malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Mad_Mullah;980940 wrote: ^ LOL. Wallahi Yeezi was a servant to the Habashis but at least he tried to hide it. No Permission Needed to kill nacale kuu taalo Gadone and his terrorist Followers !!!!!!!!!! period
-
Qoraal dhawaan soo shaac baxay oo laga helay dhanka Madaxtooyada Dowlada Puntland ayaa lagu sheegay in lagu magacaabay wiil uu dhalay Madaxweynaha Puntland inuu qabto Jagada Isuduwaha dib usoo nooleynta Baaritaanka Shidaalka ee shirkad Conoco/Phillips ee laga leeyahay dalka Maraykanka. Sida qoraalkan ku cad waxaa saxiixay Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole 7dii bishii June ee sanadkan 2011. Qoraalkan ayaa loo gudbiyey shirkad lagu magacaabo (The Moffet Group) oo fadhigeedu tahay magaalada Washington DC ee caasimada dalka Maraykanka. Shirkadan The Moffet Group ayaa laga codsaday in Puntland kala shaqeyso sidii looga dhaadhicin lahaa shirkada ConocoPhillips inay dib u timaado deegaanada Puntland oo ay horey uga sameysay baaritaano shidaal kahor dagaalkii sokeeye ee dalka Soomaaliya 1991dii. Shirkada ConocoPhillips ayaa inta badan gobalka Nugaal ka sameysay baaritaano shidaal ayadoo horey u calaamadesay goobaha uu shidaalka ku jiro walow aan lagu guuleysan shidaalkaa in lasoo saaro, xiligii dowladii Siyaad Barre. Qoraalkan bishii June 7dii kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa lagu wargelinayaa The Moffet Group in dowlada Puntland hawlahan isuduwe ugu magacowday Khadar Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Puntland. (Halkan ka akhriso Qoraalkii Madaxweynaha Puntland xilka ugu magacaabay Khadar) http://cdn.horseedmedia.net/wp-content/uploads/2011/11/Farooles-son-intial-Assigment-with-Oil-Deals.pdf Dhanka kale Khadar ayaa noqonaya wiilkii labaad ee uu dhalay Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah jago looga magacaabo dowlada Puntland, tan iyo intuu xilka qabtay Madaxweynaha Dr.Cabdiraxmaan Faroole. Macada khibrada uu Khadar arrimahan u leeyahay . Madaxweynaha Puntland ayaa asagu horey wiilkiisa curadka ah ee Maxamed Cabdiraxmaan ugu magacaabay Lataliyahiisa dhanka Saxaafada iyo Warbaahinta. Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa maalintii shalay loogu magacaabey in Maxamed Cabdiraxmaan Faroole in uu noqdo la taliyaha madaxweynaha ee arimaha saxaafadda, hadaba warbaahinta Horseed Media ayaa waraysi gaar ah kala yeelatay Maxamed Faroole, waxaana waraysiga qaaday Cabdiqani Cabdullaahi oo ah soosaraha barnaamijka Xog-ogaal
-
Waxaa in dhaaweeydba dadka reer Puntland isku wada raaceen wadajir sidii heeryadii saarnayd ee xukuumadii ay Faroole iyo Wiilashiisu ku soo daadahayeen Maamulkii xaqdarada iyo xatooyada ku caan baxay siday 5tii sano ee talada hayeen iskaga xayuubin lahaayeen. Dadka reer Puntland waxay doorteen oo ku qatalmeen 9 Jan, 2008 Madaxweyne Faroole, markii uu la wareegay maamulkii waxaa talladii ku lamaaniyay wiilashiisa iyo Aaran Jin &Jaan. Talladii iyo barnaamijkii loo doortayna dhabihii ka leexiyay. Wiilashiisa oo uu u kala qeybiyay gacantana u galiyay maamulkii gudahaha Wiilkiisa Mohamed Faroole iyo Aaran Jini & Jaan oo usoo xuuraama xanta iyo waxa dalka ka socda sida ilaha Dhaqaale, dadka loo magacaabayo dawlada iyo Khadar Faroole oo degan Dubai dalka Imaaraadka kaasoo laga qaabilsan Maamulka dibada, shirkadaha Betroolka, Saarasiin, maraakiibta Kaluumaysiaga. Madaxweyne Faroole waxaa reer puntland yaab iyo amkaag ku ribay markay arkeen maaulkiisa waxaa ka mid ah Markii shirka golaha wasiirada uu dhex fariisto, wiilkiisa Maxamed Faroole kun canaanto wasiirada iyo madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka, talada dalkana isga kaliya ka go’do. Haykalka Dawlada uu qofkii uu