malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Yesterday day they where supporting the Government Today they denounce it because of the President & Pm seat shame The Dawladiid where out numbered and out performed all in all it was a Great event a day to remember In Ohio , More then five thousand people showed up consisting of all type of Somali's young and old Male and Female showed their Loyalty to Their Nation and Government. somalia hanoolaato was the Message for the Night Its all about the Blue and white With Star Somalia hanoolaato My fellow Somalis , ask not what your country can do for you, ask what you can do for your country More then 5 thousand people showed up to see their Government
  2. GAROODI;979024 wrote: Malister we all await for the day you will be free and indepedent. I highly doubt you are capable of anything other then raping and looting. Your army has the worst track record in human history. As for our hopes, haha. Our hopes is in our state and if siad barre couldn't stop it I doubt some Ugandan supported former checkpoint rapests have a chance. Alshabab is not a threat to somaliland they are a threat to you. Their leader happens to be from Hargaisa but wasn't Dahir aweys and others the leaders before. It's funny to see you trivialise an entire movement because Of their leader. Train the rapests well and continue praying because they couldn't liberate a child from a park. You keep talking about rape when in fact in Hargesa rape is epidemic and highest in Somali. Garoodi Don't kill yourself sxb , SFG is building a strong Somali National Army with moderate weapons , SNM militias are going to be peace of cake sxb . SNM admin for 23 years could not build moderate security force . They have same equipment as Ahlu sunna wallajama Militias ha isku deyin Difaaca wax maa isku Haaysiin. USC reach Galkacyo and beyond sxb SNM could not pass the Triangle , Don't Kid yourself you never Defeated SNA , Those days SNM was killing district leaders and low ranking police officers like what your uncle Godan is doing today terrorizing the civilians . SSC was handed to SNM admin by warlord waax maa isku haaysiin ...... You better hope These boys don't head Towards SNM admin kkkkkk
  3. Salahudin;979020 wrote: Actually, majority of the protesters are not puntilanders...so can I ask u what's ur obsession with pirates ya ibnu HAG? Who are you kidding I know when see pirate my friend
  4. Pirates came out in full effect with small Numbers disappointment
  5. Arin farxad leh oo Muqdisho ka dhacday maanta: Qoys wiilkooda oo Shabaab ahaa ku wareejiyay laamaha amaanka. Qoys ku dhaqan Magalada Muqdisho ayaa maanta laamaha amaankaMagaaladamuqdisho ku wareejiyay Wiilkooda oo Kamid ahaa kooxda shabaab markii uu guriga yimid Gudoomiyaha Waaxda Barwaaqo ee Degmada Dayniile Gobolka Banaadir Cabdullahi Maxamed (Qaarweerre) ayaa sheegay in qoyskaan ay ku wareejiyeen wiilka mid ahaa shabaab ooay dhaleen,isaga oougu baaqay qoysaskakale oo caruurtooda ka mid ka yahiin shabaab sidaan oo kale sameeyaan. Dhan kale Ciidanka amaanka Degmada Dayniile ayaa gacanta ku dhigay Rag ka mida shabaab oo Qarax miino geestay. Dhacdaad ayaa noqonaysa midi ugu horasyay ee nuuceeda ah iyada oo shabaabka dhalinyada u dagaalanta marka gacanta lagu dhigo ay qooysaskooda u doodaan si ay u bad baadiyan, hase ahaatee qoyskaan waxaa ay sheegeen in Laba Caruur ah looga dilay sidaan oo kale iyada oo shabaab nimo lagu eedeynayo intii wiilkooda kale laga dili lahaana Xabsi ugu jiro u dhaanto. The People of Xamar are fed up of alshabaab Terrorist and are cooperating with Security force . Alshabaab are being pint pointed in their hiding spot . Culimada Soomaaliyeed ee ka qeybgalay Shirweynaha waxa ay fatwo ku bixinayaan:- 1- Kooxda Alshabaab waa koox baadiyaysan una taagan inay bulshada Soomaaliyeed baadiyayso, manhajka ay faafinayaanna waa mid khatar ku ah, diinta Islaamka iyo jiritaanka bulshada muslimka ah. 2- Dawladda Soomaaliyeed waa dawlad muslim ah oo aysan banaanayn in la gaalaysiiyo ama lala dagaalamo. 