Ra'iisul wasaare Geeddi, sidaas waxaa yiri Cali Nuur Sahal oo gacan yare u ah ra'iisul wasaare ku xigeen Xuseen Caydiid. Xuseen Caydiid waxa uu kamid ah madaxdii Cali Maxamed Geeddi kusoo dhoweeyey garoonka Muqdisho, waxana uu Xuseen Caydiid la socdey gawaarida qaraxa lala beegsaday. Xubnaha kale ee DFKMG ee Waftiga Ra'iisul wasaaraha waxaa kamid ah: Saalim Caliyoow Ibroow (wasiirk amaaliyadda), Cabdallah Deerow ***** (wasiirka Dastuurka DFKMG), Cali Cabdullaahi Cosoble Siyaad (Wasiirka Waxbarashada), Cabdrisaaq Cismaan Juurile (wasiirka qorsheynta), Mudane Ibraahim Cali Xaafuun "jeebo" (wasiiru dawlaha arrimaha dibada), Salaad Cali Jeelle (wasiir kuxigeenka warfaafinta), Xildhibaan Caraale, Xildhibaan C/laahi Geedi Shadoor iyo madax kale. Qaraxyadaas ka dib waxa uu Cali Maxamed Geedi khubad u jeediyey dadweyne farabadan oo ku sugayey madaxtooyadii dawladii Siyaad Barre ee Villa Soomaaliya, waxana uu dad weynaha u sheegay in aan loo xayirnaan doonin dad aan dan ka lahayn Soomaaliya. Geeddi waxa uu yiri waxaan Xamar u imid in aan arko madaxda (labada gole) ee kujira DFKMG ee ku sugan Xamar. Bishii May ee sannadkan 2005 ayey ahayd markii bombaano lagu qarxiyey Muqdisho, Bomkaasi wuxuu ku qarxay Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo uu markaas ka khudbaynayey Ra'iisul wasaaraha DFKMG, waxaana ku dhintay 10 qof, waxaa dhaawacmay 28 qof.. SomaliTalk.com | Reuters, AP | Nov 6, 2005
  16. Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cali Max’ed oo Maanta ka badbaaday Weerar Lala Beegsaday,Kadibna Qudbad u Jeediyey Bulshada Muqdisho... Warkii: Nov 06, 2005 Muqdisho(Radiossc.net):-Cali Max;ed Geedi ayaa manta ka badbaaday weerar lala beegsaday xili uu marayey meel u dhaw Hutelkii hore ee Gurguurte oo u dhaw Shimeenada Puntland,weerarkaas oo ay ahaa mid loo adeegsady Garnaylo,waxaana weerarkaas ku nafwaayey 3ruux mid kalena waa uu ku dhaawacmay. Dadkii ku geeriyooday iyo kuwii dhaawacmay oo la keenay Hotel Ramadaan ayaa waxaa ka mid ahaa nin ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Ra'isulwasaare Geedi oo dhaawac halis ah uu ka soo gaaray qaraxaasi. Cali Max’ed Geedi oo weerarka kadib ka qodbadeeyey Villa Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in magaalada Muqdisho uu u yimid sidii uu ula kulmi lahaa wasiirada DFKMG ah, si uu meesha uga saaro warar uu sheegay inay faafiyeen wax uu ku tilmaamey dad warxumi tashiil. Cali Max’ed Geedi wuxuu sheegay in Xukuumadiisu ay leedahay cadow gudaha iyo dibada isagoo sheegay inaysan u baahneyn wax shisheeye ah oo dhexdhexaadin u sameeya,balse loo baahan yahay in Soomaalidu dhexdeeda ka heshiiso. Mar uu kahadlayay arimaha Ciidamada la xareeyey ayuu wuxuu sheegay in Ciidamada ka kala yimi deegaanada Puntland, Bakool, Shabeelaha dhexe, Hiiraan iyo meelo kale ay noqon doonaan Ciidamo qaran ,kuwaasi oo hanan doona Amaanka iyo xasiloonida dalka. Mar uu ka hadlayey kulamada uu la yeelanayo wasiirada ku sugan Muqdisho ayuu sheegay in uu haatanba baaq u dirayo si ay ula kulmaan mid mid iyo dhamaan. Ra'isalwasaare Cali Max'ed Geedi ayaan soo hadal qaadin qaraxii maanta lala beegsadey kolonyadii gaadiid ee galbinaysay, waxaana markii uu dhameeyey khudbada uu dib ugu soo laabtey Hotel Ramadaan. Wafdiga uu hogaaminayo Ra'isulwasaaraha oo iminka ku sugan Hotel Ramadaan ayaa waxaa ka mid ah Cabdalle Deerow ***** wasiirka dastuurka iyo arimaha Federaalka, Cali Cabdulaahi Cosoble wasiirka waxbarashada, Mowliid Macaane Max'uud wasiirka dhulka iyo degaameynta iyo xubno kale oo fara badan. Radiossc.net. Qormadii: Radiossc.net
