malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Jubaland the new khatumo here today gone tomorrow
malistar2012 replied to GAROODI's topic in Politics
Pirates are fighting a battle that they are irrelevant ................ -
Apophis This madness must end ruunti. It's time both sides had a reconciliation with give and take coming from Madoobe and Hassan Sheikh. Xiin This is the birth pangs of a new Somalia ---the madness will not be done away completely , but will sure be managed. More bad advice from the Pirates seems like pirate are Pushing Sh Modoba of the cliff never trust the Pirates .............
-
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Arrimaha Gudaha iy Amniga Qaranka Soomaaliya, waxaa sidoo kale martigaliyey hay’adaha CRD, FCI, iyadoo ay madasha kulanka ka soo qeyb galeen wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Mudane Mahdi Maxamuud Cali, wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane C/Shakuur Cali Mire, madax ka kala socotay maamullada ka jira gobollada dhexe ee dalka iyo mas’uuliyiinta hay’adaha kulanta fududeyay. Madaxdii iyo wakiillada kala matalaysay gobollada dhexe ee Soomaaliya, ayaa kulanka ka jeediyey in muhiimad weyn ay u leedahay arrintani Isfahan iyo wadashaqeyn dhex marta qeybahaasi. Jabriil Ibaraahim Cabdulle oo hay’dda uu madaxda ka yahay ee CRD ay fududeysay qabsoomidda kulanka ayaa sheegay in waxa laga tashanayo ay yihiin nabaddeynta gobollada dhexe iyo isdhex galka Bulshada halkaasi ku nool, isagoo intaa raaciyey in wasaaradda Arrimaha Gudaha ay kala shaqeynayaan hirgalinta howshani. Wasiir ku xiggeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/Shakuur Cali Mire ayaa tilmaamay in muhiimad weyn la siiyo arrintan, si looga gudbo kala qeyb sanaanta Bulshada. Ugu dambeyntii wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Cali ayaa carabka ku dhuftay in kulankan wadatashiga ah uu yahay kii ugu horeeyey ee wasaaraddu qabato, si loo helo, wadashaqeyn, nabadgalyo iyo isku furnaan dadweynaha iyo mas’uuliyinta maamullada gobollada dhexe ee waddanka. Kulanka ayaa soconaya muddo saddex maalmood, iyadoo inta uu socdana lagu falanqeyn doono, sidii loo heli lahaa go’aan ay ku heshiiyaan madaxda maamullada gobollada dhexe ee dalka ka jira kana wada shaqeyaan sidii loo horumarin lahaa amniga iyo adeegyada guud ee Bulshada Soomaaliyeed
-
Ciidanka Xerada oo u tabaabusheysanaya iney bilaabaan howlgalkii ay kusoo qaban lahaayeen Maleeshiyaadka ayaa waxyar ka dib waxaa Xeradii is qabsadey sawaxan, ka dib markii ay Xerada soo galeen Baabuur gaaraya sadex oo Maleeshiyo ka buuxdo kuwasoo ku dhawaaqaya “Raadaar Waxaa diley Raaskaambooniyiintii” Waxaa durba la gartey in Sadexda Baabuur ay saaran yihiin Ragii Dhawaca u geystey Radaar ee ciidanku ay doonayeen iney soo qabtaan, waxaana markiiba la isku hareereeyey Baabuurtii, ka dib markii ciidanku ay Xabado digniin ah kor u rideen. Kooxda dhawacdey Yaasiin Radaar waxay Xerada usoo aadeen iney Marin habaabiyaan Ciidanka ku xereysnaa oo ay iyaga,Yasiin Radaar iyo Ciidankuba ay halbeel wada yihiin ayna uga dhaadhiciyaan in Yasaain radaar ay dileen Beel kale oo magaalada degta, si iyadoon wax la hubsan Xabad la isugu bilaabo xiin are you serious what a crap ...........................wow amazing STORY
-
Somali Military Bolstered By East Africa, Middle East Allies
malistar2012 posted a topic in Politics
Somalia's allies throughout East Africa and the Middle East are committing to help rebuild Somali military institutions through monetary and technical support. Egypt is the latest regional country that has promised to help rebuild Somalia's military infrastructure, which was destroyed by two decades of civil war. "The new Somali government is determined to rehabilitate the army's military facilities and to rebuild the armed forces ... based on modern and advanced foundations and with the support of friendly countries, including Egypt, that have historically contributed towards supporting the Somali armed forces," said Admiral Farah Qare, commander of the Somali naval forces. Qare headed a government committee that received a high-level delegation from the Egyptian Ministry of Defence on June 4th in Mogadishu. "The facilities that the Egyptians intend to help us rebuild are several of the army's military bases and hospitals in addition to the Somali Ministry of Defence's headquarters and offices," he told Sabahi, adding that the process would begin in the next few months. Retired Colonel Mohamed Ali Moalim, who served in the Somali national army under former President Mohamed Siad Barre, said the United Nations arms embargo against Somalia was an obstacle for the government and hindered the support needed to develop an effective national army. "The decision of the UN Security Council to ease the weapons embargo on Somalia for a year has encouraged friendly countries and those interested in the Somali issue to help the Somali government in its efforts to rebuild its national army," Moalim told Sabahi. The Somali army needs to be