malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by malistar2012

  1. Macalin Maxamed Ibraahin, Masuulkaan ka tirsan maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo Wuxuu sheegay masuulkaan inay waafaqsan yihiin heshiiskii lagu galay Magaalada Addis Abbaba ee dalka Ethiopia, heshiiskaasina uusan dhigayn sida uu yiri in Muqdisho shir lagu qabto. Heshiiskii Addis Ababa 9- Waxaa shirar dib u heshiisiin lagu qaban doonaa muddo labo todobaad gudahood ah magaalada Muqdisho, kadibna waxaa shirka labaad lagu qaban doonaa magaalada Kismaayo. The Federal Government of Somalia shall organize and convene, within two weeks a Reconciliation Conference in Mogadishu. A follow-up peace building conference will also be held in Kismayo. There is no escaping from Mogadishu Conference
  2. Maamulka Juba oo ka soo horjeestay Shirweynaha lagu qabanayo Muqdisho 2. oktober 2013 Maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo ayaa kasoo horjeestay ka qeybgalka shirka shanta Bisha Dowladda Soomaaliya ay qaban qaabinayso inuu ka dhaco Magaalada Muqdisho ee looga hadlayo arimaha Jubbooyinka. Macalin Maxamed Ibraahin oo kamid ah masuuliyiinta maamulka Jubba, ayaa hadal uu siiyay warbaahinta wuxuu ku sheegay in hadii ay yihiin maamulka Jubba aysan doonayn ka qeybgalka shirka dib uheshiisiinta ee Muqdisho ka dhacaya. Wuxuu sheegay masuulkaan inay waafaqsan yihiin heshiiskii lagu galay Magaalada Addis Abbaba ee dalka Ethiopia, heshiiskaasina uusan dhigayn sida uu yiri in Muqdisho shir lagu qabto. Macalin Maxamed Ibraahin, ayaa tilmaamay in gogol ay dhigayaan magaalada Kismaayo, taasi oo looga hadlayo arimaha Jubbooyinka iyo mad-madoowga ka taagan. Masuulkaan ka tirsan maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay dhameystirka xubnaha maamulka Jubba ee Magaalada Kismaayo, isaga oo sheegay in maalmaha soo socda la dhameystirayo maamulka. Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday shir looga hadlayo arimaha Maamulka Jubba oo 5-ta Bishan ka dhacaya Magaalada Muqdisho, kaasi oo qaban qaabadiisa guddi heer wasiiro ah loo xilsaaray.
  3. After more than 20 years of limited diplomatic relations, Canada and Somalia are hoping to trade embassies in the near future. In a joint press conference with Canadian Foreign Affairs Minister John Baird Tuesday, Somali Deputy Prime Minister and Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Fawzia Yusuf Adam said Somalia will open an embassy in Ottawa “soon.” “We are going to soon nominate our ambassador to Washington, who will be a resident ambassador for Canada,” said Adam. “Soon after that we will have an embassy and the Somali flag flying in Ottawa.” While Baird said Canada would “love” to see embassies open in both countries, he did not clearly indicate when Canada would open a mission in Somalia. He said that “fiscal realities” and the security costs in the capital city of Mogadishu are obstacles holding Canada back. “I think it would be certainly be a goal and objective of mine in the coming years to see the Canadian flag flying over Mogadishu. I think one of the ties that bind us are the 300,000 plus Canadians of Somali descent,” said Baird. Last September, Hassan Sheikh Mohamud was elected president of Somalia. According to the government of Canada’s website, the formation of the “new, more representative and accountable government is a critical step toward rebuilding Somalia” after more than 20 years of conflict. “We want to be part of the new Somalia, in economic development, in job creation, in growth,” said Baird Tuesday . Baird’s comments came five months after Canada announced it would re-establish diplomatic relations with Somalia. David