malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Keep booty claping for Ethiopia Kilink 6 Hargeisa lol SOMALILAND KAMID NOQDAY QOWMIYADAHA ITOOBIYA Ciilsuldan A low level Xabash captain Runs Somaliland Allow ceebteynay astur Amxaaro , in ay farta inogu 2015 Ethiopia summons Hargaisa entire Gov Ministers - Military chiefs - Governors to to Dir Dawa Lesson was Death to Somalia
-
Ciilsuldan you Pedophile Now wonder they have Rape epedic in Hargeisa They have Kids like ciilsuldan which are fascinating about rape 24hr on the net SOMALILAND RAPE STIGMA War-bixin: 299 Kufsi Oo Hargeysa Ka Dhacay Labadii Sano Ee U Danbeeyey Falalka kufsiga ayaa sare u kacay magaalada Hargeysa iyadoo sannadkii 2012 iyo afartii bilood ee sannadkan horreeyey oo aanay bishan May ku jirin ay dhaceen 299 kufsi oo kala duwan. Xarunta Baahi-koob oo hoos tagta wasaaradda caafimaadka Somaliland kana shaqaysa wax-ka-qabashada iyo daba-galka falalka kufsiga, ayaa idaacadda Hirad u xaqiijiyey in sannadkii hore ee 2012-kii inay Hargeysa ka dhaceen 195 Kufsi oo 67 ka mid ahi ahaayeen hablo caruura oo da’doodu ka yarayd shan iyo toban jir iyo 19 wiil, halka afartii bilood ee sannadkan 2013-ka ay dhaceen 104 kufsi. Caasha Cabdi Rooble oo ah madaxa xarunta Baahikoob ayaa noo sheegtay in marba marka ka sii danbaysa ay falalka kufsigu kor u sii kacayaan, iyadoo tilmaantay in afartii bilood ee ugu danbeeyey sannadkii hore ay dhaceen 94 kufi, taasoo marka la barar-dhigo afarta 4-tii bilood ee sannadkan oo ay dhaceen 104 ay u dhaxayso 10 kufsi. Waxa kale oo ay Caasha Cabdi sheegtay in sannadkii hore guud ahaan kufsiyadii dhacay in 67 dacwado ay Maxkmadda galeen, halka ay maxkamaddu go’aan ka gaadhay 17, 24 kalena booliska dib loogu ceeliyey si ay baadhitaan qotodheer ugu sameeyaan. 28 kalena lagu xalliyey xeer-dhameed amma hab dhaqan. Waxaana ay Caashi sheegtay in inta badan falalka kufisiga dadka gaystaa ay baxsadaan. Marka la sii dhex galo xog-uruurinta iyo war-bixinaha ay Baahi-koob ka diyaariso falalka kufsiga waxa ku cad in sannadkii 2012kii gaar ahaan afartii bilood ee ugu danbeeyey ay kufsiyadani dhaceen; Sebtember 25 kufsi, October 22 kufsi, November 24 Kufsi iyo December oo ay dhaceen 23 Kufsi. Marka la barbar-dhigo afartii bilood ee sannadkan 2013-kan sida ay wax u kala dhaceen oo ah; January 27 kufsi, February 25 kufsi, March 28 kufsi iyo April oo ay dhaceen 24 kufsi. Bishan aynu ku jirno ee May weli war-bixinteedii lama soo saarin. Waxa idiin muuqanaysa in faraqu yahay 10 kufsi. Garyaqaan Cabdi Maxamuud oo ka mid garoorayaasha maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa noo sheegay in maxkamaddu afartii bilood ee sannadkan ay go’aan ka gaadhay 6 fal-danbiyeed oo kufsi ah, isla markaana ay jiraan dacwado kale oo maxkamaddu gacanta ku hayso. Haddaba, maxaa sababay in kufsigu sare u kaco magaalada Hargeysa, Maxaase is beddelay. Waxa aanu su’aashan waydiinnay Caasha Cabdi Rooble madaxa xarunta Baahi-koob: “Daba-gal badan kumaannaan samayn, balse waxa aanu isleennahay dhalinyaradii oo kooxo samaystay oo xaafad kasta waxa ka jira kooxo dhalinyaro ah oo isgaashaan-buuraysta oo waxa ay rabaan samaynaya. Ta labaad waxa kordhay soo gudbinta wararka ku saabsan kufsiga ka dib markii aanu wacyigelin badan samaynnay isla markaana aanu meelo kala duwan ku dhejinnay boodhadh, tabaro badanna la bixiyey ayay dadkii fahmeen inay adeeg heli karaan.” Ayay tidhi Caasha Cabdi Rooble. Dad badan oo Somaliland ku nool ayaa aaminsan haddii aad looga sheekeeyo dhibaatada kufsiga in lacag lagu raadinayo, balse sidaa xaqiiqadu way ka duwan tahay sida ay Caasha Cabdi sharxayso; “Dad badan ayaa dafirsan in dhibaatan kufsigu tahay waxa jira. Waxaana dadkaasi ku odhanayaan ‘hay’ado ayaa lacag lagaga doonayaa, falalkani ma dhacaan oo magaalada (Hargeysa) kama dhacaan ee waa laa buun-buuninayaa.’ markaa waxa aan bulshada odhan lahaa waa inay xaqiiqsadaan in waxani uu yahay dhib waddanka ka jirta inta aanay guryahooda ka dhicin oo qof kastaa ku baraarugo inta aanay gurigiisa ka dhicin.” Waxay Caasha Cabdi sheegtay in inta badan uu kufisigu ka dhaco xaafadaha kala duwan ee magaalada gaar ahaan meelaha deggan yihiin dadka IDP-yada ahi amma xaafadaha ay ku badan yihiin dadka danyarta ahi, dadka kufsiga ku kacayaana ay isugu jiraan dad shakhsiyaad ah iyo kooxo dhalinyaro ah oo habeenkii hablaha meelaha waddooyinka ah ka qaata, iyadoo waalidka gaar ahaan hooyooyinka kula dardaarantay inay caruurtooda ilaashadaan oo aanay habeenkii dibadda u dirin. Garyaqaan Cabdi Maxamuud Cali ayaa qiray in kufsigu ka mid yahay dembiyadda ciqaabta ah ee maxkmadu sida weyn ugu hawlan tahay, isagoo tilmaamay in falalka kufsiga lagaga adkaan karo sharciyadda oo lagu dhaqmo iyo in ciqaab la marsiiyo dadka ku kacaya. “Waxa kufsiga lagaga taqalusi karaa iyadoo lagu dhaqmo sharciga iyo qodobada ciqaabta ah ee qabanaya ciddii wax kufsata in lagu xukumo. Taasi waxay yaraynaysaa in falalka kufsiga ahi dib u soo noqnoqdaan. Tusaale ahaan todobankii kiis ee ugu danbeeyey haddii lagu xukumi lahaa xukunnada ciqaabta ah waxay yarayn lahayd dhalinyarada kale ee doonaysa inay wax kufsadaan. Laakiin haddii maalin kasta la yidhaahdo waxa lagu xallinayaa dhaqan, inankii yaraaa ee shalay wax kufsaday dee berrina wuu kufsanayaa oo waxa uu og yahay in la soo daynayo.” Ayuu yidhi Cabdinajiib. Ururada dagaalka kula jira kufsiga ku soo badanaya Hargeysa waxa ka mid ah guddida xuquuqalka Insaanka Somaliland oo bishii April ee saqnnadkan soo saaray baaq ka dhan ah Kufsiga, kaas oo ay ugu muhiimsanaayeen in dadka kufisga ku kacaya in la marsiiyo ciqaab adag si ay uga waantoobaan falalka tacaddiga ah ee ay kucayaan, iyo in madax-dhaqameedku faraha kala baxaan falalka kufisiga haddii ay maxkadda galaan, isla markaana maxkamadaha ku tixgeliyaan inay xukun adag saarto dadka wax kufsanaya. Dadka la kufsado aya xarunta Baahi-kood u fudisaa adeegyo ay ka mid yihiin baadhitaan caafimaad, talo siin, wada-shaqayn ay la sameeyaan CID-da, iyadoo sida ay Caasha Cabdi Rooble sheegtay dadka ku qanciya inay dhibtani tahay wax qof kasta ku dhici kara si ay dadka uga saaraan cuqdaddadii iyo tacaddigii ka soo gaadhay xilliggii kufsiga. Fal-danbiyeedka kufsiga oo meel halis ah maraya magaalada Hargeysa ayaa guddida xuquuqal iinsaanka qaranku waxay u aqoonsadeen inuu yahay AAFO QAARAN. Waxaana ay u soo jeediyeen bulshada reer Somaliland in dagaal culus lala galo dadka ku kacaya dhaqannada qarriban ee KUFSIGA. Walaw ay weli maqan tahay tirakoobka kufsiyada kale ee dalka intiisa kale ka dhaca. Ugu danbayntii xubnahani waxay maxkamadaha Somaliland ugu baaqeen in tallaabo adag oo ciqaab ah lagu qaado dadka kufsiga ku kacaya, oo ay sheegeen in dadka qaar imaan beeleen oo ciyaal iyo qof weyn aanay kala eegayn. Waxa kale oo ay bulshada ku booriyeen in aan laga aamusin la iskana indha tirin falalka kufsiga ee sii badanaya. Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) cabdiheersare@hotmail.com Oodweynenws.com, Hargeysa Office
-
Mogadishu The Nation Capital will soon have election One Man vote History will be made 2016. abdullahi Max’ed Cabdulle Saney oo ah Agaasimaha Waaxda Naleynta Gobolka Banaadir ayaa sheegay in maamulka uu hadda ku howlan yahay sidii magaalada oo dhan loogu xiri lahaa Leyrarka Cadceedda ku shaqeeya oo uu sheegay in ay soo wadaan 40,000 oo Baalle. 40 thousand solar light are on the way The entire city will have street lights and Cameras in Major Intersection .. Muqdisho: 40 kun oo baalleyaasha cadceedda ku shaqeeya oo la rakibayothe Mogadishu, #Somalia: Africa’s fastest growing economic City The people who are investing billions are also going invest in security defend their Wealth .
