malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Arbaco, May 08, 2013 (HOL) — Maamulka Somaliland ayaa soo dhaweeyay go’aannadii kasoo baxay shirkii London lagu qabtay shalay oo Salaaso ahayd kaasoo looga hadlayay horumarinta Soomaaliya iyo sidii beesha caalamku ay isku garab-taagi lahayd Soomaaliya si dib loogu soo celiyo sharciga iyo kala-dambeynta. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay soo dhaweeyay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii London, isagoo sheegay in shirkaas ay taageersan yihiin, balse go’aannadii kasoo baxay aysan ahayn kuwo quseeya Somaliland. “Waxaan rajeeyneynaa in lagu guuleysto dhamaan go’aannadii kasoo baxay shirka. Innagu mar walba waxaan jecelnahay in Soomaaliya ay hagaagto oo ay noqoto meel ay nabadi ka jirto,” ayuu yiri wasiirka oo BBC-da qaybteeda afka Soomaaliga la hadlayay kaddib markii shirka lasoo gabagabeeyay. Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay in iyagu qodob ka mid ah kuwii kasoo baxay shirka ay soo dhaweynayaan, kaasoo ka hadlayay wadahadalladii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Somaliland ku dhexmaray dalka Turkiga. “Innagu sidaan horayba u sheegtay qodobbada kasoo baxay shirkan waxay gaar u yihiin Soomaaliyaoo nabadgalyo xumo ay ka jirto, duniduna ay gacan ku siiso sidii ay uga bixi lahayeen dhibaatada. Marka go’aannadii shirkaas ka soo baxay ma ahan kuwo quseeya Somaliland, balse waxaan quuddarreynaynaa in dhaqaalaha faraha badan ee lagu deeqay ay Somaliland qaybteeda ka hasho, sida uu dhigayo shirkii lagu gaaray Ankara bishii hore," ayuu mar kale yiri wasiirka arriaha dibadd ee Somaliland. Maamulka Somaliland ayaa horay u qaadacay ka qaybgalka shirka London ee loo qabanayay Soomaaliya, iyadoo sheegtay inuu yahay mid aanay dani ugu jirin, waxaase shirkaas uu ahaa mid yahoob dhaqaale loogu ururinayay Soomaaliya. Boqolaal milyan oo doollarka Mareykanka ayaa lagu yaboohay shirkii shalay ka dhacay London, iyadoo beesha caalamka ay sheegtay inay Soomaaliya ka taageerayso saddex arrimood oo waaweyn, kuwaasoo kala ah, ammaanka, garsoorka iyo habeynta dhaqaalaha dalka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Banaanbixii London ee jaaliyadaha Awdal, Khaatumo, Makhir, iyo Jubbaland
malistar2012 replied to Aaliyyah's topic in Politics
i can understand Awdal, Khaatumo, Makhir , Jubbaland? that just discredit the entire demonstration .... -
Arboco, May 8, 2013 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka qayb-galay shir looga hadlayey sidii ganacstada Soomaaliya iyo ganacsatada dalka Britain ay uga wada faa'iideysan lahaayeen fursadaha dhaqaale ee ka jira dalka Soomaaliya. Shirkaan oo ay isla soo abaabuleen xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda iyo xafiiska horumarinta dibadda ee dalka Britain ayaa waxaa ka soo qayb-galay ganacsatada dalka Britain iyo ganacsata Soomaaliyeed oo ka kala yimid Soomaaliya, Nairobi iyo dalka Imaaraadka Carabta. Waxaa ugu horeyntii halkaas khudbad ka jeediyey wasiirka arrimaha Afrika ee dalka Britain oo halkaas ku soo dhaweeyey madaxweyn Xasan Sheekh iyo wafdigiisa. Waxaa halkaas sidoo kale ka hadlay Wasiirradda dhaqaalah ee dalka Britain Justin Greening oo warbixin dheer ka bixisay fursadaha ka jira in la maal gashto Soomaaliya oo ku sheegtay in uu yahay wadan hodan ah. Waxayna sheegtay in ay dowladda Britain ay ku kaalmeyndoonta Soomaaliya $140 million Dollar oo lagu horumarinayo wax soo saarka Beeraha iyo dhoofinta xoolaha. Madaxweyne Xasan Sheekh oo halkaas ka hadlay ayaa isna ku gubaabiyey ganacsatada dalka Britain in ay maal gashtaan dalka Soomaaliya. Wuxuuna sheegay in Soomaaliya ay hadda ka soo baxeysa dhibaatadii ay ku jirtay 22kii san ee la soo dhaafay oo hadda diyaar u tahay horumar iyo ganacsi. "Nabadda dalka Soomaaliya oo ka soo rayneysa iyo siyaasadda dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa waxay abuureysaa fursado cusub oo lagu maal-gashto dalka Soomaaliya." ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh. Waxaa sidoo kale halkaas ka hadashay wasiiradda arrimaha dibadda ee dalka Soomaaliya marwa Fowzia Adan oo sheegtay in Soomaaliya uu yahay waddan ay ka buuxaan macaadiin kala duwan, shidaal oo waliba intaa u sii dheertahay beero. Waxay marwo Fowziya ay sheegtay in Soomaaliya ay haysto xeebta ugu dheer qaaradda Africa oo aadna ugu wanaagsan dalxiiska. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa kulankaan ku wehliyey Safiirka Cusub ee loo soo magacaabay dalkan Britain Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe Shirka qaybtiisii dambe ayaa waxaa filayaa in ay ka hadlaan dad ay ka mid yihiin Duqa magaalada Moqdisho Maxamuud Axmed Nuur, agaasimaha sharikadda Dahabshiil Cabdirashiid Ducaale, Agaasimaha sharikadda Nation Link Eng. Abdi Mohamed Sabriye, Farah Abdulsamed, Hay'adda Adam Smith International, Ibraahim Yuusuf, madaxa qaybta isgaarsiinta ee Africa Business Association, Mohamud Cabdi Gabeyre, madaxa rugta ganacsiga Soomaaliya iyo ganacsatayaal kale.
