SomaliaRising

Nomads
  • Content Count

    491
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SomaliaRising

  1. Dhakhtar laga hor-joogsaday Baaritaan uu ku sameyn lahaa dad Bukaan ah Jimco, Maarso 28, 2014 (HOL) — Booliiska Somaliland ayaa shalay xabsiga u taxaabay Dr:Cali Macow oo hawlgal caafimaad ka waday magaaladda Hargeysa taas oo ilaa dhawr kun oo qof isku diiwaangeliyeen si loo baadho. Dadweynahan oo iskag kala yimid dhamaan dhulka soomaalidu degto,ayaa saf dheer u gallay sidii ay ula kulmi lahaayeen digtoorka, haseyeeshee isagoo ku gudda jiray hawlihiisii caafimaad ayaa xaruntii uu dadka ku dabiibayey ee Xabiibi Xanaan ciidanku ka soo kaxeeyeen, kuwaas su’aalo ka waydiinaya aqoontiisa caafimaad. Dr. Macow oo maalmihii u dambeeyey la xayeysiinayey inuu dalka imanayo, ayaa shalay markii uu dalka yimid ciidanku xoog ku galeen goobtii uu wax ku baadhayey, isla markaana albaabadda u laabay xaruntii caafimaad ee ay dadku iska diiwaangelinayeen. Wakiilka digtoor Macow ayaa sheegtay inay rusqadda imaanshiiyaha ka qaadatay wasiirka Caafimaadka Xaglo toosiye, isla markaana si sharci ah ku yimid, haseyeeshee aanay garanayn sababta shaki looga qaaday imaantinkiisa. Wakiilka digtoor Macow Intisaar Maxamed Cali Qoys oo ka hadlaysay qaabkii sharci ee uu dhakhtarku ku yimid Hargeysa ayaa tidhi “Waxaan ahay Wakiilka Dr. Cali Macow Aways, Horta markii ugu horresay ee aanu imanaynay Somaliland waxaanu la soo xidhiidhnay Wasaarada Caafimaadka Somaliland, oo ogolaatay imaanshiyaha Dr.Macow inuu Somaliland yimaado, oo uu ka fuliyo hawlo Caafimaad,”
  2. <cite> @Dalmar1 said:</cite> Guul Puntland iyo Guul Somalia, insha'allah Islam iyo Somalidiidka will lose! You mean Islamdiid(SNM) and Somalidiid(SNM) will loose?
  3. Actually you should be banned because u insult Puntlanders and you call their president Cali Cawar. You should really pray that the Puntlander who owns this forum is on holiday. If i was him i would ban you for insulting my President. Also u wish nothing but evil to fall upon Puntland and Somalia. Someone who does HABAAR 24/7 is not healthy person.
  4. Xaaji Habaar Xun, banning would be like defending secessionists. The Admins are not fan of Somalidiid unless this forum is called SomalidiidOnline.
  5. Faarax is tamed Somali Sijui whose masters are Kenyan Bantus. Waa nin wareersan. In loo jawaabo maba istaahilo. Let him first sort out if he is Somali or Kenyan Bantu.
  6. Somali Naago Movement Traitors going mad whahahahahaha
  7. Daawo Sawirada Shirkii saddexda gobol ee Baydhabo ka socday oo Madaxweyne lagu doortay Ergadii ku shirsanaa magaalada Baydhabo ee u fadhiyay Maamulka Koofur Galbeed ee saddexda gobol ayaa waxay doorteen Madaxweynaha Maamulkaas, iyadoo arrintan ay sii xoojineyso xiisada siyaasadeed ee ka jirta magaalada. Madaxweynaha cusub ee Maamulka saddexda gobol ayaa loo doortay Maxamed Xaaji Cabdinuur, kadib doorasho ka dhacday Hotelka Bakiin oo ay ergadan xarun u aheyd. 723 Ergo oo ka kala yimid saddexda Gobol ee Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose ayaa waxaa doortay Madaxweynaha cusub 713, halka 10 ay diiday, waxaana sidaas uu ku dhawaaqay Gudoonka doorashada Maamulka in Maxamed Xaaji Cabdinuur uu yahay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed. Wararka ayaa sheegaya in markii la doortay Hogaamiyahan ayaa isla goobta lagu dhaariyay, waxaana siyaasigan la sheegay inay isku hooyo yihiin Shariif Xasan Sheekh Aadan. Maxamed Xaaji Cabdinuur Hogaamiyaha Maamulka saddexda Gobol ayaa ka soo jeeda Gobolka Bakool, waxaana ay isku heyb yihiin Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo ka mid ah xubnaha taageersan Maamulka lixda gobol. Maamulkan saddexda gobol ayaa ah Gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose, halkii maamulkii horay looga dhawaaqay Baydhabo uu ka ahaa lix gobol oo lagu daray saddexdan Gobol iyo Gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Afartii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxaa magaalada Baydhabo ka jiray banaan baxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday Shariif Xasan Sheekh Aadan, inkastoo uu shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Doorashadan ayaa ah tii labaad oo ka dhacda magaalada Baydhabo, waxaa horay loo doortay Madoobe Nuunow Maxamed Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee lixda Gobol. Xaalada magaalada Baydhabo ayaa saakay ah mid degan, iyadoo ammaanka goobta doorashadan ka dhaceysay ee Hotelka Bakiin ay sugayeen ciidamo ka tirsan dowladda.
  8. WAW The crying started early. Wallee wax baa jira! Where was the talk of HabaarQueen Xaajiyada Xun and CidanSomaliNaagoMovement that they would capture Garowe all the day till Mudug. SNM is weak and it was always considered weak.
  9. The Somalidiids dirty relationship with their fellow mirqaanterrorist Godane was known fact since 2009, the year he became terrorist leader. It will backfire on them. Puntland must whatever it can to liberate Laascaanood from the dabadhilifs serving SNM. Let the cadowga snm be confined in their three small towns.
