SomaliaRising
Nomads-
Content Count
491 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by SomaliaRising
-
Alshabaab owns and controls the following the districts during the Night Heliwaa Yaaqshiid Kaaraan Hawlwadaag Wardhiigleey Yesterday the terrorists launched heavy offensive against the TFG and Shisheeye forces in Heliwaa. Some reports speaks of many dead tfg militia soldiers and shisheeye forces. The explosions could be heard in the whole city. Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Huriwaa ee G/Banaadir Khamiis, Feberaayo 20, 2014 (HOL) — Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Somali iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir. Inkastoo aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee dagaalka ka dhashay ayaa haddana waxaa la sheegay in shan qof oo isugu jira shacab iyo ciidammo ay ku dhinteen dagaalka, tiro kalena ay ku dhaawacmeen. Guddoomiyaha degmada Huriwaa, Cumar Cabdulle Jacfaan ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid Al-shabaab ay ku qaadday saldhigyo ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladdu ay ku leeyihiin degmada. “Al-shabaab ayaa weerartay saddex saldhig oo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin degmada, kuwaasoo isku dhow-dhow, dagaalkuna wuxuu ahaa mid arbushaad ah,” ayuu yiri Jacfaan. Sidoo kale, guddoomiyaha degmada Huriwaa ayaa intaa ku daray in ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay iska difaaceen weerarrada ay ku soo qaadeen Al-shabaab, xaaladduna saakay tahay mid deggen. Weerarkan ayaa kusoo beegmaya xilli shalay uu guddoomiyaha degmada Huriwaa sheegay in degmadu ay qarka u saran tahay inay gacanta dowladda ka baxdo. Cumar Jacfaan ayaa sheegay in Al-shabaab ay ciidammo fara badan kusoo daabulayso degmada, ayna khatar u tahay degmada inay gacanta ku dhigaan haddii aan laga hortegin. Hubka culus ee dagaalka loo adeegsanayay ayaa xalay laga maqlayaya qaybo badan oo Muqdisho ku yaalla, iyadoo hubka ay dhinacyadu isku adeegsanayeen ay ahaayeen kuwo culus iyo kuwo fudud. In other news Alshabaab threw warning messages in Heliwaa directed to businessowners not to sell anything to TFG militia members and Shisheeye forces. The fact that when Alshabaab banned Mobile Internet in Somalia and their call was obeyed by many Mobile companies(Hormuud the biggest) tells us that the takfiiri terrorists network Alshabaab is the real govt in Somalia, not the corrupted TFG guarded by Amisom, a socalled president that cannot go to his toilet without fufu guarding him.
-
CidanSNMEthiopia, Thousands of reer hargeisa who go to maamulka waqooyi goes there for holiday lol After holiday,they go back to where they came from. Iam talking about the youth living in hargeisa who are dying in the sea. If the world needs you why are your youth dying in the sea? If maamulka waqooyi is dubai, the youth of hargeisa burco and berbera would live like rich arabs. sxb beenta naga dhaaf nooh The reality is that many from hargeisa, berbera and burco are coming to Xamar to seek better life
-
<cite> @CidanSultan said:</cite> Recognition..the worl can keep its recognition. Give me oil, give me minerals. Give me schools, give me a nation, give me an army, give me cities and keep your recognition Somalia is recognised and its the laughing stock of human civilised nature. Djibouti is recognised and even though Somaliland came out of war with nothing and they have been force fed by the French Somaliland has surpased it in every way and soon the port as well. recognition. hahahaha...We have passed much of africa that is already recognised. Who need recognition when you have a country...the world needs me. The world needs me :D Your youth are dying in the mediterranean sea escaping the miserable life in Hargeisa. So how does the world needs you when your own people are escaping that hell hole?
-
Tarzan is crazy. You cannot kill terrorists. To do that you must change the law first.
