malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Turkey to own Mogadishu port and airport for 20 years
malistar2012 replied to Saalax's topic in Politics
Saalax;983463 wrote: Nope. Somaliland airports and ports is for Somalilanders. Who wants Somaliland airport lol its not even safe to land for Air Ethiopia , Companies invest where there is a profit a huge market that's why Mogadishu is booming .... -
Turkey to own Mogadishu port and airport for 20 years
malistar2012 replied to Saalax's topic in Politics
+1 -
Turkey to own Mogadishu port and airport for 20 years
malistar2012 replied to Saalax's topic in Politics
Somalia is part of the Global Market - what matter most is who will benefit More ? its a great achievement to see International companies investing in Somalia again . -
Turkey to own Mogadishu port and airport for 20 years
malistar2012 replied to Saalax's topic in Politics
Its Global Market - what matter most is who will benefit More ? -
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Maanta si heer ah sare ah loogu soo dhaweeyay Turkiga Talaado, Oktoobar 29, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha waxaa ku wehliyey safarkan wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda, Jamaal Maxamed Barrow, xildhibaanno iyo mas'uuliyiin kale. Xasan Sheekh ayaa maanta la kulmaya madaxweynaha Turkiga, Cabdalla Gul iyo ra'iisul wasaaraha, Recep Tayyip Erdogan isagoo kala hadli doona xiriirka labada dal, isagoo uga mahadcelin doonaa doorkii hoggaamineed ee Turkiga ay ka qaateen in indhaha caalamka ay mar qura soo eegaan dalka Soomaaliya. Sidoo kale, madaxweynahu waxuu kala hadli doonaa shirka berri ka dhacaya golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo looga hadli doono sidii loo taageeri lahaa ciidanka dowladda Soomaaliya si loo soo af-jaro dagaalka Al-Shabaab, bacdamaa madaxda Turkiga ay garab istaagan yihiin Soomaaliya isla markaana ay caalamka si aad ah ugu ololeeyaan in Soomaaliya la garab istaago. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay maalinta berri ay kulan ka yeeshaan hindise uu Midowga Afrika gudbiyay oo ah in la taageero dib u dhiska iyo qalabeynta ciidamada dowladda iyo sidii ay u heli lahaayeen xuquuqaadkooda. “Waa markii ugu horreysay oo Qaramada Midoobay ay taageerto ciidamada Soomaaliya, qorshuhuna waa in ciidamada Soomaaliya ay helaan tababar, qalab iyo xuquuqo la mid ah kuwa ay helaan ciidamada AMISOM sida hubka, mushaarka, qalabka iyo caafimaadka,” ayuu yiri Inj. C/raxmaan Yariisow oo la hadlay warbaahinta. Madaxweynaha ayaa ka qaybgalaya xafladda munaasabadda 90-guuradii ka soo wareegtay markii Turkiga uu xornimada qaatay oo ku beegan maanta oo ah 29-ka Oktoobar. Madaxweynahu waxuu halkaas ka jeedin doono khudbad taariikhi ah oo uu shacabka Turkiga uga mahadcelin doono garab istaaga iyo wallaaltnimada dhabta ah oo ay u hayaan ummadda Soomaaliyeed. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
spartacus;983240 wrote: Professor discovered what he saw when he was trying to be some one who can be helpful to somali weyn unfortunately he was ostracized, he saw how corrupt they are and how level of qarabo kiil playes it's role and all this alienated him to be part of somali weyn. proffessor is not clannish man , he love somali unity and all we want to be one somali ppl one somalia flag but we know it's not gonna be like that because of chronic foolish qabyaalad and high level corruption in somali weyn. professor he took good decision and he is highly well come to his home country! The Prof last election fair , The Prof was well received and respected in Xamar and played significant role in the election he even help beat sh Sharif Ahmed . SFG is based on clan structure the Parliament and the cabinet is divided between clans . Prof was not able to get support from the major clans due to his lack of Knowledge when it comes to Somali Politics. You can even argue it was wrong time for the Prof to join the Somali politics as he managed to stay out of it for decades. the Prof was out the country for more 30 years and is out of touch of the reality on the ground.
