malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Gen. C/xakiin Daahir Siciid (Saacid) " frameborder="0" allowfullscreen> Gen Daahir Siciid is doing great job upgrading Somali Police force , Connecting gobollada creating a chain of command . Congrats to SFG for taken the security issue serious by making it number one priority , Somali police force are going through intensive training inside and outside the country .
-
Taliyaha Booliiska Soomaaliya, Jen. Saacid oo safar lama filaan ah ku tagay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay Talaado, October 22, 2013(HOL) :- Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Gen. C/xakiin Daahir Siciid (Saacid) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhawaan is badal lagu sameyn doono ciidamada booliska Soomaaliyeed iyo hogaankooda. Masuulkan ayaa sheegay in isbadalkani uu noqon doono mid sare loogu qaadayo tayada ciidamada Booliska Soomaaliyeed, wuxuu intaa ku daray in ciidamada Booliska aqoontooda sare loo qaadi doono islamarkaana ay heli doonaan tababarro la xiriira shaqooyinkooda. Gen. Saacid ayaa xusay in sanadka cusub ay u gudbi doonaan qorsheyaal wax looga badalayo hannaanka shaqo ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed, isagoo intaa raaciyay in isabadallo badan ay ku sameyn doonaan guud ahaan ciidanka booliska iyo hogaankiisa. Gabagabadii masuulkan ayaa sheegay in ciidamada boolisku ay yihiin adeegayaasha shacabka, wuxuuna xusay in ay lagama maarmaan tahay in boolisku uu kasbado kalsoonida shacabka, arintaasoo uu xusay in ay horseedi karto wada shaqeyn toos ah oo dhexmarta booliska iyo dadka shacabka ah. Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u xaqiijin lahayd ammaanka guud ee dalka, xilli gobollo badan oo dalka ka tirsan ay gacanta ku hayaan xooggagga Al-shabaab oo iyagu siweyn uga soo horjeeda dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka.
-
nuune;982278 wrote: how is Somalia heading to the right direction while in fact, by tomorrow or the next day you will be calling the same people these ministers are meeting shayaadiin nabad diids, or your obsession with Somaliland & Puntland, Soomaaliyada aad sheegaysid hadaad ka saarto Somaliland, Puntland, & Jubooyinka maxaa kuu soo harayo bal, inta soo hartey miyaa Soomaaliya kuu noqon, war caqli isticmaal niyahow waxaad iila egtahey ilma yar aan wali caqliga yaree uu leeyahey aan garaneyn sida loo isticmaalo. War deg deg ah oo goor dhaweyd nasoo gaadhay ayaa sheegaya in maamulka Jubaland uu ogolaaday In Bare Hiiraale iyo maleeshiyaadkiisa lasoo galiyo Kismaayo kadibna isaga loo sii qaado Xamar si uu uga qeybgalo shirk dib uheshiisiinta Muqdisho. Warku wuxuu sidoo kale sheegayaa in maamulka Jubaland uu ogolaaday inuu ka qeybgalo shirka dib uheshiisiinta ee Muqdisho.Xogtan waxaa nala wadaagay masuuliyiin katirsan maamulka Juba oo ku sugan goobta wadahadaladu ka socdaan. Wixii soo kordha dib ayaan kasoo tabin doonaa. Somalia is heading the right direction Congrats to the SFG and jubba admin , jubba issue must end . Regional administration are to support SFG Policy .
-
Waxaa caawa madaxtooyada kismaayo ka socda kulamo ay yeelanayaan wafdiga dowlada iyo madaxda maamulka Jubaland.Nuxurka kulmadan ayaa ah qaabkii la isula fahmi lahaa shirk dib uheshiisiinta ee laga iclaamiyay Muqdisho iyo qaabkii xal loogu heli lahaa maleeshiyaadkii taabacsanaa Bare Hiiraale ee ku firirsan duleedka Kismaayo iyo Bare Hiiraale laf ahaantiisa.Wixii kasoo baxa kulamadan dib ayaan kasoo tabin doonaa hadii Allaah idmo.Hoos ka daawo sawirada intensive negotiation by two strong Man , will Modaba listen and respect SFG proposal or act as a warlord ?
