Baashi
Nomads-
Content Count
3,861 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Baashi
-
^Many thanks Yasmine, Waa runtiis Mustaf. Ayaan darro dheh!
-
^Sweeping generalization continues... One is either Somali or one is not. Period! Regardless where one was born, one is still Somali by ethnicity if one’s biological parents were Somali. Sujuis, for instance, are Kenyan by citizenship (here is where the consent and all the legalese that it entails comes in) but they are not Masia, Lamu, Kalinjini, or what have you. They will always be Somalis! I’m not sure where you are going with this “consensual†thing. The word “consensual†implies mutual agreement between two parties. Who is one giving one’s assent to? You see being Somali means being member of distinct ethnic group and I don’t see what consent got to do with belonging to the group. Embracing your cultural identity is different matter altogether. From cultural point of view (as opposed to ethnic identity), Somalis as a group have common habits, common set of norms, and characteristics that is different from other cultures. Each of us as an individual has total discretion to embrace some or all of Somali culture. It’s individual choice not consent mind you! Will be back...
-
Wrong link...I guess!
-
Dooda ku aadan qarandiidnimada iyo qaran-diidka waa dood si wacan loo qaada dhigay oo loo qotomiyey. Laakiin waxaad moodaa in uu xildhibaanku ka weecday dhabaha dooda! markii uu eedda ku lamaaniyey dadweynaha ee uu yiri waxaa laga doonayey in ay kacaan oo danahooda aqoonsadaan halkaa waa uu la habaabay baan qabaa. Waa runtii oo waxaa fiican in dadweynuhu isku duubnaadaan oo sida quman markasta yeelaan. Waxaase uu ka booday sidee dadweynuhu u kacayaan iyo waliba baahida qabanqaabo iyo isku dabarid ee hawsha kacdoonka daba taal. Waxa kale oo uu ka booday arrin waaqici ah. Suurogal ma aha marnaba in dadweyne malaayiin kor u dhaafay in ay iska yaacaan iyagaan lahayn horjooge iyo haykal siyaasi ah oo ay ku badalaan kan ay diidan yihiin oo ay doonayaan in la badalo. Waxaad kaloo moodaa in uu xildhibaanku yara khatifay. Waa halka uu yiri dadweynaha yaa lahaa oo suuro galiyay nimanka “qabqablayaasha†amd “dagaal oogayaasha†in ay miiska nabada fariistaan oo ay wada hadlaan. Halkaa waxaad mooda sida wax u dhaceen iyo xaqaa’iqa jira in aysan waafaqsaneyn. Sida aanu ognahay shirkii Nairobi ka dhacay ee Soomaali lagu wada hadalsiiyey waxaa lahaa shisheeya. Cida gogasha dhigtay, nimankan tagay meesha cida dhambaalka u dirtay, martgalintii dhabarka u ridatay, fariinta u kala qaadeysay, mar hanjabaad ku dayday, marna maslaxada ku dayday waxay ahaayeen dad ajnabi ah. Shacabku dhegaha uun bey kala socdeen. Midka uu yiri siyaasiyiintu iyaga siday doonaan ha u tartameen ama ha isu gacan bidixeeyeen laakiin mar kasta waxay ka siman yihiin u heelanaanta danaha guud iyo u hiilinta wadankooda waxaan oran lahaa hadalkaa mid sugan ma’aha. Sida xaal yahay iyo sida rageer u dhaqmeen waxaa la oran karaa waa kuwa u heelaan dano gaar ah oo aan muraad ka lahayn wadanka iyo aayaha faca ka danbeeya ee ka dhaxli doona ayaan darrada ay maanta yagleeleen.