completely overhauled to take on its full responsibilities, Moalim said. "Establishing a strong army capable of performing its security duties and extending the state's control throughout the country is key to establishing peace in Somalia," he said. "New leaders are struggling to build an effective national army in addition to working towards integrating members of armed militias within the ranks of the regular army." The Ministry of Defence said it began the difficult task of overhauling the military in February with the evacuation of squatters and internally displaced persons from military buildings and hospitals. "The Somali Ministry of Defence has managed to evacuate several military institutions, including the military airport adjacent to Mogadishu International Airport, the officers' recreational centre Circolo Ufficiale in Howlwadag district and the military hospital in Hodan," said Ahmed Hussein, deputy assistant for infrastructure at the Ministry of Defence. Egypt, Turkey, Sudan and Djibouti have promised to contribute towards rehabilitating military institutions, said Hussein, who also sits on a committee that supervises evacuations of military property. Deputy Minister of Public Works and Reconstruction Nadifo Mohamed Osman said there has been renewed Arab interest in supporting Somalia. "Egypt, Iraq, Saudi Arabia, Djibouti, Sudan, the United Arab Emirates, Kuwait and other countries have made huge commitments, such as funding reconstruction projects in Somalia and training members of the Somali armed forces as part of the framework of efforts to support the new Somali government," she told Sabahi. During the Arab League Summit in March, member states voiced support for providing political, financial and technical aid to Somalia to help the new government continue political progress, reinforce security and support reconstruction efforts. "Iraq has pledged $15 million to implement several construction projects in Somalia that include rehabilitating several public service institutions and headquarters of the Ministry of Public Works and Reconstruction, as well as building a training institute and hospital for mental illness in Mogadishu," Osman said. -
Simatech is fully registered in UAE and in Singapore, with partners being a Singaporean and a UAE national. It is one of the largest feedering players in Asia with more than 1.5 million TEU lifted in 2012. With its head office based in Dubai since 1992 and key regional offices in Singapore and Mumbai, Simatech focuses on the East-West trade, providing feeder services to ports in the Middle East, India Subcontinent, Asia and East Africa. Company’s fleet under operation grew from 17 vessels in 2008 to 36 vessels today. After a concession contract with Mogadishu port, Simatech launched a first container service to Mogadishu through Jebel Ali in January 2013, which links Mogadishu and Somalia through the regional gateway with the entire world. This new container service of Simatech has come as a great relief to the importers and exporters of Somalia as they are able to transport their cargo safely and speedily. It is a significant step that will support the further development of the Somalian economy, which in the longer term will address the problem of piracy by providing a livelihood for Somalians. Sima Marine is a local entity registered in Mogadishu with partnership of Somali nationals. The set up provides professional liner agency and logistics services to top shipping lines, NGOs and aid agencies. This office hires, trains and promote local talent through experienced and skilled trainers from overseas with the help of local partners. It is the first shipping agency in Mogadishu with dedicated liner agency software integrated with terminal and shipping lines software to meet all needs of fast paced shipping. Mogadishu Port Container Terminal (MPCT) is a corporation duly organized and existing under the laws of the Somalian Government engaged in port operations and at present operating the Mogadishu Port. It has been only six months since the contract to exclusively handle containers in the Mogadishu Port was awarded to MPCT, but in this short period MPCT has grown into a productive and praised port operator in the region. Thanks to the Somalian Government and its people the Mogadishu Port is once again recognized as the key center for international trade in the country. With its well established reputation of efficiency, reliability and professionalism in dealing with its customers, MPCT has a bright future ahead and will continue to participate at the forefront of the regional growth. Future plans of Simatech at port of Mogadishu include port expansion with an investment of US$ 70 Million and it will be initiated on the approval of Somali Government. Simatech also plans to set up a merchant marine academy in Mogadishu to train local youth as skilled seafarers through qualified trainers from abroad in order to create employment opportunity in worldwide shipping companies.
