malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Golaha wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ku aadan arinta Gobalada Jubooyinka kadib kulan ay ku yesheen Gaalkacyo waxaana goob joog ka ahaa madaxweynaha Galmudug. Kulanka ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed waxaana waxaana u aqriyay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Waxaana Warsaxaafadeedka ugu horeyn lagu sheegay in maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug aysan taageersaneyn maamulada lagaga dhawaaqay magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka jubbada Hoose. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Galmudug ay ugu baaqeeyso shacabka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobaladaasi in ay ka feejignaadaan qalalaase hor leh oo ka dhasha gobaladaasi kuwaasi oo sababi kara in ay dib ugu laabtaan dhibaatooyinkii ka jiray halkaasi ka hor intii aan laga xoreyn maleeshiyaadka nabadiidkaa ee gabalkoodu sii dhacayo. Warsaxaafadeedka ayaa ugu danbeyn lagu sheegay in Galmudug ay ugu baaqeyso Bulshada Gobalada Jubbooyinka in arinta maamul usameynta Gobalada jubooyinka ay uga danbeeyaan dowlada Soomaaliya ayna u dhaga nuglaadaan go’aanada madaxda dowladda.
  2. Golaha wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ku aadan arinta Gobalada Jubooyinka kadib kulan ay ku yesheen Gaalkacyo waxaana goob joog ka ahaa madaxweynaha Galmudug. Kulanka ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed waxaana waxaana u aqriyay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Waxaana Warsaxaafadeedka ugu horeyn lagu sheegay in maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug aysan taageersaneyn maamulada lagaga dhawaaqay magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka jubbada Hoose. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Galmudug ay ugu baaqeeyso shacabka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobaladaasi in ay ka feejignaadaan qalalaase hor leh oo ka dhasha gobaladaasi kuwaasi oo sababi kara in ay dib ugu laabtaan dhibaatooyinkii ka jiray halkaasi ka hor intii aan laga xoreyn maleeshiyaadka nabadiidkaa ee gabalkoodu sii dhacayo. Warsaxaafadeedka ayaa ugu danbeyn lagu sheegay in Galmudug ay ugu baaqeyso Bulshada Gobalada Jubbooyinka in arinta maamul usameynta Gobalada jubooyinka ay uga danbeeyaan dowlada Soomaaliya ayna u dhaga nuglaadaan go’aanada madaxda dowladda.
  3. Shaqsiaaydka laga musaafurinayo magaalada Kismayo ayaa waxaa ka mid ah rag ay Muqdisho kasoo dirtay DF ee Soomaaliya, kuwaas oo loogu tallo galay inay Qas iyo jahawareer siyaasadeed ka sameeyaan magaalada Kismaayo oo waqtigaas lagu guda-jiray inay ka dhacdo doorasho xor ah ay dadka deegaanadan dega ay ku samaysanayeen Maamul Federaal ah. Barre Aadan Shire ayaa lagu wargeliyey maalinkii shalay inuu ka baxay Ballan uu la galay Odayaasha, maamulkii kumeel-gaarka ahaa oo ka jiray magaalada iyo Ciidamada AMISOM ee dhanka ammaanka qaabilsan , isagoo ka ballan qaaday waqtigii uu magaalada Kismaayo soo gaaray inuusan ku lug lahayn wax siyaasad ah uuna u yimi magaalada Xaaskiisa iyo Caruurtiisa oo magaalada Ku nool, nasiib darro doorashadii maalinta ay dhacday ayuu daqiiqado kaddib sheegtay in isaga loo doortay Madaxweyne , arrinkaas oo ay ka yaabiyey dadka Soomaaliyeed ee ku nool aduunka dacaladiisa. lol :rolleyes:
  4. " frameborder="0" allowfullscreen> Hands down barre seems to have more support in Kismayo and Jubaa
  5. SFG does not recognize Modaba admin sxb lol : Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Saacid ayaa ka hadlay Shirkii Maamulka Jubbaland lugu dhisay waxa uuna sheegay in shirkaas uu ahaa mid aan sax ahayn habayaraaatee sidaa daraadeed ayuu sheegay in doorashadii lugu soo magacaabay madaxwaynaha Jubaland ay ahayd mid xad gudub ah . Cadi Faarx Shirdoon waxa uu sheegay xili uu la hadlayay Saxaafada in shirkaa markiisii horaba ay soo abaabuleen dad dana gaar ah ka leh Soomaliya oo raba in Xukuumada Somaliya loo dhigto Isbaaro si aysan u gaarin hadafkeeda ah in Dalka midnimadiisa dib loo soo