  17. Tirada dadkii ku waxyeelobey weerarkii lagu qaadey Ra'isalwasaare Geedi oo korortey Faahfaahin dheeraad ah Caawa (Developed Story) Muqdisho- 06.November.2005 Ugu yaraan 9 qof ayaa ku dhimatey tiro kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaarey weerar abaabulan oo maanta lala beegsadey Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi iyo wafdi la socdey oo xiligaas gaarey magaalada Muqdisho.... Kolonyo gaadiid oo galbinaysaey Ra'isalwasaare Cali Max'ed Geedi oo ka soo qaadey Garoonka diyaaradaha Cisiley ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa jidka u galey koox dabley ah oo adeegsaneysey qoryaha darandooriga u dhaca iyo bambooyinka gacanta laga tuuro. Mid ka mid ah gawaaridii galbinaysey Ra'isalwasaare Geedi oo ahaa kuwa ay isticmaalaan ciidamada ee Soomalidu taqaan Cabdi Bile ayaa waxaa qabsadey qabsadey garneyl waxaana halkaasi ku dhintey 3 qof iyadoo ay jiraan dhaawacyo kale. Warar aan si rasmi ah shaaca looga qaadin ayaa sheegaya in gaariga ay la kacdey miino waxaase soo baxaya war kale oo sheegaya in garneyl lala beegsadey, gaar ahaan qoryaha nooca loo yaqaan Basasuukaha ama RGB. Weerarkan lala beegsadey kolonyada gaadiid ee Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi ayaa waxaa uu ka dhacey agagaarka Shineemo Puntland gaar ahaan halkii loo yiqiin Ex- Cirtoogte, waxaana soo baxaya warar iska soo horjeeda oo qaraxaasi ku aadan. Dadka dhintey iyo kuwa dhaawaca ah ayaa waxaa la sheegay inay yihiin ilaaladii Ra’isalwasaaraha, iyadoo aysan jirin wax soo gaarey wafdigii Ra’isalwasaaraha. Gaarigii ay saarnaayeen Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi iyo Kuxigenkiisa Xuseen Caydiid ayaa waxaa ku dhaawacmey laba nin oo ilaalo aheyd oo gadaal saarneyd, iyadoo ay jiraan in muraayadaha gaarigaasi ay burbureen qaarkood sida uu indhihiisa ku arkey wariye ka tirsan SBC oo xiligaas la socdey wafdiga Ra’isalwasaaraha. Wariyaha Idaacada SBC ee magaalada Muqdisho oo la socdey wafdiga ayaa wuxuu soo sheegaya in intii uusan dhicin qaraxu la maqley rasaas ama tacshiirad qadar socotey, waxaaan ku soo xigey qarax aad u weyn oo lala tiigsadey gaari Tikniko ah oo ku xigey gaariga uu saarnaa Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi. Warar aan si rasmi ah shaaca looga qaadin ayaa sheegaya in koox dabley ah ay galeen guryo jajaban oo ku yiil aagaa weerarku uu ka dhacay, kuwaasi oo ay tacshiirad is waydaarsadeen ilaaladii wafidga. Qaraxa ayaa la sheegay in uu aha mid lagu hagayey Remote Contorol oo meel fog laga maamulayey. Cali Max’ed Geedi ayaa la sheegay in uu si nabad ah ku gaarey Hotel Ramadaan, waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyey dadweyne aad u fara badan, amaankana si aad ah ayaa loo adkeeyey. Gaadiid dagaal oo aad u fara badan oo iyo ciidamo ayaa la soo tumey agagaarka Hotel Ramadaan iyo meeshii uu ka dhacey, iyadoo si aad ah caawa loo sugayo amaanka agagaarka Hotel Ramadaan oo uu ku sugan yahay Ra’isalwasaare Cali Max’ed Geedi. Max'ed Max'uud Dhoore SBC Muqdisho.