-
Ciiloow way! When are we going to understand that there is a sinister work (the so-called "mobbing out") underway in that region. One of these days! ---------------------------------------------- Ethiopia says Somali insurgents killed Sunday 24 April 2005, 9:17 Makka Time, 6:17 GMT The Ethiopian army has killed a large number of Somali insurgents, suspected of being trained by the Eritrean government, and captured dozens more, security officials said. A security chief said his forces had killed 41 men and captured 36 more over the past five days while they were crossing the border into Ethiopia's Somali state. "We are still chasing the remaining ones," Jemiel Hajji Mohammed, the chief security officer for Ethiopia's Somali state, said on Saturday. He added that hundreds of firearms had been recovered from the fighters. Insurgents links Mohammed said the insurgents were allied to two groups from neighbouring Somalia: Al-Ittihad, a religious group based in Somalia, and the National Liberation Front (ONLF), which is based in southeastern Ethiopia. According to Mohammed, the captured insurgents all claimed they were trained by Eritrea, a country that fought a two-year border war with Ethiopia that started in 1998 and claimed tens of thousands of lives on both sides. Tension between the two neighbours has risen in recent weeks. "All the captured insurgents have confirmed they were in Eritrean training camps, trained and armed by the regime and transported by Eritrean planes to Dusamarbeer in Somalia," Mohammed said. Attempted infiltration From the town of Dusamarbeer the insurgents were ferried to Shilabo on the Ethiopia-Somalia border, about 1750km southeast of the Ethiopian capital Addis Ababa, he said. "They tried to infiltrate on Monday, but were spotted by the defence forces," Mohammed said, adding: "When they were asked to surrender peacefully, they instead engaged the defence forces." He added that the security forces are still engaged in mopping-up operations and that the number of dead could increase. It was not clear whether the Ethiopian army also suffered casualities. Among the arms recovered were Kalashnikov rifles, machine guns and hand grenades, Mohammed said. Source
-
Originally posted by xiinfaniin: ...Eeddo ma waxaad namooday qolooyinka xamar laga sheegayey ee guryaha haysta inaan nahay. Annagu gurgan waxaan ku falayno ma jirto, gurguna waxba nooma dhimin... Hadda ma waxuu leeyahay gurrigu waa sidiisii oo jiingadii iyo albaabkii iyo dariishadii iyo agabkii yiilay lama bililiqeysan? Oo hadda cid leh anaa xoreystay oo miyiga uga timid oo salaada sunnaha iyo faralka ku tukata oo caruuro ku korsata ma deganna!!!!!!!!! Xiin awoowe halkee bay iska qaban la'adahay. Macnaha Xamar ka jira iyo midkan hadda Hargeysa laga sheegayo waaba kala baabe! Amarka iyo ayaan darrada Xamar, Marka, iyo degaanda Shabeelada Hoose ka dhacay maxaa sababay oo ay meelaha kale ee dalka uga dhici weydey?
-
Originally posted by CAAMIR: What is Kaftan Dhable..? might someone explain the meaning of this word and where it came from? Kaftan-dhable = Satire. It came from the words "kaftan" and "dhab" as Muraad explained there. Kaftan-dhable is a literary technique (conversational or dialogue style) to expose human folly without offending the target. Hope that helped.
-
Wind, Iraq and Saudi Arabia provided us free oil and without their support, Somalia couldn’t sustain the fight against Ethios and their resourceful allies Cuba and USSR (think about the soviet-made, fuel-consuming soviet tanks and other mechanized gadgets!). Egypt had given us bullets for AK-47 and other soviet made spare parts after Soviets relations soured. Military rations (dates) and other necessities had been supplied by Iraq. Arab league have always looked after Somalis in both international and regional forum.