-
Dhegayso;-Prof Samatar oo Furka Tuuray Reer KHAATUMO “Muqdisho Dawlad Ma Jirtee Dalka Nala Kala Gooya Pro Axmed Ismaaciil Samartay Ayaa Weerar Afka Ah wuxuu ku Qaaday Madaxwaynaha Soomaaliya & Dawlada Federaalka ah oo Sheegay inay Soo Dhaafi Wayday Laba Xaafadood. Wuxuuna Sheegay In Dawlada Madaxwayne Xasan “Dawlada Muqdisho waa inay ******wdaa, Calankiibaa Sitaa, Taasi Murankeedii waa Dhamaaday” Ayuu yidhi Pro Samatar. Dhinaca kale Wuxuu Bulshada Khaatumo State oo Caqabad ku Ah Maamulka Siilaanyo Inuu kala Gooyo Dalka Soomaaliya ugu Baaqay , “Inay Kusoo Biiraan Maamulkaasi, Ayna La Dhistaan Somaliland, Si ay Meel Ugaadho Somaliland Dalkana Loo kala Gooyo”. Hadda wuxuu billaabay Qabaail what a shame this hopeless dude is asking rer Khaatum to submit to snm clans just like how his folks where force to submit to SNM militates kkkkkkk http://www.warkii.com/dhegayso-prof-samatar-oo-furka-tuuray-reer-khaatumo-muqdisho-dawlad-ma-jirtee-dalka-nala-kala-gooya/
-
Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed ee (SSUP) Mudane Yaasin Maaxi Mo'allin oo amaan xoogan u jeediyay Madax Dowlada Somalia oo uu ku tilmaamay Saddex Mas'uul oo Dalkooda Iyo Dadkooda u istaagay taasna ay ku timid Guulaha Taariikhiga ah & Madaxda Dalka Somalia soo gaaraya. Mudane Maaxi ayaa Guul Taariikhi ah ku tilmaamay Wafdiga uu hogaaminayay Ku-xigeenka Xogaha Guud ee Qaramada Midoobey Jan Eliasson ee booqday Muqdisho & Xafiiska Cusub ay ka fureyn Magaalada Caasimada ee Muqdisho waxuuna ku tilmaamay Mudane Jan Eliasson in uu yahay Shaqsi mar walba ku hamin jiray in Somalia ay mar kale lugaheeda ku istaagto waxuuna ka sheekeeyay aqoonta uu u lee yahay Mas'uulkaa ka tirsan Golaha Qaramada Midoobey. "Jan Eliasson waxuu soo noqday Wasiirka Arimaha Dibadda Wadanka Sweden waxaan kaloo kawada tirsaneynay Xisbiga Social Demokratiga Wadanka Sweden waxuu kaloo ahaa Shaqsi in badan igu dhiira geliyay Siyaasada Somalia in aan ka qeyb qaato waxuuna kaloo ka qeyb qaatay Mudane Jan Eliasson Wada hadaladii Maslaxada ahaa ee laga dhex waday Ali Mahadi & Gen Ceydii" "Xaqiiqdii Shaqsi ahaan baan u aqaanaa Mudane Jan Eliasson waxaana aminsanahay in uu kaalin mug leh ka qaadan doono dib u dhiska iyo xasiloonida Dalkeena waxaana mar kasta ka wada hadli jirnay sida ugu wanaagsan ee Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed loo bad baadin la haa waxaana oran karaa Mas'uulkani in uu yahay Shaqsi Aqoon iyo fikir dheer ka heesta Dalka Soomaaliyeed" ayuu hadalkiisa ku soo kooban Mudane Maaxi. Dhanka kale Mudane Yassin Maaxi ayaa ka hadlay Go'aanka Geesinimada leh iyo Shaqada Culus ay hayaan Guddiyada kala duwan ee Baarlamaanka Soomaaliya waxuuna Yaasin Maaxi Hambalyo iyo Bogaadin u jeediyay Gudoomiyaha Baarlamaanka, Ku-xigeenadiisa Koowaad iyo Labaad iyo Xildhibaanada Soomaaliyeed ee ka shaqeynaya her gelinta Xisbiyada Siyaasadeed ee la filaya in Jun 2014 la diiwaan geliyo. "Waa arinka kaliyah ee wax badan lagu wada qaban karo dhanka Xisbiyada Siyaasadeedyada ee la doonaya in la diiwaan geliyo waxaan aminsanahay in wax badan uu ka badali doono dalka oo ah dhanka horumarka iyo dhanka siyaasadaba" Ugu Dambeyntii Gudoomiyaha Xisbiga "SSUP" Mudane Yaasiin Maaxi ayaa ku tilmaamay Safarka Maanta ee Wafdiga uu hogaaminayay Ku-xigeenka Xogaha Guud ee Qaramada Midoobey Jan Eliasson ee maanta booqday Muqdisho Xafiis Cusubna furay in Dalka Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
-