  18. Raysalwasaare Cali Geedi oo ka badbaaday Qarax bambaano... Muqdisho:- Qarax ayaa qabsaday mid kamid ah gawaaridii galbineysay Raysalwasaaraha Soomaaliya oo maanta soo galay magaalada Muqdisho.... Raysalwasaare Cali Maxamed Geedi ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho asagoo diyaarad ay keentay Garoonka Cisiley ee duleedka magaalada Mqudisho. Cali Maxamed Geedi ayey la socdeen wafdi balaaran oo kasoo raacay magaalada Jowhar. Wafdigan oo laga soo qaaday Airporka Cisiley ee Muqdisho ayaa la sheegay in weerar lala beegsaday mar ay marayeen degmada Huriwaa. Weerarkan oo ka dhacay agagaarka Shaneemo Puntland ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhinteen 3 qofood. Gaariga qaraxa qabsaday ayaa la sheegay inuu ahaa gaarigii ku xigay Gaarigii uu saarnaa Raysalwasaare iyo Waliba kuxigeenkiisa Xussen Maxamed Caydiid. Gaariga la qarxiyey ayaa ah mid nooca Tiknikada ah oo ku xigay gaariga uu saarnaa Raysalwasaaraha. Qaraxan ayaa loo badinayaa inuu ahaa mid Weerar ah oo loo adeegsaday Miino jidka lagu aasay ayaa loo waday sida la rumeysan yahay gaariga uu saarnaa Cali Maxamed Geedi. Waxaa sidoo kale burbur yar soo gaaray dhinaca danbe ee gaarigii uu saarnaa Cali Maxamed Geedi. Cali Maxamed Geedi ayey safarkiisa ku wehliyeen xubno ay kamid ahaayeen Wasiirka Maaliyada Md.Saalim Caliyow Ibrow, Wasiirka Waxbarashada Md.Cabdullahi Cosoble, Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah Md.C/risaaq Cismaan Xasan (Jurille), Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Md.Cabdalle Deerow ***** , Wasiirka Warfaafinta Md.Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Dhulka iyo Deegameynta Md.Mowliid Macaan Maxamud iyo xubno kale oo badan. Wafdiga Xukuumada ayaa ayagu waxna soo gaarin marka laga reebo illaalada dhimashada iyo dhaawaca ay kasoo gaareen qaraxaasi. Wafdigan ayaa hada ku sugan Hotel Ramadaan oo la keenay halkaasi oo horey loo qorsheeyey in ay xarun ka dhigtaan. Weerarkan ayaa ah kii labaad oo lala beegsanayo Cali Maxamed Geedi intii loo magacaabay xilka Raysalwasaaraha. Cali Geedi ayaa sidaan oo kale ka badbaaday weerar bambaano oo ka dhacay Stadium Muqdisho bishii May wakhti uu halkaasi khudbad ka akhrinayey, waxaana ku dhintay labaataneeyo ruux. Weerarkan ayaa ah mid muujinaysa kooxaha Muqdisho ku sugan sida ay diyaarka ugu yihiin in ay ka hortagaan xukuumada Cusub oo lagu wado in ay Xafiis ka furato magaalada Caasimada ee Muqdisho. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  19. War deg deg ah:Gaarigii Waday Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Bam kuwa gacanta lagu tuuro ah lagu weeraray.... Posted to the Web Nov 06, 16:08 Muqdisho:- (PP) - Ugu yaraan 2-qof ayaa ku dhintay dad kale oo lagu qiyaasay 7-ruuxna waxaa soo gaaray dhaawacayo kala duwan kaddib markii Bam kuwa gacanta laga tuuro ah lagu dhuftay gaarigii waday Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xuseen Maxamed Caydiid sida ay Puntlandpost u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay oo la socday Ra'isul wasaaraha Soomaaliya Prof. Geeddi, waxaa Bamkaan soo tuuray koox dabley ah oo la sheegay inay xilligaa dhulka taaganaayeen iyagoo si toos ah ula soo beegsaday Bam gacmeedka Gaariga Ra'iisul wasaaruhu saarnaa, Bamkaas oo ku dhacday gaari kale oo ay wateen Istaafka Ra'iisul wasaaraha iyo wafdiga la socday. Bamkaan lala beegsaday Gaarigii waday Ra'iisul wasaare Geeddi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xuseen Caydiid ayaa la sheegayaan in falkaasi uu dhacay xilli ay ku soo dhawaadeen Hotel Ramadaan oo ah halka loo diyaariyay inuu dago Ra'iisul wasaare Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi. Gaariga Ra'iisul wasaaraha oo firir xoog u badan uu gaaray ayaan