malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland ee gaarka ka haya xaduudaha gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta si xoog ah kula wareegay gacan ku haynta bangiga dhexe iyo xarunta wasaarada maaliyada gobolka Mudug waxayna joojiyeen gebi ahaanba shaqadii Bangiga iyo wasaarada maaliyada xafiiskeeda magaalada Gaalkacyo. Ciidamadan ayaa ka gaduudsan mushaar la’aan mudo hal sano ah oo aysan helin wax mushaaraad ah iyadoo ay u dheertahay in laga jartay lacagihii masruufka iyo raashinkii ay ku noolaayen waxaa sidoo kale ay ka cabanayaan maamulka gobolka Mudug oo aan wax daryeel ah siin ciidamada mudo 2 sano ah . Saraakiisha wata ciidamadan gacanta ku haya bangigiga iyo wasaarada maaliyada ayaa sheegay in aysan ku qanci doonin balan qaadyo ugu yami dhanka maamulka gobolka iyo kan degmada oo ah in la siin doono wax ka yar inta ay haatan doonayaan waxaana ay sheegen in aysan ka tagi doonin xarumaha ay gacanta ku hayaan ilaa iyo inta dawladu ay xaqooda ka siinayso. Maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo ayaa isku dayay dhowr jeer maanta in ay ka kaxeeyan ciidamadan gaduudsan xarumaha ay gacanta ku hayaan balse waxa ka biyo diiday ciidamada iyagoo guud ahaanba jaray wadooyinka soo gala xarumaha ay gacanta ku hayaan oo ku yaala bartamaha magaaalada Gaalkacyo. Ma ahan markii ugu horaysay oo ciidamo ka tirsan daraawishta Puntland ay gaduud caynkan ah sameeyan waxaa dhawaan jidgooyooyin dhigtay duleedka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ciidamo ka tirsan Daraawishta oo lacago iskood ah uga qaata dhamaan baabuurta isticmaasha wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garoowe Dawlada Puntland ayaa ilaa haatan wax war ah ka soo saarin ciidamadan gaduudsan ee la wareegay qaar ka mid ah xarumaha dawlada ee gobolka Mudug iyadoo dhawaana Dekada magaalada bosaaso iyo xarumo kale ay la wareegen ciidamo ka gaduudsan mushar la’aan waxaana ay si caado ah kanoqotay amuurta caynkaan ah dhamaan deegaanada Puntland . Horseed Media Gaalkacyo Puntland, Somalia
-
Good to see IC and UN working hard with FG to stabilize Somalia and form chain of command .................... No more running to our Neighbor s Nations capital Xamar Caadey will be the Power broker ... .. era of double dealing will end a united Somali with strong economic and security force will emerge . One man one vote from From Zaylac to Rasskomboni scheduled for 2016
-
“Xafiiska cusub wuxuu saldhiggiisu noqon doonaa Muqdisho, wuxuuna diyaar u yahay inuu si daacad ah uga shaqeeyo arrimaha Soomaaliya oo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu u soo xilsaaray,” ayuu Key hadalkiisa ku daray. “Waxaan ku faraxsanahay inaan Muqdisho imaado iyo inaan helo fursad aan ku taageero dowladda Federaalka iyo dadka Soomaaliyeed si dib loogu soo celiyo nabaddii Soomaaliya,” ayuu yiri Nicholas Key markii uu Muqdisho ka soo dagay. “Waxaan ku han-weynahay oo aan rajaynaynaa in sannadka 2016 Somalia laga qabto doorasho ay dadku kusoo doortaan madaxda hoggaamin doonta, caqabayada na horyaallana aad ayay u badan yihiin, laakiin waa inaan shaqo badan qabano si aan uga gudubno dhammaan caqabadaha horteenna yaalla. “Waxaan daneynayaa inaan xiriir adag la sameysto dhammaan dadka ka shaqeynaya maslaxadda dowladda iyo dadka Soomaaliyeed. Marka ugu horreysa, shaqaalaheenna waxay saldhig ka dhigan doonaan magaalooyinka Muqdisho, Hargeysa, Garoowe iyo Baydhabo, waxaana ka go’an in Soomaalida oo dhan ay la shaqeeyaan,” ayuu hadalkiisa raaciyay.
