-
Content Count
778 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
18
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Barwaaqo
-
Hadaan SNM jiri lahayn USC ma dhalateen! Sida warbixinta ku cad magaalooyinka waa la dumiyey , maxastii waa qaxday, intii wadkoodu galay way dhimatay, SNM na sida warbixinta ku cad magaaladda dushoodda ayey fadhiyeen. Daaquudkii SNM baa u dacaraysay inuu sii joogo. Taageerayaashiisii sida adiga oo kale waa kuwa meelahaa ka qaaq leh , SNM waa ya dhulkeedii ka talinaysa.
- 16 replies
-
- Hargeisa
- Somaliland
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
Waa halkii ina Samatare bal eega kan calankii beenta ahaa intuu gidaar ku dhejistay hadana beenta afuufaya ee videoclip uu dadka tusayaa qoraalkiisii beeniyey! Ninka hadlaya ee beenta laga sheegayo bal dhegaysta waa kan wakiisii oo dhamiye . ‘Waalawaalatee xeradda soo gal’
-
Innagu ma farahaan baruuro ku sidanaa?
-
Somaliland isagaa iska leh Dee! Horta maxaad beenta ku fashaan. Mise afsomaliga ayaa idinku yar oo ma fahantaan ? Hadaydaan afsomaliga fahmin aan idiin turjumee horta ninku waa Somalilander waxaanu dadka u sheegayaa faa’iidadda heshiiska ku jirta.
-
Qaranka dhidibadda dad baa u dhigoo u shubay dhiigoo nabadda dhaliyee miyaan dhib yaraan kuu dhidbay calankoow mar kale dhalanteed kuu dhiibo karaa.
-
- 28 replies
-
- Somaliland
- Defence
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
- 28 replies
-
- 1
-
- Somaliland
- Defence
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
- 28 replies
-
- Somaliland
- Defence
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
- 28 replies
-
- 2
-
- Somaliland
- Defence
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
Xiligan la joogo ayaa qaar badani diinta uga bixi doonaan nacaybka Somaliland. Kuwa habeen iyo maalin xumaantayadda maleegaya badhaadhahayaga Neceb bal ka warama? 24/7 dad muslim ah ayey xumaan la raadinayaan!
-
Sad / isku-joog blue ah oon nacay oo kabadhka ku baaliyoobay baan hayaa. Dharka blue-ga ah rooxaantaa ii diiday .
- 12 replies
-
- 1
-
- Somaliland
- DPWorld
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
Kuwii shaqo tagay cabaad kii baa ka dhamaaday
-
West Burco ku lahaa! Horta Burco ma kala taqaan ? Meesha la isugu soo baxay ee Wasiirku ka khudbadaynayaa waa manashiibidii Burco oo ku taal Galbeedka Burco Schoolka Togdheer agtiisa iyo agagaarka Schoolkii Institute-ka Burco. Dadka banaanbaxayaa waxay u badan yihiin galbeedka Burco. ‘Alla yaan gujiyaa oo Gacal iigu dhow’ Dee reer Burco .
-
Hooyaalayeey, hooyaalayeey hooye , Ha werwerin wax baan kuu ogahay Wiigan dabadiiye.
-
Popular Contributors