rabo u magacaabo, qofkii ka horyimaadana uu ka qaado. Isagoo adeegsanaaya saxiixa Aabihii Madaxweyne Faroole. Inuu saaro xanibaad ajaaniibta u imaanaysa ganacsatada reer Puntlad iyo inuu saaro xanibaad TV(Univesal, Somali Channel, Horn Cable iyo SNTV, xirxiro wariyayaasha sabab la’aan. Markii ay arkeen illihii dhaqaalaha dadka reer Puntland uu gacan maroojiya Willka Faroole,furtay Hotel dadka martida ee Dawlada iyo shaqaalaha, Isimada Garoowe imaanaaya seexdaan iyo makhaayad lagu qabto casumaadaha hayada dawlada, shaqaalaha sare ee dawlada ku caweeyaan lacagtana Wasaradda Maaliyada bixiso, taas oo cunqabatayn weyn ku noqotay Hoteeladii iyo Maqaayadihii reer Garoowe. Qasabna kula wareegay qandaraasyadii cunada ee shaqaalaha UNO. Markay keensadeen kuuk cunada u kariyana, ku amray Ciidanka dawlada inay qasab ku galaan xarunta UNO Garowe labadan Kuuk ee cunada kariya la dhoofiyo. Taas oo abuurtay khalalaaso xirriirka Dawlada Puntland iyo UNO iyo in la joojiyo mashaariicdii UNO, markii la jabiyay xeerkii. Qandaraasyadiina Dalkawaxaa qaatay Mohamed Faroole ka dibna ciddii samaynaysay hawshaas uu la qaybsado sida qandaraasyada Dhismaha, qandaraaska Saarasiin, qandaraasyada Idaacadaha (radio Garowe), Batroolka,Warshadda Gaaska, Dhismaha Airporka Bosaso. Hay’adihii(WFP,UNICEF,UNHCR) hawlgalaayey Bosaso uu ku qasbay inay usoo waregaan Garoowe, si uu uga helo qandaraasyada kale. Wiilkiisa Khadar waxaa uu qaatay qandaraasyada Dalka dibada sidaa wakiilka Shirkada Saaraseen, betroolkaa, Maxjarka iyo maraakiibta ka kaluumaysta Badda, Lacagaha jeegaga ah shirkadahaas siiyeen dawladda Puntland lagu qoro magaca Khadar Faroole, maadaama uu deganyahay Dubai, accountigiiga lagu shubo, waxna kama soo noqdaan. Waxaa kale oo uu maamulaa wafdiga Madaxweynaha markay dibada u dhoofaan Hoteelkooda iyo diyaarahooda, halkaas oo uu ku dulaalo lacag fara badan. Waxaa ceeb weyn ku ah maamulka Faroole in markii shirarka laga caumo dalka dibadiisa uu dhex fadhiyo wiilkiisa khadar talada uu gooyo Lacagihii la siiyay Puntland Haddaba Siyaasadii Dalka Madaxweyne Faroole waxaa ay kabadinweyday inuu dagaal ku qaaday, Isimadii, Baarlamaankii iyo masuuliyiintii Dawladii Federaalka (madaxweyne Shariif, Raiisulwasaarayashii soo maray oo dhan) waxaa ka soo haray Aflagaado iyo Faan been ah iyo Cabsi dheeraad ah, iyo inuu canshuurtii dalka kordhiyo taasoo sababtay,Baayacmushtarkii inuu joogsado iyo inay xirmato Dakadii Bosaaso,Golaha Wasiirada tiradoodii waa 72, Darajadii Ciidanka Jananka uu bixiyay waa 16 (Janakii waa Taya beelay),Shaqaalihii iyo ciidankii 10 bilood inaysan mushaar qaadanin,Dalkiina soo foodsaartay Dhaqaalo xumo. Amni xumada dalka waxaa uu maraayaa halkii ugu xumayd, waxaa lagu toogtay 368 qof oo, ah Shuyuuqdii ugu waaweyneyd ee dalka Somaliya, Cuqaashii, Xildhibaanadii Puntland, Garsoorayaashii dalka, Ciidamadii, Wariyayaashii, Ardaydii. waxaa kaliya oo la qabtay dadkii dilay Shiikh Cabdulqaadir alaaha u naxariisto, waxaana qabtay shacabkii. Waxaa dalka ka bilawday Colaad iyo Dagaal Ahliga oo ay ku dhinteen in ka badan 616 qof, MEEDAY DAWLADII DALKA. Haddaba FAROOLE maaulkiina Wiilashiisu buu u dhiibay Dal iyo Dibadaba, Lacagtiina waa ay qaateen, isagiina muddo ka badan 40 cisho ayuu dalka ka maqan yahay, isagoo ku raaxeeysanaya hoteel qaali ah oo halkii habeen lagu seexdo laba kun iyo shan boqol oo dollar, illaah baan idinku dhaarshaye ka warama lacagtaas Puntland ma ka baxdaa, inuu Dubai hoteel qaali ah lagu dego muddo intaas le’eg. Hadii Faroole iyo kooxdiisa mar kale talada dalka loo gacan geliyo oo khalad kale la sameeyo waxay soo afjaraysaa soona gunaanadeysaa maamulka Puntland, maxaa yeelay 5-sano oo khasaara ah iyo go’doon siyaasadeed 0o dambe ma sugi karno .
