malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
This is the most legitimate Goverment in Somalia for a long time
malistar2012 replied to Dabrow's topic in Politics
Welcome back -
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
malistar2012 replied to Somalia's topic in Politics
Somalia He who lives in a glass house shouldn't throw stones............ You started with your negative news outlet -
President Silanyo Meets British PM David Cameron (video)
malistar2012 replied to Siciid1986's topic in Politics
Full Court pressure on Mr Silaanyo can he deliver can he stand tall , can he materials Habro tribes dreams -
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada ciidammo ka tirsan Booliiska Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti. Ciidammadan oo gaaraya 200 Askari ayaa waxaa ay daka Jabuuti ku tababaranayeen mudo Seddex Bilood ah ayadoo tababarkana uu usoo xiray Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Shariif Sheekh Unaa Maye.
-
They might well just be the next President and Pm of Somalia
-
Somaliland President to visit the United states official invitation.
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
United State is now deeply involved in somalia , fighting Terrorist are their priority . This will be a interesting Visit perhaps :confused: -
“Weerarkii Mudqdisho ka dhacay waa mid aan caqliga bani’aadamka sax ku ahayn, anigu kama hadlayo caqliga xoolaha iyo dugaagga,” ayuu yiri Xasan Sheekh oo intaas ku daray: “Waxaan doonaynaa in shacabka Soomaaliyeed iyo caalamkuba ay dareemaan xaaladda dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya, wixii dhacay waxay la mid yihiin kuwa ka dhaca, Ciraaq, Afgaanistaan iyo Hindiya oo ay ka jirto dowlad awood leh, wax Soomaaliya ku gar ahna ma ahan.” “Ha ogaadaan Shacabka Soomaaliyeed in Al-shabaab aysan cadow ku ahayn oo keliya ciidamada dowladda iyo shaqaalaheeda, balse ay cadow ku yihiin dadka oo dhan. Wajigooda dagaal way bedeleen, waxaana shacabka ugu baaqayaa inay u diyaargaroobaan sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen dagaal cusub oo Al-shabaab lala galayo,” ayuu yiri madaxweynaha Soomaailya. Know Your enemy Somali wake up Calanyahow calanyahow baluugee xidigta xidigta cadaankee dhexda kaga cabirantee cizigii xoriyadeed lixdankii ku caanbaxoo inshallahu marbaad curanoo Rabi soo celin cududaadoo sida curubta iyo ubax curdunaad carfi doonta
-
Isniin, Abriil 15, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxmauud ayaa ku dhawaaqay dagaal cusub oo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab, kaddib kulan deg-deg ah oo xalay ay guddiga ammaanka Qaranka ku yeesheen xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa sheegay in Al-shabaab ay bedeshay habkii dagaalka, iyaguna ay bedeleen qorshaha dagaal, isagoo shacabka Soomaaliyeed weydiistay inay ciidamada dowladda gacan ku siiyaan dagaalka cusub ee lala galayo Al-shabaab. “Weerarkii Mudqdisho ka dhacay waa mid aan caqliga bani’aadamka sax ku ahayn, anigu kama hadlayo caqliga xoolaha iyo dugaagga,” ayuu yiri Xasan Sheekh oo intaas ku daray: “Waxaan doonaynaa in shacabka Soomaaliyeed iyo caalamkuba ay dareemaan xaaladda dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya, wixii dhacay waxay la mid yihiin kuwa ka dhaca, Ciraaq, Afgaanistaan iyo Hindiya oo ay ka jirto dowlad awood leh, wax Soomaaliya ku gar ahna ma ahan.” Sidoo kale, madaxweynaha wuxuu sheegay in loo baahan yahay in dadka Soomaaliyeed ay fahmaan cadowga haysta ayna gartaan naycbka iyo xumaanta uu u qabo inta ay le’eg tahay, isagoo Al-shabaab ku tilmaamay cadowga bani’aadamka iyo midka Alle. “Nooca dagaal ee maanta la arkay wuxuu calaamad u yahay in Al-shabaab ay jabeen ayna guul-darreysteen, sidoo kalena ay waayeen kalsoonidii shacabka iyo raalli ahaanshaha Alle. Waayo dhibaatada ay sameeyeen ayaa laga garan karaa. Waxay maanta sameeyeen waa bililiqo, waana dhaqanka dadka dhiman raba ay sameeyeen, waayo awood uma lahan inay dagaal kala horyimaadaan ciidamada dowladda, inay shacabka aan dambiga lahayn dilaan waxaan ahaynna ma hayaan,” ayuu yiri Xasan Sheekh. Madaxweynuhu wuxuu ku cel-celiyay in shacabka looga baahan yahay inay dowladda gacan ku siiyaan dagaalka cusub ee ka dhanka ah Al-shabaab, isagoo xusay inay joogto ‘Way nagu raagtaye yaan loo kala harin’ wuxuuna xusay in Al-shabaab oo laga guuleysto ay ku xiran tahay hadba sida la isaga kaashado dagaalka lala galayo. “Ha ogaadaan Shacabka Soomaaliyeed in Al-shabaab aysan cadow ku ahayn oo keliya ciidamada dowladda iyo shaqaalaheeda, balse ay cadow ku yihiin dadka oo dhan. Wajigooda dagaal way bedeleen, waxaana shacabka ugu baaqayaa inay u diyaargaroobaan sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen dagaal cusub oo Al-shabaab lala galayo,” ayuu yiri madaxweynaha Soomaailya. Xasan Sheekh wuxuu sheegay in dhibaatooyinkan oo kale ay dhacayaan inta ay dadka ku dhex-jiraan kuwo uu ku tilmaamay calooshood u shaqeystayaal u shaqeeya Al-shabaab oo aan dan ka lahayn shacabka Soomaaliyeed iyo deggenaashaha dalka. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay qaadayso dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo laga billaabayo Muqdisho, isagoo xusay in dagaal uu khasaare dhalinayo, balse loo baahan yahay in dadku ay u adkeystaan dhibaatooyinka dhacaya inta laga adkaanayo Al-shabaab. Ugu dambeyn, wuxuu madaxweynuhu hadalkiisa kusoo gabgabeeyay inay sharciga horkeeni doonaan dadkii soo abaabulay weerarkii shalay, madaaama ay kuwii soo qaaday dhammaantood ku baaba’een gudaha maxamadda gobolka Banaadir. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya waxa ay ku war galinayaan dhamaan ardaydii isku diwaan galisay qaadashada Tababarka Leyliga Sarkaalnimada in ay yimadaan Xerada Tababarka ciidanka ee Jasiira maalinta Birito ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 15.04.2013, saacadu markii ay tahay 9.0 subaxnimo hadaba ardayda guuleysatay ka arqi magacyada ardayda guuleysatay. Kuwa Heysta Shahaadada Dugsiga Sare iyo jaamacada S/N Magaca oo Buuxa Magaca Hooyada Ku dhashay Taariikhda 1 Sakariyo cumarn saciid Jowharo maxamed Boossaso 1993 2 Maxamed daaud cali maxamuud Safiyo maxamuud Ceeldheer 1993 3 Maxamuud maxamed cabdiraxmaan Shaaco xasan Ufeyn 1989 4 Cabdinaasir maxamed cawaale Shaco axmed Muqdisho 1993 5 Abshir salaad ciise ………… …………… ………….. 