3- Kooxda xag-jirka ah ee Alshabaab waxaa ku waajib ah in ay Allaah uga tawbad keenaan fekerkooda qalloocan iyo falal-dembiyeedyadooda foosha xun 4- Ma bannaana in lagu biiro kooxda Alshabab ama loo fidiyo taageero nooceey doonto ha ahaatee. Waxaa xaaraan ah in la qariyo xubnaha Alshabaab, waana waajib diini ah in xubnaha Alshabab loo gacan geliyo hay’adaha ammaanka ee dawladda Soomaaliyeed ee ku shaqada leh. 6- Waxaa xaaraan ah in laga ergeeyo ama laga shaqeeyo sii deynta eedeysanayaasha Alshabaab ee ku jira gacanta hay’adaha ammaanka ee dawladda. 7- Waxaa waajib ku ah madaxda dawladda inay shacabka Soomaaliyeed ka badbaadiyaan dhibaatada kooxda Alshabaab, muwaadiniinta Soomaaliyeedna waxaa waajib ku ah in ay dawladda ku gacan siiyaan hawlgalada ka dhanka ah kooxda Alshabaab Talooyinka Shirweynaha Fatwo ka dhan ah Al-Shabaab oo laga soo saaray shirweynihii Culimada uga socday Muqdisho The People of Xamar are answering the calls for Fatwa well done the end of alshabaab is near :cool:
  6. Kenya and western Media are reporting Alshaabab attack ... one of the attacker that's dead is Somali also they entered the Mall wearing Niqab .:mad: Fcking alshaabab tarnishing Somali images and putting Somali Citizen in risk of xenophobia attack:mad:
  7. GAROODI;978644 wrote: Key words here being "isaga baxay" so no actual fighting has taken place and the so called mighty lions did not engage any enemy???? We're have we seen this before........if I remember correctly this has been alshabab tactics for the past few years. They leave, they regroup, they terrorise, bomb and hit and run. Mugdisho, kismayo, baydhabo Etc. Same old story different day. They will be back in a week doing what they do best its the same everywhere Alshaabab is the last hope for the secessionist Movement kkkk , Garoodi alshabaab will be defeated your uncle Gadone will be captured or killed . SNA force is not be reckon with Thousand of troops are completing training inside the Country and outside .. SNA is also getting moderate weapons. The Lions are Here sxb we are witnessing history ................... They are more then ready to Defend their country ....... The right Leadership took office at right Time , Congrats to the SFG
  8. Taliska Qeybta Lixdanaad Oo Soo Gebagebeeyay Howlo Dib Loogu Habeynayay Ciidamada XDS Ee Ka Tirsan Taliskaasi aliska ciidanka Xoogga dalka ayaa shaaca ka qaaday in ay soo gebagebeeyeen, olole kor loogu qadaayay abaabulka iyo tababarada ciidamada Xoogga ee ku sugan gobolada Baay iyo Gedo. Taliyaha qeybta Lixdanaad ee ciidamada XDS Gen. Ibraahin Yaroow oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka isagoo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa sheegay in lagu guuleeystay oo la soo gebagebeeyay howlo dib u habeyn ah oo lagu waday ciidamada XDS oo iyagu ka tirsan taliska qeybta Lixdanaad oo ka howlgala Sadexda gobol ee kala ah Baay, Bakool iyo Gedo, ‘’Howshaasi waa lagu guuleystay maadama ay ciidamadu heleen dhaqaalihii looga baahnaa dowlada ka heleen sida saadka iyo mushaarka waana noo gebageboowday ururintii iyo isku dubaridkii ciidamada XDS’’ ayuu yiri Gen. Ibraahin Yaroow. Dhinaca kale Generalka ayaa uga mahadceliyay shacabka ku nool Sadexda gobol ee Baay Bakool iyo Gedo sida hufan oo ay usoo dhaweeyeen ciidamada XDS islamarkaana ay ula shaqeeyeen, isagoo ku amaanay madaxda sare ee dalka sida wanaagsan oo ay u hirgeliyeen codsiyadii ay u direen oo la xiriiray baahida ciidanka. Talaabadan ayaa qeyb ka ah dib u dhis guud oo ay dowlada Federaalku ku waddo ciidamada qalabka sida oo ay ugu horeeyaan ciidamada XDS taasoo haddi ay hirgesho dalkeenu uu noqondoono meel ka caaggan argagixisada shabaab iyo alqaacidda. President Sh Maxamuud is working hard to revive SNA Infamous Training camps are opening we are witnessing History in the making!!!!!!
