malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
Shirkada Jazeera Estate oo heshiis la gashay shirkado biyo iyo koronto gelinaya deegaanka Shirka Jazeera Estate ayaa maanta soo bandhigtay Shirkado ay heshiis kula gashay inay biyo iyo koronto geliyaan dhulka laga dhisi doono deegaanka Jazeera ee loogu magac daray Real Estate. Munaasabad lagu soo bandhigayay heshiiskan oo ka dhacday maata Hotelka Jazeera ayaa waxaa hadalo ka jeediyay Mas'uuliyiinta Shirkadaha deegaanka ka dhisaya dhulka Jazeera iyo shirkada korontada iyo biyaha gelinaya. Gudoomiyaha Shirkada Jazeera Estate Iimaan Maxamed Cali ayaa ka hadlay halka ay mareyso dhismaha casriga ee laga hirgelinayo deegaanka Jazeera, kaasoo noqonaya deegaan dhan oo u dhisan qaababka guryaha caalamiga, waxaana uu lahaan doonaan dhamaan adeegyada aas aasiga u ah bulshada, sida Koronto, Biyo, Taleefan, Internet iyo iwm. Iimaan Maxamed Cali ayaa sheegay in dhagax dhiga rasmiga ee dhismahan uu bilaaban doono 1-4-2014, waxaana uu noqon doonaa deegaankii ugu horeeyay qaab casri u dhisan sida dalalka horumaray oo kale oo laga dhiso deegaanka Jazeera. Sidoo kale waxaa ka hadlay munaasabada Mohamud Omar Aadan oo ah milkiilaha shirkada la siiyay biyo gelinta dhulka, waxaana uu sheegay in dhamaan deegaankaas ay gelin doono biyo nadiif ah. Deegaanka Casriga ee Real Estate ayaa waxaa uu yeelan doonaan dhismayaal isugu jira Hotelo, Guryo Villa ah, Masaajid, Saldhig Boolis, Xarun Caafimaad iyo goobo lagu nasto oo Jardiino ah, Barkado lagu dabaasho, waxaana guryahaas loo qalabeyn doonaa sida guryaha casriga ee caalamka, iyadoo dhowaan la soo bandhigay naqshadaha deegaankan laga dhisayo Jazeera. excellent with stability and peace Mogadishu will surplus African capitals in-terms of infrastructure and beauty
-
Mujahiid Tarzan is doing wonderful job in Mogadishu soon he will transform the City into a moderate 21 century capital . The city needs clean - up
-
Mogadishu beats Hargeisa to Queen Elizabeth lol
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;989476 wrote: The funny part is Malistar Mr sambaloshe could've met the Queen 22 years ago but because of your incompetency and constant wars and destruction and never ending wars, it took 22 years for a Somalia ambassador to Visit and present his credentials to the United Kingdom. This is nothing to brag about the UK after all made it all happen they organized conference after conference for you walk with the civilized world eventhough aad wali aad u socod xuntahay. They made sure the mandate ended in 2012 they helped you draft a constitution even though your kangaroo parliament still cant grasp the constitution that was drafted for them. And the sad part is the UK ambassador to Somalia spends more time in Nairobi you are not able to provide the security of Foreign dignitaries. Something Sovereign republics are expected to do when they have formal relations. Awal ba cidi kuma diidanayn inad safaraad London ka furatid adiga uun ba safaraadihi calaamku ku lahayeen Xamar dhulka la simay, Many western , African and Asian countries are reopening and reconstructing their embassies in Mogadishu including UK - America - Germany and etc . Danjire cusub oo Dowlada Austaralia u soo magacowday Soomaaliya oo maanta soo gaaray Muqdisho Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Waraaqihiisa Safiirnimo Ka Gudoomay Danjiraha Cusub Ee Koonfur Afrika Uu Soo Magacowday Somaliya Recognition just got buried -
Mogadishu beats Hargeisa to Queen Elizabeth lol