-
xaaji Sultan Faisal will get a respond from Xaad or Diriye that's his level of Somali Politics ......................... one day he his crying how Mogadishu is booming and his sons are running to Xamar for better living condition next day his bashing xamar ......... where is oday musa Sudi Yelox when you need him
-
Kismaayo Dad siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada iyo xaalada oo kacsan June 18, 2013 // admin1 // News Xaalada guud ee magaalada KISMAAYO ayaa ah maanta mid kacsan iyadoo dilal kala duwan ay maanta ka dhaceen magaalada.Maleeshiyaad beeleed ayaa saaka dhaawacay Col.Yaasiin Raadeer iyo Cabdullaahi ******* iyadoo lagu soo waramayo in dhaawaca Yaasiin Raadaar wali lagula tacaalayo xarun caafimaad oo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin gudaha garoonka Kismaayo. Dhaawicii Yaasiin Raadaar kadib waxay magaalada gashay jawi colaadeed waxaana dhacday in maleeshiyaadku isku aruursadaan qeybo kamida magaalada dhowr jeerna ay magaalada xabado ka dhaceen. Xaafada via Afmadow waxaa qarax loogu gaystay ciidamo AMISOM oo halkaa marayay inkastoo la sheegay in qaraxaas uusan wax weyn gaysanin. Nin rayid ah oo marayay afaafka isbitaalka guud eeKismaayo ayay kooxo dablay ah ku toogteen iyadoo uu halkaa ku nafwaayay. Waxaa isla maanta magaalada lagu dilay 3 kamid ah maleeshiyaadka amni darada kawada magaalada. War hada nasoo gaadhay wuxuu sheegayaa in maleeshiyaadku ay garash kala baxeen baabuur nooca raaxada ah oo uu lahaa mid kamida masuuliyiinta maamulka Jubbaland. Wariyaha warsidaha Dhanaan.com ayaa kusoo waramaya in maleeshiyaadkan ay doonayaan in magaalada ay dagaal karidaan maamulkana uu arintaas ka caga jiidayo. Ciidamada AMISOM ee kusugan Kismaayo ayaa iyagu dusha ka daawanaya xaalada amaan ee magaalada kismaayo oo aad moodo in maanta khalkhal kujiro.
-
Tillamook Culosow is wise man he first trained his army then received moderate weapons and know is on the offence to defeat alshabaab once and for all ........... Somalia: Govt Troops and Amisom Troops Gain Control of More Towns in the Lower Shabelle Region. Marka- — Somali government troops and AMISOM troops took control of several towns in the lower Shabelle region of Somalia yesterday. The troops gained control of Mubarak,Ugunji,Nuun and Furuqley towns which fall under Qoryoley and Audinley districts in the lower Shabelle region. Alshabab previously controlled these Districts and they were forced out by the surging troops who are on a mission to expand government controlled areas in Somalia. Government officials in the region said that they will not stop there and will advance deeply until the whole region is liberated from the Alshabab militia.