-
International Conference on Somalia -- 7 May 2013
malistar2012 replied to Baashi's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> Listen to Turks , Somali FG should lead the nation , That Six Pillar Policy should be implemented . last but not least all initiative should be approved by FG first regarding Somalia territory . -
Somalia Conference London May 7, 2013 - Live Updates
malistar2012 replied to Che -Guevara's topic in Politics
Great day for Somalia Time to move on , Mr President Hassan and FG Congrats what a achievement , Historical day -
Ayadoo ay iminka si rasmi ah u shaqeyneyso Boostada dalkeenna islamarkaana dhowaan uu ku guuleystay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in lasoo celiyo adeegga Boostada Soomaaliya mudo 24sano kadib ayaa maanta Boostadii ugu horeysay ee lasoo diro kadib dib u howlgelinta Boostada waxaa maanta lagu wareejiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Waraaqadihii Boostada ahaa ee iyagu noqday kuwii ugu horeeyey ee lagusoo diro Boostada Dalkeenna tan iyo intii dib loo howlgeliyey ayadoo warqadahaasina ay gaarayeen ilaa Seddax warqadood. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadlay markii uu warqadahaasi ka gudoomay Wasiirka Warfaafinta ayaa waxa uu Wasiirka ku ammaanay dadaalkii faraha badnaa ee keenay in lagu guuleysto islamarkaana dib loo howlgeliyey Boostada Dalkeenna mudo 24sano kadib waxaana uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku booriyey Wasiirka Warfaafinta inuu sii wado dadaalladiisa hagar la’aaneed ee uu ugu jiro dib usoo celinta adeegyadii kala duwanaa ee uu dalku lahaa burburkii ka hor. “waa guul usoo hooyatay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed in mudo 24sano kadib dib ay u shaqeeyso Boostadii Dalkeenna oo aan aaminsanahay in baahi weyn loo qabay waxaana runtii jeclahay inaan aad ugu mahad celiyo dadkii dadaalka faraha badan ku bixiyey guushaas taariikhiga ah oo uu ugu horeeyo Wasiirka Warfaafinta waxaanna leeyahay Wasiirka sii wad dadaalkaaga,Allena hakuugu guuleeyo”ayuu yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi ayaa isaguna sheegay in guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed wixii hada ka dambeeya ay si rasmi ah u isticmaali karaan Boostada islamarkaana ay u furantahay waxaana uu Wasiirku uga mahad celiyey dhammaanba mas’uuliyiinta iyo howlwadeennada Wasaaradda sida ay dadaalkaasi gacan ugu geysteen. Guud ahaan shacbiga Soomaaliyeed ayaa guul weyn u arka talaabadii dhowaan uu Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/laahi Ciilmooge ugu guuleystay inuu dib u howlgeliyo Boostadii Dalkeenna oo aanay iyadu shaqeyn mudadii uu dalku burburka ka jiray.
