CidanSultan

Nomads
  • Content Count

    1,771
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by CidanSultan

  1. Hargeysa (Somaliland.Org)- Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland Cismaan Cabdilaahi Siciid ayaa sheegay in cutub ka mid ah ciidanka qaranku uu gaadhay degmada Taleex ee gobolka Sool. Waxana uu tilmaamay in ay si weyn u soo dhaweeyeen dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi. Afhayeenka Ciidanka Qaranka Cismaan Cabdilaahi Siciid oo shalay u waramayay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa waxa uu tilmaamay in aanay wax dagaal ahi ka dhicin qabsashada magaalada Taleex waxana uu xusay in ciidanka qaranku isku fidin doonaan xuduuda Somaliland. Cismaan Cabdilaahi Siciid oo ka hadlayay qabsashada magaalada Taleex waxa uu yidhi “Taleex waa degmo ka tirsan gobolka Sool ee Jamhuuriyada Somaliland ciidanka Qaranku awalba wuu joogay gobolka Sool. Markaa cutub ka mida ciidanka qaranka ayaa Taleex gaadhay, waxaana hore u joogay ciidamo deegaanka ah oo ciidanka qaranka ka tirsan, markaa kormeer ayay ku tageen si nabadana way ku gaadheen.” “Magaalada Taleex cadow lagu duulo ma joogo waa dhul Somaliland ah, cid haysatayna ma jirto. Ciidanka qaranka si caadiya ayuu u tagay waana lagu soo dhaweeyay. Haba yaraatee wax dagaala oo iska caabina oo ciidanku la kulmay ma jiro. Bishii horena degmooyin kale ayay tageen ciidanka qaranku laakiin Khaatumo ku maanaan ogayn Taleex oo ma joogaan haddii shir ka dhacayna dadka deegaanka way shiri karaan.” Afhayeenku waxa uu tilmaamay in ciidanka qaranka ay gaadhi doonaan xuduudaha dalka oo dhan, “ciidanka qaranku xuduudaha Somaliland wuu tagayaa manuu qabsan Taleex waa ciidan magaaladiisii tagay, awalba gobolka Sool wuu ku sugnaa oo ciidan xoog badan ayaa jooga. Sidaa daraadeed degmooyinka xuduudaha waanu tagayaa.” Afhayeenku waxa kale oo uu sheegay in ay dhirbaaxo ku dhufan doonaan cidii ku soo xad gudubta xuduuda Somaliland “diyaar baanu u nahay cid kasta oo ku soo gardaroota xuduuda Somaliland, cid kasta oo soo gasha difaaceedii waanu leenahay. Puntland waa gobol ka mida Soomaaliya xuduud baanu leenahay Soomaaliya. Xuduudka Somaliland waa mid caalamiya oo la yaqaano oo gumaystihii jeexay oo sida loo kala dagan yahay la yaqaano.” ayuu yidhi afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland.”
  2. No khatumo political presence in taleex, no conferences...nothig. This is somaliland son you move the army is based outside taleex you will be delt with. As for the pirates. Hahahaha... Mooge you seriously think these people can stop us?? Dreamer...
  3. Mooge: we ain't pirates Saxib we are here to stay Sarakiisha Ciidamada Qaranka JSL ee Ku Sugan Taleex oo Shirweyne La Yeeshay Odayaasha Magaalada Taleex Haddana Ku Laabtay Fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee Duleedka Taleex iyo Khaatumo Ku Warheshay in Laga Baxay oo Soo Galay. Taleex (BurcoONline) 16.04.2014 Waxa Hadderr Dhamaaday Shirweyne ay ka Qayb Galeen Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland oo uu Dhaxeeyay S Odayaasha Degaanka Taleex iyo Masuuliyin Ka Tirsan Maamulka Khaatumo Iyado Halkaas Is Afgarad wanaagsan laga Gaadhay, waxaano Shirkaas Lagaga Hadlay Arrimaha Naadgeyada iyo Argagaxisada ee Degaanka Taleex ee Somaliland Iyado Marki Dambe Is afgarad Shirkaaasi Ku Dhamaaday. Waxaana Ciidanka Qaranko Mar Dhoweyd Dib Ugu Laabteen Fadhiisin Cusub ee Ka Sameysteen Taleex Duleedkeeda iyado Halkaas uu Noqon Doonta Xarunta Militariga Somaliland ee aaga Taleex oo Hore ugu Laha Xarun Laakin Ciidanki Lagu Kordhiyay. Waxaanay Shabakada Burcoonline News Ku warhelaysa in Maleeshiyada Khaatumo oo Ila Shalay Joogtay Banaannka degaanka Taleex iyago Xalayna uu Hoyday Meel Banaan oo Lagu Magaacabo Banka Sayidka aya Waxa Goor Dhowedy Dib Ugu Soo Laabteen Magaalada Taleex inkasto sida La Xaqiijiyay inaan Hogaamiyaha Maleeshiyadaasi ee Indho Sheel La soon.