-
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Ergayga cusub ee Qarammada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya (SAWIRRO) Isniin, Juun 03, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) isla markaana ah sii hayaha xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa maanta kula kulmay Muqdisho ergayga cusub ee Qaramada Midoobay ay u soo magacowday Soomaaliya, Nicholas Key. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay wajiga cusub ee howgallada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo xafiiska cusub ee Qaramada Midoobay ay ka furanayso xarunta Soomaaliya ee Muqdisho. “Waxaa lagama maarmaan ah in xafiiska cusub uu dowladda Soomaaliya ka caawiyo howlo badan oo wax looga qabanayo dalka, waxaana rajeynayaa in xafiiska cusub ee UNSOM uu wax badan la qaban doono dowladda iyo dadka Soomaaliyeed,” ayuu yiri Prof. Jawaari oo si wadajir ah shir jaraa’id ula qabtay ergayga cusub. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay xafiiskan si aad ah u soo dhaweynayso, ayna ka filayso inuu la yimaado howlkarnimo la mid ah tii uu hayay xafiiskii UNPOS oo howshiisu ay maanta ku ekeyd. Sidoo kale, Nicholas Kay oo isna warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in xafiiska cusub ee Qaramada Midoobay uu kaalin mug leh ka geysn doono wax ka qabanashada arrimaha Soomaaliya, isagoo aad u ammaanay ergaygii ka horreeyay. “Xafiiska cusub wuxuu saldhiggiisu noqon doonaa Muqdisho, wuxuuna diyaar u yahay inuu si daacad ah uga shaqeeyo arrimaha Soomaaliya oo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu u soo xilsaaray,” ayuu Key hadalkiisa ku daray. Ergayga cusub ayaa wuxuu maanta si rasmi ah howshii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya kala wareegay dajirihii hore, Augustine Mahiga oo Somalia ka shaqeynayay muddo saddex sannadood ah. Howgalkan cusub ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu tilmaamay mid wax weyn ka bedelnaan doona howlgalladii hore, iyadoo howshiisa ay kusoo beegmayso xilli ay dalka ka jirto dowlad rasmi ah, lagana soo gudbay xilligii KMG ahaa.
-
President is in Japan to get funding for Somali economic and attract investment......... Dawaldiidd are begging Fufu eater and are offering help to disable FG not that it will happen .................... This how convo started Dawladiid Farole : Master king of king Uhuru Kenyatta pleas don't leave us in Jubba alone we are minority we can not stand alone , we will be good slave take order like always pleas please master . Uhuru Kenyatta : so your are minority and need my help without me you nothing i will think about my kids .................. Somalia is not Transition no more how can i help you ?
-
Howlgalka UNSOM oo ka Bilowday Somalia Hawlgalka Xafiiska Cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM oo ay wada hoos iman doonaan hawlaha taageerada arrimaha amniga, maamul wanaagga iyo xuquuqda aadanaha ayaa maanta ka bilowday Somalia. Xafiiska UNSOM ayaa beddeli doona kii ka horeeyey ee UNPOS ee uu madaxa ka ahaa Dr. Augustine Mahiga, iyada oo Nicholas Kay oo u dhashay dalka Britain uu hogaamin doono xafiiskan cusub. Ergeyga cusub, Nicholas Kay ayaa ka hawlgali doona magaalada Muqdisho, waxana la filayaa inuu dhawaan booqdo Somaliland. Warbixin iyo wareysi la xiriira waxqabadkii UNPOS iyo waxa xafiiska cusub ee UNSOM la fili karo, hoosta ka dhageyso. Xafiiska Siyaasadda ee cusub ee QM Tell Farole Somalia politics has moved from Nairobi to Xamar Caadey stop running to Kikuyo uhuru fuufu eater , You are embarrassing Somali Nation .....