Angell, Canadian high commissioner in Kenya, was accredited as ambassador to Somalia in May. Angell is also accredited in Burundi, Uganda, Rwanda and South Sudan. Until May, Canada had not had an ambassador accredited to Somalia since 1990, shortly before the government collapsed as a result of civil war in the 1980s and early 1990s. Despite the recent enhancement of diplomatic relations, DFATD continues to advise Canadians against all travel in Somalia, as the government cannot provide consular assistance to Canadian citizens in distress there. Tuesday’s meeting between Baird and Adam comes ten days after the al-Qaida-linked Somali terror group al-Shabaab claimed responsibility for a deadly assault at a shopping mall in Nairobi, Kenya. The four-day siege injured more than 175 people and left 68 dead, including two Canadians — North Vancouver businessman Naguib Da**i, 59, and Annemarie Desloges, a 29-year-old diplomat who worked at the Canadian embassy in Nairobi. Desloges’ spouse, Robert Munk, was injured, along with Toronto-born teenage sisters Fardosa Abdi and Dheeman Abdi. Following the attack, Baird offered Canada’s support in the “fight against al-Shabaab international terrorism” – a commitment he followed through with Tuesday. At the press conference, Baird announced that Canada will provide $6 million to help address security issues, conflict management and human rights in Somalia. Canada will also contribute $500,000 to prevent child and forced marriage in the east African country .
  4. a amulka khaatumo state ayaa si aan caadi ahayn waxa uu ugu hanjabay maamulka somaliland ee madaxweynaha ka yahay Axmed Siilaanyo xilli ciidamo badan ay ka joogaan gobalada SSC. mukhtar Xirsi jaamac oo ah lataliyaha dhanka siyaasadda ee madaxweynaha khaatumo state ayaa sheegay in ay dhawaan qaadi doonaan dagaal oo ka dhan ah ciidamada somaliland ee SSC jooga.. http://balcad.com/maamulka-khaatumo-state-oo-ku-hanjabay-dagaalo-ka-dhan-ah-somaliland/ Its about time rer Khaatuum liberate SSC regions from the SNM Admin ...............
  5. GAROODI;979894 wrote: what you gonna do about it??? Taught Guy slow down Nevertheless Hargese admin and alshaabaab seem to be in Alliance or have peace treaty - Alshaabab has access to move freely preach and recruit fighters . Garoodi Who will Recognize Terrorist State ?
  6. Guddoomiyaha Ururka Xisbulaahi ee deeganada Soomaaliland, wuxuu cadeeyay in Al-Shabaab ay iska dhiciyeen cadoow dalkooda kusoo duulay oo aysan ku qaldaneyn weerarka ay Nairobi ka geysteen. Somaliland must be safe Heaven for Extremist shiekh that are spreading jihad and extremist view .
  7. Ururka Xisbulaah ee ka dhisan deeganada maamulka Soomaaliland ayaa taageeray weerarkii dhawaan Ururka Al-Shabaab ay ka geysteen Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, gaar ahaan suuq ganacsi oo halkaasi ku yaala. Sheekh Maxamuud C/laahi Geele oo ah Guddoomiyaha Ururka Xisbulaahi ee deeganada Soomaaliland ayaa tilmaamay in shisheeyaha hadii uu soo galo taako kamid ah dal muslimiin ah jihaadka uu yahay mid fardu cayn ah. Qof waliba oo iimaan islaanimo kujira ayuu sheegay in loo baahan yahay inay ka dhiidhiyaan shisheeyaha ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ee dadka ku dhibaateeya. Guddoomiyaha Ururka Xisbulaahi ee deeganada Soomaaliland, wuxuu cadeeyay in Al-Shabaab ay iska dhiciyeen cadoow dalkooda kusoo duulay oo aysan ku qaldaneyn weerarka ay Nairobi ka geysteen. Wadaadkaan taageeray weerarkii Al-Shabaab ay ka geysteen Magaalada Nairobi ayaa ka feker duwan dad badan oo culimo ah oo kasoo horjeestay weerarkii Shabaab ay westgate ka geysteen. Ururka Xisbulaah ee ka dhisan deeganada maamulka