-
Madaxweynaha Puntland iyo Danjire Nicholas Kay oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland Axad, Oktoobar 20, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sh. Maxamed Faroole ayaa maanta kula kulmay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Somalia, danjire Nicholas Kay oo maanta booqasho ku tagay Puntland. Kulanka kaddib ayaa madaxweynaha Puntland iyo Key waxay si wadajir ah u qabteen shir jaraa’id, wuxuuna Faroole sheegay inay kawada haldeen arimo ay ka mid yihiin amniga iyo doorashooyinka soo socda ee Puntland ka dhici doona bisha Jannaayo ee sannadka soo socda ee 2014-ka. “Haddii aan xafiiska dib ugu soo laabanno sannadka 2014-ka waxaan ballan-qaadayaa inaan dib u furi doono hannaankii xisbiyada ee horay loo joojiyay, si Puntland aan ugu soo dabaalno dimuqraadiyad,” ayuu yiri madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Faroole. Sido kale, madaxweynaha Puntland ayaa odayaasha dhaqanka ka codsaday inay baarlamaanka u soo xulaan hab waafaqsan shuruuda dastuurku qorayo, isagoo xusay in baarlamaanka cusub laga doonayo inuu noqdo xubno ka kala yimaada dhammaan deegaannada Puntland. Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in maamulkiisu uu amniga adkeyn doonto inta ay socoto doorashada, wuxuuna xusay in Puntland ay xilligan u bisishahay inay khilaafaadyadeeda iyadu xallisato oo aan lasoo dhex-gelin. Intii uu shirka jaraa’id socday madaxweynaha Puntland marna ma soo hadal qaadin khilaafka u dhexeeya Puntland iyo dowladda Somalia, isagoo goobta ka sheegay in wixii ku saabsan khilaafka u dhexeeya maamuka uu madaxda u yahay iyo dowladda Soomaaliya laga hadli doono xilligeeda. Dhanka kale, waxaa isaguna goobta ka hadlay, dajire Nicholas Kay isagoo ku billaabay hadalkiisa inuu ku faraxsan yahay inuu mar kale booqdo Puntland; wuxuuna sheegay in wadahadalkii dhexmaray isaga iyo Faroole uu ahaa mid miro-dhal ah. “Halkaan waxaan u imid sidii aan madaxda Puntland ugu sheegi lahaa inaan doonayno inaan si dhow ula soconno doorashada bisha Jannaayo ee 2014-ka ka dhacaysa Puntland,” ayuu yiri Kay, isagoo intaas ku raaciyay. “Xubnaha u sharraxan xilka madaxnimo ee Puntland waa inay noqdaan kuwo waafqsan sida dastuurka Puntland uu qabo, saxaafadana aan la caburin, ayna noqonto mid uu ka hadli karo musharax kasta oo xil doon ah.” Booqashadan ayaa waxay noqonaysaa tii labaad oo madaxa xafiiska UNSOM uu ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, iyadoo booqashadii ka horreysan middan uu ku tagay markii xafiiska loo magacaabay bartamihii sannadkan 2013-ka
-
A very warm welcome for wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga xukuumada federaalka ah eeSoomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed, Congrats to the SFG for reaching out to the jubba administration . Some people like xiin would like us to believe Somali is dead and it can't recover with current administration ? Somalia is heading the right direction .
