malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Yasin Ahmed is one of many landlords taking advantage of Mogadishu's booming housing market. After living in Kenya for 14 years, the 45-year-old returned to the increasingly more peaceful Somali capital to renovate his Waberi district house. He plans to charge 10 times the amount that he used to collect on it in rent. "My house has five rooms, two bathrooms and a kitchen. I am carrying out extensive renovations on it because rent for houses is expensive when people feel [the security situation is] peaceful. I hope to rent it for $500 [per month] when I finish fixing it," he told Sabahi. The housing market in Mogadishu has boomed since Somali and African Union Mission in Somalia (AMISOM) forces pushed al-Shabaab out of the city in August 2011. The capital is now much safer on the whole, although al-Shabaab attacks against government buildings and public venues persist. The safer conditions drove up local demand for housing, encouraging property owners to renovate their previously abandoned and dilapidated homes and raise rental rates. To preserve this newfound security, homeowners are vetting prospective renters to ensure that they are not criminals, Ahmed said. "When I rent my house, I want to make sure that the renter has a guarantor and is known to everyone," he said. One of al-Shabaab's strategies has been to operate cells from homes rented by fighters pretending to be students from out of town. Somali security forces and Mogadishu police have launched several initiatives to find and arrest such cells, such as starting a neighbourhood watch in each district. The initiative to provide street lighting in residential areas also aims to disrupt the operations and movement of cells members at night. Aisha Sabriye, 52, owns two houses in Mogadishu's Hodan district that were damaged extensively during the war. She said she was lucky to find two families who were willing to manage renovations of her two homes while living in them. They will pay $600 a month once the homes are completed, she said. This type of agreement has become commonplace for many property owners who do not live in the city and want to protect their dwellings from looters, animals or squatters. "For years, my homes were shelters for stray animals such as dogs and cats. [The area was abandoned] because the Taleh neighbourhood in Hodan district was a base from which al-Shabaab launched most of their attacks. Now it has become a prime place for rentals," said the mother of eight who lives in Elasha Biyaha. Commercial properties on the upswing Mogadishu's new real estate boom has also impacted properties in commercial areas. "When I saw the amount of money being offered to rent my [three-storey] house, I moved my wife and children to a cheaper house in the city," Waberi district resident Liban Ali, 55, told Sabahi. "I converted the entire house to shops and a warehouse for food since it is in a prime commercial zone. I earn $2,500 a month from it." Meanwhile in Hawlwadag district, resident Faisa Ibrahim said she spent $35,000 to convert her home into a 19-bedroom hotel in April 2013. Her $20 a night room rate is among the cheapest in Mogadishu, a fact that helps the hotel stay at a 100% capacity regularly, the 53-year-old Ibrahim said. "To make more money, I had reached an agreement with two businesspeople who invested in my property because it is in a location that is good for business. Within a year I will re-pay their initial investment and [the share of the] profits we agreed upon," she said. Another homeowner reaping benefits from the boom is Hamar Weyne district resident Mursal Yusuf. In April, he expanded his house from six to eight bedrooms. He now rents it out for $800 a month, compared with the $160 he used to charge. "People like myself who own property in Mogadishu have profited well from the increasing rental rates," the 62-year-old told Sabahi. "People who were living abroad or outside of the city are coming back. One thing is for sure, everyone is loving the increasingly peaceful state of Mogadishu after the many years of insecurity caused by al-Shabaab." .....