-
Soo dhoweynta madaxweynaha ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka Wasiirka Warfaafinta Boostada Isgaarsiinta iyo Gaadiidka waxana uu wasiirku guddoonsiiyay madaxweynaha warqad soo martay boostada oo loo soo diray. Dalka Soomaaliya ayaysan ka jirin 22kii sano ee la soo dhaafay boosto toos ah oo ay dowladu maamusho hase ahaatee waxaa ay dowlada federalka haatan qorsheynaysaa in ay dib u bilowdo boostadii caadiga ahayd ee dadku warqadaha isugu diri jireen inkastoo haatan aalada Internetka ah adduunka uu fududeeyay sida warqadaha la isugu diro.1
-
After action, Elmi Ahmed Duale ( Somalia) expressed his full appreciation for the adoption of an “important” resolution, which would support and facilitate his Government in achieving its development, governance and security goals. The resolution also ensured that there was only “one door” to knock on, as opposed to fragmented approaches, in coordinating assistance. Indeed, today’s action was a “first step” towards more effective Council support. Good Job Congrats Today was a Good today For Somalia and SFG .
-
News and Media Division • New York SECURITY COUNCIL ESTABLISHES UNITED NATIONS ASSISTANCE MISSION IN SOMALIA, TO BE OPERATIONAL BY 3 JUNE FOR INITIAL PERIOD OF 12 MONTHS Unanimously Adopts Resolution 2102 (2013) Acting on the recommendations of United Nations Secretary-General Ban Ki-moon, the Security Council today decided to establish the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) by 3 June for an initial period of 12 months, providing the United Nations “good offices” functions — and a range of strategic policy advice — in support of the Federal Government’s peace and reconciliation process. Unanimously adopting resolution 2102 (2013), the Council decided that the mandate of UNSOM — which it intended to renew as appropriate — would include the provision of policy advice to the Federal Government and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) on peacebuilding and state-building in the areas of: governance, security sector reform and rule of law (including the disengagement of combatants), development of a federal system (including preparations for elections in 2016), and coordination of international donor support. Among its other mandated functions, UMSOM would help build the Federal Government’s capacity to promote respect for human rights and women’s empowerment, promote child protection, prevent conflict-related sexual and gender-based violence, and strengthen justice institutions. Further, it would monitor, help investigate and report to the Council on any abuses or violations of human rights or of international humanitarian law committed in Somalia, or any abuses committed against children or women. In such work, the Council underlined the importance of Somali ownership, requesting the Special Representative of the Secretary-General, Nicholas Kay, to align closely United Nations country team activities with the priorities of UNSOM and the Federal Government, as well as AMISOM, the Intergovernmental Authority for Development (IGAD), the European Union and other regional, bilateral and multilateral partners. By other terms, the Council decided that UNSOM would be based in Mogadishu and deployed across Somalia, as requested by the Federal Government and as conditions permitted, in line with arrangements set out by the Secretary-General in his 19 April letter to the Council (document S/2013/239). Further, it recalled provisions in resolution 2093 (2013) in relation to UNSOM as a structurally integrated United Nations mission, welcoming the proposed leadership and coordination structures, with a clear delineation of duties. For his part, the Secretary-General was requested to keep the Council regularly informed of the implementation of UNSOM’s mandate, including steps he was taking to ensure the presence of a structurally integrated mission by 1 January 2014, as well as an assessment on the political and security implications of wider United Nations deployments across Somalia, with a first report to be delivered no later than 2 September 2013 and every 90 days thereafter. In his 19 April letter, the Secretary-General transmitted the results of a technical assessment mission to Somalia, deployed from 17 to 29 March. He notes that the team conducted its work on the basis of resolution 2093 (2013), adopted on 6 March, by which the Council defined a new United Nations presence in Somalia, guided by the Secretary-General’s Strategic Review of the situation. It agreed that the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) should be replaced by a new special political mission as soon as possible. Throughout its encounters, the mission had heard strong support for a United Nations mandate in all areas identified by resolution 2093 (2013), according to the letter. The team found the political environment to be extremely complex, but with “impressive” capacities for peace and dialogue, thanks to the strong political will of the Federal Government to rebuild the country. International commitment was critical to ensuring an enabling security environment. Those findings depicted an environment in which a new United Nations mission could “do much good”, the letter states. The team’s “mission concept” outlined an approach for providing mandated activities, guided by the principles of Somali national ownership, flexibility, and collaboration and partnerships. The letter outlines the core substantive functions of the new mission in the areas of: political affairs and mediation; rule of law and security institutions; and human rights and protection, as well as a role for multidisciplinary task teams to ensure coherence between the United Nations country team and the mission. After action, Elmi Ahmed Duale ( Somalia) expressed his full appreciation for the adoption of an “important” resolution, which would support and facilitate his Government in achieving its development, governance and security goals. The resolution also ensured that there was only “one door” to knock on, as opposed to fragmented approaches, in coordinating assistance. Indeed, today’s action was a “first step” towards more effective Council support. Against that backdrop, he called on all partners to abide by the principles of Somali sovereignty and ownership when extending support for the development of a Somali future, adding that regional authorities should also be consulted. Welcoming the emphasis on coordination and urgent action, he underlined the need for human and financial resources to help Somalia implement its mandate, drawing attention to the 7 May donor conference in London. “This year will be an opening of opportunities for Somalia’s development,” he declared. +1
-
Faroole is not attending the London conference its official.