-
QansaxMeygaag;980910 wrote: ^^ Who is trying to get rid of Saacid? Am a bit lost.... Who else but the jobless spoilers
-
Bandhig faneed ay ka qeyb galeen Wasiiro, Xildhibaano, saraakiil iyo dadweyne ayaa xalay Kooxda Qeylo Dhaan ay ku qabteen magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotelka City Palace, iyadoo bandhigan uu heeso uu ka qaaday Fanaanka Xuseen Shire Jaamac oo dhowaan dalka dib ugu soo laabtay. Halku dhiga Bandhig faneedkan ayaa ahaa Qeylo dhaan iyo habeenkii Muqdisho, waxaana hadalo ka jeediyay Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Banaadir, kuwaasoo bogaadinayay dib u soo nooleynta fanka. Fanaanka Xuseen Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo xirnaa dareyska Milateriga ayaa heeso wadaniyad leh ku luuqeynayay, waxaana heesaha uu qaaday ka mid ahaa hees loogu magac daray dilkii Majaajiliistihii caanka ahaa Marshaale oo sanadkii 2012 lagu dilay Muqdisho. Abwaan Cabdi Shire Jaamac oo ah Gudoomiyaha Kooxda Qeyla Dhaan ayaa sheegay in mar dhow ay Muqdisho keeni doonaan dhamaan fanaaniinta Kooxda oo dhan, isla markaana aanay hal ka maqneyn, si bandhig faneed ballaaran ugu qabtaan Muqdisho. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa sheegay in bandhigan uu muujinayo in nabadii ay ku soo laabatay Muqdisho, isagoo ku baaqay in bulshada ay u midowdo sidii ay isaga dhicin laheyd waxa uu ugu yeeray cadaw. Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo isna ka hadlay bandhiga ayaa sheegay in tani tahay tallaabo horumar leh, isla markaana muujinaya iftiinka ka muuqda caasimada, inay hormuud u yihiin Fanaaniinta. Wasiir kuxigeenka Wasaarada warfaafinta C/shakuur Cali Mire ayaa soo dhoweeyay bandhig faneedyada ay fanaaniinta Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabanaya ku qabanayaan Muqdisho, taasoo uu tilmaamay inay muujineyso astaan nabadeed, waxaana uu ugu baaqay shacabka inay laamaha ammaanka kala shaqeeyaan amniga. Bandhig faneedkan ay qabteen kooxda Qeyla Dhaan ayaa ka mid noqonaya bandhig faneedyo ay fanaaniinta dalka dib ugu soo laabanaya mudooyinkii u dambeeyay ku qabanayeen Caasimada Muqdisho.
-
xiinfaniin;980798 wrote: Mogadishu drove Barre to alshabaab camp. Not sure if this Aw Libaax is as gullible :D Kenyan Force drove Barre to Kismayoo outskirt get it right :cool: serious question Jubba admin is breaking in two faction ... Modaba is loosing the plot if he thinks kikiyu Uhuru will keep him in power . following recent trip from Nairobi Blacky was told to break ties with SFG by opposing Mogadishu Conference . by the way way SFG will soon liberate Barawe we will see How taugh Blacky is kkkkkk aw libaax did right thing at right time
-
Mogadishu wants to take control of Puntland's oil and gas
malistar2012 replied to Tallaabo's topic in Politics
Speaking today at the international Somalia Oil and Gas Summit in London, the Minister of Finance and Planning, said: “We are working to improve the investment climate having recently revised the Investment Law to ensure that Somalia is investment-friendly. Foreign investors see the huge steps that Somalia has taken and are keen to invest. “International investors and multi-national corporations are turning their attention to Somalia and we must now seize the opportunity and work with them. at the international Somalia Oil and Gas Summit in London no regional leader where not presented or invited but all the major oil and gas companies were presented even Companies like Genel Energy Plc (GENL), Africa Oil Corp. (AOI) and Ophir Energy who have contract with Puntland and Somaliland attended the Conference . Oil and Gas companies interested in Somalia will need SFG licences to operate in Somalia the game is over -
Jubba Administration breaks into to two faction Sheekh Awlibaax press Conference Masiirka Gobolada Jubboyinka hal shaqsi ah go,an kama gaari karo wanu ka qayb galayna Shirka Muqdisho Axmed Madoobe wuxuu sheegay inaysan Muqdisho imaanayn anaguna waxaan kamid nahay Masuliyiinta Jubbooyinka waxaana u nimid Muqdisho in shirka Muqdisho hirgalo oo dhaco ayaguna waa inay yimaadaan baan leenahay” ayuu yiri Awlibaax, isagoona intaasi ku daray hadalkiisa shirka Muqdisho ka dhici doona wajigiisa labaad inuu ka dhaco gobolka Gedo sababtoo ah Kismaayo ammaan maahan waqtiga hadda lagu jiro sidaasi waxaa sheegay Sheekh Maxamed Yuusuf Awlibaax oo maanta Saxaafadda kula hadlayay magaalada Muqdisho. Wuxuu xusay Sheekh Awlibaax gobolka Gedo intaasi badan inuu yahay nabad isla markaana aysan jirin cid xiligani cabsi ka qabta inaan shirwayne dib u heshiisiineed lagu qaban Karin aysan jirin. “Waxaan diyaar u nahay inaan ka qayb qaadano shir walba oo xal loogu helayo mushkiladaha Jubbooyinka si dadku u helaan xal, balse marna ma yeelanayo in dadka Jubbooyinka ay ku jiraan colaad mudo ku siman labaatan sano iyo ka badan”.