-
Afhayeenka AMISOM oo sheegay in Gudi loo Saaray Eedeeymaha loo soo Jeedinayo Ciidamada Kenya ee ka howlgala Kismaayo Afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta midowga africa AMISOM Col Cali Aadan Xaamud oo wareysi gaar ah siiyey radiyo muqdisho ayaa waxa uu ugu horeyn wax uu bulshada soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey 1 luuliyo oo ku beegneyd markii ay gobollada koonfurta ee soomaaliya xornimada ka qaadateen gumeystiihi talyaniga iyo midowgii gobollada goonfureed iyo kuwa waqooyi. Sidoo kale afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta AMISOM Col Cali Aadan Xaamud ayaa waxa uu faah fahin ka bixiyey arrimaha la xiriira in ciidamo ka tirsan nabad ilaalinta AMISOM gaar ahana ciidamada dowlada kenya ka qeyb qaateen dagaalkii ka dhacay magaalada kismayo ee xarunta gobolka jubbada hoose waxana uuna sheegey afhayeenku in loo saaray gudi baaritaano la xiriira arrimahaasina ay socdaan. Hadalkan afhayeeka Ciidamada AMISOM ayaa imanaya xili Maalmihii ugu danbeyey ey bulshada soomaaliyeed caro iyo qeylo dhaanba ka muujiyeen ciidamo ka tirsan dowlada kenya oo la sheegay inay duqeymo dad shacab ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen kuwo kalana ku barakaceen ka geeysteen magaalada kismayo.
-
Arbaco, July 03, 2013 (HOL) — Ergayga Midowga Afrika ee arrimaha Somalia dajire Maxamed Saalax Anaadiif ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) kaasoo ay kaga hadleen dagaalladii ka dhacay Kismaayo. Intii uu kulanku socday ayaa waxay mas’uuliyiintan si aad ah uga hadleen dhibaatadii ka dhalatay Kismaayo iyo walaaca laga qabo xasillooni-darrada ka taagan magaalada xeebta ku taalla. Wakiilka iyo madaxweynaha Soomaaliy ayaa si gaar ah uga hadlay sidii ay wadajir uga shaqeyn lahaayeen sidii ay u yareyn lahaayeen xaalado dhinaca bani’aadamnimo oo ka dhaca magaalada Kismaayo, iyagoo kaashanaya xafiiska UNSOM ee Soomaaliya. Kulanka kaddib ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray dajire Anaadiif wuxuu ku sheegay inay isku raaceen madaxda dowladda in AMISOM ay sii wado caawinta shacabka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in waajibkooda uu yahay sidii ay u xaqiijin lahaayeen sidii shacabka Soomaaliyeed ay ugu noolaan lahaayeen nabad iyo xasillooni. “AMISOM waxay sii wadaysaa daweynta dhaawacyada dhamaan dhinacyada ku dagaalamay Kismaayo,” ayuu yiri ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo intaas ku daray in howlahooda ay yihiin caawinta dadka Soomaaliyeed oo dhan. Ugu dambeyn ergaygu wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM ee ku sugan guud ahaan afarta qaybood ee Soomaaliya inay yihiin kuwo waajibaadkoodu yahay xaqiijinta ammaanka oo aysan jirin cid ay gaar ah ula safteen, isagoo xusay inay kaashanayaan mar walba ciidamada dowladda Soomaaliya.
-
Dekeda Muqdisho ayaa waxaa lagu soo kordhiyay qalab cusub oo casri ah, kaasoo fududeynaya sidii maraakiibta waa weyn ee dekeda ku soo xeranaya in alaabaha waa weyn looga dejiyo, gaar ahaan Konteenarada. Xilligan oo lagu jiro bad-xiranka ayaa waxaa qalabkan cusub ee la soo bandhigay uu noqonaya mid qeyb weyn ka qaadanaya adeega guud ee Dekeda magaalada Muqdisho. Adeega cusub ee lagu soo kordhiyey dekada muqdisho ayaa ah in badeecada keenitaankeedi loo isticmaalo kunteenaro ay wadaan maraakiibta waa weyn. Shirkada Taksim oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa adeegan cusub ka hirgelisay, iyadoo balan qaaday inay sii balaarin doono howlaha lagu hormarinayo Dekeda Muqdisho. Maareeyaha Dekeda Muqdisho ayaa sheegay in adeegan cusub uu ka qeyb qaadanayo fududeynta maraakiibta ku soo xiranaya dekeda sidii alaabaha saaran looga dejin lahaa. Wiishash waa weyn oo maraakiibta alaabaha ka soo dejiya iyo kuwa Konteenarada xambaara ayaa ka muuqda gudaha dekeda. Dekeda magaalada muqdisho ayaa waxaa ka muuqanaya gaadiidka badda oo noocyo kala duwan leh oo ku howlan daabulidda waxyaabaha kala gadisan ee laga soo dajinayo dekada, waxaana xiligan dekada fadhiya maraakiib waaweyn kuwaasi oo inta badan la adeegsado xiliyada badxiranka ah. These new equipment will help the reconstruction Of Mogadishu , more Heavy equipment can now land at the port .