  4. Caynaba... Mooge I think the deportation in Kenya is getting to your head the somaliland army is permanently based outside taleex they are not in te city just outside it, the same as las canod and other town.
  5. Real news: the somaliland army are not in the village of taleex but on the outskirts in their barracks after speaking with the elders of the town. If piratestan has anything come and meet us in taleex. Sarakiisha Ciidamada Qaranka JSL ee Ku Sugan Taleex oo Shirweyne La Yeeshay Odayaasha Magaalada Taleex Haddana Ku Laabtay Fadhiisinka Ciidanka Qaranka ee Duleedka Taleex iyo Khaatumo Ku Warheshay in Laga Baxay oo Soo Galay. Taleex (BurcoONline) 16.04.2014 Waxa Hadderr Dhamaaday Shirweyne ay ka Qayb Galeen Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland oo uu Dhaxeeyay S Odayaasha Degaanka Taleex iyo Masuuliyin Ka Tirsan Maamulka Khaatumo Iyado Halkaas Is Afgarad wanaagsan laga Gaadhay, waxaano Shirkaas Lagaga Hadlay Arrimaha Naadgeyada iyo Argagaxisada ee Degaanka Taleex ee Somaliland Iyado Marki Dambe Is afgarad Shirkaaasi Ku Dhamaaday. Waxaana Ciidanka Qaranko Mar Dhoweyd Dib Ugu Laabteen Fadhiisin Cusub ee Ka Sameysteen Taleex Duleedkeeda iyado Halkaas uu Noqon Doonta Xarunta Militariga Somaliland ee aaga Taleex oo Hore ugu Laha Xarun Laakin Ciidanki Lagu Kordhiyay. Waxaanay Shabakada Burcoonline News Ku warhelaysa in Maleeshiyada Khaatumo oo Ila Shalay Joogtay Banaannka degaanka Taleex iyago Xalayna uu Hoyday Meel Banaan oo Lagu Magaacabo Banka Sayidka aya Waxa Goor Dhowedy Dib Ugu Soo Laabteen Magaalada Taleex inkasto sida La Xaqiijiyay inaan Hogaamiyaha Maleeshiyadaasi ee Indho Sheel La soon.
  6. Cheap pirate propaganda we all know pirates have nothing... Just trying to save face. The same thing was said about las korey here anything to do with puntland since. Hahahah...
  7. We know tell it to these Somalians. Au wa walalhen is all you hear from them. Xaji the truth is when you don't have an army, law or order for 22 years they would rather live under Burundi to save face then to struggle and be independent. No sharaf, no Caqli and importantly no balls. Rip Somalia
  8. Bura don't mind Somalia dieing. He came on this forum and from day one was all las canod, las canod and now he is so ashamed he pretends to be hag. Saxib hag live under the protection of Burundi you should call yourself something else now... Bura listen to this the cabaad has already started. http://www.raxanreeb.com/2014/04/puntland-oo-sheegtay-in-ay-talaabo-ka-qaadi-doonto-somaliland-dhagayso/
  9. Salaxs take on it is that East burco should be wiped off the map and that anything east burco touches turns to poison. Wa Iska East burco hate salax Walahi I promise you if west burco was president he would be singing its praises.
  10. Bura listen to this.... http://www.raxanreeb.com/2014/04/barakac-ka-bilowdey-taleex-xilli-lugu-dhex-arkayo-ciidamo-ka-tirsan-soomaalilanddhageyso/
  11. Galayd is an oppertuntist of the worst sort how can you accept the surrender of this... A theif, liar and a person who murdered his own people for a seat at the Burundian colony's clown parliament. He should be put on trial and if convicted shot.
