malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Mogadishu security improves as SFG cracks down on Alshabaab cells
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
The SFG is finally getting it right , Zero tolerance for alshabaab and their supporters . anyone who finances or is a alshabaab sympathizer should get jail time or bullet in the forehead etc . Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa ganacsade Xasan Cumar cadaan ka soo qabtay hooygiisa oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir,waxaana loo dhaadhiciyay sida la sheegay xabsi dowlada ay leedahahy. Shaqsigaan ayaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu u doodo dhalinyaro dowlada ay ku sheegtay inay yihiin Al-shabaab kuwaasi oo gacanta dowlada ku jiray,balse markii danbe isaga xabsiga loo taxaabay. Congrats to SFG for arresting one of the biggest alshabaab supporter and Nabadiid in XAMAR -
Mogadishu security improves as SFG cracks down on Alshabaab cells
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Abuukar Cumar Cadaan Walaalkiis oo gacanta lagu dhigay+Faah-faahin Dowlada Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay Ganacsade caanka ah dalkeena Soomaaliya kaasi oo lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay Ururka Al-shabaab. Ganacsadaha gacanta ugu jira ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Xasan Cumar Cadaan oo la dhashay ganacsadaha kale ee caanka ah Abuukar Cumar Cadaan. Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa ganacsade Xasan Cumar cadaan ka soo qabtay hooygiisa oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir,waxaana loo dhaadhiciyay sida la sheegay xabsi dowlada ay leedahahy. Shaqsigaan ayaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu u doodo dhalinyaro dowlada ay ku sheegtay inay yihiin Al-shabaab kuwaasi oo gacanta dowlada ku jiray,balse markii danbe isaga xabsiga loo taxaabay. Waxaa socdo wada hadalo u dhaxeeyo Beesha uu ka soo jeedo shaqsigan la xiray iyo madaxda dowlada uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya oo kuy aadan sidii lagu siin deyn lahaa. -
Ciidamada Ahlu Sunna iyo dad reer miyi ah oo ku dagaalamay degaano ka tirsan Dhuusamareeb Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay dagaallo beeleed oo ka dillaacay duleedka degmada Dhuusarameeb oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleedyo wada degan tuulooyin ka tirsan Dhuusamareeb inay isku rasaaseeyeen halkaasi, kaddib markii rag xoolo dhaqato ah ay soo weerareen kooxo dabley ah. Dagaalka oo ka bilowday degaan lagu magacaabo Sangub, halkaasi oo ay soo weerareen ciidamo ka tirsan maamulka Ahlu Sunna si ay u joojiyaan dhuxul halkaasi laga shidayay, dagaalkaasi oo markii dambe isku bedelay mid u dhaxeeya ciidamada Ahlu Sunna iyo dadka degaanka. Ilaa iyo iminka qasaaraha inta la ogyahay waxaa dagaalkaasi ku geeriyooday ilaa shan ruux, halka tiro intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen. Dadkii ku dhaawacmay dagaalka ka dhacay degaanka Sangub oo ka tirsan degmada Dhuusamareeb ayaa loo kala qaaday Dhuusamareeb iyo tuulooyin ka tirsan degmadaasi. Dhinaca kale odayaasha iyo waxgaradka degmada Dhuusamareeb ayaa bilaabay dadaallo lagu hakinayo in dagaalada ay sii xoogeystaan, iyagoona iminka wadahadallo kala gooni gooni ah la leh beelaha dagaalka kula jira maamulka Ahlu Sunna ee iyagu ka horjeeda in dadka degaanka ay manaafacaadsadaan kheyraadka dhulkooda uga soo baxay.