-
Daawo sawirada wafdigii DFS ee maanta Kismaayo yimid(+warbixin) October 20, 2013 // admin1 // News Waxaa maanta magaalada Kismaayo soo gaareay wafddi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed, waxaana sidoo kale xubnaha wafddigaasi kamid ahaa wasiir ku xigeynka gaashaandhiga C/xaman kulmiye iyo xubno kale oo dowladda soomaaliya ka tirsan. Markii wafddigaan uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga xukuumada federaalka Soomaaliya ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay masuulyiin uu kamid yahay madaxweyne ku xigeynka Maamulka jubba Gen. Claahi Shekh ismaaciil farataag iyo xubno kale. Amaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay, waxaana wadooyinka waaweyn ee magaalada lagu arkayay ciidamo aad u foojigan oo dadka celinaya, ayadoo ay sidoo kale xaqiijinta amaanka qeyb ka ahaan ciidamada AMISOM ee ku suggan magaalada Kismaayo. Intaasi kadib ayaa waxaa xubnaha wafddigaan ka yimid magaalada Muqdisho loo soo galbiyay xarunta madaxtooyada Maamulka Jubba halkaasoo uu sidoo kale xubnaha wafddigaan ku soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga xukuumada federaalka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo isna wariyaasha si kooban ula hadlay ayaa sheegay inuu magaalada Kismaayo u yimid sidii uu wadashai ula yeelan lahaa masuulyiinta Maamulka jubba iyo dadka deegaanka arrintaasoo aan ahayn markii ugu horeysay oo uu wasiirka u yimaado magaalada Kismaayo. wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed,
-
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose, halkaasoo uu kula kulmi doono Maamulka KMG ah ee Jubba. Sida ay sheegayaan wararka wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa horu dhac u ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu wado inuu gaaro magaalada Kismaayo. Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir C/kariin Guuleed ayaa waxaa ku wehliya Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga C/raxmaan Dheere iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee Gobolka ka soo jeeda. Inkastoo maalinta berri oo taariikhdu ku beegan tahay 21-October ay tahay maalinta ay Xukuumada iclaamisay inuu Muqdisho ka dhacayo shirka dib u heshiisiinta Jubooyinka ayaan muuqan wax qaban qaabo ah oo shirkaas ku saabsan, kadib markii ay diideen Maamulka uu hogaamiyo Axmed Madoobe. Wararka qaar ayaa sheegaya in Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ay doonayaan inay Kismaayo ka soo qaadaan Col. Barre Hiiraale oo labo bil ka hor dagaal looga saaray Kismaayo, kuna sugan duleedkeeda, si uu uga qeyb galo shirka dib u heshiisiinta ka dhaca Muqdisho. Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu Kismaayo ku tago booqasho gaaban ka hor inta aanu dhicin shirka dib u heshiisiinta Jubooyinka ee dowladda iclaamisay. Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa horay uga soo horjeestay inuu ka qeyb galo shirka dib u heshiisiinta Muqdisho, waxaana ay abuurtay khilaaf cusub oo dowladda soo dhex galay, inkastoo qodob ka mid ahaa heshiiskii Addis Ababa uu dhigayay in shir dib u heshiisiin lagu qabto Muqdisho, shirka labaadna uu ka dhaco Kismaayo. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
-
Mad_Mullah;982025 wrote: So if all the D-Block members were replaced by HAG, and if the HAG members were replaced with D-Block (incl. the president) would you still be OK with it? I will always support a united Somali Government regardless who or which tribe holds more post or the President seat ... a stable Somalia is number one priority.
-
Howlaha Bankiga Dhexe Oo La Balaarinayo Published on October 19, 2013 by Mowliid · No Comments · 1,039 views Gudoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in dhawaan si rasmi ah ay u bilaaban doonaan qorshayaal lagu ballaarinayo howlaha Bankiga. Guddoomiyaha cusub Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Yusur Abraar, oo la hadashay warfidiyeennada kadib markii ay shalay soo gaartay Muqdisho ayaa sheegtay in qorsheyaasheeda ugu horreeyo uu ka mid yahay sidii xal loogu heli dhibaatooyinka heysta Xawaaladaha Soomaalida. Guddoomiyaha ayaa tilmaamtay in lagama maarmaan ay tahay sidii ay wada shaqeyn u yeelan lahaayeen Xawaaladaha iyo Bangiga dhexe, iyadoo intaa raacisay in la diiwaan galinayo dhamaan Xawaaladaha Soomaalida, waxeyna hoosta ka xariiqday la furayo faracyo kale oo Bankiga dhex ah, si looga soo kabto dib u dhicii horey u gaaray maamulka Dhaqaalaha Soomaaliya. Yusur Abraar Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa xustay in kulamo ay Brussels kula soo yeelatay hey’adda lacagta adduunka iyo Bankiga horumarinta caalamka ay u ballanqaadeen in Bangiga Dhexe ee Soomaaliya la gaarsiiyo maqaamka Bankigada caalamiga ah, hasa yeeshe laga horumarinayo arrintaasi dhismaha Bankiyada. Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ayaa tilmaantay in caalamku uu doonayo in la xaqiijiyo maamulka Dhaqaalaha Soomaaliya, waxa ayna intaa raacisay in ay si hufan uga shaqeynayaan sal u dhigidda maamulka Maaliyadda. Heshiisyada caalamiga ah ee lagu horumarriyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waxa ay qeyb ka tahay qorshaha dib loogu soo kabayo Dhaqaalaha Soomaaliya, iyadoo dhanka kale markii ugu horreeysay muddo aad u fog kadib Bangiga dhexe ee Soomaaliya u ku shaqeynayo System Caalami ah, iyadoo qorshahaasi uu qeyb ka tahay barnaamij ay mushaaraadkooda uga qaadanayaan shaqaalaha dowladda Bangiga dhexe ee Soomaaliya.