la xaqiijiyay in isaga iyo Xuseen Caydiid uusan midna waxba ku noqon, balse waxaa la sheegay in laba ruux oo ka tirsan ilaaladooda ay ku dhaawacmeen, iyagoo gaariga uu sida tooska ah ugu dhacay Bamka oo ka dambeeya mid ay saarnaayeen Ra'iisul wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ay ku dhinteen labada ruux ee ku dhintay gaariga, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tiro kale oo lagu qiyaasay 5-ruux, iyagoo gaarigii uu gaaray dhib weyn. Wafdiga Ra'iisul wasaare uu hoggaaminayo ayaa waxaa ka mid ah: Wasiirka Dhulka iyo Deegaameynta Mowliid Macaane Maxamuud, Wasiirka Waxbarashada Dr. Cali C/llaahi Cosoble Siyaad, Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow ***** iyo xubno kale oo wasiirro ah, waxaana haatan ay ku sugan yihiin qaarkood Hotel-ka Ramadaan oo ay degayaan, iyadoo Ra'iisul wasaare Geeddi iyo Wasiirro kale oo uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha Xuseen Caydiid ay haatan ku sugan yihiin Villa Somalia, halkasoo uu Ra'iisul wasaare Geeddi kula hadlayo xubno fara badan oo halkaas ku sugan. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa markan waxay u tahay markii labaad ee uu yimaado Magaalada Muqdisho tan iyo intii loo magacaabay Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, waxaana markii hore ee uu yimid sidoo kale Bambo lagu qarxiyay halka uu khudbadda ka aqrinayay oo ahayd Stadium Muqdisho, waxaana ku waxyeeloobay dadweyne Soomaliyeed oo aad u fara badan. Ra'iisul wasaare Geeddi ayaa la filayaa inuu isaga oo keliya 8-da bishaan Shir uu uga qaybgalo kulanka ay Magaalada Jowhar ku yeelanayan Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD iyo Xubno ka socda Dalalka Deeqaha bixiya, waxaase la sheegay inay Wasiirrada la socda Muqdisho sii joogi doonaan Ra'iisul wasaaruhuna uu uu dib ugu soo laaban doono Muqdisho. Weerarada lala beegsanayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxay taageeraysaa hadaladii ay horay uga jeedin jireen goobo badan Labada Masuul ee DFKS ugu saraysa, iyagoo dhowr jeer oo hore ku tilmaamay magaalada Caasimada ah ee Muqdishu mid amaankeeda aan la isku ha layn karin. Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile) Wakiilka Puntlandpost - Muqdisho,Soomaaliya
  20. Geedi Oo Ku Sugan Muqdisho Iyo Qarax Lala Beegsaday Mid Ka Mid Ah Gawaaridii Galbinaysay.. Wafdi balaaran oo uu korkacayo Ra’isal wasaaraha Dawladda Fedaraalka ku meel gaarka Cali Maxamed Geedi ayaa Ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Ciisaleey ee Magaalada Muqdisho. Socdaalkan uu ku yimid Ra’isal wasaare Geedi Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ku weheliyay wasiiro ay ka mid yihiin: Wasiirka Fedaraalka Cabdalla Deerow ***** , Wasiirka Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble, wasiirka Deegaanka, Mawliid Macaane Maxamuud iyo xubno kale oo Ka tirsan Labda gole ee dawladda. Wasiirka deegaanka Mawliid Macaane ayaan wax ka waydiiyay aragtidiisa marki uu ka soo dagay Garoonka ciisaleey , isaga oo ii sheegay in uu si aad ah ugu faraxsn yahay In ay maanta yimaadaan Magaalada Muqdisho. Xubnahan maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Ciisaleey ku soo dhaweeyay xubno ay ka mid yihiin Ra’isal wasaare ku xigeenka ahna wasiirk arrimaha gudaha Xuseen Caydiid iyo Duqa magaalada Muqdisho isla markaana ah Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Mudane Cadde gaabow. Soo dhawaynta Ka dib ayaa wax ay u soo anbabaxyn halkaa iyo hotel Ramadaan kadibna la filayay In ay uga soo gudbaan Xarunta Madaxtooyada oo la filayay In qudbado ay ka soo jeediyaan, balse inta ay wadada ku soo jiraan ayaa waxa dhacay Qarax aad u wayn kaasoo ay ku dhinteen dad aan cayamin, halka dad kalena ay ku dhaawacmeen. Qarax oo