SomaliaRising
Nomads-
Content Count
491 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by SomaliaRising
-
SNM traitors can never capture khatumo clan towns and cities except by using servants from khatumo clan. Giving them money and useless positions in the snm cabinet. Regretly there are many calooshood ushaqaystayaal within the Khatumo factions.
-
Ciidamada Somaliland oo la sheegay inay isaga baxeen degmada Taleex ee Gobolka Sool Ciidamada Somaliland ayaa isaga baxay degmada Taleex ee Gobolka Sool, halkaasoo shalay gelinkii dambe ay la wareegeen, iyadoo ciidamo ka tirsan Puntland iyo Khaatumo ay u jiheysteen deegaankaas. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada Somaliland oo ku hubeysnaa gaadiidka dagaalka ayaa isaga baxay maanta duhurkii, waxaana si dhab ah loo ogeyn halka ay ruuqaansadeen, hase ahaatee loo maleynayo inay dib ugu laabteen deegaanadii ay ka soo dhaqaaqeen shalay. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada ay si nabadgelyo ku jirto isaga baxeen, iyagoo la kulmay odayaasha iyo waxgaradka deegaanka, waxaana warar qaar ay sheegayaan in ciidamada Somaliland ku sugan yihiin meel 15-KM u jirta Taleex. Xiisadaha colaadeed ee ka jira Gobolka Sool ayaa maalmihii u dambeeyay sii xoogeystay, markii Somaliland ay ciidamo fara badan soo gelisay gobolka, waxaana jirta cabsi laga qabo dagaalo labada dhinac dhex mara. Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya Sool, inay xaalada qaboojiyeen, isla markaana laga fogaado dagaal. Maamulada Somaliladn iyo Puntland ayaa hawada isu marinayay eedeymo kulul oo salka ku haya muranka dhuleed ee labada dhinac u dhaxeeya.
-
Gentlemen Tonight The Somaliland Flag Flys Over Taleex
SomaliaRising replied to CidanSultan's topic in Politics
Burah sxb faanka iska dhaaf.Waa lagaa sareeyaa dhinaca awooda iyo hubka. Qabaailada degan Central and South are more stronger in battle. Just because u bully masaakiinta buntland and khatumo does not mean u are stronger than kenya and south somalia, it doesnt mean u are after Ethiopia the strongest group hahaha Brother i fear for your sanity. Dont allow mirqaanism to ruin ur mind. -
Gentlemen Tonight The Somaliland Flag Flys Over Taleex
SomaliaRising replied to CidanSultan's topic in Politics
<cite> @burahadeer said:</cite> ^^^^Abdi cawar is really dumb and is very interesting to see how he respond to this.My gut feeling is he will run around hoping from one capital to another,especially plead with Mogadishu to send him Amisom which is impossible in light of how they get blockaded by Shabab in every town Amisom took and fighting for dear life even thou Somaliland will squash any force in the horn with the exception of Ethiopia. Mirqaanism displayed right here hahahaha Waryaa only hag from cadaado can crush the whole snm traitors. You just lucky we are not neighbours haha -
This week the news will be announced that Galaydi joined snm sinking boat. Khatumo clan enclave is crumbling inside. Puntland watching how enemies dominate their brothers using them as footsoldiers , and hoe snm capture buntland towns. We HAGs will not fight this out for Buntland lol Maybe Buntland must ask help from Reer Gedo and Reer Goldogob haha. Two Reers that knows how to fight because they live with us hags lol
-
Ali Khalif Galaydh Negotiates with Somaliland
SomaliaRising replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Galaydi is bitter so he will do whatever is possible to anger tfg and puntland. At the end of the day the only people he angered is his tolka hahah Bringing humiliation to his tolka by accepting worthless position in snm cabinet lol or accepting snm money ahaha Waa calooshiis ushaqayste weyn. Bigger than Xalwolatoosiye. -
Gentlemen Tonight The Somaliland Flag Flys Over Taleex
SomaliaRising replied to CidanSultan's topic in Politics
CiilSNM the khatumo clan is divided. Some supports SNM, some supports puntland and some supports their own clan state so they are divided as hell. The other thing is many people amongst them are calooshood ushaqaystayaal. All they care about is money and positions. SNM understood this very well. They handed over money and positions. It is old news that khatumo clan are more divided than the arabs. Also i doubt if Puntland wants to fight pro-snm militia from khatumo clan. -
Puntland must answer the ugly invasion of SNM within 24hours
SomaliaRising replied to SomaliaRising's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> ^^^^ Hahahahahahahhahahaha...... You ain't hag and pirates talk that's their speciality like birds flying... Hahahaha... Hahahahahaha ciilsnm wallaahi billahi iam hag, your boss -
Ciidamada Somaliland ayaa Saakay fariisimo ka sameystay Duuleedka Degmada Taleex ee Gobolka Sool, sidaas waxaa sheegaya Mas’uuliyiin iyo Dadka Deegaanka. Ciidamada Somaliland ayaa Saakay la wareegay tuulooyinka ku yaalla Duuleedka Degmada Taleex, waxaana jira Warar sheegaya in Ciidamada ay gudaha u galeen Degmada. Ciidamadaan oo wata Hubka Culus ayaa haatan gacanta ku haya Degmada, sidaas waxaa sheegay Sargaal ka tirsan Ciidamada Maamulka Khaatuma, waxuuna ku daray in Dagaal uusan ka dhicin Degmada. Maamulka Khaatuma ayaa Maamuli jiray Degmada Taleex, inkastoo Maamulka Puntland uu sheegan jiray Deegaanka. Dadka Shacabka ee ku nool Gobolka Sanaag, ayaa waxaa soo wajahay Cabsi ku aadan in ay saameyn ku yeeshaan Dhaqdhaqaaqa Ciidan ee ka jira Gobolka, islamarkaana u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland. Maamuladda Somaliland, Puntland & Khaatumo, ayaa ku muransan Lahaanshaha Goboladda Sool, Sanaag & Degmadda Buuhoodle, waxaana Murankaasi oo Muddo soo jiitamay uu sababay in dhowr Sano kahor magaalada Laascaanood oo xarunta u ah Gobolka Sool ay gacanta u gasho Maamulka Somaliland.