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Kaluun;989430 wrote: The Queen used to be relevant when she used to deal directly with Somaliland but like Mogadishu she too was a failed islaan for 50 years. Her golden days and her golden rule ended just like Barre. The irrelevant met the irrelevant and powerless. Now days its all about 10 Downing St not Beckham Palace that's where new kids from her sons take photos with islaamo and drop flowers. Mogadishu again beats Hargaise this time 10 Downing St Done deal Hargaisa will remain under the blue flag I always though Somalilanders where better in Foreign relationship better diplomats then the rest of Somalis , I guess i was wrong considering not single embassy or consultant anywhere on earth . SNMland dears friend the Tigreyn regime just banned flights from Somaliland by rejecting to issue visa to the fake Snmland passport. -
Queen Elizabeth receives Somalia ambassadors credentials seems like Mogadishu beat Hargeisa :cool: Odweyn fancies and dreams kkkkk
-
A Mega capital city under tremendous construction and safe to invest will not remain like this , price of Property are sky hiking therefore property owner have the chance to cash out or build their Property thats the end ................. People are investing millions of dollars into Mogadishu any where from Hotels to Malls and etc ........... if one can afford spent view thousand to rebuild their property sell it and cash out in the west All municipalities do the same things like the Mogadishu authorities are doing now all abandon buildings are always bulldozed .
-
Vacancy properties must be built or bulldozed since these buildings may ruin the safety and beauty of Xamarcaadey . What Tarzan is doing is bringing back the beauty of the Capital city of Somalia , The people that own these destroyed vacant properties are to either build it or sell it . Also this is another way to speed up the reconstruction of the city and bringing people back to Invest in Mogadishu build your property is not so hard . No more bullet ruined Houses and buildings The capital city must look moderate and 21 century capital . well done by Mujahid Tarzan
-
Apophis;989098 wrote: Madoobe is making a mistake by alienating his kindred. tell me how Axmed Madoobe is making mistake , Jubba is a shared regions with various clans for the jubba admin to function it has to be all inclusive fair power sharing . I understand if he was creating a admin for Afmadow Jubbada Hoose,
-
Macalin Maxamed oo ka biya diiday wasaaradii loo qoondeeyay December 3, 2013 News Waxaa magaalada Kismaayo ka socda la tashayadii udambeeyay ee madaxweynaha maamulka Jubaland la leeyahay maamulkiisa iyo qaar kamida odayaasha dhaqanka ee Beelaha daga gobolada Jubooyinka.Xog ay Dhanaan Media si hooshe u heshay ayaa sheegaysa in Macalin Maxamed Ibraahim u ka biya diiday halkii wasiir ee Beesha A***** loo qoondeeyay oo isaga loo magacaabay. Wasaarada Macalin Maxamed loo sheegay inuu qabto ayaa ah wasaarada arimaha Bulshada iyo horumarinta.Waxay wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in Macalin Maxamed diiday qabashada xilkan, arintani ay dhalisay khilaaf hada taagan. Dhanka kale qaabka wasaaradaha loo qoondeeyay ayay dadku dareen kala duwan ka bixiyeen iyadoo mid kamida liistada golaha wasiiradu ay muujinayso in Beeluhu qaarna ay heleen hal wasiir halka qaar kalana laba wasiir la siiyay. Ku dhawaaqista golaha fulinta ee maamulka Jubaland ayaa lagu wadaa inay dhacdo isbuucan gudihiisa. Geeska kale soo xulista xubnaha Baarlamaanka ayaa laga yaabaa inay jiidanto iyadoo gudi odayaal ah oo saaray oo ka shaqeeyay soo xulista golaha Baarlamaanka.
-
Foreign Minister Fowsiyo Yusuf Haji Adan strong women her aggressive policy towards the international community and neighboring countries makes her fit for the Prime Minister job .
