malistar2012
Nomad-
Content Count
2,754 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by malistar2012
-
<cite> @burahadeer said:</cite> Mogadishu loves war break out between the 2 entities so they think xamar could be a winner and Burundians come up further north.In that scenario Mogadishu can claim we all occupied and extend its influence...so is the dream. Actually there's lot behind the curtain deals between SL & PL toward cooperation. \\ Mogadishu ? Villa Somalia wishes the best for the two entities , This is nothing to Fight over - The Land will always remain Somalia - . Puntland once again using the Terrorist card ?
-
Wasiirka Amniga Puntland” Silaanyo Al-Shabaab ayuu Tageera Markii Falal Dilal ah dhacaana Shahadooyin ayuu siiya” Wasiirka Wasaarada Amniga Maamulka Puntland Xassan Cismaan Aloore ayaa eedayn kulul hawada u marsiyeey Madaxweynaha Maamulka somaliland Axmed Silaanyo,Taas oo ahayd in Silaanyo uu Tageero kooxda Al-Shabaab. Wasiirka ayaa ka jawaabay hadal kasoo baxay mid kamid ah Xildhibaana somaliland oo ku aadana in Madaxweyne Gaas garowe ay kasoo qabanayaan isagoo Maxbuus ah ,Arintaas oo uu Wasiirka ku Tilmaamay Mid Afka ah. Silaanyo ayuu ku shegay in shahaadoyin uu siiyo Al-Shabaab marka Kooxda Al-Shabaab ay fuliyaan weraaro is qarxin ah sida uu hadalka u dhigay Wasiirka .
-
Big News Madaxweynaha Puntland oo shegay in somaliland ay Maalgaliso Kooxda Al-Shabaab Mar 24, 2014 - 1 Jawaab Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta sheegay in kooxda Alshabab ee ka dagaalanta buuraha Galgala ay maalgalin iyo taagero ka hesho mamulka Somaliland. Hadalkaan ayuu Dr.Gaas ka sheegay kulan uu madaxtooyadda Bosaso kula qaatay qaar ka mid ah waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Gobalka Bari isaga oo xusey iney kooxdani dhinaca Somaliland ka soo gasho Puntland. Waxa uu sheegay inay arrintaasi ka war hayaan isla markasna ay beesha caalamka ogaysiinayaan taageerada Somaliland ay siiso kooxda Alshabab. Arinta ay dadku hadal hayaan ayaa ah socdaalkii madaxwaynaha Somaliland ee todobadkii hore uu ku tagay magalada Laasqoray iyo dilkii maalintii ka danbaysay duleedka magalada Bosaso kooxda Alshabab ugu gaystay allaha u naxariistee taliyihii ciidanka daraawiisha Col.Jaamac Afgaduud, iyo waliba raadinta caalamku baadi goobayo Yasin Kilwe oo ah madaxa Alshabaabka Puntland, oo la rumeysan yahay in madaxweyne Siilaanyo soo maray dhul lagu tuhmayo inuu ku dhuumaaleysanayo ninkaasi.