-
South Somalia will stay stable and booming for Good Inshallah Thanks to Federalism Gobaladda dhex are United Under Galmudug state of Somalia Galmudug security force outside of Galkacyo South West State of Somalia South West State Security Force Jubbaland state Hiiraan & Shabelle State Traditional elders of the central region of Hiiraan and Middle Shabelle have endorsed president’s call to attend a planed conference to form a federal state for Hiiraan and middle Shabelle regions. every single inch of the South will be governed The people are United
-
When the AU pull out , Gov will have strong securtiy force Militatary - Police - Nabadsugid etc Somalia has Powerful Freinds Today with direct Military and Economic cooperation Somalia pilots training on a T-70 in Turkey Italian Chief of Defence makes first trip to Somalia December 23, 2015 Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya oo la kulmay wasiirka arrimaha gudaha Masar BY WARKA · DECEMBER 25, 2015 Somalia will be self sufficient with help of Powerful friends
-
Wayra Ciil Suldan Your Politicians curse/ vadoo Propaganda did work what makes you stand chance …… Did they let you out from the Mental Institution for christmas Family Time Mogadishu, #Somalia: Africa's fastest growing economic City IMF Survey GDP rising by 3.7 percent during 2014. The recovery was led by growth in livestock and fisheries, and a very active private sector resurgence of the services industry, notably telecommunications, construction, and money transfer services, mainly associated with the return of diaspora Somalis. If security improvements continue, the entrepreneurial private sector will continue to be the most dynamic contributor to economic growth. For 2015, growth is projected at 2.7 percent. IMF Survey Somalia’s Minister of Livestock, Somalia registers record exports of 5 million livestock Somalia to start exporting livestock to Egypt Minister of Livestock, Forestry and Range Mr Saeed Hussein Iid and Egypt’s minister of Agriculture Dr.Salah Hilal signed a bilateral agreement to bolster the two sides’ exchange of local industries products after holding talks in Cairo.
-
Salaam Bank of Somalia Privately owned Bank Salaam Somali Bank is the financier of the project . mogadishu is booming with Population over 2.5 million people and another 2 million on the outskirt . Huge Somali diaspora Investment + Foreign Investment .