-
Dhagayso+Sawiro:-Hogaamiyaha Ahlusunna Awlibaax” Masiirka Gobolada Jubboyinka hal shaqsi ah go,an kama gaari karo wanu ka qayb galayna Shirka Muqdisho Hogaamiyaha Culima’udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee gobolada Koonfureed Ahna Gudomiyihii Saxiixeyaasha Jubbaland Sheekh Maxamed Yuusuf Awlibaax oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaaladaha Jubbooyinka iyo Qarax ka dhacay gudaha degmada Baladxaawo xalay. Ugu horayn ayuu Tacsi u diray dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay maqaaxi ku taala degmada Baladxaawo kaasoo ay ku dhinteen labo ka tirsan Ciidanka Ururka Ahlusunna Waljamaaca xili ay ku sugnaayeen goob Maqaaxi ah tiro kalana uu dhaawac kasoo gaaray. “Ugu horayn waxaan tacsi u dirayaa dadkii ku dhintay Qaraxii shalay ka dhacay degmada Baladxaawo kaasoo ay waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ah oo ku sugnaa goobta ay wax ka dhaceen iyo labo ka tirsan Ciidanka Ahlusunna oo ku geeriyooday” ayuu yiri Sheekh Awlibaax. Sheekh maxamed Yuusuf Awlibaax ayaa ku eedeyay masuuliyada Qaraxaasi Kooxda Al-shabaab wuxuna sheegay inay socdaan baaritaano dheraad ah oo ku aadan sidii ay wax u dhaceen, isagoona intaasi raaciyay Ciidamadda Ahlusunna iyo kuwa Dowlada inay gacan bir ah ku qaban doonaan cid walba oo lagu helo inay ku lugleedahay Qaraxaasi. Dhanka kale wuxuu soo dhaweeyay heshiiskii ay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ku gaareen Maamulka Jubba iyo dowladda Federalka Soomaaliya, isagoona tibaaxay dhinacyadii heshiiskaasi wada gaaray in laga doonayo si buuxda inay u fuliyaan heshiiskaasi. “Qodobada Heshiiska waxaa kamid ahaa kow in dib u heshiisiinta in la iskugu imaado Muqdisho oo dowladda Federaalka dhigto gogosha shacabkiina waxay u diyaarsanyihiin gaar ahan kuwii khilaafku u dhexeeyay dagaalkuna dhex maray in shir la qabto dib u heshiisiin ah Muqdisho ayayna joogaan, Axmed Madoobe wuxuu sheegay inaysan Muqdisho imaanayn anaguna waxaan kamid nahay Masuliyiinta Jubbooyinka waxaana u nimid Muqdisho in shirka Muqdisho hirgalo oo dhaco ayaguna waa inay yimaadaan baan leenahay” ayuu yiri Awlibaax, isagoona intaasi ku daray hadalkiisa shirka Muqdisho ka dhici doona wajigiisa labaad inuu ka dhaco gobolka Gedo sababtoo ah Kismaayo ammaan maahan waqtiga hadda lagu jiro sidaasi waxaa sheegay Sheekh Maxamed Yuusuf Awlibaax oo maanta Saxaafadda kula hadlayay magaalada Muqdisho. Wuxuu xusay Sheekh Awlibaax gobolka Gedo intaasi badan inuu yahay nabad isla markaana aysan jirin cid xiligani cabsi ka qabta inaan shirwayne dib u heshiisiineed lagu qaban Karin aysan jirin. “Waxaan diyaar u nahay inaan ka qayb qaadano shir walba oo xal loogu helayo mushkiladaha Jubbooyinka si dadku u helaan xal, balse marna ma yeelanayo in dadka Jubbooyinka ay ku jiraan colaad mudo ku siman labaatan sano iyo ka badan”. Masiirka iyo Talada Gobolada Jubboyinka ma ahan mid shaqsi gacanta ugu jirta mana ahan hadi uu shirarka dib u heshiisinta uu shaqsi diido in la wada diiday waxaan diyaar u nahay in shirarka Muqdisho iyo Gedo ba ay hergalan . “Ummado markay heshiiso waa in la dhisaa Xukuumadda iyo gollaha baarlamanka Jubbaland balse hadii aysan dhicin dib u heshiisiin ma filayo in intaasi la heli doono, intaasi oo dhana waxaa ka horeeya Heshiis iyo iyo is afgarad”. Asago hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu yiri ayado aanan lamarin wadoyinka aan kor ku soo sheegay hadi Maamul laga dhiso Kismaayo ma noqon doono mid ka shaqeeya Jubboyinka .
