Mahiigaan

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mahiigaan

  1. II don't condone this old age tradition but my worries will be the day these dimwitts tell us: stop discriminating against lesbos and gays. FGM is phase one, be tuned to phase two or gay rights.
  2. Gobolladan yaryar ee isuhaysta inay libaaxyo yihiin iyo tan Viilla Somalia maxaabiista ku ah ee Ugandha qoriga la hortaagantahay maxaa kala haysta!. Somalia oo dhan waa meel gaaja ah sidaan maqlay oon $ 1 qada joogta iibsan karin, markaa bay Alcapone iska dhigayaan. Masaakiin aan isogeyn weeye. Koonfurtu waxay u barteen Afrikaan wax ilaaliya, mana aqbali karaan in askari Somali ahi wax ilaalin karo. Abdiweli waa inuu soo amaahdaa bodyguards Afrikaan ah si Xamariyiintu u aqbalaan.
  3. The ID card can be used outside one's own land if need be, that is why it should be anglisized. No one will understand how to read X, Kh, and C. English has become the defacto language of the globe.
  4. Somali politicians represent no body, and no body cares what the public wants. Nin shaqa tegey isagaa kaa og meeshuu u shaqo tegayo. This is the reality in Maryooley lands.li
  5. May Allah forgive him and all those who have struggled for the freedom we were supposed to enjoy. Alas, he died as a refugee in a foreign land thousands of miles away from home. What a tragedy. I hope Allah will punish those who have destroyed our country and made us refugees in those far away lands. There are still thousands of of them if not millions who want us to fall from the cliff.
  6. A teacher comes to the Math class and announces that he will teach them Algebra today. He the writes the formula: A+B = C. There was a rumor the teacher doesn't ace maths. One students suspects the teacher is quite wrong suggesting that A+ B should be equal to C. No way, he thinks and then raises his hand. Yes, says the teacher, have you any question?. How A plus B can equal C?. The teacher couldnt grasp how to prove this. The teacher at last replied and says: Rag birta calaashadey baa habeen iyo maalin usoo jeedey, dabdeedna go'aan ku gaadhey in A + B le'egtahay C. Lol
  7. Alla bisaddu basar xumaa ma Somalibaa http://www.wardheernews.com/alla-bisaddu-basar-xumaa-ma-soomaali-baa-alas-cat-ill-mannered-next-kin-somalis/
  8. Osman Kaluun is the only honest Somali I have ever seen!. Allah yacizak, noolow. He is abslutely in a unique league which is very hard, if not impossible, to find among Somalis these days.
  9. This is cool Abwaan. Qosol baan la dhacay. l Wiiil u shaqayn jirey reer Xamar lo' ku haysta baa subax walba salaadda hore la kicin jirey. Inanka waxaa la odhan jirey Khamiis. Habeenkii dambe baa inankii ducaystey oo yidhi: Ilaahow berri waa Jimce ee qofkii aroortii i toosiya calaamo ka ifi. Aroorti baa odaygii sidii caadiga ahayd isyidhi yarkii toosi lo'da hasoo lisee. Albaabka intuu ku garaacay ayuu yidhi: waryaa Khamiis...... Intaanu wax kale ku darin buu dhuuso ku waashay. Badh..badh..badh. Kkkkkkkk. Odaygii intuu naxay oo hareerihiisa eegay ayuu haddana u yeedhay: waryaa Khamiis. Belaayaa haddana ka raacday oo dhuusuu ka wadhay. Odaygii intuu iska tegey ayuu qolkiisii galay. Islaantii odaygu qabey baa istidhi inankii Khamiis ma kicinee bal soo toosi. Odaygeedana wixii ka raacay ma oga. Intay iyaduna albabkii ku garaacday bay tidhi: waryaa Khamiis.... Halkii bay iyana ka bilowdey dhuusadii. Intay isku naxday bay baall daymootay. Odaygii baa u qayliyey oo yidhii: naa hawgu yeedhin magcaas. Markaasey tidhi oo maxaan haddaa ugu yeedhaa?. Naa maalinta Jiimcaha ka horraysa ugu yeedh!.