-
Alshabab leader jailed after he was flown to Mogadishu
malistar2012 replied to Che -Guevara's topic in Politics
Afhayeenka Madaxtooyada Eng. Yariisow ayaa sheegay in hadii Xasan Dahir uu muujiyo wada shaqeyn ay suura gal noqon doonto in liiska Argagixisada laga saaro, isla markaanaka tanaasulo, diyaarna u noqda nabadeyn iyo dib u heshiisiin, isagoo hoosta ka xariiqay in hadba go'aanada la qaadanayo uu noqonayo sida uu u dhaqmo. "Xasan Dahir Aweys arrintiisa arrin Soomaali ka sii weyn waaye, oo liiska Qaramada Midoobey ku jira, arrimahaas oo dhan loo xaliyo nidaam iyo sharcina loo maro, in liiska laga saaro, dhamaan arrintaas oo dhan misika ayay saaran yihiin wax walbana hadba sida dowladda wada hadalka ugu dhamaado ayay noqoneysaa"ayuu yiri Eng. Yariisow Afhayeenka Madaxtooyada oo wareysi siiyay Idaacada VOA. 1. They should get as much information out of him as possible. 2. Get him to make a video & radio appeal for Al-shabab to stop their attacks, put their arms down and to work with the government. If they (SFG) do this by making him a few false promises then so be it. 3. Lastly, they should tell him they have no further use for him and that they will kill him... unless he gives them any further information that he may have. 4. Put him on trial for the Somali people and the whole world to see. Essentially a PR stunt. 100 % + Terrorist Aweys better cooperate -
Alshabab leader jailed after he was flown to Mogadishu
malistar2012 replied to Che -Guevara's topic in Politics
Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow ka hadashay mowqifka rasmiga ah ee xariga Sheekh Xasan Dahir Aweys, kadib markii kulan gaar ah ay ka yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya, Ra'iisul Wasaaraha iyo hey'adaha ammaanka dowladda, iyadoo kulankan uu ku soo aaday xilli aad xasaasi u aheyd. La taliyaha Madaxweynaha ahna Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa marka hore xaqiijiyay in Xasan Dahir uu ku jiro gacanta dowladda Soomaaliya, isla markaana uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho. "Xasan Dahir dowladda ayaa gacanta ku heysa Muqdisho ayuu joogaa, dowladda Soomaaliya waxay codsaneysa in waqti gaar ah la siiyo si arrintan xal looga gaaro, wax go'aan ah oo gaari karo ma jirto in wax walba ku xirnaan doonaan wada hadalka"ayuu yiri Eng. Yariisow oo ka hadlayay mowqifka dowladda. Eng. Yariisow ayaa sheegay in go'aanada la qaadanayo ay ku xirnaan doonaan hadba sida ay yihiin wada hadalada, isagoo xusay inay jiraan fursado la xiriira hadba go'aanka uu qaato Sheekh Xasan Dahir Aweys. "Xasan Dahir Aweys arrintiisa arrin Soomaali ka sii weyn waaye, oo liiska Qaramada Midoobey ku jira, arrimahaas oo dhan loo xaliyo nidaam iyo sharcina loo maro, in liiska laga saaro, dhamaan arrintaas oo dhan misika ayay saaran yihiin wax walbana hadba sida dowladda wada hadalka ugu dhamaado ayay noqoneysaa"ayuu yiri Eng. Yariisow Afhayeenka Madaxtooyada oo wareysi siiyay Idaacada VOA. Sidoo kale waxaa uu sheegay in fursada labaad ay tahay in marka hore Xasan Dahir ka tanaasulo wixii hore, isla markaana sheego inuu diyaar u yahay