-
Mogadishu security improves as SFG cracks down on Alshabaab cells
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
“Runtii waa guul billow ah, waxaana rajeynayaa in la xaqiijin doono amniga dalka, gaar ahaana caasimadda, waana waajib na saaran in kooxahaas aan shacabka ka badbaadino,” ayuu hadalkiisa ku daray, isagoo shacabka ugu baaqay inay gacan ka geystaan ka hortaga kooxahaas. Congrats to The SFG keep up the hard work , Mogadishu security and stability must improve. Sidoo kale, wasiirku wuxuu xusay in warbixino cad-cad ay hay’adaha amnigu kasoo gudbiyeen kooxahan nabadiidka ah, si loo cirib-tiro. Isgaoo intaas ku daray in degmooyinka howlgalladan laga fuliyay ay ka mid yihiin Yaaqshiid, Kaaraan, Wardhiigley, Xamar-weyne, Xamar-jajab, Shibis, Bakaaro, Heliwaa, Dayniile iyo Wadajir, tirada guud ee kooxahan ee gacanta lagu dhigayna ay dhan yihiin 39 ruux. -
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia oo Xalay Kulan la Qaatay Wasiirro iyo Saraakiisha Hay’adaha Amniga Talaado, August 13, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya , Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xalay kulan la qaatay wasiirro, saraakiil ciidan iyo xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, isagoo kala hadlay xaaladda ammaan ee dalka. Kulankan ayaa markii uu soo gabagaboobay waxaa warbaahinta la hadlay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, Cabdikariin Xuseen Guuleed isgoo sheegay in kulanku uu ku saabsanaa sugida ammaanka dalka iyo howl-galladii ugu dambeeyay ee ay ciidanka ammaanku sameeyeen kuwaas oo laga gaaray horumaro dhanka la dagaallanka argagaxisada ah iyo weliba unugyo isku xiran oo ku howlanaa qal-qal-gelinta amniga. “Kulanku wuxuu ahaa mid aad muhiim u ah oo uu shir-guddoominayay ra’iisul wasaare Saacid, waxaana si qoto-dheer looga hadlay waxqabadka hay’addaha amniga dalka, gaar ahaana Muqdisho, waxaana si aad ah looga dooday qorshaha sugidda amniga iyo xasilinta dalka, dood dheer kaddib waxaa la isla qiray in toddobaadkii ugu dambeeyey la qabtay howlo badan oo amniga Muqdisho ku saabsan, waxaana hay’addaha ammaanku iyagoo is-kaashanaya ay gacanta kusoo dhigeen 17 unug oo ka mid ahaa kooxda Al-shabaab,” ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha oo xusay in unugyadan oo ka kooban halkii unugba uu ka koobnaa saddex illaa 11-xubnood oo gabi ahaan lasoo qabtay, iyagoo ku howlan falal ay dhan ah amniga. Sidoo kale, wasiirku wuxuu xusay in warbixino cad-cad ay hay’adaha amnigu kasoo gudbiyeen kooxahan nabadiidka ah, si loo cirib-tiro. Isgaoo intaas ku daray in degmooyinka howlgalladan laga fuliyay ay ka mid yihiin Yaaqshiid, Kaaraan, Wardhiigley, Xamar-weyne, Xamar-jajab, Shibis, Bakaaro, Heliwaa, Dayniile iyo Wadajir, tirada guud ee kooxahan ee gacanta lagu dhigayna ay dhan yihiin 39 ruux. Wasiirka ayaa sidoo kale xusay inay jiraan howlo ballaaran oo weli ay ku guda jiraan hay’adaha amniga iyagoo dhidibbada u siibaya unugyada weli ku howlan amni-xumada. “Runtii waa guul billow ah, waxaana rajeynayaa in la xaqiijin doono amniga dalka, gaar ahaana caasimadda, waana waajib na saaran in kooxahaas aan shacabka ka badbaadino,” ayuu hadalkiisa ku daray, isagoo shacabka ugu baaqay inay gacan ka geystaan ka hortaga kooxahaas. Kulanka ra’iisul wasaaruhu la qaatay wasiirrada iyo saraakiisha amniga ayaa wuxuu qeyb ka yahay kulammo is-daba-jooga ah oo uu la qaadanayay toddobaadyadii ugu dambeeyay hay’addaha ammaanka, kuwaasoo uu kula xisaabtamayay xaqiijinta amniga iyo xasilinta dalka.
