malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Spoilers of Jubaland State blocked from entering Kenya
malistar2012 replied to The Zack's topic in Politics
crying for Kenyans and jubile when Somali citizen voiced his opinion gets arrest is a sham and embarrassing ... Sxb HAG Fought The Ethopian Invasion and influence... Kenyans are weak ... This is direct attack to Somali i sovereignty ,,, At time when Somali National Army is getting new Weapons to Play with kenyans are playin with fire....... Kenyans Naked aggression against Somali Citizens and land will be their downfall. They wan keep Somali in war and anarchy fearing a Strong Somali will crumble Kenyans Economy .... -
As part of the EU military training program, 900 Somali soldiers graduated from the Bihanga Military Training School in the Ibanda District of Uganda on 31 August 2011.[68][69] 150 personnel from the EU took part in the training process, which trained around 2,000 Somali troops per year.[69]
-
Strength As of March 2013, the Somali National Army consists of six trained brigades, two of which are presently deployed. Each brigade comprises three to six battalions of around 1000 soldiers each, or 18,000 to 36,000 troops in total. Of these, an estimated 6,000 to 12,000 soldiers are currently in service. With New Weapons No Need for AU any more SNA will secure the Country
-
Kulan dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo hogaanka cusub ee Kenya.
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Reliable source are saying Madoba will flying to Narobi next comming days , he will personal get B slap by Uhuru Kenyatta for wasting kenyans time and resource -
Kulan dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo hogaanka cusub ee Kenya.
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
governors and mayors in what city and town sxb when all the major clans pulled out of shirka ..... Other then NFD and Puntland -
Kulan dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo hogaanka cusub ee Kenya.
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Then my source is in line .... conference suspended until for further notice ... You can sugar coat it if you want And in two weeks, organizers say, the state will be complete; parliament, ministers, governors and mayors. It is a new addition to the new Somalia that is gradually emerging from the ashes of the long civil war. -
Faysal Waraabe: Hasan Sheikh is Arming Himself for us
malistar2012 replied to Somalia's topic in Politics
Faisal ali waarab Knows the closing game is near.... After alshabaab will be dawladiid anywhere they are in somalia :cool: -
Kulan dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo hogaanka cusub ee Kenya.
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
After greeting and congratulation What else is there to talk about if not jubaland and kenyans troops in Somalia. Anyway xiin update us on the issue , lates source are suggesting conference is done closed until further notice. The kenyans are rallying behind FG seem to understand Somalia has a dawlad that is capable to facilitated Reconciliation and State building. -
Radio Puntland And Presidential Palace Opens Today. PICS/AUDIO/VIDEO
malistar2012 replied to Dr_Osman's topic in Politics
Good News for Puntland ... -
Kulan dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo hogaanka cusub ee Kenya.
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Jubaland ma laga hadlay Jubaland was major part of talks since is a Kenyan let Initiative , -
Turkey to host three-way talks with presidents of Somalia, Somaliland
malistar2012 replied to xiinfaniin's topic in Politics
Well I can rent a hall in London, decorate the place with flags, get together some unemployed folks to clap and sing, and declare the union of Venus and Mars Will that change anything on the ground? sxb how do you figure they are unemployed? stop insulting Nationalist Somalilanders ,, They are voicing their opinion inside the country and outside. and yes anyone can rent hall in London and practice their freedom of speech unlike Hargesa -
Turkey to host three-way talks with presidents of Somalia, Somaliland
malistar2012 replied to xiinfaniin's topic in Politics
It gets deep for Silaanyo admin Locals are know supporting FG and are accepting Fg leadership as it stands " frameborder="0" allowfullscreen> -
Kulan dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo hogaanka cusub ee Kenya.