-
UN:Somalia is no longer failed state The top U.N. official for war-torn Somalia says the country is no longer a failed state but a recovering fragile country. Nicholas Kay, the outgoing representative for the U.N. Secretary General in Somalia, says in the last three years the country has stabilized but there is still a lot of work to do. Kay said Somalia’s Islamic extremist group al-Shabab will not succeed in undermining the progress being made but the prospect of al-Shabab elements pledging allegiance to the Islamic State group is a real concern. Somalia has been torn by decades of conflict since the 1991 ouster of long-time dictator Siad Barre. Somalia had transitional administrations since 2004 but until the 2012 election of President Hassan Sheik Mohammud, it had not had a functioning central government since 1991
-
Bakool breaks up into two regions. No longer controlled by Sakiin
malistar2012 replied to Mooge's topic in Politics
Xildhibaano abaabul dagaal kawada Bakool Xildhibaano abaabul dagaal kawada Bakool (+Magacyada,Ula jeedada) Dec 21, 2015 - jawaab wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan BFS ay abaabul dagaal kawadaan Deegaano hoostaga Gobolka Bakool. Xildhibaanadaani oo ay kamid yihiin C/wahaab Ugaas Xuseen iyo Maxamed Ismaaciil Shuuriye oo ku sugan Gobolka Bakool, ayaa waxa ay wadaan abaabul ay kaga soo horjeedan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan. Xildhibaanadaasi ayaa iminka kulmineysa Maleeshiyaad ku kala sugan deegaanada Ato, Yed iyo Ceelbarde oo hoostaga Gobolka Bakool. Maleeshiyaadka oo dhowr deegaan laga soo kala uruurinaayo ayaa waxaa lagu diyaarinayaa Degmooyinka Ato iyo Ceelbarde, waxaana mar waliba suuragal ah in halkaasi ay isku arkaan maleeshiyaadka la abaabulaayo iyo Ciidamada Maamulka Shariif Xassan u diiwaan gishan. Abaabulkaani socda ayaa ka dhashay dhismaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxa ayna Xildhibaanadaasi ku doodayaan in Shariif Xassan uu u kala eexday beelaha halkaasi wada daga. Mas’uuliyiinta abaabulka wada ayaa waxaa kamid ah Wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland oo si KMG ah xilkaasi usii hayo iyo Xildhibaano iminka ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi, waxa ayna arrintu u muuqaneysaa mid heer beel faraha la galidoonta. Sidoo kale, mas’uuliyiintaani abaabulka wada ayaa ku taamaya in Gobolka Bakool ay ka hirgaliyaan Siyaasada maamulka Jubbaland ee uu Hogaamiyo Axmed Madoobe, inkastoo uu arrinkaasi kasoo horjeedo Shariif Xassan. Si kastaba ha ahaatee waxaan la saadaalinkarin sida ay xaaladu noqon doonto, waxaana jira cabsiyo ku aadan in halkaasi ay ka dhacaan Colaado lagu carqaladeynaayo maamulka Koonfur Galbeed. -
https://youtu.be/8suyBzeF-qk what turn around this city is making awsome
-
Breakthrough: First live match in Somalia Hoseed vs Heegan_live Share Republish For the first time in Somalia’s football history, the first football match in the country will be watched live this week. All arrangements have been made for the final match of the 2015 edition of General Da’ud cup, which will be broadcasted live on the Somali National Television [sNTV]. In the final match, Somali military club [Horseed] will take on their rivals of Somali police Football Club [Heegan FC]. Somali Football Federation president, Abdiqani Said Arab, described the first time live coverage as ‘another great step’ taken forward by the SFF which is now recovering from decades-long unrest and lawlessness. “It is a breakthrough, we had long dreamed of getting our matches watched lives. This is almost the realisation of our age-old dreams. “This will be a test, but if we are successful in this endeavour, we will try to get our matches go live in the months to come” president Abdiqani Said Arab, explained. The president noted that the live coverage will be implemented by the Somali Football federation with the help from the National Television and the facilitation from Horn Connect. “We express our gratitude to the State Television and the privately-owned Horn Connect for helping our dreams come true. We hope to develop our cooperation with these two organizations” SFF president, Abdiqani Said Arab, noted in press statement on Wednesday. General Da’ud Cup is the second most watched sporting event in Somalia and it is held every year in the remembrance of the founder of Somalia’s Armed Forces, General Da’ud Abdulle Hersi. The late General Da’ud was born in 1924 in the village of Mareeg south east of the country. He died in 1965, but Somali Football Federation has been organizing the annual football event since 1972.
