malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Kismaayo (AGGM) Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Jubbaland Col Bare Aadan Shire ” Bare Hiiraale ” ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray ciidamada dawladda kiiniya kaasi oo ku aadanaa inaysan amaanka xildhibaanada ,wasiiradda iyo xubnaha kale ee ka socda dawlada kmg ah ee soomaaliya aysan ka masuul ahayn. Madaxweynaha Jubbaland Col Bare Aadan Shire ” Hiiraale ” oo arrintaasi ka jawaabay ayaa sheegey in weftiga dawlada soomaaliya yihiin muwaadiniin soomaaliyeed isla markaasna aysan ciidamada dawlada kiiniya ugu hanjabi karin inaysan amaankooda masuul ka noqon karin,waxaana uu sheegey in hadii weftiga dawladu u baahan yihiin in amaankooda la sugo uu isagu qaadayo inuu amaankooda sugo. Sidoo kale waxaa uu sheegey in markii ciidamada dawlada kiiniya ay arrintaasi soo gaarsiiyeen weftiga dawladda soomaaliya uu ciidamo u direy huteelkii ay joogeen isla markaasna uu amaankooda la wareegey,waxaana uu *****lka ka qaadey in markii ciidamada dawlada kiiniya ******** in amaankooda ay la wareegeen ciidamada Jubbaland oo isaga ka amar qaataa ay raali gelin ka bixiyeen isla markaasna ay sheegeen in khalad dhacay ayna weftiga dawlada ka raali galinayaan. Kismaayo (AGGM) Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Jubbaland Col Bare Aadan Shire ” Bare Hiiraale ” ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray ciidamada dawladda kiiniya kaasi oo ku aadanaa inaysan amaanka xildhibaanada ,wasiiradda iyo xubnaha kale ee ka socda dawlada kmg ah ee soomaaliya aysan ka masuul ahayn. Madaxweynaha Jubbaland Col Bare Aadan Shire ” Hiiraale ” oo arrintaasi ka jawaabay ayaa sheegey in weftiga dawlada soomaaliya yihiin muwaadiniin soomaaliyeed isla markaasna aysan ciidamada dawlada kiiniya ugu hanjabi karin inaysan amaankooda masuul ka noqon karin,waxaana uu sheegey in hadii weftiga dawladu u baahan yihiin in amaankooda la sugo uu isagu qaadayo inuu amaankooda sugo. Sidoo kale waxaa uu sheegey in markii ciidamada dawlada kiiniya ay arrintaasi soo gaarsiiyeen weftiga dawladda soomaaliya uu ciidamo u direy huteelkii ay joogeen isla markaasna uu amaankooda la wareegey,waxaana uu *****lka ka qaadey in markii ciidamada dawlada kiiniya ******** in amaankooda ay la wareegeen ciidamada Jubbaland oo isaga ka amar qaataa ay raali gelin ka bixiyeen isla markaasna ay sheegeen in khalad dhacay ayna weftiga dawlada ka raali galinayaan. Col Bare Aadan Shire ayaa sheegey hadda ciidamada kiiniya dib ula wareegeen amaanka weftiga dawlada isla markaasna uu ciidamadii ilaalada uu ahaa uu u direy saldhigyadooda,waxaana uu sheegey inaysan xubnahani yihiin muwaadiinin soomaaliiyeed oo xaq u leh in amaankooda la sugo isla markaasna waxaa uu xusay inay markasta diyaar u yihiin inay amaankooda sugaan hadii ay dareemaan amaan darro. Dhinaca kale Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka soomaaliya kuna sugan magaalada kismaayo ayaa aarrintaasi ka hadlay,waxaana uu eedeyn u jeediyey dawlada kiiniya,waxaa kale oo uu ku eedeyey inaysan ciidamada kiiniya nabad ilaalin u joogin dalka soomaaliya,waxaana uu carabka ku dhuftey inay diyaarinayaan dhawaan mooshin ka dhan ah ciidamada kiiniya ee magaalada kismaayo jooga. Ugu dambeyntii Madaxweynaha Jubbaland Col Bare Aadan Shire ayaa si adag uga hadlay talaabada ciidamada kiiniya qaadeen,waxaana uu sheegey inay ku tunteen sharcigii u degaanaa ciidamada nabad ilaalinta ah ee ku sugan gudaha dalka soomaaliya,waxaana uu sheegey inaysan kismaayo nabad ilaalin u joogin ciidamadaasi. Saleebaan Guuleed Warsameayaa sheegey hadda ciidamada kiiniya dib ula wareegeen amaanka weftiga dawlada isla markaasna uu ciidamadii ilaalada uu ahaa uu u direy saldhigyadooda,waxaana uu sheegey inaysan xubnahani yihiin muwaadiinin soomaaliiyeed oo xaq u leh in amaankooda la sugo isla markaasna waxaa uu xusay inay markasta diyaar u yihiin inay amaankooda sugaan hadii ay dareemaan amaan darro. Dhinaca kale Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka soomaaliya kuna sugan magaalada kismaayo ayaa aarrintaasi ka hadlay,waxaana uu eedeyn u jeediyey dawlada kiiniya,waxaa kale oo uu ku eedeyey inaysan ciidamada kiiniya nabad ilaalin u joogin dalka soomaaliya,waxaana uu carabka ku dhuftey inay diyaarinayaan dhawaan mooshin ka dhan ah ciidamada kiiniya ee magaalada kismaayo jooga. Ugu dambeyntii Madaxweynaha Jubbaland Col Bare Aadan Shire ayaa si adag uga hadlay talaabada ciidamada kiiniya qaadeen,waxaana uu sheegey inay ku tunteen sharcigii u degaanaa ciidamada nabad ilaalinta ah ee ku sugan gudaha dalka soomaaliya,waxaana uu sheegey inaysan kismaayo nabad ilaalin u joogin ciidamadaasi. Saleebaan Guuleed Warsame