  10. SNM want to be saved by HAG? Not this time! Where was the talk of Habaarqueen Xaajiyad Xun that they would conquer Garowe Also CidanSNM said snm will capture mudug too kkkk
  11. Tillamook, not only the support of terrorism is a miscalculated policy of Reer Mistakers. Also harassing Freedom of Press and the fact that the citizens in Waqooyi Galbeed Soomaaliya live under tyranny, the lack of freedom of expression. Maamulka Reer Mistakers seem to be lost
  12. CidanQurunkiiSNM, The Somalidiidka are those who wish to break Soomaaliya. Laakiin taas lagaama geeli doona wallahi. We will fight you till Akhiro happens. And when HAG joins the war, the secessionist rats are finished. SomaliaRising Aka SNMdiid.
  13. Xiriirka ka dhaxeeya Al-shabaab iyo Somaliland oo la shaaciyay Number of View :1296 Waxaa qaar katirsan warbahainta dalka Turkiga aya daabaceen warar ku adaan socdaalkii dhawaan uu dalkaasi ku tagay socdaalka m/weynaha iyo waftigiisa,waxana jira warra kala dowan oo ka soo baxay socdaalka Siilaanyo ee turkiga. Mid ah joornaal ka soo baxa dalka Turkiga oo magiciisa la yidhaahdoToyszaman,kaas oo warbixin dheer ka qoray weftiga m/weynaha,Waxaana ka mid ahaa wax yaalihii ay ku soo qaateen warbixintaa In Soomaaliland ay gabaad u tahay xubno ka tirsan al-shabab islamrkaana y dhacday in maxabiis al-shabab ay ay ka sii dayso xabsiyadeeda iyadoo aan wax maxkamad ah la soo taagin ”Joornaalka ugu wayn dalka Turkiga ee layidhaahdo Todayszaman ayaa bogiisa hore ku soo daabacay in xukuumada Somaliland taageerto,isla markaana ay xidhiidh la leedahay ururka xagjirka ah ee Alshabaab.” Arintan ayaa waxaa sidaad ah uga xumaaday Madaxweynaha Soomaaliland Siilaanyo isagoo iska fogeeyay warraka lagu daabacay qaar kamdia ah Jaraa’idka wadanka turkiga Afrikada.com/Office-Muqdisho Afrikada001@gmail.com Comments 0 comments
  14. The only true non-qabilist leaders of alshabaab were Ceyroow, he was so anti-clannism that he said the Elders are Shayatiin. The other one was Roobow , he hates qabilism, the guy beheads clerics in Bay Bakool region that shows you how much he despise qabiil. The only jaajuus worshiping clannism day and night is Godane the snm agent.
  15. Xaaji Xun, You are Somalidiid . That cant be denied. Even Djibouti does not like you. They think you are xabashis pretending to be Somalis. If Djibouti liked Somalidiidka, they would recognize you kkkk
  16. The Somalidiids on this forum are telling us there are no mountains in Somalidiid areas where terrorists can hide loooolll If Terrorists wanted to attack Hargeisa and Burco, make there a base they would have done so. But SNM jaajuus forbade them and he said maamulka soomalidiidka is ruled by the law of Allah! It is holy land of my forefather!!!! Only Apostate attacks my hometown!!! You get it now why there is beef between Godane and Mansur Roobow? Roobow didnt care about Somalidiidka, roobow gave no shid about clans, he attacked them(the northern traitors). Jaajuus Godane was pissed off when he became leader in 2009. Since then the relationship between both terrorists worsened.
  17. <cite> @Tillamook said:</cite> I agree with you that the Silaanyo administration is foolish for supporting Al Shabab, but don't you think that their rationale will backfire on them? It will backfire. When Terrorists are cleansed in South and North Somalia(Puntland). They will go to Hargeisa and Burco, demanding all somalidiid groupz to leave politics and hand governance over to them
  18. Galbeedi niyoow Allah loves the truth and he is truth. Are we denying the truth that the Hargeisa attack happened during Alshabaab former leader Abu Mansur Roobow? Are we denying the fact that Maamulka SNM is under Xabashi control? Does Siil aanyo not go to Adis Ababa once a month? Basically the snm agent Godane is leaving out maamulka Somalidiidka as if they(Somalidiidka) rule by Shariahlaw, as if they are anti-ethiopians. He never insulted them, he never made takfir against them. His wife lives in Hargeisa and almost every year she is pregnant. Iam 10000% sure that Godane works for the traitors, in this case Kulmiye.
  19. You black snm are ahlul bait hahahahahahahahahhahaha U resemble Xabashis. What did you sniff?
  20. SNM is not only alienating the clans of buuhoodle and garowe , it also made new enemies: clans from Kaaraan and Guriceel. It is huge Qalad to take usc(now HAG) as enemies. The ones who saved you from Regime. SNM will regret making new enemies. They are under siege: Djibouti in the North, Awdalland in the northernWest, Puntland in the east.and Ogadenia in the west. SNM is going to fail.
  21. They are not your walaal. Walaalo are those who seek unity between Somalis. Kuwaan waa cadowgeena Somaliidka.
  22. They are sponsors of terrorism. How can we fight Terrorists but leave alone cadowgeena SNM? The Somalis must treat them as bigger enemies than Terrorists.