-
khaatumo state invited Somali government to visit sool.sanaag.cayn
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> Malister Somaliland is not the au protectorate of Somalia no one can just come in. Indocade is a no one in somaliland. He will be strip searched at the airport slapped and shipped back to the Burundian protectorate. Abdi Cawar has been denied entry into East Sanag what makes you think some merejuiana dealing joke can come. Malister how's your indepedence struggle going ??? I heard Burundi is willing to give you some limited freedoms. Hahahaha QOSOLiyo Naxdin HA U DHIMAN !!! Cali Maxamed geedi, Maxamed Cabdi Yusuf, Xasan Abshir faarax, ayaa dhammaantood ku dheeraaday mudnaanta ay leedahay taageerada Khaatumo loogana baahan yahay in la taageero shirka taleex isla markaana ay tegi doonaan iyagu shirka. -
khaatumo state invited Somali government to visit sool.sanaag.cayn
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Cidanesuldane General indhocade is coming to SSC lets see the chess beating and the bravado .... Madaxweynaha maamulka khaatumo Indhosheel very shred politician - Indhosheel is more clever then Ali Geleydh he will achieve what Ali couldn't - -
DEgdeg Sawiro:-Kulan Balaadhan Oo Lagu Taageerayo Khaatumo Oo Goordhaweyd Hotel Aljazera Mogadishu Kulan balaaran oo lagu taageerayey dhismaha maamul goboleedka soomaaliyeed ee Khaatumo,isla markaana ay kasoo qayb galeen raysal wasaareyaashii hore ee Soomaaliya qaarkood, golaha wasiirada xukuumada Soomaaliyeed, madax dhaqameed, ururada haweenka Qaranka soomaaliyeed iyo marti Sharaf kala duwan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho Ugu horeyna kulanka waxaa ka hadlay isla markaana warbixin guud ka bixiyey xaalada guud ee Khaatumo madax weyne Indho sheel. Wuxuu sheegay in shacabka reer Khaatumo ay dhowr iyo labaatan sano dhiigooda u daadinayaan midnimada umada Soomaaliyeed, lkn wuxuu cod dheer ku sheegay in Khaatumo keligood aan xilka saarneyn arintaas ee ay garab ka sugayaan umada soomaaliyeed ee midnimada jecel Cali Maxamed geedi, Maxamed Cabdi Yusuf, Xasan Abshir faarax, ayaa dhammaantood ku dheeraaday mudnaanta ay leedahay taageerada Khaatumo loogana baahan yahay in la taageero shirka taleex isla markaana ay tegi doonaan iyagu shirka. Cabdulahi sh Xasan oo ah gudoomiyaha ururka nabada iyo dimuqraadiyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowlada ay waajib ku tahay taageerada iyo tegista shirka Khaatumo.
-
Some respite from politics, however brief, President faroole is back...
malistar2012 replied to Tillamook's topic in Politics
Hailemariam: “Ethiopia waxa ay diyaar u tahay in ay ka difaacdo Somaliland wax kasta oo uga yimaada Puntland Faaroole wasting his time , Gass was told to Forget about SSC etc - Now Faaroole is their to safe Puntland from the aggression of Somalil-land ceeb waxaas wax lagu faano maha -
Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Cali Dhagaqey Ciidanka Dowladaay ay toogteen hogaamiyihii ugu naxariista darnaa ee Alshabaab iyo lix ilaaladiisa Taliyaha Ciidamada Guutada 60-aad, ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay toogteen Madaxii Amniyaadka e Ururka Al Shabaab u joogay Gobolka Bakool.Waxuu Taliyaha sidoo kale carabka ku dhiftay in Dilka Sarkaalkan uu fududeeyay Rag ay ku dhex leeyihiin Ururka Al Shabaab isagoona tilmaamay in ay socon doonaan beesiga Saraakiisha AlShabaab. Majiri hadal ka soo baxay Saraakiisha Al Shabaab oo ku aadan Dili Xaly loogu geystay Madaxii Amniyaadka ee Dagaal yahanada Ururka Al Shabaab The coward was killed Execution style with his staff - No Mercy for those who show no Mercy . Xaaji Xanuf The Coward Gadone will be Killed if he continues to stay in the South that's Fact i doubt that he is that brave enough . Will Hargeysa Give him safe Heaven?
