malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Dhagayso DFS oo iclaamisay in bari magaalada Muqdisho kafurmi doono shirweyne qaran Banaanbax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu ayidayay heshiiskii magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdeen DFS iyo maamulka Jubaland ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin ay kamid yihiin wasiirka arimaha dibada Cabdikariin Xuseen Guuleed, gudoomiye Tarsan iyo masuuliyiin katirsan maamulka gobolka Banaadir. Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa banaanbaxa ka iclaamiyay in maalinta bari ah magaalada Muqdisho uu ka furmi doono shirweyne qaran oo lagu dhameystiri doono heshiiskii Addis Ababa loogana hadli doono arimaha federaalisimka,dib uheshiisiinta,amniga iyo tirakoob lagu sameeyo shacabka soomaaliyeed. ‘‘Waxaa bari magaalada Muqdisho ka furmaya doona shirweyne qaran oo looga hadlayo dhamaan ajandayaasha siyaasadeed ee umada soomaaliyeed iyo qaranka soomaaliyeed uyaala ee mustaqbalkooda ku dhisayaan,’’ ayuu yidhi Cabdikariin. Hadalka wasiirka oo dhameystiran hoos ka dhagayso.Codkan waxaan ka qabanay idaacada kulmiye ee magaalada
  2. Much respect to the Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliy for touring Galgaduud and Opening one of the most important military base in our history . Its to time liberate the remaining regions such as ceeldher and ceelbuur clean alshabaab from Galgaduud........... It looks like President Hassan Government is slowly gaining control of the Country One Chain of Command soon !!!!!!!
  3. Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud (War-Saxaafadeed) Wefdi uu hogaaminayo Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed General C/Risaaq Khaliif Cilmi oo ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud Mudane Xuseen Cali Wehliye Cirfo,Saraakiisha Taliska 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka iyo saraakiil kale ayaa duhurnimadii maanta safar lug ah kusoo gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud iyadoo Tuulooyin ka mid ah kuwa u dhexeeya degmada Caabudwaaq iyo Dhuusamareeb ay ku soo dhaweeyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka iyo Bulshada Reer Caabudwaaq kuwaasi uu horkacayay K/S Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Degmada Caabudwaaq Mudane C/risaaq Cali Jaamac Gacal. Wefdiga oo lagu soo galbiyay gaadiid aad u farabadan ayaa si nabad ah markii ay kusoo gaareen caabudwaaq waxaa Dadweyne Boqolaal ah isugu yimaadeen barxadda weyn ee kasoo horjeeda Xarunta degmada caabudwaaq halkaas oo ay Qeybihii isugu yimaaday kamid ahaayeen Odayaasha Dhaqanka,Haweenka,Dhallinyarada,Ardayda waxa ka barata Degmada Caabudwaaq waxaana si weyn loo adkeeyay ammaanka guud ee Degmada. Ugu horreyn waxaa Goobta ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka Degmada caabudwaaq Mudane C/Risaaq Cali Jaamac oo si diiran usoo dhaweeyay wefdiga ka socday Dowladda Federaalka ah ee Somalia. Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Mudane Xuseen cali Wehliye Cirfo oo Boqolaalka dadweyne kula hadlay Degmada Caabudwaaq ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta diirran ee loo sameeyay waxa uuna ballanqaaday in maamulkiisu dib u dhis ballaaran ku sameyn doono degmooyinka Gobolka islamarkaana dib u heshiisiin la dhexdhigi doono dhammaan dadka ku wada nool G.Galgaduud. Guddoomiye Cirfo ayaa ugu baaqay hay’adaha samafalka ee caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah inay ka howl bilaabaan Degmooyinka Gobolka Galgaduud islamarkaana