SomaliaRising

Nomads
  • Content Count

    491
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SomaliaRising

  1. Then why did he run away when the Rat heard about Army heading his way kkkk He knew that his snm militia would be massacred. The clan in Laas Qoray are peaceful people, but when puntland army gets in they will side with their brothers! Do you think the people of laas qoray would protect rat and his snm militia from their brothers(puntland army)? LOL
  2. ^ Secessionist burning inside from anger and hatred May Secessionists never succeed because they are hateful enemies of somali unity.
  3. Dowladda Puntland ayaa si kulul uga hadashay galabta booqashadii madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu maanta gelinkii hore ku tegay degmada Laas-qoray ee bariga Sanaag. Wasiirka warfaafinta, Boostada, isgaarsiinta iyo hidaha iyo dhaqanka Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay xaruunta wasaarada, wuxuu sheegay in Puntland socdaalkaas u aragto daan-daansi. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Puntland ka digayso isku dhac maamul oo dhex mara deriskooda, wasiirka oo ay weriyaashu su’aalo weydiiyeen ayaa sheegay in Laasqoray aysan ahayn furin dagaal. Ciidamada Puntland ayaa si dhaqso ah u gaaray deegaanka sida uu hadalka u dhigay iyagoo haatan gacanta ku haya magaalada, kadib booqashadii madaxweynaha Soomaaliland. Waxaa saakay oo taariihdu ahayd 16/03/2014 subaxnimadii si xad-gudub ah ku yimid degmada laas-qoray oo katirsan Dowladda Puntland Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), taasoo ah daan-daansi iyo xad-gudub lagu soo xad-gudbay xadduuda Puntland. Punland waxay diyaar u tahay inay difaaacdo xadduudeeda islamarkaasna waxay ka digaysaa wax kasta oo keeni kara colaad dhex marta dariskeeda iyo isku dhac maamuleed iyo shacabka dariska ah. Cabdiweli Xirsi Cabdille Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Horseed Media The rat run away when he heard that Puntland Army is underway Traitor Siil aanyo thinks waving nonexistent flag in Laas Qoray will speed the hunt for ictiqasaar.
  4. Let him visit Buuhoodle and see if that fat warlord survives.
  5. DEG DEG. DFS iyo Maamulka Somaliland oo isku Khilaafsan halka lagu aasi lahaa Maxamed Suleeban Tubeec. Mar 15, 2014 - Iyadoo ay Dowladda Federalka iyo Guddi ka tirsan Fannaaniinta Rug-caddaaga ee Hoballadda Qaranka ee Waaberi u diyaar-garoobayaan sidii Aas Qaran loogu samayn lahaa Allaha U Naxariistee Marxuum Al-fannaan Maxamed Suleymaan Tubeec, ayaa waxay Maamulka Somaliland maanta ku dhawaaqeen Guddi Heer Wasiir oo qabanqaabiya Aaska loo samaynayo Fannaankaasi. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne-ku-xigeenka Maamulka Somaliland, C/raxmaan C/llaahi Zeylici ayuu ku magacaabay Guddiga Qabanqaabadda aaskaasi, oo kala ah:- 1- Wasiirka Wasaarada Dhallinyarradda iyo Sport-ga. 2- Wasiir-ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta 3- Wasiiru-dawlaha Madaxtoonyada 4- Wasiir-ku-xigeenka Amniga 5- Guddoomiyaha Gobolka Saaxil 6- Duqa magaalladda Berbera 7- Maareeyaha Dekedda Berbera 8- La Taliyaha Madaxweyne Silaanyo ee dhinaca Bulshada 9- Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) 1 0- Abwaan Xasan Xaaji C/llaahi (Xasan Ganey) 1 1- Boqor Axmed Ugaas Iimaan 12- Weriye Maxamed Xasan Cali (Weji) Mustaf Maxamed Suleymaan Tubeec oo ka mid ah Awlaadda uu dhalay Fannaanka geeriyooday ayaa horey u sheegay inuu aabihiisa kula dardaarmay in lagu aaso Magaalladda Muqdisho ama Berbera, iyadoo Qoyska Maxamed Suleymaan Tubeec deggaan ku leeyihiin magaalladda Muqdisho, kuna soo barbaareen. Dowladda Federalka ayaa horey u sheegtay in Aas Qaran loo samaynayo Fannaanka caanka ahaa ee Maxamed Suleymaan Tubeec, iyadoo Wasiirka Warfafainta, Mustaf Sheekh Dhuxulow iyo Guddi ka tirsan Abwaanadda iyo Fannaaniinta Qaranka isla meel dhigeen Miisaaniyadda lagu kharaj gareeynayo Aaska Marxuumkaasi. Si kastaba ha ahaatee, hadalka Maamulka Somaliland ayaa u muuqda Loolan nooc cusub oo Siyaasadeed, oo ay ugu xusul-duubayso inay Beesha Caalamka isugu muujiyaan inay Fannaankaasi u dhigayaan Aas Maamul.
