malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Cali Khaliif and rest of his crew should stop blaming the President , Blame his cousins in LA who are happy with silanyo Hargesa Ruling them. They are fine with that, why should the president initiate violence ,disturb the peace. Let the talks continue lets see if the President and his team can persuade them or not .
  2. Soon we will see who needs Visa In Kismayo ?
  3. Xiiin Get ready for disappointment Kismayo conference done sxb , They want to hijack entire Somali region its nonsense . Bu`aale Jilib Saakow Salagle Gobolka jubbada hoose ayaa ka kooban 5 degmo oo kala ah: Kismaayo Afmadow Badhaadhe Xagar Jamaame Will never fall under Kenyan second class citizen
  4. .Puntland is counting up to 5 and HAG 4 Million now you must up badly
  5. Somali Federal Government should not takes these foks serious when comes to Somali affairs , They reduced to submissions and shoe shinning butlers
  6. Kenyan second class citizens kikuyu shoe shiners are Trying to Invade Somali Politics ........ They are trying to convince us that Prime Minister Haile and President Uhuru wa Kenyatta are good for Somali stability , and both Ismail Omar and Hassan Sheikh are working on to destabilize Somalia give me break .
  7. As for Kenya and Ethiopia, both Ismail Omar and Hassan Sheikh should know that, these are countries populated by the ‘******’ and in fact the best of citizens in those country and without whom major national decisions and especially those that concern the Somali cannot be made will definitely not sing to your tunes and if you think meeting our Prime Minister Haile and President Uhuru wa Kenyatta in a room will enable Hassan Sheikh humiliate the ‘******’ then you are misled as the ball for decision making will bounce back to the ‘Owners’ and If you will appreciate some free advice, NFD would have told you to talk to President Abdirahman ‘Faroole’ as the most senior ‘******’ leader in the region, so that you could sort out your quagmire on leadership. My Dear friend , Somalia Sovereignty is Not for Discussion or Compromise. Prime Minister Haile and President Uhuru wa Kenyatta Maybe your leaders but they are not going to dictate Somalia , Kenya and Ethopia are to respect Somali Federal Government Sovereignty and dignity.
  8. Somaliland government should give these clowns an ultimatum , if they refuse to hand over these criminals , the Somaliland armed forces should siege taleex, and thats the end of it. Block Khatuum clans are being reduced to langab here is a shame what happend... threaten by tibes with siege and force ? Sayyid Muhammad Abdille Hasan rip must be rolling over in his grave
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> Somali people are business minded ...
  10. " frameborder="0" allowfullscreen> Somali people are business minded ...
  11. Gaalkacyo[RBC Radio]Waxaa maantey mar quraa istaagey isuu socodka iyo dhaqdhaqaaqyadda suuqi weyna ee ganacsiga magaaladda Gaalkacyo ee xaruunta gobolka Mudug waxana ay arintaan ka danbeysey kadib markii garoonka diyaaradaha magaaladda Gaalkacyo lugu dilay nin kasoo jeedda koonfurta magaaladda Gaalkacyo oo ay ka arimiso maamulka Galmudug. Dilka ayaa dhacay ka dib markii kooxo hubeysan oo ka soo jeedda koonfurta Gaalkacyo oo isku dayay inay hub lagalaan Garoonka waxana arintaasi ka soo horjestey ciidamada ammaanka garoonka oo diidey in hub lala galo garoonka waxaa ay ay sabbabtey in iska hor imad kooban oo halkaasi ka dhaco waxaa ana goobta ku dhin tey mid ka mid ah kooxihi hubesna halka mid kalana uu dhawacmey . Shaqaaqada ayaa dhalisey in gabi ahanbaa uu istaago shaqadii suuqa weyn ee magaaladda kaasi oo magaaladda kaga beegan dhanka koonfured,qoraxdda ayaana ugu dhacdey maantey iyadoona aysan shaqeeyen