  9. "Hadii ay Puntland caalamka baryootameyso ha sheegato waxa ay dooneyso, oo ha faansato dhulkeeda, laakiin ma ahan in mar walba ay ku mashquusho Muqdisho, Ilaahbaa Muqdisho magaalo weyn ka dhigay waana meel dadka Soomaaliyeed aan lagu kala soocin oo lagu marti sooro" ayuu yiri Xaaji Cali Cabdi oo ahaa oday waayeel ah oo aan kula kulanay saakay goob dadku ay ku qaxweeyaan. The Man has Point this goes out to Puntland and Somaliland admin Gudoomiye Tarsan ayaa markii uu hadalada dhameeyey wasiirka Puntland isna hadalkii qaatay waxaana uu wax lagu xumaado ku tilmaamay in dadkii Soomaalida halkaa ku casuumay ay u ogolaadeen in qof walba wuxuu doono isaga hadlo, waxaana uu sheegay in casuumada meesha ay u yimaadeen ay ahayd howl ku wajahan Soomaaliya oo mid ah oo ay u yeereen midowga Yurub, waxaana uu ku talshay in hadalada dadka kala qeybinaya la joojiyo, waxaana xiligaas ka muuqatay caro weyn.
  10. President Sh Maxamuud visited the two regions two weeks ago ordered SNA to liberate remaining regions they have delivered and fulfilled their duty ... Congrats to the SNA Sh/dhexe and Hiiraan are fully liberated next will be Galgaduud the end of alshaabab is Near very soon The Lions of Africa are are back Godbless SNA
  11. Maleeshiyaadka Shabaab oo isaga Baxay Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula Burte ee Gobolka Hiiraan Maleeshiyaadka kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa isaga baxay degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula burte ee gobolka hiiraan ka dib markii ciidamada qalabka sida ee soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ay shalay la wareegeen gacan ku heynta degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe iyo deegaanka buurane oo ka tirsan gobolka hiiraan. Dadka ku dhaqan degmooyinka Jalalaqsi iyo buula burte ayaa radio muqdisho u sheegay in haraadiga kooxda shabaab ay isaga baxeen degmooyinkaasi iyo deegaano kale oo hoos yimaada. Ka bixitaanka maleeshiyaadka shabaab ay ka baxeen degmooyinkaasi ayaa ah cabsi ay ka qabaan ciidamada qalabka sida oo garabsanaya kuwa AMISOM,maadaama ay ku soo dhawaadeen ciidamada. Horjoogayaal iyo maleeshiyaadkii ka cararay degmooyinkaasi ayaa la sheegayaa in ay gaareen degmooyinka Maxaas iyo Ceelnuur oo ka kala tirsan Hiiraan iyo Galgaduud. Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa sii wada xoreynta deeganada fara ku tiriska ah oo wali ku jira gacanta kooxda sii burbureysa ee Shabaab.
