malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Wufuudda ka qeybgalaysa shirweynaha Qaran ee ay Dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday in loo qaban doono dib u habeynta Garsoorka Dalka ayaa kusoo qul quleysa magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Wufuuddii ugu dambeysay ee ka mid ah xubnaha ka qeybgalaya shirweynaha Dib u habeynta Garsoorka Dalka ee soo gaarta magaalada Muqdisho ayaa waxey ahaayeen wafdi ka socda maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxey gelinkii dambe ee maanta kasoo degeen garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Wafdigan ka socday maamulka Puntland ayaa waxaa hogaaminayey General Yuusuf Axmed Kheyr Wasiirudowlaha Sharciga Puntland ayadoo wafdiganna uu ka koobnaa 35 xubnood oo ay ku jiraan qareenno iyo garsoorayaal waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Wasiir ku xigeennada Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaalladda. General Yuusuf Axmed Kheyr oo wafdigan hogaaminayey ayaa saxaafadda u sheegay iney aad ugu faraxsanyihiin sida loosoo dhaweeyey iyo in lagu casuumay ka qeybgalka shirweynaha dib u habeynta Dastuurka Dalka. Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Garsoorka,Cadaalladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Jimcaale oo isaguna saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in intabadan ergada ka qeybgalaysa shirweynahan ay yimaadeen magaalada Muqdisho. Maalinnimada berri ah ayaa la filayaa in shirkan uu ka furmo magaalada Muqdisho ayadoo shirweynahan dib u habeynta Garsoorka Dalka oo horey ay Dowladda Federaalka ugu dhawaaqday la filayo inuu si rasmi ah u furo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
  2. Odayaasha dhaqanka magaalada ayaa xukuumada ka codsaday in laga garab-siiyo dhanka amniga, gaara ahaana sidii looga sifeyn lahaa Al-shabaab degaannada gobolka Gedo ee weli gacantooda ku jira. Sidoo kale odayaasha ayaa ra'iisul wasaaraha u caddeeyay inaysan wax lug ah ku lahayn shirka Kismaayo ka socda, cid reer Gedo ahna aanay ka qaybgalin. :cool:
  3. Axad, Maarso 31, 2013 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayna ka mid yihiin: wasiirada arrimaha gudaha iyo gaashaandhigga, xildhibaanno iyo saraakiil kale ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey xarunta gobolka Gedo ee Garbahaarey. Wafdiga ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey boqolaal dadweyne ah kuwaasoo sitay sawirrada ra'iisul wasaaraha, waxayna ku qaylinayeen erayo ay ka mid yihiin ‘Soo dhawaada jaallayaal’ iyaga oo lulalayay caleemo qoyan iyo calanka Soomaaliya. Mudane Saacid ayaa durbadiiba kluammo la qaatayy maamulka gobolka, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada si uu ugu kuur-galo xaaladda dhabta ah ee deegaannadaas. Odayaasha dhaqanka magaalada ayaa xukuumada ka codsaday in laga garab-siiyo dhanka amniga, gaara ahaana sidii looga sifeyn lahaa Al-shabaab degaannada gobolka Gedo ee weli gacantooda ku jira. Sidoo kale odayaasha ayaa ra'iisul wasaaraha u caddeeyay inaysan wax lug ah ku lahayn shirka Kismaayo ka socda, cid reer Gedo ahna aanay ka qaybgalin. Odayaasha ayaa sidoo kale ra'iisal wasaaraha iyo wafdigiisa u xaqiijiyay inay diyaar la yihiin inay ku wareejiyaan hantidii dowladda iyo xarumaheedii si loogu adeego bulshada. Dhanka kale, ra'iisal wasaaraha iyo xubno ka tirsan wafdigiisa ayaa galabta booqday qabriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Maxamed Siyaad Barre, iyagoo u duceeyay. Ugu dambeyn, ra'iisul wasaare Saacid ayaa ducada kaddib Alle uga baryay inuu u dambi dhaafo "Wixii uu qabtay runtii waa wax muuqda, Illaaheyna dembi dhaaf ayaan uga baryeynaa," ayuu yiri Saacid.
  4. Odayaasha dhaqanka magaalada ayaa xukuumada ka codsaday in laga garab-siiyo dhanka amniga, gaara ahaana sidii looga sifeyn lahaa Al-shabaab degaannada gobolka Gedo ee weli gacantooda ku jira. Sidoo kale odayaasha ayaa ra'iisul wasaaraha u caddeeyay inaysan wax lug ah ku lahayn shirka Kismaayo ka socda, cid reer Gedo ahna aanay ka qaybgalin.
  5. Waranle_Warrio go to the capital with your documents stop talking about properties , anyone who wants their property back who have proof document will get their property in 30 days..
  6. Odayaasha dhaqanka magaalada ayaa xukuumada ka codsaday in laga garab-siiyo dhanka amniga, gaara ahaana sidii looga sifeyn lahaa Al-shabaab degaannada gobolka Gedo ee weli gacantooda ku jira. Sidoo kale odayaasha ayaa ra'iisul wasaaraha u caddeeyay inaysan wax lug ah ku lahayn shirka Kismaayo ka socda, cid reer Gedo ahna aanay ka qaybgalin.