-
Top News Sawiirada Raisalwasaari hore ee Somalia Dr Farmaajo oo gobaha muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho lagu dhajiyay xili la hadal hayo in lo magacaabi doono Raislawasaraha Somalia. Magaalada Mudisho ee Caasimada Somalia ayaa caaw ka duwan sidii ay ahayd maalmihii la soo dhafay ayado magaalada lagu soo daadiyay Ciidamo badan oo lagu talagalay sugida Amaanka Magaalada Muqdisho xili magaaladaasi u galabtay ka dhacay isbadal weyn. Wadoyiinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkaya Ciidamo gaaf wareegaya iyo Shacbka oo iska waraysanaya Isbadalka ka dhacay Somalia. Arimaha caawa dadka soo jiidanayay ayaa waxaa ka mid ah in Sawirka Raisalwasaarihi hore ee Somalia Mudane Maxamed Cabdilahi Farmaajo lagu xardhay meelo badan oo magaalada Muqdisho ka tirsan ayado sido kale la arkayay gawaarida noca raxada ah oo uu ku dhagan yahay Sawirka Farmaajo. index Dhanka kale waxaa jira warar ka imanaya Villa Somalia oo sheegay in Dr Maxamed Cabdilahi Farmaajo u yahay Shaqsiga lo badinayo in uu Madaxweynaha Somalia u soo magacaabi doono Raisalwasaaraha Cusub ee Somalia. Sido kale waxaa jira warar sheegay in Midowga Yurup ay ka codsaden Madaxweynaha Somalia in u Raisalwasare Farmaajo u yahay Shaqsiga kaliyah ee lagu amini karo malaayiinta Dollar ee Midowga yurup ay ugu deeqay Somalia . Dr Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa waxaa lagu xasuusta sidi rajada qaranimada Somaliyeed uu u soo celiyay mudadii lixda bilood ahayd ee ay xukuumadiisu ka talinaysay Somalia asago noqday Raisalwasaraha ugu Shacbiyada badana Raisalwasaareyaashi so maray Somalia. Ali Nur Jamac Muqdisho-Somalia
-
Xildhiibaan Xoosh Jibriil D block member of the Parliament states why he voted against Pm Shirdon ? ” Mooshinkan in muran la geliyo goorma uu bilowday iyo cida bilowday ma ahan. Sida aad la socotaan bishii april ayaan soo bilowday mooshinkan waxaase ilaa xilligaasi ina hortaagnaa madaxtooyada oo laheyd suga bal inay xukuumada qaladkeeda saxdo laakiin taasi ma dhacin oo waa mida keentay inaan hadda mooshinkii dib usoo celino” ayuu yiri Xildhiibaan Xoosh Jibriil. Isagoona intaasi ku daray in xukuumada Saacid Farax ku fashilantay wax ka qabashada ammaanka iyo ka xoreynta dhul hor leh deegaamada ay heystaan kooxda Al-Shabaab. Waxaana uu tusaale usoo qaatay Baraawe iyo Buula-burde. ” Sanad iyo bilo ka hor ayaa Baledweyne iyo Kismaayo laga xoreeyey Al-Shabaab, balse xukuumadan hadda jirta waxay ku guuleysan weysay magaalooyinka qaraxyada iyo dhibka ay Al-Shabaab kasoo abaabulaan oo kala ah Baraawe iyo Buulaburde inay xoreeyaan, taasi ayaana ku tuseysa inay fashil tahay” ayuu yiri Xoosh oo sidoo kale sheegay in howlo dastuuri ah oo looga fadhiyey aysan ilaa hadda qaban xukumadan. ” Cadaada in isbadel lagu sameeyeo ayaa dastuurka qorayaa ilaa haddana waxba lagama qaban, waxaana kasii daran anaga baarlamaanka ah xitaa waa ina curyaamiyeen sababtoo ah barnaamijyo aan socon karin ayeya inoo soo gudbiyaan mana meel marin karno. Marka mooshinkan aan meel marino si xukuumadan midan ka fiican loo helo” ayuu yiri xildhibaan Abdirahmaan Xoosh Jibriil. no-confidence motion against the government of Prime minister Abdi Farah Shirdon is not tribal a feud its a failure issue .
