cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. OO u making sound this small skirmish in some dusty village as world war 3.
  2. Why are they dragging muqdisho into this mess. secondly waraabe always said that muqdisho government is weak and they live in Ugandan tank suddenly now muqdisho is poweful in tukaraq fighting against Somaliland.
  3. Aniga waxaan la yaabay magacyadooda sida ay qurux badan yihiin iyo dhaqan xumada beenta ah.
  4. Waa labada afhayeen ee u hadla puntland iyo Somaliland.
  5. Sheekadii puntland waxay noqotay WWE too much booto maalin walba press conference aan dhamaad leheen.
  6. Ereyga adoon we need to stop using that word anagaba Afrikaan madaw ayaa nahay yaanan noqonin dameerkii is mooday faraska
  7. Cubano that Somalia u talking about does not exist anymore, and no one care about 1977 we lost that war and we moved on. Now we have Somaliland, puntland, galmudug state, Hiirshebeele state, south west state, jubbaland. Welcome to 2018 Somalia
  8. Probably written by Oodweyne, he is desperate these days
  9. Is it worth it to fight over little village with no benefits at all caqliga ha shaqeeyo maryooleey
  10. UAE did similar thing last month on social media by attacking farmaajo it was busted by harun-macruf and other journalist. It looks like Qatar is doing the same here and doing better than UAE
  11. INA MUCJISO The latest news is the disgruntled officer defected the clan army along with his clan militia and he is now in ceerigaabo. Mardhaw maamul goboleed ayaa halkaas loogu dhawaaqi doonaa.
  12. Dadka dhinaca magac bixinta gacan ayaan u taagay every day new word ayey afsomaliga kusoo kordhiyaan the latest added word is ( heshiiska dp world ) oo looga jeedo ninkan iyo gabadha qudbo-siro isku guursada oo is qarsada.
  13. reer burco sheekadaan run miyaa Xaafada Ilaahaw Waad Na Arragtaa Xaafada Samir Iyo Iimaan Xaafada Urayso Xaafada Xaar-wada Xaafada Liis kama shisheeyo Xaafada Qandahaar Xaafada Sii-bakhti Xaafada Kani Makii Hooyadaba Xaafada Cuqubo Xaafada Qunyar-daga Xaafada Igu Wad Xaafada Xabaalaha Giinbaarta(Waa Goob Lacag Giinbaar ah Lagu Aaasay. Xaafada Lafoolayda Xaafadda Oodhfanada Xaafada Fadhi Macaan Xaafa Hodan Qaylo Xaafada Qasabka(Xilligii Siyaad Bare ayaa Iskuul Kuyaala Qasab Lagu Dhisay) Xaafada Cakaara Suuqa Sakatu Yuhuud. Xaafada Caqaayada. Suuqa Laba Qow . Masaajidka Reer Daahirka Suuqa Daahiraw Is-dhagayso Xaafada Magaalo Duday (Waa Xaafad Burco Ka Cadhootay) Xaafada Haygu Soo Dhicin. Xaafada Dhuurta Xaafada Tuurta Xaafada Geerashka Ilma Qar-waraabe Xaafada Fadhfadhiiso
  14. I thought Somaliland army was well organized maxay tahay sheekadan la leeyaha reer hebel ciidankeeda wey la baxaysaa. Secondly why are they still wearing Somalia police uniform after 30 years of independence.
  15. Every region is developed by it's own community but unfortunately the gedo community are not interested investing gedo. Before the civil war they invested xamar and now they're investing Nairobi.
  16. Maasha allaah da'deeda iyo caqligeeda aad ayey u kala fogyihiin waana qof karti iyo go'aan leh. Kuwii xirayna magac iyo sumcad ayey kordhiyeen.
  17. Head office is in Dubai but is owned by western most likely British.
  18. Almost all the culima from Somali galbeed are exiled and based in Nairobi.
  19. Good news but why SKA wax Somali ah oo Toyota wakiil Somalia uga noqdo maa la waayey SKA is known for corruption.
  20. OO Mr Biixi is the president the republic of Somaliland why would he go to jigjiga to meet regional government.
  21. Ahmed madoobe is making name for himself maybe he is getting ready for 2020 election.
  22. Who Will be the second and third place.kkkk
  23. Xagee iska qabsan la'dahay, ma wax ka yar 2000 ciidan ma mushaarka soon karin hadii la yaabo yaasiinka waaye xaalka maanta. http://www.jowhar.com/2018/05/01/ciidankii-uu-tababaray-imaaraadka-oo-dal-kale-lagu-wareejinayo/
  24. Dhuloz socod badanaa maba daalayaan miyaa sii socod soo socod waa Lugo daalis