-
Kusimaha Madaxweynaha oo kulan la qaatay danjiraha Q.M ee Soomaaliya “sawirro” Published on June 3, 2013 by Canab · No Comments · 662 views Mr nicholas Kay u qaabilsanaha Qaramada Midoobay arrimaha Soomaaliya ayaa kulanka uu maanta la qaatay kusimaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Shiiq Cusmaan “Jawaari” waxa uu ahaa mid looga hadlayay wajiga cusub ee howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo xafiiskan cusub ee UNSOM sida uu u waji lahaa howlaha uu u xilsaaranyahay. Kulanka dhaxmaray danjiraha Q.M. ee Soomaaliya Nicholas Kay iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna kusimaha madaxweynaha waxaa goob joog ka ahaa guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka iyo guddoomiyaasha gudiyada joogtada ah ee golaha shacabka, markii uu soo gaba gaboobay ayeyna si wadajir ah warbaahinta u la hadleen Mudane Maxamed Cusmaan iyo Nicholas Kay. Ugu horeyntii waxaa saxaafadda la hadlay ku simaha Madaxweynaha ahna afhayeenka Baarlamanka Soomaaliya waxa uuna sheegay in lagama maarmaan ay tahay in dowladda Soomaaliya laga caawiyo howlaha badan ee wax loogu qabanayo dalka iyo dadka isagoona rajo wanaagsan ka muujiyay guddoomiyaha in UNSOM ay wax badan kala qaban doonto. Mr Nicholas Kay danjiraha cusub ee Q.M u qaabilsan Soomaaliya ayaa dhankiisa muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay inuu si daacad ah uga shaqeeyo arrimaha Soomaaliya oo loo xilsaaray. Golaha Amaanka ee Q.M. ayaa kulan ay Labadii bishii May ee sanadkan kulan ay yesheen waxa ay isku raaceen in la furo wajiga cusub ee howlgalka Qaramada Midobay ee ku aadan kaalmada Soomaaliya oo ay ugu magac dareen UNSOM kaas oo badalay xafiiska siyaasida Q.M u qaabilsanaa ee UNPOS kaas oo shaqadiisa ku ekeed maanta oo ay taarikhdu tahay 03.06.2013-ka.
-
Hawlgalka Xafiiska Cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM oo ay wada hoos iman doonaan hawlaha taageerada arrimaha amniga, maamul wanaagga iyo xuquuqda aadanaha ayaa maanta ka bilowday Somalia. Xafiiska UNSOM ayaa beddeli doona kii ka horeeyey ee UNPOS ee uu madaxa ka ahaa Dr. Augustine Mahiga, iyada oo Nicholas Kay oo u dhashay dalka Britain uu hogaamin doono xafiiskan cusub. Ergeyga cusub, Nicholas Kay ayaa ka hawlgali doona magaalada Muqdisho, waxana la filayaa inuu dhawaan booqdo Somaliland. Warbixin iyo wareysi la xiriira waxqabadkii UNPOS iyo waxa xafiiska cusub ee UNSOM la fili karo, hoosta ka dhageyso. Xafiiska Siyaasadda ee cusub ee QM
-
xiin source are saying Farole is waiting for president Hassan to come back to Kenya and sit down with him , I thing the President should by pass Nairobi meet Farole in Xamar. Tell frole stop running around other countries capital , Come to Xamar your capital if you have issue with constitution , Forget about Jubba worry about your state your just a "Governor " Farole must stop interfering with FG plans or else become spoiler .........President should make it clear to Forle begging Uhura in Kenya will not disable the FG in Xamar .
-
Farole when to Kenya to complain about the FG he met IC and American ambassador to Kenya , they l told him listen Somalia has president go take it up with him . Talks are good indeed signs of progress no more war and conflict ....................................