-
alaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Guddoomiye ku xigeenkii maamulkii KMG ahaa ee magaalada Kismaayo, Yaasiin Nuur Gaas (Raadaar) ayaa goor-dhow lagu dhaawacay gudaha magaalada Kismaayo, kaddib markii kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaadiid uu watay. Lama oga xaaladda dhaawaca Yaasiin Raadaar, iyadoo weerarka lagu dhaawacay uu ka dhacay waddada aadda dekedda magaalada Kismaayo, mana jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan iyo sababta ka dambeysay in la dhaawaco. Mas’uulka la dhaawacay ayaa ka mid ah xubnaha sida dhow ula shaqeeya Sheekh Axmed Madoobe oo bishii hore loo doortay madaxweynaha maamul loogu magac-daray Jubbaland oo uu muran ka taagan yahay jiritaankiisa. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Kismaayo ayaa HOL u sheegay inay xaalad kacsanaan ah ay ka jirto gudaha magaaladaas, taasoo salka ku haysa weerarka loo geystay Yaasiin Gaas. “Boqolaal ciidammo ah ayaa magaalada soo buuxiyay, qaybo magaalada ka mid ah magaalada waxaa ka dhacaysa rasaas xooggan, ganacsigana waa xirnay, cid walbana waxay ku sugan tahay gurigeeda” ayuu yri goobooge ku sugan Kismaayo oo la hadlay HOL. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa horraantii bishan ka dhacay dagaallo aad u xooggan oo u dhexeeyay ciidamada Raaskambooni oo uu hoggaamiyo Sheekh Axmed Madoobe iyo ciidammo taageersan Iftiin Xasan Baasto oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha maamulka Jubbaland. Wixii warar ah ee kasoo kordha xaaladda Kismaayo iyo dhaawaca Yaasiin Raadaar waxaad kula socon doontaan wararkeenna dambe haddii Alle idmo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo is kaashanaya ayaa la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose, iyagoo ku sii siqayay deegaano hor leh. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada oo wada jira ah ayaa la wareegay afar deegaan oo hoos taga degmooyinka Khoryooley iyo Awdheegle. Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidamada deegaanada ay la wareegeen aanay wax iska hor imaad ah kala kulmin, iyadoo Shabaab ay isaga baxeen. Deegaanada ay la wareegeen ciidamada huwanta ayaa waxaa ka mid ah Mubaarak, Ugunji, Nuun iyo deegaanka Furuqleey oo isku xirta degmooyinka Khoryooley, ********* iyo Afgooye. Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa ku sii siqaya degmada Khoryooley oo ka mid ah degmooyinka ugu waa weyn ee Gobolka Shabellaha Hoose. Maalmihii u dambeeyay ayaa ciidamada huwanta wadeen abaabulo iyo guluf dagaal oo ku wajahan deegaanada ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin Gobolka, iyadoo degmada Baraawe ay tahay saldhiga ugu weyn ee Al-Shabaab. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com
-
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo Al-shabaab kala Wareegay Deegaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan“Sawirro” Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgallo ay si wadajir ah uga sameeyeen qeybo ka tirsan gobolka Hiiraan waxa ay kula wareegeen ilaa afar tuulo oo ka tirsan gobolkaasi oo ay horey ugu sugnaayeen Maleeshiyaadka kooxda argagixisada ah Al-Shabaab. Ciidamada ayaa la wareegay deegaanka Baar iyo tuulooyin hoos yimaada halkaa oo ay mudooyinkii ugu danbeeyay dadka shacabka ah ku dhibaateynayeen Maleeshiyaadka Al-Shabaab. Ciidamada ayaa si nabdoon saaka kula wareegay goobahaasi iyago maleeshiyaadkiina iska cararay waxna ciidamada si weeyn u soo dhaweeyay dadkii deganaa goobahaasi oo sheegay in ay mudo sugayeen inay arkaan ciidamo ka socda dowlada soomaaliya. Taliyaha Ciidamada Militariga ee Gobolka Hiiraan Col Tawane Axmed gururey ayaa sheegay in ay kula kulmeen deegaanada ay saaka gacanta ku dhigeen dad badan oo u sheegay in maleeshiyaadka Al-shabaab ay dhaceen xoolahoodii. Col Tawane ayaa sheegay inay sii wadi doonaan howlgallada inta xureynayaan guud ahaan gobolka Hiiraan maleeshiyaadka Kooxda Burburtay ee Al-shabaab. Dhinaca kale Taliye Cismaan Dubad Sugule oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada B/weeyne ayaa sheegay in aysan jirin wax iska cabin ah oo ay kala kulmeen A-lshabaab waxaana uu intaasi raaciyay in howlgalkaasi ay ku soo qabteen ilaa 20 qof oo loga shakiyay in ay ahaayeen Maleeshiyaadka Al-shabaab oo goobahii ay joogeen lagaga cararay. Korneel Cismaan dubad wuxuu intaa ku daray in howlgalka uu bilow u yahay qorsho ay AMISOM ku dooneyso in ay Al-shabaab kaga xureyso dhamaan degmooyinka ay ka joogaan Gobalka Hiiraan. Ciidamada Xooga dalka soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa bilaabay dhaqdhaqaaqyo xoogan oo ay ku doonayaan in guud ahaan gobolka Hiiraan ay ku soo celiyaan gacanta dowlada soomaaliya oo laga xureyo maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al-shabaab.
