malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Otherwise, after the usual speeches and back-slapping, the situation in Somalia still remains the same. The fledgling provisional administration has all the trappings and public relations of a "proper" government but only controls less than half of the Benadir region, and has to rely on the co-operation of regional players like Puntland and Galmudug and to the protection of AMISON. government but only controls less than half of the Benadir region My dear friend those days are long gone , No more excuse for SNM admin .
-
Air Uganda is set to start flights to Mogadishu, the capital of Somalia, signaling yet another vote of confidence in the economic turnaround of the war-torn county. “We are working with the United Nations, the Government in Mogadishu and our embassies to make sure that security arrangements are adequate. Already, some scheduled carriers have been flying to Mogadishu with no security challenges,” Cornwell Muleya, Air Uganda’s chief executive officer, said. Muleya made the revelations on Sunday at Entebbe International Airport after the delivery of a third CRJ-200 aircraft to be added onto the airline’s fleet. The aircraft was acquired on a five-year lease. Muleya, however, declined to reveal the financial terms of the arrangement. Last year, Turkish airlines became the first commercial airline to land in Mogadishu in more than 20 years. The landmark flight came after African Union forces- the bulk of who are Ugandan troops - and government forces drove militia out of Mogadisu. The militia however continue carrying out sporadic attacks on the city. Hitherto, the Mogadishu airport was controlled by rival militia. The newly appointed chief executive expressed optimism in the growth of Africa’s aviation industry. “Aviation is growing fastest in Africa at a rate of 6% per annum. Whereas other regions have been seeing a slow down; we’re seeing growth in Africa for two reasons. First of all, there is a growing economy in terms of commodity markets and the impact of commodity prices, discovery of oil and other mineral deposits have fuelled the growth of a middle class that wants to travel,” he said. The Mogadishu flights, which target the growing Somali business legion across the region and diaspora, will start in July. Air Uganda will also launch a flight service to Kilimanjaro later this month from its Entebbe hub.
-
“Safarka aan ku tagay Jabuuti, waxa uu ahaa safar shaqo, waxaanan u tagay inaan soo ogaado xaaladda ay ku sugan yihiin dadka reer Somaliland ee Jabuuti ku dhaqan oo dhowr iyo labaatan sannadood degganaa This man has balls to go back to Hargeysa and denies the fact he defected and was seeking a job in Xamar . Djibouti President tried to add him new ministers source are saying but was told no reason why is he holds no weight and a opportunistic. Where is Axmed Cabdi Xaabsade ?
-
Hargeysa(RBC):- Wasiirka Wasaarada dib-u-dejinta Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa ka hadlay hadal-hayn suuqa la soo geliyey oo sheegaysa inuu iska casilayo xilka Wasiirnimo iyo in is-afgaran-waa soo kala dhex-galay isaga iyo Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, wararkaas oo ay qaar warbaahinta Somaliland ka tirsani faafiyeen, ayuu Xagla-toosiye ku tilmaamay kuwo waxba kama jiraan ah. Waxa uu Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Saleebaan Ciise (Xagla-toosiye), ku dooday inaanu jirin khilaaf ama isfahmi-waa soo kala dhex-galay isaga iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dabayaaqadii sannadkii hore u magacaabay xilka Wasiirnimo ee uu hadda hayo. Waxaanu Wasiirku intaa ku daray inaanu iska casilaynin xilkiisa. Sidoo kale, Saleebaan-Xagla-toosiye, waxa uu maanta ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, safarkaas oo lala xidhiidhiyey khilaafka la sheegay inuu soo kala dhex-galay isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo, ayuu Wasiir Xagla-toosiye oo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa markii uu soo degay ka dib ugu warramayey Weriyeyaasha ku sheegay mid uu wax kagaga soo ogaanayey xaaladda ay ku nool yihiin dadka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Jabuuti. “Safarka aan ku tagay Jabuuti, waxa uu ahaa safar shaqo, waxaanan u tagay inaan soo ogaado xaaladda ay ku sugan yihiin dadka reer Somaliland ee Jabuuti ku dhaqan oo dhowr iyo labaatan sannadood degganaa. Markaa, hawlihii aannu u tagnay Jabuuti aad iyo aad ayay noogu soo hagaageen, dawladda Jabuuti ayaana aad noo soo dhawaysay, shaqadana noo fududaysay.” Sidaa ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Saleebaan-Xagla-toosiye. Wasiir Xagla-toosiye oo ka hadlaya is-casilaadda iyo khilaafka la sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo soo kala dhex-galay waxa uu yiri; “Warkaa is-casilaadda ah iyagga ayaa weydiinaysaa halka ay ka keeneen (ciddii suuqa gelisay). Midda kale ma jirto wax is-afgaran-waa ah oo aniga iyo Xukuumadda ama aniga Madaxwaynaha na dhex yaalla, waa warar iska ku-tidhi-ku-teen ah.”
