-
Content Count
1,169 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
12
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by cadnaan1
-
Mogadishu-Gaalkacyo highway to be rebuilt again
cadnaan1 replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
Wadada isku xirta xamar ilaa beledweyne wuxuu dhisma ugu dambeyey waagii talyaaniga.wixii markas ka dambeysay xitaa diyactir laguma sameenin.hada waa waajib in wadaas laga bilaabo dhisida wadooyinka. -
Jubbaland President Meets with Nickolas Kay of UN
cadnaan1 replied to xiinfaniin's topic in Politics
Dadkinan waad isdaalinaysaan hasan sheikh go'aankisa wuu cadyahay. Hadaad leedihiin 4 sano soo socoto ayaan sugaynaa ee ha dhamaysto. ogaada qofka xigidoono waa another HAG. Marka waad isdaalinaysaan ee somaliland oo kale Waan go'nay iska dhaha. -
nuune;960889 wrote: Adiga hadii lagu dhaho MAANTA calan jarjar, calankeed dooran laheyd inaad jarjarto! Anigu shakhsi ahaan calanka Papua New Guinea ayaan jarjari lahaa aduunka lama sheegin qof calankiisa jar jaraya ilaa aan ka aheen doqoniintan sawirka ka muuqda
-
ma qabiil neceeb ayaa calankii somalia loo jar jaray,,, http://kalshaaleonline.com/2013/06/11/daawo-garoowe-calanka-somalia-lagu-jar-jaray-iyo-banaanbax-ila-qosol/
-
Reerkan OG wax ka nasiib badan oo caqli xun war dowlada ayaga ayey u aqoonsantahay inay majority jubaland yihiin oo ayaga ayaa hogaanka u ogoshahay ee may dowlada la shaqeeyaan inta ay dhagaysan lahaayeen nin garowe lugooyo la fadhiya aan u nexeenin reer OG waxaa la xasuusta inay tigreeyda ka iibsan jireen oo ay dhihi jireen waa onlf.
-
Looooooooooool Caadi ma ahan macalinkii niikada sheikh abukar ee Dubai jooga nin ka qatarsan ayaa soo baxay .
-
Hiiraan Region Withdraws From Somali Federal Government
cadnaan1 replied to xiinfaniin's topic in Politics
waxay ku jiraan da'dii lagu cibaadansan lahaa oo cumrigooda ayaa gaba gaba ku dhaw markaasay waxaani oo kale ku hadlayaan maxashidooyaashan garka gaduudan,,,gudoomiyaha gobolka oo maanta hadlayaa oo beeniyay hadalkaasi kasoo baxay odayaasha ku sheega qabiil waa laga gudbay gobolkana maamul ayuu leeyahay. -
Somali President says Kenyan Peacekeepers 'Misbehaved'
cadnaan1 replied to Che -Guevara's topic in Politics
to this government the kismaayo issue is big test for them, haday ku guulaystaan waxa kale oo dhan way u fududaan doontaa laakiin hadii laga guulaysto way u dhamaatay dowladanimada ay sheegayanayaan. -
If this comes to Somalia the worst victims will be the minority clans such as the somali bantus in the shebeles, jubas area. Dhulka ku fiican beeraha waa dhulkooda.
-
What did we tell you? Did I not say Faroole knows better!
cadnaan1 replied to Waranle_Warrior's topic in Politics
Lol dadkan reer Bari/mudug waxay qaadeen cudur la yiraahdo buufis HAG. Habartii dhuustaba waa HAG -
What did we tell you? Did I not say Faroole knows better!
cadnaan1 replied to Waranle_Warrior's topic in Politics
Motionka waxaa ka dambeeya waa reer baydhabo waxayna ka xanaaqsanyihiin taliyaha booliska laga qaaday nin reer D/M oo loo dhiibay nin reer gedo ah. Waa uun intaas waxaad buunbuninaysaa ilaa iyo shalayto. -
dadkan reer bari/mudug isku *** badanaa prime ministerka iyo reer muqdishu wax xumaan kama dhexeyso,,taageerada ugu badan ayaga ayuu ka haystaa,,,,, qoloda prime ministerka ku kacsan waa reer baydhabo oo waxay ka xanaaqsan yihiin taliyaha booliska oo laga qaaday nin reer D/M loona dhiibay nin reer gedo ah waxayna aamisanyihiiin inuu arintaasi prime ministerka ka danbeeyo.
-
Tala xumada somalida haysta waa tan qolodan labaxday jubaland inta ay la shaqeen lahaayeen dowlada somalia waxay ka doorbideen in ay hoostagaan dowlada shisheeye...
-
maasha allaah caadi ma ahan ilaahay ha u siyaadiyo barwaaqada somalida oo dhan...laakiin biyahaas waxaa fiicnaan laheed in loo sameeyo meelo lagu keydiyo si markay abaarta dhacdo lagu badbaadiyo xoolaha.
-
Kii Culusow ahaa Kir baa layiri isagoo afka buurayana Xamar uduulay
cadnaan1 replied to Waranle_Warrior's topic in Politics
hadii ay runtahay newskan waa la arki doonaa qofkii ay u darantahay hassan sheikh wuxuu haystaa taageerada beesha caalamka waana madaxweynaha qaranka. somalida badankeeda way wada taageersanyihiin marka afarta yar ee garowe joogtaa waa la arki doonaa wixiii ka raaca dhaqan xumadaan ay kula kaceen madaxweynaha qaranka somalia. -
War-Zone Real Estate Developer Takes On Somalia
cadnaan1 replied to SomaliPhilosopher's topic in General
Yaaba isgaaray sheeko hada ayey bilaw tahay ...from airport ilaa iyo jazeera waa magaalo aysan dawlada maamulin. Ninkan iyo qaar kale oo cadaan ah sheekadooda 4 sano ka hor ayaan maqlay. Mardhaw waxaa dhici doonta in la yiraahdo alshabaab ayaa inoo roonaa. -
Culusow is to visit Garowe tomorrow to plead with Faroole
cadnaan1 replied to Waranle_Warrior's topic in Politics
Marna waxaad ku calaacalayseen muxuu madaxweynaha inoo soo booqan waayey ...hadana haduu idiin soo booqdo aflagaado ayaad u gaysanaysaa war isku xishooda. -
Waxaad ka raadisaa magaaloyinka ay ku badanyihiin somali bantu dadkaasi ayaa dhaqan u leh.
-
Popular Contributors