-
That's not true moog , the beesha is united from the head of Gedo His excellency Kaliil, Abbas the head of government army in Kismaayo, Warfa the head of government army in Gedo, His excellency Barre Hiraale and the Somali prime minister his excellency Mr Saacid. The others are ... Mooge stop it
-
Talk to [*********] ninyoow if you have villa somalia connections. walahi qoslaye was upset that madoobe gave that response. qoslaye knows madobe is playing politics ninyoow. qoslaye wanted madoobe to turn against IGAD but madoobe was already briefed by Uhuru of the coming communique and its wording. the message was that madoobe as president of jubaland and equal partner will agree to talks with the FGS. this is what jubaland wanted in the first place. loooooooooooool. are you serious ? That's not true moog , the beesha is united from the head of Gedo His excellency Kaliil, Abbas the head of government army in Kismaayo, Warfa the head of government army in Gedo, His excellency Barre Hiraale and the Somali prime minister his excellency Mr Saacid. The others are ...
-
Listen: Jubaland Vice President Fartaag from Gedo attacks the FSG and Mogadishu Gang. loo No one cares about soldier opinion , this fartaag dude just lost his short lived shine as vip lol the man is mad feels disappointment . His people disowned him
-
its good you understood madoobe is playing high level politics. loool. i was told by sources that clanist qoslaye is not happy tonight ninyoow. one of the guys i talked close to villa somalia said qoslaye was upset by madoobe's calm welcoming response. lol. Stop lying mooge is ceeb , Everyone Villa is happy things turned this way , Modaba will soon be disarmed peacfully and will get small role if anything Jubba .
-
Madaxweynaha Jubaland State of Somalia Mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo shirkii Kismaayo ka socday loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo war-murtiyeedka ka soo baxay madaxda ururka IGAD ee ku baaqayay in dowladda Somalia ay u qabato dhinacyada Jubbooyinka shir oo ay dhamaystirto maamulka Jubaland. SFG should commit to their demand , ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo war-murtiyeedka ka soo baxay madaxda ururka IGAD ee ku baaqayay in dowladda Somalia ay u qabato dhinacyada Jubbooyinka shir oo ay dhamaystirto maamulka Jubaland. No blacky a new reconciliation will take place you had your chance to reason with FG you choose not a became a stooge
-
sounds like Blacky is loosening up , quick to obey IGAD . Madaxweynaha Jubaland State of Somalia Mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo shirkii Kismaayo ka socday loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo war-murtiyeedka ka soo baxay madaxda ururka IGAD ee ku baaqayay in dowladda Somalia ay u qabato dhinacyada Jubbooyinka shir oo ay dhamaystirto maamulka Jubaland. Blacky wants to play politics , FG should disarm the raskaalat milities and integrate with SAF
-