-
Jowhar rice farming and production has started after 25 Years
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
-
Tacabka bariiska oo dib uga bilowday degmada Jowhar(Sawiro) by mahad | Monday, Dec 14, 2015 | 2137 views December 14 (Jowhar)—Beeralayda degmada Jowhar ayaa bilaabay inay dib u bilaabaan beerista tacabka bariiska oo muddo kabadan labaatan sano uu dib u dhac ka jirey beeristiisa. Dallaga bariiska ayaa ahaa mid si joogta ah looga beero degmada Jowhar iyadoo loo iibgeyn jirey gobolada dalka. Tacabka bariiska ayaa hoos u dhac uu ka jirey labaatankii sano ee la soo dhaafay iyadoo sanadba sanadka ka dambeeya uu hoos u dhacayay beeristiisa. Hase yeeshee waxaa haatan muuqanaya ifafalaae wanaagsan oo ah in uu dib u soo noolaanayo beerista bariiska oo si weyn looga cuno dalka Soomaaliya. Degmada Jowhar ayaa waxaa ku yaal dhul ballaaran oo ku habboon beerista bariiska haddii loo helo dhaqaale lagu beerto. Haddaba mid ka mid ah Iskaashatooyin ka jira degmada Jowhar oo la magac baxday iskaashatada beeralayda Naciim ee deeganka Bayaxow degmada Jowhar ayaa soo bandhigtay beer 50 hekter ah oo ay ku abuureen dalagga bariiska. Guddoomiyaha degmada Jowhar C/dir Cabdulle Buurfuule iyo mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen guddoomiye ku xigeenkii hore ee gooblka Sh/dhexe Cali Cismaan Ibraahin,guddoomiyaha iskaashooyinka gobolka Sh/dhexe Cisman Nuur Ibraahin, guddoomiye kuxigeenka iskaashatooyinka gobolka Cabdulaahi Macalin Xuseen(Biis) guddoomiyaha iskaashatada degmada JowharAxmed Tifow Gacal xoghayaha iskaashatada degmada Jowhar C/qani Xaaji Muxumad kale iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqday beerta bariiska ee deegaanka Bayaxow waxayna halkaas kula kulmeen beeralayda ku bahowday iskaashatada beeralayda Naciim kuwaasoo iska kaashaday tacabka bariiska oo sanooyinkii la soo dhaafay uu hoos u dhac ka jirey beeritaankiisa. Guddoomiyaha iskaashatada Naciim Axmed Qaasim Xasan oo ka warbixiyay qaabka ay u beereen beerta ayaa sheegay in ay xubnaha iskaashatada ay lacago ay iska soo ururiyeen ay ku abuureen bariiska ayan haatan marayso heer wanaagsan balse ay u baahan yihiin kaalmo inta ka hartay soo jarista beerta. Guddoomiyaha iskaashatada Naciim ayaa ugu baaqay maamulka degmada Jowhar iyo kan gobolka Sh/dhexe iyo hay’adaha samafalka inay ka caawiyaan qodista kanaal,matoor,daawo iyo fatahaada siimowga ah si iskaashatada ay sare ugu qaado beerista bariiska. Guddoomiyaha degmada Jowhar C/dir Cabdulle Buurfuule oo ka hadlay munaasabadan ayaa u mahadceliyay iskaashatada Naciim sida ay ugu dadaashay in ay dib u soo nooleyso tacabka beerista bariiska isagoo ku tilmaamay iskaashatada waxqabadkeedu inuu yahay mid kudayasho mudan. “Waxaan ugu baaqaynaa hay’adaha samafalka kuwa wadaniga ah iyo kuwa heer caalamiba inay gargaar siiyaan iskaashatadan oo muujisay in ay tahay mid mudan in la garab istaago si ay u gaaraan higsigooda ah ka miro dhalinta tacabka bariiska.”ayuu yiri guddoomiye Buurfuule. Iskaashatada beeralayda Naciim ayaa ah haatan iskaashatadii ugu horeysay ee bilowday tacabka bariiska ee gobolka Sh/dhexe caanka ku ahaa.