  12. Haatu;978337 wrote: I'm not talking about dissolving the government, I'm talking about inviting odayaasha from the clans that committed atrocities in the 90s and their victims together in Xamar to smooth things out (all the problems have their roots in this sad scenario). Just like what the Northern clans did after they got rid of Siyaad's government there. It is a must that SFG holds a healing reconciliation, atrocity was committed across the country that's only way the country will heal . The Problem is SFG is still at war with alshabaab . Tarzan is only a Governor He was invited just like how all other governor were invited , Tarzan is not part of the SFG none of SFG official interrupted or had any clash with Puntland admin ? Tarzane spoke up and remained people what type of conference they where attending a Donor Conference for SFG . Why was the Puntland minister of Health send to Humiliate himself begging in The Launch Room ... What type of Protocol was that :confused: Puntland admininstration can easily hold meeting with EU and Present their case --- why spoil the Launch ? the Man scared the shit out of the white folks damn
  13. GAROODI;978302 wrote: Did Burundi find them or did Uganda?? We will soon capture Your uncle Gadone bullet in Forehead Thanks to Mogadishu Resident the Nation Capital is going through transformation , People have realized alshabaab are cancer , The SFG combined with Residents of xamar the elders and the Scholar all reach agreement to end alshaabab. "Tani waa markii ugu horreysay oo culimada Soomaaliyeed ay go’aan ay ku mideysan yihiin oo Al-shabaab looga hortagayo soo saaraan, waxaana loo baahan yahay inay shacabku maqlaan codkaas, dowladda iyo culumada iyo qaybaha bulshada ay wadashaqeyn yeeshaan, waana muhiim in mowqif adag laga qaato Al-shabaab," ayuu yiri Sheekh Axmed Shuqul. Alshaabab are cancer the only treatment is death !!!!
  14. Shacabka rer Muqadishu ayaa lagusoo waram in ay si weyn ugu farxeen isla markaan utun in badan ku taagneyd ay ka fuqday kadib markii ciidamada Nabadsugida Dowlade Federaalka Somalia ay gacaanta ku dhigeen Madaxii Amniyadka Gobolka Banaadir ee isku jiray dilalka ka dhanka ah shacabka Muqadishu , Kaasoo ahaa Sarkaal Al Shabaab Ka tirsan. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Libaan Gaagaale ayaa waxaa qabashadiisa ay ka danbeysay marki dabagal iyo xog la helay la dabagalay , laguna guulestay in gacanta lagu soo dhigo. Libaan Gaagaale ayaa Habenimadi Arbacada Xili saqdhexe ah lagu weeraray guri ku yaal xaafada Taleex, Gaar ahan dugsiga Osama bin zeyt ee degmada Hodan , Halkaasi oo ilaalo la joogtay ay iska caabin kala Kulmeen ciidamadi Nabadsugid , balse lagu guulestay in gacanta lagu dhigo . Ciidamada waxay kaloo kuu Guulesteen iney Sarkaalkan lasoo qabtaan labo kale oo mid kid ah uu kuu dhaawacmay rasaasti la isweydaarsanaya , labadaasi nin oo loog a sheegay iney ahaayeen kuwii shalay dilay Nabadon Farax Shire isla Markaana aha Ganacsade ah, waxaana la dhigay xarunta dambe baaristaa a CID .
  15. Wardeg deg deg ah: Muqdisho oo lagu qabtay rag iyo dumar Miineysan oo tuuta ku labisnaa. Wararka laga helaayo agagaarka maqaayada the Vilage ee dhawaan Shabaabku ay ku qaadeen weerarka lagu hoobtay ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanku ay ku qabteen laba ruux oo hubeesnaa kuwaas oo looga shakisanyahay in ay isu diyaarinayeen weerarro ay fuliyaan. Wararka hor dhaca ah ayaa waxa ay sheegayaan in gaari ku sugnaa agagaarka Hooyooyinka ee degmada X.weyne ay ka shakiyeen ciidamada amaanka kadibna ay baaritaan kula dhaqaaqeen arintaas oo hormuud u noqotay in ay ka helaan labada ruux oo midkood dumar tahay kuna labisan dharka meleteriga Soomaaliya iyo hub ay wateen. Wararka qaar ayaa waxa ay xusayaan in gaarigu miineesnaa, labada ruuxna ay miineesnaayeen sidoo kale inkasta oo tafaasiil dheeraad ah aan wali laga heyn arinkaasi. Labada Shabaabka ah ee haweentu ku jirto ayaa waxaa la sheegay in loo qaaday xabsi si loo heleeshiiyo cadaalada.