-
Mogadishu security will improve 100 % next couple of month SFG have trained enough troops and are stationed in regions ,Gedo- bay and bakool- shabelle hoose and shabelle dhexe - Hiiraan . Gobolada Dhexe SFG are finishing off the great scheme to liberate the remaining regions troops are in high spirit
-
Amaanka magaalada Muqdisho oo aad loo adkeeyay iyo xaalka oo sidii hore ka wanaagsan. Amaanka guud ee magaalada Muqdisho ayaa hadda kasoo yara hagaagaaya sidii hore ka dib markii ciidamo badan lagu daadiyay magaalada Muqdisho. Ciidamada Booliiska Birmadka ayaa meel walba oo ka mid ah magaalada Muqdisho la geeyay, waxaana ciidamadaan ay yihiin kuwo heegan ugu jira sidii ay u sugi lahaayeen amaanka magaalada Muqdisho. Ciidamadaan ayaa degan Isgoys walba oo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana ay yihiin ciidamo u tababaran sidii looga hortagi lahaa rabshadaha iyo wixii la mid ah. Waxaa aad iyo aad loo sugay amaanka wadooyinka gala garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho gaar ahaan wadooyinka ka kala baxa Afisyoone iyo sidoo kale dhanka KM-4. Muqdisho, Somalia
-
Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe oo isku magacabay madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa markii Sedaxaad dib u dhigay Dhameystirka Maamulka uu Madaxda u yahay. UNUK support for President Hassan 100 % Geedi is stooge and looser , who is seeking attention . Jubbaland Project is failure kenyans army will soon hand over Kismaayo or loose the mandate .
-
Ciidamada Milatariga Dowlada Soomaaliya Ee Gobolka Hiraan Oo U diyaar Garoobaya Sifeynta Xarakada Al-shaab ee Gobolka “Sawiro 12-08-2013-Baladweyne-Iyadoo mudooyinkii dambey amaanka magaalda madaxda gobolka Hiraan ee Baladweyne uu ahaa mid aan xasil neyn ayaa dhamaan Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo ku sugan magaalda Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiraan ayaa lugu diyaariyay Duleenka Mgaalada Baladweyne. Saraakiisha dowlada ee gobolkaas ayaa sheegay inay diyaariyeen ciidamadooda qalabkoodii iyadoona Ciidamada Sida ay Sheegeen Saraakiisha ay Sifeyn Meelaha al-shabaab ay ka joogaan Gobolka Hiiraan iyo Wiliba Gobolada Dhexe ee Bartamaha Soomaaliya Walow qeybo kamida Gobolada Dhexe ay Gacanta Kuhayaan Culmaaudiinka Ahlusuna Waljameeca. Waxaa Qoray: C/Fitaax Shiino Axmed Cali Hoos Kadaawo Qaar kamida Sawirada Ciidamada La Diyaariyay They look ready and well trained SFG Troops are ready to liberate Hiiraan and Gobolada Dhexe ee Bartamaha Soomaaliya , The South will be alshabaab free soon.
-
Federal Goverment appoints new Governor for Galgaduud Region
malistar2012 replied to Carafaat's topic in Politics
Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Oo Ku Baaqay In Laga Wada Qayb Qaato Horumarinta Gobolka Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay xoogga saari doonaan xasilinta ammaanka gobolka, iyo sidii loo kobcin lahaa ilaha dhaqaale ee gobolka islamarkaana loo soo nooleyn lahaa dhamaan adeegyada ay bulshadda u baahanyihiin. “Waxaan ku dadaali doonaa dhismaha iyo hirgelinta hay’adaha, waxaan kaloo xoogga saareynaa in aan horumarino adeegyada guud ee aas aasiga u ah bulshada sida caafimaadka, waxbarashada iyo kuwa kale” ayuu Cirfo hadalkiisa ku daray. Mudane Xuseen Cali Wehliye Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay shacabka deegaanadda Gobolka galgaduud kasoo jeeda gaar ahaan dadka qurba joogta ah in ay ka qeyb qaataan Horumarinta Gobolka, maadaama aan looga maarmeyn sidii ay gacan uga geysan lahaayeen horumarka gobolka. “Waxaan ka codsanayaa maamulada dariska la ah gobolka in ay nagala shaqeeyaan horumarinta gobolka, islamarkaana aan wada yeelano kulamo looga wada tashanayo isdhex galka bulshada iyo sidii gobolka looga hirgelin lahaa mashaariicda ay waddo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya” ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka Galgaduud. Maalintii shalay ayay aheyd markii Xuseen Cali Wehliye loo magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka galgaduud, iyadoo maamulkii hore uu waqtigiisii dhamaday. -