aan la garanayn waxa dhaliyay ayaa ka dhacay meel in yar u jirta wadada dheer ee SOS halkaaso oo ay marayaan gaadiidki galbinaysay Ra’isal Wasaaraha iyo xubnihi la socday. Marki uu dhacay qaraxa ayaa indhahaygu qabanayaan qiiq aad u fara badan, iyada oo ay adagtahay in si dhab ah haatan loo ogaado arintan. Waxaana ay qalqal wayn galisay xubnaha wafdiga , iyada oo hatanna ay ku sugan yihiin Ra’isal Wasaraha iyo xubnaha La socday hotel Ramadaan ee Magaalada Muqdisho. Qudbad la filayay in Ra’isal wasaare Geedi iyo xubnaha la socda ay ka jeediyaan Xaruntii Madaxtooyada ayaan dhicin sababo amaan Darteed. Mana jiraan wax hadal oo rasmi ah oo ka soo baxay xubnahan. Ma ahan Markii ugu horeesay ee lala beegsado Ra’isal Wasaare Geedo Qarax noocan oo kale balse markii ugu horeesay uu yimaado Geedi Magaalada Muqdisho ayaa lala beegsaday qarax noocan oo kale. Waxaana la is waydiinayaa waxa mar kasta qaraxan oo kale ku soo beega safarada Ra’isal wasaare uu ku imaanayo Magaalada Muqdisho. Ugu danbaynti Aqristayaasha Gedonet waxan u balan qaadaynaa in aan u soo gedbin doonno Wixii ku soo kordha arimahan. Y C S (Yaxye Yare ) Gedonet Hotel Ramadan Ee Magaalada Muqdisho
  21. Geeddi oo Muqdisho Soo Gaarey iyo Mid ka mid ah Gaadiidkii Soo Dhaweeyey Oo Miino La Qaraxday, Dhawr Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxaas... Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra`iisulwasaare Geeddi iyo wafti ballaaran oo hugaaminayo ay wax yar ka hor soo gaareen magaalada Muqdisho. Ra`iisul-wasaaraha iyo wafdigiisa oo kasoo degay garoonka Cisaley ee dulaadka waqooyiga Muqdisho ayaa mid ka mid ah gaadiidkii galbinayey wafdiga Ra`iisul-Wasaaraha waqti ay marayeen wadada hor marta shaneemo Puntland la qaraxday miino. Qaraxaan oo ahaa miino dhulka loogu aasay ayaa warar hadda sooo baxaya waxaa ay sheegayaan in ay ku geeriyoodeen dad ka badan saddex ruux halka mid ka mid ah illaalada gaarka ah ee ra`iisul-wasaarahana uu soo gaarey dhaawac halis ah. Dhanka Ra`iisul-Wasaaraha wali wax war ah kama soo bixin inkastoo ay hadda kusuagn yihiin Hotel Ramadan ee Waqooyiga Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegaya in weerarkan la doonayey in lala beegsado ra`iisul-wasaare Geeddi balse uu haleelay gaarigii ka horeeryey midkii uu saarnaa. Warka oo dhawaan soo baxay wixii ka soo kordha kala socda gedonet saacado kadib Gedonet.com News Desk
  22. Somali PM 'escapes convoy blast' - Sunday, November 06, 2005 at 17:34 Three people have been killed in a blast in the Somali capital Mogadishu near a convoy of cars carrying the prime minister, reports say. Prime Minister Gedi was on a visit to Mogadishu Ali Mohamed Gedi was unharmed in the explosion in which several people were wounded, witnesses said. Mr Gedi had arrived from Jowhar, where the transitional government is based. Somalia has been without a functioning national government for 14 years and a transitional parliament, sworn in last year, has failed to end the anarchy. Mr Gedi was making his second visit to Mogadishu since his appointment at the helm of the transitional government. Officials said he was travelling from the airport into the centre of the city when his convoy was attacked by gunmen, who hurled grenades and detonated a landmine. The blast is reported to have hit one of the vehicles in the convoy, and the prime minister's vehicle was also damaged. At least one of Mr Gedi's bodyguards was reported to be among the dead. Source: BBC News
  23. ^^Do you have always to accuse people at the same crimes and wrongs you committ every now and then?
  24. ^^I must admit you're always helpful and useful when needed to add fuel to any alleged disputes. Maad iska daysid isku dirka dadka aad isku diraysid.