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
After action, Elmi Ahmed Duale ( Somalia) expressed his full appreciation for the adoption of an “important” resolution, which would support and facilitate his Government in achieving its development, governance and security goals. The resolution also ensured that there was only “one door” to knock on, as opposed to fragmented approaches, in coordinating assistance. Indeed, today’s action was a “first step” towards more effective Council support. No more Back door , Somali has a Recognized Administration Somali Gov is sticking to his plan and policy for stabilization ... IGAD needs to Respect that .. -
Faroole is not attending the London conference its official.
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
SECURITY COUNCIL ESTABLISHES UNITED NATIONS ASSISTANCE MISSION IN SOMALIA, TO BE OPERATIONAL BY 3 JUNE FOR INITIAL PERIOD OF 12 MONTHS Unanimously Adopts Resolution 2102 (2013) Acting on the recommendations of United Nations Secretary-General Ban Ki-moon, the Security Council today decided to establish the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) by 3 June for an initial period of 12 months, providing the United Nations “good offices” functions — and a range of strategic policy advice — in support of the Federal Government’s peace and reconciliation process. Unanimously adopting resolution 2102 (2013), the Council decided that the mandate of UNSOM — which it intended to renew as appropriate — would include the provision of policy advice to the Federal Government and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) on peacebuilding and state-building in the areas of: governance, security sector reform and rule of law (including the disengagement of combatants), development of a federal system (including preparations for elections in 2016), and coordination of international donor support. Among its other mandated functions, UMSOM would help build the Federal Government’s capacity to promote respect for human rights and women’s empowerment, promote child protection, prevent conflict-related sexual and gender-based violence, and strengthen justice institutions. Further, it would monitor, help investigate and report to the Council on any abuses or violations of human rights or of international humanitarian law committed in Somalia, or any abuses committed against children or women. In such work, the Council underlined the importance of Somali ownership, requesting the Special Representative of the Secretary-General, Nicholas Kay, to align closely United Nations country team activities with the priorities of UNSOM and the Federal Government, as well as AMISOM, the Intergovernmental Authority for Development (IGAD), the European Union and other regional, bilateral and multilateral partners. By other terms, the Council decided that UNSOM would be based in Mogadishu and deployed across Somalia, as requested by the Federal Government and as conditions permitted, in line with arrangements set out by the Secretary-General in his 19 April letter to the Council (document S/2013/239). Further, it recalled provisions in resolution 2093 (2013) in relation to UNSOM as a structurally integrated United Nations mission, welcoming the proposed leadership and coordination structures, with a clear delineation of duties. For his part, the Secretary-General was requested to keep the Council regularly informed of the implementation of UNSOM’s mandate, including steps he was taking to ensure the presence of a structurally integrated mission by 1 January 2014, as well as an assessment on the political and security implications of wider United Nations deployments across Somalia, with a first report to be delivered no later than 2 September 2013 and every 90 days thereafter. In his 19 April letter, the Secretary-General transmitted the results of a technical assessment mission to Somalia, deployed from 17 to 29 March. He notes that the team conducted its work on the basis of resolution 2093 (2013), adopted on 6 March, by which the Council defined a new United Nations presence in Somalia, guided by the Secretary-General’s Strategic Review of the situation. It agreed that the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) should be replaced by a new special political mission as soon as possible. Throughout its encounters, the mission had heard strong support for a United Nations mandate in all areas identified by resolution 2093 (2013), according to the letter. The team found the political environment to be extremely complex, but with “impressive” capacities for peace and dialogue, thanks to the strong political will of the Federal Government to rebuild the country. International commitment was critical to ensuring an enabling security environment. Those findings depicted an environment in which a new United Nations mission could “do much good”, the letter states. The team’s “mission concept” outlined an approach for providing mandated activities, guided by the principles of Somali national ownership, flexibility, and collaboration and partnerships. The letter outlines the core substantive functions of the new mission in the areas of: political affairs and mediation; rule of law and security institutions; and human rights and protection, as well as a role for multidisciplinary task teams to ensure coherence between the United Nations country team and the mission. After action, Elmi Ahmed Duale ( Somalia) expressed his full appreciation for the adoption of an “important” resolution, which would support and facilitate his Government in achieving its development, governance and security goals. The resolution also ensured that there was only “one door” to knock on, as opposed to fragmented approaches, in coordinating assistance. Indeed, today’s action was a “first step” towards more effective Council support. Against that backdrop, he called on all partners to abide by the principles of Somali sovereignty and ownership when extending support for the development of a Somali future, adding that regional authorities should also be consulted. Welcoming the emphasis on coordination and urgent action, he underlined the need for human and financial resources to help Somalia implement its mandate, drawing attention to the 7 May donor conference in London. “This year will be an opening of opportunities for Somalia’s development,” he declared. -