Qaramada Midoobey waxey na tuseen sida ay noo taageersanyihiin oo ay weliba xafiis hor leh oo cusub ay ka furanayaan Muqdisho. Wadashaqeyn rasmi ah oo na dhexmarta Qaramada Midoobey waa muhiim oo noo sahleysa inaan sida wada jir ah u wada shaqeyno, tanoo kordhineysa xiriirka, gar-gaarka bani’aadanimo, go’aan gaarista iyo wada shaqeynta si hufnaan iyo furfurnaani ay ku jirto"ayuu sii raaciyay hadalkiisa.” Somali Has passed days of IGAD dictating dawlad KMG that is history , President Sh Maxmuud and his Government are determent to build strong SAF . SFG have put their case in front of the AU security council and now will be the U.N . Mustaqbalka Soomaaliya iyo xasilinta dalkaba waxey ku xiran yihiin sidii loo heli lahaa ciidan Soomaaliyeed oo tababaran isla markaana heysta dhaqaalihii ay ku howlgali lahaayeen.”
-
Madaxweynaha oo soo dhoweeyey booqashada taariikhiga ah ee QM oo cadeyneysa taageeradooda Soomaaliya, iyagoo xafiis cusub ka furanaya Soomaaliya. Mogadishu, 26 October 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Jan Eliasson, oo ah ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, isagoo ku ammaanay booqashadan taariikhiga ah iyo furitaanka xafiiska cusub ee Qaramada Midoobey ay ka furaneyso Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa si wadajir ah u qabtay shir jaraaid oo uu Madaxweynahu yiri: “Booqashadan maanta waa mid taariikhi ah oo caddeyneysa sida ay QM uga go’antahay garab istaagooda, waxaana maanta ku soo dhoweyney Muqdisho Jan Eliasson oo ah Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey. “Qaramada Midoobey waxey na tuseen sida ay noo taageersanyihiin oo ay weliba xafiis hor leh oo cusub ay ka furanayaan Muqdisho. Wadashaqeyn rasmi ah oo na dhexmarta Qaramada Midoobey waa muhiim oo noo sahleysa inaan sida wada jir ah u wada shaqeyno, tanoo kordhineysa xiriirka, gar-gaarka bani’aadanimo, go’aan gaarista iyo wada shaqeynta si hufnaan iyo furfurnaani ay ku jirto.” Madaxweynaha iyo ku xigeenka Xoghayaha Guud ee QM ayaa waxey ka wada hadleen kaalmada iyo wada shaqeynta Qaramada Midoobey ay u fidiso Soomaaliya, horumarka ballaaran ee ka jira Soomaaliya iyo caqabadaha jira. Sidoo kale waxey ka wada hadleen shirka Golaha Ammaanka ee QM oo dhowaan dhacaya loogana hadlayo sidii caalamku u taageeri lahaa Ciidanka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. Madaxweynaha ayaa yiri “Al-shabaab waa laga guuleystay, laakin weli ma aysan dhiman, Golaha Ammaanka ee QM waa inay caawinaan sidii ciidanka Soomaalida iyo kuwa AMISOM u heli lahaayeen tasiilaadkii lagu dhameystiri lahaa shaqada oo Al-Shabaab dalka looga sifeyn lahaa. Mustaqbalka Soomaaliya iyo xasilinta dalkaba waxey ku xiran yihiin sidii loo heli lahaa ciidan Soomaaliyeed oo tababaran isla markaana heysta dhaqaalihii ay ku howlgali lahaayeen.” “Xiriirkeena annaga iyo QM waa mid mudo soo jireen ahaa oo waqtiyo fiican iyo waqtiyo murugo lehba aan isla soo marnay. Waxaana soo dhoweyneynaa taageerada iyo isgarab istaaga QM oo ay taageerayaan qorsheyaasheena amniga, dib u dhiska dalka iyo xasilinta dalka. Kaalmadii QM, Midowga Afrika iyo caalamkaba waxaa noogu suurto gashay inaan horumar baaxad leh sameyno sanadkii la soo dhaafay. Caalamkuna wey arkaan horumarkaas aan sameyney, laakin weli waddo dheer baa na wada sugeysa si aan dalka ugu soo dabaalno amni, kala danbeyn iyo horumar dhan walba ah. Waxaan ka shaqeyneynaa Soomaaliya oo nabad ah oo si nabad ah ula shaqeyneysa waddamada deriska ah iyo caalamkaba, oo shacabku ay nolol maalmeedkooda si nabad ah ugu shaqeysanayaan oo ay kalsooni iyo sharaf ku jirto. “Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in QM ay nala joogana oo ay nagala shaqeynayaan waddadaas iyada ah. Ayuu yiri Madaxweynahu. ———-DHAMAAD ———–