baqaaraddi ganacsiga ee suuqa. Mid ka mid ah ganacsatadda suuqa weyn ee magaaladda Gaalkacyo oo la hadley shabakada Raxanreeb ayaa sheegey in xiligaan ay suuqa uu xiran yahay isla markana ay xiligaan ku sugunyihiin guddaha suuqa illaalada gaarka uu ah suuuqa,waxaa uu intaa ku darey in xiritaankan ay timid baqdiin ku timid ganacsatada iyagona ka cabsi qabey dirir dhex marta labada maamul. Illaa iyo xiligaan majirto cid ka hadashey shaqaaqadasi dhimashadda dhalisey waxana inoo sura gali weydey xiriiro anuu la sameyney masuuliyinta Galmudug iyo Puntland. Iimaan Maxamed Jaamac RBC Radio Xafiiska Gaalkacyo
  12. Axad, April 21, 2013(HOL)—Madaxweyniihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la kulmay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Boston, gaar ahaan xarunta madaxwaynayaasha Afrika ee Jaamacada Boston (African Presidential Archives & Research Center). Sheekh Sheriif oo ah Madaxweynaha kaliya ee xilligan ku sugan xarunta Madaxweynayaasha Afrika ee Jaamacada Boston ilaa horaantii bishii Janaaayo ee sanadkan 20013ka ayaa waxa uu ku qaadanayay waxbarasho loogu talagalay madaxweynayaasha Afrika ee xukunka kaga daga doorasho xor ah oo cadaalad ah, taasoo ka dhacday Caasimadda Soomaaliya eeMuqdisho sanadkii hore ee 2012kii. Dadkii ka soo qaybagalay xafladda waxaa ka mid ah Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud (Hiiraamoow) oo ku ammaanay Madaxweyne Shariif sida uu u aqbalay natiijadii doorsahada sanadkii hore iyo siyaasadda Soomaaliya oo uu kasoo saaray sida uu yiri ceel dheer, isla markaana waddada u furay mustaqbalka Soomaaliya. Cabdiraxmaan Caydiid oo isna ka hadlay munaasabadda ayaa ku aamanay shaqada uu soo qabtay Sheek Shariif Soomaalidana u rajeeyay mutaqbal wanaagsan. Maxamed Maxamuud Xabeeb ayaa sidoo kale ku ammaanay Madaxweyanaha sida uu isagu dayay in Soomaaliya ku soo noqoto beesha caalamka. Dadka Halkaas ka hadlay waxaa ka mid ahaa Madaxa Xarunta Madaxwaynayaasha Afrika ee Jaamacada Boston, Ambassador Charles Stith , wuxuuna Ambassador-ku Soomaalida u rajeeyay inay ilaashato sharafteeda iyo karaamadeeda dawladnimo, ayna taageeraan maamulka jira. Sidoo kale waxaa ka qayb qaatay xafladda Ingineer Abdiraxmaan Calasoow oo ka tirsan xafiiska xarunta Jaamacadda. Iyadoo hannaan socodka munaasabadda uu xiriiriniyay Maxamed Shariif Idris. Xafladda ayaa ku soo gabagaboowday farxad iyo sacab ay jaaliyadda u tumayeen madaxweyne Shariif, iyadoo meesha uu ka babanayay calanka baluugga ah ee Soomaaliyeed. Hiiraan Online Boston, USA
  13. ++Dowladnimo++The new era for Somalia... Transparent and liability
  14. aahfaahin ku saabsan Kulankii Baarlamaanka ee Su’aalaha lagu weydiinayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya (SAWIRRO) Sabti, Abriil 20, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa 10 su’aal lagu weydiiiyay kulan maanta uu golaha baarlamaanka Soomaaliya ku yeeshay Muqdisho, waxayna su’aaluhu u badnaayeen heshiisyo ay xukuumaddu la gashay dalka Turkiga kuwaasoo ku saabsan tababarka ciidamada. Kulan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 192 mudane, iyadoo uu shir-guddoon ka ahaa guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka, Mahad Cabdalla Cawad, waxanaa su’aalaha weydiiyay ra’iisul wasaaraha shan mudane oo ka mid ah xubnihii soo diyaariyay mooshinka. Su’aalaha waxaa ka mid ahaa in xukuumadda ay caddeyso heshiisyadii ay la gashay dowladaha caalamka, gaar ahaan dowladda Turkiga, in sidoo kale la caddeeyo qorshaha IGAD ee xasilinta Soomaaliya, in ra’iisul wasaaruhu uu u sheego baarlamaanka halka ay marayaan qorshaha xukuumadda ee ku aaddan xasilinta ammaanka ee afarta sano ee soo socota iyo qaabka ay u doonayso inay u xasiliso iyo su’aallo kale. Ra’iisul wasaaraha oo ugu horreyn ka jawaabay su’aasha ku saabsanayd in la caddeeyo