-
Suldaanka;988899 wrote: Awoowe, I categorise this murder as a a road kill . Jaale Saacid was not even allowed to come before the Parliament. This is happenned while the D-Block was entertaining the Mogadishu elite. Somalia members of parliament voted to endorse a no-confidence motion against the government of Prime minister Abdi Farah Shirdon... The Vote of No confidence was led by members of Parliament from different clans i sense that Somali Parliament has matured well done why are the SNM descended twisting and spinning the decision of the Somali Federal Parliament ? Stop trying to divide the Somali People :confused:
-
Madaxweynaha oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada soomalaiya ayaa guddoonka baarlamaanka iyo mudanayaasha baarlamaanka ku amaanay go,aanka geesinimada leh oo ay qaateen,waxana uu sheegay in uu go,aankaasi ka turjumayo sida ay u xooganyihiin hay’adaha dimoquraadiga ah ee dalka. Congrats to the Parliament for successfully conducting a no-confidence motion against the government of Prime minister Abdi Farah Shirdon . The Next candidate or Pm should learn from Farah Shirdon and be significant and a strong figurehead . Somali Federal Parliament has matured and are now able to solve difficult task hold democratic sessions successfully holding the government accountable . Thanks to Great leadership of Speaker Of Parliament Mohamed Osman Jawaari .
-
Puntland Press statement we are fighting Khatuum admin sad story
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
GAROOWE:- Madaxtooyada Puntland oo laga soo saaray war ku aadan Dagaalkii Taleex GAROOWE:- Madaxtooyada Puntland oo laga soo saaray war ku aadan Dagaalkii Taleex. 30. november 2013 Allpuntland Dawlada Puntland ayaa war ka soo saartay Dagaalkii Taleex ka dhacay, iyadoona ku tilmaamtay weerar gardaro ah. WAR SAXAAFADEED 30 November 2013 Ciidamada ilaallada Madaxweyne-ku-xigeenka Dowladda Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo jooga Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa iska difaacay weerar maalintii November 28 ay soo qaadeen maleeshiyo uu hogaamiyo siyaasi-isku-sheega Mr. Maxamad Yusuf Jamac (Indhosheel) oo ka yimid Qurbajoogta Europe. Waxaa isku dhacaasi ku dhintay hal askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland iyo dhaawac culus oo soo gaaray askari kale, iyadoo maleeshiyadii Mr. Indhosheel ay ku soo weerareen ciidamada ilaallada Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland hub culus sida lidka taangiga. Waxaa isku dhacaasi ku dhintay todobo (7) ka mid ah maleeshiyadii Mr. Indhosheel oo soo weerartay ciidamada Puntland. Maalintii November 27, Mr. Indhosheel iyo maleeshiyada uu hogaamiyo waxay yimaadeen wadada laamiga ah oo isku xirta Garowe iyo Hargaysa, tuulada lagu magacaabo Godd Qaboobe oo 11km dhanka bari ka xigta magaalada Tukaraq oo ah xarunta KMG ah ee Gobolka Sool, isla markaasna uu ku yaalo Kastamka iyo difaaca hore ee Dowladda Puntland. Ciidamada Puntland waxay laamiga ka baacsadeen Mr. Indhosheel iyo maleeshiyadisii si aan hakad u gelin isu socodka dadka, gadiidka iyo ganacsiga u dhaxeeya gobollada ku yaala Puntland iyo Somaliland. Indhosheel wuxuu damacsanaa inuu Tukaraq ka go’doomiyo gobollada Puntland, uuna carqaladeeyo isu socodka, deegaankaasina ka abuuro jawi amnidarro ah. Wararkii ugu dambeeyey waxay caddeynayaan Mr. Indhosheel inuu u baxsaday dhanka xuduudda Somalia iyo Ethiopia. Dowladda Puntland ayaa hore dhowr jeer u dulqaadatay tallabooyin daandaansi ah oo lagu khalkhalgalinayo nabadda iyo amniga dalka. Mr. Indhosheel iyo maleeshiyadiisa la magacbaxday “Khatumo” waxaa abaabula oo maalgaliya siyaasiyiin hore u fashilmay iyo