celiyo . Mr Saacid ayaa sheegay in Xukuumada Somaliya aysan aqbali doonin Maamulkaa islamarkaana uu yahay maamulkaa mid aan wada sax ah loo marin maadam ayuu yiri Dowlada oo ay ahayd shaqadeeda in ay qabto howshaan la dhinac maray oo ana lagala tashan . Ra’iisul Wasaaraha Somaliya waxa uu farta ku goday kooxo uu sheegay in ay ku heshiiyeen bur burinta qaranka Somaliyeed kuwaas uu sheegay in caqabad ay rabaan in Xukuumada ay ku noqdaan howshaas ay wadan oo ay ka war hayso Xukuumada Somaliya . Hadlka Ra’iisal Waasre Saacid ayaa imaanaya xili maalintii shalay uu magacaabay gudi oo u xil saaray arimaha dib u heshiisiinta Gobalada Jubooyinka islamarkaana waxa uu sheegay in gudigaa uu shaqdoodii ay qabasan doonaan oo aan jirin wax samayn ah oo arintaa ku yelan doonto .
  6. xiiin empty threat sxb , even the ogs no better , stop the ill advise and chess beating , as much you want violence shit , nothing major will happen city run by SAF consist of entire Somali clans . oday xaad has nothing to do what is going on Kismayo . You see the Pirate game is to Make Dblock vs H Block therefor then delegitimize FG , That's not gonna happen xiin. FG is in control
  7. Game on awoowe. Lets have it and see who loses Xiin the Kenyans are not going to do your dirty work , They cant afford to take side , Modaba will be arrested if he does not frame from fighting. SAF will be in control of the city ...stay tune
  8. xiin Problem in Kismayo existed before the president got elected , President has no issue with Modaba , but there is clan dispute in the region for that reason SFG state numerous time the regions need reconciliation between the competing clans ... Ahmed Modaba refused declared himself the president , the result we have ten president in Jubbaland.
  9. Poor and ill advice from the Pirates , leave the ogs alone sxb don't boost their egos with fake hope. its not only barre more candidates are claiming be the President.
  10. Slow down Miyir How is issue in Kismayo H Vs D block , Barre hirrle and Madoba hail from same D block . SFG having knowledge majority Jubbaland we against Madoba tried to reconcile with him appease him , Modaba refused KDF boosted his ego , Look where at today
  11. Katuum needs support of D block to gain back their Regions i don't blame them
  12. thanks to Qoslaaye partisan rule we are back to tribal wars. how so the issue between two faction existed before President was elected. Any how situation will be controlled , Delegation of SFG and IGAD will be in Kismayo this week , The Raaskombani Milities will be told to vacate the city and join with SAF.
  13. Slow down Xaaji SFG will take control of the situation. Ileey needs to free his people first , slave words don't hold no weight in Somalia
  14. Ciidamadan ka tirsan ciidanka XDS ee ka amabaxay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa ku sii jeeda gobollada Dhexe ee dalka gaar ahaan gobolka Galgaduud waxaana garoonka diyaaradaha ku sii sogootiyay Abaanduulaha ciidanka XDS. Ka hor inta ay ka ambabixin garoonka Muqdisho ayaa waxaa hadal dardaaran ah u jeediyay Abaanduulaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi waxa uuna kula dar daarmay in ay kasbadaan shacabka ay u shaqeynayaan, isagoona intaasi raaciyay in ciidamada ay u tagayaan ay baraan waxyaabihii ay soo barteen mudooyinkii ay ku jireen tababarka. Sidoo kale Abaanduulaha ayaa carabka ku dhuftay in ciidamadan ay si rasmi ah uga howlgali doonaan degaanada Dhuusamareeb, Cabudwaaq iyo tuulooyin kale oo xerooyin looga diyaariyay. Taliyaha hoggaaminayo ciidamada maanta ka ambaxay Muqdisho Gashaanle Dhexe Cali Cabdi Faarax ayaa dhankiisa qeexay in uu ku faraxsan yahay hoggaaminta ciidamada loo dhiray gobollada dhexe waxa uuna carabka ku dhuftay in ciidamadan ay ku faraxsan yihiin ka howlgalida gobollada waajibka ciidanimane ay gudan donaan. Ciidamadan maanta loo diray gobollada Dhexe ee dalka ayaa ahaa ciidan loo dhameystiray qalabkooda waxaana qorsha ciidamadan ay yihiin kuwo bilaaw u ah sidii ay dowladda ula wareegi laheyd guud ahaan dalka.