-
'Kumi ninkii qabo keeni mah, Kamana maarmo kii lahaay!' Xikmadaa waxa laga hayaa ninkii fariidka ahaa ee Taajir kabalaawe...cid kale ha weydiin Soomaaliya: Maxaa Dheelliyey? ...Kaftandhable (SQL138) W.Q: Siciid Cismaan Keenadiid Buuggu wuxuu u qaybsan yahay afar unug. Saddexda hore waxay ku saabsan yihiin xilliyada kala ah waagii Rayidka,waagii kacaanka iyo kan hadda ee dagaalada sokeeye.Unugga afraad wuxuu si dersin ahaana u soo bandhigayaa sida ama qaabka uu u dhaco Shirweyne Jabhadeed: -Soomaalidu waxay tiraahdaa,â€Waayeel hadalkiis kaftandhabluu ku dhammaystaaâ€. Siciid isagoo adeegsanaya hannaanka kaftandhablaha, ayuu inoo diyaarshay buug dhinacyo kala duwan ka taabanaya bulshada soomaalida ? Dhanka suugaanta markii la eego: waa maxay “Kaftandhableâ€? Qoraagu wuxuu ku fasirey iney tahay:-“Arrin dhab ah oo loo bandhigo sidii fikrad fudud oo leh hannaan maadeed. Waa dhabtii (reynreyn,murugo,xumaan,samaan…) oo loo yeelo dahaar kaftan. Haddii uu habku dheelliyo, ujeeddaduna waa saamays beeleysaa. Farsamadu waa isku dheellitiridda dulucda iyo farriinta ay xambaarsan tahay iyo qaabka kaftan ee loo gudbinayo.’Cusbada’ kaftandhabluhu waxay ku jirtaa murtida maldahan oo durbadiiba la haleelo. Qofku ra’yigiisa, tix ama tiraab ha ku soo bandhigo, qiimuhu waa sarraynta qaabka suugaaneed iyo ‘afaysnaanta’ Fiirada.†Tusaale:- Bogga 86aad ee buugga Madaxa Hantidhawrka: Maxaad ku qabateen miisaaniyaddii loogu talagalay horumarinta cayaaraha? Wasiirka Isboortiga: Waan ku cayaarnay. Buuggu waa mid inta runtii kaa qosliya,welina fakar kugu sii reebaya.Haddii qiiro soomaalinnimo kugu jirto – waxaad isku deyi doontaa jawaab u raadinta su’aasha cinwaanka u ah buuggaan. Markaad dib ugu jaleecdid xilliyada uu buuggu ka hadlayao,waxaa kugu soo dhacaysa oraahdii A.Maslov (1908 – 1970) ee ahayd:- “Haddii qalabka keliya ee aad leedahay uu yahay Burrus,waxay dhibaato waliba kuula ekaanaysaa Qodob(musmaar) oo kale. ." Magaca buug ka kooban seddex qaybood iyo lifaaq oo dulmaraya dhinacyo ka mid ah nolosha bulshada (garsoor, qabyaalad, maamul, siyaasad, dayow). Waxa uu lafagur ku samaynayaa xilliyadii Kacaanka, dagaallada sokeeye, iyo shirweynaha jabhadeed Jamaal, waxay ila tahay ninkii Muraad ahaa iyo addigu inaad noo furi doontaa aqoon is weydaarsi ku aadan erayada adag ee qoraa Saciid uu isticmaalay. Ma lahjad ahaan bey u adag yihiin mise dadka yaa "vocabulary"-gu ku yar yahay?.
-
Maxaad saa noogu galeysaan oo aan bi'iney!
-
Kaftan-dhable! Tolow goormuu soo gaari doona halakan bal aan akhriyee buuga e.
-
Innaa Lilaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun. Allah yarxama. Samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo.