Federal Goverment appoints new Governor for Galgaduud Region
malistar2012 replied to Carafaat's topic in Politics
Somali government to rebuild municipal centers in Galgaduud he Somali federal government has started to rebuild municipal centres in Galgadud in partnership with the pro-government Ahlu Sunna wal Jamaa (ASWJ) militia. Local authorities will manage the day-to-day operations of the reconstruction projects, which the Ministry of Interior and National Security will oversee as its influence spreads over larger areas of Somalia. Galgadud Governor Ahmed Yusuf Hassan said the projects, largely funded by the United States Agency for International Development (USAID), would cost $1.2 million. "USAID will pay $1 million and the additional $200,000 will be drawn from the regional treasury," Hassan told Sabahi. "We will use it to build what is critical in each district. The amount allocated for the regional capital is $400,000 while each of the remaining districts will get $200,000." ASWJ liberated most of Galgadud from al-Shabaab in 2009, and the Somali government took official control in July 2012, with ASWJ forming a regional administration. As al-Shabaab still influences some parts of Galgadud, ASWJ and the Somali government have agreed to collaborate on improving security and establishing a more permanent regional government. Reconstruction plans The government plans to restore essential public services by repairing or constructing buildings in the Abduwaq, Balanbale, Guri El, Harale districts and the regional capital Dhusamareb. Eastern districts such as El Bur and El Dher will not benefit from the reconstruction because they still are under al-Shabaab control. All five districts will have their city halls restored, Hassan said. In Dhusamareb, the central court, airport, women's centre and provincial sports centre will be rebuilt. In Balanbale, the high school will be rebuilt. Abduwaq will have its women's centre restored. Harale will have a market and a school construction project completed, while Guri El will have a women's centre and football stadium built. "This is the first part of a stabilisation and reconstruction project that will continue for five years. Other work that is important to governance will also be done here, such as building police stations," Hassan said, adding that the project will eventually be replicated throughout the country. Ministry of Interior and National Security's Rehabilitation and Reconstruction department director Mohamed Aabi Hassan was part of the delegation sent to oversee the project. "Our aim is to expand the [reach of the] government to the people so they can participate in stabilising and reconstructing the country," he told Sabahi. "This project comes after the agreement between the government and Ahlu Sunna wal Jamaa and will benefit districts that are currently under the government's control. We will start rebuilding the regions under al-Shabaab's rule when the government recaptures them." Benefits for youth, women Dahabo Adam Ali, a member of the Guri El Women's Union, said rebuilding women's centres is step towards better governance. "It is the first time the women of Guri El have received the respect they are due," she told Sabahi. "There was no centre for women here, so we will use the centre being built for us to reach out to girls, educating them and advancing the skills of women." Dhusamareb football federation deputy director Mohamed Ahmed Osman said the sports community is in dire need of a stadium, which is key to the stability and integration of youth. "We were eagerly awaiting this reconstruction and it will help us advance peace and stability because sports cannot exist without peace," he told Sabahi. "We will hold regional sports tournaments here after the sports stadium facilities are restored, such as the locker rooms, toilets and seats." Balanbale District Commissioner Hareeri Hasan Bare said rebuilding city hall would improve the level of government services. "My administration was based in a rented building," he told Sabahi. "From now on, we will serve the public from a government structure and our children will get a high school to get an education." -