-
Xiisad tuu ugu darneed ayaa haatan waxay ka bilaabatay degmada Buulo Burde ee gobalka Hiiraan ka dib markii halkaasi ay u dhaqaaqeen ciidamada diowladda iyo Kuwa AMISOM ee ka socda Jabuuti. Ciidamada Al-shabaab ayaa difaacyo deg deg ah waxay ka qodanaayaan halka degmadaasi laga galo, waxaana ay u diyaar garoobeen inay ciidankaan kusoo wajahan ay la dagaalamaan. Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ayaa la sheegayaa inay wataan dabaabaadka dagaalka sida Taangiyo iyo waxyaabo kale oo aad u badan, waxaana ay doonayaan in degmadaasi Al-shabaab ay ka saaraan. Shacabka ku dhaqan halkaasi ayaa dhankooda waxay bilaabeen kala carara xoogan, waxaana qof walba ay afka aadisay halka ay nabad ku heli karto. Lasoco wixii soo kordha. Balcad Media
-
Dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul ayaa ka jira qeybo ka mid ah Gobolka Gedo, halkaasoo saacadihii u dambeeyay laga dareemay, iyadoo ciidamada dowladda ay ku guda jireen diyaar garowgii u dambeeyay oo ay doonayaan in Al-Shabaab uga saaraan deegaano ay kaga sugan yihiin Gobolka. Wararka laga helayo Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay soo gaareen deegaan qiyaastii 9-KM u jira degmada Buurdhuubo oo ay ku sugan yihiin Xoogaga Shabaab. Ciidamada ayaa ka soo dhaqaaqay saldhig ay ku lahaayeen degmada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo, waxaana deegaanada qaar ee gobolka xilligan ka jira dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka duwan kuwii horay loo arki jiray. Xoogaga Al-Shabaab ayaa diyaar garow ballaaran ka wada degmada Buurdhuubo, iyadoo dadka deegaanka ay la soo deristay cabsi ku aadan dagaalo halkaas ka dhaca. Inta badan deegaanada Gobolka Gedo ayaa waxaa gacanta ku haya ciidamada dowladda, halka labo degmo oo kala ah Baardheere iyo Buurdhuubo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.
-
Dowlada oo Bilaabeysa Dagaalkii Al-Shabaab looga saari lahaa goobaha ay ku suganyihiin “Dhageyso” http://balcad.com/wp-content/uploads/2013/06/Abaanduulaha-C.risaaq-Qaliif-i.mp3" frameborder="0" allowfullscreen> Abaanduulaha Ciidamada Xooga Soomaaliyeed Mudane Cabdirisaaq Qaliif Cilmi ayaa sheegay ineey bilaabalaayaan Dagaal wajigii labaad ee looga saarayo Ururka Al-Shabaab deegaanada ay kaga sugan yihiin Dalka. Abaanduulaha oo ka hor hadlayay 1,000-askari oo towbar loogu xiray Muqdisho ayaa Sheegay ineey Diyaariyeen Ciidamadii Al-Shabaab ka saari lahaa Deegaanada ay kaga Sugan yihiin Gobalada Dalka Soomaaliya. Cabdirisaaq qaliif abaanduulaha ciidamada Xooga Soomaaliyeed ayaa hadalkiisa intaasi ku daray ineey tayeeyeen Ciidamada xooga Soomaaliyeed isla markaana ay abuud buuxda u leeyihiin in Ururka Al-Shabaab ay deegaano horleh kala wareegi karaan. Halkaan ka Dhageyso Hadalka Aban Duulaha Ciidamada Xooga Soomaaliyeed Hadalka Abaanduulaha ayaa ku soo beegmaya xili Ururka Al-Shabaab mudooyinkii ugu danbeeyay laga saarayay deegaano muhiim ah.
-
Salax poor People running from violence is not something to brag about , Member in the 80s it was the people from Hargesa seeking shelter in Mogadishu by thousands .......... Today in Mogadishu the youth and adults from North are finding better jobs and wages in Xamar and are Happy .........Soon Silaanyo and waarabe will be also going to Nation Capital .......................