-
MT awoowe annigu naag doon ma ahi , wiilona xaal baan ku helay oo waa qof la igu maamuusay. Waana ujeedaa shacniga iyo quruxda ka muuqata iyo sida ay isku gaarsiisan tahay oo xubnaheedu isu le'eg yihiin hadde da'dana waa curdan. Waana i ogoshahay oo sidaydaas bey igu rabtaa. Bal nasiibka qaarkii...ayaan badaniyaa. Maxayse kugu taal. Ilko curdunka lagu goosto iguma yaaliin oo waa horay iga dhaceen. Hadde wiilo waa iga fasax oo reer Barro waad mahadsan tihiin. Addiga Maskax Taabte ah inta aad anniga libinta ila dooneyso ee aad gabdhaha maamuuska leh ee SOL ii raadinayso, awoowe bal addigu qallanjo soo xaree . Gabdhaha aad magacyadooda ka sharqamisay oo waliba qaar yihiin marwooyin qaar kalena hawshooda aynaanan wax kala socon awoowe iyaganna ma adaa bixinaya waaba macne cusub e . War baanse kuu hayaa awoowe inta aan wiilo aanan soo celin waxaan idinka reer Barro ah idinka doonayaa oo iga codsi ah in aan hadii ay soo laabato ayadoo maxajabad ah :cool: in loo daayo sidaa oo waliba lagu guubaabiyo. Waa idin kaa
-
Very nice of you for looking out for ur friend...u r a good friend Ilhaam. I would advice her to go ahead and accept the proposal if offered. Advantages for saying yes: 1. Father figure in the house (I can’t emphasize enough how important this is to children) 2. Company (she has needs and having him in the house, those needs will be satisfied and she won’t be tempted to cross the line) 3. Working breadwinner in the house is a good role model for her children (if she is public charge who depends on the social welfare payments) 4. Better social status in the community (you may not see this but married with kids image enhances her self-esteem as a woman vis-à -vis divorced single mother). Disadvantages for saying yes: 1. Socializing and sharing your love life with distracted man could be a heartbreaking to a lot of women. She may have to put up with her man dressing up for that future productive wife. 2. The expectation or rather her high expectation in this man may not materialize and still she may have to put up with his plans. 3. Jealousy is very destructive emotional roller coaster and if she is that type of woman who can’t be objective or decisive, the situation could get out of hand and she may end up depressed or stressed to the edge. There it is. If this lady is a genuine advice seeker I think the advantages outweigh than disadvantages. If this is Mr. right she has the responsibility to take into account the best interest of her children. And the children will be well served if they have father figure in the house especially in this qurboland environment. Always we are presented alternatives in life but one has to be decisive and take a calculated risk and once in make it work. Good luck.
-
^ ***Halkaasuu Odaygii cadka ahaa oo sadexda ku socda gabar qallanjo ah ku kaxaystey. Odaygii Baashi ahaa issag oo garawsan in uusan tabar badan heyn buu waxa uu wareystay gabadha xaalka loo bixiyey.*** Baashi: Awoowe magacaa? Inna Barro: waxaa lay yiraahdaa wiilo. Baashi: Wiilo awoowe go'aanka ah inaad i raacdo ma mid adiga kaa yimid baa mise waa mid lagugu qasbay? Wiilo: Maya ee anniguu iga yimid. Baashi: Hadde awoowe gabdhaha aan awoowaha u ah baa qaar kaa waaweeyn yihiin annigana waad i aragtaa oo nin tabar badan haya ma ahi oo ninimo iigu xilan meysid, nin hanti aduun heystana ma ahi oo dee waad i aragtaa oo ceyr baan ahay. Waligaana imaad arag oo hadde sheeko kuguma qancin. Maxaad u ogolaatey in leygu kaa maamuuso. Wiilo: Annaga dhaqan baan leenahay oo sida raggu noogu taliyo baanu yeelaa. Mida kale walaalkey Checkmate nin iga weyn waaye oo aan aad u jeclahay. Haduu gartay waxaan ogahay in uusan meel xun i dhigeynin. Taas waxaa weheliya annaga ilmo Barro aa nala dhacaa magac qaali ahna waa leenahay marka Magaca Aabahay baan iiga qaalisan wax walba. Baashi: Quux qux qax qax qiix uxux..axeem. ... Wiilo: Alla biyo keena wuu dhiman rabaa...awoowe saan u soo fariiso haa neefso...neefso Baashi: Duco qabto waxaan ku iri. Walaakaa haduu aabi maalin kasta inta qof u gefo oo sidaa beri tafaha loo qabsado maxaa la yeelahayaa ileyn ilmo Baro dumar kuma harine. Wiilo: Walaalkey nin dhac dhac badan ma aha marka taas waligeed ma dhaceyso. Baashi: hmm! mara waaxid! Awoowe guurka iyo reerka agaasimkiisa maxabo iyo kalgacal buu u baahan yahay. Wax dareen ah halkaa ma kaaga jiraa? Wiilo: Waligeey wax maqli jiray ee aaa...ee...aa haa marka la is guursado ka bacdi uu si fiican u imaadaa waxaa sheegeysid oo dhan. ....