-
Hargaisa and Garowe competing for Ethiopia Next kililk 6 & 7
malistar2012 posted a topic in Politics
Hargaisa and Garowecompeting for Ethiopia Next kililk 6 & 7 Xuska SanadGuuradii 10aad Ee 29ka Hidhaar ''Maalinta Qowmiyadaha Itoobiya’ -
Abdiweli Gaas defeated politically and military
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
AXMED MADOOBE: Puntland waa inay Aqoonsato Galmudug oo daris la ah ayna wada-shaqeeyaan P/land way ku qasban tahay inay Aqoonsato Galmudug State Talaado, December 08, 2015 (HOL) — Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Sh. Axmed Maxamed Islaam [Madoobe] ayaa sheegay in maamulka Puntland looga baahan yahay inay aqoonsadaan maamulka Galmudug, isagoo sidoo kale maamulka Galmudug ay iyaguna ix-tiraamto Puntland maadaama uu yahay maamul iyaga ka horreeyay dhanka dhismaha. Sheekh Axmed Madoobe ayaa hadalka ka jeediyay kaddib heshiiskii colaadihii nabadeed ee laga sameeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaasoo ay dagaallo ku dhex-mareen maamullada Galmudug iyo Puntland. “Puntland waa maamul-gobaleedkii ugu horreeyay 18-sanno ayna jirtaa, marka waxaa laga rabaa inay maamul kasta oo dhashay gadaasheeda inay gardaadiso oo horumarkooda ay ka shaqeeyso. Waana khasab maamulka Galmudug inay la shaqeeyaan Puntland oo ay walaalo iyo darisba yihiin; isla markaana iyaga ka horreeyay. Puntland iyadana waxaa khasab ku ah inay aqoonsato maamulka ay dariska yihiin ee Galmdug; lana shaqeeyaan oo aysan iska indho-tirin jirtaanka Galmudug, maamul walbana waxaa laga rabaa inay waddada dhabta ah ee ay leeyihiin maraan,” ayuu yiri Sheekh Axmed Madoobe. Sidoo kale, madaxweynaha Jubbaland oo ka mid ahaa ergadii nabadeynta u tagay magaalada Gaalkacyo ayaa xusay in si hoose loo dhameeyay khilaafkii ka dhex-taagnaa maamulkiisa iyo maamulka Koonfur-galbeed Somalia. “Waxaan filayaa maamulka Jubbaland ayaa ugu badneyd waxa hadda la jiid-jiido, waanan kasoo gudubnay, waa dhaweyd Shariifka ayaa wax naga sheeganayay; isagana hoos baan uga heshiinnay wixii khilaaf ah ee inoo dhexeeyay,” ayuu Axmed Madoobe mar kale yiri. Ugu dambeyn, maamulka Puntland ayaa horay u sheegay inaysan aqoonsanayn maamulka Galmudug, inkastoo 02-dii bishaan December madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug la isugu keenay kulan ay heshiis ku kala saxiixdeen. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya - See more at: http://www.hiiraan.ca/news/2015/Dec/wararka_maanta8-94079.htm#sthash.MNt7JXvV.dpuf -
The Mudug quagmire could be fixed, but first change the system...
malistar2012 replied to galbeedi's topic in Politics
Forgot to Mention Galmudug was created 9 years ago it was before Xasan sheikh Government P.s Mooge Pirates are not strong enough fight Lions of Somalia -
Abdiweli Gaas defeated politically and military
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @Mooge said:</cite> malistar, niyoow the pictures you are looking are puntland troops. lol. let me tell you one thing niyoow 1. the road will be built 2. the city will come under full control of puntland soon. no more baraxleey. 3. the check point which is at the enterence of galkayo when coming from Mogadishu will still be controlled by puntland. absorb and digest those little facts niyoow. it is over. accept reality The Front line was always in deep Puntland as you see MOOge Galmudug needs no help building Roads from Broke Pirate who are Printing fake money to survive . waarya isku xishood or more Karbash …. -
Abdiweli Gaas defeated politically and military
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Puntlandd was defeated politically and military No doubt just accept Peace and stability Ciidanka Labada Dhinac oo Maanta Lakala Qaadayo iyo Waxa laga Yeelayo Koontaroolka Puntland oo Ciidanka Galmudug Gacanta ku Hayaan, Galmudug troops deep in Puntland side of Galkacyo - You can see Puntland flag on the light poles . -
Abdiweli Gaas defeated politically and military
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @Dr_Osman said:</cite> Militarily, I doubt Galnus will win, they lost big time there because they are a minority in gaalkacyo 10-15% maximum and that's the reality. But this war wasn't about a silly road in Garsoor, this was a clear plot by the federal govt to get Puntland to recognize Galnus and sit down with them and the only way they could manage to do that is start a war over a road knowing it will lead to peace talks. They did win politically though, they got recognized by Puntland. If I was Gaas I would've said to the PM, we will not sit with Galmudug and we will sign our side of the peace agreement with you as the PM and you can do the same with them. That is a more politically savvy move but gaas is useless, the worst leader puntland has ever had. Ninkii soo joog laga waayo soo jiif aa laga helaa Dowladda Puntland oo sheegtay inay si buuxdau dhaqan gelinayso xabbad joojinta iyo in ciidamada la kala qaado -
meesha fanaanka beenta ended GALKAYO (HOL) – Two rival Somali regions who have battled for control of a central Somali town signed a peace agreement Wednesday, officials said, raising hopes of an end to violence that killed more than 20 people since last week
-
In times of war there will always be displaced people that's normally war is tragic . Galkacyo was Ghost town Puntland side resident also were displaced sad . UNITED NATIONS, -- The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) has reported that Saturday's renewed fighting between Galmudug and Puntland armed forces in Somalia had forced about 40,000 people to flee their homes.
-
Popular Contributors