-
Wasiir Goodax Barre oo Hanjabaad Kulul Hawada u Marsiyeey Madaxda Al-Shabaab Xukuumadda Soomaaliya waxa ay shaacisay in Masuuliyiinta Ururka Al-Shabaab hadii ay Dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigto aysan laheyn wax cafis ah. Wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/laahi Goodax Barre, ayaa sheegay in amiirada sar sare ee Ururka Al-Shabaab ay yihiin kuwa aan laheyn wax cafis ah oo ay Dowladda Soomaaliya ka qaadeyso tilaabo sharciga waafaqsan. Wasiir Goodax, wuxuu tilmaamay in raga ku xiran sida uu sheegay Al-Qaeda aysan laheyn wax cafis ah, balse amiirada dhexe ee la qalday sida uu hadalka udhigay hadii ay hubka dhigaan oo shacabkooda ay kamid noqdaan Dowladda Soomaaliya ay la macaamilayso. Wuxuu sheegay in Masuuliyiinta ciidanka iyo kuwa Gobalada dalka Soomaaliya ay amar uqabaan inay macaamil la galaan raga dhexe ee Shabaab hadii ay isa soo dhiibaan, isaga oo tilmaamay in hadaba uu jiro wadahadal kala dhaxeeya rag ka tirsan Shabaab. Dowladda Soomaaliya ayaa wada dagaal culus oo ay kula jiraan Ururka Al-Shabaab, iyadoo Shabaab Degmooyin badan oo ka tirsan Gobalada dalka Soomaaliya.
-
Ciidamada Dowladda Somalia iyo AMISOM oo la wareegay degmada Qoryooley Sabti, Maarso 22, 2014 (HOL) — Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellada Hoose oo sannadihii ugu dambeeyay ay maamulaysay Al-shabaab. Dagaal culus oo dhacay kaddib ayaa ciidamada dowladda iyo AMISOM waxaa u suuro-gashay in ay la wareegaan degmadaas, inkastoo weli gudaha degmadaas laga maqlayo rasaas mararka qaarkood dhacaysa. “Waxaa degmada soo galay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo wata gaadiidka dagaalka oo ay ku jiraan taangiyo,” ayay tiri haweeney ka mid ah dadka degmadaas ku nool oo magaceeda sababo ammaan u qarisay. Lama oga khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee dagaalkii Qoryooley lagu qabsaday maanta ka dhashay, balse saraakiisha dowladda ee hoggaaminaya dagaalka ayaa sheegay in ay dib ka faah-faahin doonaan khasaaraha. Sidoo kale, wariyeyaal isugu jira Soomaali iyo ajnabi oo la socda ciidanka huwanta ah ee Qoryooleey la wareegay ayaa sheegaya inaysan weli arkin dhimashada labada dhinac ee dagaalamaya, xaaladduna ay tahay mid dagaal. “Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo ku socdeen laba waddo ayaa saaka aroortii hore weerar ku qaaday degmada Qoryooley, waxaase hadda gudaha u galay Qoryooleey ciidamadii kasoo dhaqaaqay degmada Jannaale, kuwii kalena dibadda ayay weli ku sugan yihiin,” ayuu yiri wariyaha BBC-da, Macallimuu oo ka mid ah wariyeyaasha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM la socda. Wariyaha ayaa hadalkiisa raaciyay in mararka qaarkood ay rasaas ka dhacayso gudaha degmada, isagoo intaas ku daray in xaaladdu ay haatan tahay xaalad dagaal oo aad u kacsan. Taliska AMISOM oo ka hadlay qabshada degmada Qoryooley ayaa iyaguna sheegay in degmadan ay noqonayso tii siddeedaad oo ay ciidamadooda iyo kuwa dowaldda Somalia ay ka qabsadaan Al-shabaab, afartii toddobaad ee ugu dambeeyay. Al-shabaab ayaa weli ka hadlin dagaalka looga qabsaday degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo tani ay kusoo beegmayso xilli madaxda dowladda Soomaaliya ay ku cel-celinayeen inay sannadkan 2014-ka soo af-jarayaan Al-shabaab. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
If Xunjuf was asked to solve the Somali stalemate