  15. Kenyans were supporting Sh .Madoba with weapons and money , thus strength his power in the regions. This jubbaland thing was funded by Kenya. Numerous time the FG request Kenyan admin to stop their involvement in state building and stick to mandate fighting alshaabab. look what they have caused today instability , Jubbaland needs reconciliation it has seen 22 years of civil war ,
  16. “Waxaa is leenahay mudadii afarta bilood wixii aan ka digeynay oo aan ka cabsi qabnay ayaa dhacay, waxay aheyd wixii maamul u sameyn ah in loo amro dastuurka ama wada tashi iyo dib u heshiisiin in loo maro, maamulada kala duwan waxaa ka baqeynaa inay keenaan qas iyo xasilooni daro”ayuu yiri. Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in arrintaas ay fursad u tahay Al-Shabaab, isagoo tibaaxay in marka hore dadka ay meel uga soo wada jeestaan sida uu yiri. SFG new ahead of time and warned about the outcome of this Jubbaland conference , Kenyan Gov is to be blamed if any bloodshed happens .
  17. Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta ka digtay in qal qal iyo xasilooni daro uu keeno maamulada is bar bar socda ee looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose. Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay aad uga xun tahay Xukuumada arrimaha ka socda Kismaayo, isagoo wal wal iyo cabsi ka muujiyay xaalada ay ku sugan tahay magaalada Kismaayo. “Arrin aad iyo aad uga xunahay ayaa Kismaayo ka dhacay oo aan is leenahay waal iyo cabsi aan ka qabto inay magaalada dhibaato ka timaado, maamulada is heer scda ee magaalada looga dhawaaqay”ayuu yiri C/kariin Guuleed. Wasiirka ayaa sheegay in mudadii afartii bilood ee la soo dhaafay waxyaabihii ay ka digayeen uu dhacay, isagoo xusay in wixii maamul loogu sameyn karo Kismaayo ay aheyd in loo amro waxa uu dastuurku qabo, wada tashi iyo dib u heshiisn. “Waxaa is leenahay mudadii afarta bilood wixii aan ka digeynay oo aan ka cabsi qabnay ayaa dhacay, waxay aheyd wixii maamul u sameyn ah in loo amro dastuurka ama wada tashi iyo dib u heshiisiin in loo maro, maamulada kala duwan waxaa ka baqeynaa inay keenaan qas iyo xasilooni daro”ayuu yiri. Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in arrintaas ay fursad u tahay Al-Shabaab, isagoo tibaaxay in marka hore dadka ay meel uga soo wada jeestaan sida uu yiri. Wasiirka ayaa sheegay in mowqifka Xukuumada ay mar hjore cadeysay, isagoo ka dhawaajiyay in marka hore ay aheyd in inta aan loo gudbin maamul u sameyn dadka deegaanada dib u heshiisiin loo qabto. Arrinta Kismaayo ka taagan ayaa aheyd hadal heynta ugu badan ee Siyaasada dalka, markii saacado is xiga looga dhawaaqay Labo Madaxweyne inuu yeesho Maamulka Jubaland.
