malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by malistar2012


  1. xaaji

     

    Whats over i can give you a source that your goverment is not pleased with the ethiopians leaving Somalia. And you say u welcome their departure either you are lying or your goverment is dishonest. Lol @ 2 regions Somaliland is in full control of its country the past 2 decades, no one can change that and certainly not Amisom guarded HAG community. Alshabaab is not history if the Ethiopians leave Alshabaab will fill the vacuum, the SNA cannot defeat alshabab on their own gedo hiiraan bay and bakool are free of Alshabab because of the ethiopians if they leave you are in danger.

    you sound like alshabaab Speaker or sympathizer :rolleyes:

     

    Ashabaab Terrorist are history soon don't put all your eggs in one basket


  2. but honestly xaaji .

     

    How did Dr Siifir who held different position rip abdulahi Yusuf Administration and Cart admin is Now Somaliland ambassador in Kenya?

     

    but this elder got two years for none sense

     

    Boqor-Raabbi1.jpg

     

    Waxaan u aragnaa gardaro xukunkaas lagu riday odayga ee labada sano, waxaa uu Muqdisho u tagay howlo ganacsi, xukunkaas waxaa ka qaadaneynaa racfaan”ayuu yiri Qareenka u doodayay Boqorka.

     

     

    i smell qabil


  3. Maxkamada Hargeysa ayaa maanta ku riday xukun labo sano ah Boqor Raabi Yuusuf C/llaahi oo ka mid ah madax dhaqameedyada ka soo jeeda deegaanada Somaliland, kadib markii lagu eedeeyay inuu ka qeyb galay shirar lid ka ah Somaliland oo ka dhacay Muqdisho.

     

    Boqor Raabi ayaa muddo 45-cisho ku xirnaa Xabsiga, kadib markii Ciidamada Booliska Somaliland ku qabteen gudaha Hargeysa, iyadoo markii maanta Maxkamada la horkeenay dib loogu celiyay Xabsiga.

     

    Qareenka u doodaya Boqor Raabi oo lagu magacaabo Maxamed Axmed Abokor ayaa ku tilmaamay xukunka mid aan cadaalad laheyn xukunka, isagoo xusay inay aheyd in qof Muqdisho ku tago sharci laga saaro, balse aan aheyn xukun sharci ah, isla markaana ay ka qaadanayaan racfaan.

     

    “Waxaan u aragnaa gardaro xukunkaas lagu riday odayga ee labada sano, waxaa uu Muqdisho u tagay howlo ganacsi, xukunkaas waxaa ka qaadaneynaa racfaan”ayuu yiri Qareenka u doodayay Boqorka.

     

     

     

    Garsooraha Maxkamada Hargeysa ayaa sheegay inay u cuskadeen Boqorka qodobka 212 ee ciqaabta guud ee Somaliland, isagoo tilmaamay inay ku cadaatay inuu ka qeyb galay shir ka dhan ah madax banaanida Somaliland.

     

    Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay Boqorka inuu ka qeyb qaatay soo xulidii Xildhibaanada Baarlamaanka ee ka soo jeeda Somaliland.

     

    Somaliland ayaa horay shuruuc adag uga soo saartay cid walba oo lagu helo in Somaliland uga qeyb gasho shir arrimaha Soomaaliya in aanay dib ugu soo laaban karin, hadii ay yimaadaana la xukumi doono.


  4. Puntland media , its dam shame , the defeated lot noise gets louder and desperate . Culosow will be your president for years to come , this fabricated news will not stop arms embargo lift. I wonder sometimes how are we going to share country, it bothers me . Its Puntland way or the highway . tales of Puntland . what ever happen to laascaanod and etc. dawladiid will always be dawladiid from ssdf to Farola . No wonder rip abdulahi yusuf state he was the first opposition dawlada Somalia. Dawladiidnimo runs in puntland blood is okay . Culosow has the medicine it’s going to be 4 years of rehab and reality check .


  5. Story is fake no weapons reported stolen. Seems like the president and Pm are busy with Federalism and connecting states. FG Is however forgeting about the war on Alshabaab. FG must get back in track, we cannot hear abu mansoor leading army 2013 is ceeb