  16. Xukuumada Soomaaliya oo cadeysay in ay gacanta ku dhigtay gacanyarihii Abuu Mansuur kadib howl-gal balaaran. Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba xaaladdaha guud ee dalka. Shirka ayaa ugu horeyntii waxay golaha Wasiiradu dhegeysteen warbixin la xariirta amniga, taasoo lagu sheegay in ciidamada amnigu ay wadeen todobaadkan howlgalo ay ku beegsanayaan kooxo nabadiid ah kuwaasoo maleegayay qorshayaal ka dhan ah amniga, waxayna xuseen in howlgaladan mid ka mid ah lagu soo qabtay xubno ka tirsan Al shabaab, oo uu ku jiro nin gacanyare u ahaa Abuu-mansuur Al Amriki oo ahaa nin heysta dhalashada Mareykanka, lana rumeysan yahay in dagaal dhex maray labo kooxood oo ka wada tirsan Al shabaab uu ku dhintay. Xukuumadu ma sheegin ninkaasi howl-galka lagu qabtay halka uu ka dhacay iyo halka lagu hayo xilligaan, mana sheegin in xilliga la qabtay ay ka horeysay waqtigii ay soo bexeen wararka sheegay in ay Abuu Mansuur Al-amriki ay dileen dagaalamayaal daacad u ah Axmed Cabdi Godane. Si kastaba, waa markii ugu horeysay ee Dowlada Soomaaliya ay cadeyso in ay gacanta ku dhigtay sarkaal Shabaab ah oo derejadaasi leh kadib howl gal baahsan
  17. Haatu;978234 wrote: Tarzan doqon sanaa. Why does he have to pick that moment to spew that nonsense? If he and his President are genuine about a united Somalia then they need to start real reconciliation, not bark like a mad dog in international conferences. How many reconciliation do we need , We sat down from 2000 to 2013 and established Parliament consist of all tribes , The Law maker where select by the Traditional elders .A Constitution was agreed upon and etc . are we gonna dissolve all that because rer Puntland did not get President and PM seat. Puntland admin was supporting SFG 100 % when they had President and Pm seat . Somalia is bigger then A subclan administration
  18. The SFG should open up the Road linking Jowhare to Hiiraan and liberate Buundooyinka Mahadaay ilaa Jalaqsi Bulaburde should be next on the agenda ........... Good job by the Army soon they will be getting equipment they need to liberate and secure the country ................... we should Have stable South Somalia free of alshbaabab and Nabadiids before the year ends .