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
All Smiles -
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo ka qeyb galay munaasabadda lagu caleema saaray Madaxweynaha cusub ee Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa Mudane William Ruto. Sidoo kale kulan gaar ah oo looga hadlayay arimaha dhowr ah oo ay ka mid yihiin Qaxootiga, Xirrirka labadda dal iyo is-bedelka cusub ee ka dhacay Somalia iyo Kenya ayaa dhex maray labadda masuul. Madaxweyne Xassan ayaa u hambalyeeyay Madaweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa wuxuuna u sheegay in Soomaaliya ay mar-walba diyaar u tahay in ay la shaqeeyso dowladda Kenya. Sidoo wuxuu uga warbixiyay jawiga cusub ee ka jira Soomaaliya iyo horumarka lagu gaaray waqti kooban. Mar uu ka hadlay qaxootiga ayuu yiri“ Qaxooti fara badan oo Soomaali ah ayaa ku nool dalalka caalamka, waxaana naga go’an in aan ka shaqeeyno in ay dadkaas dalkooda dib ugu soo laabtaan” Shirkan ayaa waxaa laysku soo qaaday qaabkii loo hormarin lahaa xiriirka labadda dal.Waxaana isla goobtaas lagu go’aamiyay in la dar-dar geliyo heshiiskii ahaa Joint Cooperation Committee (JCC) oo hadda ka hor labadda dal ku heshiyeen. Ugu danbeyntii labada masuul ayaa isku raacay in Soomaaliya iyo Kenya ay isku dan yihiin oo dantooda ay tahay nabad iyo horumar taasna laga sugayo labada Madaxweyne.
-
Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo maata gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Amama Mbabazi. Labada Ra’iisal Wasaare waxay si qotadheer uga wada hadleen arrimaha iskaashiga ee labada wadan, gaar ahaana dhinaca amniga, dhaqaalaha iyo horumarka, ayadoo ugu horeyn uu Ra’iisal wasaaruhu ka mahad celiyay doorka suuban ee Uganda uga jirto dadaalka sida rasmiga ah loogu nabadeynayo dalka Soomaaliya. “Dawladda Uganda waxaan uga mahadcelinayaa doorkeeda muuqda ee howl-galka nabad illaalinta AMISOM, waxayna aheyd dawladdii u horeysay ee ku timaada gurmadka AMISOM u gashay badbaadada Soomaaliya” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu. Ra’iisal Wasaaraha ayaa faah-faahin ka bixiyay ujeedada socdaalkiisa uu ku marayo wadamada gobolka iyo midkan uu gaar ahaan ku yimid dalka Uganda. “Waxaan idiin kugu nimid inaan dardargelino howlaha sugida ammaanka iyo xasilinta dalka, anagoo wadna qorsheyaal cusub oo aanu dooneyno inaan si buuxda ula kaashano AMISOM oo Uganda kaalinta ugu weyn kaga jirto” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu isaga oo intaas ku daray in qatarta argagixiso ee Al-Shabaab aysan aheyn mid la sahlan karo una baahantahay iskaashi buuxa. Dhanka kale, Ra’iisal Wasaaraha dalka Uganda Amama Mbabazi ayaa isna dhankiisa ka mahadceliyay booqashada Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, wuxuuna aad u soo dhoweeyey qorshaha cusub ee dawladda ku dooneyso in ay ku soo celiso amniga iyo xasiloonida dalka Soomaaliya. Wadahada u dhexeeya wafdiga Ra’iisal Wasaaraha iyo dawladda Uganda ayaa sii socon doona, waxaana qorshaysan in Ra’iisal Wasaaruhu la kulmo madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Mesevini isaga oo kala hadli doona iskaashiga labada dal.
-
A New Era somalia sovereignty can't be denied Somali Ambassador to Kenya Ali America
-
The new Kenyan Admin requested some time ,I believe they will scarab this new kenyan Invasion policy.