-
xiinfaniin;981637 wrote: This week I have forced my self to contribute to this beloved forum of Somalia Online. For months it was clear to me that I was coming down with a peculiar cynicism regarding the prospect of secure, peaceful, and united Somalia. I have greatly struggled to reject the feeling. But the pretense of hopefulness only exacerbated my internal conflict. My thrill and excitement for a permanent break from the depressing Somali situation has finally gone. I suspect my age played a role in reaching such a conclusion. After all, I just turned 40 ---an age that is indicative of maturity. Even God spoke men only when they reach this age. What this means is my passionate argument in these boards that Somalis are ripe for reconciliation, the there is a light at the end of the tunnel, that we reached a tipping point, that we can indeed resolve our conflict by ourselves, or we actually turned a page in our long civil war to a better tomorrow is no longer valid given the stubborn reality and the resultant tragedy that's refused to go away. Though I still stand by my original diagnosis of Somali ills, namely that they are political in nature and are worsened by clannish animosity and poor leadership at the national level, I do indeed realize that I was wrong in my estimate of how long it would take to overcome the conflict. What broke the camel's back for me is the current government which showed unacceptable level of incompetence in managing our twenty plus year conflict. Current leadership in Mogadishu has sadly turned the knife quite deep. And by doing so, they handed the South Central of the country (perhaps with the exception of Jubbaland) to AMISOM. The country will be fragmented along regional states. SL, PL and JL are already realities (with minor teaks) that cannot be reversed. With the presence of AMISOM, and Alshabaan the rest of the country will take time to develop solid political entities. And that in turn will mean Somalia as many of us had hopped will not be. It will be very difficulty to envision a federated Somalia when significant portion of Somali population oppose the federalism framework (even though the constitution mandates it). Equally hard to imagine is how a central authority could ever develop the political legitimacy and legal mandate needed to govern when plurality of the country is quite resolved to implement federalism. Had it not been current SFG's intransigence and arrogance, this stalemate would have been mitigated. President Hassan and Prime Minister Shirdon have indeed underestimated the effect of civil war on the country and how the significant demographic change in Mogadishu affects any future political framework in the country. The situation is so bad, trust so lost, that even if the leadership genuinely attempts now to right the situation, success will be limited at best, if not unachievable. Kenya and Ethiopia will continue to play an important role in Somali affairs. The odds are Somalis (especially those in Mogadishu and its vicinity) will continue to cry wolf about foreign intervention and what not when indeed they ignore the real elephant in the room which is the mistrust among Somalis themselves. Alshabaab or variations of it will continue to benefit from this same mistrust and will have a significant presence in important regions and areas in the South/Central. International Community will sadly continue to view Somalia in the lenses of fighting terrorism. With Western donor money and AMISOM boots on the ground, the current thinking of containing the Somali problem seems to be gaining momentum. The Turks proved to be ill equipped in understanding the Somali conflict : on the political side, their engagement with Alshabaab resulted in Alshabaab (ironically) greatly consolidating its rank-n-file while the talks between Hargeysa and Mogadishu show no signs of progress. On the development side, their concentration on Mogadishu resulted in Puntland (a major stakeholder) resentment toward what it perceives to be a one sided Turkish aid. The Diaspora is divided as ever. A week or so ago I participated a day long AMISOM organized Diaspora conference in Minneapolis. Although there were many of us with impressive education and experience, in my assessment, our differences in understanding what the conflict is all about, and the ways to resolve it were so different that we were nothing but an illustrative manifestation of the very conflict we were supposed to help mitigate. At the end the net result of the conference was a watered down recommendation that was so shallow in substance it was not worth the paper it was written on. But we were civil and agreeable. The Diaspora is not in a position to help in a unified way. All that indicates we are indeed far from resolving our political conflict. The peace caravan has died in Mogadishu. It is official: