malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> Congrats to the Somali President very impressive indeed
  2. xiiin I don't have no power other then being cyber warrior and at work for 10 hrs sitting front laptop .....its just that i support the FG Policy and the needs of the people in those regions ... Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in kadib markii ay gudigii dawlada ee ku sugnaa Kismaayo ay sameeyeen xog aruurin ballaaran ay ku ******** in dadweynaha gobolladaas ay kasoo horjeedaan maamuladii looga dhawaaqay Kismaayo ayna doonayaan in dawlada Soomaaliya ay hormuud ka noqoto tillaabooyinka maamulka loogu samaynayo Jubbooyinka. “Maqabo dastuurku in qabaa’il isu tagaan ee wuxuu qabaa in gobol iyo wax ka badani ay isu yimaadaan si ay u buuxiyaan shuruudaha laga doonayo maamul goboleed” ayaa lagu yiri warbixinta.
  3. Xildhibaanno Somali ah oo ku Qabtay Magaalada Nairobi kulan looga hadlay Mushkiladaha ka taagan Jubba Jimco, June 14, 2013- Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa kusoo bandhigay Nairobi warbixin ku saabsan wadciga dhabta ah ee ka jira gobollada Jubbooyinka iyo waxa dastuurka Soomaaliya uu ka qabo maamul u samaynta gobolladaas. Xildhibaanada kulanka soo qabanqaabiyay oo kala ahaa Xildhibaan Maxamuud Guure, Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil, Xildhibaan Carab Ciise, Xildhibaan C/laahi Goodax Barre iyo Xildhibaan C/laahi Jaamac . Waxayna mudanayaashani isugu yeereen inta badan safiirrada iyo diblamaasiyiinta wadamada caalamka u fadhiya dalkani Kenya iyagoo halkaas ku soo bandhigay warbixin ay ku faahfaahinayaan sida dastuurka iyo sharcigu uu dhigayo in loo maro qaabka maamul u samaynta gobollada Jubbooyinka. Warbixinta oo ay akhriyeen Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo Xildhibaan Maxamuud Guure ayaa lagu sheegay in qaabkii loo maray shirkii lagu soo doortay Sheekh Axmed Madoobe inuusan ahayn qaab waafaqsan dastuurka federaaliga ah ee dalka u degsan. “Maqabo dastuurku in qabaa’il isu tagaan ee wuxuu qabaa in gobol iyo wax ka badani ay isu yimaadaan si ay u buuxiyaan shuruudaha laga doonayo maamul goboleed” ayaa lagu yiri warbixinta. Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in kadib markii ay gudigii dawlada ee ku sugnaa Kismaayo ay sameeyeen xog aruurin ballaaran ay ku ******** in dadweynaha gobolladaas ay kasoo horjeedaan maamuladii looga dhawaaqay Kismaayo ayna doonayaan in dawlada Soomaaliya ay hormuud ka noqoto tillaabooyinka maamulka loogu samaynayo Jubbooyinka. Xildhibaanadan ayaa sidoo kale beesha caalamka iyo urur goboleedka IGAD uga mahad celiyay go’aanadii ay qaateen ee lagu meelmariyay in dawlada Soomaaliya looga dambeeyo marka loo samaynayo maamulada gobollada dalka. Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hormuud ka noqonaysa isu keenida, maamul u samaynta iyo dib u heshiisiin ballaaran oo ka dhacda dalka ayaa lagu yiri warbixintii maanta. Xildhibaanadii kulanka manta soo qabanqaabiyay ayaa sheegay in shirka ay kasoo qaybgaleen diblamaasiyiin kakala socota in ka badan 22 dal oo ay kamid yihiin inta badan wadamada reer galbeedka ee daneeya arrimaha Soomaaliya gaar ahaanna Maraykanka iyo Talyaaniga. Wasiirkii hore ee qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa ee Soomaaliya C/laahi Goodax barre oo gabagabadii kulankaas la hadlay Hiiraan Online ayaa sheegay in kulankoodii uu ku soo dhammaaday si guul ah, ayna garawshiiyo ka heleen safiirada kakala socday caalamka ee shirkaas kasoo qaybgalay, kuwaasoo qiray inay dawlada Soomaaliya ay tahay mida iska leh masuuliyada iyo isu keenida bulshooyinka Soomaaliyeed ee doonaya inay maamul goboleedyo ka samaysmaan dalka.