ay ka shaqeeyaan caawinta Bulshada Galgaduud maadaama uu maamulka Gobalka ee cusub uu dammaannad qaadayo ammaanka Hay’adahaasi. Gen.C/Risaaq Khaliif Cilmi Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo Khudbad ka jeediyay Goobta ayaa si weyn ugu ammaanay Bulshada ku nool Gobolka Galgaduud sida xammaasadda leh oo ay usoo dhaweeyeen hirgelinta nidaamka Dowladnimada,isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in ku biiritaanka Ciidamada Ahlusunna iyo Xoogga dalka uu wax badan kusoo kordhin doono tayada Ciidamada ka howlgala Gobollada Dhexe ee Soomaaliya. Abaanduuluhu waxa uu si cad ugu ballanqaaday dadweynaha Reer Galgaduud in sida ugu dhaqsaha badan gacanta cadowga looga saari doono Goobaha fara ku tiriska ah oo ay ka joogaan Gobolka Galgaduud iyo Gobollada kale ee wadanka. Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa intii ay ku guda jireen safarkii lugta ahaa waxa ay soo kormereen difaacyada ay Ciidamada Xoogga dalka ku leeyihii Duleedka degmada Caabudwaaq iyadoo la arkayay Gadiid dagaal oo ay ku jiraan Taankiyo iyo Ciidamo aad u fara badan kuwaasoo salaam sharaf siiyay Abaanduulka iyo Guddoomiye Cirfo. Wefdiga ayaa inta ay maanta joogaan Magaalada Caabudwaaq waxa ay kulammo gaargaar ah la yeelan doonaan Qeybaha kala duwan ee Bulshada,Saraakiisha Ciidamada iyo Maamulka Degmada,iyadoo Wefdiga uga sii gudbi doonaan Deegaannada Xeraale,Ballanbal iyo Deegaanno kale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.
  4. Al-shabaab oo ciidamo isaga laayay degmada Baraawe. Xarakada Al-shabaab ee Labada dhinac la kala safan, dagaalana ku galay degmada Baaawe ayaa la sheegayaa in ciidamo ay halkaasi isaga dileen. Ku dhawaan 10 ka mid ah ciidamada Al-shabaab ayaa xalay, ilaa saaka la xaqiijiyay in halkaasi ay ku dhinteen, iyadoona dhaawac uu jiro. Ciidama Al-shabaab ayaa bilaabay inay is ugaarsadaan, isuguna galaan guryaha ku yaala degmada Baraawe, waxaana xaaladda ay noqotay mid cakiran maalinba maalinta ka dambeysa. Shacabka waxay noqdeen kuwo ku nool cabsi daran, waxaana qaarkood la sheegay in kal hore ay iska faarujiyeen degmadaasi. Muqdisho, Somalia
  5. SFG signed deal with Somaliland and Puntland to share aid and development .......... why is everyone making a fuzz about this news. Gaalkacyo iyo Burco, garoonka weyn ee Stadiom Muqdisho,Isbitaalka Banaadir, Tiyaatarka These Project where Chines to begin with nothing new . Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam Well done congrats to Lady
  6. They are better then alshabaab agents , These warriors are going to be part of the Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Gobollada Dhexe gaar ahaa Mudug ,Galgaduud iyo Hiiraan. Congrats to SFG
  7. Saraakiisha Ahlusunna ayaa Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka ku wareejiyay Gaadiid dagaal iyo Ciidamo aad u farabadan oo loogu talagalay in lagu daro Ciidanka Xoogga dalka si loo qalabeeyo. Dib u furitaanka Xeradan ayaa qeyb ka ah hirgelinta Heshiiskii ay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya la gashay Maamulka Ahlu-sunna waljamaaca Bishii March 2013,waxaana ay noqonaysa Xero laga maamulo Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Gobollada Dhexe gaar ahaa Mudug ,Galgaduud iyo Hiiraan,iyadoo Talis cusub loo soo magacaabay Xeradan oo aan shaqeynayn muddo ka badan 20 Sano. Congrats to the SFG its been great week for SFG Time to Make Alshabaab history