Federal Goverment appoints new Governor for Galgaduud Region
malistar2012 replied to Carafaat's topic in Politics
SFG few month ago has send 1000 trained troops to Galgaduud and gobollada Dhexe ee dalka . Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo u ambaxay Gobolka Galgaduud Published on May 16, 2013 by Canab · 1 Comment · 3,377 views Ciidamadan ka tirsan ciidanka XDS ee ka amabaxay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa ku sii jeeda gobollada Dhexe ee dalka gaar ahaan gobolka Galgaduud waxaana garoonka diyaaradaha ku sii sogootiyay Abaanduulaha ciidanka XDS. Ka hor inta ay ka ambabixin garoonka Muqdisho ayaa waxaa hadal dardaaran ah u jeediyay Abaanduulaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi waxa uuna kula dar daarmay in ay kasbadaan shacabka ay u shaqeynayaan, isagoona intaasi raaciyay in ciidamada ay u tagayaan ay baraan waxyaabihii ay soo barteen mudooyinkii ay ku jireen tababarka. Sidoo kale Abaanduulaha ayaa carabka ku dhuftay in ciidamadan ay si rasmi ah uga howlgali doonaan degaanada Dhuusamareeb, Cabudwaaq iyo tuulooyin kale oo xerooyin looga diyaariyay. Taliyaha hoggaaminayo ciidamada maanta ka ambaxay Muqdisho Gashaanle Dhexe Cali Cabdi Faarax ayaa dhankiisa qeexay in uu ku faraxsan yahay hoggaaminta ciidamada loo dhiray gobollada dhexe waxa uuna carabka ku dhuftay in ciidamadan ay ku faraxsan yihiin ka howlgalida gobollada waajibka ciidanimane ay gudan donaan. Ciidamadan maanta loo diray gobollada Dhexe ee dalka ayaa ahaa ciidan loo dhameystiray qalabkooda waxaana qorsha ciidamadan ay yihiin kuwo bilaaw u ah sidii ay dowladda ula wareegi laheyd guud ahaan dalka. -
Federal Goverment appoints new Governor for Galgaduud Region
malistar2012 replied to Carafaat's topic in Politics
SFG has been successfully naming governor for several regions like Shabeellaha Dhexe , Hiiraan , Bay and Bakool ,shabelle hoose and Banadir . There are SFG troops stationed in Galgaduud , The SFG are doing several development Projects in Galgaaduud . SFG have reach deal with ahlu sunna waljamaaca and also have integrated their Militias with SFG Army . WAR DEG DEG: Ahlu Sunna oo ka hadashay Gudoomiyaha galabta loo magacaabay Gobolka Galgaduud Xilli galabta Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud ee Dowladda loo magacaabay Xuseen Cali Weheliye (Cirfe), ayaa waxaa ka hadashay Ahlu Sunada Gobolada Dhexe. Gudoomiyaha 3-da Gole ee Ahlu Sunada Gobolada Dhexe Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay Ahlu Sunna taageereyso tallaabada uu Madaxweynaha Soomaaliya ku soo magacaabay Xuseen Cali Weheliye. Wuxuu sheegay inay Ahlu Sunna taageersan tahay Dowladda Federalka ee Soomaaliya, isla-markaana ay kala tashatay in Gudoomiyaha, loo soo magacaabo in uu noqdo Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud. Sidoo kale wuxuu sheegay inaysan wax carqalad ah ka dhex jirin Dowladda Soomaaliya iyo Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, ayna soo dhoweynayaan magacaabiska lagu soo magacaabay Cirfe. Sheekh Guureeye ayaa wuxuu meesha ka saaray inay Ahlu Sunna kahor imaan doonto magacaabista Cirfe, maadaama ay horey Ahlu Sunna u sheegtay inaysan aqoonsan doonin, magacaabista nin aan lagala tashan. -
Puntland returns beans (cambuulo) cargo sent by Qoslaye
malistar2012 replied to Mooge's topic in Politics
Cadde Muuse oo caawa la hadlaayay VOA-da ayaa sheegay in go aankaas u yahay mid siyaasadeed oo looga gun lee yahay arimo kale , wuu sheegay in Puntland qaybo ka mid ah ay ka jiiraan abaaro sida uu hadalka dhigay Cade Muuse wuuxu sheegay in dalka ay ka jirto dawladda , iyadana ay xaq u lee dahay in gargaarka ay geeyso meel kasta oo ay aragto in ay ka jirto bahi bini'aadimo Why deny regions with droughts aid what a hate , there are droughts parts of Puntland only if droughts were in the eagle clans towns and cities lol it would of been guns out in Bossaso Port -