6 Yaasiin maxamed xasan Seynab xuseen Qardho 1983 7 Cumar maxamed macow Sahra saney abuukar Jowhar 1988 8 Cabdi ***** cali Fartuun xuseen Muqdisho 1994 9 Muxiyadiin cabdiraxmaan maxamed Madiino cabdi Baydhabo 1994 10 Ibraahim maxamed cali Khadiijo ibraahim Tiyaglow 1990 11 Cabdikariin xasan ibraahin xuseen Mako axmed Baydhabo 1992 12 Carafaat xasan abuukar axmed Daahir a yacquub Jiddah 1992 13 Maxamed cabdullahi cabdi Xabiibo aadan Baydhabo 1993 14 Cabdi cali xuseen Edebo maxamed Muqdisho 1993 15 Xasan cali cabdi Xaawo cabdi Xudur 1995 16 Xuseen maxamed xasan Sangaabo maxamed Xudur 1985 17 Mahad maxamed ibraahim goldon Amina Muse Hargeysa ……… 18 Xasanisaaqmaxamed Xaawoxuseen Waajid 1991 19 Xasanaadanmacalin Fanaycabdiraxmaan Waajid 1992 20 Cabdirisaaqcabdullahidiiriye Xaliimocilmi Muqdisho 1988 21 Hani axmedmaxamed Caashocabdifaarax Baydhabo 1993 22 Cabdikariinaxmedcabdullahi Xaliimomaxamed Muqdisho 1995 23 Suleqashariifcismaan Xaliimacumaraxmed Awdheegle 1987 24 Cabdulaahishiikhabuukarmaxamed Xaawoshiiqcabdi Awdheegle 1992 25 Cabdiraxmaanmaxamednuur Shamsoshiiqcali Muqdisho 1988 26 Axmedxasanwarsamecali Xaawoxuseen Muqdisho 19909 27 Cabdifitaaxxuseencali Saciidocabdi Baydhabo 1990 28 Axmedshariifxasan Xabiiboxuseen Baydhabo 1994 29 Cabdibaasiddiiriyexuseen Aaminoshariif Baydhabo 1995 30 Cumaraxmedmaxamed Xaliimocadaawe Muqdisho 1983 31 Cabdifitaaxnuurxasan Faadumomaxamed Hargeysa 1988 32 Maxamedmuusecabdikariin Fowziyocabdi Ceerigaabo 1988 33 Maxamedsiciidmaxamedsiciid Xaawoducaale Muqdisho 1988 34 Cabdiqaniaxmedmaxamedmacalin Muuminoxuseen Muqdisho 1991 35 Cabdiraxmaanmuxidiinkhaliif Khadiijosiidow Muqdisho 1992 36 Sakariyecismaancabdiwarsame Ruqiyasaalax Laasacanood 1992 37 Saciidyaasiincabdi Fiiloxaajimalow Diinsoor 1988 38 Axmedbaashicabdimaxamed Aaminocali Laasacaanood 1992 39 Xamsamaxamedcali Fardowsacumar Hargeysa 1992 40 Ibraahimcumarcabdi Shuunxuseen Muqdisho 1988 41 Cabdiraxiinkhadarxasan Shukriyuusuf Hargeysa 1990 42 Sakariyecumarjaamacjeele Faadumocabdi Muqdisho 1990 43 Xasanfeysalcali Barnimaxamed Hargeysa 1992 44 Maxamedibraahimmaxamedcali Luulcumarcali Afgooye 1984 45 Sharmaarkeyuusufcabdi Xaawomacalincumar Muqdisho 1994 46 Cabdullahixasanabuukarcumar Caashoaadan Muqdisho 1992 47 Cabdiqaniismaacilfaarax Samsamcalijaamac Buuhoodle 1992 48 Cabdiraxmaanaxmedcabdiraxmaan Sahroaxmed Muqdisho 1992 49 Munayuusufcabdi Kaltuunismaaciil Laasacanood 1995 50 Maxamuudsaciidcabdiraxmanmax,ed Shifomaxamedismaciil Bossaaso 1990 51 Cabdifaaraxmuusecumar Seytuuncalifaarax Bossaaso 1987 52 Maxamedcabdisiciidyuusuf Dahabocalifaarax Bossaaso 1989 53 Cali maxamedibraahim Boosteyoaadan Cabudwaaq 1983 54 Cumarcabdullahiismaciil Nuuriyomacalin Kismaayo 1992 55 Jeylaanishiiqmaxamed Khadiijocismaan Garbahaarey 1991 56 Muusesuleybaansiciid Maariyo shire Bossaaso 1990 57 Saciidciisesaciid Xabiibomaxamuud Muqdisho 1988 58 Liibaancabdiqaadircumar Ansaarfaarax Bossaaso 1990 59 Mukhtaaraadanaxmed Khadiijomaxamedxasan