  19. rer Puntland Vote for Abdi wali Gass Faroole became failure
  20. Cambuulo iyo bun;978235 wrote: waraa malistar are you aware of your thread title has nothing to with the content. I know copy and past mistake :mad: oh well they are Odayaasha after all lol .... More good news end of alshaabaab is close Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow la wareegay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe, kadib markii saakay ay weerar labo jiho ah ku qaadeen. Sida ay sheegayaan wararka iska hor imaad ayaa ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo Xoogaga Shabaab ee degmada ku sugnaa ku dhex maraya, meel dibada ka ah degmada. Wararka ayaa sheegaya in ugu yaraan labo ruux ay ku dhinteen iska hor imaadka, waxaana Maamulka degmada Mahadaay uu sheegay inay la wareegeen degmada. Ciidamada dowladda ayaa tan iyo shalay u diyaar garoobayay inay qabsadaan degmada Mahadaay, waxaana saakay ay ka galeen dhinaca Buundada Sabuun, halka Ciidamada AMISOM ay ka galeen dhanka deegaanka Buurane. Degmada Mahadaay ayaa magaalada Jowhar waxay u jirtaa 23-KM, iyadoo horay ciidamada dowladda inta tageen ay dib u soo laabteen. Waa degmadii 3aad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ka tirsan ay la wareegaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
  21. Taliska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo shaaciyay in Tallaabo adag laga qaadi doono Dadka Tuutaha Ciidanka sida qaldan u isticmaala xilli maanta uu tababar usoo xiray ciidamo ka tirsan XDS Taliska Ciidamada Xoogga dalka ayaa maanta Xarunta Rasmiga ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya tababar ciidan ugu soo gebagebeeyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka kuwaasoo muddo 4-Todobaad ah lagu tababarayay gudaha Caasimadda horayna tababar ugu soo qaatay gudaha iyo dibadda dalka. Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaa qeyb ka ah Ciidamada loo diyaarinayo inay Mas'uuliyadda ammaanka kala wareegaan Ciidamada AMISOM oo haatan gacanta ku haya Xarumo ay ka mid tahay Xarunta Wasaaradda Difaaca. Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Gen. C/Risaaq Khaliif Cilmi oo maanta soo xiray Tababarka ayaa ku ammaanay Ciidamada Dadaalka ay muujiyeen Waxa uuna uga mahadceliyay Hay'adda Bankrufty dedaalka ay ku bixisay tababarka Ciidamadan oo sugi doona ammaanka xarunta Wasaaradda Difaaca ee Magaalada Muqdisho. Abaanduulaha oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in tallaabo adag laga qaadi doono cid kasta ee ku xadgudubta dareeska Ciidamada Xoogga dalka ama si qaldan u adeegsata,isagoo farta ku fiiqay in tallaabo adag oo sharciga waafaqsan laga qaadi doono islamarkaana loo diyaariyay ciidamo Police-Militario ah oo ka hortagi doona arrintaasi. Gen. C/Risaaq Khaliif Cilmi Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in maanta wixii ka dambeeyay ay Hogaammada kala duwan ee Ciidamada Xoogga dalka iyo Shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhigga usoo guureen kuna shaqeyn doonaan Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo dib u dhis lagu sameeyay. Sidoo kale Abaanduuluhu waxa uu tababar u furay hurin kale oo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka oo muddo todobaadyo ah socon doona waxa uuna ugu baaqay ciidamada inay si wanaagsan uga faaiideystaan. Arrintaan ayaa qeyb ka ah hirgelinta Go'aankii kasoo baxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof.Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddanaa in dib u dhis iyo qalabeyn dhameystiran lagu sameeyo Ciidamada Xoogga dalka iyo guud ahaan Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Soomaaliya si loo soo afjaro Maleeshiyaadka xagjirka ah ee Alshabab. well done by the Generals they are doing excellent job , they have trained thousands of troops inside Somalia and also opened up some the famous Military Camps for the first time in 23 years . Arrintaan ayaa qeyb ka ah hirgelinta Go'aankii kasoo baxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof.Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddanaa in dib u dhis iyo qalabeyn dhameystiran lagu sameeyo Ciidamada Xoogga dalka iyo guud ahaan Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Soomaaliya si loo soo afjaro Maleeshiyaadka xagjirka ah ee Alshabab. These Troops received training inside and outside the country SFG are working on Building strong Military and security force Gen. C/Risaaq Khaliif Cilmi Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in maanta wixii ka dambeeyay ay Hogaammada kala duwan ee Ciidamada Xoogga dalka iyo Shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhigga usoo guureen kuna shaqeyn doonaan Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo dib u dhis lagu sameeyay. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