Puntland returns beans (cambuulo) cargo sent by Qoslaye
malistar2012 replied to Mooge's topic in Politics
Mooge Aid was send by hay'adda Bisha Cas ee dalka Turkiga the aid was intended to reach Taleex iyo Gal-dogob etc , Regions that Finger dislikes . If the Aid was intended to Galkacyo and Qardho it would have been different story , Farol prays on the weak ceeb . What a scapegoat . Deeqdan raashinka ah oo u badan Bariis, islamarkaana ku wajahneyd degmooyinka Isku-Shuban, Taleex iyo Gal-dogob ayey wasiirradu ku tilmaameen in ay tahay mid lagu khalkhal gelinayo ammaanka iyo xasiloonida Puntland. -
Puntland admin stops aid from reaching Talex and Gal-dogob
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
xaaji what if the Aid was intended for Bossaso - Garowe - Galkacyo i think Puntland admin would have not stopped the Aid reaching those regions . Puntland prays on the weak let the people eat . -
Puntland admin stops aid from reaching Talex and Gal-dogob
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Deeqdan raashinka ah oo u badan Bariis, islamarkaana ku wajahneyd degmooyinka Isku-Shuban, Taleex iyo Gal-dogob ayey wasiirradu ku tilmaameen in ay tahay mid lagu khalkhal gelinayo ammaanka iyo xasiloonida Puntland. :confused: -
Maamulka Puntland oo ka celiyay Dekedda Boosaaso Markab siday Raashin ay ku deeqday Hay'adda Bisha Cas ee Turkiga Sabti, August 10, 2013 (HOL) — Dowladda Puntland ayaa dib u celisey markab sidey raashin ay ku deeqday hay'adda Bisha Cas ee dalka Turkiga. Markabkan ayaa dhowaan soo gaarey dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Guddi wasiiro ah oo ay dowladda Puntland arinta markabkan u saartay ayaa go'aamiyey in deeqdan raashinka ah dib loogu celiyo magaalada Muqdisho oo markii horeba laga soo diray. Wasiirrada guddigan xubana ka ah oo kala ah: wasiirka amniga, wasiirka maaliyadda, wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose, wasiirka dekedaha iyo gadiidka badda iyo wasiirka warfaafinta iyo Isgaarsiinta ayaa war-saxaafadeed ay si wada jir ah usoo saareen arintan ku faahfaahiyey. Deeqdan raashinka ah oo u badan Bariis, islamarkaana ku wajahneyd degmooyinka Isku-Shuban, Taleex iyo Gal-dogob ayey wasiirradu ku tilmaameen in ay tahay mid lagu khalkhal gelinayo ammaanka iyo xasiloonida Puntland. Waxay sidoo kale sheegeen in Puntland aan lala soo socodsiin, lagalana tashan go'aanka deeqdan raashinka ah ee ay bixisay hay'adda Bisha Cas ee Turkigu loogu soo diray deegaanada Puntland. “Qaabka sharci-daradda ah ee raashinkaan lagu soo diray iyo baalmarista Dowladda Puntland waa mid xadgudub ku ah Dowladda Puntland iyo shuruucda dalka..." War-saxaafadeedka ayaa sidaas lagu sheegay. Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli dhowaan ay dowladda Puntland shaacisay in ay xiriirka u jartay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Puntland ayaa tallaabadaas ay qaaday sabab uga dhigtay xadgudub ay sheegtay in xukuumadda Muqdisho ay ku sameysey dastuurka dalka iyo heshiisyadii ay labada dhinac horay u wada gaareen. Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online xaajidirir@hiiraan.com Puntland, Soomaaliya
-
Ilaa kun askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ee lagu tababaray degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool ayaa sugaya amar kaga yimaada dowladda Soomaaliya, si ay duulaan ugu qaadaan degmada Xudur iyo deegaanada kale. SFG troops attacked alshabaab and have taken over degmada ceelbarde where alshabaab used plan and prepare attacks on Baydhabo “Xalay waxaa duleedka degmada Ceelbarde ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab, deegaannadii lagu dagaalamayna waxaa hadda ku sugan ciidamada dowladda,” ayuu yiri mid ka mid ah saraakiishii hoggaaminaysay dagaalka. "Bisha Ramadaan waa dhamaatay, hada diyaar ayaa nahay, mar dhow howl galo ayaa bilaabi doonaa, amar waxaa ka sugeynaa wasaarada Gaashaandhiga"ayuu yiri Maxamed Macalin.