Muqdisho 1994 60 Maxamedcaliwardheere Faadumomaxamedshiiqow Muqdisho 1995 61 Cabdimaxamuudsocdaal Faadumocumarcilmi Muqdisho 1994 62 Awes xasancabdulaahi Warmoogxasan Baydhabo 1993 63 Yaasiinsiidowmaxamed Caashomaxamedisxaaq Muqdisho 1995 64 Ibraahimmaxamednuur Ruqiyodaahirmacalin Muqdisho 1990 65 Cabdulaahicabdiraxmaancali Muslimomaxamed Muqdisho 1991 66 Cabdirisaaqmaxamedamiin Faadumoaadancali Muqdisho 1989 67 Qaasimmaxamedxasan Fartuunxuseen Muqdisho 1985 68 Aadanmaxamedcabdi Nuuriyoaadancali Baydhabo 1989 69 Axmedmaxamedcabdi Faadumocaliyow Jeerow 1985 70 Abshircabdixuseen Faadumoshiiqmaxamuud Muqdisho 1988 71 Cabdirisaaqmaxamedjimaac Xaawoaadan Muqdisho 1986 72 Isxaaqmoogowgaaldiid Khadiijosamow Buurhakaba 1980 73 Axmedmaxamedkeyse Fardowsacabdi Hargeysa 1993 74 Xamsacabdimaxamuud Degmoxuseen Hargeysa 1990 75 Farxaanaabixasancabdi Khadromaxamedyuusuf Hargeysa 1991 76 Cabaassiciidjaamac Kinsicawil Hargeysa 1992 77 Cabdixakiinaadanisaaq Faadumocumar Muqdisho 1982 78 Qamarmaxamedjaamac Cadeycali Muqdisho 1995 79 Ibraahimmaxamedcali Caashodiinlecali Muqdisho 1995 80 Maxamedjeylaanicabdulaahi Sucaadomaxamed Muqdisho 1991 81 Fuaadmaxamedibraahim Xabiiboaadanibraahim Muqdisho 1995 82 Carafaatcabdiraxmaanmaxamed Shamsoaxmed Muqdisho 1989 83 Cali xasanmaxamedgeedi Warsanyuusuf Cadaado 1983 84 Cabdinaasircumarcali Koosmaxamed Hargeysa 1993 85 Maxamedcabdiraxmaanyaxye Maryanshiiqismaciil Muqdisho 1985 86 Cali shariifcumar Suldaanomaxamed Jowhar 1988 87 Maxamedcalimaxamedcabdiraxmaan Xaawoaadan Muqdisho 1993 88 Aadanmaxamedcali Xabiiboxasan Muqdisho 1984 89 Aadancabdiraxmaanaxmedmaxamed Koosarmaxamed Xudur 1990 90 Maxamedaadancabdiraxman maxed Muuminoxaajixaydar Baydhabo 1988 91 Ciisemacalinyuusufcabdiraxmaan Xabiiboibraahim Jidah 1990 92 Samiircismaanaadan Sahracumarcali Muqdisho 1989 93 Axmedkheysmaxamedyuusuf Xabiibocalimaxamed Muqdisho 1988 94 Cali maxamedxaaji Xaliimomaye Muqdisho 1987 95 Xasanaadancismaanxasan Safiyaxasanaadan Baydhabo 1993 96 Cabdale cade xuseen Cibaadomaxamed Muqdisho 1994 97 Maxamedaxmedmaxamed Xaawojaamac Baran 1987 98 Maxamedsiyaadcabdimaxamed Xabiibomaxamuud Muqdisho 1990 99 Cali cusmaanxuseenraage Sacdiyakhaliifcali Baladmeyn 1993 100 Maxamedaadancareys Kheyretifow Baladweyne 1991 101 Maxamuudcabdifiidow Asliyohusiijecilmi Muqdisho 1994 102 Yuusufwarsamemaxamuud Xamaromaxamednuur Xudur 1990 103 Cabdiqanimaxamedxasan Muslimomaxamed Muqdisho 1984 104 Axmedcabduqaadirshuuriye Xabiibomukhtaar Baydhabo 1990 105 Axmedaadanaxmedmaxamed Raxiimamursal Jiddah 1992 106 Jidlemaxamednuurmukhtaar Uburomaxamed Bakool 1983 107 Mustafecabdulaahixasanmursal Caashanuur Baydhabo 1993 108 Ayuubcabdinuurbakar Makoaxmed Jamaame 1982 109 Awes axmedxasan barrow Xabiibocali Muqdisho 1986 110 Saciidmaxamuudaxmed ……… …………….. …….. 