  10. ^^ It seems somethething like: diin god gel, god goray gel.
  11. I will never accept a label which I cann't trace its source. No body has the right to give me a name except my parents. My DNA could be outside Maryooley land which I never checked out.
  12. Why the guardian cares about African women in Hargeisa or anywhere else in Somalia? Gaaladani gardarra badanaa, bal ka warran haddaan odhanlahay naagaha Ingriisk lacag ka yar inta raggu qaato baa la siiyaa?.
  13. lalaalo, waa runtaa. Wxay yidhaahdaan: miskiin baa miska la fuulo leh. Belayaa idinla maja yarr-yaraatay, waa waxay meel la gaadhi waayeen.
  14. I will never trust any Minister or whatever unless laws of accountability are introduced. Any appointee for an official post should declare what assets he/she has. Every crook steals the tax payers money and buys mansions within the first year. They rob the poor b/c they know they will get away without even questioning them, let alone putting them behind bars. We need a responsible and strong government. Somalidu jiljileec wax kuma laha, waxay ku wanaagsanyihiin wax dhakada ka garaaca. Lol.
  15. Cadale, Thanks for the info, I was not aware of that he admitted. I was really upset when I heard of the incident, b/c I have no real life expereince of how things work in Somalia. My worry is how this guy can be trusted in this important official post?. A thug should never be trusted with any government post, we know there are many like him but maybe they were not exposed yet.
  16. Bal Soomaalay arrinta eega iyo daydayadan shaadka dawladda huwani siday ugu tumanayaan xuquuqda masaakiinta. Sidee loo aamini karaa xilna loogu dhiibai kara qof Ilaahay aadni midna ka baqayn? Waa sababta Somalida inkaartu ugu dhacday oo 24 sano godka ugu jirto http://m.youtube.com/index?&desktop_uri=%2F#/watch?v=eKT04yLFO7E Waa in si daegdeg ah looga xayuubiyo drerjada uu mooryaannimada ku qaatay maxkamadna la soo taago.
  17. Somalidu cay bay u taqaan Yahuudiga, marka no wonder that hooyo freaked out hearing who married her daughter in addition to her acquired atheism.
  18. They are simply gold diggers. Who has ever seen an atheist Somali woman without relation with a foreign white man?. Me never seen. Many white people do the same when an African or a Muslim marries their daughter but no one cries and says: look they disowned my wife!.
  19. Kuwan Human Rights-ka isku magacaaba waxba lagama qoro, waa Human Disaster bani aadmanimana wax kama oga. Waa wada basaasiin danaha Reer Galbeedka u adeegga.
  20. Ssc maxaa uga shan iyo toban ah Puntland?. Goormay Puntland ka mid noqdeen?.
  21. Min Gaalkacayo ilaa Marka iyo Kismaayo lol. Waa mushkilad marka qofku aanu garaneyn halkuu wax ka bilaabi lahaa!!. Reer Baidhobana waxay lahaateen min Marka, Baidhabo, Gedo, Bakool iyo Kismaayo baan dawlad ka samaynaynaa. Nin baa laga hayaa: maannagaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa?.
  22. Are you sure he is from Mudug?. The name does not sound like belongiing to a Mudug dude.
  23. ^^ I know it is eay to say but this can be done with foreign investment, and we know in the capitalist world risk and protection of their money is too important to compromise. We are not like Taiwan where the West and the Japanese have heavily invested to eclipse the financial and political sphere of Mainland China. if Somaliland strikes few wells of oil, the clock could turn in favor and foreign money could be be pumped into the economy, provided we retain the peace.
  24. Maybe the good Dr. Is insinuating Somaliland with oil and ictiraaf. That could be a possibility, until then think of how to reduce child mortality rate, schools, clean water, safer roads and other basic necesities not Dubai Model.
  25. You wont miss anything if you wanna post something in the Politics section. You better avoid as long as you can, your brain cells will be ruined within a short period.