Baashi
Nomads-
Content Count
3,861 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Baashi
-
DA, qaxootiis rock u should befriend them Start with my friend Gediid Gediid, what uunsi...its for them ladies innit?
-
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Baashi replied to Paragon's topic in News - Wararka
kix kax kix Alla qosol badanaa...war Jamaaloow maxaad tidhi labadii bac ee qashinka yuu ragii ula tagay. Iyagiina sodohdii bey waceen. Caku iyo humbsiimo daro. Alla Libaax yaa ogolaadey da'diisii runta aheyd. Nin ragga dheh. Waligiiba xinniinya cade runta waa ogolaa ee waa ciyaalka xaafada waxa aan waxba la marsiin karin ee besaani yaan ahay uun yaqaan. Shoobaro inna shido-badane nin weyn oo nin yara hore yaan u soo arkaye ee bal uun shidada inaka daa hadaad doonto ciyaalka xaafada ku darsan e. War akhyaareey bal i dhageysata annigaa war haye e! Waar nimanyahow kulleyl kii dunnidaa nalugu ibtileeyey. waa 101F maanta xaleyna wax quman ma dhaamin. Marka shaaha waan ka caagan nahey maanta oo kale ee faanto iyo isbarmuuto iyo fiintoow bal wax i qaboojiya igu daya. "Global warming" bal Jamaaloow, Libaaxoow, Shido, iyo Rainboowoow iiga taariikheeya...mala "shiidii" baa la gaadhey. -
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Baashi replied to Paragon's topic in News - Wararka
Kix kix kix oo hadana kax kax kax oo misana ahaaahaa ha ha waaryaada hee show maaweelo iyo madadaalaba innaga isugu fillan. War Jamaal maxaad tidhi reerihii waxaan idhi soo guura gidi saad u dhan tihiin inta arkay “metro cammellâ€... War Rainbow show ninyahow cilmiyada aanu bixin weyney adigaaba haya. Maxay tidhi nimanka heesa hee kix kix kax kax Alla qosol badanaa. Saad maxaad tidhi Bob Marley aha ahaaaaaaaaaaaaaaaa armaad “I shot the Sherif†u qaadey waabad yeeliye kix kix kix kax. Hadda ma waxay danni tidhi inaad 50 cents, iyo raggii rag ahaa aad dhageysatid bal si aad waqtiga iyo hablaha casrigan wax ula qeybsatid. Walee waad iga qosliseen. Waase waxaan loo noqon doonin. Anniga qisooyinka aan haye faro ma leh. Waxay ugu dareyd habeenkii inta si xarrago badan inta u labistey oo abatiga dhuuqsadey aan arrooska u raacey mid kheyr qabta. Bal maxaa I watay. Waxaa la galay dhakhle iyo daba-ka-nuuxis. Sow ima oran ila cayaar...waxaan is idhii waa adigii laba xiniinyoodka wiil hooga ahaa e yaan gabadha wiilashaan yar-yari kaa qaadin. Hadde ogow nin casriga la socda ma ahi oo Nairobi yaan ku habsaamey meeshanu waa Toronto. Inta ookiyaale benson ah habeen barkii dhab isku siiyey waa annigii jaan-dheerta qabsadey ileyn ninba waxii Illaaheey barey buu la shir tagaa e saa qosol baa lala wada dhacay...saan waxaan is idhi bal tana ku day oo dhaanto Zeylici yaan u badaley mise ka tag gabdhii yax-yax waa iyada isku yaraatey. Saa feedh iyo laad baan la aaday wiilashii qosoleyey. Annigoo waxa daqar igu yaala aad maleyn karin baa dibada la ii soo tuuray. Saa inta jaf-jaftey baan iska dhaqaaqey...maxayse kuuga taala dhuubo dhex yar annigaa ku danbeeyey. Akhyaarta waan sii dheelmanahayaa e waa inoo berrito. Ragguna waligii jabkiisuu ka sheekeeyaa ee soo daaya... -
^ Well I guess i need to get hip replacement right away to keep up with u ...I'm in shape n all that but c'mon I don't wanna running in circles chasing u...remember this is leersi so i would probably be resting and.... lol@Shaqsii with stick on the shoulder thing...I got almost sued by this waitress...she was like what u need the stick for...maxaa ka dhacay hadde sheeko halaasi waa annigii u qabtey dee she said come back plz with ur bakooro n tell me more about geel n all these exotic animals...at one poit she was like do u guys use toilet paper in the hawd...[/i] Tamina, Kaftan aside, in Seattle most malay n folks from some island in the Pacific i can't recall its name come to the masjid fridays in macawis. They just dhoonkeer what others have to say about them...now I call that confidence.
-
What :mad: I'm offended how could u.. I got maids and few servants to attend these menial tasks! I got all kinda accessories to do the chewing part...me toothless? what u kno I got the best smile trophy... Having money is something all together...perhaps you’ve been broke for ages you just can't imagine what livin’ large is all about . Tell you what! I’m off to Virgin islands for lil leersi...if you wanna come, I see what I can do...