nabada iyo dib u heshiisiinta oo uu xusay inay ku jirto fursadaha horyaala sida uu yiri. "Wax lagu qasbayo ma jirto wax walba waxay ku xirnaan doontaa shaqsiyadiisa, fursadahaas waxay ka mid yihiin in marka hore ka tanaasulo, wax walbana markaas wada hadal lagu dhameeyo, dowladda waxay u baahan tahay in waqti la siiyo"ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Afhayeenka Madaxtooyada Eng. Yariisow ayaa sheegay in hadii Xasan Dahir uu muujiyo wada shaqeyn ay suura gal noqon doonto in liiska Argagixisada laga saaro, isla markaanaka tanaasulo, diyaarna u noqda nabadeyn iyo dib u heshiisiin, isagoo hoosta ka xariiqay in hadba go'aanada la qaadanayo uu noqonayo sida uu u dhaqmo. Mar wax laga weydiiyay arrinti xalay dhacday ee jirdilka lagu sameeyay odayaashii iyo qeybihii gacanta ka geystay in Xasan Dahir la keeno Muqdisho iyo eedeymaha dowladda u soo jeedisay ayuu sheegay in arrintas dowladda si gaar ah uga war heyso, isla markaana aanay ilaabi doono doorka ay qaateen. "Lama Ilaabayo doorka ay qaateen, arrimaha kale ee jira waa mar hadii dowladda lagu soo wareejiyay meesha ugu haboion ee lagu heyn karana ay ka go'an tahay dowladda in sharafta qofka Soomaaliyed meel looga dhicin, balanqaadkaas sidii ayuu naga yahay, odayaasha waxaa u cadeyneynaa in dowladda mar walba ilaalineyso, wixii wal wal ay qabaan inaan la fariisano, kana dhaadhicino arrinta dowladda sameyneyso iyo sida wax u ugu wado inay dan ugu jirto, shaqsiyan Xasan dahir iyo dowladdaba"ayuu yiri Eng. Yariisow. Sidoo kale mar la weydiiyay Eng.Yariisow in Sheekh Xasan Dahir in dal kale loo gacan gelinayo ayuu sheegay in taas aanay marnaba dhici doonto. "Ma dhici doonto in muwaadin Soomaaliyed dowlad kale gacanta loo geliyo, anaga nidaam ayaa leenahay, dastuur ayaa leenahay, hadii lagama maarmaan noqoto wixii sharci waxay noqoneysa in dalka gudihiisa lagu saaro"ayuu yiri Eng. Yariisow. Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa xalay fiidkii dowladda Soomaaliya u soo gacan galay, kadib markii diyaarad ka soo qaaday degmada Cadaado oo uu maalmo joogay, wada hadalo dheerna loo galay sidii Muqdisho lagu keeni lahaa, iyadoo uu ku xiran yahay Xarunta Nabadsugida qaranka ee Guriga Habar Khadiijo. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com -
Axmed Diiriye should be arrested supporting terrorist
-
Axmed Diiriye "Nin dadkiisa doonay oo aan hub heysan in xadgudub intaa la eg lagu sameeyo waa wax aan fileyn" Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay ku balan furtay, isla markaana howshii ay soo qabteen lagu abaal mariyay in la jirdilo, lana xiro Sheekh Xasan Dahir Aweys oo xalay ku hoyday Xarunta Hey'adda Nabadsugida Qaranka ee Gurigii Habar Khadiijo. Axmed Diiriye ayaa sheegay inay filayeen in si wanaagsan loola dhaqmo Xasan Dahir, isla markaana ay filayeen in loo mahad celiyo, laakiin aanay taas dhicin. "Markii aan keenay in si wanaagsan oo sharaf ah ayaa loola wareegaya is laheyn, idinkana la idinku mahad celinayaa howshii aad soo qabateen, asigana lama marsiin munaasabkiisa"ayuu yiri Axmed Diiriye. Sidoo kale Nabadoonka ayaa sheegay in wafdigii