khalkhalgeliyaasha dibedda, kuwaasoo ujeedkoodu yahay in xasilooni darro laga abuuro Puntland ka hor doorashooyinka January 2014. Tan iyo bishii August 2013, Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland wuxuu ku sugnaa qeybo ka mid ah Gobolka Sool, gaar ahaan degmada uu ka soo jeedo ee Taleex, si uu dhiirigaliyo nabadda iyo dib u heshiisiinta dadka deegaanka, ugana hirgaliyo mashaariic horumarineed. Dowladda Puntland waxay ku baaqaysaa nabad iyo xasilooni, waxayna ugu yeeraysaa dhinacyada inay kusoo biiraan nidaamka iyo habraaca siyaasadeed ee sharciyeysan ee Puntland si loo hormariyo nabadda, cadaaladda iyo horumarka dalka. — DHAMMAAD — -
Puntland Press statement we are fighting Khatuum admin sad story
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Top News Dhageyso:Xildhibanada Khatumo Oo Shir Qabtay Kana Hadlay “Xasuuqii Taleex” Muqdisho (AGGM): Mudanayaasha Baarlamaanka F Somalia Ee Kasoo Jeeda Deegaanada Khaatumo State Of Somalia Ayaa Sheegay Xasuuqii Ka Dhacay Taleex Inuu Masuul Ka Yahay C/raxmaan Faroole. Xildhibaanada federaalka Somalia ee kasoo jeeda gobolada sool sanaag iyo cayn ee Maamulka khaatumo state of Somalia ayaa Siwayn uga Hadlay dhibaatadii dadka shacabka ah ay ku dhinteen ee ka dhacday magaalada taleex ee gobolka sool taasoo ay ku eedeeyeen inuu masuuliyadiisa qaadayo maamulka puntland ee faroole ka taliyo. Xildhibaan cali khaliif Galaydh oo kamid ahaa xildhibaanada shirka jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay inay dhibaato u gaysteen dad shacab ah oo reer khaatumo ah islamarkaana carabka ku adkeeyey in shirka khaatumo uu dhici doono aayahoodana ay ka tashan doonaan dabkaas uu shiday c/raxmaan faroolena uu isagu cawaaqib xumada ay keento uu dusha u ridan doono. Sidoo kale xildhibaan c/rashiid c/laahi maxamed agoon ayaa si kulul uga hadlay dhibaatadii ka dhacday degmada taleex islamarkaana *****lka ka qaaday saraakiisha hogaaminayey dagaalka oo uu tilmaamay inay dhamaan kasoo jeedaan degmada garoowe kuwaasoo uu carabaabay inay si arxan daro ah ugu dileen dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Mooge read Puntland Press statement it states clearly they are fighting the smaller Khatuum state for some tuulo ? What happened to LA for get about the Greater SSC regions -
Puntland Press statement we are fighting Khatuum admin sad story
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Ra’iisul Wasaaraha Saciid Shirdon Waxaan u tacsiyaynayaa dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay Taleex: Intii dhimatay Alle ha u naxariisto, kuwa dhaawacaana ha u booga dhayo,” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu oo ku baaqay in miyir, daganaansho, iyo walaaltinimo lagu xaliyo xaaladda taagan iminka. Ra’iisul Wasaaraha UN Special Representative for Somalia appeals for calm in Sool Violence cannot and will not resolve political issues. All those with a stake in the area must show calm and pursue reconciliation," said SRSG Kay. Will Ali khalif galaydh capitalize on the opportunity and the attention both SFG and IC are giving to the underdog Khatum admin taking on the bully Farole .... prime time for Khatuum admin -
Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalkii Maalin ka hor ka dhacy degmada Taleex ee Gobolka Sool (WAR-SAXAAFADEED) Sabti, November 30, 2013 (HOL) — Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dagaalladii ka dhacay Puntland, iyadoo war-saxaafadeed ay soo saartay maanta ku sheegtay in ilaallada madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Jen. Cabdisamad Cali Shire oo jooga degmada Taleex ee gobolka Sool ay iska difaacay weerar maalintii Khamiista ahayd oo bishan ay ku beegnayd 28-ka ka dhacay degmada, isagoo sheegay in dagaalkaas ay soo qaadeen cidammo uu hoggaamiyo, Maxamad Yusuf Jamac (Indho-sheel) oo ka yimid qurbaha. Waxaa dagaalkaas ku dhintay hal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland iyo dhaawac culus oo soo gaaray askari kale, iyadoo dhinaca Indho-sheel ay ku soo weerareen ciidamada ilaallada madaxweyne ku-xigeenka Puntland hub culus sida lidka taangiga. Isku dhacaas waxaa kaga dhintay toddobo ka mid ah ciidamadiisa oo weerar kusoo qaaday ciidamada Puntland. “Maalintii November 27, Indho-sheel iyo ciidamadiisa waxay yimaadeen jidka laamiga ah ee isku xirta Garoowe iyo Hargaysa, tuulada God-Qaboobe oo 11-km dhanka bari ka xigta Tukaraq oo ah xarunta KMG ah ee gobolka Sool, isla markaasna uu ku yaallo koontaroolka iyo difaaca hore ee Puntland,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay Puntland. Sidoo kale, waxaa lagu sheegay warsaxaafadeedka in ciidamada Puntland ay laamiga ka baacsadeen Indho-sheel iyo ciidamadii uu watay si aysan hakad u gelin isku socodka dadka, gadiidka iyo ganacsiga u dhaxeeya gobollada ku yaala Puntland iyo Somaliland. “Indho-sheel wuxuu damacsanaa inuu Tukaraq ka go’doomiyo gobollada Puntland, uuna carqaladeeyo isu socodka, deegaankaasna uu ka abuuro jawi amni-darro ah,” ayaa mar kale lagu yiri war-saxaafadeedka. Wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in Indho-sheel uu u baxsaday dhanka xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya. “Puntland ayaa hore dhowr jeer u dul-qaadatay tallabooyin daan-daansi ah oo lagu qal-qal-galinayo nabadda iyo amniga dalka. Indhosheel iyo koox la magacbaxday “Khaatumo” waxaa abaabula oo maalgaliya siyaasiyiin hore u fashilmay siyaasadda, kuwaasoo ujeedkoodu yahay in xasillooni darro laga abuuro Puntland ka hor doorashooyinka Jannaayo 2014-ka” ayaa sidoo kale lagu yiri warka kasoo baxay Puntland. Maamulka Puntland ayaa sidoo kale warkiisan ku sheegay in tan iyo bishii Ogoosto ee sannadkan, madaxweyne ku-xigeenka Puntland uu ku sugnaa qaybo ka mid ah gobolka Sool, gaar ahaan degmada uu kasoo jeedo ee Taleex si uu dhiirri-galiyo nabadda iyo dib u heshiisiinta dadka deegaanka, ugana hirgaliyo mashaariic horumarineed. Ugu dambeyn, Puntland waxay sheegtay inay nabadda ugu baaqayso dadka, iyadoo ugu yeertay dhinacyadaasna ay kusoo biiraan nidaamka iyo hab-raaca siyaasadeed ee Puntland si loo hormariyo nabadda, cadaaladda iyo horumarka dalka. Hiiraan Online, Gaalkacyo
-
Xaaji Xunjuf;988071 wrote: You dont need the UN to build a functioning army unless u want un troops to protect you. The united nations partly lifted the arms embargo not that it stopped the influx of arms into to somalia what u need is proper structure in the defense department u need leadership that trains the arms forces, u need to be serious about reinstating the army united nations cannot build ano army for you and if you want gun ships war planes these tools are the most easiest to purchase you just need money what u need to do is pay the damn salaries of the sfg militia and stop stealing their monthly salary. The rest can be build on time. e SFG request was 12 Military helicopter to speed up the fight against Alshabaab , NO longer does the SFG depend on Aid to function never the less it will be a boost for the reconstruction of Somalia. Most of education and Business development - road constructions and etc in South Somalia are done by private businesses . Mogadishu port - Airport and general tax on the market are enough revenue to build a Professional army . Pm Fawzia Yusuf Adam aggressive policy towards IC should be welcomed More o aggressive approach are need both at home and in the International arena .