  12. ^^^ Bura hot Air Saxib that's the only skill they have mastered. Las korey, las canod, taleex .... All in a straight line all somaliland. Not one pirate is talking about it... Hahahah
  13. Your right cabdi Cawar is an asset to somaliland. Farole new his limits he stayed in garowe and stole as much as he could so he wouldn't need to go back to Australia and mini cab again and he achieved it. This guy Abdi Cawar doesn't know if he is coming or going. East Sanag gone, tukaraq gone, taleex gone, buhoodle is next then to solidify it. Look at the bright side the endless conference have come to an end and the local community centre taleex is under new management. The lease has expired and the land lord wants it back
  14. Taleex[RBC Radio]Maamulka Soomaaliland ayaa markii ugu horreeysay ka hadlay xaaladda degmada Taleex,waxaana afhayeenka ciidamada Soomaaliland uu sheegay inay si buuxda ula wareegen gacan ku haynta Taleex. Korneyl Cismaan Cabdillaahi Saciid oo ah afhayeenka ciidanka Soomaaliland waxaa uu si cad u sheegay in ciidamada Somaliland -siduu hadalka u dhigay- gaadheen maanta duhurkii magaalada Taleex,waxuuna intaasi ku daray in haatan magaalada ay la wareegeen ciidamada Soomaaliland oo si buuxda gacanta ay ugu hayaan hadda. Sidoo kale afhayeenku waxaa uu ka hadlay sababaha ay ugu duullen Taleex,waxaana tilmaamay inay Taleex ka mid tahay deegaannada Soomaaliland,horayna gooba ku dhow ay ku suganaayen ciidankooda. …”"‘Taleex,waa degmo ka mid ah xadduudka Soomaaliland,ciidan keena ayaana si buuxda gacabta ugu haa xilligaan oo gudaha magaalada ayaan jogna,..”"ayuu yiri Korneyl Cismaan Cabdillaahi Saciid. Afhayeenku waxaa kalo uu sheegay ciidanka Taleex jooga inay ahaayeen cidan kormeer ku tagay goobaha,haddana siweyn loogu soo dhaweeyey,waxuuna beeniyey in wax dagaal ah uu dhacay. Mar afhayeenka ciidanka Soomaaliland la weydiiyey inay qaadayan mas’uuliyada dhibaatada halka ka dhacda iyo haddii ay Puntland soo weeraran,waxuu sheegay inay difaaci doonan xaddudkooda. Degmada Taleex ma joogin wax ciidamo ah oo Puntland, hase ahaatee isla goob-joogayaashu waxay noo xaqiijiyeen in ay ku sugnaayeen magaalada hoggaamiyihii maamulka Kaatumo Col. Indha-sheel iyo mas’uuliyiin kale oo isla Khaatumo, kuwaasi oo iyaguna ka baxay magaalada intii aysan soo gaarin ciidamada Somaliland. Dadka deegaanka,waxaa ay dhinacooda xaqiijiyen in ciidamo tiro badan oo hubaysan ay magaalada soo galay,halka ay tilmaamen in rasaas ay furayaan ciidamada Soomaliland in kastoo uusan wax dagaal ah ka dhicin degmada. Lama sheegin ilaa hadda khasaare dhacay iyadoo warark qaar sheegayaan in ciidammada Khaatumo taabacsani ka baxeen Taleex . Sidoo kale waxaa la sheegay boqollaal qoys inay ka baracakeen degmada iyagoo ka cabsi qaba in dagaallo ay dhacaan. Taleex waxay 180-km ka xigtaa bari magaalada laasacaanood, waana markii ugu horreeysay ee Soomaaliland gaadho Taleex . Inkasta oo Somaliland ay qabsatay degmada Taleex misna xaaladda magaaladu waa mid deggan, kamana jirto wax cabsi ah oo laga dareemi karo dadka deegaanka, mana jiro war ka soo baxay Puntland oo arrinkaasi ku saabsan ama maamulkii degmadaasi lagu dhisi jiray ee Khaatumo. Qabsashada Soomaaliland ee Taleex waxaa ay ka dhigaysa mid cirka ku shareerta xiisada ka dhextaagan Puntland iyo Soomaaliland. Qar ka mid ah waxgaradka Puntland,waxaa ay dhankooda sheegen inay nasiid darro tahay in ciidan ka tirsan Soomaaliland ay si dhib yar ku qabsadaan degmada taarikhiga ah ee Taleex.
  15. ^^^ boss you say? God is my boss and hags boss is captain Akuna matata of the Burundian defence forces. I know you ain't hag who said anything about you being a God fearing man. Never believed a single word you uttered.
  16. Not a single shot was fired. They all ran away. Hahahaha..... Where does this khatumo state rule, the guy who wrote that lives in miniapolis. The so called capital is under somaliland rule. All that is left is buhoodle and that will go soon. Hahahaha hahahah....