Cadaado tagay la isugu daray jirdil, dhaawac iyo dad la xiray, isagoo tilmaamay in waxa dhacay ay ahaayeen mid xadgudub ahaa sida uu yiri. "Wax lagu tilmaamo karo ma lahan waxa dhacay, Alle waa ujeedaa Soomaali waa arkeysaa"ayuu yiri Axmed Diiriye oo qudhiisa sheegay in la jirdilay. "Nin dadkiisa doonay, oo muddo badan wada hadal laga lahaa sidii Muqdisho lagu keeni lahaa, oo isagoo aan hub heysan ka soo degay garoonka in xadgudub intaas la eg lagu sameeyo, waa wax fool xun"ayuu yiri Axmed Diiriye. Ismaandhaafki ka dhacay garoonka diyaaradaha ayaa ahaa mid ka dambeeyay markii la isku fahmi waayay sida laga yeelayo Xasan Dahir, iyadoo wafdigii Cadaado tagay ee soo kaxeeyay wadaadka ay wateen qorshe ah in la dejiyo guri ka mid ah magaalada, wada hadalna la yeesho dowladda, waxaana heshiiskaas ku gacan seyray ciidamada ammaanka dowladda. Ma jirto ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay dowladda oo ku saabsan arrinta Sheekh Xasan Dahir Aweys oo xilligan ku jira gacanta ciidamada ammaanka, waxaana sheeka la xiran ilaa tobaneeyo kale oo ka mid ah ilaaladiisa iyo qaar ka mid ah saraakiishii ururkii bur buray ee Xisbul islaam.
-
Horjooge Xasan Daahir Aweys oo Ogolaaday in uu isaga Baxo Cadaado
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
They should Hang him if he does not want to cooperate ............ Its shame Maamulka Ximan iyo Xeeb should of handed him over to the SFG ASAP let the man face justice in Mogadishu as sign of victory over the terrorist -
Horjooge Xasan Daahir Aweys oo Ogolaaday in uu isaga Baxo Cadaado Wararka naga soo gaaraya degmada cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegaya in horjooge Xasan Daahir Aweys uu ogolaaday in uu isaga baxo Cadaado,laakiin waxa aan la sheegin halka uu aadi doono. Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta ku dhowaaqay in horjooge Xasan Daahir Aways oo ka tirsan kooxda al-Shabaab uu oggolaaday in uu ka baxo deegaannada maamulka uu ka arrimiyo. Afhayeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey oo uu waramay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in kadib wada-hadallo qaatay inka badan 48 saacadood oo dhexmaray maamulkooda, wafdigii dowladda ee ka yimid Muqdisho iyo Xasan Daahir Aweys ay isla garteen inuu Xasan ka tago degaanada uu ka arrimiyo maamulkasi. Maxamed Cumar Hagafey ayaa sheegay in horjooge Xasan Daahir Aways uu aqbalay in uu ka tago deegaannada maamulkaasi, maadama uu ku adkeystay go’aankiisa ahaa inuusan aadin magaalada Muqdisho. Afhayeen Hagafeey ayaa intaasi ku daray in guddi 14 xubnood ah loo xil saaray ka bixintaanka Xasan Daahir ee deegaannada maamulka Ximan iyo Xeeb, isagoo tilmaamay in guddiga uu dib ka soo sheegi doono halka uu u baxayo iyo waqtiga uu baxayo. Hagafey ayaa sheegay in gudiga la saaray uu kulamo yeelan doono caawa ilaa bari soona sheegi doonaan halka uu aadayo iyo sida uu uga baxayo deegaanada uu ka arrimiyo maamulka Ximan iyo Xeeb. Horjooge Xasan Daahir Aweys oo naftiisa kala cararay maleeshiyaadka Al-shabaab oo uu ka tirsanaa ayaa degmada Cadaado ku sugnaa labadii maalmood ee la soo dhaafay.