Soomaaliland ayaa taageeray weerarkii dhawaan Ururka Al-Shabaab ay ka geysteen Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, gaar ahaan suuq ganacsi oo halkaasi ku yaala. Sheekh Maxamuud C/laahi Geele oo ah Guddoomiyaha Ururka Xisbulaahi ee deeganada Soomaaliland ayaa tilmaamay in shisheeyaha hadii uu soo galo taako kamid ah dal muslimiin ah jihaadka uu yahay mid fardu cayn ah. Qof waliba oo iimaan islaanimo kujira ayuu sheegay in loo baahan yahay inay ka dhiidhiyaan shisheeyaha ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ee dadka ku dhibaateeya. Guddoomiyaha Ururka Xisbulaahi ee deeganada Soomaaliland, wuxuu cadeeyay in Al-Shabaab ay iska dhiciyeen cadoow dalkooda kusoo duulay oo aysan ku qaldaneyn weerarka ay Nairobi ka geysteen. Wadaadkaan taageeray weerarkii Al-Shabaab ay ka geysteen Magaalada Nairobi ayaa ka feker duwan dad badan oo culimo ah oo kasoo horjeestay weerarkii Shabaab ay westgate ka geysteen. Audio http://balcad.com/urur-ka-dhisan-soomaalilland-oo-taageeray-weerarkii-westgate/
  8. Howl galo lagu soo qabtay rag mas'uuliyiin ka ahaa degmooyin, hub iyo waxyaabaha qarxa 29-09-2013 Ciidamada gaarka ah ee dowladda soomaaliya ayaa howl galo xalay saqdii dhexe ka sameeyeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ku soo qab qabtay dad dhowr ah, hub iyo waxyaabaha qarxa. Howl galada ayaa lagu soo qabtay dad Mas'uuliyiin ka ahaa mid ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaasoo guryahooda laga helay waxyaabaha qarxa iyo hub uu ku jiro Hoobiyaha. Saraakiisha Hey'adaha ammaanka dowladda ayaa sheegay in ilaa todobo xubnood oo qaar ka mid ah ay Mas'uuliyiin ka ahaayeen degmada Shibis la soo qabtay, kuwaasoo haatan ku xiran Xabsi ay leedahay Nabadsugida. Wararka ayaa sheegaya in waxyaabaha la soo qabtay ay ku jireen hub waxyaabaha qarxa, iyo Drugs iyo cirbadaha dadka lagu duro dadka fulinaya weerarada is qarxinta, sida saraakiisha ammaanka ay sheegeen. Dadka la soo qabtay ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha waaxda afaraad ee degmada Shibis, Gudoomiyaha laanta koowaad ee Calasow Dheere iyo Gudoomiyaha tabeelaha afaraad ee waaxda koowaad, iyo nin ganacsare iyo gabar haweeney ah oo guriga ay ciidamada ka soo qabteen hoobiyaha iyo hubka kale ku sugneyd. Rasaasta hoobiyaha ee la soo qabtay ayay saraakiishu sheegeen in dhowr cisho ka hor qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho lagu soo garaacay hoobiyeyaal, isla markaana baaritaanada dheer ay sameeyeen ku ogaadaan meelaha ay u marto rasaasta hoobiyaha. Howl galada ayaa waxaa sidoo kale lagu soo qabtay miinooyin dhulka la geliyay oo laga soo helay degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, waxaana howl galkan uu ahaa kii ugu ballaarnaa mudooyinkan. Howl galkan ayaa saameyn ku yeeshay wadooyin badan oo halbowle u ahaa isu socodka degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana ciidamada ay ku sugnaayeen wadooyinka waa weyn oo dhan. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
  9. Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xalay kulan kula yeeshay magaalada Anrka ee xarunta dalka Kenya, ra’iisul wasaaraha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyagoo kawada hadlay xiriirka labada dal iyo iskaashiga u dhexeeya. Serious meeting the entire Turkish cabinet is hear to listen . Its time for the Turkish donate some of these