The police unit will work alongside and co-ordinate operations with a 1,000-strong special counter-terrorism unit formed by the Ministry of Defence and drawn from various branches of the armed forces and security services. The military anti-terrorism unit was scheduled to deploy in Mogadishu by the end of April, but was postponed until mid-May "They will take part in operations to maintain peace, to cleanse the city of remnants of the radical group and especially to seal off areas where assassination squads are suspected of hiding," he told Sabahi. "Among their national duties is to target the murderers who escape the scene of the crime and disarm the corrupt militants that do not belong to the security forces." The special police forces will wear a new uniform that sets them apart from other police forces, and they have been chosen based on specific criteria and skills, since they are considered to be a rapid intervention force, said Abukar Dahir Osman, a permanent secretary at the Ministry of Interior and National Security. "We will make sure to supply the special patrol cars for the armed police force with cell phones and alarm and monitoring systems throughout all the neighbourhoods in the capital," he told Sabahi. "These cars will be specifically designed for the police since they will be four-wheel drive vehicles capable of chasing militants through sandy roads." He said the government should also monitor telecommunications to identify suspected militants and gather intelligence about any planned attacks. Well-done Congrats to the Somali Federal Government
-
The Somali government plans to deploy a 1,300-strong police force in late May to hunt down al-Shabaab operatives throughout Mogadishu with the aim of preventing attacks and assassinations against peace activists, security forces, journalists and government officials. Members of the Somali Police Force salute on January 18th before boarding a flight to Djibouti to take part in a three-month training course. [stuart Price/AU-UN IST/AFP] Related Articles Counter-terrorism unit to hit Mogadishu streets Somali women help restore security in Mogadishu Somali government prepares army to take over security International Contact Group on Somalia praises progress "Among the tasks of our new force is to impose curfews, conduct searches, fend off attacks, protect public figures and protect [neighbourhood police outposts]," Somali Minister of Interior and National Security Abdikarim Hussein Guled told Sabahi. "Its members will be different from other forces because of their unique uniforms, equipment, supplies and special vehicles, as well as because they will receive ongoing training inside the country and abroad to maintain their fitness levels." The special police unit already received training in Somalia and abroad in preparation for their deployment, Guled said. They will be deployed with 120 vehicles painted in a distinctive colour and equipped with advanced radio and alarm equipment. The new unit is part of the federal government's campaign to step up security and counter-terrorism operations in Mogadishu. The police unit will work alongside and co-ordinate operations with a 1,000-strong special counter-terrorism unit formed by the Ministry of Defence and drawn from various branches of the armed forces and security services. The military anti-terrorism unit was scheduled to deploy in Mogadishu by the end of April, but was postponed until mid-May. The police force will be armed and will conduct security patrols day and night, said Mukhtar Hassan Mohamed, head of the registration and monitoring department at the Ministry of Interior and National Security. "They will take part in operations to maintain peace, to cleanse the city of remnants of the radical group and especially to seal off areas where assassination squads are suspected of hiding," he told Sabahi. "Among their national duties is to target the murderers who escape the scene of the crime and disarm the corrupt militants that do not belong to the security forces." The special police forces will wear a new uniform that sets them apart from other police forces, and they have been chosen based on specific criteria and skills, since they are considered to be a rapid intervention force, said Abukar Dahir Osman, a permanent secretary at the Ministry of Interior and National Security. "We will make sure to supply the special patrol cars for the armed police force with cell phones and alarm and monitoring systems throughout all the neighbourhoods in the capital," he told Sabahi. "These cars will be specifically designed for the police since they will be four-wheel drive vehicles capable of chasing militants through sandy roads." He said the government should also monitor telecommunications to identify suspected militants and gather intelligence about any planned attacks. "We noticed that there was communication between one of the suicide bombers and an al-Shabaab leader after eight suicide bombers targeted the Benadir court building on April 14th," Osman said. "For this reason, we need to get our hands on advanced technology and surveillance equipment to hinder the plans, hopes and aggressive operations perpetrated by suicide bombers." Somali government seeks international support Mohamed said the Ministry of Interior and National Security will ask the United States, the United Kingdom, China, as well as Arab, African and other European countries for substantial support for equipping the police unit with vehicles and helicopters. Some countries have already pledged to supply the army, police and intelligence services with military equipment to help prevent the al-Qaeda network and its Somali accomplices from planning terrorist attacks, he said. In April, the Djiboutian government donated 15 armoured vehicles as part of a graduation ceremony for 205 Somali police officers finishing a European-run security training course in Djibouti, and they plan to donate others. Somalia needs the international community's full support to carry out counter-terrorism operations in Mogadishu, said Abdirashid Enow Nur, a security analyst and political science professor at Mogadishu University. Otherwise, the capital will remain vulnerable to attacks by al-Shabaab, he said. "Mogadishu still has its doors open to those wanting to plant bombs and wreak havoc without any resistance," Nur told Sabahi. "Therefore, the government has to hurry up and erect land barriers guarding the northern and southern entrances to the capital in order to control the security situation," he said. "In addition, it should use trained police dogs to help detect explosives and drugs at border crossings and checkpoints because they are more accurate compared to manual inspection devices and because it is a top priority security task."