-
Saying triangle won't free eastern Sool. Last I checked Ceerigaabo the capital of Sanaag region is in the far east and owned by us. wow disrespect i be shame today Naxar We all know who is obsessed and fears the SNM block. while ali khalif galayr is running around xamar doing nonsense , his people are being humiliated by the snm block its a shame
-
maaddey ^^ Source are saying he wants to be in the new cabinet and represent his bloc , I think this guy is waste of time and space. Dhanka kale, Xogta ayaa waxa ay sheegeysaa in Golaha Wasiirada oo iminka ah ilaa 10-Wasiiro la gaarsiin doono ilaa iyo 18-Wasaaradood si ee meesha uga baxdo dhaliisha Beelo badan oo ka cabanayay in ee ka waayeen Xaqooda Xukuumada Soomaaliya.
-
Culusow iyo USP oo Kulmay: The president is feeling the heat!
malistar2012 replied to Garaad Bari's topic in Politics
Good Move by President , USP needs to present them self as creditable ., More work is need to be done at home , organize demonstration and etc. -
Jimco, May 11, 2013(HOL)—Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo maalmahan booqasho ku joogay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu caawa la hadlay Soomaalida ku nool magaalada Birmingham oo isugu yimid in ay dhegeystaan khudbadda madaxweynaha Soomaaliya. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad aad u badan oo ka kala yimid magaalooyinka kala duwan ee UK, waxayna dadku muujiyeen sida ay ula dhacsan yihiin Dowladda hadda u dhisan Soomaaliya, taasi oo aan ahayn KMG, isla markaana dalalka caalamka ay billaabeen in ay ula macaamilaan si ka duwan siyaabihii loola macaamili jiray dowladihii KMG ahaa ee Soomaaliya soo maray. Qaar ka mid ah dadkii munaasabadda ka soo qeybgalay oo loo gartay in ay khudbado ka jeediyeen munaasabadda ayaa ka hadlay, waxayna khudbadahooda isugu jireen soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha, taageeridda dowladda Soomaaliya, iyadoo qaarkoodna ay talo iyo dardaar u soo jeediyeen madaxda dowladda. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirrada Gaashaandhigga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi iyo Arrimaha Dibadda Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya Britain Danjire C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo shaqaale ka howlagala madaxtooyada Soomaaliya. Intaas kaddib Prof. C/qaadir Ruumi oo xafladda xiriirinayay ayaa codbaahiyaha ku soo dhaweeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, si uu ujeediyo khudbaddii uu ugu talagalay dadka ku nool Magaalada Birmingham. Madaxweynaha ayaa ugu horreyn u mahadceliyay dadkii soo qabanqaabiyay munaasabadda iyo dadkii ka soo qeybgalay, wuxuuna caddeeyay in uu raalli ka yahay soo dhaweynta ay u sameeyeen. Madaxweynaha ayaa intaas kaddib wuxuu ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya halka ay hadda taagan tahay iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay, wuxuuna farta ku fiiqay in caalamka uu diyaar u yahay in uu wax la qabto Dowladda Soomaaliyeed haseyeeshee wuxuu xusay in taageero kasta oo la siiyo aysan waxba tari doonin haddii aysan dadka Soomaaliyeed iyagu wax qabsan. Wuxuu mar kale ku celiyay qorshe siyaasadeedka lixda tiir ee ay dowladdiisa ku howlgeleyso, kuwaasi oo ay ugu horreeyaan wax ka qabashada amniga iyo garsoorka, wuxuuna carrabka ku dhuftay in haddii aan amni la helin aysan jirin wax suurtagelaya, sidoo kalena ay lagama maarmaan tahay in la helo garsoor shaqeynaya. “Waxaan u dhaartay oo aniga oo weeso qaba aan kutub qur’aan gacanta u saaray in aan xilkeyga u guto si waafaqsan danta dalka, dadka iyo diinta, taasina waan ku