111 Xasandaahirmacalinxasan Xabiiboshiiqaxmed Baydhabo 1990 112 Mustafmacalinisaaq Faadumomaxamed Baydhabo 1987 113 Mukhtaarmaxamedaadan Faadumoxasan Muqdisho 1993 114 Axmedcabdalecaraale Xaawocabdale Balacad 1988 115 Sakariyoaadanmaxamuud Shariifowarsame Muqdisho 1994 116 Maxamedcismaanwehliye Seynabmaxamed Muqdisho 1994 117 Cabdiqadirmaxamedsheeke Sacdiyaaadanisaaq Afgooye 1991 118 Sakariyocabdulaahimaxamed Aaminonuurcilmi Kismaayo 1985 119 Maxamedcabdiaadan ———- ———- —— 120 Cabdiqadrimaxamedaadan ———– ———– ———- 121 Mustafcismaancabadale Khadiijocumar Afgooye 1987 122 Axmedmaxamed salad Mahdiyocabdigeedi Luuq 1989 123 Xasancabdiibraahim Anbiyomaxamed Baladweyne 1991 124 Daauudcabdulaahibilow Khadiijocabdulaahicali Baydhabo 1989 125 Rowdacabdulaahicumargeedow Nuurtomaxamed Muqdisho 1989 126 Sharmaarkemaxamuudjaamacabyan Amalcaliwarsame Gaalkacyo 1989 127 Cabdulaahimursalxareed Canabxuseenaxmed Garoowe 1992 128 Yaasiincabdulaahixasan Caashomaxamuud Ceerigaabo 1989 129 Maxamedaxmedcabdi Iishomaxamedaxmed Afgooye 1989 130 Sakariyomaxamedaxmed Xaliimocalimuuse Muqdisho 1990 131 Sakariyomaxamedmacalin Xabiiboshiiqaadan Muqdisho 1992 132 Cabdulaahiibraahimcali Muuminoshiiqmaxamed Baydhabo 1987 133 Axmedmaxamedabuukaraadan Fadumomaxamed Muqdisho 1992 134 Ismaaciilmuuminjimcaale Raaxohuriwaaraage Jowhar 1992 135 Xasan ibraahim cabdi Maryan ibraahim Muqdisho 1989 136 Maxamed ibraahim cabdi Safiyo shiiqnuur Muqdisho 1992 137 Cabdi ibraahim xasan Faadumo yuusuf Muqdisho 1992 138 Cabdi maxamed maxamud Deeqo cabdi Muqdisho 1988 139 Ibraahim axmed xaaji ————- Diinsoor 1994 140 Sharmaarke maxamuud dhiif Xaawo cabdulaahi xaaji max,ud Muqdisho 1992 141 Asad mustaf xasan Nuunaay macalin Xudur 1990 142 Cabduwahaab cabdulaahi liibaan Muriyo ceynab Muqdisho 1991 143 Maxamuud axmed muuse Caasho xasan Laasacanood 1990 144 Axmed cali cabdow ——————– —————— ———– 145 Cabdifitaax xasan maxamed xuseen Ruqiya maxamed Muqdisho 1989 146 Maxamed cabdulaahi fiidow Hinda maxamed maye ?????????? ???????? 147 Xasan cabdulaahi xuseen Nasro cumar Guriceel 1990 148 Xasan isxaaq maxamed aadan Maryan cali Baydhabo 1991 149 Cabdulaahi maxamuud max,ed cumar Xaliimo nuur Jowhar 1992 150 Cabdiwaasic Yusuf Cumar 145 Cabdifitaax xasan maxamed xuseen Ruqiya maxamed Muqdisho 1989 146 Maxamed cabdulaahi fiidow Hinda maxamed maye ?????????? ???????? 147 Xasan cabdulaahi xuseen Nasro cumar Guriceel 1990 148 Xasan isxaaq maxamed aadan Maryan cali Baydhabo 1991 149 Cabdulaahi maxamuud max,ed cumar Xaliimo nuur Jowhar 1992 150 Cabdiwaasic Yusuf Cumar 151 Cabdi samad Mohamed Sh. Madoobe Leyla cisman Buur Hakaba 1985 152 Cawil Faarah Warsame Faadumo Aden Muqdisho 1975 153 Cabdulqadir Moh’d Guleid 154 Saciid Ahmed Saciid 155 Aweys Ahmed Xassan Xabiibo Cali Jowhar 1986
-
Fighting terrorist is not easy task , Pakistan which has better security and one of the best Intelligence service cannot stop daily attacks on civilians. Give somalia government a chance , Minister of interior can only do so much. The Culima and scholars of somalia need to step up hold lectures on extremist . We can only defeat the extremist on a united front. we have to start de-radicalization the extremist
-