  7. Axad, Maarso 31, 2013 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayna ka mid yihiin: wasiirada arrimaha gudaha iyo gaashaandhigga, xildhibaanno iyo saraakiil kale ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey xarunta gobolka Gedo ee Garbahaarey. Wafdiga ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey boqolaal dadweyne ah kuwaasoo sitay sawirrada ra'iisul wasaaraha, waxayna ku qaylinayeen erayo ay ka mid yihiin ‘Soo dhawaada jaallayaal’ iyaga oo lulalayay caleemo qoyan iyo calanka Soomaaliya. Mudane Saacid ayaa durbadiiba kluammo la qaatayy maamulka gobolka, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kale ee bulshada si uu ugu kuur-galo xaaladda dhabta ah ee deegaannadaas. Odayaasha dhaqanka magaalada ayaa xukuumada ka codsaday in laga garab-siiyo dhanka amniga, gaara ahaana sidii looga sifeyn lahaa Al-shabaab degaannada gobolka Gedo ee weli gacantooda ku jira. Sidoo kale odayaasha ayaa ra'iisul wasaaraha u caddeeyay inaysan wax lug ah ku lahayn shirka Kismaayo ka socda, cid reer Gedo ahna aanay ka qaybgalin. Odayaasha ayaa sidoo kale ra'iisal wasaaraha iyo wafdigiisa u xaqiijiyay inay diyaar la yihiin inay ku wareejiyaan hantidii dowladda iyo xarumaheedii si loogu adeego bulshada. Dhanka kale, ra'iisal wasaaraha iyo xubno ka tirsan wafdigiisa ayaa galabta booqday qabriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Maxamed Siyaad Barre, iyagoo u duceeyay. Ugu dambeyn, ra'iisul wasaare Saacid ayaa ducada kaddib Alle uga baryay inuu u dambi dhaafo "Wixii uu qabtay runtii waa wax muuqda, Illaaheyna dembi dhaaf ayaan uga baryeynaa," ayuu yiri Saacid.
  8. like or not General Siyad Bare is part of our history , as Pm of of transition and being in city were late president is buried it would be a mistake not professionally not to visit.
  9. Gedo supports Fg. Why drag the president into this mess . Jubbaland will be created by FG , some people are trying turn this into bloc. deadline is soon, tell Madoba has is ceebenin
  10. Pm shirdon is doing great job. This man is a grassroots wadani he lives breath dawladnimo tolka Gedo are known to produce great leaders
  11. Xaaji thanks for updating dawladiid community. ASWJ faction integrated with the FG troops , Sh. Madoba must hand over militias or face consequences. ASWJ more powerful faction are fully cooperating .
  12. Time for injustice will end. Lets talk facts hear FG replaced ********s with local. Change dont come easily. President won't tolerate injustice.Things are gonna change significantly. I hope this administration continues this policy either you are dawladiid or dawlad.
  13. What a nation , abdiqaybiid should worry about criminal charges genocide and etc. , indha adagaa
  14. Pm should give Gandi and madoba ultimatum no room for apeasment . The country is watching , you let Morgan and Gandi have their way then tomorrow Must Sudi and abdiqabiid too are gonna form states. FG has to make statements.
  15. Join the game is over . When comes to Federal State vs clan state the winner is Federal State. 500 delegates lol 500 tolka. Gandi and morgan light weights. No lacag or man power
  16. Xiin Its sad that you use IDPs victims for political discussion. Soldiers commit crime its not new especially ragtag militias. Are you stating that FG is directly raping IDPs. You want impose Morgan and failed warlords that are light weight in jubba. Sub SOMALIA moved on stay tune pm is boss of kismayo. Sh madoba will be rewarded for the fight .
  17. Dawladiid scenario . Xinn and co are worse then alshbaab .
  18. Good move by the FG , no more factions ruling corners of Somalia. We need a free somalia free from clan lines. Even Galmudug was told the truth. New era for Somalia , era of taugh and skilled leaders free from clan interest.
  19. Taleexi the garaad clan , their elders and intellectuals miscalculated when they joined with Puntland they should have declared their own state, now Puntland will never withdraw their claims of the Khatumo regions. They will act like they represent, it most likely very impossible for Khatumo to battle both Somaliland and Puntland, if it doesn't get support from Xamar. And Xamar doesn't want to lose its stable relations they have with Hargeysa, so who would khatumo deal with , will it be garowe hargeysa or xamar? Soon Xamar will be the deciding factor
  20. I have no problem with hargesa , .i jus believe in one Somalia .Somaliland administration controls those regions by bribe corruption and military. Puntland is part of the FG , khatuum state will soon be recognized. Xaabsade will get call from xamar after all is about money
  21. Somaliland has to many loopholes , khatuum state , makhir state and the unions. Easy breakdowns
  22. This not serious ...why didn't Godan dliver the remains .alshabaab loves digging grave yards.
  23. Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweyeen xubno ka tirsan dowladda oo labadii maalin ee la soo dhaafay ku sugnaa Kismaayo iyo mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee ka arimiya magaaladaasi. Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda waxaana garoonka diyaaradaha Kismaayo si weyn ugu soo dhaweeyay maamulka magaalada Kismaayo, saraakiisha ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo shacab aad u badan. Soo dhaweynta kadib ayaa waxaa R/wasaaraha iyo wafdigii la socday loo galbiyay mid ka mid ah hotelada magaalada Kismaayo halkaas oo uu haatan kulan kula leeyahay mas’uuliyinta maamulka kumeel gaarka ah iyo saraakiisha ciidamada. Wixii warar ah iyo sawirada naga filo goordhow insha ALLAHA
  24. This administration is full with people with talen and leadership skills . today as we speak , The defence Minister and minister of interior are in Kismayo to come to understanding with Sh madoba and promote peace , Jawari pm speaker is in Baydhawa to tackle some issues there / we have t he Pm saciid watching xamar. Dont denie their effort is shame where clan takes us