-
Wadahadal DF & Jubaland u dhaxeeyay oo burburay 28 Jun 28, 2013 - 7:45:14 AM Magaalada Addis Ababa ee xarunta Ethiopia ayaa waxa wadahadalo u dhaxeeyay dowlada Federaalka Somalia iyo maamulka Jubaland ee dhowaan lagu doortay Kismayo ku soo dhamaadeen is-fahan waa. Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Madoobe ayaa hogaaminayay xubnaha wadahadalka Jubaland, waxana la sheegay inuu ka qaybgalay kulankaas kadib markii cadaadis uga yimid dalalka IGAD. Dhanka DF Somalia waxaa wadahadalkaas uga qayb galey wasiiru dowlaha madaxtoyada Faarax Cabdiqaadir oo ah ninka ugu tunka wayn Villa Somalia islamarkaasina lagu tiriyo inuu taladiisa qaato madaxweyne Xasan Shiikh. Ilo wareedyo GO u waramay ayaa sheegay in labada dhinac mowqifyo kala fog ay kala istaageen, waxana mid kasta uu ku adkeysanayaa halka uu taaganyahay. Wasaarada arrimaha dibadda Ethiopia ayaa gogoshan u fidisay labada dhinac ,inkastoo aysan goob joog ka ahayn kulankii dhexmaray. Axmed Madoobe ayaa ka codsaday DF inay aqoonsato maamulkiisa ,isagoona balanqaaday inay ka soo bixi doonaan waajibaadka ka saaran dowladda dhexe,halka Faarax uu u sheegay inaysan aqoonsanaynin islamarkaasina shir dib u heshiineed ay Jubooyinka iyo Gedo ugu qaban doonaan Muqdisho dhowaan ayna haboontahay inay ka soo qaybgalaan. Kala aragti duwaanshaha labada dhinac ayaa muddo bilo ah soo jiitamayay ,waxana Jubaland sheegtay inaysan u joojinayn cidii ka soo horjeeda halka DF ay taagantahay maamul u samaynta goboladaasi waa inaan hogaanka u qabanaa. Xaflado lagu taageero Dhismaha Jubaland ayaa qaybo faro badan oo dunida ah ka dhacay ,waxana loo qabtay munaasibado soo dhoweyno kala duwan Shiikh Axmed Madoobe tan iyo markii la doortay 15 May,2013. GAROWE ONLINE
-
Barre Hiiraale and his allies captured most of Kismaayu
malistar2012 replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
its too early for victory for barre and holy alliance lol so far kenyans are avoiding tribal war we will see if they enter or not that will be the game decider -
Dhamaan ciidamadii Col Yaasiin Nuur Raadeer Iyo Jeneraal Cabdilaahi Ismaaciil ( Fartaag) ayaa caawa isu soo dhiibay ciidamada Col Bare Aadan Shire,waxaana la sheegay in ciidamadaasi ay isa soo dhiibeen ka dib markii ay arkeen in xaalada kismaayo faraha ka baxday isla markaasna laga awood roonaaday dhinaciii ay la safnayeen.. Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka isla markaasna la beel ah Col Bare Hiiraale ayaa la sheegayaa inay haddaka dhinac safan yihiin ciidamadiisa isla markaasna dagaal kula jiraan Jabhadda Raaskambooni,waxaana wararku sheegayaan in ciidamadani ay sheegeen siro badan oo ku aadan meelaha kaydka hubka u ah jabhadda Raaskambooni. Intii badneyd jabhadda raaskambooni ayaa la sheegayaa inay magan galeen Jamaacadii kismaayo isla markaasna ay magan caawa u yihiin ciidamada kiiniya ee halkaasi ku sugan, waxaana la sheegayaa inay ciidamada dawlada kiiniya sheegeen inaysan daamanad qaadi karin hadii la soo weeraro. Dhinaca kale waxaa Rasaastii laga joojiyey haraadigii ku harsanaa Sartii