-
Ciidamada Dowlada soomaliya oo lasiin Doono Tageerada AMISOM mid lamid ah Dowlada soomaliya ayaa shegtay in Ciidamada dowlada soomaliya laga Tageeri Doono dhinaca Kharashaadka iyo dhaqaalaha iyadoo dhaqaalaha lasiiyo AMISOM loso Weecin doono ciidamada xooga Dalka somaliyeed, Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng Yariisoow ayaa wuxuu sheegay in iminka ay dadaal xoogan ugu jiraan sidii Golaha ammaanka ay uga dhaadhicin lahaayeen taageero siinta ciidanka Dowladda si lamid ah kuwa Amisom ee howlgalka ujooga Soomaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa cadeeyay in ujeedka uu yahay sidii loo dhisi lahaa ciidanka Dowladda Soomaaliya si ay unoqdaan ciidan qaran uu isku filan. http://saadaalnews.com/2013/10/26/dhagayso-ciidamada-dowlada-soomaliya-oo-lasiin-doono-tageerada-amisom-mid-lamid-ah/
-
Clevah;983002 wrote: Walaalkiis malistar2012 Thanks for clarifying my Naiveness/ignorance, but I assumed you were in the front-lines with the ugandan generals as they looted from their own troops, anyhow that doesn't answer the real reason for their long stay for 20yrs+, and why would they live if people like you are making arguments for them. On the Lifting the complete embargo, they our dear friends (AMISOM) have stated {when they showed up in Minneapolis as our Gov} this will not happen until there is one-man one-vote nation-wide election, embark on real reconciliation, and federal constitution process finalized. Real peace and stability comes from the Somali people and the Somali government looking at the bottom 80% and working towards returning functioning institutions such as capable and effective security forces, respecting the human rights of the average Somali people. SOMALIA: Government trains 1,000 soldiers in Galgadud region Dhusamareb (RBC) Somali Federal Government has wrapped up six month long training course for 1,000 soldiers in the central region of Galgadud on Saturday, RBC Radio reports. President Hassan Sheikh Mohamud and the Prime Minister Abdi Farah Shirdon both addressed on the phone at the ceremony in Dhusamareb pledging full care for the newly trained forces and the former members of the national army. “I want to congratulate you on this colorful ceremony today and also for your utmost role to sweep the terrorists from the central regions of Somalia.” President Mohamud told the trained soldiers. He said the government will pay regularly for the stipends of the national army and will give special care to those on the front lines facing the terrorists against the nation. “The government is committed to look the forces on the front lines as special case.” he aded Prime Minister Abdi Farah Shirdon also noted that the ministry of the defense and his office are committed to continue recruiting and training the national army and give a capacity building courses in order they will carry their duties as appropriate. Saturday’s ceremony also marked the re-opening of the 21st division camp for the national army of Somalia. Cleveah Sxb Amsiom has no control of what arms Somali Arm force Receives , SFG have received some shipment and are expecting more moderate weapons . Arms embargo will be lifted complete make no mistake SFG is a legitimate authority which is a recognized by the IC and UN .
