Yaabka-Yaabkiis

Nomads
  • Content Count

    1,267
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Yaabka-Yaabkiis

  1. Thank you very much i owe you that--inform me two weeks before your weddings i will obvisiously send Gifts
  2. Waxa kalo jidha in warar naga so gaaraya xaga mugdishu eey sheegayaan in ciidamada ka amar qaato Maxamed dheere ay sheegeen in eeynan ku qanacsaneen talabooyinka iyo nidaaamka madaxweyn c/yusuf(wayeelka). Yaabka-Yaabkiis
  3. Haa soo dhawaada suaashu waxey tahay maqabta phobia ku saabsan raga ama habalaha somaliyeed? Hadii aad qabtid waa maxay cabsida ugu badan ee aad qabtid markaad xeriir cusub la bilaaban rabtid wiil ama geber? P.S Can anyone translate to English for those who can not understand somali lang.
  4. War maqaayadan sida aan qaxwo ugu dhamaayay waa daalay shabaqana wax laguma haayo..intee adeen makulaal lugta haka qaniintee:D
  5. NAAGTEEYDA IYO NINKEEYGA afsomaligan ma jecli ani it sounds like DIIQ IYO DOORO...SEEYGEYGA AND XAASKEYGA xooga beela waaye.
  6. we always ignore the reality: if you wanna fight for Qaranimo and Dadnimo, why wouldn't fight before, are ethopians and somalian warlords different or they are our uncles they both ruined Qaranimadeena and Dadnimadeen. Yaabka-Yaabkiis
  7. Maxaa isleedahay, Goorme dadka somaliyed ku fikiriyaan isku filnaansho, horumar wadan, cudurka qabiilka iyo anigaa xukun jecel maskaxdooda kadhamaanesa? waxaa la yaab leh waxaan marnay dhibaato waxan dareenay ninwalba in uu wadankiisa wax ku yahay , waxaan dareenay waxbayahay hadana weli waaxan u caaboonahay qabiil. Goorme shacab isku xeran eeka fakira isku filnaansho, iyo horumar wadan kasoo baxaya umada somaliyeed? Yaabka-Yaabkiis
  8. mudane siilaanyo also like to eat DOORO.
  9. loool ,i like dooro, i eat everyday even one hour before i ate it
  10. Waceysle YAAH ku dhahay kuma moogo. Reer Bari Baraabo kuti Saluuto. Baayo bari laga reesay baasto iyo bariis la hel. Xaasid naftiisa ayuu xaasid u yahay. Iska fiiri wixi foolbidaayo. war jiraaba cakaaru iman(this is for reer waqooyi)
  11. WAR RUUXII HULEELEE KA TAGA, HOGOBKA CIIDIISABA HAYTOLOSHKUU MAGANTA U NOQDUU, EBID KA HOOSEEYNE: The simple translation is of this maah maah is: in UK, NORTH-AMERICA, Though some weakness as others do ..hadana wadamadaas wixi xunba xaawa ayaa leh baaa nahay ..lol
  12. you guys can help for the translation please...let me translate: Canjeero see ukala sareeso aaa loo kala qaataa: steps or plans should be considered according to their priority. E.g if you aiming to start project concerns one segment of Hargesia market--you should first learn that segment... (plus when you having interview with somalilenders dont call them '*******'nor say i dont know when somaliland will be regonized as goverment say somaliland goverment lol ) eccept the joking part tusaalaha waxan kala jeeda MAAHMAAHYADEENA xikmad ayey wataan--iska firi
  13. WAR RUUXII HULEELEE KA TAGA, HOGOBKA CIIDIISABA HAYTOLOSHKUU MAGANTA U NOQDUU, EBID KA HOOSEEYNE. CANJEERO SIDA AY UKALA KOREESA AYAA LOO KALA QAATA. SAC MADOOW WIXII CANIHIIISA CADEEEYAY CIBAARO WAAYE. NIN ADUUNYO JOOGOOW MAXA ARAGTI KUU LAABAN. KAMSUUMO KUN YAAASIIN KUMAR AMA KASKA KUJOOOG. RUMAA LA SHEEEGIN MAAHINEEE GEEEL DAMEER KARAAD QURXOON. DOOOLI BOOODBOODKIIS MUKALAAL XANAAQEED WAAYE. CALINA GAR LEH CEYDIIDNA GAR LEH BY QANYARE. DAGAALKA HALA JOOJIYO HADII LA JOOJI WAAYO HALA YAREEYO BY NABADOONKA SHAANSHI(REER HAMAR)
  14. So somali women too tend to change their mind as their role model are in process of changing their mind Yaabka-Yaabkiis
  15. we are mentally stable and health enough but some our folkways are unacceptable characters--from that angle we might seem insane to others, other then that the difficults we were/are passing the last 16 years are unconsciously effecting our mental stability? Yaabka-Yaabkiis
  16. I heard Yussuf Garaad likes more cousins of his to work at the BBC. There are always many complaints of unfairness and bias in the bbc/somali news. Do you agree with that or it is just baseless accusations? Employing your cousins is common among us --is not only Yusuf Garad do it---most somali higher-ups holding such managerial post either employee their cousins or they migh be high chance of tendency to employee their cousins-- in which we can say there are two factors causing it: their causins are pushing them to do so with treat of he will be assigned the name of " Nin jira maaha among his cousins " or he is trablistic. In the case BBC quality--it is really diminshing, their competitors are bypassing---and if they not change/improve it's internal strategy as well external strategy ---it's strong Brand will also be dimishing.
  17. I heard Yussuf Garaad likes more cousins of his to work at the BBC. There are always many complaints of unfairness and bias in the bbc/somali news. Do you agree with that or it is just baseless accusations? Employing your cousins is common among us --is not only Yusuf Garad do it---most somali higher-ups holding such managerial post either employee their cousins or they migh be high chance of tendency to employee their cousins-- in which we can say there are two factors causing it: their causins are pushing them to do so with treat of he will be assigned the name of " Nin jira maaha among his cousins " or he is trablistic. In the case BBC quality--it is really diminshing, their competitors are bypassing---and if they change/improve their internal strategy as well external strategy ---their strong Brand will also be dimishing.
  18. To be optimistic let foreigner arms control our territory, the situation is more better then it was before except ICU period of ruling mugidisho--unfortunately they were overthrown and they are not seem to come back --so why not be optimistic ---can you trace back and see how situation were befoe ICU--There were Tribal colonization. Yaabka-Yaabkiis
  19. well-respected person(macalin nuur maxamed siyaad) i personnelly know him.
  20. Dump them, Dump them, believe me you see more are comming to ya...