  8. Munaasabad ballaaran oo dib loogu furayay Xerada Ciidamada Xoogga dalka ee 21-aad ee Magaalada dhuusa-mareeb ayaa Gelinkii dambe ee Maanta lagu qabtay Dhismaha xaruntaas oo ku taalla magaalada dhuusa-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud iyadoo si rasmi ah xarigga uu uga jaray dib u furitaanka Xerada Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen.C/Risaaq Khaliif Cilmi ,waxaana munaasabaddaasi goobjoog ka ahaa,Saraakiisha Taliska Xoogga dalka ee 21-aad,Saraakiisha sarsare ee Ahlusunna Waljamaaca ,Odayaasha Dhaqanka,siyaasiyiin iyo martisharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda. Munaasabadda ayaa waxaa ugu horreyn ka hadlay Guddoomiyaha saddexda Gole ee Ahlusunna Waljamaacad Sh.Ibraahim Sh.Xasan Guureeye, waxa uuna xusay in maanta wixii ka dambeeya Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca ay ku biireen Ciidamada Xoogga dalka islamarkaana ay ka qeybqaadan doonaan hirgelinta Nidaamka Dowladnimo ee Gobollada Dhexe ee dalka. Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka General c/risaaq Khaliif Cilmi oo maanta ka hadlay Munaasabadda ayaa ugu horreyn waxa uu salaam sharaf uu ka siday madaxda Qaranka Somalia guddoonsiiyay Ciidamada Ahlusunna ee maanta si rasmi ah ugu biiray Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Somalia,isagoo ballanqaadey in Taliska Xoogga dalka uu dammaannad qaadayo bixinta Xuquuqda ay leeyihiin Ciidamada Ahlusunna ee maanta la midoobay Xoogga dalka, waxa uu intaasi sii raaciyay abaanduuluhu in Labo neef oo Geel ah loo qalayo Ciidamada Ahlusunna ee kamid noqonaya Xoogga dalka. Generaalku waxa uu tilmaamay in maanta wixii ka dambeeya ay Ciidamada lagu xareynayo Xerada ay kala mid noqonayaan Ciidanka Xoogga dalka dhinacyada Xanaaneynta,Qalabeynta,Taakuleynta,Xuquuqda iyo waajib siinta Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Somalia. Generaal C/Risaaq Khaliif Cilmi Abaanduulaha Xoogga dalka Somalia ayaa maanta munaasabadda ka xusay in Ciidamada lagu xareynayo Xerada 21-aad loogu magac daray ( Cali Boobaaye 2- ) magacaas oo ah Ciidamadii ugu horreeyay ee lagu aas-aasay Xoogga dalka ,isagoo farta ku fiiqay in Dowladda Soomaaliya ay dib u dhiseyso Xeradan islamarkaana tababar dalka gudihiisa iyo Dibaddiisa loogu qaadi doono Ciidamada Ahlu-sunna ee ay qarameynayso Dowladda Soomaaliya si ay u helaan Xuquuq lamid ah kuwa Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Somalia. Saraakiisha Ahlusunna ayaa Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka ku wareejiyay Gaadiid dagaal iyo Ciidamo aad u farabadan oo loogu talagalay in lagu daro Ciidanka Xoogga dalka si loo qalabeeyo. Dib u furitaanka Xeradan ayaa qeyb ka ah hirgelinta Heshiiskii ay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya la gashay Maamulka Ahlu-sunna waljamaaca Bishii March 2013,waxaana ay noqonaysa Xero laga maamulo Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Gobollada Dhexe gaar ahaa Mudug ,Galgaduud iyo Hiiraan,iyadoo Talis cusub loo soo magacaabay Xeradan oo aan shaqeynayn muddo ka badan 20 Sano.
  9. MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: “Dowladdu waxay ku howlan tahay sidii ay Puntland Wadahadallo ula furi laha Well done Now that the Jubba fiasco is over done with its time for Puntland ..... Farole needs to accept President Hassan Sheekh as his President stop undermining the SFG
  10. Xaad needs to be silenced the man is alshabaab sympathizer .... Why does he not talk about Ceelbuur his hometown being raped by alshabab,
  11. Faroole Time is coming soon , The man should worry about Puntland turmoil and act like Governor . Faroole should forget about jubba like how he has giving up on Lascaanood .