-
Government trains 1,000 soldiers in Galgadud region Dhusamareb (RBC) Somali Federal Government has wrapped up six month long training course for 1,000 soldiers in the central region of Galgadud on Saturday, RBC Radio reports. President Hassan Sheikh Mohamud and the Prime Minister Abdi Farah Shirdon both addressed on the phone at the ceremony in Dhusamareb pledging full care for the newly trained forces and the former members of the national army. “I want to congratulate you on this colorful ceremony today and also for your utmost role to sweep the terrorists from the central regions of Somalia.” President Mohamud told the trained soldiers. He said the government will pay regularly for the stipends of the national army and will give special care to those on the front lines facing the terrorists against the nation. “The government is committed to look the forces on the front lines as special case.” he aded Prime Minister Abdi Farah Shirdon also noted that the ministry of the defense and his office are committed to continue recruiting and training the national army and give a capacity building courses in order they will carry their duties as appropriate. Saturday’s ceremony also marked the re-opening of the 21st division camp for the national army of Somalia. RBC Radio Congrats To SFG Somalia is heading right direction , The Government up North:p
-
SOMALIA: Government trains 1,000 soldiers in Galgadud region Dhusamareb (RBC) Somali Federal Government has wrapped up six month long training course for 1,000 soldiers in the central region of Galgadud on Saturday, RBC Radio reports. President Hassan Sheikh Mohamud and the Prime Minister Abdi Farah Shirdon both addressed on the phone at the ceremony in Dhusamareb pledging full care for the newly trained forces and the former members of the national army. “I want to congratulate you on this colorful ceremony today and also for your utmost role to sweep the terrorists from the central regions of Somalia.” President Mohamud told the trained soldiers. He said the government will pay regularly for the stipends of the national army and will give special care to those on the front lines facing the terrorists against the nation. “The government is committed to look the forces on the front lines as special case.” he aded Prime Minister Abdi Farah Shirdon also noted that the ministry of the defense and his office are committed to continue recruiting and training the national army and give a capacity building courses in order they will carry their duties as appropriate. Saturday’s ceremony also marked the re-opening of the 21st division camp for the national army of Somalia. RBC Radio
-
Clevah;982965 wrote: The (AMISOM) has played a decisive role in the Somali government’s reconquest of territory in xamar and parts of the country from Al Shabab. It's Sad and pathetic for the so-called un/international community to consider them equal, Somalis are the ones fighting in the front lines all amisom is doing is shelling, now we hear the want their mandate extended indefinitely so they can help the government in state building, This would be way passed the 2025 I would be very surprised to see AMISOM leave Somalia in 2025. It will be interesting, though, to see what happens with the arms embargo issue and the charcoal issue. It will be Naive and ignorant to say amsiom troops are not in the front line , However SFG are working on building strong SAF with moderate weapons so far they are doing good job . Once the arm embargo is totally lifted and SAF receives moderate weapons amsiom will be no longer needed .
-
xiinfaniin;982961 wrote: In Malistar2012 mind: Jubbaland or Kismayo conference was wrong and is still wrong as long the 'enemy clan' is leading it or is perceived to be the beneficiary of it. The so called central regions conference in Nairobi is good because all the invitees are Malistar2012 cousins (Qaybdiid, Cadaado guy, and the Fart City's guy) An airtight clannish logic I support Jubba administration 100 % as long as they are in line with SFG policy , Goboalda dhexe project is a SFG initiative .