DHAGEYSO COD: Madaxweynaha Maamulka Jubaland Sheekh Axmed Madoowe oo soo dhoweeyay Warmurtiyeedkii IGAD ee Addis Ababa Madaxweynaha Jubaland State of Somalia Mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo shirkii Kismaayo ka socday loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo war-murtiyeedka ka soo baxay madaxda ururka IGAD ee ku baaqayay in dowladda Somalia ay u qabato dhinacyada Jubbooyinka shir oo ay dhamaystirto maamulka Jubaland. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in Jubooyinka uu maamul u dhisan yahay isla markaana aysan ogolaan doonin in maamul cusub mar kale la soo dhiso. Axmed Madoowe wuxuu intaas ku daray in shirka IGAD ku baaqday ee dowladdu ay hormuudka ka noqon doontaa uu yahay mid lagu dhammeystiri doono maamulkii ay iyagu horey u dhiseen. Madaxweynah maamulka Jubaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa dhinaca kale dowladda Federaalka ku eedeeyay inay qas ka wado gobolada Jubbooyinka, kana danbeyso maamulada lagaga dhawaaqay Kismaayo, wuxuuna sheegay in wixii dhibaato ee Kismaayo ka dhalata ay mas’uuliyaddeeda qaadi doonto dowladda Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga madaxweynaha:
-
Mooge did you write this ridicules statement . more bad advice from Puntland . leave the Raaskalat alone stop pushing them off the cliff As indicated in the IGAD communique, Jubbaland Administration welcomes the proposal for peace and reconciliation dialogue among the Jubbaland State and Mogadishu through IGAD facilitation. However, such dialogue should take place in a neutral venue accepted to all the parties concern Madoba will soon be disarmed , Threatening high level Government and military officials SH. Modaba is digging his grave and Puntland is pushing him the Kenyans will bury him watch.
-
Culuslow won't let parliamentarians meet in Mogadishu and he wants to tell us Jubbaland shir ba Mogadishu lagu qaban. He's loco walahi. i doubt this happen cheap propaganda , I also welcome it if did happen , their is no time and place for conference to disable the SFG to undermine FG should be treason , we are at war currently their is no time for political game. The Country sovereignty and existent is on stake
-
Somali defence minister gets a warm welcome in Sudan
malistar2012 replied to Dabrow's topic in Politics
Maybe instead of going on endless rounds of beggin tours, the leadership should collect on what has already been promised. How many countries have said they'll train Somali soldiers? Endless rounds of trip or not as long as he delivers the heavy weapon , bullets and training he is doing his job . kiss *** whatever it takes to get SAF strong we welcome it more needed -
Somali defence minister gets a warm welcome in Sudan
malistar2012 replied to Dabrow's topic in Politics
Caraafat the DF minister job is to make sure soldiers have proper training , bullets and heavy artillery . Fiqi is not touring for no reason , Sudan has promised to train Somali soldiers and provide them with heavy artillery. he has commanders in the front line , -
Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa howl galo ballaaran ka socdeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, halkaasoo ciidamada dowladda iyo AMISOM ka bilaabeen howl galo gur guri ah oo ammaanka lagu xaqiijinayo. well done congrats anything that will improve city security and safety of the citizens
-
iidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa saaka ku jermaaday xaafado ka tirsan degmada Wadajir, halkaasoo howl gal guri guri ka wadaan, iyadoo uu hakad ku jiro dhaq dhaqaaqa gaadiidka, goobaha ganacsiga iyo waxbarashada. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada dowladda iyo Booliska AMISOM ayaa gudaha ugu jira Xaafada Buulo Xuubey, Nasteexo iyo xaafado kale oo ka tirsan degmada Wadajir, iyadoo ciidamada mid mid baarayaan guryaha. Qaar ka mid ah dadka deegaanka kau nool Xaafada Buulo Xuubey ayaa sheegay inay saakay ka war heleen xaafadahooda oo ciidamo ku daadsan yihiin, albaab walbana ay ku sugan yihiin ciidamada. "Saakay salaadii subax ayaa ku soo toosnay, xaafada oo ciidamo ku sugan yihiin, waxay taagan yihiin dariiq kasta iyo albaab kasta, guryaha ayay galayeen, oo ay baarayeen"ayuu yiri qof ka mid ah dadka deegaanka oo diiday magaciisa in la sheego. Ciidamada dowladda oo isugu jira nabadsugid iyo boolis ayaa dhalinyarada xaafadaha ku jira dibada u soo saarayay, iyagoo goob isugu uruurinayay, waxaana loo qaadayay Xarunta CID si loo kala saaro. Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa howl galo ballaaran ka socdeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, halkaasoo ciidamada dowladda iyo AMISOM ka bilaabeen howl galo gur guri ah oo ammaanka lagu xaqiijinayo. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com