K2 ee magaalada kismaayo halkaasi oo lagu hareereysan yahay,waxaana laga codsanayaa inay isa soo dhiibaan iyadoo ay jiraan wada hadallo lala furayo dhinacooda isla markaasna lagu wargelinayo inaan la dili doonin balse hubka dhigis lagu sameynayo. Dhinaca kale Jeneraal Fartaag ayaa la sheegayaa inuu isagu ku sugan yahay Garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo halkaasi oo uu isna magan u yahay ciidamada dawlada kiiniya iyadoo la sheegayo inuu doonayo inuu laftiisu isu soo dhiibo ciidamada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Col Bare Aadan Shire Hiiraale. Khasaaraha Dagaalka Dagaalkii maanta waxaa ku geeriyooday 23 askari oo 15 ka mid ahi yihiin jabhadda Raaskambooni iyadoo 5 ka mid ah ciidamada Bare hiraale halka 3 -da kale ay yihiin shacab,waxaana la sheegaya in wali xaafada siinaay ay yalaan maydad ka tirsan kuwa Jabhadda Raaskambooni kuwaasi oo hadda la wado in meesha laga qaado. Dhinaca kale waxaa laga qabsadey 4 gaari oo nooca dagaalka ah jabhada Raaskambooni iyadoo sidoo kalena la gubay idaacadii ku hadli jirtey afka Jabhadda Raaskambooni oo wali holcaysa. Si kastey ahaataba Axmed Madoobe iyo kooxdii tageersaneyd ayaa la sheegaya inuu gabalku u dhacay isla markaasna aanay jirin wax gacanta ugu jiraa iyadoo Axmed Madoobe hadda ku sugan yahay magaalada Addis Ababa isla markaasna ogolaaday in Maamulku uu noqdo mid ku meel gaar ah.
-
so malister you are taking pride in a former president who entered mugdisho he capital of your nation on the backs of Ethiopian tanks and allowed Ethiopians to use the former defence headquarters as a base??? The sheer irony no pride left in Somalia I see. We had a d block and hag president who lead a failed state or dictatorial one is the best we have ever accomplished in 50 years of independence. Malister " but please SOMALILAND don't leave us, please....we will do whatever it takes....please". Saxib we as somali landers will never play with the future of our children I.e we have no time for general ogobango I have no Problem with late President Abdulahi Yusuf RIP , He was no different then Sh Shariff Ahmed or Geedi ...... There is no tol for Terrorist and dawladiid .....
-
^ Not the same Hassan is considered by the HAG community as a Messiah with his Damuljadid Message they are very united. But HAG was extremely opposed to Cabdilahi Yusuf. When Sh Sharif became president of the TFG slowly they started supporting the TFG. xaaji Hag extremist in xamar were defeated militarily , till today terrorist attacks targeting SFG continues , the war is between International Terrorist vs SFG and our allies Amisom . stop spreading clan propaganda
-
Abdilahi Yusuf was never accepted as a President by the HAG , the HAG communities turned into religious zealots and declared an all out jihad against Cabdilahi Yusuf The same hag extremist group are still on jihad against President Hassan and former President Sh Sharif why , that community is divided into extremist and Dawlad it was never about clan issue with rip former President Abdoulahi Yusuf .