taaganahay weli. Waxyaabaha aan ku taameyno haddii aan nahay madaxda dowladda Soomaaliya waa labo waxyaabood oo aan dooneyno in aan Soomaaliya gaarsiinno, kuwaasi oo kala ah in Soomaaliya gaarsiinno, “SOOMAALIYA OO MID AH OO XASILLOON” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Intaas kaddib wuxuu madaxweynaha ka codsaday dadkii munaasabadda isugu yimid in ay ka qeybqaataan soo celinta hannaankii dowladnimo ee Soomaaliya iyo weliba dib u dhiska dalka, isagoo weliba xusuusiyay in dalka Soomaaliya uu sugayo dadka Soomaaliyeed ee dibadaha u soo baxay ee fursadaha kala duwan helay. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dalka Ingiriiska u tegay in uu ka qeybgalo Shirkii ay Dowladda Britain soo qabanqaabisay ee looga hadlayay taageeridda Dowladda Soomaaliya, kaddib shirkaasna wuxuu Magaalada London kula hadlay Soomaali badan oo ku nool dalka Ingiriiska. Dhanka kalena, waxaa munaasabadda kaddib xaflad casho sharaf ah isku arkay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno ka tirsan wafdigiisa oo ay ka mid ahaayeen Ra’iisal wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, Wasiirka gaashaandhigga C/xakiin Fiqi iyo Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID Feysal Cali Waraabe.Klankooda oo ahaa mid cashada dhexdeeda ka dhashay oo aan horay loo sii qorsheynin ayaan si rasmi ah loo sheegi karin waxyaabihii ay iskula soo qaadeen. Ibrahim Omar Baafo, Hiiraan Online baafo@hiiraan.com London, UK
-
^^So Xaaji Habaar thought you few verses of his dark prayers i sure don't pray for instability in Puntland, i just don't like Farole and his policy , Priority . Farole Failed Puntland the only thing he achieved was the road map . Galckayo is getting out of hand , Today Bossaso is feeling it . Forget about ***** land s and Mahkir . This is fact sxb
-
i don't know about your story xiin , seems like the FG are not changing their policy ............
-
Wafdi xaqiiq raadin oo ka socda IGAD ayaa todobaadka soo socda tagaya Kismaayo Wafdi xaqiiq raadin oo ka socda urur goboleedka IGAD ayaa todobaadka soo socda tagi doona magaalada Kismaayo, si ay u soo indheeyaan xaalada guud ee magaalada. Sida ay sheegayaan wararka wafdigan oo uu hogaaminayo Xoghayaha guud ee IGAD Maxbuub Macalin ayaa la sheegay inay la kulmi doonaan maamulka KMG Kismaayo, iyagoo kala hadli doona arrimaha shirka maamul u sameynta Kismaayo. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si aad ah uga soo horjeeda shirka Kismaayo ka socda ee maamulka loogu sameynayo, iyadoo ku tilmaamtay inuu yahay shir aanay waafaqsaneyn dastuurka, habka loo wadana aanay raali ka aheyn. Shirkii dhowaan ka dhacay magaalada Addis Ababa ee ay yeesheen Wasiirada Arrimaha dibada IGAD ayaa looga hadlay qorshaha xasilinta iyo maamul u sameynta gobolada dalka, iyadoo dowladda Soomaaliya ku adkeysaneysa inay loo madax banaaneeyo maamul u sameynta. Hindisaha dowladda Soomaaliya horgeysay shirka ayaa ahaa in maamulada loo sameynayo deegaanadaas ay ka yimaadaan dadka deegaanka, oo soo doorta hogaan ay raali ka yihiin. Wafdigan ka socda IGAD ayaa waxyaabaha ay kala soo kulmaan tagistooda Kismaayo u gudbinaya shirka Madaxweynayaasha IGAD oo dhowaan ku yeelan doona magaalada Addis Ababa. Dowladda Kenya oo ciidamadeeda qeyb ka ah howl galka AMISOM ayaa taageereysa dhismaha maamul goboleedka Jubaland oo qorshihiisa haatan gabo gabo marayo. Shirweynaha maamul u sameynta Jubooyinka ayaa maalmihii u dambeeyay galayay marxalado kala duwan, waxaana horay shirka u qaadacay siyaasiyiin iyo odayaal ka soo jeeda deegaanada jubooyinka oo ku tilmaamay in shirka hal dhinac u socdo.