heshiisyada ay xukuumaddu la gashay dowladaha caalamka qaarkood sida Turkiga ayaa ku jawaabay: “Qoraal ahaan ayaan u dhiibnay qorshaha afarta sano ee soo socda lagu sugayo ammaanka guud ee dalka, sidoo kale wasaaradda arrimaha gudaha waxay soo diyaarsisay qorshaha booliska afarta sano ee soo socoto.” Sidoo kale, ra’iisul wasaaraha waxaa la weydiiyay su’aal ahayd halku uu marayo qorshaha xasilinta ammaanka dalka ee afarta sano ee soo socota, wuxuuna ku jawaabay: “Muddadii aan joognay waxaan keenay laba heshiis oo ku aaddan dhanka ciidamada kaasoo aan la galnay dowladda Turkiga; waana idiin keennay; waxaana koobiga heshiiskaas u dhiibay guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya.” Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale ka jawaabay su’aalo dhowr ah, iyadoo ay xildhibaannada qaarkood sheegeen inaysan ku qabancsanayn habka uu uga jawaabay ra’iisul wasaaruhu su’aalaha la weydiiyay, waxayna soo jeediyeen inuu faahfaahin dheeraad ah bixiyo. Mudane Saacid dhanka kale ayaa faahfaahiyay qorshaha urur goboleedka IGAD ee dib u dejinta Soomaaliya kaasoo ay dib u eegis ku sameeyeen golaha wasiirrada, isla markaana ay waafajiyeen lixda tiir ee qorshaha guud ee dawladda. Wuxuuna xusay in qorshahani hirgelintiisa ay macne weyn ugu fadhiyo dowladda iyo bulshada Soomaaliyeed. “Xukuumadu waxay hirgelisay in ka badan toban dugsi oo si lacag la’aan ah ardayda wax loogu bari doono,” ayuu yiri ra’iisal wasaaraha mar uu jawaab ka bixinayay su’aal la xariirta dhanka waxbarashada isagoo xusay inay jiraan dugsiyo kale oo haatan lagu wado dayactir. Ugu dambeyn, waxaana kulanka ka hadlay guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka, isagoo sheegay in tani ay caddeynayso wada-shaqeynta buuxda ee u dhexeysa xukuumadda iyo Baarlamaanka, wuxuuna xusay inay lagama maarmaan tahay inay mar walba la socdana halka howlaha xukuumaddu ay marayaan si ay shacabka Soomaaliyeed ugu gudbiyaan. Kulanka berri ayaa lagu wadaa inuu su’aalo kaga jawaabo wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed, waxaana tani ay qayb ka tahay qorshayaasha uu baarlamaanku ugu kuurgalayo howlaha u qabsoomay xukuumadda. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  15. Dangerous Times for the Habro tribes ........ depending on how serious this new Alliance are ..... They should open up base and head Quarter in Talex
  16. Time will Tell ......Things are going to change dramatically East Africa stay tune
  17. OOdweyn Somaliland is being Isolated big time both politically and Aid ... A strong Somali is emerging ..... This is biggest donor conference for Somalia . Superpowers will attend this meeting and who ever has interest in East Africa . No one to represent Somaliland that's smart move.
  18. More development and money for Mogadishu admin.... Somali land admin is confused ...... They stressed the need to get their share in aid in Turkey. In the other hand they refused to come to the Donors conference. Win win Situation For the SFG
  19. The Glory of Somalia and dignity is returning , No longer will the East Africa nations dictate Somalia or Cross into Somalia without permission . Ethiopia and Kenyans Government are going to be politically inline With Somali Federal Government after this meeting. No more Double dealing , Somalia Has Legitimate Government
  20. oba does not represent Mogadishu clan ..... Oba you are on your own sxb if you want to remain in looted property ... You are making somali issue and problems more complicated . every Somali citizen should have the right to get back their property even Xoosh... If there is issue about xoosh properties then that's the federal Government problem ... The Law should prevail ...innocent until proven guilty
  21. C/llaahi Maxamed Cali (Sanbololshe ? info on this guy xiin