  4. Aragaane, wallee qolyihiinna siyaasadda dawladda taageersan in waqti badani idinkaga dhumi Kismaayo Time is what we have , Jubba is huge region , it is one of the multicultural regions in Somalia if the FG gets hold of it the rest of south regions will be walk in the Park in-terms state building ............... Milita leader and SNA Soldier will not be allowed to be Governor and Vic President
  5. ^^Aaheey Your comprehension is failing you, Dabrow. SC clearly endorsed the provincial constitution as it is. This interim nonsense will only derail Somali government, the sooner they realize this Kismayo thing is hard to reverse and move on, the better their chances in governing the country will be. But again some folks have never had an interest in governance ... Xiin is still holding on to jubbaland Fiasco , sxb there will be reconciliation Mogadishu wait for the outcome and support it
  6. That's Kismayo & Puntland(regional admins), remember we talking here 'SOMALIA',,, NOT Somaliland. The Name Somaliland does not exist in the International world ................ Somaliland will only get Independence through referendum after they recognize FG as legitimate authority if not The International Community and FG will Force Sillanyo administration Exile watch ..........
  7. “Maqabo dastuurku in qabaa’il isu tagaan ee wuxuu qabaa in gobol iyo wax ka badani ay isu yimaadaan si ay u buuxiyaan shuruudaha laga doonayo maamul goboleed” ayaa lagu yiri warbixinta. Patriot MP
  8. Jimco, June 14, 2013- Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa kusoo bandhigay Nairobi warbixin ku saabsan wadciga dhabta ah ee ka jira gobollada Jubbooyinka iyo waxa dastuurka Soomaaliya uu ka qabo maamul u samaynta gobolladaas. Xildhibaanada kulanka soo qabanqaabiyay oo kala ahaa Xildhibaan Maxamuud Guure, Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil, Xildhibaan Carab Ciise, Xildhibaan C/laahi Goodax Barre iyo Xildhibaan C/laahi Jaamac . Waxayna mudanayaashani isugu yeereen inta badan safiirrada iyo diblamaasiyiinta wadamada caalamka u fadhiya dalkani Kenya iyagoo halkaas ku soo bandhigay warbixin ay ku faahfaahinayaan sida dastuurka iyo sharcigu uu dhigayo in loo maro qaabka maamul u samaynta gobollada Jubbooyinka. Warbixinta oo ay akhriyeen Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo Xildhibaan Maxamuud Guure ayaa lagu sheegay in qaabkii loo maray shirkii lagu soo doortay Sheekh Axmed Madoobe inuusan ahayn qaab waafaqsan dastuurka federaaliga ah ee dalka u degsan. “Maqabo dastuurku in qabaa’il isu tagaan ee wuxuu qabaa in gobol iyo wax ka badani ay isu yimaadaan si ay u buuxiyaan shuruudaha laga doonayo maamul goboleed” ayaa lagu yiri warbixinta. Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in kadib markii ay gudigii dawlada ee ku sugnaa Kismaayo ay sameeyeen xog aruurin ballaaran ay ku ******** in dadweynaha gobolladaas ay kasoo horjeedaan maamuladii looga dhawaaqay Kismaayo ayna doonayaan in dawlada Soomaaliya ay hormuud ka noqoto tillaabooyinka maamulka loogu samaynayo Jubbooyinka. Xildhibaanadan ayaa sidoo kale beesha caalamka iyo urur goboleedka IGAD uga mahad celiyay go’aanadii ay qaateen ee lagu meelmariyay in dawlada Soomaaliya looga dambeeyo marka loo samaynayo maamulada gobollada dalka. Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hormuud ka noqonaysa isu keenida, maamul u samaynta iyo dib u heshiisiin ballaaran oo ka dhacda dalka ayaa lagu yiri warbixintii maanta. Xildhibaanadii kulanka manta soo qabanqaabiyay ayaa sheegay in shirka ay kasoo qaybgaleen diblamaasiyiin kakala socota in ka badan 22 dal oo ay kamid yihiin inta badan wadamada reer galbeedka ee daneeya arrimaha Soomaaliya gaar ahaanna Maraykanka iyo Talyaaniga. Wasiirkii hore ee qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa ee Soomaaliya C/laahi Goodax barre oo gabagabadii kulankaas la hadlay Hiiraan Online ayaa sheegay in kulankoodii uu ku soo dhammaaday si guul ah, ayna garawshiiyo ka heleen safiirada kakala socday caalamka ee shirkaas kasoo qaybgalay, kuwaasoo qiray inay dawlada Soomaaliya ay tahay mida iska leh masuuliyada iyo isu keenida bulshooyinka Soomaaliyeed ee doonaya inay maamul goboleedyo ka samaysmaan dalka.