  10. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Magaalada Ankara kula kulmay dhiggiisa dalka Turkiga Reccep Tayyip Erdogan (SAWIRRO) Jimco, September 27, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xalay kulan kula yeeshay magaalada Anrka ee xarunta dalka Kenya, ra’iisul wasaaraha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyagoo kawada hadlay xiriirka labada dal iyo iskaashiga u dhexeeya. Saacid iyo Ergodan ayaa uga tacsiyeeyay shacabka iyo xukuumadda Kenya weerarkii argagixiso ee lagu qaaday Westgate Mall. Iyagoo sheegay inay ka xun yihiin weerarkaas iyo dadkii shacabka ahaa ee waxyeelladu kasoo gaartay. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa kulanka ka sheegay in weerarkii lagu qaaday safaaradda Turkigu aysan ahayn oo kaliya weerar lagu qaaday shaqaalaha rayidka ah ee Turkiga, balse uu ahaa mid lagu qaaday shacabka Soomaaliyeed, isagoo danta laga leeyahay ku sheegay curyaaminta howsha samafalka ah ee Turkiga ay ka wadaan dalka Soomaaliya. “Mashaariicda Turkigu kawado Soomaaliya ma ahan kuwo lasoo koobi karo, Turkigu waxay maalgelinayaan waxbarashada iyagoo boqolaal dhallinyaro Soomaaliyeed ah siiyay waxbarasho lacag la’aan ah, caafimaadkana ay ku sameeyeen maalgelin sida dayac tirka isbitaalka Digfeer iyo goobo kale oo caafimaad, maalgalinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada sida waddooyinka iyo biyaha. Dhamaan mashaariicdan waxay tusaale cad u yihiin dowladda Turkigu u garab taagan tahay shacabka soomaaliyeed,” ayuu yiri Saacid. Sidoo kale, ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga oo isaguna kulanka hadal ka jeediyay ayaa yiri: “Mashaariicda aan Somalia aan ka fulinayno waxay kaalin mug leh ka qaateen dib-u-soo celinta rajada dalka Soomaaliya, hormarinta ammaanka, abuurista shaqooyinka iyo sidii Somalia ay u heli lahayd dariiqa saxda ah ee dib-u-kabashada iyo dib-u-dhiska dalka ah,” ayuu yiri Recep Erdogan. Ra’iisul wasaaraha Turkiga wuxuu soo dhaweeyay xiriirka dhow ee labada dal, heshiisyada labada dowladood ay wada gaareen iyo iskaashiga ay wadaagayaan Turkiga iyo Soomaaliya. Ugu dambeyn, ra’iisul wasaaraha Somalia ayaa uga dawladda iyo shacabka Turkiga uga mahadceliyay sida ay u gacan qabteen Somalia isla markaana wuxuu soo dhaweeyay mashaariicda aan joogsiga lahayn ee Turkigu uu ka wado Soomaaliya, sida dhismaha hay’adaha dawladda, cadaaladda, wax-barashada, caafimaadka iyo dib u soo noolaynta adeegyadii bulshada, isagoo sheegay inuu rajaynayo in mar kale Erdogan soo booqdo Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  11. riday, September 27, 2013 The Somali Prime Minister conveyed his condolences for the July 27 terrorist attack on the Turkish Embassy in Mogadishu where one police guard was killed. Recent attacks against Turkish buildings and citizens in Somalia have pushed the two countries to cooperate in counter-terrorism in the African country. Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag said Turkey and Somalia will put forward a serious cooperation to prevent terrorist groups from attacking workers at the Turkish Embassy and Turkish NGOs after holding a meeting with Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon on Thursday in Ankara. Noting that he values this visit as a step to increase ties between the countries, Bozdag said they discussed how to deepen this relationship. He stated that Turkey will open a university there and the Somali PM had given the orders necessary. Somali PM Shirdon voiced his pleasure at being in Ankara and praised Turkey’s help to Somalia in this difficult time. He also conveyed his condolences for the July 27 terrorist attack on the Turkish Embassy in Mogadishu where one police guard was killed. He urged the increase in ties in economy, health, education, and security, and other areas. “The only country that helps us, stands with us and meets our needs is Turkey. We are happy to be here,” said Shirdon. Shirdon will also hold talks with Turkish PM Recep Tayyip Erdogan.
