-
Content Count
778 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
18
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Barwaaqo
-
Aragtidaydda shirka khayr baa ka soo baxay. Qodobka 8aad waxa uu u quusgooyey cadawgii Somaliland. In shir dib laysugu noqdo oo wixii khaldamay la saxo iyanna waa qodob fiican. Horta shirkani sheegato daaqaduu ka saaray iyo qolyihii jeclaa Somaliland oo dagaalanta. Muuse Biixi waa inuu degdeg u qaataa qodabadda shirka.
-
Mujaahidnimaddu qoriqaadashadii uun ma aha, dal dhiskii iyo diidmadii Xamarba waa mid. Faysal waa kuwa ku heesa annagu Xamar dooni mayno!
-
Thank you @Oodweyne, you have done your duty. Viva Somaliland.
-
Kacaanku shaqooyinka iyo dalka ma isagaa keligii lahaa? Miyaanu Faysal qaybtiisii uu kula midoobay Jamhuuriyadii saqiirtay ku lahayn? Caqligiina ayaan la yaabaa markaad moodaan In aanu ahayn qoxooti idin baryaya idinkoo canshuurtayDii iyo dhaqaalahaad Berbera quwadaha waaweyn kaga kiraysan jirteen u wareejiseen Xamar. Faysal iyo qayrkii waa kuwii idinku fahmay ee dagaal qadhaadh dabadii xornimadii luntay noo soo celiyey. Qoxootigii iyo Somalidii aan xorta ahayn ugu baanna shaqooyin iyo waxbarashaan idin siinay laakiin nin kaa hor xoroobay oo dawladiisii kugu soo darsaday ha ula iman sheekadaa raqiiska ah! Sheekadda ah balwad buu lahaanna, hadii ay jirtay Faysal waa Ibna Adam oo khalad wuu ka dhici karaa maantana Ilaahay baa ku simay inuu cibaadaysto oo sujuudi madoobaysay . Adiga yaa kuu baneeyey inaad ceebaha umadda golaha ku xaradho?
-
On this 58th anniversary of Somaliland’s independence from the UK, the day that makes its Commonwealth credentials quite explicit, we call on the UK government to begin the process of bringing Somaliland into the international community, with all the opportunities, benefits, and added prosperity that will provide for the country, its citizens, and its allies. https://www.politicshome.com/news/world/opinion/house-commons/96328/somalilands-independence-anniversary-highlights-opportunity
-
Waa bushaare bilkhayr dhaha. ‘Kor waayeel waa wada indho’ Sheegataa naxday,
-
^^^^^^^^^^^ Kala garo س (siin)iyo ص(saad), the black day for Somaliland is 1st July, waa maalintaan dawladnimadayadii la haboownay anagoo 5 Somaliyeed raadinayna. 18 May 1991 ayaan khaladkayagii saxnay xidigtiina aanu madoobaynay.
-
Stateless president
-
Jidkii isku xidhayey Tukaraq iyo Garoowe ee daadka roobku jaray oo Jamhuuriyadda barakaysani dib u dayactirayso.
-
Warkii dhabta ahaa oo Cakaara yimid. Warqadii caadifadaysnayd (La xidhiidhay arinta Tukaraq) ; Waxa la soo warinayaa inay dafireen jiritaankeedda Farmaajo iyo khayre balse sida wariyaha VOA cadeeyey wasiirka qorshaynta Somalia ayaa qirtay in ay xafiiskiisa warqadu ka soo baxday. https://www.voasomali.com/amp/somalia-somaliland/4448764.html?__twitter_impression=true
-
Popular Contributors