  9. Pizza in Xamar ......................
  10. 15 out of 16 districts are part are governed by HAG. The whole Puntland is a sub sub sub clan admin , when will the people of other then Farole kins rule Puntland .............. From Rip Abdulahi yusuf to Cade muse and Farole are all the same trbe .....................................
  11. oowlada Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday ineeu go’aansatay ineey howlaha maamulka Garoonka diyaaradaha Muqdisho ay ka wareejiso shirkada SKA oo mudo 3 sano ah masuul ka ahayd hoowlaha Garoonka. Doowlada ayaa qandaraaska howsha garoonka ku wareejisay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo layiraahdo (Favori) oo mudo 8 bilood ah Hormarin ku samayn doonta Garoonka, sida uu sheegay wasiirka Warfaafinta C/laahi Ciil-mooge. C/laahi Ciil-mooge ayaa sheegay in markii ay doowlada is barbardhigtay SKA iyo shirkada Favori ee Turkishka ah, ay doowlada Soomaaliya go’aansatay in Favori la siiyo qandaraaska howlaha maamulka iyo dib’udhiska garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Ciil-mooge ayaa sheegay in shirkada Favori ay mashaariic fabadan oo dhaxalgal ah ka sameysay Muqdisho, islamarkaasna hada ay ballanqaaday in mudo 8 Bilood ah ay dib’udhis weyn ku sameyn doonto Garoonka diyaaradaha Muqdisho. Shirakada SKA oo laga leeyahay dalka koofur Afrika ayaa la wareegtay qandaraaska lagu maamulayay garoonka diyaaradaha Muqdisho waqtigii doowladii KMG Shiikh Shariif, waxaana ay intii ay maamuleysay Garoonka ay kusoo kordhisay Qalab cusub iyo dib u dhis ay ku sameysay qaybo kamid ah Garoonka. Waxaa Xusid mudan in qandaraaska SKA ay ku maamuleysa garoonka diyaaradaha Muqdisho ay in badan su’aalo ka keeneen qaar kamid ah baarlamanka Soomaaliya. Shirkadaha Turkiga ee ka howlgala gudaha dalka gaar ahaan Muqdisho, ayaa iyaga wada howlo farabadan oo dib loogu dhisayo hay’adaha doowlada, Xaruumo Caafimaad, Iskuulo, Ceelal, Masaajidyo iyo Xaruumo lagu xanaaneeyo Caruurta. Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com
  12. ^^Brother Malistar2012, Faroole is on vacation, and xiinfaniin is a mere explee from Mogadishu raising a family in the west. The real power brokers in Jubbaland has spoken and you heard what they said who is the power broker Afhayeenka maamulka Kismaayo Cabdinaasir Seeraa :confused: The Real power brokers are the Native
  13. in other words goodbye is over time go home or get ready to attend Real Conference in Xamar
  14. xiin Jubba fiasco is done sxb , There will be reconciliation conference in The Nation Capital between the clans that inhabit the region... Dowladda waan is aragney, kulankii na dhexmaray Anaga iyo madaxwene Xassan Shiikh waan u sheegney in uu yahay Madaxweynayahii, shakigiga uu iska saaro xumaana aysan jirin, waxaan u sheegney in shirkii IGAD ku baaqdey ay diyaar u yihiin oo ka qaybgalayaan. No condition , Preparation has started in the Capital for the reconciliation ...... Axmed Madoobe will come to understanding with FG we don't need more spoiler Farole bad advice and D blck Harmony ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