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Hailemariam: “Ethiopia waxa ay diyaar u tahay in ay ka difaacdo Somaliland wax kasta oo uga yimaada Alshabaab” The Mighty Somalialnd Army Needed Ethiopian Army to capture one Terrorist In Burco , fuulaye baa tahiin It took One Alshabaab leader individual to cause Panic - where by the Tigreyn Soldiers were requested and needed to cross the Border all the way To Burco . fuulaye baa tahiin Sarkaalkaasi ayaa lagu magacaabaa C/laahi Maxamed Axmed Carabey is a Somaliland lander this is local issue - what was need for the speed dialing Ethiopian troops ? waax isku muu haysan ceeb The Year old SFG controls more land - build stronger army - defeated Hargeysa economically and Politically . Dhuloz are Milking Hargeysa - ceeb Today LA Has better economically and INFORSTRUCTURE then the rest of Somaliland . -
CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYA QAYBTA 21AAD GOBOLLADA DHEXE OO MAANTAY SHEEGAY IN AY DHAWAAN BILAABAYAAN HOWLGAL AY AL-SHABAAB UGA SAARAYAAN DEGAANADA AY KATALIYAAN GOBOLKA GALGADUUD. Ciidamo Badan Oo Ka Tirsan Xooga Milateriga Soomaaliya Oo Maanta Tababar Usoo Dhamaaday Kuna Dhaartay Difaaca Dalka Published on January 5, 2014 by sooyaalo · No Comments Cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta tababar loogu soo xiray xarunta taliska 21aad ciidanka ee ku taala Degmada Dhusamareeb, kuwaas oo muddo afar bilood ah tababar uu u socday. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qayb galay saraakiil ka socotay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, maamulka Gobolka Galgaduud kan Degmada Dhusamareb, qaybaha Bulshada iyo mas’uuliyiin ka socotay Ahlu Sunna Wal-jamaaca. Ugu horaynba waxaa munaasabada ka hadlay Taliyaha qaybta 21aad Sulub Axmed Diiriye waxa uuna ka warbixiyey sidii uu tababarka ciidamadaan uu u socday, isagoo xusay in ciidamada tababaarka loo soo xiray ay tiradoodu gaareyso 600 askari. Sidoo kale waxaa munaasabada ka hadlay Sareeye Guuto C/laahi Cusmaan Cageey waxa uuna sheegay in ciidamadaan hada wixii ka dambeeya ay heli doonaan xaquuqdoodii ciidannimo dowladuna sanadkan cusub ay qorshe u dajisay dhammaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku aadan dib u dhiskooda. Waxaa iyana halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah bulshadii ka soo qaybgashay xafladda xiritaanka tababarka waxa ayna balan qaadeen inay garab istaagayaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Ugu dambayn munaasabada ayaa waxaa soo gabagabeeyey Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Weheliye (Cirfo) waxa uuna carabka ku adkeeyey in loo baahan yahay in ciidamadaani ay mudan yihiin mahad celin, isagoo tilmaamay in tababarkaan ay soo bilaabatay 30kii August ee sanadkii tegay. . Ciidamadaan maanta tababarka loo soo xiray ayaa waxa ay ku dhaarteen difaaca diinta, dadka iyo dalka Soomaaliyeed waana markii ugu horaysay ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed tababar loogu soo xiro xarunta taliska 21aad tan iyo wixii ka dambeeyey bur burkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Xafiiska Shabakada Sooyaalnews.com
-
Alshabaab are being hunted down and killed - they are on the run confused loosing high ranking Saraakiils . Dhagayso:- Saraakil Al-Shabaab ah oo lagu Dilay Gobalka Shabeelaha Hoose Feysal C/qaadir oo ka mid ah saraakiisha ciidanka dawlada Somaliya ayaa waxa uu sheegay in dagaal dhawaan ka dhacay degmada Qoryooleey duleedkeeda waxaana uu sheegay inay ku dileen dagaalkaasi 25 sargaal oo ka mid ahaa xarakada Al Shabaab. Sargaalkaan u hadlay ciidanka dagaalka kawada gobolka Shabellaha hoose ee dawlada Somaliya katirsan ayaa sheegaya inay sidoo kale ciidanka iskaabaya ee AMISOM iyo kuwa Xoogga dalka gacanta ku dhigeen labo baabuur oo nuuca dagaalka ah. Feysal C/qaadir waxa uu sheegayaa inay dhawaan qorsheynayaan sidii ay ula wareegi lahaayeen saacadaha soo socda degmada Qoryooleey oo weli shabaabku ka taliyaan. Dagaalkii ka dhacay maalin ka hor degmada Qoryooleey duleedkeeda ayaan waxa weli ka hadlin Al Shabaab iyagoo aan ka jawaabin hadalka kasoo baxay dhinaca dawlada ee ah in saraakiil Al Shabaab ah dileen.