-
Muqdisho: HN : Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud oo maalintii shalay la hadllayay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan magaalada Muqdisho ka howlgali doonaan ciidamo booliis ah oo wax badan ka badalli doona amniga caasimada. Waxaa uu sheegay madaxweyne Xassan Sheekh in la soo gabagabeeyay islamarkaana la soo dhameystiray tababar iyo qalabeyn lagu waday ciidamada oo dhawaan lagu arki doono iyaga oo si rasmi ah uga howlgalaya caasimada Muqdisho. ”Hubka ay ciidamadaas adeegsan doonaan ma’aha kuwo dibada laga hellayo, laakiin waa kuwo ku yimid dadaal ay dowladdu bixisay, waxaana naga go’an aan wax badan ka badalno amniga caasimada,” ayuu yiri madaxweyne Xassan Sheekh Max’uud. Waxaa uu madaxweynuhu sheegay in ay ka go’n tahay dowladda uu hogaaminayo xaqiijinta nabadgalyada magaalada Muqdisho,wuxuuna sheegay in maalmaha soo aaddan ciidamadaas lagu arki doono wadooyinka magaalada Muqdisho iyaga oo gudanaya hawsha loo igmaday ee ah sugida nabadgalyada Muqdisho. Maalmihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho waxaa ay ku jirtay bandow ay galiyeen lamaha nabad-galyada dowladda federaalka, iyadoo la sheegay in laga hor tagayo weeraro ay qorsheynayaan Al-shabaab.
-
International Conference on Somalia -- 7 May 2013
malistar2012 replied to Baashi's topic in Politics
By other terms, the Council decided that UNSOM would be based in Mogadishu and deployed across Somalia, as requested by the Federal Government and as conditions permitted, in line with arrangements set out by the Secretary-General in his 19 April letter to the Council (document S/2013/239). Further, it recalled provisions in resolution 2093 (2013) in relation to UNSOM as a structurally integrated United Nations mission, welcoming the proposed leadership and coordination structures, with a clear delineation of duties. After action, Elmi Ahmed Duale ( Somalia) expressed his full appreciation for the adoption of an “important” resolution, which would support and facilitate his Government in achieving its development, governance and security goals. The resolution also ensured that there was only “one door” to knock on, as opposed to fragmented approaches, in coordinating assistance. Indeed, today’s action was a “first step” towards more effective Council support. Against that backdrop, he called on all partners to abide by the principles of Somali sovereignty and ownership when extending support for the development of a Somali future, adding that regional authorities should also be consulted. Welcoming the emphasis on coordination and urgent action, he underlined the need for human and financial resources to help Somalia implement its mandate, drawing attention to the 7 May donor conference in London. “This year will be an opening of opportunities for Somalia’s development,” he declared -
By other terms, the Council decided that UNSOM would be based in Mogadishu and deployed across Somalia, as requested by the Federal Government and as conditions permitted, in line with arrangements set out by the Secretary-General in his 19 April letter to the Council (document S/2013/239). Further, it recalled provisions in resolution 2093 (2013) in relation to UNSOM as a structurally integrated United Nations mission, welcoming the proposed leadership and coordination structures, with a clear delineation of duties. After action, Elmi Ahmed Duale ( Somalia) expressed his full appreciation for the adoption of an “important” resolution, which would support and facilitate his Government in achieving its development, governance and security goals. The resolution also ensured that there was only “one door” to knock on, as opposed to fragmented approaches, in coordinating assistance. Indeed, today’s action was a “first step” towards more effective Council support. Against that backdrop, he called on all partners to abide by the principles of Somali sovereignty and ownership when extending support for the development of a Somali future, adding that regional authorities should also be consulted. Welcoming the emphasis on coordination and urgent action, he underlined the need for human and financial resources to help Somalia implement its mandate, drawing attention to the 7 May donor conference in London. “This year will be an opening of opportunities for Somalia’s development,” he declared Time to run to the Nation Capital
-
News and Media Division • New York SECURITY COUNCIL ESTABLISHES UNITED NATIONS ASSISTANCE MISSION IN SOMALIA, TO BE OPERATIONAL BY 3 JUNE FOR INITIAL PERIOD OF 12 MONTHS Unanimously Adopts Resolution 2102 (2013) Acting on the recommendations of United Nations Secretary-General Ban Ki-moon, the Security Council today decided to establish the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) by 3 June for an initial period of 12 months, providing the United Nations “good offices” functions — and a range of strategic policy advice — in support of the Federal Government’s peace and reconciliation process. Unanimously adopting resolution 2102 (2013), the Council decided that the mandate of UNSOM — which it intended to renew as appropriate — would include the provision of policy advice to the Federal Government and the African Union Mission in Somalia (AMISOM) on peacebuilding and state-building in the areas of: governance, security sector reform and rule of law (including the disengagement of combatants), development of a federal system (including preparations for elections in 2016), and coordination of international donor support. Among its other mandated functions, UMSOM would help build the Federal Government’s capacity to promote respect for human rights and women’s empowerment, promote child protection, prevent conflict-related sexual and gender-based violence, and strengthen justice institutions. Further, it would monitor, help investigate and report to the Council on any abuses or violations of human rights or of international humanitarian law committed in Somalia, or any abuses committed against children or women. In such work, the Council underlined the importance of Somali ownership, requesting the Special Representative of the Secretary-General, Nicholas Kay, to align closely United Nations country team activities with the priorities of UNSOM and the Federal Government, as well as AMISOM, the Intergovernmental Authority for Development (IGAD), the European Union and other regional, bilateral and multilateral partners. By other terms, the Council decided that UNSOM would be based in Mogadishu and deployed across Somalia, as requested by the Federal Government and as conditions permitted, in line with arrangements set out by the Secretary-General in his 19 April letter to the Council (document S/2013/239). Further, it recalled provisions in resolution 2093 (2013) in relation to UNSOM as a structurally integrated United Nations mission, welcoming the proposed leadership and coordination structures, with a clear delineation of duties. For his part, the Secretary-General was requested to keep the Council regularly informed of the implementation of UNSOM’s mandate, including steps he was taking to ensure the presence of a structurally integrated mission by 1 January 2014, as well as an assessment on the political and security implications of wider United Nations deployments across Somalia, with a first report to be delivered no later than 2 September 2013 and every 90 days thereafter. In his 19 April letter, the Secretary-General transmitted the results of a technical assessment mission to Somalia, deployed from 17 to 29 March. He notes that the team conducted its work on the basis of resolution 2093 (2013), adopted on 6 March, by which the Council defined a new United Nations presence in Somalia, guided by the Secretary-General’s Strategic Review of the situation. It agreed that the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) should be replaced by a new special political mission as soon as possible. Throughout its encounters, the mission had heard strong support for a United Nations mandate in all areas identified by resolution 2093 (2013), according to the letter. The team found the political environment to be extremely complex, but with “impressive” capacities for peace and dialogue, thanks to the strong political will of the Federal Government to rebuild the country. International commitment was critical to ensuring an enabling security environment. Those findings depicted an environment in which a new United Nations mission could “do much good”, the letter states. The team’s “mission concept” outlined an approach for providing mandated activities, guided by the principles of Somali national ownership, flexibility, and collaboration and partnerships. The letter outlines the core substantive functions of the new mission in the areas of: political affairs and mediation; rule of law and security institutions; and human rights and protection, as well as a role for multidisciplinary task teams to ensure coherence between the United Nations country team and the mission. After action, Elmi Ahmed Duale ( Somalia) expressed his full appreciation for the adoption of an “important” resolution, which would support and facilitate his Government in achieving its development, governance and security goals. The resolution also ensured that there was only “one door” to knock on, as opposed to fragmented approaches, in coordinating assistance. Indeed, today’s action was a “first step” towards more effective Council support. Against that backdrop, he called on all partners to abide by the principles of Somali sovereignty and ownership when extending support for the development of a Somali future, adding that regional authorities should also be consulted. Welcoming the emphasis on coordination and urgent action, he underlined the need for human and financial resources to help Somalia implement its mandate, drawing attention to the 7 May donor conference in London. “This year will be an opening of opportunities for Somalia’s development,” he declared.
-
Barnaamijkan oo ku shaqeynaya magaca UNSOM ayaa la sheegay inuu wax badan ka taageeri doono Soomaaliya, sida dib u dhiska qaranka Soomaaliya, arimaha xuquuqda aadanaha, dib u dhiska ciidan iyo dib u dhiska awooda sharciga. Hirgelinta UNSOM ayaa kusoo aadaya wax yar ka hor markii shir caalami ah isniintii uu ka dhacay magaalada London oo ay sheegeen ingiriiska iyo Somalia, si kor loogu qaado taageerada baahida amaanka ee Soomaaliya iyo kobcinta dhaqaalaha iyo qeybaha maaliyada. Good lobbying from the Government side , UNSOM will train and pay Somali security Force , Assist in economic development , Mr President i hope you sees the moment , don't Waite for no spoilers .