-
Well done i respect the foreign minister for exposing the EU fake promise to the Somali Gov since late President Abdulahi Yusuf rip Administration . This aggressive approach by the SFG foreign minister was needed for the EU to act fast and fulfill their Promises as other IC donors have done . Next task or follow up for Fawzia Yusuf Adam Somalia's minister of foreign affairs and deputy PM should be the U.N Security council resolution that was passed earlier this month which opens the door for the the rebuilding of Somali National Army . SFG are ought to get more aggressive both home and in the International arena . The surge is meant to provide a short-term enhancement to the force known as AMISOM. After 18 to 24 months, the U.N. wants to hand over the fighting to the Somali army and send a U.N. peacekeeping mission to replace the AU force. The resolution also approves 12 new military helicopters from troop-contributing countries. P.s Tax revenue from Mogadishu - Hiiraan - Sh-dhex - Sh -hoose - Jubba- and Goboladhex are enough for the SFG to run the Nation .
-
Guddoomiyaha Barlamanka Somaliland oo xalay xabsi la dhigay ka dib markii ….. Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la baxay Somaliland ayaa waxay sheegayaan in xalay xabsiga la dhigay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland iyo mas’uuliyiin kale, kuwaas oo ay xireen ciidamada booliska Somaliland oo sheegay inay su’alo weydiinayaan Guddoomiyaha iyo ragga kale ee lala xiray. Sida warku sheegayo afar xubnood oo ka mid ah Guddiga qabanqaabada soo dhaweynta Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ah, ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani C/raxmaan Maxamed C/laahi {Cirro} xabsiga Hargeysa la dhiga, lamana sheegin sababta ka dambeysa xarigga Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland C/raxmaan Cirro iyo afarta xubnood ee lala xiray. Xoghayaha warfaafinta xisbiga Wadani Maxamed Xasan Dirir oo aan xalay qadka taleefanka kula hadalnay ayaa sheegay in ciidanka booliska iyo kuwa nabad sugidda Somaliland ay xireen Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland iyo afar xubnood oo kale, wuxuuna xusay inaysan si rasmi ah u garankarin ujeedada ka dambeysa xarigga Guddoomiyaha iyo mas’uuliyiinta kale ee iyaguna ka tirsan isla xisbiga wadani. Xoghayaha warfaafinta Xisbiga Wadani ayaa sidoo kale sheegay inuu wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ka balanqaaday in xorriyadooda dib loogu soo celin doono afartaasi xubnood ee ka midka ahaa Guddiga qabanqaabada soo dhaweynta Guddoomiyaha xisbigaasi, wuxuuna xarigga xubnahan uu ku soo beegmayaa maalin un ka dib markii uu wasiirka duulista Somaliland garoonka diyaaradaha ee Hargeysa ka horjoogsaday inay ka dhoofaan mas’uuliyiin uu u ugu sareeyo murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Ucid.