  12. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay magaalada New York qaar ka mid ah madaxda caalamka ka socotay ee ka qeyb galeysa shirka guud ee Qaramada Midoobey. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay magaalada New York qaar ka mid ah madaxda caalamka ka socotay ee ka qeyb galeysa shirka guud ee Qaramada Midoobey. Madaxweyne Xasan ayaa la kulmay Madaxweynaha Turkiga Cabdallah Guul, Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani iyo Xoghayihii hore ee Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Hillary Clinton, waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid ahaayeen guud ahaan amaanka Soomaaliya iyo Caalamka. Xasan Sheekh ayaa ugu mahad celiyay Madaxweynaha Turkiga taakulaynta aan hagarta lahayn ee shacabka iyo Dowladda Turkigu ay siiyaan Soomaaliya "Soomaaliya marnaba Iloobi mayso walaalahood Turkiga iyo siday ugu soo gurmadeen"ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh mar uu la hadlay dhigiisa Turkiga. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhibaatooyinka Argagaxisadu ay ka wadaan Soomaaliya iyo Caalamka intiisa kale waxaana u tilmaamay baahida loo qabo in Amniga Soomaaliya kor loo qaado, si buuxdana loo tayeeyo hay’adaha Amniga ee Soomaaliya si loo gaaro nabad waarta oo ka siman dhamaan Bariga Afrika. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa la kulmay Amiirka dowladda Qadar Amiir Tamim Bin Hamad Al Thaani, isagoo kala hadlay sidii Qadar ay u taageeri laheyd Soomaaliya, gaar ahaana gacan uga geysan laheyd dhisida iyo qalabeynta Ciidamada xooga dalka. Amiirka ayaa sheegay in Dowladda Qadar aysan marnaba ka seexan doonin taageerada Soomaaliya ay u hayso, waxaana hoosta ka xariiqay in Qatar ay sii wadi doonto la shaqaynata dowladda Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la kulmay Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda dalka Maraykanka Hillary Clijnton, waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid ahaayeen Amniga, Waxbarashada iyo Dhaqaalaha Dalka. Madaxweynaha ayaa yiri "Aqoonsiga dowladda Soomaaliya la aqoonsaday maanta waxaanu ku helnay taakulayn Bankiga Aduunka, Hay’adda Lacagta Aduunka (IMF), Bankiga Horumarinta Afrika. Waxaanu Saxiixnay ayuu yiri madaxweynuhu Heshiiskii Cotonou. Soomaaliyana horay ayey u socotaa gadaalna eegi mayno" Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa maanta khudbad ka jeedin doona shirka Golaha guud ee Qaramada Midoobey, isagoo ka warbixin doona xaalada Soomaaliya, waxyaabaha u qabsoomay dowladiisa, arrimaha ammaanka iyo arrimo kale. Congrats to SFG it has made strong bond with the international community well done by the President Good times job well done Strong leadership that 's what Somalia Needs Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
  13. Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo maanta gaaray Magaalada Beledweyne Khamiis, September 26, 2013 (HOL) — Waxaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed Jen C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen saraakiil ka soctay booliiska howlgalka midowgga Afrika ee AMISOM. Garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee Ugaas Khaliif waxaa ku soo dhoweeyay saraakiisha ciidamada booliiska maamulka gobolka Hiiraan oo uu horkacayo taliyaha qeybta booliiska gobolka Kol. ***** Cali C/dulle iyo saraakiisha ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM. Taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saciid oo warbaahinta la hadlay, ayaa ku sheegay ujeedada socdaalkooda in ay u kuur gelayaan xaaladda dhabta ah ee ciidamada