-
Somaliland 300K Terrorist Infested Enclave Captures Taleh
SomaliaRising replied to Dr_Osman's topic in Politics
<cite> @Dr_Osman said:</cite> Mali, Puntland minister of finance was drinking tea at the VIP lounge in Hargeisa Airport, that sends the wrong signals. When in the world do you see two regions that are hostile to each other having tea at their frickin airport. Their must be some sort of under the table agreement here because that's just not right. Puntland can easily squash somaliland my friend, a jilib would be sufficient but there seems to be other plans at work here. I honestly think that somaliland was told if they join the federation they can control the northern areas of somalia. I really have that suspicion.Because when your being negiotated between foreign power like ethiopia, one side wont get the cake their needs to be something there to satisfy both parties at conflict and I really think that is what happened that the SNM accepted federation on the condition of the northern borders and Puntland accepted that on the provision that somaliland will still be under somalia and our influence at a federal level. What i mean our influence sxb the HAG listen to us whether u like it or not before SNM. You can see the inaugration of abdiweli how many hags were there. We will control u federally with HAG mouthpiece with sahal heart kkkkk When is Puntland going to answer this dhaandhaansi? Allow hana ceebeeyin. -
Somaliland 300K Terrorist Infested Enclave Captures Taleh
SomaliaRising replied to Dr_Osman's topic in Politics
CiilSNM after hearing this news -
Intelligence Briefs Monday, April 14, 2014 British oil giant British Petroleum signed concessions with the Petrol Department for the Somali Federal Republic to explore oil and gas in the war raven East African nation. Intelligence reports existence of significantly large oil deposits in Somalia which could change global prices if tapped. The Somali shores of Indian Ocean could be having some of the worlds largest oil deposits. Experts geographical assessments point out billions of oil barrels are reserved untapped in Somalia. Intelligence collected by Strategic Intelligence shows Somali Puntland province has 10bn barrels of oil reserves, making one of the top 20 countries holding oil. A company that drilled wells in Puntland estimate 4bn barrels (about $500bn worth at today’s prices) in its two discoveries in Somalia. If drilled, Somali oil would flood the market beating countries like Nigeria and Kuwait to make Somalia the 7th largest oil producer in the world.
-
Saudi Arabia Arms Syrian Rebels With Game Changer Weapon
SomaliaRising replied to CidanSultan's topic in Politics
Salafis and Shias eating each other. None of my business!!!!!!! -
Republic Of Somaliland President Takes Evening Stroll To Hotel
SomaliaRising replied to CidanSultan's topic in Politics
lol ciilsnm you are nothing sxb -
Republic Of Somaliland President Takes Evening Stroll To Hotel
SomaliaRising replied to CidanSultan's topic in Politics
CiilSNM good thread -
Jubbaland Govt Installs New Street Lights For The Rising City. PICS
SomaliaRising replied to Dr_Osman's topic in Politics
Masha Allah terrorists hates light. -
SFG opening up Somaliland into midnimo as the talks in Turkey goes on!
SomaliaRising replied to Dalmar1's topic in Politics
Somalidiid Negus Movement? -
Ethiopia: We will defend our SNM servants
SomaliaRising replied to SomaliaRising's topic in Politics
<cite> @Dalmar1 said:</cite> brother Somaliarising, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar knows this about those two trolls, but let us rise above and better than them and ignore those two you have mentioned for the sake of Somalinimo! True I got nothing but respect for patroitic Somalis such as Galbeed(SOL), politicians like Buubaa, Fowziyo and Beyle. They are reer Waqooyi. My disagreement is with the Somalidiidka those who want disunity. -
SFG opening up Somaliland into midnimo as the talks in Turkey goes on!