  15. Afhayeenka maamulka Kismaayo Cabdinaasir Seeraar ayaa sheegey in maamulkoda aysan tagi dooni shirka Muqdisho dowladdu sheegtey inay ku qaban doonto. first of all This statement sounds like a Power struggle if it is true , secondly the leader of the Militias Axmed Madoobe sounds different and is looking after his own interest:o Afhayeenka maamulka Kismaayo Cabdinaasir Seeraar is defending his job and wants to be seen as relevant and does not want to be left out .......... sounds to emotion
  16. xiin give it up sxb , stop the negative propaganda , Sh Modaba is no longer taking advice from the pirate state .... everything will be solved in the nation Capital Xamar ......Farole is irrelevant
  17. Ali America always doing wonderful and Marvelous job for the people
  18. Bandhig Farshaxameed kii u horeeyay noociisa ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galeen dad isugu jiray Soomaali iyo Ajaaniib. Bandhigan ayaa soconaya muddo saddex maalmood, iyadoo dadka ka qeyb galay ay gelisay yididiilo weyn oo ku aadan habka loo soo bandhigay farshaxanka iyo muuqaalada uu xambaarsanaa. Daah furka Bandhigan oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Cilmi baarista iyo wada tashiga ayaa farshaxanka lagu soo bandhigay uu u ekaa sida kuwa caalamiga ee fagaarayaasha lagu soo bandhigo. Dadkii ka qeyb galay bandhiga Farshaxanka ee xambaarsanaa muuqaalada ka turjumayay dalka ayaa waxaa ka mid ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko, isagoo bogaadiyay in farshaxankan inuu muujinayo soo laabashada rajadii dalka, isla markaana dadka soo xusuusinayay dhaqankii hore ee Soomaalida. Muuqaalada farshaxanka ayaa ahaa kuwo ka turjumayay xaalada dalka, waxaana ay u qalmeen muuqaalada caalamiga ee lagu iibiyo malaayiinta doolarka ee lagu daah furo bandhigyada caalamiga ee Farshaxanka.
  19. All Somali regions deserve it , stop the hate sxb The Nation Capital needs to look good
  20. good job indeed and congrats to the Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. C/xakiin Dahir Saacid
  21. Excellent move from Ahmed Madoobe. As I noted in another thread , this Conference will be a mere face saving exit for Hassan. Those who opposed Jubbaland will be disappointed. xiin why do you sound negative and disappointment
  22. n: Madaxweynaha dhawaan loo doortey maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegey in maamulkiisa ka qeybgalayo shirka dib u heshiisiinta ee ka dhacaya Xamar. Shirkani oo ay qabanayso dowladda Soomaaliya ayaa la doonayaa in lagu dhameeyo khilaafkii ka dhashay dhismaha maamulka Jubbaland ee loo doortey Sheekh Axmed Madoobe. Waxaa muuqata isu soo dhawaansho kadib markii Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ay Nairobi ku kulmeen. Sidoo kale urur goboleedka IGAD ayaa dadaal badan ku bixiyey qabsoomista shirkaasi iyo in laga wada qeybgalo. Axmed Madoobe ayaa sidoo kale la kulmey ergeyga cusub ee Qaramada Midoobey Nick Kays, kana wada hadleen sidii lagu dhamayn lahaa ismari waaga taagan, waxna meel isla dhigeen. KismaayoNews.com