-
AS, Ahem! it is okay darling...I'm just in the late 60s and I'm in shape with a lot of dawg :cool: Don't you get embarrassed...u hear! I'm heart broken now...I keep losing them shuut!
-
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Baashi replied to Paragon's topic in News - Wararka
Awoowe inta cireysatey in yar baa ogol iney qirato. Waxaa intaa weheliya waayeel da'yar diiwaanka ku qortey berrigii ayaan-daradu jidhey ee dadku wada tacaburka ahaa. Waxaanba la marsiin karin in ay cireysteen oo waxayba kuuga jawaabi ma anniga...war orodoo filkaaga raadso. Sidaa daraadeed saaxiib rag badan inoo iman maayaan oo doc bey ka wada wareegi. Waa side, galad eebe weeye belo aan sheegano ma qabno. Waxaanse ku weydiiyey maxaad dadka u kala soocdaa awalbaaba tafaha nala heystey oo eed iyo waa nala xumeeyey aannu la wada liidaney oo quus wada gaadhney ee maxaad ninyahow haweenka innooga ceydhisey. Waa tahay! halkaa marka ay botorineyso yaan weydhax is idhaahdaa! Waayo Allow Jamaaloow maxaan waa beryey soo joogey. Hadba markaan dib u jaleeco bedhi loo soo maray yaan muxubo daraadeed muusanow dhoolaha cadeeyaa. Bedhi waxaan garanayaa, hadde waayadan ka hadli mayo, waa waa hore 1900 kii anniga iyo Sayidka aanu inta dhab u eegnay oo munaaqasho iyo miisaan miyir iyo deganaanba ku dheehan tahay aannu la beegsaney aayaha dalka iyo xaal sheekadu waxay gadaal ka noqon doonto. Allow kuu naxariiso maxuu ninkii xikmad iyo aragti qoto dheer Eebe ku manaystey. Ileyn nin is ma dhalo. Waxuu igu yidhi, sida cadceeda yaan u gadhanayaa weedhiisii..."Baashiyoow Somali annigaa ka dhashay hooyadeyna ina-Caro Soomaali bey aheyd oo si kasta waan u gadhanayaa. Hadaan fiirshey dad muwaafaqo leh ma ahan. Gacan adag iyo maquunin waxaan aheyn wax kuma leh". Dee waa bedhigii aannu dirirney ee aan is-maqiiqa iyo talo-marooqsigiisa markaan arkey aan isagaba hadhay. Waxay ila tahay taariikhdeyda cidi ma mooga. Hadde waa sidaa e addigu war iyo wacaale maxaad heysaa..oo hade gogoshana noo balaari oo rag iyo dumarba ka talo-geli ileyn wey nala dhasheene. -
^^what u think? any idea? :confused:
-
Looooooooooool@Jamal...before "xayuubis" there is xod-xodosho right? War ninyahow carrigeyaga la iskuma saqajaamo maxaa yeelay ninkii safaad nin kale ula yimaada sheeko "cowboys" la dhaho aa la tageysaa. Annaga fariidam aan ku noolahey ee ninyahow isaga kaaley halka caraweeladu ka taliso oo noogu imow the land of the brave...the cowboy way! Maradaad doontid yaa xidhaneysaa kaliya waa in kalsooni aad leedahey. Awoowe raggu wali ma sheekeysan dee...xaal waa sidee mise annaa kuu imaada. Rag waa shaah oo sadexda hore ha iga cadeyn...that means the whole thermuuuuus is not enough
-
Aah! taking deep breath dankis! I’m calm now...whatever happened my good-natured self ...is that what happens when someone disagrees your characterization of others as being emotional. Everyone is emotional except you and the few that have the privilage of being selected by the one and only you - the great one. No no it is not perception...I think...no in fact I know you are the greatest nomad and I insist on it. You see, you just have to accept your greatness. You see your words are not only “words on screen†we value so much that we just had to dissect and interpret every word you utter. Don’t you see we are harnessing our “emotions†by forcing you to spill more wisdom for us to better our “forum-ing†skills. Don’t gimme that pal! C’mon now! I mean I even - the emotional one - know two or three about arrogance! Do I have to smile to hide my emotions too ok! there u have it. How I look...no you don't see me...do u have to rely on "words on the screen" to dissect or interpret to conclude that I am infact beaming with emotions. maxaa ii keentay oops!