-
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dilay sarkaal ka tirsan Xarakada Al Shabaab degaan ka tirsan duleedka magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Cali Dhagey iyo 6 ka tirsan Ilaaladiisa ayaa la sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay ku dileen Degaan lagu magacaabo Daba-gadir oo 25km ka baxsan magaalada Xudur ee gobolka Bakool habeen hore. Taliyaha Ciidamada dowlada Guutada 60-aad oo la hadlay Idaacadda SKY FM ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay toogteen Madaxii Amniyaadka Al-Shabaab u joogay Gobolka Bakool. Waxuu Taliyaha sidoo kale sheegay in dilka Sarkaalkan ay fududeeyeen rag ay ku dhex leeyihiin Ururka Al Shabaab, wuxuuna intaa ku daray in ciidamada dowlada ay la soo wareegeen lacag 30 milyan shso ah oo sarkaalkan uu watay. Cali Dhagey oo ah Madaxii ciidamada amniyaadka ee Xarakada Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay inuu ku gowracay Wadaad Caan ahaa 19-kii Bisha Maarso ee Sanadkii 2013 Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool. Illaa hadda ma Ma jiro hadal ka soo baxay Saraakiisha Xarakada Al-Shabaab oo ku aadan dilka loogu geystay duleedka magaalada Xudur ee gobolka Bakool sarkalkan iyaga ka tirsanaa. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
-
Bakool (Caasimada Online) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaabaya kuwa AMISOM ayaa ku Dilay hogaamiyihii maleeshiyada amniyaadka ee Xarakada Al Shabaab Degaan ka tirsan Gobolka Bakool. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Cali Dhagaqey iyo 6 ka tirsan Ilaaladiisa, ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay ku Dileen Degaan lagu magacaabo Daba-gadir oo ka tirsan Gobolka Bakool. Cali Dhagaqey, oo ahaa Madaxii Amniyaadka ee maleeshiyada Al Shabaab, ayaa waxaa la sheegay in uu ku gowracay Wadaad Caan ahaa 19-kii Bisha Marso ee Sanada 2013 Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool. Taliyaha Ciidamada Guutada 60-aad, ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay toogteen Madaxii Amniyaadka e Ururka Al Shabaab u joogay Gobolka Bakool.Waxuu Taliyaha sidoo kale carabka ku dhiftay in Dilka Sarkaalkan uu fududeeyay Rag ay ku dhex leeyihiin Ururka Al Shabaab isagoona tilmaamay in ay socon doonaan beesiga Saraakiisha AlShabaab. Majiri hadal ka soo baxay Saraakiisha Al Shabaab oo ku aadan Dili Xaly loogu geystay Madaxii Amniyaadka ee Dagaal yahanada Ururka Al Shabaab Degaan ka tirsan Gobolka Bakool. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho
-
If Xunjuf was asked to solve the Somali stalemate
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> Out of all the facts put forward to malister he has come back with Baaaacaaaaaaac.... And post after post of nonsense cut and past from articles. Malister you are a funny guy keep trying to convince yourself the so called somali army will help you. They can't secure a block in mugdisho on there own Hahaha.... Answer question sxb ?, Why are the SNM Militias hiding behind the Ethiopian army to Arrest one Individual .... That shows how strong your SNM Militias are . One Terrorist shows up In Somali land Hargeysa calls for Tigreyn Army - . fuulaye baa tahiin It took One terrorist for SNM admin to Panic , Imagine in Gadone and Alshabaab show up in Burco - At least Puntland are fighting Alshabaab alone . Ciidamada Ethiopia ayaa ninkan u kaxaystay dhinaca xuduudooda iyadoo ay kuwa Somaliland ka caawiyeen soo qabashadiisa, sida ay sheegeen ilo wareed ku sugan degmada Burco oo arrinkan ka warhayey. Cidane Suldan the truth hearts sxb , After 23 yeaers of building army - SNM admin are being black mailed by Sub sub clan of Dhuloz to stay in SSC kkkk . . -