  6. Xaaji XUN HabaarQueen wishes all the bad stuff for Koonfuria kkkkkk Caqli xumada Maamulka Khatland bal ila arka! They think Terrorists will leave them alone if they win in South and Central Somalia. Let me tell you the second South, Central and Puntland falls, the Khatlanders will be next. You think Godane will leave you alone? LOL Waa la idin gowraca. And if he leaves Khatland alone after shabaab conquers all south, central & puntland, shabaabs will accuse him of qabilism. Many people already accuse terrorist dog Godane of qabyaalad, they ask him: why attack puntland, kismaayo, xamar but never attack Hargeisa???
  7. Khatland. They can reclaim whatever shitty name they want all i care lol At the end of the story no one is gonna recognize mirqaan state.
  8. Propaganda from foolish terrorists.
  9. Maamulka Somaliland ku dhawaaqday Guddiga Qabanqaabada Aaska Tubeec Jimco, Maarso 14, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Ku Xigeenka Maamulka Somaliland Mudane C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil(Saylici), ayaa magacaabay Guddida Qaban-Qaabada Aaska Qaran Ee Loo Samaynayo Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec Oo Dhawaan Dalka Dibadiisa Ku Geeryooday. His wish to be buried in Berbera Somalia has been fullfilled.
  10. Who agrees with me that Terrorists will return in Buuloburde and Ceelbuur(when captured)?
  11. Oil in Northern Somalia: The black stuff can be very useful Thursday, March 13, 2014 The ramshackle capital of Northern Somalia State, Hargeisa, in northern Somalia has a bustling market for camels and is a frequent destination for aid workers. International businessmen are relatively rare. Yet untapped oil reserves have lured a number of foreign companies to the city, chief among them the Turkey’s Genel Energy under the leadership of ex-BP CEO Tony Hayward. Genel’s involvement coincides with increased Turkish interest in the region. In February, Istanbul played host to talks between the Somali breakaway province and the internationally recognized government in Mogadishu. Turkey has offered to provide support for future regular talks between them. Turkish attention is a coup for Somaliland. The region touts itself as democratic and has keenly participated in Western anti-piracy efforts. But it has failed to win much support for an independence bid. That has made delving into the politics of oil more attractive, with the elite hoping to gain financial stature and friends. Jamal Hassan, the presidential candidate for the opposition Justice and Welfare Party and former CEO of Citibank in Tanzania, says that the nation is banking on oil as a cornerstone for development. At least a dozen blocks are apparently available for exploration. Given that Somaliland’s 2013 budget, according to its ministry of finance, was just $125m, any deal would flush the region with unprecedented resources. There’s one hitch though: Somaliland’s control of oil blocks in the Nugaal valley is disputed by neighbouring Puntland, the Mogadishu government and a domestic breakaway movement within Somaliland. Puntland’s claim to the sites has led to the double sale of exploration rights. DNO and African Oil have competing contracts for the same block in Sool. Conoco and Eni are waving contracts issued by the long defunct regime of former dictator Siad Barre. The Nugaal’s residents, members of the **********sub-clan, claim they were strong-armed into joining Somaliland by the dominant ******* clan. They dispute all parties’ right to the oil. Osman Hasan, a member of an occasional Nugaal breakaway movement, sees oil as a bargaining chip to attain autonomy from the Mogadishu government as the federal state of Khaatumo. A popular sentiment in the Nugaal that prosperity in Hargeisa is passing them by has mobilized locals against drilling. Abdi Rizaq of Las Anod University in the Nugaal says, “If your house is on fire and someone wants to go in and take things from it, what do you say to him? You say go to hell.” Source: The Economist We wont give up our claim on Nugaal OIL. Somalia is One and Sacred. No traitors can sell the country.
  12. SNMsoldier, I choose their destruction by their own hands. But as i said earlier. Let Somalis fight it out. In any case, maamulka Khatland is doomed whatever the outcome will be.
  13. Is this true? Certaintly not!!! There are many patriotic Somalis that do not support terrorists but are anti-shisheeye , including myself. My idea is that all shisheeye forces leaves Somalia. With Shisheeye i mean gaalo foreigners and terrorists from Tora Bora. I believe that Somalis must fight it out. The victorious party will unify Somalia from Seylac till Raskambooni. I strongly believe if alshabaab wins such war, maamulka waqooyiland will be crushed. I also strongly believe if TFG wins the war, the next target will be Maamulka AwooweGunter. We must fight this out without foreigners.