-
Originally posted by NGONGE: Don’t worry about “the stereotypical feminine emotions†by the way. These days, the men engage in that more than the women do (you just have to read the political section and all the wailing and wringing of hands there to see that). I do not discriminate when it comes to pointless arguments, dear. It is unmanly to squirt...that is unmanly my friend. I regard as unbecoming a man to attack nomads underhand in a deceitful manner. In politics section, we discuss and sometimes voice strong opinions with matters of large importance even though we have no way of influencing the facts on the ground. You tend to brush other nomads “forum-ing†style off as being emotional or their posts as pointless arguments. As if your posts are devoid of emotions or as if your opinions and arguments has higher and nobler ends than those who tend to congregate in politics section. Stop dealing with nomads in a patronizingly superior manner. If you really think what you post are only words on screen then consider other nomads posts just that “words on the screen†and don’t read into emotions or be judgmental...if you want to talk about whose post has a point then go to the thread in question and let your views known there. Having said that don’t for a second think I’m being emotional there ...it is words on screen dear just words. Plz don't start rolling ur eyes...what kind of emotion is that
-
QL, Speaking of fashion, lately, I’ve been going around wearing mucawis, saandals, long-sleeve shirt, and my must-have bakooro. My wife thinks I look cool in them. My American friends find it very interesting and I got folks mostly strangers wanting to strike a lil convo at the starbucks where I sip tea. The thing is though my Somali friends find it very strange. They discourage me not to wear it. Some call me reer baadiye :mad: . They think I’m weird nomad...war bal Shaqsii ka tali you would think Somalis would relate to a guy like me and Americans would find my dress style weird and strange. Anni waan yaabey bal maxay iga rabaan mey iska key daayeen
-
This folk tale had been included as part of the Somali curriculum (prior the civil war) - I don’t remember whether we took it in grade 6 or grade 7 in the elementary school. If I’m not mistaken, there was no mention of the circumcision or rape in Araweelo childhood. The moral of this folk tale, at least the version given in the Somali elementary school, was to stand up for the truth even if the consequence is death. In that version, Odey Biiq is working for Queen Araweelo to hunt down the brave men who are not afraid to expose the harshness of her rule and her unreasonable demands. I could be wrong though.
-
Do ladies need to change their complexion just to fit in?
Baashi replied to QUANTUM LEAP's topic in General
QL, You asked Why! Because there are folks whose job is to hatch a secret plan that will enable them to sell products. They are smart and they understand how human brains work. They have the dawg! That’s the only thing they do and they do it very well. Marketing is evolving business and is getting better everyday. If you think about it, we are exposed to advertisement one way or another. Sxb everyday we are constantly reminded what body image is “in†and which one is “outâ€; what dresses is fashionable and which one is outdated. Beauty myth is propagated in movies, in TV commercials, in magazines, in billboards, etc. Why you suppose there are teenagers who stick their fingers down their throats? Why you suppose there are poor students who want to borrow money to go shopping even though they are in dept? I guess waa ku dheeraadey but that is why people wanna use chemicals to bleach their skin so they can be beautiful. They are told what self-image they should have! Just a thought! -
^Very clever! I concur Google is the great equalizer... It empowers all of us including virtual warriors whose arrogance know no bound. I am saddened to see some of the debates in Islamic section. I'm not even sure if I can call them debates anymore. It took a wrong turn :mad:
-
^ Good read.
-
DA, There are two separate issues here. The first issue is the accommodation. There are many legitimates points the article raised namely the accommodation problem. Yes, the parking lot can be bigger; the women’s section can be more accommodating, etc. The point is there will always be room for improvement. As always, there is budget shortage for maintaining or expanding these facilities. The second issue is the gender politics and feminists tendencies to bring their polarization venom into the spiritual quarters. Mixing genders is something that so called “progressive†Muslims (I’m in loss what that really means) might find appealing. It is true that Mosque is for all Muslims regardless their gender. It is also equally true that there are rules and guidelines that Muslims should adhere when in the Masjid. These guidelines are not ad hoc rules and they are not open for reform, for instance, who leads the prayer, who delivers the sermon, and who seats where (front vis-à -vis back).
-
^Amiin dheh dee :mad:
-
U r right Scorpion_sista. In that case I will introduce my good friend Angel_dust with Ayoub and wish them luck. The best match there is :cool:
-
^^Look who's talking lol@A_S, yup! u r not supposed to hook urself up lady Yaa selfish waaxid
-
Stomp on them terrorist and collect pts...uncle sam really appreciates ur help. Kill them all What u make of this? Fun? :confused: My colleagues think so! They say give this try, you'll have fun
-
***Baashi tying up his “qeyd” around his bended knee (the sitting mode) and making lines on the ground slowly turns to Jamaal, after whining about this “eydin” on the "dhabar" and other aging symptoms*** Waa sidee, heedhe ii waran maxaad war iyo wacaale heysaa...oo waxaan Jamaaloow ku weydiiyey gabankan Ahmed aad leedahay see wax yidhi?
-
Ogow Jamaaloow waayeelku qudhiisa mar bey ka yara hoos baxdaa. Soo ma maqal gabeygii ahaa: "Waayeelka xaajadu marbay weyd ka noqotaa" and by "weyd" he meant "caato". Waxaan ku leeyahey raggu yar iyo weynba ha kalaamo oo keena heli og ha la dhageysto.
-
and Aamiin to ^. Cheer up dude...awoowe raggu ha sheekeysto dee
-
Popular Contributors