-
Ciidamada doowlada ee Gedo iyo kuwa Ahlusuna oo la mideynayo
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Raskomboni milities are next , Minister Deference is working in Kismayo to incoperate milities into the SAF ...............well done -
Ciidamada doowlada ee Gedo iyo kuwa Ahlusuna oo la mideynayo
malistar2012 posted a topic in Politics
Kulan ballaaran ayaa xalay magaalada Gedo waxa uu ku dhexmaray saraakiisha Ciidamada DFS iyo kuwa Culumaa’udiinka Ahlusuna-waljamaaca, waxaana kulanka looga hadlayay isbadalka Ciidamada maalmo kahor lagu sameeyay. Kulanka oo mudo socday, ayaa waxa kasoo baxay qodobo dhor ah, oo ay ugu muhiimsaneyd in lamideeyo dhamaan ciidamada doowlada ee halkaas ku sugan, kuwasoo tababaro kusoo kala qaatay dalalka Kenya iyo Ethiopia iyo Ciidamada Ahlusuna ee halkaas ka howlgala. Waxaa maalmo kahor kulan ka dhacay Garbahaareey xilikii looga qaaday Taliyihii ugu sareeyay Ciidamada doowlada oo lagu magacaabi Jiray Jamaal Xasan fareey, waxaana xilka lagu wareejiyay mid kamid ah saraakiishii horay ugu sugneyd magaalada oo lagu magacaabo Black. Sidoo kale waxaa kamid ahaa qodobada shirka kasoo baxay, in hogaanka cusub ay ka amar qaadan doonaan ciidamada doowlada iyo ururka Culumaa’udiinka Ahlusuna-waljamaaca oo horay u ahaa hogaan ka madax banaan doowlada balse hata hogaanka kaliya ee jira uu yahay taliyaha -
The game is in Japan . why run to Kenya and Nairobi become uhuru Stooge , Somalia has Government and a Parliament if Farole has issue with the constitution come to nation capital and address in the Parliament . President Hassan went to Garowe Presidend Sh , Sharif went to Garowe like it was their home town why is Farole running like chicken from Xamar . we are soon to compete with those capitals , soon chicken will come home to the roost
-
Somali - Japanese Reconstruction Investment Forum - Tokyo
malistar2012 replied to Chimera's topic in Politics
-
What makes Hassan Sheick a civilized leader? Contrary to some of his predecessors Hasan Sheick did not come to power through the gun. Contrary to many other leaders he was not a member nor did he lead one of the many clan militia or religious fundamentalist factions that destabilized the country for nearly 30 years. So far Hassan Sheick has not insulted, called names, threatened, killed, bombed, waged war or mass murdered any Somali clan. Nor has he been accused by anyone of these crimes. So far Hasan Sheick did not imprison, kill or wage a war against any of his political opponents. He did not insult, dismiss or engage in a disagreement with his Prime-Minister in public nor through the media. He was not brought to power by Somalia's arch enemies Kenya and Ethiopia, nor did he conspire with these countries before he was elected against the Somali nation. very true indeed the other day i was critical about him being soft and activist, Hassan is taking things different direction far from the violence and gun play .President Hassan has his goals set and he wants to achieve them peacefully.