-
GAROODI When was the last time you had a non hag president. RIP Former President Abdulahi Yusuf jus view years ago and Rip General Siad Barre both hail from D Block , Why aren't snm clans confidence and feel like they cannot survive in Somaliweyn competition ? how come the top 3 parties leaders all hail from SNM Clans ? As far as I am concerned your a protectorate of the A.U. In all but name if you have the balls to meet me at the border then by all means continue talking but while your president is being escorted to the toilet by general ogubango please sit down because your words mean nothing. Somalilands population agreed on there state in 1991 all the clans genuinely participated and are signatures. Get ready to protest around world :cool:
-
Somali Federal,l GOV gets stronger by the day .................... Congrats gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) Its time for unity C/rashiid Maxamed Xirsi afhayeenka golaha baarlamaanka maamul gobaleedka Puntland ayaa talaabo hormarineed ku tilmaamay in ay is dhex galaan baarlamaanada gobollada iyo baarlamaanka federalka ah,taasoo mahadeeda uu leeyahay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) Sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka maamul gobaleedka Galmudug Xasan Maxamuud Heyl ayaa dhankiisa farxad ku tilmaamay imaatinkooda Muqdisho,isagoo sheegay in baarlamaanka soomaaliya uu yahay hooyada baarlamaanada maamul goboleedyada Inta ay joogaan mas’uulityaanta ka socta baarlamaanada Galmudug iyo Puntland waxa ay kulamo la qaadan doonaan madaxda dalka,iyagoo sidoo kale ka qeyb gali doono xaflada xiritaanka kalfadhiga labaad oo qorsheysan dhamaadka bishan.
-
Gudoomiyaasha baarlamaanada Maamul goboleedyada soomaaliyeed ee Puntland iyo Galmudug C/rashiid Maxamed Xirsi iyo Xuseen Maxamuud Heyl ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha baarlamaanka maamul gobaleedka Galmudug waxaa la socday xildhibaano kamid ah baarlamaanada Galmudug iyo Puntland iyadoo garoonka dayuuraduha ay si diiran ugu soo dhaweeyeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee soomaaliya, Ujeedada imaatinka muqdisho ee mas’uuliyiintan ka socota baarlamaanada maamul goboleedyada soomaaliyeed ee Galmudug iyo Puntland waxay tahay casuumaad ay ka heleen gudoomiyaha baarlamaanka federaalka ah si ay uga qeyb galaan xiritaanka kalfadhiga labaad ee baarlamaanka soomaaliya, Xildhibaan C/qaadir Baqdaad oo loo xilsaaray soo dhaweynta wafdigan ayaa warbaahinta la hadlay waxa uuna ku soo dhaweeyay caasimadooda iyo dowladooda,isagoo sheegay inay la kulmi doonaan gudoonka baarlamaanak soomaaliya C/rashiid Maxamed Xirsi afhayeenka golaha baarlamaanka maamul gobaleedka Puntland ayaa talaabo hormarineed ku tilmaamay in ay is dhex galaan baarlamaanada gobollada iyo baarlamaanka federalka ah,taasoo mahadeeda uu leeyahay gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) Sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka maamul gobaleedka Galmudug Xasan Maxamuud Heyl ayaa dhankiisa farxad ku tilmaamay imaatinkooda Muqdisho,isagoo sheegay in baarlamaanka soomaaliya uu yahay hooyada baarlamaanada maamul goboleedyada Inta ay joogaan mas’uulityaanta ka socta baarlamaanada Galmudug iyo Puntland waxa ay kulamo la qaadan doonaan madaxda dalka,iyagoo sidoo kale ka qeyb gali doono xaflada xiritaanka kalfadhiga labaad oo qorsheysan dhamaadka bishan.
-
Western and regional diplomats, all with a close knowledge of Somalia and the workings of its government, told Reuters that Mogadishu had changed tack and was resigned to having the Ras Kamboni leader stay in charge, but on an interim basis. Its too late today , Sh Modaba should of accepted President Hassan offer to be interim leader for 6 month , Today the man is seen as a weak faction leader who cannot even manage to secure the city with help KDF. .. Vila Somalia has no love for this warlord. he is alone today , he has underestimated PM shirdon .
-
Popular Contributors