  22. DR this is the reality sxb Farole is a spoiler nothing else waa jahil miyuusan nin xishooda aheen
  23. To be credible and effective in the remainder of his term President Hassan has to step back from the limelight, which he has so far monopolized. He should let the Prime Minister, the cabinet, and the Parliament carry out their responsibilities in the public eye. People should see all the institutions of the country work, as they should. There have been press reports that the delay in finalizing the impending cabinet reshuffle is due to a deadlock in the haggling among the President, the Speaker and Prime Minister, each of whom wants certain individuals to be appointed to cabinet positions. Speakers This dude is biased and tribal mind just reading his article you can sense and smell the garbage coming out if his mouth, Prime Minister, the cabinet, and the Parliament are carrying out their responsibilities in the public eye . The Minister of Transportation and Information Abdullahi Elmoge Hirsi is doing a wonderful job for the first time in 23 years he manage to open the Somali Post office he also has list of of the achievement , currently Working on Somali Airline. Minister of defense is also doing his job Training camps across Somalia are open. accomplish to train many Somali troops around world and currently working on getting the big weapons Minister of Education is doing excellent job currently working on bringing one million kids back to school . Minister of Finance was the architect behind New deal compact the man travel the entire Somalia put together pact . The Interior Minister is working on creating strong security force - Police - spies and etc . He also manage to Keep Dahir Aweys in jail , Solved some tribal dispute and etc . This Government Manage to hold to 3 successful National Conference in the Nation Capital , Due their hard working and ethic EU and the IC recognized their effort and are willingly to give them 2.8 billion $.
  24. Luck has nothing to do with peace it's called civilised nature. Something that you lack severely how else can you explain 22 years of thugary. When you are capable of being civilised and win your independence then come back to me. For the moment work on gaining your independence. " frameborder="0" allowfullscreen> You called this civilized beating up Elders in the Parliament then acting like nothing happened, the poor elder man can even manage to get up . SNM admin also just last oil contract with Genel due to security issue , After 23 years of civil war and destruction Mogadishu is still on top soon Hiiraan- Bay- Bakol- jubbaa are going to surplus Somaliland in-terms of development . Waaxan ma noqon karto wax fan ah to compete with city of death as you put it. The bakara market gets its supplies shipped in from SOMALILAND and Berbera only recently did it the Africans let you use mugdisho port. Nice try Sh Shariff Ahmed and ICU were the once that opened Port And Airport and also furnished it
  25. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay xireen Sheekh Maxamed Macalin oo ahaa Xoghayihii ururka Xisbul Islaam ee dhinaca Arrimaha dibada, kaasoo goor dhoweyd Mas'uul u hadlay ururkaas uu sheegay inay xilka ka qaadeen. Wararka ayaa sheegaya in Maxamed Macalin lagala baxay Hotel uu ka deganaa magaalada Muqdisho, iyadoo war uu saxaafada siiyay ku sheegay maalin ka hor in Ururka Xisbul Islaam uu shir nabadeed ugaga furmay magaalada Muqdisho. Goor sii horeysay ayaa Ismaaciil Xaaji Caddow oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho oo sheegtay inuu yahay Xoghayaha guud ee Golaha Shuurada Xisbul Islaam waxaa uu ka dhawaajiyay in Sheekh Maxamed Macalin ay xilka ka qaadeen, isla markaana aanu jirin shir ugaga furmay Muqdisho. Lama oga halka uu ku xiran yahay, hase ahaatee xubno ka tirsan Xisbul Islaamkii bur buray ayaa sheegaya in la xiray Maxamed Macalin oo ka mid ahaa garabyo ururkaas ka tirsanaa oo Muqdisho ka waday dhaq dhaqaaq. Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadan xarigan ninkan, hase yeeshee waxaa uu maalin ka hor sheegay in Sheekh Xasan Dahir loo wareejin rabo Xabsiga dhexe, isla markaana dowladdu dooneyso inay Maxkamad Milateri saarto. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com