  17. ^^^^ If no one knew what trying to save face looked like the above statement picture perfect of it. Somalilanders took on the entire somali state with soviet and American weapons and won. If you bring all of d block somaliland would easily win. Come and stop us if you can. Tonight our soldiers sleep in taleex tomorrow garowe.
  18. Cali Galayd is the biggest loser in somali political history the man would sell his own mother for a seat at anything. Osman the Garads were there in 1991 we have their signatures they brought somaliland into existence. Little do you know.
  19. ^^^^ Hahahahahahahhahahaha...... You ain't hag and pirates talk that's their speciality like birds flying... Hahahaha...
  20. "Ditoore" I am still awaiting the results of the drinking water of Bari region before commenting I wouldn't wanna be perceived as victimizing the disabled. Hahahah...
  21. Alahu Akbar indeed. The west and in particular Europe will be gone through demographics the same for Russia. Even Crimea is Islamic land it belongs to the Tatars who are Muslims and who make up about 20% of the population. Syria is the land that liberated Jerusalem from the crusaders under the Kurdish general Salahudin Ayubi. When the French arrived in syria as a colonial authority a few generals went to the grave of Salahudin and said "we are back" The French left the allowites in power because they knew under the alawites the Muslims would be kept down and even today it's a western Russian joint venture don't be fooled. But God is the best of planners and syrias alawites will be overthrown eventually and for France hahaha... Islam will conquer France: unlike the French we are not going anywhere "We are here"... 5 million Muslims in France...
  22. Hargeisa (BurcoOnline) 14.04.2014 WasiirkaQorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga Dr.Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaadayin Jarmalku noqon doono dalkii afaraadee dhaqaale toos ah siiya Somaliland,kuna soo biiri doono Ingiriiska, Denmarkiyo Norway. Dr. Sacad Cali Shire waxa uu sidan ku sheegay hadal uu ka jeediyey Xarunta Machadka Siyaasada Caalamka ee dalka Australia oo uu dhawaan ka soo laabtay socdaal uu dalkaasku tagay. Wasiirka oo ka jawaabayey su’aalo laga weydiinayey xidhiidhka Somaliland la leedahay dunida kale iyo taageerooyinka dhaqaale ee ay ka helaan qaadhaan-bixiyeyaasha caalamka, ayaa soo jeediyey in laga caawiyo doorashooyinka ku soo waajahan dalkiisa, oo dhidibada u sii adkaynaya nidaamkooda dimoqraadiyadda. Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland, ayaa shaqo la’aan haysata da’yarta dalka ku tilmaamay dhibaatada kaliya ee xukuumadda uu ka tirsan yahay haysata. "Caqabadaha noogu adag waxa ka mid ah shaqo-abuurka da’yarta dhamaysata waxbarashada, maadama aanan xidhiidh la yeelan karin hay’adaha lacagaha amaahda bixiya, ictiraaf la’aan, inkastoo aanu ku guulaysanay in sanduuq horumarka Somaliland aan samayno oo deeqo toos ah wadamo Ingiriiska iyo Denmark ku soo shubeen, imikana dalka Norway ku soo biiray, wakhti dhowna dalka Jarmalku ku soo biiri doono wadamada dhaqaalaha tooska u siiya Somaliland,” ayuu yidhi Wasiirku oo ka jawabayey su’aal laga weydiiyey caqabadaha haysta xukuumaddiisa. Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Sacad Cali Shire oo ka jawaabayey dhinacyada taageero dalka Australia uga fidin karo Somaliland, ayaa sheegay, "Waxaan ka codsanaynaa inay kordhiyaan taageerada ay na siiyaan, qeybna ka noqdaan waddamada dhaqaalaha tooska ugu soo shuba sanduuqa horumarinta Somaliland, isla markaana naga taageeraan doorashooyinka soo socda sannadka dambe ee madaxtooyada iyo wakiillada oo ah hawl dhaqaale badan ku baxayo, muhiimna u ah sii adkaynaya nidaamka dimoqraadiyada iyo xasiloonida aanu haysano,” ayuu yidhi Dr Sacad Cali Shire.
  23. Hawdian the price of one donkey in bakara is 50 dollars in perfect condition. A few bandit with camping gear... Malister the proofs in the pudding....ever heard that expression. All those bandits and you still can't control a single street of mugdisho without Burundi if you can ask them to leave and see what happens you'll be using the camping packs as you run for the hills. Hahah..