  23. n: Madaxweynaha dhawaan loo doortey maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegey in maamulkiisa ka qeybgalayo shirka dib u heshiisiinta ee ka dhacaya Xamar. Shirkani oo ay qabanayso dowladda Soomaaliya ayaa la doonayaa in lagu dhameeyo khilaafkii ka dhashay dhismaha maamulka Jubbaland ee loo doortey Sheekh Axmed Madoobe. Waxaa muuqata isu soo dhawaansho kadib markii Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ay Nairobi ku kulmeen. Sidoo kale urur goboleedka IGAD ayaa dadaal badan ku bixiyey qabsoomista shirkaasi iyo in laga wada qeybgalo. Axmed Madoobe ayaa sidoo kale la kulmey ergeyga cusub ee Qaramada Midoobey Nick Kays, kana wada hadleen sidii lagu dhamayn lahaa ismari waaga taagan, waxna meel isla dhigeen. KismaayoNews.com
  24. Dowladda waan is aragney, kulankii na dhexmaray Anaga iyo madaxwene Xassan Shiikh waan u sheegney in uu yahay Madaxweynayahii, shakigiga uu iska saaro xumaana aysan jirin, waxaan u sheegney in shirkii IGAD ku baaqdey ay diyaar u yihiin oo ka qaybgalayaan. Good job positive step . its good day for Somalia
  25. Madaxweynaha maamul goboleedka Jubba Land Axmed Maxamed Islan ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Garoonka diyaaradaha ee Kismaayo waxaa madaxweynaha ku soo dhaweeyey, madaxweyne kxuigeenka jubaland Gen.Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag, Saraakiisha Jubbaland iyo madax kale oo badan oo ka tirsan maamulka Jubaland, sidoo kale waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Dhalinyaro xiran dharka hiddaha iyo dhaqanka kuwaas oo ciyaaraha Soomaalida ka tumaayey barxadda Garoonka, Madaxweynuhu waxa uu salaamey una hanbalyeeyey dadkii soo dhaweeyey. Madaxweynaha iyo wefdi la socdey ayaa maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo ay kulama kula soo qaateen siyaasiyiin Soomaalida iyo kuwo ka socda dalka Kenya. “Waxaan idiinka Mahadcelinayaa soo dhaweynta wanaagsan, ilaah ayaana mahad iska leh, waxaan ka tacsiyeynayaa, dhibaatadii magaalada ka dhacdey, taas oo ahayd mid la soo waardiey ee maaheyn mid dadku keensadeen,” ayuu yiri Axmed Madoobe. Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in safarkiisi guul ku soo dhamaadey, fariin ayaan gudbinayney si wanaagsan ayaana loo qaatey fariintii aan wadney, waxaana la soo dhaweeyey rabitaansnka shacabka Juba Land. Dowladda waan is aragney, kulankii na dhexmaray Anaga iyo madaxwene Xassan Shiikh waan u sheegney in uu yahay Madaxweynayahii, shakigiga uu iska saaro xumaana aysan jirin, waxaan u sheegney in shirkii IGAD ku baaqdey ay diyaar u yihiin oo ka qaybgalayaan. Madaxweynaha Jubalabnd ayaa sheegay in Jubaland meel soo gaartey dibna aysan u noqoneyn in ay horey u socota mooyee, waxaana ay tusaale u noqon doontaa Soomaaliya inteeda kale. Madaxweynaha Jubaland ayaa mudadii uu Nairbi joogey kulan la qaatey ergayga cusub ee Qaramada Midoobey Soomaaliya u soo dirtey Nick Kay, waxaa kale oo uu shir la qaatey madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ka hor inta aanu ka dhoofin Nairobi, Axmed Madoobe ayaa sheegay in kulankii isaga iyo Madaxweynaha Puntland uu ahaa mid ay ka wada hadleen Dasuurka federaalka iyo amniga guud ee dalka. Axmed Madoobe ayaa markii uu Kismaayo ku soo laabtey sheegay in maamulkiisu ka qaybgalayo shirka Muqdisho ee urur Goboleedka IGAD ku baaqey isla markaana fududeynayaan. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islan ayaa tacsi u direy dadkii ehelkoodu ku dhintey dagaalkii labada maalmood qaatey ee ciidamada Jubbaland iyo malayshiyaad ka soo horjeeda ku dhexmaray Kismaayo, waxaana uu dagaalkaas ku tilmaamey mid aan loo baahneyn in uu dhaco. Horseed Media News Desk