booliiska ee ka howlgala magaalada Beledweyne oo dhowr mar ay saraakiisha ciidamada Jabuuti tababar siiyeen. ''Halkan -Beledweyne- waxaan u nimid sidii aan wax badan uga ogaan laheyn xaaladda ciidamada booliiska gobolka Hiiraan iyo sida ay u shaqeeyaan, iyo waliba in aan soo gaarsiino agab ay ku shaqeeyaan ciidamada oo isugu jira dareyska iyo waliba koofiyadaha rasaasta looga gaashaanto,'' ayuu yiri taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliyeed. Sidoo kale taliyaha ayaa sheegay in ay soo dirri doonaan guddi qiimeyn ku sameyn doona saldhiga booliiska magaalada Beledweyne oo sida uu sheegay dib u habeyn lagu sameyn doono, isaga oo intaa ku darray in saldhiga xarun dhexe looga dhigi doono tababarada ciidamada booliiska ka howlgali doona in badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya. ''Saldhiga booliiska Beledweyne waxaa u soo dirri doonaa guddi qiimeeya si dib u dhis loogu sameeyo, waayo waxaa u qorsheynay in uu saldhiga ama xarun dhexe u noqdo tababarada la siinayo ciidamada booliiska ka howlgala qaar ka mid ah gobollada dalka,'' ayuu yiri taliyaha. Jen C/xakiin Daahir Saciid ayaa intaa ku darray in wixii hadda ka danbeeya ciidamada booliiska ka howlgala magaalada Beledweyne heli doonaan xuquuqda ay leeyihiin, isaga oo ku amaanay sida ay isaga xil saareen sugida nabad-galyada magaalada Beledweyne. ''Sidoo kale ujeedada socdaalkeena ku dhawaaqista in si rasmi ah halkan uga bilaabi doonaan saraakiisha ciidamada booliiska AMISOM tababarada la siinayo ciidamada booliiska Soomaaliyeed,'' ayuu yiri taliyaha. Si gaar ah waxaa uu amaan ugu jeediyay saraakiisha ciidamada Jabuuti oo sida uu sheegay siweyn isugu howlay dib-u-dhiska ciidamada maamulka gobolka iyo ku gacan siinta sidii loogu guuleysan lahaa nabad-galyada xiligan ka jirta magaalada Beledweyne. Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo oo xarunta maamulka kulan kula qaatay wafdiga ayaa uga mahad celiyay dadaalka dheeraadka ah ee ay ku bixinayaan tayeynta iyo dib-u-soo nooleynta ciidamada boooliiska Soomaaliyeed oo sida guddoomiyuhu sheegay ah astaanta nabad-gelyada. ''Annaga ka maamul ahaan ahmiyad gaar ah ayeey inoo leeyihiin ciidamada booliiska, waayo waa astaan nabad-galyo, sidaa daraadeed gacan buuxda ayaan idinku siin doonnaa dib-u -dhiskooda,'' ayuu yiri guddoomiyaha. Sarkaalka ugu sareeya ciidamada booliiska AMISOM oo ka mid ahaa xubnaha wafdiga maanta gaaray Beledweyne, ayaa ku amaanay maamulka gobolka sida uu ugu guuleystay wax ka qabashada amniga, gaar ahaan waxaa uu sheegay in uu si weyn ula dhacay sida amniga loo sugay iyaga oo xubnaha wafdigu lug ku maray qaybo kamid ah magaalada. Ugu dambeyntii wafdiga oo dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa horay u sii raacay ilaa 50 askari oo ka tirsanaa ciidamada booliiska maamulka gobolka oo la sheegay in uu tababar uga furmayo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyne, Soomaaliya
  14. General C/xakiim Daahir Saacid has done wonderful job in Mogadishu by creating professional and discipline police force . Police in Mogadishu are working 24hrs to make the city safe and secure SFG is slowly gaining control of the Country , New Trained Police officers will be deployed to the gobollada dhexe ee dalka . Well done by SFG a strong security force is the answer to Somali security Problem