  18. Maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb oo ka mida maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ee ka howlgala Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay arimaha maamu usameeynta Gobolada Dhexe ee dalka. Afayeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale (Ganiileey) oo la hadlay bahweynta saxaafada ayaa sheegay in Gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya ay laf dhabar u yihiin dowlada Soomaaliya hadii ay israacaana ay fududaha in dhamaan dowladu ay hanato hogaaminta guud ahaan dalka soomaaliya. Maxamed Cumar waxaa uu sheegay inay iminka ay socdaan kulamo ay la yeelanayaan maamulada kala duwan ee ka jira Gobolada dhexe ee dalka kaasi oo ay kaga hadlayaan sidii gobolada dhexe loo midey lahaa isagoo sheegay in arintaasina ay meel wanaagsan mareyso. Afayeenka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale waxaa uu timaamay inay la kulmeen maamulka Cusub ee gobolka Hiiraan kaasi oo ay kala hadleen sidii gobolada dhexe loogu samey lahaa hal maamul isla markaana ay wax isla meel dhigeen sida uu sheegay. Sidoo kale Afayeenka ayaa tilmaaya inay dhawaan gogol nabadeed ay u dhigi doonaan maamulka Galmudug taasi oo lagu dhex dhexaadinaayo labada madaxweyne ee isku heysta qabashada xilka madaxweyne ayna maal maha soo aadan ay ku balansayihiin inay Cadaado gogol ugu dhigaan. Afayeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale (Ganooleey) mar la weydiiyay su’aal aheyd halka saldhig u noqo karta maamulkada gobolada dhexe xiliga laga arinsanaayo mideynta goboladaasi ayaa waxaa uu ku jabaaya inay Ximan iyo Xeeb ay ku habootahay maadaamad sida uu sheegay inay tahay meesha ugu nabdoon marka la eego gobolada dalka Soomaaliya ayna tahay sidoo kale bartamaha Gobolada dhexe. Dhinaca kale Mr ganooleey ayaa ka hadlay arimaha magaalada Kismaayo oo mudooyinkii danbe ay ka taagnaayeen xaaladu adag oo dhanka maamul u sameeynta ah waxaana uu sheegay in maamulkaasu uu tahay mid lagu marin habaabinaayo umada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Waxaa uu tibaaxay in dadka majaraha u haya shirkaasi Kismaayo aysan aheyd kuwo dan u ah shacabkaasi ku dhaqan Jubooyinka balse ay yihiin kuwa dano gaar ah kuwata. Isku soo wada duuboo hadalkan kasoo baxay Afayeenka Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa uu kusoo adayaa xili dhawaanahaanba Ximan iyo xeeb ay hadal haysay inay u istaageyso sidii loo midey lahaa Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.X/Gololadaradio
  19. Maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb oo ka mida maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ee ka howlgala Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay arimaha maamu usameeynta Gobolada Dhexe ee dalka. Afayeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale (Ganiileey) oo la hadlay bahweynta saxaafada ayaa sheegay in Gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya ay laf dhabar u yihiin dowlada Soomaaliya hadii ay israacaana ay fududaha in dhamaan dowladu ay hanato hogaaminta guud ahaan dalka soomaaliya. Maxamed Cumar waxaa uu sheegay inay iminka ay socdaan kulamo ay la yeelanayaan maamulada kala duwan ee ka jira Gobolada dhexe ee dalka kaasi oo ay kaga hadlayaan sidii gobolada dhexe loo midey lahaa isagoo sheegay in arintaasina ay meel wanaagsan mareyso. Afayeenka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale waxaa uu timaamay inay la kulmeen maamulka Cusub ee gobolka Hiiraan kaasi oo ay kala hadleen sidii gobolada dhexe loogu samey lahaa hal maamul isla markaana ay wax isla meel dhigeen sida uu sheegay. Sidoo kale Afayeenka ayaa tilmaaya inay dhawaan gogol nabadeed ay u dhigi doonaan maamulka Galmudug taasi oo lagu dhex dhexaadinaayo labada madaxweyne ee isku heysta qabashada xilka madaxweyne ayna maal maha soo aadan ay ku balansayihiin inay Cadaado gogol ugu dhigaan. Afayeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale (Ganooleey) mar la weydiiyay su’aal aheyd halka saldhig u noqo karta maamulkada gobolada dhexe xiliga laga arinsanaayo mideynta goboladaasi ayaa waxaa uu ku jabaaya inay Ximan iyo Xeeb ay ku habootahay maadaamad sida uu sheegay inay tahay meesha ugu nabdoon marka la eego gobolada dalka Soomaaliya ayna tahay sidoo kale bartamaha Gobolada dhexe. Dhinaca kale Mr ganooleey ayaa ka hadlay arimaha magaalada Kismaayo oo mudooyinkii danbe ay ka taagnaayeen xaaladu adag oo dhanka maamul u sameeynta ah waxaana uu sheegay in maamulkaasu uu tahay mid lagu marin habaabinaayo umada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Waxaa uu tibaaxay in dadka majaraha u haya shirkaasi Kismaayo aysan aheyd kuwo dan u ah shacabkaasi ku dhaqan Jubooyinka balse ay yihiin kuwa dano gaar ah kuwata. Isku soo wada duuboo hadalkan kasoo baxay Afayeenka Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa uu kusoo adayaa xili dhawaanahaanba Ximan iyo xeeb ay hadal haysay inay u istaageyso sidii loo midey lahaa Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.X/Gololadaradio
