malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
More Progress just Today xaaji Markii uu soo gabagaboobay kulanka ayaa waxaa warbaahinta Qaranka la hadlay agaasimaha waaxda dib u dhiska iyo gaadiidka badda waxa uuna sheegay in saakay ay kulan la qataan wafdi ka socday hay’adda UN-habitat ayna kala hadleen sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen dib u dhismaha dalka iyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka barakacayaasha ah. Sidoo kale agaasimaha ayaa intaasi ku daray in maalmihii ugu dambeeyay ay dalka ku soo badanayeen dadka ajaanibta ah ee doonayo in ay maalshi ku sameyaan dalka maadama uu haatan yahay mid ka soo kabanayo burburkii, waxa uuna intaasi raaciyay in xubnihii ka socday dalka Lubnaan ay isku afgarteen sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen dib u dhiska dalka.
-
When pigs fly the only way that Somaliland will ever be ruled by Somalia is if you defeat Somaliland and conquer it by force i doubt the HAG boys have the means or the logistics or the man power to ever do that. In the mean time you will continue to struggle with Axmed madoobe clanish rivalries and other factions in your tribally divided Somalia since no one is loyal to you lol. See you see SL from your backward perspective,the inter community telling you that you are fledged government will never give you control over SL.the thing is the world does not pay our bills it doesn't protect our government they have more leverage on you. No amount of wailing over the dead buried ill conceived union will give you hope for a better future. Xaaji i feel your pain sxb , Things are not looking good for Silaanyo admin By days and month go by SFG gets stronger on all aspect Military , Money and Influence . Time is on our side sxb you waisted 22 years too bad your last stroke was your Terrorirst cousin In Godane . This just Today Progress xaaji John Baird appoints Canada's first ambassador to Somalia in more than 20 years European Union Training Mission to train Somali forces in Somalia
-
http://newsomali.com/2013/05/15/dowladaha-mareykanka-turkiga-iyo-ingiriiska-oo-axmed-siilaanyo-iyo-maamulkiisa-u-gudbiyay-shuruudo-ay-ka-mid-yihiin-in-somaliland-federaalka-ka-mid-noqoto-iyo-aqrii-warbixinta/ difficult time for Silaanyo Admin , No friends and allies no where to run ,Mogadishu xamar caadey is waiting for him. Faisla got the point
-
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Xisbiyada mucaaradka ayaa horyaala imtixaan adag iyo wado aad u jajaban ayna adag tahay in xilligan si fudud uga gudbaan in kastoo Shuruudaha la hordhigay ay adag yihiin haddana waxaa socda watashiyo ay leeyihiin Siyaasiyiinta iyo Maamulka Somaliland. Siyaasiyiinta Waqooyiga Soomaaliya oo 20 sano ka hor ku dhawaaqay inay ka madax banaan yihiin dalka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa hadda waxay marayan marxaladii ugu adkeyd tan iyo markii ay mowqifkaas qaatan. HALKAAN KA AQRIS WARBIXINTA:
-
“Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub waa mid wanagsan. Waxeey nagala qeyb qadanaayan dib u dhiska ciidan qaran oo matala dhamaan bulshadda qeybaheeda kala duwan. Ciidan tababar fiican leh oo asluub iyo aqlaaq leh oo sidoo kalena dhowro xuquuqda shacabka Soomaaliyeed”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh
-
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu Soomaaliya ku soo dhoweeyay Tababarka Milateriga Yurub (EUTM) oo hadda u soo guuray Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan tababarayaasha Ciidamadda Xooga Dalka. Munaasabad ka dhacday Xarunta Xalane oo talis u ah Ciidamada AMISOM ayaa waxaa lagu furay xerada lagu tababari doono ciidamada dowladda Soomaaliya, kadib markii laga soo wareejiyay Xerda Bihanga ee dalka Uganda, halkaasoo kumanaan askari horay loogu soo tababaray. “ Sedexdii sano ee lasoo dhaafay waxey Midowga Yurub Soomaliya ugu soo tabareen dalka Uganda 3000 oo ciidan ah, Midowga Yurub waxay Gudaha Soomaaliya ku tababarayaan Ciidanka Xooga Dalka Maanta waxaa Muqdisho ka furmay tababarkii oo hadda kadib si toos ah loogu bixin doona gudaha dalka Soomaaliya”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in xiriri wanaagsan uu ka dhaxeeyo Midowga Yurub iyo dowladda Soomaaliya, isla markaana ay qeyb weyn ka qaadanayaan dib u dhiska ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. “Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub waa mid wanagsan. Waxeey nagala qeyb qadanaayan dib u dhiska ciidan qaran oo matala dhamaan bulshadda qeybaheeda kala duwan. Ciidan tababar fiican leh oo asluub iyo aqlaaq leh oo sidoo kalena dhowro xuquuqda shacabka Soomaaliyeed”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in xilligan ciidamada ay heysato qalab la’aan, hase ahaatee ay mar dhow heli doonaan qalab milateri sida uu yiri “Si kalsooni leh ayaa uga mahadcelineynaa dadaalka ay wadaan Midowga Yurub oo ku aadan tababarka ay siinayaan cidianka xooga dalka, waxaan diyaar u nahay inay la shaqeeyaan wasiirka gaashaandhiga iyo taliyeyaasha ciidamada”ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Sanadkan dhamaadkiisa ayaa la filayaa in si rasmi ah Soomaaliya ugu soo guuraan dhamaan tababarada Midowga Yurub ee Soomaaliya.