-
I hope the Gov wins more funds and development For reconstruction of our Country .................................Good Luck Mr President and God Bless you ...................... 2013 will be the Golden Year For Somalia inshallah http://balcad.com/wp-content/uploads/2013/06/Madaxweynaha-Soomaaliya-Xasan-Sheekh-.mp3" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Sabti, June 15, 2013(HOL)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8 oo looga hadlayey arrimaha canshuuraha, ganacsiga xorta ah iyo maamul wanaaga. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu mahadceliyey David Cameron sida uu arrimaha Soomaaliya door hoggaamineed uga qaatay. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, horumarka ballaaran ee dhanka siyaasadda iyo amniga ee dalka Soomaaliya iyo sidi dalka dib loogu dhisi lahaa. Madaxweynaha ayaa warbixin kooban ka siiyey David Cameron xaaladda dalka, shirkii Yokohama ee dalka Japan, qorsheyaasha dib u heshiisiinta dalka iyo sidii dowladda UK ay door muhiim ah uga qaadan laheyd shirka Brussels ee 16ka September 2013. Madaxweynaha ayaa maanta ka mid ahaa madaxda caalamka ee ka qeybgalay xafladda Boqortooyada Ingiriiska Queen Elizabeth II oo ah markii ugu horreysey ee Madaxweyne Soomaaliyeed lagu casuumo xafladan muhiimka ah oo muujineysa sida David Cameron uu ugu qanacsanyahay hoggaanka Mudane Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo qorsheyaashiisa cad-cad ee Soomaaliya lagu gaarsiin lahaa nabad, bash-bash iyo barwaaqo. Xafladda Boqortooyada ka dib, Madaxweynaha waxaa qado sharaf u sameeyey David Cameron iyo ku xigeenkiisa. Ka dibna Madaxweynaha iyo madaxda kale ee caalamka waxey ka qeybgaleen shirka hordhaca G8 oo lagu qabtay xarunta Lancaster House ee London oo Madaxweynaha uu halkaas khudbad taariikhi ah ka jeediyey. Shirkan ayaa looga hadlayey arrimaha Canshuuraha, Ganacsiga, iyo sidii kheyraadka looga ganacsado sida shidaalka loogu heli lahaa hab fur-furan oo kalsooni siin kara shacabka deegaanada kheyraadka leh, oo uu David Cameron oo ah Guddoomiyaha Sanadkan ee G8 uu aad u daneynayo oo go’aanada ka soo baxa shirkan uu la tagi doono shirka Madaxda G8 oo ka dhici doono Waqooyiga Ireland 17ka iyo 18ka June. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku sheegey in Soomaaliya maanta ay dhidibadda u aaseyso haykalkii dowladda oo ku dhisan maamul wanaag iyo in dhaqaalaha dalka loo sameeyey nidaam keeni kara kalsooni oo uu sheegay in shirkan G8-ka uu muhiim u yahay dalalka Soomaaliya oo kale oo ka soo kabanaya collaado una gudbaya nabad iyo horumar. Madaxwweynaha khudbadiisa waxuu ku sheegey in Soomaaliya ay diyaarisay shuruucdii lagu maamuli lahaa maalgashiga dalka iyo sidii kheyraadka dalka laga soo saaro loogu maamuli lahaa si fur-furan, isagoo uga mahadceliyey David Cameron sida uu caalamka hormuudka uga yahay arrimaha maamul wanaaga iyo horumarka oo Soomaaliyana ay ka faa’iideysan doonto khibradaha dalka UK. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyadda Maxamud Xasan Suleebaan ayaa lagu wadaa inay 16ka Juun 2013 soo gabogabeyn doonaan safarkooda London.
-
Xiin are these guys USC too They are against how jubbaland is being formed Warbixinta oo ay akhriyeen Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo Xildhibaan Maxamuud Guure ayaa lagu sheegay in qaabkii loo maray shirkii lagu soo doortay Sheekh Axmed Madoobe inuusan ahayn qaab waafaqsan dastuurka federaaliga ah ee dalka u degsan. “Maqabo dastuurku in qabaa’il isu tagaan ee wuxuu qabaa in gobol iyo wax ka badani ay isu yimaadaan si ay u buuxiyaan shuruudaha laga doonayo maamul goboleed” ayaa lagu yiri warbixinta.
-
Popular Contributors