-
MT, widaayoow anni afkeyga ma qabto waxa aa Checkmate walaashiis ka sheegeysid. Anni hadaan ahay Checkmate oo walaasheey saas u ceeyn lahayd meel aan kaaga soo hari lahaa. Checkmatena waa nin Oday ah hadal baana ka dhacay oo miis rag leeyahay buu gabadha ku bixiyay oo anniga xaal ii siiyey . Odeygeygaan cadka ah oo tiirada gaaban waxaan meesha u fadhiyaa gabadha Checkmate igu maamuusay Hadalka tiradiisana waa ii dhibahayaa ux ux uux ahx...biyo i siiya...halkeebaan marinahayay aaheeyo waa howraarsan. Ha la ii dhaqsado ilma Barro oo mar qallanjada ha la iskaaya tuso.
-
Where are the moderators?
-
Ninyahaw Checkmate la yiraahdaa nin fiican baad tahay hadaad inta geed fariisatay oo soo gar naqsatay aad hada ogolaatay inaad gar qaadato. Awoowe raggu waa xalay dhalay oo waxii tagay dib loogu laaban mayo. Laakiin far baa ii taagan gabadhaan walaashaa ah ee aad ii garatay ee aad xaalka ii siisay baan kuugu fadhiyaa hadda Bal saaxiib qallanjada igu soo wareeji si deg-deg ah fadlan. Libaax baana iga wakiil ah ileyn issagaa oday ka ahaa gogoshan e.
-
Many thanks sis Rahima. That was very informative piece. Let me ask you this question and simple yes or no will do. Do Maxkamadaha operate in Marka and Sh/Hoose? Are Maxkamadaha in Benadir-SH/Hoose environs a united system with administrative hierarchy of their own or they are scattered fiefdoms within the clan system?
-
Ceebeeey tacaal. Checkmate sxb waan kula kaftamaayey addigana habaar ay kaa gaartay sxb see wax kaa noqdeen. Awoowe waad dhex fariisatay. Libaax, ragaan lala garamin oo uusan xaalku qaban baa ragga ku jirra sxb. Wax walbaba waa u furan yihiin dee.