  12. Originally Posted by xiinfaniin View Post A conflict postponed So true. 6 months till the next conflict. By six month President Hassan will have enough troops all over south Somalia , One chain of command Law and order will be implemented . President Hassan Team are not fools . All in all it was good day for Somalia
  13. “Qodobbada lagu heshiiyay waxaa ka mid ah in maamulkan KMG ah ee lagu magacaabo Jubba uu hoggaamiyo, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) iyo in shir dib u heshiisiin ah lagu qabo Muqdisho,” ayuu yiri xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil oo u warramayay VOA-da. 1 magaca Jubaland loo badalo maamulka Juba 2 magaca masuulka ugu sareeya laga badalo madaxweyne loona badalo ‘‘hogaamiye’’ 3 ciidanka ku sugan Jubooyinka la qarameeyo 4. maamulka qeybaha ka dhiman uu soo magacaabo DFS 5 mamulka Juba iyo DFS ay wadashaqeeyaan iyadoo la raacayo dastuurka DFS . 6 maamulku uu yeesho sadax hogaamiye kuxigeen iyo 3 gudoomiye gobol What was all the Fuzz about before , a win for SFG clearly .
  14. I hope The New jubba admin and the SFG respect the agreement and move on . Mogadishu is fine , security has improved the economy is booming ........... Now is the time finish off Alshbaabab and open up the roads linking the Nation to the Capital .
  15. Well done by President Hassan and congrats to the SFG , Time to move on and secure the rest of the Nation.
  16. isku xishood moog Watch this video this is the only reason why there is animosity between HAG Ethiopia regime " frameborder="0" allowfullscreen> Don't Hide Ethiopian regime endless discrimination against Ogs
  17. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=3uim0g6piDg#t=57" frameborder="0" allowfullscreen> wooow
  18. They Can't stop the Kingdom strive No more guns Pick up the Pen and the book well done Imtixaankan ayaa ku soo gabagaboobay jawi degan oo guul leh.
  19. Waxaa xarumaha jaamacadda muqdisho maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 22/0802013. ka bilowdey imtixaanka ogolaanshaha ama (qabuulka) ee laga qaadayo ardayda ku soo biiraysa sanad wax-barashadeedka 2013/2014 Jaamacadda Muqdisho. Gudoomiyaha Jaamacada Muqdisho ayaa waxa uu soo dhaweeyey kuna hambalyeeyey waaliidiinta iyo dugsiyaddii ayka soo baxeen ardaydan maanta u fariisatay ogalaanshah jaamacada Muqdisho. Gudoomiyaha jaamacadda muqdisho Dr. Cali Sheekh Axmed Abubakar ayaa mid mid u booqday dhamaan fasalada ardayda imtixaanaadka ay ku galayeen,iyadoona gudoomiyuhu uu ardayda u sheegay in jaamacadda muqdisho ay mar walba u taagantahay kobcinta aqoonta shacabka soomaaliyeed. Dr. Cali Sheekh Axmed Abubakar oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay qaabka sanadkan jaamacadda muqdisho ay ardayda ku qaadaneyso isagoo ka warbixiyay kuliyadaha jaamacaddaha ay sanadkan ku soo kordhisay iyo dib u habeyn lagu sameeyay kulyadihii hore ay u bixin jirtay jaamacada. “waxaa maanta imtixaanka u fadhiisatay qeybtii koowaad ee aradada waxana jiri doono mid labaad oo todobaadyo ka dib loo qaban doono ardeyda ka imaaneeysa meelaha fog fog ama kuwo ay duruurfo qabsadeen”ayuu yiri gudoomiyaha jaamacada. Gudoomiyaha ayaa sheegay in jaamacada muqdisho ay ka koobantahay 10 kuliyadood 9 kuliyadood oo soo saarta shahaadada Bachelor iyo kuliyada kale oo soo saarta shahaadooyinka Masterka iyo PHD da,isagoo intaasi raaciyay in sanadkan ay ku soo biireen jaamacada kuliyadaha Caafimaadka iyo Injineerinka. Gudoomiyaha ayaa si gaara u xusay labadan kuliyadood ee cusub ee kala ah Kuliyada Caafimaadka iyo Kuliyada Injineeriyada, inay yihiin baahiyaha weyn ee hadda bulshada soomaaliyeed u baahan tahay. Wuxuu intaa ku sii daray gudoomiyuhu “ Tacliintu waxay u baahan tahay caafimaad dalna dadkiisa ayaa dhisa, taasina waxay ka mid tahay u jeedooyinka aan ugu soo kordhinay labadan kuliyadood, oo kamid noqonaya kuwii horay u jiray”. Dardaaran uu diray dhamaan bahda wax-barashada ayuu gudoomiyuhu yiri sidan “ Dadka aan wax-barayno ee aan soo saarayno, waa in-aan ka run sheegnaa Manhajka, mid fiicanna u dajinaa, si aan u soo saarno, dad tayo leh, dalkoodana wax-uqabta caalamka kalena la tartami kara”. Jaamacadu waxay xubin buuxda ka tahay, islamarkaana ay ku jirtaa gudiyada fulinta qaar ka mida ururadan hoos ku qoran:- 1) Midowga jaamacadaha wadamada islaamka. 2) Midowga jaamacadaha carabta. 3) Raabidadda Waxbarashada sare ee Wadamada carabta ee Gaarka ah. 4) Raabidadda jaamacadaha islaamka. 5) Midowga jaamacaddaha Wadamada Afrika. 6) Iyo ururo kale oo Caalami ah. Imtixaankan ayaa ku soo gabagaboobay jawi degan oo guul leh.
