Indhoos
Nomads-
Content Count
365 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Indhoos
-
Tuujiye, Runtii topicgaada aad ayaan u fahmay. Arimaha ku saabsan Identity crisiska na haystana waa mid dhowr jeer maskaxdayda soo gasha maalintii. Bal ka fakar qodobadan soo socda... Haddii maanta bulshada soomaaliyeed oo qurbaha joogta dhamaantood loo celiyo wadankii sidee buu xaal noqon lahaa...Ma qabiil baa laysku haysan lahaa mise reer America, reer yurub iyo wax la mid ah baa laysku af garan wayn lahaa. Ma diin baa laysku dagaali lahaa, mise gay rights iyo feminism issues baa layku qabsan lahaa. Tani waa tan qabsanaysa dhalinteena dhaqan doorsoontay malaha. Hadii maanta ay Soomaaliya iyo dalalka aynu martida ku nahay mid ka midda daggaal galaan, ma sida qaxootiyada ciraaq iyo afqaanistaan baan waddanka iskaga noolaan laheen, mise ra'yigeena iyo sida dadkeena qaar ugu dhagan yihiin diinta iyo dhaqanka darteed baa sidii Japanka xeryo nalagu guri lahaa? Maxay kula tahay...Taan horay u qoray iloow, Waa run, fursado baddan baan haysanaa oo wax barasho iyo shaqo iyo horumar ah, laakiin nasiib darro dhalinteeni waa ay ka faa'iidaysan la'dahay. Shaqsiyan, Soomaaliya waxaan ka xusuusto oo aan ka sheego ma leh, laakiin waxaan mar walba dareen sanahay inaan joogo dhul aanan laheen waxaana niyadayda ku jirta haddaan joogi lahaa dhulkii hooyo inuu xaalku saan dhaami lahaa. Maxaa yeelay maanan dareemeen in midab takoor laygu sameeyey ama diintayda laygu caarifay... Okey, I have to stop now. sorry for carrying on like that I have tendency to do that. Ciao
-
Quite Ludicrous, Sacrificing Ghosts eh?
-
Walaalo shaydaanka iska naar, deetana istaqfaaro, It is the shaytaan that lead the way to this line of questioning.
-
Waxaan aaminsanahay inaan qaxooti ahay weli. Waxaan aaminsanahay inaan caawin karo dadkaygaan halkaan jooga. Waxaan aaminsanahy inay Soomaaliya nabad noqon doonto, oo mar uun loo noqon doono. Waxaan aaminsanahay, lama huraan waa cawska jiilaal. Waxaan aamin sanahay Haybad inaad ku leedahay dhulkaaga hooyo...
-
LOL@Story... Serious improvement, but if memmory serves me right it was a poem that was promised at the end of your somali lesson NG...But the story will do.... Still need a bit of work on the vowels. Job well done young man.
-
^^^Ma ka cabsatay, waa strip tease gaa-gaabey. LADIES PAY UP, YAAH!!!
-
^^^Amay ani tahay aa soo waday, laakiin hadiibo ay bajaq tahay iska iloow...
-
Very Old Somali May Rap...cool
-
Oh my goodness, KK your short story there brought tears to my eyes walaahi...Aabahaa janno iyo rahmo allaha siiyo qabrigiisana u qaboojiyo... Thanks for sharing these memories people. I used to be obsessed with the guy with the electric guitar in Dur-Dur Band, BOY, did I wanted to learn how to play one. Heck, I still do...
-
Laa ilaaha, ilalaahu... Waar waa sidee, eek eek... Haneefah a Warning next time...Although I was snooping and opening NG's gift, it was uncalled for...kkkkkkkk
-
^^^^Oh no you did not just call them parasites... How dare you? :eek: Simply because the fetus lives in you, grows in you and feeds on you later while upsetting your normal routine for a while, does not make it a parasite...It is a blessing.
-
I would rather count the wrinkles on my dogs balls.......
Indhoos replied to Che -Guevara's topic in General
LOL....Saas i dheh, title markaan arkay waan naxayba bee...sheesh Che. -
Love the picture of the Subxaanyo, really cute and harmless, but now all dead....
-
^^^Thank you for pointing that out bro... There is diin, then there is dhaqan...Diinteyda inay gabar intay mashrax soo istaagto ka hadasho jacaylaa igalay kuma arkin...subxaanalah. ..Dhaqankaygana waa diintayda oo isna naag leh nin baan jeclaaday jid dhexdiis kumaan baran...yaahuu iyo aqrud dheh... Hadiise ay kuula muuqato inay wax ka dhiman tahay aqoontayda maad iigu kor dhisid, ilayn tan kaa maqan walaalkaa bay ku jirtaa baa la yiriye...Yaaaaaasiii nkoow.
-
Ilaahay ha u naxariisto, idinkoo dhan samir iyo iimaan idinka siiyo insha allah. Intii islaamana ha uga daba naxariisto. Aamiin, Aamiin....
-
Hmmmm... Xalwo Quruxlow. (wipes the drool dicreetly). I am addicted to SOL.
-
Ciyaartaa i dishay!!!! nice, very nice.
-
Black Mumba eh? Wow Great read bro...I don't remember the last time I read that much on a comp screen...Keep going. More pictures please and more about the locals as well. No more Black Mumbas, Pretty please. Ciao
-
Congrats A&T, Maasha Allah.
-
Oh lovely Edna, a true role model. JB thanks for sharing this.
-
Ala markaa arkay marna waa naxay, marna waa u qajilay, marna waa yaabay? lix-iyo-toban jir kute..... Ilaahay ha u sahlo amuuraha, Saan ma moodayn bee,,, Ciao
-
Wow... Heartburn = head full of hair, Morning sickness = intelligence. What will come next?
-
Acuudu bilaahi!!!! :eek: :eek: And I thought this was crazy? :rolleyes:
-
Start hanging around and laughing with those that the complainer complains about and see what happens. For back stabbers, consider the deed a warning b/c now you know where they stand with you then be on your guard later on.
-
Popular Contributors