Yaabka-Yaabkiis

Nomads
  • Content Count

    1,267
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Yaabka-Yaabkiis

  1. Salaamu Alleeykum. Doodad badan ayaa mar walba ka dhax dhaca among somali communities oo aah furitaanka iyo is fahan laa,aanta maxaa badiyay? Macquul dunida maaha sidi eey shalay eheed mana dhihi kartid sidi eey shalaay eheed ayaan rabaa. Dhaqanki wuu is badalay, shacabki somaliyeed media badan ayey la kulmeen taaso bartay waxyaalo badan ee badala dhaqanki hore. ma dhihi karno kii hore ayaa saxsan ama kan aan aragnay aaya saxsan hadii eynaan diinta qilaafeenin. Guurka maanta waa in ninka iyo naagtuba eey shaqeeyaan, hoosha guriga wada qeebsadaan in kastoo naagtu u badantahay, caruurta waqti siman eey wada siiyaan, kaasoo si-hadii loo fiiriyo xooga macaan kana fiican dhaqanki guurka hore ee caburnaa. Fikradu waxey tahay is fahan-la,aanta maloo eedeen karo raga ama hablaha , Guurki wuxu noqday Dan(eeynu wada qeebsano wax walbo ee ku saabsaan farxada guriga, danaha guriga, for me is good idea) midkaasoo qilaafaya dhaqanka somaaliyeed( e.g Raga ma jecla in uu guriga waqti badan ku dhumaya iyo familka). Gaba gabadu waxey tahay hadii guurki aan u qaadano DAN(Guur waa u baahantahay guur waan u bahanahay, mawada qeebsana karna wax walba ee sameenaya in guriga waaro: financial, shaqo guri, iyo wax walbo ee maanta looga bahanyahay nolasha guirga) waxan u maleenaya in uu waarayo. my idea feel free to comment on it. Yaabka-Yaabkiis
  2. The Nabadoon wuxuu dhaxay UNUKA CEDAAN AAMINI MEYNO WAAA NAQAAN OO WAA BARANAY HOREEY NOO *******, sheekadu inaba caadi maaaha, Qabiilka ceeydiid vs ethopians what is next? Yaabka-Yaabkiis
  3. chinese peaple wax walba ka filo, i hope 2030 in ay aduunka qabsan doonaan.
  4. Maxamed siyaad bare(allah u naxariisto) dhul baan ka tagaya dad kama tagaya oraah weyn ayey eheed, wuxu ka tagay dad qabyaaladiista ah jaahilin ah hubna gacanta u galay, habayraatee ina-ba raja malaha.
  5. Jaceylbaro, ninyow marku sheekadu waa daawa looma-haayo?
  6. I feel sorry for Dadkeygi, waana la dilay waana la dhacay. Lakiin maxey dadka somaliyeed u fahmi waayeen Afartaan oday ama qab qable dagaal ee wadanka bur burinaya, maaha ethopian waxa wadanka/ dadka dhameenaya waa odayaasha ku taliya oo ee ku leh ANagoo BEEL HEBEL ah. Somalida waa TRABILISTIC peaple ee aanan awoodin danahooda in ay aqoonsadaan, sababaha u diiday somalida in danahooda eey xalsadaan waa Qabiil dartii iyo laba oday oo dantoodu tahay: Dhaca dadka, Gala dagaal si aan u helo magac una taliyo? waa arin aad u xanuun badan aanan xataa laheen ififaalo nabadeed ama xal. Shalay waxey eheed qabiil. D**rood and H**wiye, Cali mahdi Vs ceydiid. Shacab badan oo waxba galabsan ayaa ku dhamaaday. Waxey ay isku badashay maxkamad, maxakamadaas oo dhalaty waagi la magaacaabay dowlada c/dullahu yusuf( ani ahaan waan taageersanaa maxa yeelay waxay eheed maxkamad islamic ah. lakin maxa maxakamada noocaas ah waa hore loo sameen waayey si loo bad badaadiyo shacabka wax ma garatada ah ee baa'ba aya?) Maanta waxey joogta ethopian? Ma shacabka qaladka leh mise cawaanta u hor horeesa dadka somaliyeed?
  7. they were different researches carried out on this issue, and there might be on-going researches on the issue-------------that is meant every research done opens up new initiatives, we can't relate one research to one topic, all i know is i saw previous research carried out on this issue but still they might be new once. Yaabka-Yaabkiis
  8. i been at some of these places..
  9. looooooooooooool@alla-ubaahne
  10. Days off from work -Finally, finishing a long assignment -8-10 hrs of uninterrupted sleep i also like that, lakin mawa iga farxiyaan
  11. On a miserable day like this? A huge chunk of chocolate fudge cake with extra whipped cream and a hot cup of milk You must be 12 or grew up in Arab countries.
  12. I dont what makes me happy, i see my self mararka qaar faraxsan, mararka qaarna feel kill someone Yaabka-Yaabkiis
  13. The divorce rate in our community is rapidly growing! yabka yabkiisa i have seen ayeeyo and awoowee getting divorced(and there youngest is 30 years old) i have seen a 15 year old Single mother( divorced) i have seen ppl married one weekend and the other weekend who got divorced(very common now) i have seen pregnant women getting married i have seen Pregnant women being divorced i have seen marriage and cheating become normal CC, Waqtigaa keenay, wax ma garatada ayaa intaa sameeso.. Yaabka-Yaabkiis
  14. Aaliyah, Bidaarta markaa jiray 18 ayey i gashay wax idiidana ma arag, anigi ayaaaba gacan ku ganbad jooga. Yaabka-Yaabkiis
  15. Ina adeerow hanagu maqashiin hablaha-yaga arimahaas oo kale, naagu waa caruur horay ayey u dhacday ayeey kuu dilee. Yaabka-Yaabkiis
  16. Paragon Cirada iyo bidaarta dhibaatada keenta duqnimo maaha , sida aan maqlay afka uun beey ka dhahaan: nin bidaar leh nin ciro leh madooneyno, lakin shekadu waa iskaa afkaa waa sidaa dhaga dhageyay
  17. Is it kind of outsourcing, i think so. they just assessing opportunity growth. Xaga shaqada aaway hindidi and chines aan ku aqiinay meesha
  18. Paragon, thanks for faafaahintaada, Thanks Valanteenah, nice nick also & though your pic looks like one of class fellow, ma umaleenaayi halkaan in eey timaado.
  19. Thanks Saaxiibkiis,is not belated salaams, it is the right time i do appreciate it Yaabka-Yaabkiis
  20. Waxaa Jira waxyaalo badan oo yar yar oo haadana laga ilduufo, waxaan jeclaan lahaay in aan is saxno kuligeen qaasatan salaada. Weesaqaadka markaa weesaqadanesid maxa loo bahayahay. e.g feejignaan, niyada in aad siisid(ma hubo please..hadi ay qalad tahay waa-lee sixi karaa), waxa arka dad iska shekesanaya markey weesaqaadanayaan. Salaada maxa kaa buri kara? any Ficil ee buri kara..aan is dhaafsano saaxibyaal Salaada sidee u sixi kartaa, micnaha concentration buuxa sidee u sameen kartaa. Yaabka-Yaabkiis
  21. loooooooooool..that is exactly what they do.. Yaabka-Yaabkiis p s sorry hadii nin meshaan loo ogeleen...WOMEN forum,
  22. loooooooooooooooooooooooooool.........it is simply:Paragon, brother I do not understand the meaning of what she is implying, but I can guess via estimation that she need a man, and she has found the one who can understand her need... lol" this what i mean Ibtisam