-
mogadishu the best capital In Africa , Berlin of Africa
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Sh, Sharif did was best for his country and his people , citizen in Xamar are far better condition in-terms of security and economic. The Average citizen in xamar receives better wage and income then anywhere else in Somalia peninsula. Thank you Mujahiid sheikh sharif ahmed , for the wonderful leadership that produced all this Mogadishu will be 100 % better then what it used be inshallah , -
Talaado, May 14, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad looga hadlayay mideynta gargaarka deeq-bixiyeyaasha caalmaka ee ee loo yaqaan ‘New Deal Process’, isagoo halkaas ka jeediyay khudbad ku saabsan qiimaha ay leedahay mideynta deeqaha. Munaasabaddan oo lagu maamusay billowga qorshahaan cusub ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka tirsan labada gole ee dawladda Somalia, masuuliyiin ka socda Midowga Yurub, Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo siyaasiyiin kale. Qorshahan cusub ayaa waxaa dajiyay dalalka deeqaha bixiya gaar ahaan kuwa ku bahoobay G7, waxaana loogu talo-galay in lagu caawiyo 19 dal oo ay colaado ragaadiyeen. Waa qorshe midaynaya dawladda Somalia, ururrada bulshada iyo deeq-bixiyeyaasha si loo *****lo baahida gargaar ee Somalia. Waana qorshe lagu doonayo in kor loogu qaado waxtarka deeqaha caalamku siiyo dalalka kasoo kabanaya colaadaha. “Waxaan diyaar u nahay inaan deeq-bixiyeyaasha caalamka kala shaqayno qorshahan oo noo ogolaanaya inaan sheegano baahideena rasmiga ah iyo qaabka aan u doonayno in gacan nalooga siiyo,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Saacid oo ka hadlay furitaankii munaasabaddan lagu maamuusayay bilowga qorsha cusub ee “New Deal”. Wasiirka maaliyada iyo qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, Maxamuud Xasan Suleymaan oo isaguna munaasabaddan ka hadlay ayaa sheegay ugu horeyn in dawladda Soomaaliya ay daraasad rasmi ah ku sameynayso xaaladda dalka iyo colaadaha. Isagoo intaas ku daray in daraasadda kaddib Soomaaliya ay deeq-bixiyeyaasha u gudbisan doonto baahideeda ayna la geli doonto heshiis is-afgarad oo ku aaddan qaabka loo *****layo baahida Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa muujiyay baahida ay Somalia u qabto taakulada ama gargaarka caalamka, isagoo sheegay inay lagama maarmaan tahay in nooca gar-gaar uu noqdo mid dowladda iyo shacbiga Soomaaliyeed lagala tashado si uu waxtar u yeesho. Isagoo dhanka kalana xusay inay lamaga maarmaan tahay in deeq-bixiyeyaashu mideeyaan hawlahooda iyo wax-qabadkooda ku aaddan Soomaaliya. “Shaki kuma jiro inaan u baahannahay in caalamku gacan naga siiyo sidaan uga soo kaban lahayn colaadaha, una higsan lahayn horumar, dadkeenna u daryeeli lahayd. Sidaas daraadeed, waxaan doonaynaa inaan heshiis is afgarad la gaarno deeq-bixiyayaasha doonaya inay na garab istaagaa dadka Soomaaliyeed, si taageeradoodu u noqoto mid wax-tar leh. Waana inaan isku afgarnno meelaha noogu muhiimsan ee aan kaalmadooda uga baahan nahay, qaabka aan ugu baahanahay iyo waqti ay macquul tahay in laga guul-gaaro hawshaas,” ayuu ra’iisul wasaaruhu hadalkiisa ku daray. Ugu dambeyn, mas’uuliyiintii kulanka goobjoogga ka ahaa ayaa aad u soo dhaweeyay qorshaha dowladda. Waxaana si rasmi ah loo guda-galay qeybtii kowaad ee fulinta qorshahan “New Deal” ee ku aadanayd daraasada xaalada dalka iyo colaadaha oo ay ka wada-shaqaynayaa dowladda Somalia, ururrada bulshada rayidka ah iyo dalalka deeqaha bixiya.
-
Hargesa will always been under the blue flag , Mogadishu will always be the Power house
-
-
wara yaa isgaare , this a laughable did Hargesa admin think they will control airspace without recognition ?
-
mogadishu the best capital In Africa , Berlin of Africa
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Ancient city of Mogadishu the capital city of the Somali speaking people , The economic and powerhouse of the Somali Speaking Nation. it has always been the The breadbaske for Somali speaking people in centuries. My dear Friends Mogadishu in a year time will surplus most of the African nations in terms of economic and beauty , You have no clue with all projects and Companies that are being build .. A capital that has been in civil war for more the 23 years , the whole city was in ruined no capital has seen 23 years of civil war and destruction like Xamar Caadey, Yet the people are strong spirituality morally and are business minded . Congrats today to the men and women in Xamar for their hardworking .... I'm Proud to be born in this City -
Madobe has a clear lead Madoba where was he the last 22 years
-
mogadishu the best capital In Africa , Berlin of Africa
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
-
mogadishu the best capital In Africa , Berlin of Africa
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
and they want to move the capital to a Somewhere else, The beauty of Somali speaking people is in Xamar -
mogadishu the best capital In Africa , Berlin of Africa
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
No capital in Africa has seen the level of fighting and damage Mogadishu has seen ..... today we can compete with Capital 's like Lusaka Zambia and etc that never even seen any fighting. Mashallah -
After 22 years of civil war , genocide , Terrorist attacks , The Citizen of xamar are still strong and are building their city, what a strong community they are . " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=qgS3Eoo8N1Q" frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Popular Contributors