SomaliaRising replied to Dalmar1's topic in Politics
Good news. Maamulka snm is opening up for unity. The Somalis wants nothing but unity. One small minority cannot force upon patriotic Somalis in Borama, Burco, Laascaanood,Buuhoodle and Taleex to embrace secessionism. -
Ethiopia: We will defend our SNM servants
SomaliaRising replied to SomaliaRising's topic in Politics
<cite> @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:</cite> Qofka bilaabay this thread, meeshaan waxaa u joogtaa inaa maalin walba aflagaadeysid Soomaali miyaa? Fadlan , jooji these hate-filled posts of yours. This is a moderated forum haddaadan ogaan wali. Why is Xaaji Xun and CidanSNM allowed to insult Southern Somalia? CidanSNM clearly said he wants to kill the people of Khatumo referring to Genocide. As for Xaaji habaar xun this guy wishes nothing but evil for southern Somalia. sxb lets behonest, these two started it. -
Siil-aanyo sent police officials to Italy to be trained under Somalia Name. Siil-aanyo accepts aid under Somalia name. Somali Ambassador witnessed Turkey and Maamulka Somalidiidka signing the Turkish Airlines flightdeal under Siil-aanyo administration. He is unionist at heart. Why arrest singers when Siil-aanyo is biggest unionist? Dadweynaha Hargeysa oo Cambaareeyey xariga Qaar ka mid ah Fanaaniinta Jimco, Abriil 11, 2014 (HOL) — Ciidamadda Amniga Somaliland ayaa madaarka Hargeysa ku xidhay dhawr maalmood ka hor gudoomiyihii Fanaaniinta Xidigaha geeska iyo Fanaanad Ikraan Jaamac oo safar gaaban kaga soo noqday magaaladda Muqdisho. Ciidamadu ma sheegin sababta ay u xidheen labadan fanaan, haseyeeshee wararka aanu ka helayno ujeedada ka dambaysa xadhigoodda ayaa tilmaamaya inay Muqdisho u tageen inay Baasoboor ka soo qaataan taas oo hore xukuumaddu uga mamnuucday in Somaliland lala soo gallo. Ciidanka amniga oo aanu isku daynay in aanu arintan waxka waydiino nooma suurogalin, haseyeeshee xadhiga Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax iyo Fanaanadda Ikraan Jaamac ayaa noqday waxa maalmihii u damabeeyey lagu hadal hayey magaaladda Hargeysa, taas oo dadweynuhu la yaaban yihiin sababta loo xidhay maadaama oo maalin walba dadka shacabka ahi tagaan Muqdisho kana yimaadaan,isla markaana aanay dambi ahayn tagitaanka Soomaaliya maadaama oo aanay siyaasiyiin ahayn. Ururka Haweenka Somaliland ee Bariga magaalada London (Somaliland Assosition Women of East London), ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqday inay Xorriyaddooda u soo celiso Abwaan Xasan Dhuxul (Laab-saalax) oo ah Guddoomiyaha Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska iyo Fannaaniin Kooxdaas ka tirsan oo Salaasadii toddobaadkan lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Sidoo kale, dadweyne kala duwan ayaa cambaareeyey xadhiga fanaaniinta loo geystay, isla markaana ay afarta cisho ugu xidhan yihiin magaaladda Hargeysa. “Labadan fanaan ee la xidhay waxay ka mid yihiin kooxda Xidigaha geeska, sida magaca ka muuqda geesku maaha Somaliland oo kaliya sidda darteed meel kasta way tagi karaan waana fanaaniin soomaaliyeed ee waxa khalad ahaan lahayd inay Somaliland madaxa banaanideedda wax ka sheegaan ama ka hor yimaadaan, laakiin wadan ay ka mamnuuc yihiin ma jirto in wadan aynu jaarnahay tagaan dambi maaha ”ayuu yidhi Cali Jaamac oo ka mid dadka ka soo horjeeda xadhitaanka fanaaniintan. Si kastaba ha ahaatee, gudoomiyaha kooxdan fanka ee Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax ayey walaalo yihiin afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul,isla markaana uu qayb madax ka yahay Telefishanka Qaranka Somaliland, taas oo laga yaabo inay ku lug leedahay xadhigiisu. Qaar ka tirsan xidagaha Geeska ayaa casuumad ka helay wadamada Dibadda, kuwaas oo doonayey inay u baxaan dhowaan. Illaa hadda kama hadal kooxdan Fanaaniinta xidigaha Geeska xadhiga loo gaystay gudoomiyahoodda. http://www.hiiraan.com/news/2014/Apr/wa ... -46053.htm
-
Popular Contributors