-
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay howlgal cusub oo la magac baxay UNSOM kaasoo laga hirgelinayo dalka Soomaaliya. Howlgalkan ayaa waxa uu ku shaqeyn doonaa magaca ah axaana uu ku shaqeynayaa magaca howlgqalka gargaarka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay U.N. Assistance Mission in Somalia (UNSOM).Howlgalkaan ayaa la sheegay in xaruntiisa ay noqoneyso magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxaana howlgalkaan uu ka bilaabanaya magaalada Muqdisho 3 bisha June, iyadoo marka ugu horeysa lagu tijaabinayo muddo 12 bilood ah. Barnaamijkan oo ku shaqeynaya magaca UNSOM ayaa la sheegay inuu wax badan ka taageeri doono Soomaaliya, sida dib u dhiska qaranka Soomaaliya, arimaha xuquuqda aadanaha, dib u dhiska ciidan iyo dib u dhiska awooda sharciga. Hirgelinta UNSOM ayaa kusoo aadaya wax yar ka hor markii shir caalami ah isniintii uu ka dhacay magaalada London oo ay sheegeen ingiriiska iyo Somalia, si kor loogu qaado taageerada baahida amaanka ee Soomaaliya iyo kobcinta dhaqaalaha iyo qeybaha maaliyada. ku dhowaaqida qorshahan cusub ayaa imanaya dhowr maalmood kahor xilliga loo asteeyay in uu ka dhaco shir arrimaha Soomaaliya loogaga hadlayo magaalada London ee dalka Ingiriiska.
-
Madaxweyne Xasan Sheikh oo Adis ababa u duuley Muqdishso–2 May,2013–Puntlandi– Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh iyo Wafdi uu hogaaminaylo ayaa galabta u duuley Adis ababa si uu uga qayb galo shirka Madaxda IGAD oo beri ka dhici doona Adis ababa. Afhayeenka Villa Somaliya Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sheegay in Safarka Madaxweynuhu uu yahay ka qaybgalka Shirka IGAD, isagoo madaxweyne Xasan Sheikh uu igad ugudbin doono qorshaha xukuumada. Its about IGADs grand stabilization plan for south-central Somalia. The Somali Gov have their own plan and strategy . IGAD must accepted sovereignty of Somalia. IGAD must show respect to Somali Government , Its a recognized government and are capable of managing the country, IGADs grand stabilization plan for south-central somalia will not work
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu magacaabey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya iyo Agaasimaha hay’adda Nabad-sugidda Qaranka. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa loo magacabey Gen. Cabdixakim Dahir Siciid (Saacid), oo horey u ahaa ku xigeenka Taliyaha Booliska. Muddoyinkii la soo dhaafey waxaa la hadal hayey in la beddeli doono Taliyaha Ciidanka Booliska Shariif Shiikhunaa oo la magacabey xiligii madaxweyne Shiikh Shariif. Agaasimaha cusub ee Hay’adda nabadsugida Bashiir Goobe Dhanka kale isla shirka ayaa lagu magacaabey Agaasimaha rasmiga ah ee hay’adda nabadsugidda Qaranka Waxaana loo magacaabey Gen. Bashiir Maxamed Jaamac oo dowladii Shiikh Shariif la soo shaqeeyey, haddana ahaa Wasiir kuxigeen ka tirsan Xukuumadda Raysalwasaare Saacid, ka hor waxa uu muddo ka soo shaqeeyey arrimaha Ciyaaraha. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdishakuur Cali Mire oo saxaafada la hadlay shirkii Golaha Wasiirrada kadib ayaa sheegay in goluhu cod aqlabiyad ah ku ansixiyay taliyeyaasha booliska iyo nabad sugidda qaranka, kadib markii ay magacaabistooda gollaha u soo gudbisay Wasaarada Arrimaha Guddaha iyo Amniga Qaranka. “Waa labo Jeneraal oo dalka laga yaqaan, aad baana Soomaalinimadooda, aqoontooda iyo hawl karnimadooda ugu kalsoonahay, waxaana ku kalsoonahay inay horseedi doonaan isbadal iyo horukac dhanka amniga dalka laga gaaro,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu. Agaasimihii hore ee hay’adda nabadsugida Axmed Macalim Fiqi ayaa xilkan iska casiley mar sii horeysey, kadib markii cadaadis lagu saarey, isla markaana ay soo bateen maxaabiista jidadka la soo dhigaayo, iyo Xarakada al-Shabaab oo galaangal ku yeelatey sirdoonka Dowladda. Horseed Media News Desk
-
Popular Contributors