Things will get calm Federal Government duty is to make sure every tribe get their share jubba admin .... No to past solution , History should not repeat it self. This Type of of conflict mistrust is led by ignored people who seem to forget history . Morgan , Gandi and etc are leading to create state that's not accept al to the eyes of locals . when every-warlord has been silenced Morgan co can not be rewarded its not fair. Only The Federal Government can and will facilitated reconciliation between the inhabits of Jubbaland tribes
-
Maxaa u gaynaya ninka kasoo kacay Boosaaso ama Garoowe inuu yiraahdo Jubbaland baa la yiraahdaa meesha Kismaayo la yiraahdo maxaa u gaynaya Kismayo anagaa iska leh Ummadda joogta ee ku abtirsata Beelaha ****** umadda le eg oo kale ma joogto Kismaayo, marka uu leeyahay Calankii Jubbaland baa laga taagayaa Kismaayo maxaa ku wata gardaradaas iyo ma garanaysaa dulmigaas maxaa ku wata” ayuu yiri Axmed Diiriye oo ka jawab celinayay hadalkii Nabadoon Xarago. Verbal war has started indeed.......
-
http://www.dhacdooyinka.com/nabadoon-ax ... -kismaayo/ DHAGAYSO Axmed Diiriye: Kismaayo ****** ayaa iska leh, mana ahan in calanka J/land laga taago April 12, 2013 - Written by maamule - Edited bymaamule Iyadoo Maalmihii ugu danbeeyay erayo kul kulul ay Saxaafadda isku marinayeen Odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho iyo Isimada Puntland, ayaa waxaa si kulul oga jawaabay hadal shalay kasoo yeeray Nabadoon Xarago oo kamid ah Nabadoonada Puntland. Nabadoon Xarago oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho inay ka daayaan faragalinta arimaha Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka iyo Gedo. Afhayeenka odayaasha Dhaqanka Beelaha ****** Xaaji Axmed Diiriye Cali oo Saxaafadda Maanta la hadlay ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii kasoo yeeray odayaasha dhaqanka Puntland. Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalka Axmed Diiriye “Maxaa u gaynaya ninka kasoo kacay Boosaaso ama Garoowe inuu yiraahdo Jubbaland baa la yiraahdaa meesha Kismaayo la yiraahdo maxaa u gaynaya Kismayo anagaa iska leh Ummadda joogta ee ku abtirsata Beelaha ****** umadda le eg oo kale ma joogto Kismaayo, marka uu leeyahay Calankii Jubbaland baa laga taagayaa Kismaayo maxaa ku wata gardaradaas iyo ma garanaysaa dulmigaas maxaa ku wata” ayuu yiri Axmed Diiriye oo ka jawab celinayay hadalkii Nabadoon Xarago. Nabadoon Axmed Diiriye ayaa kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha ****** sida wayna oga soo horjeeda arimaha Maamul u samaynta deegaanada jubbooyinka ee ka socda Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Warqaad.com/Muqdisho Office Email:-Warqaad@hotmail.co.uk
-
Taliska ciidamada XDS oo munaasabada 12-ka April ugu Hablyeeyay ciidamada XDS Published on April 12, 2013 by Mowliid · No Comments · 204 views Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hambalyo ku aadan 53 guuradii ka soo wareegtay aas’aaska ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u diray guud ahaan ciidanka Xoogga dalka meel kaasta oo ay ku sugan yihiin, iyadoo dhinaca kalana madaxdii hore ee ciidamada ay ka warbixiyeen aas’aaska Ciidanka Malitiriga. Iyadoo maanta ay ku beegantahay sanadguuradii 53 aad ee ka soo wareegtay Aas’aaska ciidamada XDS ayaa taliyaha ciidamada XDS