-
Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa IGAD u sheegey in aysan waxbo ka qabin dhismaha Jubbaland haddii ay saxiixayso nidaamka federaalka uu doonayo in ay Soomaaliya qaadato oo dhawaan baarlamaanka meel marin doono. Nidaamkani ayaa waxa uu awoodo badan siinayaa dowladda dhexe, waxana uu kala xadaynayaa awoodaha maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe. Jubbaland si ay u hesho aqoonsiga dowladda federaalka waa in ay saxiixdaa heshiiska, islamarkaasina ogolaataa wax ka badalka dastuurka iyo in ay awooda la qeybsato dowladda federaalka, kuna wareejiso maamulka meelo muhiim ah sida dekada oo kale iyo ciidamada Police-ka iyo Militariga. If this is true it will be good news lets hope the info is real . this Jubbaland thing is becoming obstacle , a lot of time is being wasted on Jubbaland by the FG
-
imco, May 10, 2013 (HOL) — Madaxweynihii hore ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde) oo maanta shir-jaa’id ku qabtay guriga uu ka degen yahay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa ka hadlay arimo badan oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee ay xilligan Puntland ku sugan tahay. Gen. Cadde ayaa tilmaamay in xaaladda siyaasadeed ee Puntland ay xilligan la joogo tahay mid aan degeneyn, isagoo ka digey khilaaf siyaasadeed oo hor leh, kuna baaqay in laga fogaado wax walba oo nabadda iyo xasiloonida wax u dhimi kara. “Waxa hadda aan ka hadlayo ninkasta oo caqli lihi waa ogyahay. Nin kasta oo jooga Puntland waa ogyahay in dhibaato weyni ka jirto wadanka, wixii aan ka digeynay waa kuwa hadda dhacay…” Madaxweynihii hore ee Puntland ayaa yiri. Dhinaca doorashooyinka soo socda iyo ururada siyaasadda ee Puntland ka hanaqaaday mar uu ka hadlayey, wuxuu ku tilmaamay kuwo aan sharci ahayn oo dimuqraadiyadda ka fog. “Shuruucdii la rabay oo dhan ayaa ka maqan, dimuqraadiyad waan rabnaa, laakiin xisbiyadu kuwo soconaya ma ahan. Ninkii wax garad ah yuusan yeelin khasab baan ku marinayaa xisbiyadaas” Ugu dambeyn, wuxuu madaxweynihii hore ee Puntland ugu baaqay qaybaha kala duwan ee bulshada in nabadda la dhowro, meelna looga soo wada jeesto cid kasta oo midnimada iyo xasiloonida wax u dhimi karta. Hadalka Gen. Cadde Muuse ayaa kusoo aadaya maalin kaddib, markii ay shalay ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta oo ka gadoodsan mushahar la’aan bilihii u danbeeyey soo wajahday, ay xoog kula wareegeen, islamarkaana ay muddo saacad ka badan haysteen, xarumo dowladeed oo muhiim ah -oo ku yaal magaalada Boosaaso - kuwaasoo ay kamid yihiin: kantaroonlka Boosaaso laga galo, Dekedda iyo Bankiga. Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online xaajidirir@hiiraan.com Puntland, Soomaaliya
-
Originally Posted by Saalax You're a southerner. Never speak about decency to an afro hashemite northern elite. You have been butchering the Somali name over 22 years and cannibalizing each other to the point foreign troops had to interfere to stop your scrap metal looting ways. What about the other clans that make up Somali land , The None Afro Hashemite Tribes . they too deserve to be respect in terms their opinion and future destiny
-
Who cares whether they were terrorist organization or not. What matters is they made life hell for your messiah Af-weyne and making sure his forever finished. It is understandable the former shoe polishers of Siad Bare are upset. Somaliland is here to stay and it won't go anywhere. Choke on that . upset about what , lets don't get into shoe shining business history knows better . Soon you will see reality ,SNM was terrorist organisation and the reason why it succeed is because the Somali people at that time where SNM sympathizer and hated the regime. Like it or not There can only be ONE Somalia ,
-
Trying to rewrite history are we? Between 1981-1989 it was mostly SNM that was fighting the government based in the south, the SSDF surrounded earlier. 75% of the former Somali republic army was in the north fighting the SNM while you were polishing the shoes of Siad Bare in Mogadishu. Your back was broken forever by the SNM. There is nothing you can do but beg for a reunion today, and a reunion shall never come. Move on. Be content with from Ras Asayr to Ras Kamboni. Between 1981-1989 it was mostly SNM that was fighting the government 1981 to 1989 SNM was terrorist organization , Terrorizing civilians , Just like alshabaab today . No wonder wher ina Godan got strategy from. SNM was running hit and run campaign for ten years . NO one is begging for Union , Somali borders and Sovereignty is not negotiable .
-
malistar2012 You're in for a rude awakening if you think Somaliland will disappear with a stable south. If the former southern based government headed by Mr Barre who had the economic and military strength couldn't stop the ambitions of the SNM between 1981-1991. What makes you think Culosow's government which is protected by foreign forces and much weaker can stop SNM on steroids (Somaliland)? The entire Somali Peninsula fought Siad Barre regime , and also Somali National Army crumbled into clan militias. SNM was hit run just like alshabaab today terrorizing the civilians
-
Popular Contributors