-
Dagaal culus oo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray Duleedka Degmada Ceelbarde Sabti, August 10, 2013 (HOL) — Ugu yaraan lix ka mid ah dhinacyadii dagaalamay ayaa ku dhintay tobaneeyo kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray xalay duleedka degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ahaa mid culus uuna dhashay markii ciidamada dowladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen fariisimo ay duleedka degmadaas ku lahaayeen xoogagga Al-shabaab. “Xalay waxaa duleedka degmada Ceelbarde ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab, deegaannadii lagu dagaalamayna waxaa hadda ku sugan ciidamada dowladda,” ayuu yiri mid ka mid ah saraakiishii hoggaaminaysay dagaalka. Sarkaalku ma sheegin khasaaraha ka dhashay dagaalka, waxaase uu xusay inay jiraan khasaarooyin labada dhinacba soo gaaray, balse goobjoogayaal ayaa sheegay inay arkeen maydad iyo dhaawacyo. “Waxaan aragnay dhimashada lix qof oo dhinacyadii dagaalamay ah 11-qof oo dhaawacyo ah, kuwaasoo isugu jiray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab,” ayuu yiri goobjooge ku sugnaa deegaannada lagu dagaalamay oo ay warbaahintu soo xigatay. Mas’uuliyiinta gobolka Bakool ayaa sheegay in qorshaha dagaalkan uu ahaa si Al-shabaab looga saaro deegaannada ay ku sugan yihiin eek u dhow Ceel-barde, halkaasoo ay kasoo abaabuli jireen dagaallada. Gobolka Bakool ayaa waxaa kuwada sugan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab, waxaana inta badan ka dhaca dagaallo khasaare badan geystay oo dhexmara labada dhinac. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Ciidamada dowladda ee ku sugan Ceel Barde oo diyaar garow ku jira, amarna ka sugaya Wasaarada gaashaandhiga Ilaa kun askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ee lagu tababaray degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool ayaa sugaya amar kaga yimaada dowladda Soomaaliya, si ay duulaan ugu qaadaan degmada Xudur iyo deegaanada kale. Gudoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Macalin Toll ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay u diyaarsan yihiin sidii weerar ay ugu qaadi lahaayeen deegaanada Al-Shabaab kaga sugan yihiin Gobolka. "Bisha Ramadaan waa dhamaatay, hada diyaar ayaa nahay, mar dhow howl galo ayaa bilaabi doonaa, amar waxaa ka sugeynaa wasaarada Gaashaandhiga"ayuu yiri Maxamed Macalin. Waxaa uu sheegay in wafdigii dhowaan gaaray degmada Ceel Barde ee isugu jiray xildhibaanada iyo saraakiisha ay dhiira geliyeen ciidamada, isla markaana ay ka wada hadleen ammaanka iyo sidii loo qaadi lahaa weerar. "Koley dowladda jawaab ka sugeynaa inaan dagaalano diyaar ayaa nahay, markii horena waa diyaar garownay"ayuu mar kale yiri Maxamed Macalin Toll. Xildhibaan Aadan Saransoor oo hogaaminayay wafdigii xildhibaanada ee dhowaan gaaray Ceel Barde ayaa sheegay in ciidamada dowladda ee ku sugan deegaanka loo aqoonsaday ciidamada ugu geesisan Soomaaliya, maadaama uu sheegay inay yihiin ciidanka kaliya ee weerara fariisimaha Shabaab. Maalmihii u dambeeyay ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo diyaar garow laga dareemayay qeybo ka mid ah Bakool, iyadoo ciidamada Itoobiya ee ka baxay Baydhabo ay qorsheynayaan inay deegaano ka tirsan Bakool ay weerar ku qaadaan. Somali news leader www.jowhar.com golfyare@gmail.com jowharcom@hotmail.com
-
HAG leader Hassan Sheikh Mohamud calls for Somali conference after failure
malistar2012 replied to Saalax's topic in Politics
The Government needs to reconcile existing administration and form chain of command , Unify the Army . Start with Pro Government admins like Gedo , Galmudug , Bay and Bakol, ximen and xeeb and etc . Reconciliation is a must -
HAG leader Hassan Sheikh Mohamud calls for Somali conference after failure
malistar2012 replied to Saalax's topic in Politics
Good Move by the President since President Hassan is leading the first post Transition Administration it is President job to reconcile the country . Deganaansho dhaqaale,mid amni iyo mid Siyaasadeedba waxaan gaari karnaa marka aan isku imaano oo aan ka wada tashano aayaheena,markaan isa soo hor fariisano ayaan talada heleynaa,hadii aan kala jeedno tala hagaagsan heli mayno”ayuu yiri Madaxweyne Xasan SH Maxamuud. Madaxweynaha ayaa shaaciyey in dowlada uu hogaaminayo ay ka go’an tahay isku keenka ummadda Soomaaliyeed,wuxuuna sheegay iney dowladu dadaal ugu jirto sidii ay sidii shacabka Soomaaliyeed meel la iskugu keeni lahaa kadibne ay uga arinsan lahaayeen aayaha dalka -
Breaking News: Kenya opposes plan to hand over Kismayo port .