-
Dhagaysi+Sawiro Hogaamiyaha Ahlusunna Shiikh Awlibaax ” Masiir Jubooyinka Axmed Madoobe kaliya ma leh ee waa in la tagaa shirka Muqdisho,sababtoo ah Kismaayo ammaan ma ahan ” (Khilaaf Juba soo dhexgalay) Hogaamiyaha Culima’udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee gobolada Koonfureed Ahna Gudomiyihii Saxiixeyaasha Jubbaland Sheekh Maxamed Yuusuf Awlibaax oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaaladaha Jubbooyinka iyo Qarax ka dhacay gudaha degmada Baladxaawo Dhanka kale wuxuu soo dhaweeyay heshiiskii ay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ku gaareen Maamulka Jubba iyo dowladda Federalka Soomaaliya, isagoona tibaaxay dhinacyadii heshiiskaasi wada gaaray in laga doonayo si buuxda inay u fuliyaan heshiiskaasi. “Qodobada Heshiiska waxaa kamid ahaa kow in dib u heshiisiinta in la iskugu imaado Muqdisho oo dowladda Federaalka dhigto gogosha shacabkiina waxay u diyaarsanyihiin gaar ahan kuwii khilaafku u dhexeeyay dagaalkuna dhex maray in shir la qabto dib u heshiisiin ah Muqdisho ayayna joogaan. ” ayuu yiri Awlibaax. Hogaamiyaha maamulka Juba Axmed Madoobe ayaa si cad u sheegay inaysan tageen shirka Muqdisho ka dhacaya kaasi oo uu sheegay inuu yahay mid baalmarsan hishiiska Adis Ababa laakiin arrintaasi waa ganafka ku dhuftay oo diiday Awlibaax oo ka mid ahaa ragii wax kasoo dhisay maamulka Juba oo hadda Muqdisho u jooga ka qeybgalka shirkaasi. Waxaana uu Awlibaax sheegay in masiirka Jubooyinka iyo Gedo uusan noqon doonin mid hal shaqsi kaliya ka taliyo, isaga iyo siyaasiyiin badana ay Muqdisho u joogaan arrintaasi, isagoona ka hadlaya waxa uu yiri . http://kismaayo24.com/
-
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa wal wal ka muujiyay nabadgelyada iyo jiritaanka Somaliland, isagoo ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo in aanu talada gacanta ugu jirin. Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dad aan la soo dooran ay talada maamulka gacanta ugu jiraan, taasoo uu tilmaamay inay keentay in musuq maasuqi uu sii baaho, dimoqraadiyadii ay mugsi sii gasho. "Waxaan wal wal ka qabaa jiritaanka Somaliland iyo nabadgelyadeeda, in Madaxweynaha aanu talada gacanta ugu jirin oo dad aan la soo dooran ay meesha hayaan, runtii Siilaanyo waa siyaasi rug cadaa aha, ma aqaan meesha ay wax ka qaldan yihiin"ayuu yiri Feysal Cali Waraabe. Feysal Cali Waraabe ayaa inta badan naqdiya siyaasada Maamulka Somaliland, isagoo Madaxtooyada iyo Wasiirada uu si kulul uga weeraro qalabka Warbaahinta, waxaana inta badan hadaladiisa ay yihiin kuwo aanu la ganban. Maamulka Somaliland ayaa muddo 20-sano raadinaya aqoonsi, tan iyo markii 1991-dii ay ku dhawaaqeen inay yihiin dal ka go'ay Soomaali inteeda kale, inkastoo wali wada hadalo ay u socdaan iyaga iyo dowladda Soomaaliya. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
-
Mogadishu wants to take control of Puntland's oil and gas
malistar2012 replied to Tallaabo's topic in Politics
A new dawn in Somalia , finally we have Government -
Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegay in la dhameystiray qorshe lagu weerarayo deegaano ay ka mid tahay Baraawe C/xakiin Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada mushaaraadkooda 100% loo dhameystiri doono, isla markaana dhowaan ay heli doonaan qalabkii iyo gaadiidkii ay u baahnaayeen si Al-Shabaab uga xoreeyaan deegaanada dalka. "Ciidamada iyo wasaaraduba marnaba kama gaabinin la dagaalanka argagixisada Shabaab, waana waajibka ugu weyn ee na saaran, hadana howlgalada lagu xoreeyay Mahadaay, Buurane iyo Biyocade waxey salka ku hayeen waajibaadkaasi anago dhan na saaran"ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi. SFG Troops are ready to liberate Barawe and the remaining regions interesting days are ahead ..............