If Xunjuf was asked to solve the Somali stalemate
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
<cite> @CidanSultan said:</cite> ^^^ Aideed was the only decent thing the south ever produced AUN. Lion of the south....its a shame under his leadership the south would have been very different. But the siadist divided them into two groups and played them one against the other. No logic really this lot today the AU protectorate Of Somalia exists because of that and they talk about unity when they hide behind Burundian tanks. Seriously... Hargeysa (RBC) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xidhxidh ee u dhow Widhwidh ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo ay wehlinayaan kuwa maamulka Somaliland ay halkaasi ka soo qabteen sarkaal ka soo goostay ururka Al Shabaab oo ka soo jeeda deegaanada Somaliland. Maamulka Somaliland ayaa horey heshiis iskaashi dhinaca amniga u la saxiixday sirdoonka Ethiopia kaasoo Somaliland ay ku ogolaatay in dadka ay doonayaan sirdoonka Ethiopia ee ku sugan deegaanada uu ka taliyo maamulka Somaliland loo fududeeyo soo qabashadooda. hadu fan wax tarayo -
If Xunjuf was asked to solve the Somali stalemate
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Hargeysa (RBC) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xidhxidh ee u dhow Widhwidh ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo ay wehlinayaan kuwa maamulka Somaliland ay halkaasi ka soo qabteen sarkaal ka soo goostay ururka Al Shabaab oo ka soo jeeda deegaanada Somaliland. Sarkaalkaasi ayaa lagu magacaabaa C/laahi Maxamed Axmed Carabey, wuxuuna deegaankaasi gaaray dhowaan ka dib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay xubnaha sare ee ururka Al Shabaab kaasoo sababay in saraakiil sare oo kooxda hogaankeeda ka mid ahaa ay goostaan. Carabey ayaa la aaminsan yahay inuu ka mid ahaa ragga sida weyn ugu dhow hogaamiyaha Al Shabaab Axmed Cabdi Godane [oo magaciisa kalana yahay Mukhtaar Abu Zubeyr] kaasoo dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Somaliland, hase yeeshee Carabey waxa uu ka mid ahaa saraakiisha uu khilaafka kala dhexeeyay Axmed Godane ee isaga cararay in la khaarajiyo. Waxaanu wararku sheegayaan in Carabey uu u baxsaday dhinaca deegaankii uu ka soo jeeday ee gobolka Togdheer halkaasoo ay ka war heleen sirdoonka Ethiopia iyo kuwa Somaliland lagana qabtay labo maalin ka hor. Ciidamada Ethiopia ayaa ninkan u kaxaystay dhinaca xuduudooda iyadoo ay kuwa Somaliland ka caawiyeen soo qabashadiisa, sida ay sheegeen ilo wareed ku sugan degmada Burco oo arrinkan ka warhayey. Maamulka Somaliland ayaa horey heshiis iskaashi dhinaca amniga u la saxiixday sirdoonka Ethiopia kaasoo Somaliland ay ku ogolaatay in dadka ay doonayaan sirdoonka Ethiopia ee ku sugan deegaanada uu ka taliyo maamulka Somaliland loo fududeeyo soo qabashadooda. -
If Xunjuf was asked to solve the Somali stalemate
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
No logic really this lot today the AU protectorate Of Somalia exists because of that and they talk about unity when they hide behind Burundian tanks. i sense the Frustration sxb , Somaliland are struggling with sub sub clan of Duhlos - LA cost you heavy Salary your present is by means of black mailing, Stop the fake chess beating . Mogadishu will always be economically -Militarily and Politically stronger then Hargeysa .... Twenty three years of Peace and your leaders can Pave single street , Silaanyo and his whole cabinet almost diet in the desert land kkkkk hadu fan wax tarayo -