-
Holidays in Somalia? Mogadishu hopes to be tourist hotspot
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
eace," he adds. "Especially the people who came back from America and Europe, they start to open the new businesses."Mogadishu's growing economy is manifested not just in real estate and the hotel sector. Telecommunications is also on the rise, while the aviation industry is spreading its wings too, with about 15 daily domestic and international flights. Work here is well underway as Osman presses ahead with his new multi-million dollar project: to build a luxury beach resort in Mogadishu, the capital of war-torn Somalia. Mogadishu will soon be the economic power house capital in East Africa -
Holidays in Somalia? Mogadishu hopes to be tourist hotspot
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
eace," he adds. "Especially the people who came back from America and Europe, they start to open the new businesses."Mogadishu's growing economy is manifested not just in real estate and the hotel sector. Telecommunications is also on the rise, while the aviation industry is spreading its wings too, with about 15 daily domestic and international flights. "We have six different routes and basically next we'll be eight," says Osman Abdullahi, a young Somali entrepreneur who set up the ODAY express airline. "There is a lot of airlines that are planning to (come to) this country and hoping to (have) a hub over here." Abdullahi admits that leaving the United States in 2010 to return home and start his business was a "100% huge risk." He says that when moved back back to Somalia, it was too dangerous to even drive in Mogadishu. "That picture is already gone. It's a different picture today," he says. This new picture can also be witnessed at Mogadishu's seaport -- Somalia's key national asset -- where creaking cranes lift goods from the commercial ships and boats lining the harbor. The wide array of imported construction materials, household goods and food are then loaded onto rows of waiting trucks. The customs revenue collected from here has increased exponentially in recent times. And while the system is far from perfect, the income is crucial to the newly formed government in rebuilding the city, whose basic infrastructure has been shattered by war. Currently, Somalia's economy is largely supported by aid from donor governments, while the relatively peaceful business environment is propped up by the African Union Mission in Somalia African (AMISOM). The security forces squeezed the al Qaeda-linked Islamist militant group Al-Shabaab out of Mogadishu, but the insurgents still lurk and periodically launch terror attacks. Brigadier Michael Ondoga, of AMISOM, told CNN recently that although Al-Shabaab was "largely defeated" in Mogadishu, there were still issues with its members "melting into the population" and taking advantage of the city's large size to hide. But Somali security forces have succeeded in pre-empting many suicide attacks and have arrested some of the Al-Shabaab operatives hiding among the capital's population. "The situation is generally good at the moment -- the security forces are controlling it very well," Ondoga said. "Here in the city now, the big guns are quiet, the streets are lit, many (in the) diaspora are coming back, new construction is going on, business is booming," he said. And despite the long list of challenges, Mogadishu businessmen like Osman are hopeful of a brighter future. "For me I was here (during the conflict) and the situation I see now is a situation I have never seen before. So the situation now is getting better," he says. -
Bashir Osman moves hurriedly along a white sandy beachfront, giving instructions to a driver operating a bulldozer. Near them, a large truck is ferrying away piles of rocks, clearing a sun-soaked beach lapped by the azure blue waters of the Indian Ocean. Work here is well underway as Osman presses ahead with his new multi-million dollar project: to build a luxury beach resort in Mogadishu, the capital of war-torn Somalia. "I knew one day that Mogadishu will become peace and we'll get stability," says Osman, who already owns two hotels in the city. "That is why I started to buy that land." After more than 20 years of violence, Somalia moved a step closer to stability last September after picking its first president elected on home soil in decades. And now, hope is gradually returning to parts of the East African country. Read this: Peace concert rocks Mogadishu Although security is still an issue, Mogadishu has been experiencing an economic renaissance in recent months, boosted by members of the diaspora returning home to rebuild the country, as well as the efforts of local businessmen who never left. Osman, who stayed in Somalia throughout its conflict, hopes his new development will attract holidaymakers from abroad. He says that he's already had American and British visitors staying in his hotels. "More than 20 tourists they came," he says. "Some of them they came with their family to show Somalia, especially Mogadishu," adds Osman. "And really when they went back, they were so excited when they saw how Mogadishu looks like, how beautiful city we have, how beautiful beach we have and that is what we want to show them again and again."