Hassan Sheekh read its last rites. Still though I believe the Somali people will continue to excel and succeed wherever there are laws: in Kenya, in Ethiopia, in Middle East, in Europe, and in America. Even in the parts of Somalia where there is a resemblance of law and order. From xiinfaniin, a keyboard waranle turned into online xerow Far from the truth ............... a Biased Article Facts are under the current leaders ship of President Sh Maxmuud and Pm Shirdoon Somalia is slowly recovering , Alshabaab are loosing ground and are hold up in small cities their end is near . In South people are busy with state building - Hiiraan- Bay and Bakool - jubba - center regions and etc . The SAF is forming a chain of command opening up training camps all over Somalia . SFG is getting stronger both military and economically no clan administration will be able to challenge the SFG in the next couple of month inshallah . Somali is recovering in a fast paced , Under the SFG control look how the Capital is flourishing resident are enjoying the stability " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Somaliland admin are bluffing , the ban on Somali passport is in responds To the agreement signed between the international civil Aviation organization and the SFG in Montreal . Somaliland admin are using their citizen freedom of travel as means to Negotiate cause some issue get the UN involved and etc . Same case of banning UN Humanitarian flights from landing on Triangle state its new Policy kkk .
-
Mad_Mullah;981438 wrote: Xamar is coming back because some skinnies are dancing in a circle. By this logic I can understand why we can't build what the Europeans built 500 years ago. Fact, this little event got protection by African forces stationed outside. That's your little "we're getting there." Why are you So mad you know the facts , The Capitla City is recovering SFG security force are getting stronger and more Professional This is how the Resident are enjoying their Capital ............. Don't kill yourself " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Wiilka uu dhalay Madaxweyne Faroole oo ciidamo xoogan dul dhigay shirkada Taleefanada Golis ee Boosaaso Wiilka uu dhalay madaxweynaha mamaulka Puntlnad Maxamed Cabdiraxaam Faroole ayaa ciidamo xoogan uu wato dul dhigay shirkada taleefanada Golis ee magaalada Boosaaso iyadoona ilaa xiligaana arinta cakirantahay. Warar kala duwan ayaa ka soo baxayo sababta keentay in ciidamo ka amar qaato wiilka uu dhalay Faroole la dul dhigo shirkad taleefan ee dad shacab lee yihiin iyadoo warar hor dhac ay sheegayaan in masuul ka tirsanaa shirkadaasi isku soo sharaxay madaxweynanimada Puntland taa oo ka careysiisay qooska Faroole oo boqortooyo ahaan u doonayo in ay ku maamulaan gobolada Puntlnad Wiilka Faroole oo ah awooda ugu weyn ee ka jirta Puntland lehna ciidamo qaas ah ayaa u muuqta shaqsi caburin ka wado deeganadaasi oo dadkeeda ay aad u jecel yihiin nabaad iyagoona maanta aad dadka reer boosaaso ula yaaban yihiin dhaqan xumadaan uu ku kacay wiilka Faroole oo deeganada punlnad looga yaqaano Seefal Islaam oo loola jeedo in uu dhaqo sidii wiilkii madaxweynahii hore Liibiya Maxamed Cumar Qadaafi Si kastaba ha ahatee dhaqan xumada madaxda Afrika ayaa sidaa iska ah in dadka shacabka Canshuurta laga qaado hadana lagu dhibo xataa aysanba garan in ay xishoodaan madaama dadka kala dhaxeyso awooda dowladnimo
-
Muqdisho, Oct 12, 2013, (Mareeg.com): R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in ciidamada dowladiisu u baahan yihiin qalab milateri oo ay ku jiraan diyaaradaha dagaalka ee helicopters-ka si loo jabiyo Alshabaab Saacid oo wareysi siiyey wargeyska The Timse ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay iney gacanta ku dhigto degmada Baraawe ee gobolka Hoose, halkaasoo todobaadkii hore Mareykanku weerar fashilmay kula beegsaneen sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab. R/wasaare Saacid ayaa sheegay in milateriga Soomaaliya u bahan yihiin diyaarado dagaalka si ay shaqada dagaal degdeg ugu soo gebagebeeyaan, wuxuuna tilmaamay inaan Alshabaab looga adkaan karin hubka ay heystaan ciidamada dowladda Soomaaliya. Wuxuu Saacid ka codsaday reer galbeedka iney ku caawiyaan milateriga Soomaaliya diyaarado helicopters ah, codsigaas oo kale waxaa horay u jeediyey hogaanka AMISOM iyo ergada Qaramada Midoobay ee Saomaaliya. Magaalo xeebeed Baraawe ayaa la rumeysan yahay iney tahay magaalada ay ku sugan yihiin inta badan hogaamiyaasha Alshabaab, maadaama ay tahay magaalada ugu weyn ee ay gobolka Shabeellaha Hoose ka maamulaan. Alshabaab ayaa sheegtay weerarkii xarrunta ganacsiga Westgate ee Nairobi, taasina waxey dowladda Soomaaliya fursad u siisay iney caalaamka ka codsato in lagu taageero dagaalka ay kula jiro ururkaas. Mareeg.com SAF can do the job with better Military equipment SAF will secure the country , No more African troops period.