If Xunjuf was asked to solve the Somali stalemate
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
why are you leaders crowning The Leader of USC as king of the country not contesting his leadership ? - Because the power that be was USC sxb -- Somaliland issue is not a koonfurians issue anymore , The North is divided into SSC – Awadal – Makhir – Puntland – Somaliland etc …………………. -
Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa Galabta MagaaladaMuqdisho ku soo bandhigay Sargaal ka tirsan Maleeshiyada Al-shabaab oo Ciidamada ay soo qabteen.Sargaalkaan Ciidamada Amaanka Soomaaliya ay soo qabteen ayaa waxaa lagu Magacaabaa C/shakuur Guure,waxaana uu ka mid ahaa Horjoogeyaasha Kooxda Al-shabaab.Afhayeenka Laamaha Amaanka Generaal Max’ed Yuusuf Madaale oo Warbaahinta Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in Sargaalkaan laga soo qabtay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir,kadib markii Ciidamada ay heleen Xog ku filan. Max’ed Yuusuf Madaale ayaa sheegay in sidoo kale Horjoogahaan lagu qabtay Bastoolad iyo Bambooyin uu watay islamarkaana Sharciga la marin doono. Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka wada Baaritaano lagu xaqiijinayo Amaanka,ayadoona Magaalada ay ka dhacaan falal amaandaro oo Al-shabaab ay geeystaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
If Xunjuf was asked to solve the Somali stalemate
malistar2012 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
But as long as people in the south want Unity where they dictate and try to under mine Somaliland and come with notions such as nalka hargeisa xamara laga daara nooh and unity based on hatred jealousy and corruption. No unity can be ever accepted or be achieved the ball is always in the court of the koonfurians. the Notion that Xamar hates or envy's Hargeisa is a joke - It was the People of Mogadishu who freed you From Siad Barre regime, The Soldiers that deserted that made it possible to Defeat Siad Barre regime were from the South - While SNM was hiding in Bush's it was Ali Mahadi the leader of USC that ordered SNA to Lay down their Weapon so that SNM Milities can enter the cities and towns . caasi baa noqoteen The Southern Clans have no Land dispute with SNM Faction - In Reality the Idea of separation should be dispute between the Northern Clans who share borders . SSC - Awadal - Makhir - Puntland - Hargeysa etc ...................... -
Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljama'a
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) Gave a emotional speech in Mogadishu airport one that will get him the support his Maamul is looking for . Maamulka Khaatumo will now be under the protection of SFG - Maamulka Waqooyi Galbeed must think about any future aggression against Territorial under the Authority of SFG ....... -
Khaatumo forms ties with Mogadishu and Ahlu sunna waljama'a
malistar2012 replied to malistar2012's topic in Politics
Madaxwaynaha Khatumo Oo heer si QARAN loogu soo dhoweeyay Magalada XAMAR & Hadal culus Muqdisho (Kalshaale.com) Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) Ayaa Si Balaadhan Loogu soo Dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaliya. Soo dhowaynta Madaxwaynaha ayaa waxaa ka Qayb Qaatay masuuliyiin Katirsan Dawlada Soomaliya, Madaxda Dhaqanka, Wasiiro iyo Xubno kale oo Katirsan maamulka Khaatumo. Madaxwaynaha oo Saxaafada la hadlay Ayaa Faahin Ka bixiyey Safarka uu Haatan kusoo Gaadhay Magaalada Muqdisho, Xidhiidhka Dawlada, Arimaha Shirka Taleex, Wuxuuna sidoo kale Wacad ku maray Inaan taleex Looga Horayn doonin
-
Popular Contributors