  14. Desperate move from desperate clan enclave. Paying whites for lipservice lol
  15. Iam extremely anti-shisheeye, foreign terrorists and foreign gaalo. Wants them out today. Let Somalis fight it out.
  16. Askari AMISOM ah oo sheegay inaysan doonayn jabka Al-shabaab Arbaco, Maarso 12, 2014 (HOL) — Askari ka tirsan ciidanka AMISOM ee ka socda dalka Burundi oo dib ugu laabtay magaalada Bujumbura ee xarunta dalkaas ayaa sheegay inaysan doonayn in Al-shabaab la burburiyo, isagoo sabab uga dhigay inay taasi soo afjarayso howlgalka ay u joogaan Soomaaliya oo ay dhaqaale badan ku helaan. Wariye ka tirsan wargeyska Star ee kasoo baxa magaalada Nairobi ayaa askarigan kula kulmay magaalada Bujumbura xilli uu halkaas howlo shaqo u joogay, isagoo xusay inuu aad ula yaabay sida askarta Burundi ee kasoo shaqeeyay Soomaaliya ay u doonayaan inay mar kale dib ugu laabtaan Soomaaliya. “Ma doonayaan ciidamada AMISOM inay baabi’iyaan ama ka taqalusaan Al-shabaab, waayo taasi uguma jirto wax faa’iido ah, joogistooda waxaan ku helayaa lacag aad u badan, muhiim ayuuna noo yahay jiritaankooda,” ayuu askarigan oo magaciisa la qariyay u sheegay wariyaha. Askarigu wuxuu intaas ku daray in mushaar ahaan uu u qaato 1200 oo doollar, isla markaana uu helo 500 oo doollar oo dheeraad ah, taasoo uu ka qaato 10-askari oo ka kala tirsan Somalia iyo Burundi. Wariyaha la klumay askarigan ayaa sheegay inuu lacagtii uu Somalia kasoo helay uu ku dhisanayo guri cusub, uuna Alle ka baryayo in dhibaatada Soomaaliya aysan dhammaan inta uu dhismaha gurigiisa ka dhameystiranayo. “Ma doonayo in Al-shabaab la jabiyo. Waayo waxaan doonaynaa in howlgalku uu sii socdo si aan dhaqaale u helo,” ayuu askariga hadalkiisa ku daray. Iyadoo tani ay noqonayso markii ugu horreysay oo askari ka tirsan ciidamada AMISOM uu sheego in howlgalkooda Soomaaliya uusan ahayn mid ay doonayaan in lasoo afjaro. Ciidamada AMISOM ee ka socda Soomaaliya ayaa waxay tiradoodu ka badan tahay 20,000 oo askari, waxayna ka kala socdaan dalalka Uganda, Burundi, Jabuuti, Kenya, Itoobiya iyo Sierra Leone, iyagoo dowladda Somalia gacan ka siiya dagaalka ay kula jirto Al-shabaab. Dalka Burundi ayaa waxaa dagaal ay Muqdisho kula galeen Al-shabaab looga dilay in ka badan 76-askari, iyadoo sidoo kale ay Al-shabaab gacanta ku hayso askari ka tirsan ciidamada Burundi ee AMISOM oo ay dhaawac ahaan ku qabsadeen saddex sano ka hor. Hadalka askarigan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo ciidamada Itoobiya oo ka mid noqday dhawaan AMISOM ay howlgallo lagula dagaalamayo kooxda Al-shabaab ka billlaabeen gobollada Gedo iyo Bakool. Amisom wont help you this time. The clans in South must form unity against Alshabaab, driving them out from their towns and cities. Only then peace will come. Only then the bantu amisom will leave our country. If the clan from Guriceel could defeat alshabaab? Why not the clans of Southern Somalia? Why not the clans of Xamar? Of Ceeldheer? Of Jowhar? You dont need Amisom, you need unity!
  17. Its good that you post this on SOMALIAonline forum. You acknowledge maamulka waqooyiland to be state within Somalia
  18. Dalmar1, next step is Somali Channel, They should use the term Maamulka Waqooyi Galbeed. The SNM clannists will accuse them of taking sides, banning Somali Channel from triangle clan enclave. Their hated propaganda will be found only on snm tv channels lol
  19. Allaha u naxariisto Fanaanka Maxamed Saleebaan Tubeec oo saakay ku geeriyooday dalka Jarmalka Allaha u naxariistee waxaa saakay Isbitaal ku yaal dalka Jarmalka ku geeriyooday Fanaanka Maxamed Suleymaan Tubeec oo loo yaqaanay Boqorka Codka, oo in muddo ah ku xanuunsayay. Geerida Fanaanka waxaa saxaafada u xaqiijiyay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Mustafa Maxamed Suleymaan Rubeec, isagoo sheegay in mudadii uu isbitaalka ku jiray labo jeer qaliin lagu sameeyay. Allaha u naxariistee Fanaanka ayaa ka xanuunsanayay dhinaca Sambabada, iyadoo dhowr jeer laga daweyay xanuunkaas sida ay xaqiijiyeen eheladiisa. Maxamed Suleymaan Tubeec ayaa ka mid ahaa fanaaniinti loogu jeclaa dalka Soomaaliya, waxaa lagu xasuustaa heeso wadani iyo kuwa kale oo uu xiliyo kala duwan ku luuqeeyay, waxaana uu ahaa nin magac iyo maamuus ku dhex lahaa umada Soomaaliyeed. ALLAHA U NAXARIISTO