-
Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la dhameystiray qorshayaal ku wajahan sidii deegaanada ay maamulaan Al-Shabaab looga saari lahaa, kadib shir shalay muqdisho ay ku yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Saraakiisha ciidamada Milateriga. C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay inuu socdo qorshe lagu weerarayo deegaanada Al-Shabaab dalka kaga sugan tahay, si looga xoreeyo. Wasiirka oo la hadlayay Idaacada afka dowladda ku hadasha ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in aanay marnaba ka gaabin la dagaalanka Al-Shabaab oo uu xusay inay tahay koox Argagixiso oo dhib weyn ku heysa shacabka. "Ciidamada iyo wasaaraduba marnaba kama gaabinin la dagaalanka argagixisada Shabaab, waana waajibka ugu weyn ee na saaran, hadana howlgalada lagu xoreeyay Mahadaay, Buurane iyo Biyocade waxey salka ku hayeen waajibaadkaasi anago dhan na saaran"ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi. C/xakiin Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada mushaaraadkooda 100% loo dhameystiri doono, isla markaana dhowaan ay heli doonaan qalabkii iyo gaadiidkii ay u baahnaayeen si Al-Shabaab uga xoreeyaan deegaanada dalka. Wararka qaar ayaa sheegaya in kulankii shalay lagu soo qaaday sidii degmada Baraawe oo ka tirsan Shabellaha Hoose oo ah halka ay ku xoogan tahay Shabaab loo weerari lahaa, iyadoo ciidamada dowladda iyo AMISOM ku sugan yihiin qeybo ka mid ah Gobolka Shabellaha Hoose. Dhinaca kale Wasiirka gaashaandhiga oo ka hadlay weerarkii Ciidamada Kumandoska Mareykanka ku qaadeen degmada Baraawe uu ahaa mid qorshihiisa ahaa in la soo qabto ama la dilo Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Mr Fiqi ayaa sheegay in aanay marnaba joogsan doonin howl galka lagu bartilmaameedsanayo Saraakiisha Al-Shabaab iyo Al-Qaacida, isagoo cadeeyay in dalalka ay iskaashiga ka leeyihiin dhinaca amniga ay ka qeyb qaadan doonaan howl galkaas. Habeenkii Sabtida ayay aheyd markii Ciidamo gaarka Mareykanka ay weerareen guri ku dhow xeebta Marka, iyadoo weerarkaas uu noqday mid fashilmay, markii iska caabin xoogan ay kala kulmeen Ilaalo adag oo guriga ku sugneyd. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
-
" frameborder="0" allowfullscreen> The Future looks good For Somalia
-
Congrats to Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) One Year Anniversary Great work . Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid sounds confidence “Isku shaandheynta lagu sameynayo wasiirrada xukuumadda Soomaaliya macnihiisu ma ahan in la kala eryo wasiirrada, balse waa mid howsha lagu ballaarinayo, waayo waxaa na horyaalla howlo badan oo ay ka mid tahay dib u dhiska dalka iyo caalamka oo na leh sideen idiin la shaqeynaa,” ayuu yiri ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha ayaa tusaale u soo qaatay heshiis ay dowladdu horay ula gashay ururka Ahlusunna Waljamaaca iyo maamulka KMG ah ee Jubba oo uu ku tilmaamay inay xukuumaddu u martay hab nabadeed aan awood lug ku lahayn. Ugu dambeyn, wuxuu ka hadlay kobcinta dhaqaalaha dalka, isagoo xusay in markii ay xukunka la wareegayeen dhaqaalaha soo xarooda uu bishii ahaa 2.5 milyan oo doollar, balse ay hadda gaarsiiyeen ingta u dhexeysa 09 illaa 10 milyan oo doollar. Bankiga dhexe ayuu sheegay in markii ay xilka la wareegayeen ay ku jirtay lacag aan ka yar 60,000 oo doollar. Maanta ay ku jirto lacago fara badan oo ay dowladdu soo xareyso, isagoo sheegay in taasi ay ku timid dadaal badan oo la sameeyay iyo shaqaalaha aamin ah oo howsha loo dhiibay.