  15. Wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed General C/xakiim Daahir Siciid (Saacid) oo maanta gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa kormeeray xarunta saldhiga booliska ee magaalada b/weyne iyo xarunta maamulka gobolka. Taliyahe Saacid oo socod ku dhex maray wadooyinka magaalada b/weyne ayaa sheegay in ammaanka magaalada uu yahay mid aad u wanaagsan,isagoo sheegay in laga hirgalin doono xarun lagu tababaro ciidamada booliska soomaaliyeed ee ku sugan gobollada dhexe ee dalka.si kor loogu qaado aqoonta booliska soomaaliyeed. Taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed General C/xakiim Daahir Saacid ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta maamulka gobolka hiiraan iyo saraakiisha ciidanka booliska ee gobolka. Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed General C/xakiim Daahir Saacdi oo warbaahinta la hadlay ayaa sidoo kale sheegay in socdaalkiisa ay ku wehliyaan guddi saraakiil oo ka tirsan ciidamada booliska iyo sarkaal ka tirsan Ciidamada booliska AMISOM,ayna qiimeeyn ku sameeynayeen dhinaca amniga,sida uu boolisku uga shaqeeyo gobolka,tababarkoodu ilaa heerka uu gaarsiisanyahay,waxa ka dhiman,baahidoodu waxa ay tahay iyo wixii aan u qaban karno. Taliyaha booliska ayaa sheegay in uu aad ugu farxay wax qabadka ciidamada AMISOM ee Hiil walaal ka socda dowlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti,isagoo sheegay in ay qabteen wax qabad muuqda. Guddomiyaha gobolka hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay imaatinka wafdiga saraakiisha ciidan ah,isagoo si weyn u soo dhaweeyay talaabo horumar ahna ku tilmaamay hadalka taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed ee ah gudaha gobolka hiiraan laga hirgalinayo xarun lagu tababaro ciidanka booliska ee soomaaliyeed ee ku sugan gobollada dhexe ee dalka soomaaliya.
  16. xiinfaniin;979439 wrote: Your digir caqli is allowing Faroole to be presidential instead of a governor/head of a federal state. Alas, you do not even realize your folly. your loosing plot there is nothing wrong with Governor Faaroole meeting Yemeni officials to discuss Pirates and etc ... ts Okay for Neighboring countries to meet regional governors from Somalia which they share border and etc . ha iska walin Faroole should follow suite - Stop the None sense Mucarad Puntland mucarad kama dhamaado Faarole should focus on getting back the land *****s lost to SNM regime why is he not speaking about that .... Why is Puntland admin not speaking about atrocity and day robbery in Ceerigaabo .
  17. xiinfaniin;979424 wrote: Tarsan Would not Like This h Why would the Tarzan be mad at Govenor Faroole meeting Yemeni officials as they share borders and l talk about lost fishing vessels Its good to see that Rer Puntland woke up to the reality that Faarole is a Governor just like Tarzan ..... Let the Governors compete kkkkk
  18. GAROODI;979311 wrote: Cambulo abowe Iska xoray Burundi noo marka no imooo noooo... Garoodi you heard Taleexi Leave SSC or War is inevitable Yeah, sure. Las Anod need F-16s to liberate it. LA is waiting for SNA President Sh Hassan will soon Answer the Call
  19. GAROODI;979313 wrote: ^^^ waxad ka reebtay cidamada isbaroyinka o kashanayay cidamada Burundi. Abowe runta Iska sheeg nooo Garoodi don't kill yourself , You Terrorist Uncle Gadone The SNM Agent will be killed , SNA force are getting stronger and more Professional due to intense training outside and inside the country. I know you see and recognize That SFG is building a strong security force with moderate weapons the Game is over , Get ready to protest :cool:
  20. Saalax;979270 wrote: They get more benefit than being under scrap metal looters (Mogadishu). They will get what they want with their Hands , I don't believe SSC clans want to settle for offer and Hand-outs by afro hashimis .