-
Hiiraan Region Withdraws From Somali Federal Government
malistar2012 replied to xiinfaniin's topic in Politics
This is type of Federal Xiin and co want a Tribal federation , Somalia is doomed if we let this go on ? Alshabab would of beheaded these foks ? -
Hiiraan Region Withdraws From Somali Federal Government
malistar2012 replied to xiinfaniin's topic in Politics
1. In habka iyo qaab dhismeedka loo soo magacaabay maamulka gobollka Hiiraan uu yahay mid ku dhisan cadaalad darro, colaad abuur iyo kala fogaasho ku yimid dowladda federaalka iyo beesha Xawaadle, tusaalle ahaan in beesha laga siiyay 2 xubnood 18 xubnood oo loo soo magacaabay maamulka gobollka Hiiraan. There argument like jubaland we lost the most mans so we deserve the power in this regions ? simple the different is hear they are not refusing admin or trying lock Gov officials that's all , -
Hiiraan Region Withdraws From Somali Federal Government
malistar2012 replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xiiin xiin having fun on minor set back of Somali Gov not to my surprise , Now you see why jubbaland is important for SFG if they succeed there the rest south will be smooth ride , but if the SFG listens every oday about how his boys Fought alshaabab and therefor deserves big reward as a entire state . where does that leave the rest of the population that's not acceptable. Hiiraan is different story they accepted Admin the GOV appointed they just want more seat that's understandable . at the end they will come into an agreement. -
Howl gallo dad lagu soo qabtay oo laga sameeyay Xaafadaha Muqdisho Muqdisho-(Sh.M.Network)-Howl Galladaan Maanta Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen Xaafadda Nasteexa degmada Wada jir ee Gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay dadweyne aad u fara badan oo Ciidamada dowladda ay ka soo qab qabteen Xaafaddaasi. Dadka la soo qabtay oo u badnaa dhalin yaro ayaa waxa Ciidamadu ay u soo gudbiyeen Xarunta dambi baarista dowladda ee C.I.D. Marka laga soo tago howl galladaasi ay Ciidamada dowladda ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa afaafka hore ee Xarunta dambi barista dowladda buux dhaafiyay Waalidiin Caruurtooda ay ka mid yihiin dadka la soo xiray. Qaar ka mid ah Waalidiintaas oo Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho kula hadlay afaafka hore ee Xarunta C.I.D ayaa waxa ay Madaxda dowladda Soomaaliya ka dalbadeen in loo kala fududeeyo qaabka dadkaasi kiisaskooda loo baarayo iyagoo dhinaca kale xusay in dhalinyaro laga soo qabtay 7aad ka hor weli iyagoo aan wax cadaalad ah la marin ay ku xiranyihiin Xarunta dambi barista ee CI.D. Dhinaca kale Ciidamada dowladda ayaa waxa ay Howl gallo dad lagu soo qab qabtay ka sameeyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose iyadoona Ciidamadu ay ku soo qabteen dhalinyaro aad u fara badan oo ay ku eedeeyeen In ay ka tirsan yihiin Al Shabaab. Howl galladaan ayaa qeyb ka ah Howl gallo Maalmihii dambe ka soconayay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
-
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo digniin U Jeedisay Kooxaha xiran dareeska Dowladda ee shacabka dhibaateeya Muqdisho-(Sh.M.Network)Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida dowladda Soomaaliya ayaa digniino kulul waxa ay u jeedisay Ragga Xiran dareeska Ciidamada dowladda Soomaaliya ee dhibaatada kula dhaqaaqa dad Shacabka ah. Afhayeenka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Korneel Cabdullaah Max’ed Muuse Keyse ayaa digniin Culus U Jeediyay Kooxaha ku labisan dareeska Ciidamada dowladda Soomaaliya kuwaasi oo dhibaateeya dadka Shacabka ah. Afhayeenka ayaa ka Codsaday Maamulka Gobolka Banaadir iyo Ciidamada Qalabka sida in ay wax ka qabtaan dadkaasi ku labisan dareeska Ciidamada dowladda Soomaalida ee had iyo Goor dhibaateeya Shacabka. Hadalka Korneel Cabdullaahi Max’ed Muuse Keyse Afhayeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli ay soo kordhayaan Ragga Xiran dareeska Ciidanka dowladda ee dhibaateeya Shacabka.
-
Popular Contributors