-
Tarzan was the champ of anti-ethiopia propaganda, now he is their most loyal friend. http://www.jowhar.com/images/news/itobiyos_4.jpg http://www.jowhar.com/images/news/itobiyos_5.jpg http://hiiraan.com/images/gallery/2014217635282181133395839FILE0097.JPG
-
Somaliland:The Consequences of Electing Kulmiye and their Machiavellism
SomaliaRising replied to Saalax's topic in Politics
Brother Galbeed waan kugu wareeray wallaahi. Are you pro-Maamulka Somaliland or Pro-Unity? -
French "peacekeepers" watch how C.A.R christian terrorists kill a innocent muslim from C.A.R. What kind of peacekeepers are they? WARNING: http://www.liveleak.com/view?i=b9f_1390482421 It contains violent pictures.
-
surfing on facebook. http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=6247&catid=34&Itemid=53 This is the most weakest TFG administration. Mogadishu Administration lead by Culusoow and supported by 20thousand amisom troops cannot even guard the city. Another failure is that some relatives of Gurguurte within the TFG administration delivered weapons to the terrorists. For all we know it could be Gurguurte behind the terrorist attacks. He is a virus destined to bring more destruction to Somalia. We have seen his dealings with thugs and captured alshabaabs, they are released the next day. We have seen how he deals with warcriminal Aweys. Terrorists are killing and bombing the city, in response Gurguurte surfs on the internet, reading malaayacni stories on WajiBuuk. Perhaps he is on Topix aswell, posting on HiiraanOnline praising himself with fake accounts. DEG DEG: Weerar is qarxin oo lala eegtay gaari UN-ka leeyahay oo marayay agagaarka Air Porka Muqdisho Qarax xoogan oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan. Sida ay sheegayaan wararka gaari kuwa yar yar oo qof naftii hure ah uu kaxeynayay ayaa la sheegayaa inuu beegsaday kolonyo UN-ka leeyahay oo ku socday dhinaca Air Porka. Wararka horu dhaca ayaa sheegaya in gaari uu watay ruux naftii hure ah uu beegsaday labo gaari oo kuwa UN-ka oo marayay nawaaxiga Air Porka. Dad goob joogayaal ayaa sheegaya in gaariga yar ee laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu isku dayay inuu dhex galo labo gaari oo kuwa aan xabadaha karin oo ay la socdeen shaqaale ajnabi UN-ka ah, hase ahaatee ay ka hor istaageen Ilaalo Soomaali UN-ka la socotay oo gadaal socday. Wararka ayaa sheegaya in gaariga ay ahaayeen labo kolonyo oo ah kuwa cad cad ee UN-ka leeyihiin, iyadoo uu beegsaday gaari yar oo la sheegay inuu watay ruux naftii hure ah. Inkastoo aan ilaa iyo hada la xaqiijin karin qasaaraha ka dhashay, hadana qaraxan ayaa saameyn xoogan ku yeeshay isu socodka wadada KM4 ilaa Air Porka, iyadoo rasaas ay ilaa iminka dhaceyso. Weerarkan ayaa noqonaya kii labaad oo todobaad gudahiis ka dhaca magaalada Muqdisho, oo ah qarax baabuur.
-
Madaxweyne Xasan Sheekh "Hal habeen xataa qandho ima qaban, waa caafimaad qabaa" (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay warar suuqa la soo geliyay oo sheegayay inuu geeriyooday, isagoo ku eedeeyay kooxo cadaw ah inay wararkan faafiyeen, kuwaasoo doonaya inay qal qal geliyaan dalka iyo siyaasadiisa. Madaxweynaha oo wareysi siiyay Raadiyaha dowladda ayaa waxaa uu sheegay inuu booqasho ku joogo dalka Turkiga, oo uusan aheyn mid rasmi ah, hase ahaatee uu yahay booqasho uu kula joogo qoyskiisa. "Aniga Caafimaadkeyga waa boqolkiiba boqol, hal habeen xataa qandho ima qaban, wararka la been abuurayay waa kuwo qal qal lagu gelinayo shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasada dowladda"ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha ayaa sheegay in markii warkan uu soo baxay ay la soo hadleen Gudoomiyaha Baarlamaanka, Ra'iisul Wasaaraha iyo dad Soomaaliyeed, waxaana uu ku eedeeyay inay ka dambeeyaan wararkan dad u shaqeeya cadaw sida uu yiri. "Waa cadow umadda Soomaaliyeed ah dadka warka been abuurka ah faafiyay, shacabka waxaan u sheegayaa in dadka wararkaasi ka dambeeya