-
Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo ka Baaqday Safar ay ku tegi lahaayeen Maanta Magaalada Kismaayo Sabti, May 25, 2013 (HOL) — Wasiiradda warfaafinta, C/llaahi Ciilmooge Xirsi iyo wasiirka gaashaandhigga, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa ka baaqday safar ay maanta ku tegi lahaayeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib buuq ka dhashay tegistooda Kismaayo. Maamulka Sheekh Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu ku baaqay in wafdi kale oo ka socda dowladda Soomaaliya aysan doonayn inay yimaadaan Kismaayo, iyagoo saraakiisha ciidamada AMSIOM ee Kismaayo ku sugan ay dalbadeen in dib loo dhigo safarka wasiirrada dowladda Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in saraakiisha ciidanka Kenya ee ku sugan Kismaayo inay wadaan dadaallo ay kaga doonayaan inay kaga dhaaciyaan maamulka Axmed Madoobe in wafdigan wasiirrada ah ay yimaadaan Kismaayo. Sidoo kale, maamulka Axmed Madoobe ayaa sheegay in wafdigii hore ee dowladda ka socday oo ku sugnaa Kismaayo aysan waxba isla gaarin taas darteedna aysan aqbali karin wafdi kale oo ka socda dowladda Soomaaliya Kismaayo yimaadaan. Mas’uuliyiinta maamulka Axmed Madoobe oo maanta shir ku yeesheen Kismaayo ayaa cambaareeyay siyaasadda dowladda Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka ku wajahan. Wasiirada dowladda oo lagu wado inay maalmaha soo socda safar ku tagaan Kismaayo ayaa waxaa la sheegay inay u socdaan sidii ay u xoojin lahaayeen guddi ay dowladdu horay ugu dirtay magaalada Kismaayo. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay go’aankii ay madaxda IGAD kasoo saareen maamulka Jubaland oo dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay, waxaana magaaladaas ku sugan illaa shan ruux oo mid walba uu sheeganayo inuu yahay madaxweynaha Jubaland. Dhanka kale, wafdiga dowladda ee ku sugan Kismaayo ayaa ka cabanaya in aysan jirin wadashaqeyn u dhexeysa iyaga iyo ciidamada Kenya ee qayta ka ah AMISOM, iyadoo xildhibaan Xoosh uu sheegay in ciidamadan ay u sheegeen inaysan sugi karin ammaankooda. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Statement of H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of Somalia
malistar2012 replied to Dabrow's topic in Politics
I therefore, would like to strongly emphasize the importance of this as some of the International Community is still giving wrong signals to some groups or regions in Somalia. This will only create more problems to the prolonged political fragmentation that we are trying so hard to solve. congrats Mr President Hassan and Fm Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan well done , Its time IGAD start respecting Somali Sovereignty and dignity. SFG is committed bringing back law and order in Somalia , IC and AU must stop the double dealing in Somalia , Ic and AU must recognize the SFG Authority over all Somalia territory . -
bad advice , i wonder who is advising sh . Madoba ( mooge and XIIN), The man is just digging his grave more . Sida ay sheegayaan wararka xiisada labada dhinac u dhaxeysa ayaa timid kadib markii shalay Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi loo diiday inuu galo magaalada, halka wafdigii Xildhibaanada ahaa ee magaalada ku sugnaa iyana loo diiday inay ka tagaan magaalada. Wararka oo ah kuwo aad isu soo tarayay saacadihii u dambeeyay ayaa la sheegaya in ammaanka Xildhibaanada ee ku sugan Hotel ku yaal Kismaayo ay la wareegeen ciidamada dowladda, iyadoo ciidamadan la sheegay inay ka careysan yihiin sababta Abaanduulaha ciidamada loogu diiday in magaalada uu galo. A Arrest warnes should be issued for Sh . Modaba and his associates
-
Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhigga Somalia oo u ambabaxay Kismaayo iyo Maamulka Axmed Madoobe oo Hanjabay Sabti, May 25, 2013 (HOL) — Wafdi ay hoggaaminayaan wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka Soomaaliya, C/kraiin Xuseen Guuleed iyo wasiirka gaashaandhigga, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta aaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose; iyadoo maamulka Axmed Madoobe ay sheegeen inay iska difaaci doonaan cid walba oo duullaan ku ah Jubbaland. Maamulka Axmed Madoobe ayaa la sheegay in xubnihii horay dowladda uga socday ee ku sugnaa Kismaayo ay wadaan abaabullo ay isaga horkeenayaan beelaha gobolkaas ku nool, ayna iska dhicin doonaan cid walba ama dowlad ha ahaato ama cid kale oo doonaysa inay dibaatooyin abuuraan, iyadoo shir maanta ka dhacay magaaladaas lagu cambaareeyay siyaasadda dowladda ee ku aaddan Jubbooyinka. Ilo wareedyo ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa u sheegay HOL inay wafdigan ay u socdaan sidii ay saraakiisha ciidamada Kenya ee AMISOM ka tirsan ugala hadli lahaayeen inay sugaan ammaanka xildhibaannada ku sugan degmadaas. “Wasiirradu waxay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kula kulmi doonaan saraakiisha ciidmada Kenya ee ka tirsan AMISOM, qorshahooduna ma ahan inay magaalada galaan,” ayuu yiri sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ah wafdiga dowladda eek u sugan Kismaayo ayaa BBC-da u sheegay in ciidamada Kenya ay ku war-geliyeen inaysan ammaankooda sugi doonin, balse ay markii dambe u yimaadeen ayna u sheegeen inay ammaankooda sugayaan. Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in magaaladaas ay ka taagan tahay xiisad aad u weyn, iyadoo maamulka Axmed Madoobe uu si toos ah uga soo horjeestay dowladda Soomaaliya. Isbedelka mowqifka maamulka Axmed Madoobe ayaa yimid kaddib markii ay madaxda IGAD isku raaceen in maamul u sameynta Jubbooyinka lagu ixtiraamo dowladda Soomaaliya, ayna kala shaqeynayaan dowladda Somalia sidii loo qaban lahaa shir-weyne lagu dhisyo maamullo KMG ah oo ay yeeshaan gobollada Jubbooyinka. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa bartamihii bishan lagu dhisay maamul loogu magac-daray Jubaland kaasoo ay ruux sheegeen in loogu doortay inay madaxweyne u noqdaan, iyadoo aan la ogeyn halka uu xaalka Kismaayo ku dambeyn doono
-
Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabduqaadir Nuur Sidii ayaa Sheegay in wadaan Qorshe Ururka Al-Shabaab Looga Saarayoo Deegaanada Baraawe, Buulo Mareer, Qoryooleey,Kuntuwaareey,iyo Sablaale. Gudoomiayaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabduqaadir Siidii ayaa Sheegay ineey Bilaabeen Qorshihii deegaanadaasi looga saari lahaa Ururka A-Shabaab isla markaana ay diyaariyeen Ciidamadii ka saari lahaa ururka Al-shabaab deegaanada ay kaga horsan yihiin Gobalka Shabeelaha Hoose. HALKAAN KA DHAGEYSO HADALKA GUDOOMIYAHA GOBALKA SHABELAHA HOOSEHALKAAN KA DHAGEYSO Hadalka Gudomiyaha ayaa ku soo beegmaya Xili Maalinti Shalay ayaa Ciidamada Dowlada ee ku Gobalka Shabeelaha Hoose ay bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab. Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3239 Liberation alshaabab strong hold starts
-
gnoring Puntland capability is just insane, but like I said I am bit worried about the lifting of the arms embargo on mogadishu because this could allow for more sophisticated weaponry to enter mogadishu. But as for puntland and now boys its armed to teeth and well trained with all those weapons LA and Mahkir state are still occupied by somaliland ? why is that
-
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta sheegtay inay qaadayso talaabooyin ammaanka lagu xaqiijinayo , kuwaasi oo ku wajahan dhammaan deegaanada maamulka Ximan iyo Xeeb. Shir jaraa’id oo uu maanta magaalada Cadaado ku qabtay Taliyaha ciidamada ammaanka Ximan iyo Xeeb Maxamuud Axmed Shuuriye ayaa waxa uu ku sheegay inay ciidamadu bilaabi doonaan hawlgalo ay kula soconayaan xasiloonida deegaanka si looga hortago cid walba oo carqalad ku ah nabadgalyada. Taliyaha ayaa ugu baaqay dadwaynaha inay ciidamada kala shaqeeyaan ammaanka ayna soo wargaliyaan hadii ay arkaan wax nabadgalyada dhaawacaya si looga hortago waqtiga ku haboon. Dhawaan ayaa la filayaa inay magaalada Cadaado ka dhacdo doorashada madaxtinimo ee Ximan iyo Xeeb, iyadoo deegaanka laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo arrintaasi la xiriira.
-
Popular Contributors