  20. What sort of idi0t spends 30k on moryaan pu&&? which has been at the service of Ugandan grunts. A special kind runti. Stop hating you broke *** caagedheer only thing you can afford is caanoboor ........... never seen 20k in his life
  21. These grooms-to-be are shelling out tens of thousands of dollars to tie the knot. Some are paying thousands of dollars for wedding parties at newly constructed 24-hour service hotels. What better news do you want Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay saddex ka mid ah kooxihii weeraray Haweeneydii u dhalatay Swedish oo maalin ka hor lagu dhaawacay magaalada Muqdisho. Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa sheegay inay ku raad joogaan labo kale oo ku lug lahaa weerarkan, isagoo tilmaamay in falkii dhowaan dhacay aanu aheyn mid Shabaab ay soo abaabushay. "Waxaa uu ahaa fal weerar ee la rabay in lagu afduubtay, saddex ruux oo dadkii weerarka ka dambeeyay ayaa qabanay, labo kalena waa ku raad-joognaa"ayuu yiri Ridwaan Xaaji Cabdiweli. Mogadishu security are catching thugs and alshabaab
  22. Returning diaspora men transform Mogadishu wedding industry By Dahir Jibril in Mogadishu Somali men from the diaspora are spending big money on bridal dowries and other wedding costs as they take advantage of safer conditions in Mogadishu to get married. These grooms-to-be are shelling out tens of thousands of dollars to tie the knot. Some are paying thousands of dollars for wedding parties at newly constructed 24-hour service hotels. Faisal Omar, 35, spent 15 years in England as a taxi driver, but returned to Mogadishu in July and spent $20,000 on his wedding on August 5th. "I am happy I was able to get married in my country while it is peaceful, regardless of the amount of money I spent," he told Sabahi. "On my wedding night, I felt as though the ceremony took place in London because I was completely satisfied with the hotel it took place in and how the guests took part in my joyous wedding." "Every afternoon, since the wedding week, my wife and I go to Lido Beach and enjoy each other's company," Omar said. "I could not believe that Mogadishu has become a place of leisure." Farhan Abdi, 29, lived in London for 13 years and worked as a nurse at the Royal London Hospital. He returned to Mogadishu this month. "I am planning to hold my wedding celebration at the banquet hall in Mogadishu's Safari Hotel," he told Sabahi. "I plan to have 300 guests so that we can celebrate with our friends until late at night." "I have a feeling that a lot of money will be spent because the party alone will cost me about $6,000 that night, but ensuring the happiness of the woman I am marrying is more important than the money," he said. Abdi said the total costs would reach about $16,000. "I would spend more money than that on my wedding if I could afford it because this will be a joyous occasion that I have been anticipating for a long time, and I ask God to bless my marriage," he said. Diaspora men changing the matchmaking dynamics Young Somali men who have lived abroad often have an edge in finding brides over their counterparts who stayed in Somalia. The newcomers have the allure of being more prosperous and therefore a greater catch for brides whose families can hike up dowry prices. This has created a great deal of competition among Mogadishu's eligible bachelors, said Liban Farah, 27, who works at an electronics store in Bakara Market, adding that expatriates' lavish spending on weddings has caused resentment among men who stayed behind. "The marriages of the men from abroad have greatly affected us because when women hear that another woman has been married with $20,000, every woman will tell you she wants a diaspora man," he told Sabahi. "We have been forced to tell women that we are from the diaspora even though we have never left the country." It is understandable for women interested in marriage to seek out men with the financial means to fulfil their wishes and provide for a family, said Anab Yasin, 25, a Hamar Weyne district resident who studied management and business at SIMAD University. Somali bachelors from abroad are regarded as good potential partners because of their seriousness in seeking a wife and their ability to provide, she said. Local bachelors' approach to marriage, on the other hand, lacks substance. "I mean, every bachelor from Mogadishu wants to win a woman over only by telling stories and jokes," she said. Yasin believes women who negotiate a substantial dowry in their marriage contract are in a better position in case of divorce. "It is not a new concept for Somalis to pay a high dowry for a bride," she said, adding that requiring a higher financial commitment to enter into the marriage helps encourage husbands to resolve conflicts that might arise later on. "It is every woman's right to choose," she said. "Thank God for alternatives to men without means who marry women easily and divorce them easily."