  20. Malistar you cannot rebuilt a nation you don't have the capacity the resources the western powers there is so little they can do to help you. But you lack the skills when it comes to conflict resolution. You lack the efficiency the vision that is needed to reconstruct a state. All this so called achievements were given to you on a silver plate. Because the world is sick and tired of this failed state so they are committed to resurrect this dead body. Because your terrorism piracy insecurity is threatening the entire region and the Famine the rest of the world wants a solution so they reward you with governmental recognition partly lifted the arms embargo. Its not because you did great you still have the illegal check points you still have no functioning institutions security is non existent with out the amisom forces. Mogadishu has potential but it has ineffective leadership it will never be as how once knew it vibrant strong proud. All in All Malistar with out the help of Somalilanders you can never rebuild a nation even your president takes Somaliland as an example how to rebuild a nation. Keep praying on the down fall , Statues of the country is gone change , Security will improve with professional Soldiers and police , High tech weapon. economic section will also improve with major projects on hand .SFG budget will be the biggest in the country , Soon citizen of Hargesa are going to be job seeking in Mogadishu.
  21. Noth Korea Style , The world does not want another north Korea style dictatorship in Africa
  22. If it didn't crumble the past 22 years what makes you think it will in the future or are you saying John and the EU will make you independent from Amisom, when your leaders guard their own country and can go to the toilet with out General Bahuku escorting them. And when you can confront Uhurro Kenyatta about your sovereignty come back to me. You cant even maintain the security of Mogadishu and Alshabaab is still breaching your institutions and infiltrating it. How many attacks did they carry out inside Mogadishu since the new government. Did you even capture a single tuulo with out Amisom i doubt it. You are no threat to SL you are a kitty cat Malistar. Somaliland admin is being shaken by a administration thats only 6 month old that's at war currently with international Terrorist and dawladiid? Imagin now 6 month down the line when alshaabaab is dusted . Mogadishu market and economic alone will crumble Silaanyo admin sxb too many loopholes .
  23. This is what SFG was avoiding , Now they can say we told you so to the Kenyans and IGAD , fighting between two pro government militias will not help the fight against alshabaab .
  24. Malistar learn how to walk first Amisom is your guardian with out them your existence will be in critical danger. They are your foundation. The reason why Godane is attacking Mogadishu and southern Somalia is because Amisom is there. its not because he hates you his war is with Amisom. By the way shabaab has all kind of groups including HAG like Daahir ways , sh ali dhere and others like Abu mansuur hassan turki dulqarnayn fuad shangoole and many others. Malistar you are struggling with a rag tag Militia shabaab, how will you be able to defeat SL. Dont say you want John to help you with Somaliland naga daa dee. Dadkan aad u hanjabeysid Afweyne waxba ka qaadi wayey oo ay diyaaradihisi so rideen maraakibti Somalia u socdeen afduubeen. Macala Koox yaro Meeleshiyo oo dhabarku jabanyahay oo Sangudhuudhi ilaaliyo oo hadana john naf mooday. In No need to Fight Silaanyo Admin it will just crumble due hardship , EU is training SAF by thousand soon we will have professional soldiers with up to date weapons. Like i told you before sxb time is on our side the more progress SFG makes the more influence it will have in waqooyi galbeed.