-
Somaliland Admin Hits back on Feysal Cali Waraabe http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=bygC28xoMVI" frameborder="0" allowfullscreen> wasiir ku xigeenka gaashaandhiga Somaliland States Feysal Cali Waraabe was a bassasi ( Informer a Rat) working for Siyaad Barre kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk While Silaayno was jabhad a Hero veteran Who can do as he Pleases .............. Things Are getting Hot In Somaliland
-
Somaliland Admin Hits back on Feysal Cali Waraabe http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=bygC28xoMVI" frameborder="0" allowfullscreen> wasiir ku xigeenka gaashaandhiga Somaliland States Feysal Cali Waraabe was a bassasi ( Informer a Rat) working for Siyaad Barre kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk While Silaayno was jabhad a Hero veteran Who can do as he Pleases .............. Things Are getting Hot In Somaliland
-
Golaha Culimada Soomaaliyeed oo sheegay in la gaaray xalka dalka, kuna baaqay in la is cafiyo Golaha Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in la gaaray xalkii dalka, kadib bayaan ay maanta oo jimco ah ka soo saareen magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhawaaqay in kooxihii diinta isku hayay ay kala qeybsameen. Bayaanka Golaha Culimada ayaa umada Soomaaliyeed ugu baaqay inay is cafiyaan, ayna meel uga soo wada jeestaan kuwa diinta ku qaraabta sida bayaanka lagu yiri. Golaha Culimada ayaa sidoo kale cadeeyay in al-Shabaab ay beryihii dambe dhexdooda ay is ugaarsanayeen, madaxdoodii ay is leysay, waxaana ay tibaaxeen in loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed ay u istaagaan sidii ay u dabar goyn lahaayeen. Waxaa kaloo ay ugu baaqeen shacabka inay gacan ku siiyaan ciidamada ammaanka sugida dhinaca nabadgelyada, isla markaana laga hortago kuwa amni darada ka mas’uulka ah. Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ku sifeeyay in dagaalka ay wadaan Al-Shabaab in aanu aheyn mid jihaad ah, isla markaana si qaldan dhalinyarada loogu qaldayo, laguna marin habaabiyay, si loogu qanciyo inay janno galayaan. Ugu dambeyn Golaha culimada ayaa iftiimiyay sida lagama maarmaanka u tahay in shacabka Soomaaliyeed ay gacmaha is qabsadaan, midnimo ay muujiyaan, si loo soo celiyo sharafkii iyo karaamadii Umada Soomaaliyeed ay laheyd. Alshabaab are loosing the heart and mind of the People , Thanks to the great leadership of the SFG .
-
Hussein Shire 'Ciyaar Jecel' raises Somali National Army spirit
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Congrats to SFG for working on building strong security force , 1500 soldiers getting training in a moderate Facility is a significant achievement . SFG for years has been training soldiers inside and outside the country , Mind you that we are seeing the fruits of those training as SFG troops are winning every battle and attack that they come across. The Lions the The Proud the brave SAF are back Hussein Shire 'Ciyaar Jecel' deserves medal of honor
-
Popular Contributors