-
Ciidamad Isbahaysanaya oo fariisimo Ciidan ka Sameystay inta u dhexeysa Magaalooyinka Baladweyne iyo Buulo-burte Isniin, November 25, 2013 (HOL) — Ciidamada isbahaysanaya ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa fariisimo ciidan ka sameystay inta u dhexeysa Buulo-burte iyo magaalada Balaweyne, iyagoo qorsheynaya inay la wareegaan degmada Buulo-burte oo ay ka taliso Al-shabaab. Dhaqdhaqaaqyadii ay shalay ciidamadan billaabeen ay kul wareegeen dhowr deegaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan, halkaasoo ay horay ugu sugnaayeen Al-shabaab, iyadoo ciidamadu ay horay u sii socdeen saakay oo Isniin ah. Saraakiisha hoggaaminaya ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in qorshahooda yahay sidii Al-Shabaab ay uga saari lahaayeen deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka Hiiraan. Howl-galkan ayaa yimid kaddib markii Al-Shabaab weerarro dhowr ah ka geysteen degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuwaasoo ay ku dhinteen dad badan oo isugu jiray ciidammo iyo shacab. “Qorshahan waa mid billow ah oo lagu doonayo in gobolka oo dhan looga saaro Al-shabaab, wuuna soconayaa inta ay taasi suuro-galayso,” ayuu ku yiri hadal uu warbaahinta siiyay taliyaha ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM, Col. Cismaan Dubad. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee Jabuuti ka socda ayaa waxay ku baxeen shalay dhinaca galbeed ee magaalada Baladweyne iyagoo fariisimo ka sameystay deegaanno ka durugsan Baladweyne, halka kuwa Itoobiya oo kusoo dhaqaaqay dhinaca bari ay iyaguna fariisimo ka sameysteen jidka isku xira Baladweyne iyo Buulo-burde. Holwgalkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo ciidamada dowladda iyo kuwa gacanta siinaya ay ka sameeyaan gobolka Hiiraan, balse lama oga sida xaalku noqon doono iyadoo Al-shabaabna ay diyaargarow xooggan ku jirto. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
, will cover a range of issues, including the management of air space, cooperation on the fight against terrorism, piracy, serious crime, illegal fishing and the dumping of toxic waste at sea, as well as economic development focusing on the encouragement of international aid, trade and investment. The FM also said the Turkish government will open a consulate in Hargeisa while Somaliland is also expected to open in Ankara in the near future, he also revealed the Turkish government to will increase the educational Scholarships to Somaliland Students So the talks are about integrating or you my call it cooperation between SFG and Hargeysa admin on security and economic issue Interesting News indeed .
-
Golaha Wasiirada oo maanta ka dooday miisaaniyada sanadka 2014
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Miisaaniyada sanada 2014 aan qorshaynay ayaa gaaraysa 219.Malyan oo doolar, , miisaaniyadan ayaa ah mid ka badan tii sanadkii hore, 128 malyan oo ka mid ah waxay ka imaanaysaa dakhliga gudaha dalka, halka 91 milyan ay ka imaanayso kaalmada caalamiga ah, waxaa miisaaniyada cusub qayb ka ah 137 maylan oo loogu tala galay dhank horumarinta oo aan dowlada soo maraynin” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta . Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka mudane Cabdikarin Xusein Guleed oo hogaaminayey gudigii aaday magaalada Beladweyn ayaa ka warbixiyey kulamadii ay la qaateen bulshada qaybaheeda kala duwan. “ Kulankii aan la yeelanay dadka reer Beladweyne waxay noo muujiyeen sida ay u jecel yihiin dowladnimada, waxayna noo balan qaadeen in ay xoojinayaan isku xirka dadka iyo dowlada, dhankayaga waxaan soo dhaweeynay kuna taageernay shacabka reer Hiiraan dadaalkooda ay ku doonayaan inay ku samaysataan Maamul ay shacabku soo doorteen, taas oo ka turjumaysa siyaasada dowlada, si meesha looga saaro maamuladii la soo magacaabi jiray” ayuu yiri wasiirku oo dhanka kalana xusay in qaraxii ka dhacay Beladweyn ay ku dhinteen ciidamo boolis ah oo isu diyaarinayey inay tukadaan salaadan duhur, taas oo muujinaysa in kooxda nabad diidka ah aysan xurmaynayn salaada iyo diinteena suuban. Good to see the Gov working hard congrats to the budget going up ........ Pm Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid showing he can handle his Job
-
Popular Contributors