malistar2012 replied to Carafaat's topic in Politics
Kenyan Defense force will hand over Kismaayo , It will be very difficult for the Kenyan President who just signed agreement in front of Heads of State .IC will see Kenya DF as obstacle to peace and stability in Somalia . -
By Abdulkarim Ssengendo Sunday, August 04, 2013 Over 120 Somalis have been passed out after successfully completing a four months military police training conducted by European Union (EU) at Bihanga military barrack training camp in Kamwenge district. The training also skilled trainees with civil military relations and company commanders force skills that will enable them protect VIPs, control of administration, build a good relationship between the army and population, crowd control among others. The fifth intake brings the number of Somali soldiers trained by European Union team at Bihanga Camp to 3400 since the training began in 2010. Among them, 125 trained officers will now be able to reinforce the capacity of the Somali armed forces guaranteeing security and extension of prosperity of Somalia. The Pass out which was special from the past trainings was presided over by the Somali Ambassador to Uganda, Ahmed Sayid Sheikh Dahir. UPDF’s Commander of Land Forces (CLF) Maj.Gen David Muhozi, EU Acting Ambassador to Uganda AnnaCarin Platon and EU Commander Brig.Gen.Gerald Aherne also witnessed the Pass out. Maj Gen Muhozi said the four months training was the 2nd last before EU winds up conducting Somali training in Uganda and re-locates to Somalia. He challenged the trainees to use the skills attained and reinforce the army structures in their country and urged them to be pro-people when they go back to Somalia. Brig.Gen Aherne asked them to implement discipline and regulation in the Somali army and ensure they respect human rights. He also noted that President of Somalia relies on them and urged them to display special commitment and use the army as a tool to work for the Somali people. The ambassador meanwhile was convinced the skills the soldiers acquired from Uganda are paramount to bringing peace and stability and creating good military-people relations in order to overcome Al-Shabab. “What you have been trained shouldn’t be for graduation purposes only but go and work for the people. Use the skills to stop people from destroying public property,” Sayid told them. He challenged them to persevere and work in all conditions in order to transform the country. He noted that all developed countries managed to develop because their national army persevered in whatever conditions. “When Uganda started the liberation struggle, soldiers spent five years without being paid but now Uganda has reached the level of supporting other countries like Somalia,” Sayid added. Platon (EU Acting Ambassador to Uganda) informed the congregation that Somali National Armed Forces (SNAF) is now in the process of transforming into a highly professional and disciplined force, serving the Somali people. She said stabilising Somalia was a priority for the EU and their mission will also deliver advice and mentoring of Somali authority within the ministry of defense and the military staff, hence contributing to capacity and institution building. She acknowledged the contribution of EU member states missions for theIR contribution and their commitment, and paid particular tribute to President Museveni, UPDF and people of Uganda for its leadership and contribution to AMISOM. She noted that the development in Somalia is an example of African Solutions for African problems which EU is proud to support. She added that they are committed to work together, address global challenges and improve global capacity to respond to crises. Source: New Vision
-
Popular Contributors