-
RA’IISUL WASAARE SAACID: “Golaha wasiirada waxaan ku sameyn doonnaa isku shaandheyn, Axad, Oktoobar 06, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ka hadlayay waxqabadka xukuumaddiisa tan iyo markii la magacaaba oo ku beegnayd 06-da Oktoobar 2012 oo maanta ku beegan ayaa wuxuu sheegay in isku shaandheyn uu ku sameyn doono wasiirradiisa, isagoo xusay in la ballaarin doono. Mudane Saacid ayaa sheegay in qorshaha isku-shaandheynta xukuumadda uusan ahayn mid lagu eryayo wasiirrada hadda shaqeynaya, balse qorshuhu uu yahay in la kordhiyo golaha si howsha xukuumadda hortaalla saddexda sano ee soo socota ay wax uga qabtaan. “Isku shaandheynta lagu sameynayo wasiirrada xukuumadda Soomaaliya macnihiisu ma ahan in la kala eryo wasiirrada, balse waa mid howsha lagu ballaarinayo, waayo waxaa na horyaalla howlo badan oo ay ka mid tahay dib u dhiska dalka iyo caalamka oo na leh sideen idiin la shaqeynaa,” ayuu yiri ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ma uusan sheegin goorta isku shaandheynta lagu sameyn doono golaha wasiirrada iyo tirada golaha laga dhigayo midna, balse wuxuu sheegay in dhawaan ay howshaan qaban doonaan iyagoo ka dhiganaya tusaale sannadkii ay howsha soo hayeen. Sidoo kale, ra’iisul wasaaraha Soomaaliya wuxuu ka hadlay howsha amniga lagu sugayo, isagoo sheegay in xukuumaddiisa halkii sano ee ay howsha soo haysay inay xoogga saartay sidii amaanka loo sugi lahaa. “Xukuumaddu waxay ku dadaashay sidii ay ciidamada dowladdu tababarro u heli lahaayeen, waxayna tababarka ciidamada u soo wareejisay Soomnaaliya gudaheed, halkii horay looga tababari jiray dibadda. Dunidana waxaanu ku qancinnay in cunno-qabteynta hubka nagala qaado si aan uga soo iibsanno caalamka hubkii aan u baahannahay,“ ayuu yiri Saacid. Dhanka kale, ra’iisul wasaaraha oo sii hadlaya ayaa sheegay in awooddii Al-shabaab ay wiiqeen, wuxuuna xusay in Al-shabaab aysan caqabad ku ahayn Soomaaliya oo keliya, balse ay muujisay dhawaan inay caalamka oo dhan ku tahay caqabad buuxda. “Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadday dalka Kenya wuxuu caddeyn u yahay inay khatar ku tahay dunida oo dhan, waxaana dunida weydiisanyanaa inay ka geystaan gacan sidii kooxdan loo cirib-tiri lahaa,” ayuu ra’iisul wasaaruhu ku sheegay khudbadda uu kaga hadlayay waxqabadka xukuumaddiisa. Siyaasadda oo uu ka hadlay ayuu sheegay in xukuumaddiisu ay guulo cad ka gaartay dhinaca siyaasadda, isagoo xusay inay u qorsheysan tahay in wax walba oo khilaaf ah oo yimaada aan lagu xallin awood; balse lagu xalliyo hab nabadeed iyo wadahadal. Ra’iisul wasaaraha ayaa tusaale u soo qaatay heshiis ay dowladdu horay ula gashay ururka Ahlusunna Waljamaaca iyo maamulka KMG ah ee Jubba oo uu ku tilmaamay inay xukuumaddu u martay hab nabadeed aan awood lug ku lahayn. Ugu dambeyn, wuxuu ka hadlay kobcinta dhaqaalaha dalka, isagoo xusay in markii ay xukunka la wareegayeen dhaqaalaha soo xarooda uu bishii ahaa 2.5 milyan oo doollar, balse ay hadda gaarsiiyeen ingta u dhexeysa 09 illaa 10 milyan oo doollar. Bankiga dhexe ayuu sheegay in markii ay xilka la wareegayeen ay ku jirtay lacag aan ka yar 60,000 oo doollar. Maanta ay ku jirto lacago fara badan oo ay dowladdu soo xareyso, isagoo sheegay in taasi ay ku timid dadaal badan oo la sameeyay iyo shaqaalaha aamin ah oo howsha loo dhiibay. Ra’iisul wasaaraha Soomaalia ayaa xilka loo magacaabay bishii Oktoobar ee sannadkii hore, waxaana tan iyo xilligaas ay dowladdu dadaallo ugu jirtay sidii ay u kasban lahayd shacabka iyo sidii ay u qaban lahayd howlo badan oo aasaas u ah nolosha shacabka Soomaaliyeed. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
A beacon of hope in a still struggling country, Adan hopes diaspora Somalis will bring their education back to help write the next, happier chapter. She is Somalia’s most powerful woman: a thorn in the eyes of Mogadishu-based terrorist group Al Shabab, and a ray of hope for her country in the Horn of Africa. Fauzia Yusuf Haji Adan, Somalia’s deputy prime minister and foreign minister, isn’t one to be easily intimidated by threats or challenges, whether they be rebuilding her country’s infrastructure, creating employment, or — above all — countering terrorism. “We are fighting many fires, the biggest being security,” Adan told the Star in an interview Thursday during her two-day visit to Toronto. “Mogadishu is much safer than many cities in the world, and much safer than before. Al Shabab is diminishing. They are losing morale. They are losing ground. They are losing numbers.” Adan’s official visit this week marks a new era in the ties between Somalia, which is still recovering from two decades of civil war and anarchy, and Canada, which has one