-
Isniin, Abriil 08, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) oo safar shaqo ku jooga dalka Itoobiya ayaa kulan waqti dheer qaatay la yeeshay maanta ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailamariam Desalegn. Kulanka labada ra’iisul wasaare oo ahaa mid labadooda u gooni ah ayay uga hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, waxayna kulankooda ku tilmaameen mid taariikhi ah, waji cusubna u furaya xiriirka labada waddan u dhexeeya, waxaana ra’iisul wasaaraha Somalia uu dhiggiisa ugu hambalyeeyay qabashada jagada guddoonka ururka Midowga Afrika oo dhawaan uu la wareegi doono. “Mudane ra’iisul wasaare waxaan kuugu hambalyaynayaa fursaddan aad u heshay inaad qabato jagada guddoomiyaha ururka Midowga Afrika,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Saacid. Isagoo intaas ku daray inay tahay mas’uuliyad weyn oo uu u qabanayo Afrika oo dhan. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo si diirran u soo dhaweeyay ra’iisul wasaare Saacid ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay mar kasta garab-taagan tahay dowladda Soomaaliya. Waxaana uu sheegay in Soomaaliya ay yeelatay madax aad ugu ammaanan sida ay uga go’an tahay inay dalka Soomaaliya xasiliyaan dibna u soo dhisaan. Isagoo intaa raaciyay in dadka Soomaaliyeed ay yihiin dad hal-abuur leh oo waqti yar gudihiis kaga soo kaban kara dhibkii soo maray kana qaybqaadan kara horumarka caalamku uu ku tallaabsaday. “Soomaalidu waa dad hal-abuur leh kuna fiican ganacsiga, waqti sidaas u sii dheer kuma qaadanayso inay dib u soo kabtaan, dalkooda dhisaan, dunidana tartan la galaan. Waana ku faraxsanahay ra’iisul wasaare in xukuumaddaadu hormuud ka tahay Soomaaliyada cusub,” ayuu Daselegn hadlakiisa ku daray. Ra’iisul wasaarayaasha ayaa sidoo kale kawada xaajooday arrimaha gobolka iyo kaalinta urur goboleedka IGAD uu kaga jiro. Iyagoo isla falanqeeyay xaallada sugidda ammaanka Soomaaliya iyo doorka ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ay ka qaateen. Waxayna isku af-garteen in dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab uu muhiimadda koowaad kaga jiro qorshaha labada dal; maadaama ay caqabad ku yihiin nabadda iyo horumarka ay hig-sanayaan shacabka ku nool labada dal. Sidoo kale, ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay madax kale oo Afrikaan ah, kuwaasoo uu ku jiray madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana ra’iisul wasaaraha Somalia ku wehlinaya safarkiisan wasiirada arrimaha dibadda, arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, gaashaandhigga, wasiir ku-xigeenka ganacsiga iyo xubno kale. Wafdiga ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxay berri u dhoofi doonaan dalka Uganda oo qayb ka ah dalalka uu booqanayo, waxaana uu uga sii gudbi doonaan dalka Burundi, waxaana dalalka uu marayo oo dhan ka jooga Soomaaliya ciidammo gacan siinaya dowladda Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
President Barack Obama cleared the way Monday for the U.S. to arm and train Somali forces, taking a step toward normal relations with the East African nation as it works to build confidence in its newly recognized government. In a memo to Secretary of State John Kerry, Obama said he has determined that supplying defense equipment and services "will strengthen the security of the United States and promote world peace." The move doesn't immediately provide new assistance to Somalia, but allows Kerry to consider taking that step in the future. Somalia is trying to preserve fragile progress toward establishing its first functional government after two decades of chaos. The U.S. formally recognized the African nation's new government in January — the first time the U.S. had recognized a Somali government since 1991, when warlords overthrew longtime dictator Siad Barre and then turned on one another. "The United States is committed to being a long-term partner in assisting the defense forces in Somalia defense to become a professional military force," said National Security Council spokeswoman Caitlin Hayden. A relative peace has returned to Somalia's war-battered capital of Mogadishu since African Union forces ousted al-Shabab — a militant group loosely associated with al-Qaida — from the city over 18 months ago. But al-Shabab rebels are not yet defeated, and the U.S. remains concerned about the threat the group could pose to the region's stability. The U.S. designated al-Shabab a terrorist group in 2008. Obama's decision was not tied to any new threat assessment in Somalia, said a senior administration official, who was not authorized to discuss security assessments publicly and spoke on condition of anonymity. The move follows a decision by the U.N. Security Council, after an appeal from Somali officials, to partially suspend the arms embargo on Somalia for 12 months. The council preserved a ban on exports of a list of heavy military hardware, including surface-to-air missiles, anti-tank guided weapons and night-vision weapons. The U.S. government has provided funds and training to African Union forces fighting al-Shabab in Somalia, and has also provided more than $133 million to Somalia since 2007 in security sector assistance, intended to help the country build up and professionalize its security forces. Obama's memorandum on Friday opens the door for military-to-military relations, allowing the U.S. to provide equipment, training and other assistance directly to Somalia's government and military. ——— Associated Press writer Lolita C. Baldor contributed to this report. ——— Reach Josh Lederman on Twitter: http://twitter.com/joshledermanAP Also Read
-
The Return OF the Lions
-
Somalia is back
-
a since 2007 in security sector assistance, intended to help the country build up and professionalize its security forces. Obama's memorandum on Friday opens the door for military-to-military relations, allowing the U.S. to provide equipment, training and other assistance directly to Somalia's government and military.
-
-
Popular Contributors