-
Content Count
778 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
18
About Barwaaqo
-
Rank
Waxgarad
Recent Profile Visitors
6,517 profile views
-
Oodweyne; Gacal ku arag, Cadowna argagax. Salaan qiimo badan Halyeey. Inaadeer cudurka haya kaarkiisa/xummadiisa waxay ku jebiyaan Somaliland iyo dadkeedda . Kiniinkii koodhiinka la odhan jiray baan u noqonay.
-
Mashiiinkii cadawga Muqdisho ayaa shaqaynaya! Yaan fanaan lagu meeraysan oo lagu qarin dhiiga reer Muqdisho.
-
Moqdhshoow I maqal: Cudurka kaa gala fadhaha Hadii laga gubo dameer dawadda lama gaadhayo’ waa maahmaah Somaliyeed. Dawadda kama helaysaan BK hadal hayntiisa iyo hadal uu yidhi. Dawadda saxda ahi waa idinkoo ka raadiya dhexdiinna. Moqdishoow gumaadka la idinku hayo yaan lagu qarin ama la idinku maaweelim fanaan baa hadal yidhi. Moqdishoow maaweeladda caruurta yaan laydinKu seexin. Moqdishooy, reer Somaliland waa Soomaali muslin ah oo idiin damqanaya, nacayb idiinma hayno.. Moqdishooy Madaxdii qarankayaga ayaa ka jawaabtay dareenkii shacabkayaga oo tacsida idiin soo dirtay. . Moqdishoow halka dawadiinnu ku jirto raadiya si aad u caafimaadaan.
-
Barwaaqo started following Berbera Internnational Airport will double as a Airbase and Cargo/Civilian Airport, Terrorists in Somaliland region celebrate after deadly bombings in Mogadishu, On 29 Jun 1960, newly Independent state of Somaliland cuts ties with South Africa cites Apartheid system. and and 3 others
-
http://somalilandstandard.com/ethiopia-nabbed-two-gunmen-and-will-hand-over-to-somaliland/amp/?__twitter_impression=true
-
Talaabo, Shimbirtii u wayneyd ayaa Berbera ka soo degtay saaka subaxii Dawlada Imaaradka Carabta Oo Qaaday Talaabo Ay Kaga Jawaabayso Warar Been Abuura Oo Warbaahinta Caalamku Kaga Faalootay Saldhiga Meletery Ee Dawlada Imaaradka Carabtu Ka Dhisanayso Magaalada Berbera(Sawiro) BURCOONLINE.COM (BurcoOnline.com)Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Berbera Waxaa Kasoo Degtay Diyaarad Khaasa Oo Laga Leeyahay Wadanka Imaaraadka Carabta,