of the largest Somali diasporas outside Africa. Photos View gallery Fauzia Yusuf Haji Adan, the most powerful woman in Somalia, talks to the Star about extremism among young Somali men and the future of her war-torn country at a Westin hotel in north Toronto. Adan was hailed by Somalis at the Toronto gathering as an inspiration to Somali youth in Canada, a few of whom have been drawn into the terrorist group Al Shabab.zoom Somalian Deputy Prime Minister Fauzia Yusuf Haji Adan shares a moment with Abdi Dirshe, left, and Halima Saad, both community activists in Toronto. zoom On Tuesday, Ottawa pledged $6 million to aid counter-terrorism and security efforts by the new Somali government, which took over from a transitional government in 2012. Adan was among many Somali expatriates who have braved terrorist threats to return to their homeland in recent years. She understands what drives young Somali men, including some from Canada, to join extremist forces. “I believe it is destitution,” said Adan, who was educated in the United Kingdom and had lived there for 17 years. “We are aware many young Somali men are without employment. Many came from refugee camps with baggage, coming here without proper education, becoming destructive, doing the wrong things, being in prison, then coming back confused. These young people are being brainwashed to destroy other human beings.” Adan said she has exchanged ideas with Canadian officials for addressing these issues, including working together to attract the diaspora to work productively in Somalia through internship programs, and setting up a pilot project to rehabilitate young Somalis who have had run-ins with the law here. That’s music to the ears of Halima Saad, who was among hundreds of members of the Somali diaspora in Greater Toronto who greeted Adan at a community meeting in a north Toronto hotel Thursday night. “We need to work together to help our youth. Fauzia can influence our young people in a positive direction,” said Saad, who came to Canada with her family in 1991 and now runs Madbakh, a community service agency. “Fauzia is a brave woman. She is the hope for Somalia to bridge between cultures and bring positive results.” Hibaq Gelle, a recent Guelph University kinesiology graduate, called Adan a lightning rod for the community, as a progressive, educated woman. “When you have a government, you have a home and you can engage other countries,” said the 23-year-old Canadian-born Somali youth activist. “We are one of the largest African diasporas here. Having her here is a monumental occasion. She inspires young people, especially young women.” Adan says young Somalis can play a huge role in rebuilding their ancestral homeland, with the education and skills they gain in their adopted country. “I came to say thank-you to Canada. I want to bring back the relation with Somalis and rekindle the flame,” Adna noted. “I want to tell the diaspora that the country needs you for rebuilding. Come back and share the pride of the new government and the wealth that Somalia has.” Abdi Dirshe, president of the Somali Canadian Diaspora Alliance, host of Thursday’s community gathering, believes a new day is dawning for the country. “Somalia’s future lies in its ties with the rest of the world. We live in a global society. This is a new beginning for Somalia and there is no way we will fail,” said Dirshe. Adan, who is under constant threat from Al Shabab, would not disclose if she has guards when she travels in Somalia. But with a laugh, she said: “I feel safe. I go to my office from my home. I move around. We are courageous.”
-
http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=3038&catid=34&Itemid=53 Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Dhowaan Siilaanyo Shaqadii Wasiirnimo ka Caydhiyey, i guess Xamar offered him more Money plus the Man is unemployed but does he hold any weight ? If not President Xasan should send him back to where ever he came from .
-
President Silanyo Meets Turkish PM Recep Erdogan
malistar2012 replied to Siciid1986's topic in Politics
Whats is Erdogan up too ? Erdogan is deeply involved in Somali Politics . Its a good thing for Somalia to have Powerful Muslim country on their side. -
Odey;980321 wrote: Madoobe did go to Mogadishu along with all his key people in line with the said agreement and their argument is that the time has come for the second phase of these meetings which is to held in Kismayo, hence the refusal. Madoobe when to Xamar that's not the argument , what happened to the reconciliation Conference that was suppose to take place in the Capital . lets Waite for the Governor to speak up ....
-
Popular Contributors