  23. Cabdi Maxamuud Madaxweynaha Dowlad Degaameedka Itoobiya ayaa sheegay kadib Xalfad uu isugu yeeray labada dhinac in loo baahanyahay in isutanaasulaad iyo wadashaqeyn buuxda ay yeeshaan labada dhinac isla markaana ay ka mira dhaliyaan Qodobada ay kawada hadlayaan. Blacky is missing a great opportunity SFG is close to recognize him with condition , we will see if he has the brain to capitalize on the opportunity SFG is giving him.
  24. Adis Ababa (Sh M Network)—Madaxweynaha Dowlad Degaameedka Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud ayaa Xalay Magaalada Adis Ababa ee Wadanka Itoobiya kula kulmay Wafdiyo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe kuwaasi oo ku sugan Magaalad Adis Ababa isagoo kala hadlay Arrimo dhowr ah oo ku aadan Shirka maanta ka furmaya Magaalad Adis Ababa ee looga hadlayo Qilaafka ka dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo Axmed Madoobe. Cabdi Maxamuud Madaxweynaha Dowlad Degaameedka Itoobiya ayaa sheegay kadib Xalfad uu isugu yeeray labada dhinac in loo baahanyahay in isutanaasulaad iyo wadashaqeyn buuxda ay yeeshaan labada dhinac isla markaana ay ka mira dhaliyaan Qodobada ay kawada hadlayaan. Shirka maanta furmaya ayaa Madaxweyne Cabdi Maxamuud waxa uu ku sheegay in loo baahanyahay in la sameeyo isu tanaasulaad waxaana uu ka dalbaday Wafdiyada ku sugan Halkaasi isla markaana ka kala socda Dowladda Soomaaliya iyo Axmed Madoobe in wadahadalka ay ka mira dhaliyaan si Xal loogu helo Shacabka Gobolada Jubbooyinka sida uu hadalka u dhigay. Ugu dambeyntii Magaalada Adis Ababa ee Wadanka Itoobiya maanta waxaa ka furmaya Shir Xasaasi ah oo ay ka qeyb galayaan labada Wafdi ee ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Axmed Madoobe waxaana wadahadalkaasi qaban qaabinaya xoogiisana isku keenaya labada qeybood ee Dowladda Itoobiya iyo Madax ka socota Urur Goboleedka IGAD oo ku sugan Magaalada Adis Ababa ee Dalka Itoobiya.
  25. Sidoo kale, guddigan Daryeelka Af soomaaliga oo ka koobnaa shan qof ayaa kala ahaaa Gudoomiyaha Guddida Academy-ga Daryeelka Af-soomaaliga Dr. Maxamed Daahir Afrax, gudoomiye ku xigeenka C/rashiid Maxamed Ismaaciil , Macalinka weyn ee Siciid Saalax Axmed oo Maraykanka ka yimid sanadkastana ka soo qaybgalla bandhiga carwadda buugaagta ee Hargeysa, Macalin Axmed Shiraac iyo Abwaanka weyn ee Maxamed Warsame Hadraawi, waxaanay madaxweynaha uga mahad celiyeen sida qiimaha leh ee uu xafiiskiisa ugu soo dhoweeyey. ilahay kheer aan la soo koobi karin ha idin siyo for everyone whose is taking part to safe Somali language and improve it .