Jeneral Daahir Indhaqarsho wuxuu hambalyo u diray Saraakiisha , Saraakiil Xigeenka, Alifleyda Dableeyda Ciidamada XDS iyo xaasaskooda. General Indhaqarsho Taliyaha ciidamada XDS ayaa ciidamada XDS u rajeeyay horumar iyo baraare , isagoo ugu tahniyadeeyay guulaha ay ka gaareen howlgalada ay dalka akaga xoreynayaan cadowga. General Maxamed Cali Samatar oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tahniyad iyo boqaadin u diray ciidamada XDS, wuxuuna ka warbixiyay taariikhda aas’aaska ciidamada XDS isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in awooda ciidamadu ay gaari doonto heer lagu faani karo. Dhinaca kale Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda munaasabad lagu xusayo 12 ka April oo ku asteysan 53 guuradii kasoo wareegtay markii la aas’aasay ciidamada XDS, waxaana halkaasi fantasyo iyo gaadda ka ciyaar kusoo bandhigi doona cutubyo ka tirsan ciidamada XDS. 12ka April maantoo kale waa sanadguuradkii 53 aad ee kasoo wareegtay markii la aas’aasay ciidamada XDS waxaana magaalada Muqdisho ka socda dabaaldega munaasabada maalinta ciidamada XDS iyadoo munaasabada ugu weyn lagu qabanayo xarunta wasaarada Gaashaandhiga.
-
Sanad Guurrada 53aad Ee Aas Aaska Ciidammada Xoogga Dalka Oo Ku Beegan Maalinnimada Berri Ah Iyo Diyaargarawgeeda….WARBIXIN “Dhageyso+Sawirro” 12kii April sanadkii 1960kii ayaa si rasmi ah loo aas aasay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo mar iyagu noqday Ciidammada ugu awoodda badan qaarada Afrika waxaana maalinnimada berri ah ay ku beegantahay sanad guurrada 53aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay Ciidammada Xoogga Dalka. Sanag guurrada 53aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxey sanadkaan kusoo beegmeysaa xili ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed si aad ah ugu guuleysteen iney intabadan ka xoreeyaan gobollada dalka Maleeshiyada kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab. Hadii aan dib u milicsano taariikhdii lagu aas aasay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxey dadka aqoonta u leh ama usoo joogay waayahaas sheegaan in Ciidammada Xoogga Dalka lagu aas aasay 27sarkaal oo hada intooda badani ay geeriyoodeen markii kadibna uu si tartiib tartiib ah u korey isaga oo gaaray inuu ka tilmaannaa Ciidammada Afrika. Inuu Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka tilmaannaado ciidammada kale ee Afrika waxa ay ku timid dadaal iyo juhdi farabadan oo mudo dheer la bixiyey waxaana xiligaasi ciidammada marka la qorayo laga kala qori jirey guud ahaanba degmooyinka Dalka ayadoo degmadiina laga qaadan jiray tiro go’an balse dhammaan dadkaasi isqori jirey mabda’a ay lahaayeen ama ay ka mideysnaayeen waxa ay aheyd “wadaniyadda” Ujeedada loo aas aasay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxey aheyd maadaama la aas aasay markii ay Soomaaliya qaadan rabtay Xoriyadda oo ay ka xoroobi rabtay gumeystayaashii reer Yurub in lagama maarmaan ay tahay in la helo ciidan awood leh oo xoriyadaas la qaatay ilaaliya amaba difaaca sidaasna lagu aas aasay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar waxa uu ka mid ahaa saraakiishii lagu aas aasay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaana uu kasoo qabtay Dowladdii dhexe xilal kala duwan oo dhanka ciidammada Xoogga Dalka quseeya ayadoo xilalkaasina uu ugu sareeyey Wasiirkii Gaashaandhigga, isaga oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho waxa uu kaga sheekeynayaa marxaladihii kala duwanaa ee lagu aas aasay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Qeybta Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka Daljir Oo Ka Sheekeynaya Aas Aaskii Ciidammada Xoogga Dalka Inkastoo mudadii uu dalku ku jiray bur burka ay Ciidammada Xoogga Dalka ka mid ahaayeen dhinacyadii ama hay’adahii uu bur burka saameeyey hadana dowladihii KMGka ahaa waxey ku dadaaleen iney iskudayaan dib u dhiska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaana tababarro kala duwan gudaha dalka iyo dibadda loogu qabtay ciidammo kala duwan kuwaasi oo hada ka mid ah Ciidammada Xoogga Dalka. Dib u dhiska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed si uu u noqdo mid dhameystiran waxey Madaxda Dowladda Federaalka hada heshiisyo la galeen dalal dhowr ah oo uu ugu horeeyo dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga waxaana jira qorshe Soomaaliya loogu dhisayo inkabadan 20,000 askari oo xoogga Dalka ka mid noqonaya qorshahaasi oo wadajir ay u wadaan wasaaradaha Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Turkiga. Maanta Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa uu kasoo kabanayaa saameyntii uu ku yeeshay bur burkii dalka soo maray waxaana maalinba maalinta kasii dambeysa sii kordhaya tirada Ciidammada tababarrada soo dhameysanaya ee Xoogga Dalka ka mid noqonaya ayadoo Ciidammadaasi soo tababartayna ay ka howlgalayaan intabadan gobollada Dalkeenna. Qabanqaabada diyaargaroowga loogu jiro xuska sanad guurrada 53aad ee aas aaska Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxey si weyn uga socotaa magaalada Muqdisho waxaana dabaal degan oo kale ay Ciidammada Xoogga Dalku kusoo bandhigaan gaardi ka ciyaar kaasi oo aan shaki ku jirin in sidii sanadihii hore uu ka qurux badnaan doono. Hoos Ka Dhageyso Tix Buraanbur Ah Oo Ay Gabar wadaniyad ah u tirisay Ciidammada Xoogga Dalka Xasuusin Linkiga Hoos Ka Daawo Sanag Guurrada 52aad ee Aas Aaska Ciidammada Xoogga Dalka http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-sanad-guuradii-52aad-ee-aas-aask-ciidammada-xoogga-dalka-oo-muqdisho-looga-xusay-si-aan-waayahan-laarag/
-
Spoilers of Jubaland State blocked from entering Kenya
malistar2012 replied to The Zack's topic in Politics
Why are they Involved in such high level creating Somali State ..... What is interest of Kentyans that they are Fighingt Somali Federal Goverment to Facilitate state building . Somali sovereignty and dignity and destiny Is not Kenyans kikiyo business -
Spoilers of Jubaland State blocked from entering Kenya
malistar2012 replied to The Zack's topic in Politics
Jubaland Thing is over sxb ...... Kenyan aggression both politicly and military just put the final nail in the coffin
-
Popular Contributors