-
30-ka Oktoobar ayaa lagu wadaa in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay dhageystaan warbixin ay QM iyo AU ay si wadajir ah qiimeyn ugu soo sameynayaan xaaladda Soomaaliya oo ay sheegeen in ciidamada Soomaaliya ay iyagana u baahan yihiin kaalmada ay dunidu siiyo AMISOM, isla markaana uu golaha ammaanka ee QM uu kasoo saari doonaan qaraar ay ku taageeri doonaan go’aankaas guddiga wadajirka ah hordhigi doonaan golaha. Its about time that the International community takes SAF serious , Amisom soldiers and the Somali Soldiers are to be treated equal in terms of salary and Arms funding . Congrats to SFG
-
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika Jimco, Oktoobar 25, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha golaha ammaanka ee Midowga Afrika, isla markaana kula dar-daarmay in ciidamada Soomaaliya loo helo tasiilaadkii iyo dhaqaalihii ay u baahnaayeen. Madaxweynaha waxaa kulanka ku wehliyey wasiirka gaashaandhigga, wasiir ku xigeenka gaashaandhiga, safiirka Somalia u fadhiya Itoobiya iyo Midowga Afrika iyo mas’uuliyiin kale. Dhanka kale wafdiga Midowga Afrika ayaa waxaa hoggaaminayay safiirka Jabuuti u fadhiya Itoobiya iyo Midowga Afrika oo hadda ah madaxa golaha ammaanka Afrika. Sidoo kale waxaa wafdigan la socday ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya iyo taliyaha ciidamada AMISOM. Wafdigan ka socday golaha ammaanka ee Midowga Afrika ka socday ayaa waxay sheegeen inay u yimaadeen sidii madaxweynaha, dowladda iyo shacabka Soomaaliyeedba ay u tusi lahaayeen inay garab taagan yihiin, isla markaana ay ka shaqeyn doonaan sidii Soomaaliya ay u noqon lahayd dal amni ah oo horumar ballaaran ku tallaabsada. Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay wafdigan imaatinkooda Soomaaliya iyo sida ay u daneynayaan in Soomaaliya ay noqoto dal nabad ah oo horumar dhan walba ka sameeya. Madaxeynaha ayaa warbixin kooban siiyay wafdiga isagoo sheegay in Soomaaliya ay horumar dhan walba ah ku tallaabsatay loona baahan yahay in Midowga Afrika iyo caalamkuba ay taageeraan sidii ciidamada Soomaaliya dib loogu dhisi lahaa loona soo afjari lahaa kooxaha Al-Shabaab. “Waxaan golaha ammaanka Midowga Afrika uga mahadcelinayaa inay tix-geliyeen codsigii dowladda Soomaaliya ee ahaa in la taageero ciidamada Soomaaliya, isla markaana 30-ka Oktoobar golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey laga filayo inay soo saaraan qaraar lagu dalbanayo in la taageero ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Waxaa marag ma doonto ah in dalalka Afrika ee wallaaaha aan nahay ay noo soo gurmadeen isla markaana guulo waaweyn oo la taaban karo laga gaaray la dagaalanka kooxaha argagaxisada ah, tanoo tusinaysa caalamka in Afrika ay xalinayaan dhibaato Afrikaan ah,” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya. 30-ka Oktoobar ayaa lagu wadaa in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay dhageystaan warbixin ay QM iyo AU ay si wadajir ah qiimeyn ugu soo sameynayaan xaaladda Soomaaliya oo ay sheegeen in ciidamada Soomaaliya ay iyagana u baahan yihiin kaalmada ay dunidu siiyo AMISOM, isla markaana uu golaha ammaanka ee QM uu kasoo saari doonaan qaraar ay ku taageeri doonaan go’aankaas guddiga wadajirka ah hordhigi doonaan golaha.
-
Odey;982951 wrote: This is very premature. They should have held this meeting in MOG and or Galkacyo or Beledweyne or any other Region in SOMALIA!. Besides there was no consultations with people on the ground and the result was this: http://www.raxanreeb.com/2013/10/gudoomiyaha-maamulkagobolka-hiiraan-oo-sheegay-in-shirkii-dhowaan-ka-dhacay-nairobi-ee-looga-hadlayay-aayaha-gobolada-dhexe-uusan-matalin-shacabka-reer-hiiraan-iyo-eedeyn-uu-u-jeediyay-warimaha-gudah/ One other thing and this is a question for Malistar- I recall you dismissing the Jubba initiative as Kenyan. That initiative was started and finished in a conference in Kismaayo. How would you class this one that : A- did take place in Kenya B- Never consulted the Locals except for a few select C- Doesn't have representation from the people of these regions except for - Galgadud and South Mudug The jubba initiative started in Kenya long before Modaba joined the wagon , so far this meeting in Kenya was a fallow up from the previous meetings that took place in Mogadishu. this was a meeting between Goboalda dhexe leaders and International community merely to get some funding for the project. to form a state consisting Goboalda dhexe will be difficult task and it will take long process , we will see how SFG manages to united Goboalda dhexe it will be great achievement it will bring stability to the Goboalda dhexe Somalia.
