-
Content Count
1,169 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
12
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by cadnaan1
-
Right now the issue is about payment otherwise government should make clear to the public if there are other issues.
-
Dowlada waxaa laga rabaa inay soo bandhigto cadeemo ah inay ciidamadan kasoo baxay xerooyinkooda inay Mushaar qaataan iyo raashinkoodana lasiiyo. Mahan inay ayagana mediaha soo istaagaan. This biometric registration waa wax wanagsan laakin it take time to register ciidamadan kala daadsan markaa maxaa u qorshaysan dowlada oo ay Ku noolaanayan ciidamadan inta laga wada qorayo. Askari baahan oo 4 bil Mushaar Qaadan oo xaas iyo caruur leh sidee frontline ka Ku joogayaa.
-
Waa kuwii meelaha trump rallies la taahnaa signboard,Muslims for trump.
-
Videoga iyo ciwaanka isma lahan dad suuqley ah oo dagaalamaayo iyo police kala celinaayo ayaan arkaa.
-
DAAWO: Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaaciyay In Ay Jiraan Macalimiin Gaadhaya 2600 Oo Aan Mushaar Aan Qaadan Oo Ka Hawl Gala Dugsiyada Dawlada BORAMANEWS.COM 23/02/2019(BNN) DAAWO: Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaaciyay In Ay Jiraan Macalimiin Gaadhaya 2600 Oo Aan Mushaar Aan Qaadan Oo...
-
I have watched the video of shabaab killer before he died he said he was in boosaaso only for two days and he was sent from baydhabo, Shabaab wants to create mistrust between qabaailada why would they sent someone all the from baydhabo to make this killing while the can find a local person to do this killing.
-
Saudi government announced that they have now completed the anti corruption campaign and collected 107 billion dollars .
-
Kkkk wax qarsoodi ah ma jiraan ee nimanka aad sheegayso waa Ku waan
-
-
I think he is doing this to annoy gabarta la dhaho @nimkoali.
-
This was the reason why he went to Hargeysa just to piss off farmaajo
-
Suldaanow is qabo oo hadalkaada qiimo u yeel topic yada caruureedka naga dhaaf.
-
But in every election you need donation to fund it in every country laakin we don't see them giving credit to foreign country. (Exceptional Donald Trump) his win was credited to Russia
-
Why do we always give credit to foreigner government hebel waxaa wata wadan hebel ma dhici kartaa miyaa inuu qofka kusoo kartidiisa iyo jeebkiisa.
-
Waraada masaajidka cayaarta ka daaya we all knew this was ayuuto and the seat was going to Qardho. This positive thing is midkii Diaano la dhahaayey in uusan Ku guulaysan imagine madaxweyne Diaano.
-
Popular Contributors