ay yihiin shaqsiyaad u adeega argagixisada Al-Shabaab"ayuu yiri Madaxweynaha Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay Hey'adaha amniga inay baaritaan dheeri ah ku sameeyaan dadkii ka dambeeyay wararka been abuurka ee lagu waxyeeleynayay xaaladiisa caafimaad sida uu yiri. _________________________________________________ BUT Xamar is not that lucky. Xamar is burning while Culusoow is eating Cambuulo in the finest Mohadishu Hotel. DEG DEG: Jug Xoog leh oo madaafiic ah oo caawa ku soo dhacaya qeybo ka mid ah Muqdisho Jug xoog leh oo u muuqda dhawaaqa Madaafiic soo dhacaya ayaa xilligan laga maqlayaa qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn goobaha ay ku soo dhacayaan iyo halka laga soo ridayo. Meelaha jugta xoogeeda laga maqlayo ayaa ah degmooyinka ku xiriirsan Maka Al-Mukarama ilaa degmada Madiina oo dadka ay si aad ah u maqlayaan jugta xoogeeda. Dadka reer Muqdisho ayaa taleefano isku wacaya oo is weydiinaya halka jugta ay tahay ama madaafiicda goobaha ay ku dhacayaan, waxaana habeen kale magaalada u muuqataa mid dadka dhagahooda ay ku soo dhacayaan jugtii iyo duqeymihii ka dhici jiray caasimada saddex sano ka hor. Mid ka mid ah dadka ku dhaqan degmada Waabari ee degan agagaarka Jidka Maka Al-Mukarama ayaa u sheegay Jowhar.com inuu maqlay ilaa shan dhawaaq madfac ah, lamana oga halka ay ku abaaran tahay rasmi ahaan. Wararka qaar ayaa sheegaya in madaafiicda ay ku dhacayaan qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn qasaaraha uu geysanayo, hase ahaatee walaaca dadka ayaa ah mid taagan. Todobaadkii hore ayay aheyd markii labo habeen madaafiic ay ka dhaceen magaalada Muqdisho, kaasoo taliska Booliska uu ku tilmaamay walxo dheemisha ah oo lagu qal qal gelinayo magaalada Muqdisho.
-
<cite> @Alpha Blondy said:</cite> biometric id cards will not turn Somalia into a government. I fail to see how maamulka snm could become a govt when they are oppressing people's freedom and press freedom lol Stop hating is not good sxb, just say Masha Allah. I know Horumarka Somalia causes pain in the head of snm separatists.
-
ONLF rebels surrender to Ethiopia kilil Somali region.
SomaliaRising replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This group should change their name first if they want to succeed. -
Thanks to Maamulka SNM. They proved to the world that no such thing as press freedom and freedom of speech exists in maamulka Somalidiidka.
-
The most influential elderly man in Somaliland
SomaliaRising replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Subhana'Allah, leave people from Laascannood alone sxb. The only reason your militia's flag waves over there is because some influential siyaasiin from Laascaanood are allowing that to happen. But once the walaalaha ssc unites, your days in Laascaanood is over. -
The most influential elderly man in Somaliland
SomaliaRising replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
<cite> @Mooge said:</cite> Is that Waraabe? Is he Faysal's father? -
Sxb you are daydreaming. TFG cannot recognize a clan militia suppressing other minority peaceful clans. Sxb, you may join Ethiopia or Djibouti with your three small cities Hargeisa, Berbera and Burco but leave others alone. You cannot force them. Sxb Somalia is One and will always be one. The secessionist agenda is tearing apart.
-
fist fight and chaos in somaliland parliament. Taiwanese style.
SomaliaRising replied to Mooge's topic in Politics
Does that mean the failed separatist agenda will revolve into balkanized Habarlands, every Habar running away with their piece of land. -
I lost hope in Qoslaaye during the first week after electionday. That guy never stopped laughing so i knew he was not to be taken serious. After that we saw the conflicts between TFG and Maamulka Puntland followed by TFG vs Jubbaland. Meanwhile Culusoow is arming anti-govt/Isbaaro militias in Shabeellada Hoose against other pro-alshabaab militias.
-
Popular Contributors