-
Xal u raadintii Muqdisho xagee ku danbeysay? -Devastating analysis
Baashi replied to General Duke's topic in Politics
Juma xaasha awoowe kama xumaan ee ninyahow nin yar baad tahay ee yesan kula tagin baan ku iri. Xifaaladana ragga waa ka dhaxaysaa laakiin ogow wax walba xad bey leeyihiin. Markii iigu danbeysayna xamar beled bey ahayd xamar cadaana la oran jiray haddase waa lagu xaaray oo sida Axmed Naaji ugu heesay baa awoowe runtu tahay. Hadaad hadalkaa munaaqasho ka fureysid hadde golaheedii baad joogta oo meesha in lagu wada hadlaa loo furay. -
Xal u raadintii Muqdisho xagee ku danbeysay? -Devastating analysis
Baashi replied to General Duke's topic in Politics
^Nonsense! Ragna ma aha ragna wax uma oga-dii la sheegi jiray baa meesha soo gashay. Juma hadda ma waxaad la soo shir tagtay oo miis rag leeyahay la timid caruuraha iyo maatada dhacan ee qaxootiga ku ah xeryaha qaxootiga inaad libin lagu faano ka dhigato. Awoowe beeluhu waa diriraan oo hadde arrin ugub ah ma ahan oo waa dhici jidhay waase laga heeshiin jidhay. Addigu macnahaagu muxuu yahay. Dadkii iyo dalkii waa baaba’ay waxaana ugu liita inta beelihiinu degaan. Idinku heshiin weyde, taladii iyo maamulkii isuma ogalidin cid kalena uma ogalidin, masiirkii umadana waad lumiseen, wiilashiinu waa wada curyaan wada lug la’ oo xabada sidii la isaga xijinayay bey meelaha wada qombabsan yihiin ayagoo drug addicts ah oo haday qaadka galabtaa waayaan reerka cidi ka noolaan meyso. Bal maxay kuu dhinteen ileyn naceybka qaarkii laguma baraaro. Dumarkii suuqa kama soo adeegan karaan oo waa la furanayaa oo mid baa irsaaqadiisa halkaa gashay oo haduu waayo macaluul u dhimanaya. Afar oday oo wiilashoodii London qaaqle sidaada ka yihiin oo meelaha shaaha laga cabo reer reer ugu faano iyo niman bililaqadii wiilashoodu ku le’deen qaar u curyaameen ku naaxay baa ficilo qabiil ku galiyey oo hadda waxaad mareysaa inaad tiraahda dumarka xeryaha qaxootiga ku jira annagaa yeelay oo aad ku faanaysaa. War ninyahay sida isu dhaan oo hadaad doodayso khadka ha talaabin. Adduunyooy ku nacay...rag baa caaqibo ka sugaya Somalida hadda. -
Xal u raadintii Muqdisho xagee ku danbeysay? -Devastating analysis
Baashi replied to General Duke's topic in Politics
Duke, I see, now we know that rebel ministers and the existing armed businessmen command legions of armed militia. We know that they agree as far as opposing the FTs and fighting against it if necessary is concerned. We also know that their difference stems from managing Benadir and instituting effective administration for the city. But make no mistake they are absolutely dead serious in preventing empowered Inna Yusuf to land in Mogadishu and govern the country from there. Now given the time constraints and given the Baydhabo’s problems, how does this embattled president handle the monumental challenges that await him at home? -
^Right on. Learned scholars like Qawi, shariif Abdinuur, and effective preachers like Abdullahi Ali Xaashi, Gacameey, Boqolsoon (Allah yarxama), Mustafa, Shariif Abdirahman, and Umul are Islamists to the core. But, those who pray late at night in a home they’d looted from its rightful owners (some r killed in cold blooded manner) are either hypocrites to the true sense of the word or are misguided and misled clannish ignorant bunch. What else would you make of this seemingly inconsistent and contradictory practices!! Much has been said about Col. Dahir and I have no doubt that there are many who attack him for political reasons and would want to character assassinate his name but the fact remains that his political actions and that of Indha Cadde are not in accordance to the Islamic dictates. I’m kinda thinking to call Maxkamadaha’s actions and their stated mission an oxymoron.
-
Xal u raadintii Muqdisho xagee ku danbeysay? -Devastating analysis
Baashi replied to General Duke's topic in Politics
^Niicle just quit this tit-for-tat u've been practicing lately! Will u? Xamar ku lahaa, Xamar ayadoo fiican aa gocosadii aa Xarardheere ka guran jirtay intaa ka imaatay aa ku xaartay and u have the nerve to speak for it as if we're from Mongolia. Duke, that sum up walaahi. How does the FTs solve the problem I wonder? Don't get me wrong I'm in support of the idea of pacifying the capital but I wanna hear some1 illustrate a scenerio where the Ugandans land in Mogadishu and face unwilling militia rallied and energized by nationalistic and islamist propaganda!!!!
-
Popular Contributors