-
" frameborder="0" allowfullscreen> wow amazing what a sad story Father of two #Somali-Norwegian teenage girls who have traveled to #Syria to "support" rebels has arrived in #Turkey to help their search.
-
Maaddeey;982842 wrote: ^^ Shirka Jubbooyinkana Xamar inuu ka dhaco aa qasab ah, kan gobolada dhexena waddanka bannaankiisa miyaa?. Baraanbar!!. First meeting took place in Mogadishu , I guess this conference objective was to get funds for the project by the IC . A grand conference will take place in Mogadishu hosted by SFG . Che A Federal State consisting of Galmudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/Dhexe will be the biggest Federal state in Somalia in terms of land and population , these regions are heavily populated especially after Ethiopian invasion of Xamar .
-
Now that juba state issue is almost over its time to move on to the gobolada dhexe ee Soomaaliya , one of the biggest state is about to be created in terms of land and population if successfully created it would be Great for the stability of Somalia. Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed Mudane C/kariin Xuseen Guuleed is man of season great job the man is doing some hard work on the ground waa nin culuse.
-
Shirka Mideynta Goboalda dhexe Ee Bartamaha Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Nairobi " frameborder="0" allowfullscreen> Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa faah faahisay kulan looga hadlay horumarinta iyo aayaha gobolada dhexe ee dalka oo lagu qabtay magaalada Nairobi. Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kulankii ka dhacay magaalada Nairobi looga hadlay aayaha gobolada dhexe ee dalkeena Soomaaliya gaar ahaan arrimaha amaanka, horumarinta adeegyada bulshada, iyo maamul wanaagga. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee Soomaaliya ayaa ujeedadiisu tahay sidii loo horumarin lahaa nolosha dadka ku dhaqan gobolada dhexe ee Soomaaliya. Danjire Ameeriko ayaa sheeegay in shirkaasi ay ka qeybgaleen maamul goboleedyada iyo gudoomiyayaasha gobolada dhexe ee dalka, kuwaas oo sida uu sheegay ay ka mid ahaayeen Galmudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/Dhexe. Sidoo kale kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka iyo saraakiil ka socotay hey’adaha deeqaha bixiya, waxeyna mas’uuliyiinta gobolada ka dalbadeen hey’adaha in laga gacansiiyo dhismaha maamulada iyo dib u heshiisiinta. Kulanka oo socday muddo Labo cisho ah ayaa la filayaa in maanta lagu soo gebagebeeyo magaalada Nairobi.
-
Mudane Jacfar Gudomiyaha Howlwadaag leading the way in rebuilding Mogadishu deserves medal strong man indeed ..... " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Eng. Feysal Cali Waraabe oo ah gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee Somaliland ayaa qeylo dhaan cusub afka furtay, isagoo ciidamada Booliiska Somaliland iyo madaxtooyada ku eedeeyay inay ka danbeeyeen rasaas lagu furay mudane xilidhibaanada baarlamaanka SOmaliland ka tirsan. Feysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id Hargeysa ku qabtay ayaa ka dhawaajiyay inuu bar garanayo ruuxii falkaas ku kacay, waxa uuana yiri isagaoo arintaan ka hadlayay “Waxaan waa ay iska cad yihiin cida geesatay waa booliska, anniguna markii aan la hadlay Universal TV, waxaa ii hanjabay mas’uuliyiin ka tirsan madaxtooyada, arrintan waa caburin, waxaana dalkan u baahan yahay badbaado” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe. Eng. Feysal ayaa tilmaamay in Somaliland ay ku socoto wado halis oo u baahan in la badbaadiyo, wuxuuna intaas ku daray in ay xukunka isku baheesteen hal jufo sida uu hadalka u dhigay. Dhinaca kale, wasiirka arrimaha gudaha maamulka Somaliland, Cali Maxamed Waran-Cadde oo wax laga weydiiyay falkii lagu rasaaseeyay mudanaha ka tirsan UCID ayaa sheegay in maalinta berri ah ay ka hadli doonaan. Feysal Cali Waraabe ayaa dhowr jeer weerar afka ah ku qaaday maamulka uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxaana taasi ay keentay in laga reebo ergada Somaliland u mataleysay wadahadallada DF Somalia iyo maamulka Somaliland.
-
Popular Contributors