  21. Las canod has a properly functioning local government, sool has a regional government, you trade, build, live in peace and prosper. You have access to all e regions of somaliland. You have the right to choose your leadership at a local, regional and national level. You are secure and safe. Why would the people of LA be subjugated To SNM laws and told their rights ? The Three main parties are Headed by the Habro tribes , The Govermeent is Habro Hashimi Gov . Basically what Benefit do the People SSC get other then living in Peace which snm clans are offering ?
  22. Ciidamada XDS oo la wareegay Deegaanka Biyo Cadde ee G/Sh/Dhexe Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgallo dhul balaarsi ah oo ay ka bilaabeen duleedka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay kula wareegeen deegaanka biyo cadde. Kornayl Maxamed Maxamuud Xuseen Garabeey oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in ay si rasmi ah ula wareegeen deegaanka biyo cadde oo qiyaastii 40, KM dhanka koonfureed kaga beegan degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada dhexe, halkaasi oo uu tilmaamay in ay ka saareen maleeshiyaadka Al shabaab. Maxamed Garabeey ayaa xusay in dhankooda uu hal askari kaga dhaawacmay halka maleeshiyaadka xagjirka ah ee Al shabaab ay ka dileen 3 maleeshiyo, kuwaasi oo uu sheegay in ay ka carareen meydadkooda, isagoo intaa ku daray in deegaanka ay ka wadaan howlgallo sifeyn ah oo ay ku baarayaan haraadiga ay shabaabku meesha uga carareen sida waxyaabaha qarxa iyo hubka ay ka tegeen. Kornaylka ayaa *****lka ka qaaday in goobta ay la wareegeen ay horey ugu sugnaayeen maleeshiyaad uu horkacayay horjooge kabo kudukade, kuwaasi oo isaga cararay markii ay ciidamadu deegaankaasi si xoog ah kula wareegeen. Dhawaan ayay ahayd markii ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa la wareegeen deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka shabeelada dhexe, kadib markii ay meesha ka saareen deegaannadii ay
  23. Ciidamada Dowladda Iyo Alshabaab Oo Ku Dagaallamay Deegaanka Biya-Cadde Ee Shabeellaha Dhexe Jowhar, Sept 24, 2013, (Mareeg.com): Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Alshabaab ayaa manta ku dagaallamay deegaanka Biya-cadde oo hoosyimaadda degmada Mahadaas ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Deegaanka Biya-cadde ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa qiyaastii 40-KM dhinaca bari kaga beegan magaalada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka ayaa dhacay kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo ka tegay Mahadaay oo dhawaan Alshabaab laga saarey ay weerareen rag ka tirsan ururkaas oo ku sugnaa Biya-cadde. Kornayl Maxamed Maxamuud Xuseen Garabeey ayaa sheegay in ay si rasmi ah ula wareegeen deegaanka Biyo-cadde oo horay Alshabaab u joogeen. Ma jiro war kazoo baxay Alshabaab ee beeninaya ama xaqiijinaya iney lagala wareegay deegaanka Biya-cadde. Maxamed Garabeey ayaa xusay in dhankooda uu hal askari kaga dhaawacmay halka Al shabaab ay ka dileen 3 xubnood, wuxuuna xusay in deegaanka ay ka wadaan howlgallo sifeyn ah. Tan iyo markii 19-kii bishaan ciidadama dowladda iyo AMISOM la wareegeen degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ciidamada dowladdu gaarayeen qaar ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada Mahadaay oo Alshabaab marna ka baxaan marka kusoo laabtaan.
  24. Amisom is here to fight International war against terrorist sponsored by your uncle Godane . Whenyou say your gone speak for yourself .SNA will be stationed Talex the end of sessionits dream. Kkkkk waite until khatuum and villa Somalia negotiated.
  25. " frameborder="0" allowfullscreen> You hate to see African countries assisting the SFG defeat Alshaabab and their Foreign Jihaadist , you rather see Somali struggle prolong and hope for dreamland To get recognized kkkk .